PRANK || ADNA OO KAGA OOYSISAY SAXAAF IYO SAAXIIBADIIS

Пікірлер: 1 000

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel77173 жыл бұрын

    Asc asxabta ku xeran adna channel waxaa idika codsanaa inaa igu So doceesiin gawadhey ayaa iga xanusan hospitaalka igu jirtaa wallalahega iguso doceeya inoo ilaheey cafimaad dag dag isiiyo 😭

  • @maryamaquen3240

    @maryamaquen3240

    3 жыл бұрын

    Allah cafimad dag dag haku siiyo

  • @amiiirah8767

    @amiiirah8767

    3 жыл бұрын

    Faatma abaayo Allah ku caafiyo gabadha cafimaad taam Ah oo dhimirka iyo dhiiga galo yaa Allah ducada u aqbal

  • @allahwithme1310

    @allahwithme1310

    3 жыл бұрын

    rabi hakuu caafiyo

  • @munocabdilahi4701

    @munocabdilahi4701

    3 жыл бұрын

    Allah cafimad Tam hasiyo Aamiiiin yaa

  • @iftincabdulahi5680

    @iftincabdulahi5680

    3 жыл бұрын

    Allah caafiyo gabadha insha Allah

  • @user-nw4le1qw2y
    @user-nw4le1qw2y3 жыл бұрын

    Saxaaf dulqaad malahan inta ila aragtay like dhac ku sii

  • @khadramohammed3657

    @khadramohammed3657

    3 жыл бұрын

    Abayo waxan ka naxay caruurta sida ey u naxeen caruurta lagama fikirayo hortoda wixii la rabo lagu sameyna

  • @fardowsaabdullahi2029
    @fardowsaabdullahi20293 жыл бұрын

    Saxaaf dulqaadka eber 😂😂😂nac kugu macday 😂😂😂team adna

  • @amirasllm5933

    @amirasllm5933

    3 жыл бұрын

    Saxaaf leeyhy dulqad Ee adan wll waxa fcn m aad ma ahan san

  • @shuraim4762

    @shuraim4762

    3 жыл бұрын

    Waxyaalahaas gurigaa la iskaha buriyaa is ilaaliya

  • @khadramohammed3657

    @khadramohammed3657

    3 жыл бұрын

    @@shuraim4762 abayo walahi caruurta unaxay sida eey unexeen bismilah walahi hdii wax walba aad sameyneyso 1 caruurta laga fikira xataa ayagoo sexday dadkan cajiiib waye

  • @ayanomer9456

    @ayanomer9456

    3 жыл бұрын

    Ninka adna haysa was ku walan

  • @sss-hv8lj
    @sss-hv8lj3 жыл бұрын

    Inta ayadoon daawan comentiga fiirisay like ta iisaarah

  • @ahmetshaker2739

    @ahmetshaker2739

    3 жыл бұрын

    Dadka qar wxn isdhaha ma mel by kaa khawisayaan

  • @cadeybolo7383
    @cadeybolo73833 жыл бұрын

    Saxaf inu dulqad laheyn hadad ogtahay inad waxan okale sameysid Maha asagana inu iska baxo ayey aheyd inu alaab jajabiyo wa qalad waliba sxbadisa hortood labadiinaba ka fiirsadaa waxa aad sameyneysan plz

  • @ikraanaragsan578
    @ikraanaragsan5783 жыл бұрын

    Ala ninku kibir badana gurigas adna lagu joga saxaf maha wlh

  • @ramaas5896

    @ramaas5896

    3 жыл бұрын

    True

  • @naimomuqtaar1148

    @naimomuqtaar1148

    3 жыл бұрын

    Ben mahan saxaaf kibir badanaa runti adna waa qof dulqaad badan

  • @maqsuudchannel4888

    @maqsuudchannel4888

    3 жыл бұрын

    Haaa wlh wilashii kle wixi mesha yalay ayeey cuneen asagina kibir alabtii uuna jajabiyay

  • @ikraanaragsan578

    @ikraanaragsan578

    3 жыл бұрын

    @@maqsuudchannel4888 mcney been maha xita wilasha mesha jogo maku xushmenayo bisinka

  • @hodanahmed1687

    @hodanahmed1687

    3 жыл бұрын

    Wlhi waa doqon saxaaf

  • @sundusabdisalan
    @sundusabdisalan3 жыл бұрын

    Alla maxa prank qof walba dabecadisa lagu ogaan saxaaf dbecad mlh adlyso adeer nin raga tahe alla maxay adna dad haysa dbecd lahayn team adna wan ku wadana ❤❤❤

  • @dhaymanluul6723
    @dhaymanluul67233 жыл бұрын

    Inta markey prank maqashey so carartey waa idin salamey like ma raaaaaabo😁 😁🤗❤🥰🙏

  • @kaafimohamed9892

    @kaafimohamed9892

    3 жыл бұрын

    𝚇𝚘𝚐 𝚠𝚊𝚢𝚎

  • @mystic9806

    @mystic9806

    3 жыл бұрын

    🤪🤪🤪🤪

  • @isaaqibrahim3284
    @isaaqibrahim32843 жыл бұрын

    Jecliyaa jabka saxf n Adkeso he sedi 👀🙈😂😂😂

  • @ubaxosman1898
    @ubaxosman18983 жыл бұрын

    Kanaa prank u aqaanaa inta kale been sorry qasaraa ku garay🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hafsaabdixarago7796
    @hafsaabdixarago77963 жыл бұрын

    Ileen ninku naagtisa ma xushmeyo marka ay dad lajoogan ceeb badanaa war dulqaad uyeelo dadkaga tan kle social media ha marki laso fadhisanayo waxa la iska dhiga nin fcn sorry adna

  • @ayaanhussein3753

    @ayaanhussein3753

    3 жыл бұрын

    Yaab uyada miskiin ah walahi sidi ilmo ciyaala ayu udhaqmaya

  • @nastedave9842

    @nastedave9842

    3 жыл бұрын

    Social media noolashiisu waa qiyaali marka laydin dhahaaya ma umaleysaan. Wax arka hee marka

  • @fadumoabdi7926

    @fadumoabdi7926

    3 жыл бұрын

    Ha wlh dhib heeysta miskiinta

  • @ahmedproductioninpubg2880
    @ahmedproductioninpubg28803 жыл бұрын

    In mobile ka charger ugu jiro ismuujia

  • @somalitiktokqosol1336
    @somalitiktokqosol13363 жыл бұрын

    Subxaana allah masidaanaa saxaaf hadii uu badarka wax ku arko miyuu jajabiyaa alaab ta maalintii isku diyaarinta ee RAMADAN wixii soo aruuri naayay miyuu is ka jabiyay kan waa lagu qasaaraa 😩 waleey

  • @najmaciise3003
    @najmaciise30033 жыл бұрын

    Kulaha naag KZread ah hadi ad dhahdid afur isamey waa iska sidan Amiira funny waye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @amiirzaki0985

    @amiirzaki0985

    3 жыл бұрын

    Ala berka 😂😂😂

  • @samsamhassan9383
    @samsamhassan93833 жыл бұрын

    Marka hore adna ma fiicno maanta dhan ayadoo lasoona inaa prank sameeso waliba wiilal la socdaan adoo si Fcn u taqaan odeygaaka wiilasha iyo anagaba waan naka xishoon laheet Adoo og ninkaaga dabeecatiisa ha u noqon walashey waxaan oo kale saxaaf ceeb caleyk adigane inaaa wiilsha martida ah iyo caruurtaada iyo dumashidaa hortooda Sas u dhaqanto lkn dabeecadaas ookle Nin leh. Ma haayen habeyn adna sabar kaada Allaha kuu siyaadsho

  • @zuuuiskuroon553

    @zuuuiskuroon553

    3 жыл бұрын

    Allaha u fududeeyo lkn nin wax tuuur tuurow yaqaan anigh wan ka cabsoodah

  • @sacdiyocabdullahi7

    @sacdiyocabdullahi7

    3 жыл бұрын

    Rrx

  • @zuuuiskuroon553

    @zuuuiskuroon553

    3 жыл бұрын

    @@bidhaanqurux3518 😂😂😂 igu haley

  • @hananqurux9457

    @hananqurux9457

    3 жыл бұрын

    Adna samir badan

  • @nuuraabdihamid3127

    @nuuraabdihamid3127

    3 жыл бұрын

    Haa wlhi adna dulqaadeey leedahay hadeeybo saxaaf heeso

  • @zeinabshire5
    @zeinabshire53 жыл бұрын

    Saxaaf dabeecad malaha meeqa prank uu sameenaayay adna kama xanaaqi jirin 😏😏 muu adkeesto markiis

  • @maqsuudchannel4888

    @maqsuudchannel4888

    3 жыл бұрын

    Abayo ninka daqan malaha wilashi kle wxi mesha yalay weey cuneen ayago qoslayo asaga xaguu alabta ujajabinaa

  • @umualma9145

    @umualma9145

    3 жыл бұрын

    Waa qof sooman in uu xanaaqo xaq ayuu u leeyahay mida kale asaga kaliye dhib malahane wuxu ka xumaaday wiilasha asxaabta ha u qabanina marka waa nin maante dhan somanaa

  • @drhd1043

    @drhd1043

    3 жыл бұрын

    Wlhi saxaaf waa maskiib anu iyada ayanba dili lahaa

  • @maqsuudchannel4888

    @maqsuudchannel4888

    3 жыл бұрын

    @@drhd1043 haa wlh ayadana dad mantoo dhan soomanaa ayeey waxaas kusameeysay xishod majiro arzaqada meshas ka gashay

  • @drhd1043

    @drhd1043

    3 жыл бұрын

    @@maqsuudchannel4888haa wll wxgarad baatahay mida kale markay marti ku joogto waa la xaqdhowraa kaligiis caadi ayay ahanlahayd

  • @makoislaw
    @makoislaw3 жыл бұрын

    OMG adna waanba naxay dhalooyinka jabaya 😳

  • @cookingrecipes5534
    @cookingrecipes55343 жыл бұрын

    Ninkan muxuu isla macaaninayaa uf disrespectful wlhi baanan kan dhaqan xumadan ka yeeleen😭😭😭

  • @xalimaibrahiim9941
    @xalimaibrahiim99413 жыл бұрын

    Adna hena abayo wllh liih dartiisa ayaa ku jeclahay Allah hakuxafido adiga iyo reerkaga insha Allah🤲🤲❤❤

  • @yaxyemohammed4407
    @yaxyemohammed44073 жыл бұрын

    Dulqaad ku yar xaaskaaga hadey wax kasto sameyso waa loo dulqaataa meeqa mar ayey wax fiican kuu sameysay,markaa alaabta jabineyso sida Caruurta

  • @dhameystiran1274

    @dhameystiran1274

    3 жыл бұрын

    💯❤

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln31223 жыл бұрын

    Dadka afurka idinku faadhiya xushmeeya wllhay Kuma farahsani aniga saan inad yeesho wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @suhanaali1797
    @suhanaali17973 жыл бұрын

    Saxaaf iyo atariisho ninkeedaba gacan qaad iney yaqaniin shaki laa”aan

  • @hibaqadan5726

    @hibaqadan5726

    3 жыл бұрын

    Nuurdin ayaa daamo saxaf waa bila dulqaad

  • @farduuzdhagajuun4134
    @farduuzdhagajuun41343 жыл бұрын

    Afurka iyo diyariskisa dhibka ku qabno allha gacanta ha ubarakeeyoh hooyo walalhey wlh halka malin aa jogo aan daremaa siduu noqon kara qof malin kasta haaya 😭😭

  • @maqsuudchannel4888
    @maqsuudchannel48883 жыл бұрын

    Inta ayago calosha ubuxdo dawanayo

  • @user-uj3lq8ix3q

    @user-uj3lq8ix3q

    3 жыл бұрын

    Asc dadkeyga somaliyed naxarista badana Arim ba iheysata Alle swt darti $30 ya Igu cawin kara f

  • @kukusami4657

    @kukusami4657

    3 жыл бұрын

    Ceeb caleek waye waxaan o kale lakuma kaftamo gabdhow waxan joji ya. Subxanalaah.

  • @rahmamhassan8302
    @rahmamhassan83023 жыл бұрын

    Waawarey saxaaf halmalin xataa amuu sabraa adna nin kulul aa rabaa markee dhaheysay maqaldanen ileen waaba ujooga 🤔🤔🤔🤔

  • @hayaatali1705
    @hayaatali17053 жыл бұрын

    Saxaaf waa qof bilaa dulqaada camera horteeda ayuu isku fiicneeya bari ayaad arkaysan iyada oo prank ka raaligalinaysa adno saxaaf

  • @cayushomar4651

    @cayushomar4651

    3 жыл бұрын

    Ar saxaaf baaa anigu gaari iyo nin fecn isak keen dhigaa

  • @queenyaxlaamnuur2534

    @queenyaxlaamnuur2534

    3 жыл бұрын

    Waana argny

  • @fadumoali620

    @fadumoali620

    3 жыл бұрын

    Soo daawo weeysoo raali galise kkkk

  • @najuunajuu4643

    @najuunajuu4643

    3 жыл бұрын

    War iyaga dhan saan ah nolasha kale said ay u xun yihin xata atariisho badiyo ninkeda waa saan

  • @dekafarah8299
    @dekafarah82993 жыл бұрын

    Waligay qofka dabeecad xun maarag alaabta muxuu ujabiyaa horta ninkani Ixtiraam xitaa mayaqaan saxaaf Adna waa iska maskiin dulqaad bay kuhaysaa qofkan🧐

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser73 жыл бұрын

    Anee Malin kasta iso farisanayan Walhi kal laab 🤣🤣 uqosle #adna love u❤️

  • @salmasaid995
    @salmasaid9953 жыл бұрын

    Saxaaaf waa nin kibir badan dabeecad xun lkn adna waa gabadh maskiin ah caruurteeda leee u samirtaa waa raga aaminsan in dumarku u shaqeeyaan hadii la qaldo xitaa waa inuu ninku aaminsanyahy in wax kastaa dhici karaan inuu weel jabsho ama kibro xaq umalaha wiil ayaa waliba mesha jooga caruurtiisii ayaa jooga oo bari dhaqankaas xun arkaya shame on you brother saxaaaf dulqaad muuji kibir wax ma taro

  • @ayanitermacaniter5226
    @ayanitermacaniter52263 жыл бұрын

    Saxaf dhuqad malahaa any way keep going guys😍

  • @faruzaalpilfw6051
    @faruzaalpilfw60513 жыл бұрын

    Ramadan Mubarak everyone ☪️❤️ilahay ramadhanka hanaga aqbalo🤲🤲🤲

  • @7kimhagu
    @7kimhagu3 жыл бұрын

    Wale Saxaaf kibir wa dhameye😂 anigu adno hadi aan ahaan laha gurigas intanba ma dhisnaden Allah ku daayo abayo reerkaga♥

  • @sss-hv8lj

    @sss-hv8lj

    3 жыл бұрын

    Ma kibir badnee qof maantoo soo sooman weeyeh ina lagu ciyaarana xaq uma lahan

  • @salmasaid995

    @salmasaid995

    3 жыл бұрын

    Waa nin kibir badan lkn adna gabadh fiican ah

  • @7kimhagu

    @7kimhagu

    3 жыл бұрын

    @@sss-hv8lj Huh?

  • @7kimhagu

    @7kimhagu

    3 жыл бұрын

    @@salmasaid995 huh?

  • @aishayussuf8840

    @aishayussuf8840

    3 жыл бұрын

    Wlhi ma kibir badno ee adno aya aad uqaldan sababto ah qof manta odhan somanaa in lagu ciyaro ma aha

  • @quruxdumarwaaxishod7949
    @quruxdumarwaaxishod79493 жыл бұрын

    Wallhi gurigaan Adno ku dhisan yahay sagar muuqdo su aal ka dhan

  • @halwomahamed4582
    @halwomahamed45823 жыл бұрын

    Ninka kibir badana wlh waan oga dhabeen laha adna maskiin waye

  • @queenqueen9315
    @queenqueen93153 жыл бұрын

    Dhaqan xumaa ninkaan yuu gumeesan jiray horta uf😪

  • @quruxdumar6862
    @quruxdumar68623 жыл бұрын

    Walleee dulqaadka adno loo gurigaas ku dhisanyhy kibir badnaa ninku nucaas maba heshiin laheen uff

  • @amirasllm5933

    @amirasllm5933

    3 жыл бұрын

    Saxaaf nin ka fcn bal i tus saxaaf reerkisa aadey buu u qurux dad's hadana wlhi Saxaaf alle dartii ban u jeclahay wa will yare hafana ku dhaqama diinta wll adno sowojkega weydiiso cafis

  • @quruxdumar6862

    @quruxdumar6862

    3 жыл бұрын

    @@amirasllm5933 adoo kula fcnyhy huuno rerka dhaxdisa wilasha iyo ilmihisa hortoda saan ugu dhaqmaa yahuu

  • @dhameystiran1274

    @dhameystiran1274

    3 жыл бұрын

    @@amirasllm5933 😂😂😂Alla noloshooda runta ma ogtidee ma joogtit ninkaan oo Adna garaac jirey oo dhaqanka xun Malaysia dhan lagawada ogyahy

  • @naimaabduqadir9906

    @naimaabduqadir9906

    3 жыл бұрын

    @@dhameystiran1274 Abay dadkan dad is garaaco uma ekee ,ilaah kabaq ,wa ramadane

  • @dhameystiran1274

    @dhameystiran1274

    3 жыл бұрын

    @@naimaabduqadir9906 wallahi wuu garaac jirey anaabo joogo Malaysia

  • @deeqocabsisalam9845
    @deeqocabsisalam98453 жыл бұрын

    Ar saxaaf dulqaad sidaan miyaa kathy wallee waxbaa laga qarsonaaa 😎🙏

  • @halimasharif7889
    @halimasharif78893 жыл бұрын

    ManshAllah happy family ❤️ keep going ❤️

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud81153 жыл бұрын

    Ar adnaa gacana kuu tagey sharaab cusbo lagu qosoyo prank iga dheh 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hanidagan6033
    @hanidagan60333 жыл бұрын

    🤣🤣 yes team Adna✌👍

  • @caashodheerey4858
    @caashodheerey48583 жыл бұрын

    Saxaf duul qaad malahan wlhi😂😂😂😂😂🧐🔥🔥🥰♥️💯🙏🏾

  • @warsameosman9495
    @warsameosman94953 жыл бұрын

    Yes team adna is muujiya odayga maanta waa galnay wlhi hhhhhh

  • @fartuunmahamudmahamud9918
    @fartuunmahamudmahamud99183 жыл бұрын

    Ramadan mubak adna iyo filmy. Kuli wan idin salamay

  • @hakiimihusein6552
    @hakiimihusein65523 жыл бұрын

    Adna maa joogtid hadhow waa oyne adoo oynaaye ma arki karnee

  • @bubuqurux4672
    @bubuqurux46723 жыл бұрын

    10:55 muhiimada😅😅🏃‍♀️

  • @nimcosaciid5380

    @nimcosaciid5380

    3 жыл бұрын

    Kkkk mahadsnid 100%

  • @munaali4950

    @munaali4950

    3 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂thank you xoog yaaqey

  • @halima-iz7om

    @halima-iz7om

    3 жыл бұрын

    Thank u

  • @faadimoyousuf711

    @faadimoyousuf711

    3 жыл бұрын

    Mhdsnd

  • @salmanura4055

    @salmanura4055

    3 жыл бұрын

    Mahadsanid 😅🏃‍♀️

  • @hotanmahameth4012
    @hotanmahameth40123 жыл бұрын

    First one inta markay maqashay prank like dhav

  • @cabditube7463
    @cabditube74633 жыл бұрын

    M.a gabada kali o youtubarada an tagero keep going wlshey qaliga eh

  • @sacdiocadey5546
    @sacdiocadey55463 жыл бұрын

    Bismilaah ilaahow xaalada deji adnoy ilaahow reerkiina idin adkee🤲saxaaf su aal xataa kuma waydiinaayao waaba dhiq wixiisa yaqey ninka saasa ilahybaa gabar degan siiya si reerku udhisnaado adno cml waayo prank xun uu kusameya wax majajabiso 🤣

  • @dhameystiran1274
    @dhameystiran12743 жыл бұрын

    koley qofka dabecadisu isma qariso😳asigoo ebelba Malaysia dhan laga ogaa hadana social mediyaha iskeeney

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily38313 жыл бұрын

    Mnsha Allah tabarakallah isoboqda wlalaha qalbiga oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak

  • @sihaamahmed3773
    @sihaamahmed37733 жыл бұрын

    Walee saxaaf dulqaad eber ayaad ka tahay adnaa alla kuugu arzuqay oo dul qaadbadan maasha Allah 🙌🙌🙌✔️✔️

  • @mubaarikabdiqani8413
    @mubaarikabdiqani84133 жыл бұрын

    Inaad prankigaa joojisan baan jeclaan lahaaa labadinba walalyall wax kale aad ku badallatan🙏🙏 obviously

  • @qalbiwanaagcadey2121
    @qalbiwanaagcadey21213 жыл бұрын

    Wlh adna wx wey heysa hadiiba Saan u sabar daranyahay saxaaf Halmalin o sidan lagugu sameye San yahay 🙌

  • @Fatiti94

    @Fatiti94

    3 жыл бұрын

    Raga xaga cuntada lagama maro gaar ahan haday ramadan tahay oo uuso soomana manta dhan 😂

  • @ayaanabdirashiid1572

    @ayaanabdirashiid1572

    3 жыл бұрын

    Dulqaad dhanbaa malah

  • @farhiafagadhe1273

    @farhiafagadhe1273

    3 жыл бұрын

    Hadaa daacad u Aragto comment wll mcn hal subscriber igu caawi ok Thanks YOU🥰😘😘😘

  • @kawtharhassan3873
    @kawtharhassan38733 жыл бұрын

    Bisinkooo biyo lee cusubo logu daree galska ma iska dhigoo adunyo dhan jajabiye

  • @ruweyda123nuuroo8

    @ruweyda123nuuroo8

    3 жыл бұрын

    Wiilka abdi raxmaan ladhahaayo maskiinka sixun ayuu unaxey

  • @serlmersuleiman6186
    @serlmersuleiman61863 жыл бұрын

    Saxaaf tht was very disrespectful yakhey ,who does tht 😭😭😭😭

  • @xaqiiqomedia8137
    @xaqiiqomedia81373 жыл бұрын

    *walal mcn isoo booqo waa cidsi aduunka walal lagu yhy waa bil ramadaan🙏🙏😭

  • @barwaaqoyusuf5442
    @barwaaqoyusuf54423 жыл бұрын

    Maxan uxisay prank sadan u arakay wlhi horan kasoo cararay👏👏👏😍😍😍❤❤

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud81153 жыл бұрын

    Anaa u horreya cawa marka prank arkey soo ordey sister adna waa ku wataa👍 Pin igu qaboh👈👈👈👈

  • @manzielmahamud6626
    @manzielmahamud66263 жыл бұрын

    Adna walahi anaa manta saas sameeye mudaaharad cml 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣ani maa malinkasto karinaa cml saxuur xita waku daray lugaha isasaarte iyaga karsadeen hada 😅😅😅😅

  • @ashwaaqabdi4207

    @ashwaaqabdi4207

    3 жыл бұрын

    Xaasid adna kadaran aa tahy🤣🤣😳👋

  • @manzielmahamud6626

    @manzielmahamud6626

    3 жыл бұрын

    @@ashwaaqabdi4207 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maryanruun7232
    @maryanruun72323 жыл бұрын

    Wlhi adno waan kugu xiranahy lkn malamahn madam ay son soon tahy hadanh video wan jclahy lkn wxan kasii jclahy wlhi

  • @bubuqurux4672
    @bubuqurux46723 жыл бұрын

    Saxaaf doqon sanaaaa🙄🙃

  • @zeynapnuursinwaq9524
    @zeynapnuursinwaq95243 жыл бұрын

    M.a ilahy haku xifdiyo sis

  • @farhiyakassay5999
    @farhiyakassay59993 жыл бұрын

    Mashallah mcnto keep going 💜❣️

  • @asmaomer5311
    @asmaomer53113 жыл бұрын

    Walhi waan u xiisanay PRANK SHUKRAN ADANA 🤩😘

  • @yaazuupepe306
    @yaazuupepe3063 жыл бұрын

    Wan ku xiisey wllshei mcn umaac🥰🥰

  • @sumayaqrx700
    @sumayaqrx7003 жыл бұрын

    👍👍👍👍👍👌👌👌👌Saxaafow inan tayada mar kad koomada galineysid ma prank baad samayneysaa mise vlog soo jwb dumashi😂😂

  • @xaqiiqomedia8137
    @xaqiiqomedia81373 жыл бұрын

    *walal mcn isoo booqo waa cidsi aduunka walal lagu yhy waa bil ramadaan🙏🙏😭😭

  • @dhemaninaaxmed9069
    @dhemaninaaxmed90693 жыл бұрын

    Adbdirahman wiil aad udulqaad badan afgaaban xishod iyo ixtiraam masha Allah gabadhi heshaa nasiib badan wallahi biyihi iyo qarihiba u iska cunay ❤️♥️👌

  • @WaqooyiKenya
    @WaqooyiKenya3 жыл бұрын

    Adna walal, waxan marwalba jeclah inan wareysti inlayeesho..I wanted to share with you nice stories so plz how can I reach you..am in nairobi inshllh..love u so much rer saxaaf

  • @nimcoxaashi9020
    @nimcoxaashi90203 жыл бұрын

    Dulqad yaraa saxaafi 🤣malin walba miiska waa laboxiya ma hal malin ayuu u dulqadan wayey😥subxanalah kanaa saan ma tahyna saxaafi niin xun waye 🤣intaa var ila aragtay like ismojiya

  • @hamdakeyf2345
    @hamdakeyf23453 жыл бұрын

    Yeah Bagaaad edna noogu soo aartay huno saxaaf sirta edna wey siiraanyo kulushoo saacaas bey ku heysataakkkk

  • @roodocanshur7747
    @roodocanshur77473 жыл бұрын

    Anaa ugu horeyo manta yes anfur Wanagsan

  • @ubahfarah4511
    @ubahfarah45113 жыл бұрын

    kama helin sheekadaan maa la dhaafo prank prank ma ogidin miyaa in dad badan naftooda kuwaayeen yaarabi abdirahman nin wanaagsan oo degan oo dulqaad leh weeyaan maasha alaah laakiin xaajigaaga dulqaad maleh dadka gacanta qaada weeyaan joojiya prank prank

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj3 жыл бұрын

    Asc walalahy Soomaaliyeed Ramadaan kaarim fadlan iso boqoda illaahay waxad jeceshahay haa kugu bishareyoo inshallh 🙏🙏walashin ayan aahee fadlan

  • @wanaagmedia6157
    @wanaagmedia61573 жыл бұрын

    Saxaaf dulqaad malaha Guriga adna ayuu ku dhisany yahay Saxaaf waa bilaa samir Isagu imisa jeer kaa oysiiyay Adna maanta prank ku samaysay siduu kaa dhigay Waaan ka xumahay saxaaf siduu udhaqmayo Waa bilaaa dabeecad ba

  • @sagalsiman3444
    @sagalsiman34443 жыл бұрын

    yeees jabwayn baa kudhacay saxaaf io axsaabtiis sifiiicanaa uqoslaayaa😂😂10 prank u dhigmaaa kn wlhi 👊

  • @samirahabi3393
    @samirahabi33933 жыл бұрын

    Qof manta dhan somana oo gurigisi uso afurdonty hadana biyihi cusbo logu daray ceeb weyan wlhi waxasi Adna plz Ragga soman e kugu sotalagalay inad Afursinayso saaa haugalin malin danbe

  • @cabaasibrahim4690

    @cabaasibrahim4690

    3 жыл бұрын

    O

  • @ayanomer9456

    @ayanomer9456

    3 жыл бұрын

    Prank weeye dulqad male ninka walan

  • @samirahassan2045
    @samirahassan20453 жыл бұрын

    👍🍉🍉🍉🍉🍉🍉😢😢😢😅😅🤣😂😂😂 Ar adna IYO Amiira PRANK caadi matihidin

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan25943 жыл бұрын

    Ar saxaaf dabecad xumaa imisaa rashin macan iyo capitan macan lagu sameynayay hal malin nagu qaado marax yahow

  • @Queennasracayuuni
    @Queennasracayuuni3 жыл бұрын

    Yaa allah adna abayo maxa san uyeshine wa sonayene walah hada saxaaf maku dhafayo adna 😂😂😂

  • @maqsuudchannel4888
    @maqsuudchannel48883 жыл бұрын

    Dad sidii ciyalka udaqmayo xolahan ilahay idin siyay ku shukriya israfkana iska daayaa

  • @user-gc9fh2vr9c
    @user-gc9fh2vr9c4 ай бұрын

    Good. Job. Dear Adna. ❤❤❤❤❤❤❤

  • @sacido9681
    @sacido96813 жыл бұрын

    Ilahey ha isku kiin barakeeyo insha AllaH watacala idinka ilahey 🤲🏼

  • @axlaamxasan1446
    @axlaamxasan14463 жыл бұрын

    adna abayo kan ookale haku sameyn dadsooman ishoodaa kaga daran kadhaaf i😁😁😁😁😁

  • @kanunuabdirahman9808
    @kanunuabdirahman98083 жыл бұрын

    Abayo adna kutagersane family quruh badhan m.a horey usoco xappty❤️💋

  • @sihaamaxmed8323
    @sihaamaxmed83233 жыл бұрын

    Dulqaad yaraa saxaaf anyway hore usocda waan idin wataa

  • @cwasacmohamed4162
    @cwasacmohamed41623 жыл бұрын

    Sirta zaxaaf way ____? Idinku dhamayztira team adna

  • @simransharaf3358
    @simransharaf33583 жыл бұрын

    Alla Ani Adno maxa uu Ahaan wayay koob Aa ka daba tuuri lahay Prank dhan xitaa waa ilowi lahay maxa sas Alabta dhaan uu uga kala jabiyaay neh🤦‍♀️

  • @aishadheman5154

    @aishadheman5154

    3 жыл бұрын

    Walhi bilahi ani xata kula mida ahy barnkiga wa ilawi laha falcelintisaba ka darn bila aqlaaq cadia 🙄

  • @simransharaf3358

    @simransharaf3358

    3 жыл бұрын

    @@aishadheman5154 ma Aragtay Adno uu iska bac bacsadaa maskiinta romantic Aa Ahay Alagu dhaha markaas🤦‍♀️

  • @aishadheman5154

    @aishadheman5154

    3 жыл бұрын

    @@simransharaf3358 hhhh haynga harto xbbtiyey romatic ma jire kaad hesho madxa ka qarc ana kan heln madxa ka tumyaye asa romatic noqon doneh🤣🤣

  • @simransharaf3358

    @simransharaf3358

    3 жыл бұрын

    @@aishadheman5154 😂😂

  • @hibaaqahmed4721
    @hibaaqahmed47213 жыл бұрын

    Waxaan wax lagu ciyaaro maaha runtii dadka soomana maanta dhan inaa alaab lagu dul jajabiyo xishmad daro waaye Ani runtii kama helin wax like la saarana maaha isku noqda ilma adeerayaal.

  • @hafsah972
    @hafsah9723 жыл бұрын

    Abyo nosobdhi prank wankahily wlh 🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @ladankhadar6227
    @ladankhadar62273 жыл бұрын

    Adna Prank mrky samynyso jecliya wlhi😂😂😂😂

  • @fatxicabdicasis6521

    @fatxicabdicasis6521

    3 жыл бұрын

    sido kale 😍

  • @ramaas5896
    @ramaas58963 жыл бұрын

    Mxu alabta lajajabinaa kibirlee miya saaxf wlhi adno nin wahesaa 🤔🤔🤔🤔

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan16083 жыл бұрын

    Ilaahay haku cafiyo adna

  • @AbdifatahDucaale
    @AbdifatahDucaale3 жыл бұрын

    Keep going sis

  • @khadrahasan8090
    @khadrahasan80903 жыл бұрын

    Tiime Adna Ise muujiya😂😂

  • @Aisha.A.H
    @Aisha.A.H3 жыл бұрын

    Team saxaaf anago Ah maa iyado Ramadan ah prank no bilawdaY adnooy waxaa naga Heshid wax hanaga siin😂😂😂😏

  • @nastexomohamud1344

    @nastexomohamud1344

    3 жыл бұрын

    Kkkkkk.

  • @ednaabdi4062
    @ednaabdi40623 жыл бұрын

    Adna abaayo waan ku jeclahay from hargeysa

  • @bilanadan4276
    @bilanadan42763 жыл бұрын

    😂saxaaf kibir 😳adna way daashay wlhi waan dareemi kara ilahay hano wada fududeeyo howsha gurika saxaaf adigana caawi gabadha

  • @amira1438
    @amira14383 жыл бұрын

    Rashin lee miyu usoma ninka Kibir badana yahuu

  • @rahmoshine7144
    @rahmoshine71443 жыл бұрын

    Barank adna laga oohinsiyay in ey meesha ku qorantahy baan maleyay ka dib baan sfcn uaqriyay

  • @iammuslimah5275

    @iammuslimah5275

    3 жыл бұрын

    Ani iyo adi afsoomaliga nagu yar🤣

  • @rahmoshine7144

    @rahmoshine7144

    3 жыл бұрын

    @@iammuslimah5275 school maku labanaa walaley

Келесі