Qalaafe Media Official

Qalaafe Media Official

Пікірлер

  • @AbdiALI-jf8mu
    @AbdiALI-jf8mu3 күн бұрын

  • @Shabalalashabalala-yf3pu
    @Shabalalashabalala-yf3pu4 күн бұрын

    😅

  • @RuqiyamaxamedHassan
    @RuqiyamaxamedHassan8 күн бұрын

    Wll manduma noso badi❤❤❤

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment9 күн бұрын

    Shicibow Dagaal waa lagana huraan walahi hadiikale gun ayaan noqonaynaa yaan qoriga dhulka la’dhigin guushu marwalba waxaa leh Somali rabbi ayaa ka’jira oo aannu kaashanay walahi tabar malaha Ethiopianku hubkooda waa in aan ka furanaa aan iyaga qoriga afka ka’galinaa xitaa Cagjar, Hassan, Muuse Amxaar haday garab siiyaan cadowgeena sida Madaxdii ka’horeeyay ee cadowga garabka siinayay Allhu Akbar Guushu Somalida Xalaasha ayaa gaadhi InshaAllah bi’idnillah kariim🤲🏼💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼

  • @nergi1_1
    @nergi1_113 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-nw6hj8oo5g
    @user-nw6hj8oo5g14 күн бұрын

    أسد السنة حفظك الله من كيد الأعداء

  • @SheikhAbdirahman-bw6je
    @SheikhAbdirahman-bw6je16 күн бұрын

    ماشاء الله تبارك الرحمن ياشيخنا

  • @karingarfod9151
    @karingarfod915117 күн бұрын

    Shiiqo jooji caamo

  • @HirowAadan
    @HirowAadan18 күн бұрын

    Mashaa Allah shekh xassaan xuseen Allah xakobarkeeyo aamiin

  • @HirowAadan
    @HirowAadan18 күн бұрын

    Scw scw scw❤❤❤❤❤

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf99618 күн бұрын

    Shiikhu waa nin caqli badan wuxuu yiri nebi maxamed scw oo 9kaa beri soomey car keena nebi maxamed scw hal xaj ayuu xajiyey wuxuuna ahaa xajkii 10aad

  • @SheikhMohamed.
    @SheikhMohamed.18 күн бұрын

    Xata 10 sano oo madiino joogay sheeg mar uu 9bari soomay oo xiriiriye,..Infta uu xajiye yaa isweydiiue, xaaji maba soomo xata carafo,

  • @KhalidMankey-wm2ji
    @KhalidMankey-wm2ji20 күн бұрын

    بارك الله

  • @mohamedsabriye4547
    @mohamedsabriye454720 күн бұрын

    Cibaadada dadka yaan loo urinin ama lanacsiinin ee kheerka hala daayo la jiifiyaa banaan la joojiyaa banaan.

  • @caishokhalif4180
    @caishokhalif418020 күн бұрын

    Xabiibii ya RASULLULAH ❤❤

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato18 күн бұрын

    Salallaahu Caleyhi Wa Sallam

  • @ahmedabdi3784
    @ahmedabdi378421 күн бұрын

    Daliil diidaayana ma jiro

  • @user-nh8wf2oe8u
    @user-nh8wf2oe8u21 күн бұрын

    Waa runtaa. Dhib kale ma jira. Isku. Suniyiin beynaan aheen. Anaga sunadii waaguu. Noolaa rasuulka ayaan haysanaa ilaa iyo maanta laakiin. Adiga. Sheeqyada. Kula midka ah. Waa istaqaanaan. Ilma sacuudi. Sunadiina. Waa hadaad kasoo qaaden mujrimiinta. Boqortooyooyinka carabta oo dhan gaar ahaan. Mujrimka ugu weyn. Carabta ee sacuudi. Sun haloo qasa. Bartaasaad wax kusoo barateen. Mujrim. Diin agtaan sey u egtahay. Warka. Idinka ka jawaaba. Hadey amaanka tahay diinta gacan mujrim. Yahuud ku daaban yahay. Oon la barxin. Jawaabta. Iisoo qora. Aniga caqligeyga. Iska jira. 1000ayaa. Labarxay. Iska jira. Sacuudi walaahi. Ineydiin sax ah ka imaaney. Xitaa shiiqii kasoo baxa iska ilaaliya. Waa. Kuwaan. Kanaa ka mid ah. Arladoo dhan weyku fideen. Waliba. Lacagtii yahuud iyo sacuudi daba socdaan. Walee xaqa saas kuma qarisaan

  • @shukrisheik4403
    @shukrisheik440321 күн бұрын

    Scw scw scw scw

  • @sagalh6770
    @sagalh677021 күн бұрын

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @abdullahiahmedhassan4397
    @abdullahiahmedhassan439721 күн бұрын

    12:00

  • @dawanmedia1889
    @dawanmedia188921 күн бұрын

    Hadalka o duuduub ah Sonka ugu fican uguna fudud,wa malin dhaaf u soon. Ku beeg maalinta carafa inad soman tahay.

  • @user-fi2uu4dk8g
    @user-fi2uu4dk8g21 күн бұрын

    Hhhhhh waa iikoow 10 kaan maalin oo shuhba lagalinaayo

  • @user-dp1cf5re6b
    @user-dp1cf5re6b21 күн бұрын

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saidajama9543
    @saidajama954321 күн бұрын

    Scw Scw Scw ❤❤❤

  • @hawasharif3055
    @hawasharif305521 күн бұрын

    8:51

  • @AbuYasir2023
    @AbuYasir202322 күн бұрын

    kzread.info/dash/bejne/oHxl3KWyo5W3mtY.htmlsi=jqcACj3Y9bgX6QdM Sheikh uthaymeen aa shiikh weyn aah wuu na fahamsiiye Allah hau naxaristo Qofka aad cilmiga kaqaadaneesiin kafiirsada

  • @AbuYasir2023
    @AbuYasir202322 күн бұрын

    Sanad kasto dhul hijjah sagaalka hore waan soomaa inshaa Allah

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato18 күн бұрын

    In Sha ALLAAH Waa goorma maalinta 9-ka ee la soomo walaal ? Jimcaha miya mise sabtida ? Iidana ma Sabti mise Axadda ? Mahadsanid

  • @nashmaamaxamed21
    @nashmaamaxamed2122 күн бұрын

    Scw

  • @AbdirahmanAhmed-hd8up
    @AbdirahmanAhmed-hd8up22 күн бұрын

    جزاك الله خير الجزاء ❤

  • @abdallahmohamed3676
    @abdallahmohamed367622 күн бұрын

    Maansha allh

  • @kaabeabdi7549
    @kaabeabdi754922 күн бұрын

    jazaakallahh libaaax

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed283722 күн бұрын

    Scw scw scw

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o23 күн бұрын

    Ma fadwo ayaad gaartay ogow(فمن اظلم ممن افتري عليالله كذبا)ruux axkaamta aan baran baa fadwoonayo aaway cabsidii

  • @SmilingGreatDane-eg1nl
    @SmilingGreatDane-eg1nl23 күн бұрын

    Masha allah shekh allaha ku xifdiyo

  • @islamicvideos6396
    @islamicvideos639623 күн бұрын

    ❤❤

  • @itaqillaa
    @itaqillaa23 күн бұрын

    Csw ,ok

  • @AsadAbdi-pm1wt
    @AsadAbdi-pm1wt24 күн бұрын

    Allah swc haku barakeyo sheikh

  • @Marshalfrance
    @Marshalfrance24 күн бұрын

    somalida jaahilinta wan ku qoslaa waalahi qurafaad bay run moodaan wa wax diin la yirahdo ma jirto ee nololsha ku raxaysta oo dhagar-qabahan iska ilaaaliya beenta iyo qurafaad nigu shuubaaya waayo somalida waxa bila nolol ka dhigay wa diintan beenta ah ee kagu wareeriyay

  • @user-vq5vh4rn9i
    @user-vq5vh4rn9i24 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hafsaali4297
    @hafsaali429724 күн бұрын

    Sheekhow Daliil haloo keeno in Soonka aan laxiriirin karin. Billaahi Calaykum waxaan ubaahnayn in Shaki lagaliyo yaan Shaki lagalinin. Nabiga Salallaahu calayhi wasallam ma diidin in lasoomo oo manahyinin, marka maxaa keenaya hadaladaan kale. Dad badan baa sooma Allaha Subxaanahu Watacaalaa ha u aqbalo. Allaahumma aamiin. Soonka waa lala samayn karaa cibaadada kale hadey Qur'aan akhris tahay iyo hadey dikri tahay iyo hadey in lashaqeysto tahay. Soonka waa Cibaado Mucjizo ah oo qofka kudadaala uu yahay qof Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa Xifdiyay. Midda kale dadku isku Awood iyo isku iimaan ma'ahan. Soonka sunaha waa Cibaado, waa Caafimaad, waa Dambi dhaaf. Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa kabaqa umadda Cibaadadeeda yaan lagu dirin oo lanacsiinin, SUBXAANALLAAH. أللهم ردنا إليك ردا جميلا.

  • @abdirahmanmahdi2066
    @abdirahmanmahdi206624 күн бұрын

    Hadalka dhamayso cinwaanka ha akhrine

  • @islamicvideos6396
    @islamicvideos639623 күн бұрын

    Malin walbo oo jumca hadan soomo cibaado jaceyl mey noqoni mise bidco?

  • @maysarax.alinoorabul-banaa2114
    @maysarax.alinoorabul-banaa211423 күн бұрын

    Walal warka kasug sheekha iskumeel unbaad uwadaane. Midakale soonka in laxiriiriyo wax diiday mataqaanid miyaa soonabiga nnkh mareebin soomudahriga.

  • @XuseenAlasta
    @XuseenAlasta22 күн бұрын

    ​@@islamicvideos6396Bidco cad ayey noqonaysaa waliba tusaale fcn waaye Inshardi laga dhigo lee la diiday ee ha soomina lama dhihin

  • @basrahaji8863
    @basrahaji886321 күн бұрын

    ​@@islamicvideos6396jimcaha kaligii lama soomo

  • @husseinhassan7110
    @husseinhassan711024 күн бұрын

    Dhageyta wakaa

  • @husseinhassan7110
    @husseinhassan711024 күн бұрын

    kzread.info/dash/bejne/gXuj29mgmrvQhrg.htmlsi=7G4UazxR7Yu8t4vw

  • @SheikhMohamed.
    @SheikhMohamed.24 күн бұрын

    Maa shaa Allah, Allaha barakeeyo sheekh aad u aqoon badan, oo xaqa aan la gaban, Allaha ku xafido

  • @elyasloxowmashalah6170
    @elyasloxowmashalah617023 күн бұрын

    ماشاء الله تبارك الله

  • @ahmedaden9303
    @ahmedaden930324 күн бұрын

    Mashaa Allah ❤❤

  • @Abu_saalim2002
    @Abu_saalim200224 күн бұрын

    Asc wllo xuseenow adigu xld kwrn sdthy midda kale sh xaaladiisa nooga waran wllo ardeyda sheekha baanu nahay wxn ku faraxnaa xaaladiisa in aan wax uun ku ogaano fadlan inooga waran midaas!!

  • @SheikhMohamed.
    @SheikhMohamed.24 күн бұрын

    Sheekha wuu fcnyhy. Ducada u badiya 10kan iyo wixii ka dambeeya..

  • @qalaafemediaofficial
    @qalaafemediaofficial24 күн бұрын

    Wcs alx akhii wuu fiicanyahay

  • @aarkaafrika
    @aarkaafrika25 күн бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته بارك الله لك وزادك حرصاوقوة ونشاطا وفهمنا ما شاء الله

  • @Muxidin098
    @Muxidin09826 күн бұрын

    Jaza kalaaaah

  • @dekowyussuf5574
    @dekowyussuf557427 күн бұрын

    M.a❤❤❤❤❤💯🥰😭

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos455329 күн бұрын

    Kuwo badan mayna fain waxa laisku qabtay,sheekh xassaan ayaa caddeeyey jzkhayran.

  • @socdaal
    @socdaalАй бұрын

    *Codsi Codsi Codsi* Waxaa jira dad aan somali aheyn ama somali gaalowday ah oo su’aalo iyo macluumaad been ah bulshada faafiya culimada somaliyed iyo kuwa la shaqeya ee su’aalaha u akhriyo wax kaste yaysan iska soo gudbin qofkii su’aal qalafsan qaba sida tan oo kale eh waa in uu toos u yimaadaa goobaha culimada joogto ama qof la hubo uu warkisa soo gudbiyaa hadii kale dhagahina xumaan iyo wax aan habooneyn baad maqleysaan.

  • @itaqillaa
    @itaqillaaАй бұрын

    Jzk khair❤

  • @D_salam
    @D_salamАй бұрын

    Masha Allah

  • @hussainomar1729
    @hussainomar1729Ай бұрын

    Hadii mulkiyahu dayac tir samayn gaadigu ama diyaaradu ay shil gasho maxaa darawalku loo haystaa?