Khaladki Sh islaam ibnu Taymiya uu kagalay Hooyadeen Caaisho Sh Xassaan

BOOQO Qalaafe Media Official Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato . Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...
Ku Dhufo Halkaan 👉 / @qalaafemediaofficial

Пікірлер: 11

  • @mukhtarali1974
    @mukhtarali19749 ай бұрын

    Sheekh Xassaan Ilaahay baa cilmi ku mannayste. ILAAHAY SHEEKHA HA XIFDIYO

  • @hiilculumomediachanel7078
    @hiilculumomediachanel70789 ай бұрын

    Hog iyo halag wuxu usugnaday ninka dhageysto cimiga xassan ee fitanta ah

  • @faaraxdeeq

    @faaraxdeeq

    9 ай бұрын

    Habaarku waa ceeb. Nin weyna uma fiicna..

  • @abumaajid8132

    @abumaajid8132

    9 ай бұрын

    OO adiga miyan kudhageeysanleheen caamiyoow?

  • @InaBarre450

    @InaBarre450

    9 ай бұрын

    Jaaahil huuraale ah markaa tahay culimada iska xagxago.

  • @MoonMedia.

    @MoonMedia.

    2 ай бұрын

    Ictisaam xanaaqsan uma xumid saaxib😂😂

  • @Saxansaxo-zo2mb

    @Saxansaxo-zo2mb

    Ай бұрын

    Waxaa layaab leh in waddaad soomaali oo weliba weligii meel la yaqaan oo wax barasho iyo culimo ehlu suna ah aan wax ka baran uu ibnu tayymiya isku dharariyo ama uu duro. Ibnu tayymiya

  • @hsndkn1882
    @hsndkn18829 ай бұрын

    Sheekh Xasaan runtu ugu imaw xitaa asagoo kujecel ayuu wixi qalad ah kugu waafaqaynin,waxan ogahay inuu Sheekhul Islaam aad uujecelyahay

  • @hiilculumomediachanel7078

    @hiilculumomediachanel7078

    9 ай бұрын

    Imisa benoda ayu culumada islamka kaso guriye waxad run modi wa Ben . Ninka manhajkisa ayu qariya wa takfiir culumada oo dhan ayu ku kacsanye

  • @mukhtarali1974

    @mukhtarali1974

    9 ай бұрын

    ⁠@@hiilculumomediachanel7078waxaad ka sheegtay sheekha maalinta qiyaame ayaa lagaa waydiin doonaaye hada waxaad ku jawaabi lahayd sii diyaari. ILAAHAYNA KA BAQ

  • @AliAli-qp3uv

    @AliAli-qp3uv

    7 ай бұрын

    @@hiilculumomediachanel7078ma, waxaad leedahay sh.ibnu taymiya ma dhihin? Waxaadan aqriyin kutabada sh, ibnu taymiya!!! Waxa ka daran ayaa jira laakin Qiil badan ayuu U yeelay qaladaad badan ayaa laga haayaa!!!!! Balse caamada aan loo sheegin ee taa Ogow

Келесі