RAMADAN ROUTINE _MAALINTA 1aad EE RAMADAN IYO AMIIRA NACASUUMTAY

Kuso dhawaaw Channel keeyga. Hadii halkaan kucusub tahay, ha hilmaamin inaa subscribe gareesid!
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
Welcome To My Channel! if you enjoyed the video, don't forget to subscribe!
Join Adna Channel now by clicking here;
/ @adnachannel
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
Waxaad igala soo xariiri kartaa halkaan;
Instagram: / adnahenna123
Snapchat: nnalka83
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬

Пікірлер: 412

  • @yuuuuga1
    @yuuuuga13 жыл бұрын

    Ramadan mubarak abyo mcn 🥰😘😘

  • @somaliastar9512
    @somaliastar95123 жыл бұрын

    Ado dharagsan hada video dawanesid like isaar 🤭🤭

  • @inafarah4186
    @inafarah41863 жыл бұрын

    Dumara ahay quraanka ma dhamayn karo ha dhihin hbbt gabdho maamooyin ah oo kula mid ah asbuuc ku dhameeya kuwa 3beri ku dhameeya inshallah allaha ina wada waafajiyo

  • @munobilanofficial7750
    @munobilanofficial77503 жыл бұрын

    Masha allaaah allow naga aqabal sonka inta fariinteyda arki donta afur wangsn

  • @jasiiramedia6307
    @jasiiramedia63073 жыл бұрын

    Nabi maxamed scw waxa uu dhhay ilahay adoonkisa waxa uu cawiyaa marka adoonku cawiyo wllkis wll qali subacribe igu cawi ilahay haku xifdiyee subscribe subscribe😭😭😭😭😭

  • @Admiregemar
    @Admiregemar3 жыл бұрын

    Anigu ma ihi fanan iyo heesa kaliyah waxan faafiyaa quranka lkn ma heli karaa cid itaageerta ma jiraa qof quranka taageera? Ilaahy khayr hakaa abaal mariyo

  • @bushraibrahim5159
    @bushraibrahim51593 жыл бұрын

    Abayo adna tageerahadha ahay lkin waligey comment kaama bixin lkin caaw waxan kusheegi rabe kitabka musxafka qura'anka dhulka ama sijaayada mala dhigo wayo sijayada cml lugaha la saarta marka maficno inad kitabka iska saartid yacni waxa fican inad wax dhul saartid maro/barkin wax le ka hos mari oo kitabka kor u qaadhaya wayo wa kalamka Allah wa ina sharafna Ilaah hano dambi daafo In sha Allah

  • @nimcodaganofficial6720
    @nimcodaganofficial67203 жыл бұрын

    Mash allh abyo adno waxaa tahay gabar fiican oo dabecad wangsan leh allha kuu xafido reerkaaga dar illaaheey ayaan idiin jecelahay nolaada

  • @maryaniitacady817
    @maryaniitacady8173 жыл бұрын

    Inta ILA sugesay routine kan farta ☝️☝️☝️

  • @hibanuura4233
    @hibanuura42333 жыл бұрын

    Masha allh ani maanto dhan sugayay videogaga adna ani wan jeclanlahaa inaa marwalba daily routine noso galisid laakin maadama aad hooyo tahay guri dhanna shaqo kaasugoyo marka awoodid lenoso gali xppti hais dhibin allana caafimaad taam ah haku siiyo 🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial743 жыл бұрын

    Ramadan mubarak dhamaan Somaliweyn farxat ku soma ☪️ iso boqda walalaheyga.

  • @faaizocabdiraxmaan628
    @faaizocabdiraxmaan6283 жыл бұрын

    RAMADAN KAREEM

  • @asmajokarasmajokar9375
    @asmajokarasmajokar93753 жыл бұрын

    masha allah Ramadan Mubarak adna

  • @fatxush______pea3529
    @fatxush______pea35293 жыл бұрын

    Ramadan karem all muslim🥰🌙

  • @umusharaf5629
    @umusharaf56293 жыл бұрын

    Masha allah tabarakallah xafidullah Ramadan mubarak

  • @ferdowsaali720
    @ferdowsaali7203 жыл бұрын

    Adna ramadan kariim allow naga aqbal ramadankaan aamiin yaa rabi

  • @aminomuxudin6431
    @aminomuxudin64313 жыл бұрын

    Adna waa maamo weyn allah hanoo daayo maamo adno iida iyo famlygeeda i.a

  • @SucaadoSamaara
    @SucaadoSamaara3 жыл бұрын

    Ramadaan mubarak family adna❤️❤️

  • @zamzaminamaalim7330
    @zamzaminamaalim73303 жыл бұрын

    Ramadhan mubarak all muslim

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry3 жыл бұрын

    Masha Allah ❤️❤️