Qisadii Shurayx ibnu haani || Sh Xassaan

Ойын-сауық

BOOQO daarulxadiith​​​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xadiith​​​​​​​​

Пікірлер: 21

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics Жыл бұрын

    SH Xassaan Markasta Oon Dhagaysto Qisooyinka Iyo Markuu Ka Hadlaayo Saxaabadii Wallaahi Waxaan Iraahdaa Allaah Muu Mar Uun Kitaabka Suwar Min Xayaati Saxaabah Hal Mar Uun Ka Duubo Oo Uu U Akhriyaa. War Rag Allow Kitaabkaas Mar Uun Sh Xassaan Hanalooga Duubo Aad Baan U Jeclaan Lahaaye.

  • @mtahliil99

    @mtahliil99

    Жыл бұрын

    Aniga xitaa waan jeclaan lahaa wllhi sheikha qisa sheegiisa waa qatar waan jeclahay sheikh xassaan 💯

  • @cmajiid4385

    @cmajiid4385

    Жыл бұрын

    Aniga Sido kle ❤wa way kibkas nin aqrinaya❤❤❤❤❤❤❤

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Жыл бұрын

    بارك الله فيك يا شيخ حسان وجزاك الله خير الجزاء

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Жыл бұрын

    أللهم أعز الإسلام والمسلمين واذل الشرك و المشركين ومن حارب الدين

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Жыл бұрын

    أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا 💗🌱💗

  • @gaafowgaafow
    @gaafowgaafow Жыл бұрын

    Masha allah shiiqaan qisooyinkiisa waanjeclahay baarakalaah

  • @maxamedadan1234
    @maxamedadan1234 Жыл бұрын

    شيخ حسان جزاك الله خيرا اعلم اني احبك في الله

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Жыл бұрын

    MashaAllah Jazakumu Allahu kheyra

  • @mohamedelmi6860
    @mohamedelmi6860 Жыл бұрын

    الله اكبر والعزة لله

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Жыл бұрын

    رضي الله عنه وارضاه

  • @-mohameddeeq9489
    @-mohameddeeq9489 Жыл бұрын

    Masha Allah tabarakallah ilahi haku xafido marwalba sheikhana sheikh xassan xusein

  • @iidfareeymahamud3990
    @iidfareeymahamud3990 Жыл бұрын

    اللهم أعز الإسلام والمسلمين وأذل الشرك والمشركين

  • @sacdiyahuzzein8553
    @sacdiyahuzzein8553 Жыл бұрын

    Masha Allah Xafiduhullah Al Caalim Abuu salmaan

  • @amareto5772
    @amareto5772 Жыл бұрын

    Walaahi sadaqta Sheekhow. Tin cas iyo jilib culus ee Somalia ka hagaagi la’dahay.

  • @hafsaali4297
    @hafsaali42974 ай бұрын

    Shurayx ibnu Haanii ibnu Yaziid ibnu Xaarith Radiyallaahu canhu wa ardaah wajacalal Jannata ma'waah. Waa Taabici Jaliil ah aabihiina waa Saxaabi RC

  • @alfesyare949
    @alfesyare949 Жыл бұрын

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم(بلغوا عني و لو آية❤ ) Rasuulka scw wuxu dhahay( iga gaarsiiya dadka hal aayadba allah ka dhigee❤) Maanta balantii ma oofisaY oo dadka diinta ma gaarsiisaa 🤔 Wll salda waqtigeeda ku ilaali waayo camal uqabto alle wuxu ugu jecel yahaY

  • @abdihafidmohamed1260
    @abdihafidmohamed1260 Жыл бұрын

    جزاك الله خير يا شيخنا الحبيب

  • @abdiasiis1054
    @abdiasiis1054 Жыл бұрын

    Maasha allah

  • @okashgagaale3650

    @okashgagaale3650

    Жыл бұрын

    Wallahi wa rutaa. Odayaasha waa cafowga diinta dalka iyo dadka.

  • @iidfareeymahamud3990
    @iidfareeymahamud3990 Жыл бұрын

    Nini yohow horta shiikhu ma asxaabu siyar miyaa macnaha maadada siirada ma si gaaruu usoo parta

Келесі