qisadi yaa juuj wama juuj iyo ardeyda sheekh xassan

 Please subscribe like, comment and share

Пікірлер: 54

  • @qaysmohamed659
    @qaysmohamed6592 жыл бұрын

    Ninkan sababta ay culimada isga takoorayaan waa cilmiga Allah siiyay wa nin wax badan aqriyay daraaseeyay Fg: ka hadli maayo masaladatan hada taagan

  • @wadanigadalka4283

    @wadanigadalka4283

    2 жыл бұрын

    Allaha ku barakeeyo wll

  • @abdirahmansaid5895

    @abdirahmansaid5895

    2 жыл бұрын

    Cid cilmi wax kuma takoorte jahli va lagu haysta

  • @abdiy.mohamed7489

    @abdiy.mohamed7489

    2 жыл бұрын

    Anigu kolay sheekhan waan jeclahay, wax badan oo cilmi ah waan kafaaiideeyey dhagaysigiisa.

  • @khadraawiaxmed7471

    @khadraawiaxmed7471

    2 жыл бұрын

    Aaaad iyo wallahi waa caalim waxbadan wax aqriyo

  • @yussufmohamedali6600

    @yussufmohamedali6600

    2 жыл бұрын

    Aad iyo aad💯💯💯💯

  • @XasanIsmaciilAxmed2720
    @XasanIsmaciilAxmed27203 ай бұрын

    M.a Allow no baragiy cilimadia

  • @Aliyah___dahir_
    @Aliyah___dahir_4 ай бұрын

    Allah hainu xafiido sheikha❤

  • @ismDirir
    @ismDirir4 ай бұрын

    اللهم اءنى اعو ذ بك من الكفر و الفقر،،اللهم اءنى اعو ذ بك من عذاب القبر لا اء له اءلا انت 🎉

  • @user-rs5tq8eu9e
    @user-rs5tq8eu9e4 ай бұрын

    Masha allah

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa97622 жыл бұрын

    Jazaka Allahu kheyr Sheekh

  • @abuluqmanmaxamuud7929
    @abuluqmanmaxamuud79292 жыл бұрын

    ماشاءالله تبارك الله

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 Жыл бұрын

    Waala hayaaye sh.xasanow cilmi aan ardayda lala wadaagin baa jira oo ilahay ugu talogalay marka loo baahdo.lkin dee dejjal ba kama hadalnee maxaynu yajuuj oo meelkuxaniban kadoonaynaa

  • @jidcimedia3178
    @jidcimedia31782 жыл бұрын

    Mashaa allh

  • @maxamuudakasayid6059
    @maxamuudakasayid60594 ай бұрын

    Sh xasaan ilaahow cilmigiisa ubarakey ilaahey dartiisa ujwclahay

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Жыл бұрын

    جزاك الله خير الجزاء

  • @user-hs5vp8ol1e
    @user-hs5vp8ol1e Жыл бұрын

    aadam shayth idriis nuux intaasoo nabi ayaa soo baxday inta meesha la gu xirin , diinta islaamka wee gaarte yajuuj iyo wamajuuj , dulqarneyn xitaa daaci ayuu ahaa waa kii meesha ku xiray

  • @axmadjokar5031
    @axmadjokar50312 жыл бұрын

    Mansha Allah

  • @bariyowofficial8873
    @bariyowofficial8873 Жыл бұрын

    وَلِكُلِّ قَوْمٍ هَادٍ {الرعد:7} وَلَقَدْ بَعَثْنَا فِي كُلِّ أُمَّةٍ رَّسُولاً {النحل:36} : وَإِن مِّنْ أُمَّةٍ إِلَّا خلَا فِيهَا نَذِيرٌ {فاطر:24} 3da Aayado ayaaba dooda oo dhan soo afjareysa , Ya,juuj iyo Ma,juuj Dhexdooda ayaa isu digay , ama waxaa loo diray rasuulo iyaga afyaqaan labadaasi midod ayay ku sugan yihiin , Rusushii hore ee alle diray waa labo qeyb , Kuwo nalooga sheekeeyay qisadii dhexmartay iyaga iyo qowmkooda iyo kuwo aan nalooga sheekeyn, qisooyinkooda . Rabbi wuxuu yiri Suuratul Anisaa ayaada ( 164 ) { ورسلاً قد قصصناهم عليك من قبل ورسلاً لم نقصصهم عليك} Sidaa darteed Reer Ya,juj iyo Ma,juuj rasuuladii loo diray naloogama shekeyn kaliya waxaan ognahay in rasuul loo diray . Ma dood ayaaba meeshaas ka furan , Sheekh xassan allaha barakeeyo

  • @ARdaygashxasaan-ws1go

    @ARdaygashxasaan-ws1go

    Жыл бұрын

    Sheekhu wuxuu ka hadlaayo bn soo fahan adeeer

  • @abdulkadirali894
    @abdulkadirali894 Жыл бұрын

    أسطورة

  • @naasirshivishanco4244
    @naasirshivishanco42442 жыл бұрын

    M.a sheekh

  • @ahmedfaahiye
    @ahmedfaahiye2 жыл бұрын

    Jawaabtaas intuusan shrekhu bixin waxaa ka dhihi lahaa ani ilaahey umadiisa isagaa nooga cilmi badan yajuuj iyo majuujna isagaa abuurtay alle danbigeey galeena isagaa og lkn sheekhu wuxuu sheegay ineey shirki lanyimaadeen.

  • @jimaaleahmed1155
    @jimaaleahmed11554 ай бұрын

    Yajuuj wa ma'juuj waa labo qabiil, wowga ayaa kuu cadaynaya yajuuj iyo ma'juuj u dhaxeeya af carabiga wow cadfi ba la yidhaahda af soomaaliga waxay u dhigan yahay iyo

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 Жыл бұрын

    Sax haa

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa97622 жыл бұрын

    ‏‎قال الإمام مالِك رحمه الله: ‏‎ "العِلمُ نُور لا يَأْنَس إلَّا بِقلْبٍ تَقِيٍّ خاشِع." ‏‎ (ترتيب المدارِك - ٦٠/٢)

  • @StadiumFlicks

    @StadiumFlicks

    3 ай бұрын

    😊 14:37 14:37 14:37 14:37

  • @abdihassen9142
    @abdihassen9142 Жыл бұрын

    Good person

  • @sahramohamed7436

    @sahramohamed7436

    3 ай бұрын

    7777777777

  • @amanoffewwords8714
    @amanoffewwords8714 Жыл бұрын

    5:13

  • @saidhussein2679
    @saidhussein26794 жыл бұрын

    Sheeqoow waxaan moodayay qofka haduusan qaan gaarin in u yahay muslim ,,,waxaan maqlay qoofkasta oo 15 jir aan dhaafin oo ku dhinto in uu yahay muslim

  • @khadraawiaxmed7471

    @khadraawiaxmed7471

    2 жыл бұрын

    15haduusan gaarin mukalaf ma,aha caruurtaana naarmagalaayaan lkn xukumkooda waa gaalo hadee ayagooyardhintaana waA ahlujano

  • @dacardacar3530

    @dacardacar3530

    2 жыл бұрын

    @@khadraawiaxmed7471 ha ku fidnoobin masaladan wll rasuulku wuxuu sheegay ina ilme kasta oo dhashaa ku dhasho diinta islaamka balse hooyadiii iyo aabihii ayuunbaa ka dhiga muslim ama gaalo.

  • @shaakirfarxaansuudi4988

    @shaakirfarxaansuudi4988

    2 жыл бұрын

    Waaa ehlu janno iyo gaal kala saara

  • @khadraawiaxmed7471

    @khadraawiaxmed7471

    2 жыл бұрын

    @@dacardacar3530 hadee kuwaan soo hooyadood iyo aabshood gaalo ma aha adiga malaha masaa Isha iiimaanka iyo kufriga maad muraajaceen !!!!ilmaha yar aabahoodbay raacayaan xaga xukumka hadee ayagoo yardhintaana waaa ahluljano taas Fahan kutubtana kasoofiiri gaar ahaan iimaaniyaatka

  • @naomana.4415

    @naomana.4415

    Жыл бұрын

    @@shaakirfarxaansuudi4988 xugunkooda adduunka ayaa waalidkood la raacinayaa balse aakhiro xugunkii islaamnida iyo qaan gaar la'anta ayay qaadanayaan.

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 Жыл бұрын

    Waa laba qabiil oi wada dega

  • @abdiyusuf-vq4jv
    @abdiyusuf-vq4jv4 ай бұрын

    Xassan marki uu miithall xun bixinayo reer mandhera ayuu kusifeyaa. Intaasoo boqol oo kun ayu u gefe. Ilahey horses ayuu kujawabi.

  • @jamamohamedhassan1982
    @jamamohamedhassan19824 жыл бұрын

    hhhhhh

  • @abdihashi9863
    @abdihashi98634 ай бұрын

    Waxa aad tahay wadaad xume

  • @ABDIAZIIZAli-pv9vj
    @ABDIAZIIZAli-pv9vj2 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Xasanm-uc3fv
    @Xasanm-uc3fv3 ай бұрын

    Xasan xuseen

  • @abdirazakgarad8785
    @abdirazakgarad87852 жыл бұрын

    Corono Virus maxaa ka tiraahdeen? 😂😂

  • @ahmedmohamedduale8386

    @ahmedmohamedduale8386

    2 жыл бұрын

    ماشاا الله تبارك الله

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 Жыл бұрын

    Hhhhhhhhhhjjjjj

  • @abdibaarialami2529
    @abdibaarialami25294 жыл бұрын

    جواب الشيخ ضعيف في رد قاعدة عدم العذاب إلا ببلوغ الرسالة بل يمكن القول أنه أخرجهم من العموم بلا مخصص من دليل بل بمجرد تقريره وهذا عجب!!

  • @khadraawiaxmed7471

    @khadraawiaxmed7471

    2 жыл бұрын

    اما تري مااورده من الادلات التي تدل ببلوغ الرساله وانهم يعتقدون بوحدانية الله؟

  • @maryanmohamed4261

    @maryanmohamed4261

    2 жыл бұрын

    0000000009

  • @gafaneee
    @gafaneee Жыл бұрын

    🤣🤣🤣 gaalo yar yar astaqfurullaah