Qaybti 2|| Ninkeedii aya so hadlay Rer kle aan yeshay Dan kamalihi ayada iyo cunuga subxanallah

Пікірлер: 20

  • @AfiyaIbrahim-tn8fn
    @AfiyaIbrahim-tn8fn7 күн бұрын

    Asc. Hadii Illaah isku xirtaan oo aad wardidaan Saliga Nabiga baahi ma'arkeysaan gabdhoy Bini'aadan ma u bashaneysaan.

  • @FarrxioMohamed
    @FarrxioMohamed7 күн бұрын

    Aley ncaluxaywaan

  • @maryanruun8670
    @maryanruun86703 күн бұрын

    Wlhi war weyn ayey kuhadashay ilahey aya dankaleh asiga dankaleheen

  • @user-le9fr1ou8h
    @user-le9fr1ou8h7 күн бұрын

    Walle gabdhihii somaliyeed wala silciyay Alle ha idiin dhib dhaamo waa idin hoojine

  • @Ali_qasim143

    @Ali_qasim143

    7 күн бұрын

    Hablaha mararka qaar nacas bay guri ugu hoyataa Lkn hada gabadhaan makula saxantahay in ey ciyaalkeda iyo ninkeda keento dadki ugu xumaa e baraha bulshada si ceebeen iyo liidnimo looga muujiyo ciyaalkeeda aabahood haday heshay ninka famaligiisana marabo in ey dhahdo lkn rabto ceebayn iyo in ey kadawarsato baraha buldhada waxna ku hesho ceebayn iyo bahdil loogaysto ciyaalkeeda aabaheed Nqagtani mqahan naagfiican ninkay ciyaal u dhasho baana ayaan daran

  • @hassahilowle-nh7nj3ru5s
    @hassahilowle-nh7nj3ru5s7 күн бұрын

    The Case is With Held By The Court. Kiiska Maxkamada ayaa ku Dhagtay.

  • @FarrxioMohamed
    @FarrxioMohamed7 күн бұрын

    Hadufuro biliguqada

  • @FarrxioMohamed
    @FarrxioMohamed7 күн бұрын

    Way ale kafurtey

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q6 күн бұрын

    Aqas caleeg wasaq gabar ooyaysa buu lee waa wecel ilmaheeda wax dhinday laangaab faaiido malaha mj waa wayneed saas uma hadlaan

  • @Khadraiiman
    @Khadraiiman4 күн бұрын

    😭😭😭

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp7 күн бұрын

    😢😢😢😢😢😢

  • @sadam1318
    @sadam13187 күн бұрын

    daawo ayey u baahan yihiin

  • @user-sy3bk1in5s
    @user-sy3bk1in5s7 күн бұрын

    Maxakamad maaha waxani Cadaaladna Lama odhan Karo Dadka Badhna In Camarada Fur lagu yidhaa Badhna Xidhtaan Taasi Waa Gaf weyn" iyo Eex cad" inta Igu raacsan Waan idin salaamay Salaama

  • @ijabaluul4704

    @ijabaluul4704

    7 күн бұрын

    Gabadhaan camaraderie way furtey wax badan bey ooyaysey waliba

  • @Ali_qasim143
    @Ali_qasim1437 күн бұрын

    Canada buu jiray ninkeda qeybtii 1aad lacag buuna isoo dirijiray bay tiri imanka hadane waa reer muqdisho waligiisna dibada ma aadin Sheekada waa waqti lumis gaar ahan gabadha waxay ceeb iyo fadeexo u donaysa caruurteda iyo ninkeedi hada reerkiisa baadhahay arinkaaga iyo owlaadaadaba iyo dhibka horay lagu geestay walaxalina lkn iyqda waxay ku qanacsan tahay in laceebeeyo oo qy kadawarsato baraha bulshada naagta baa ah naagxun

  • @hawohosh9198

    @hawohosh9198

    6 күн бұрын

    Jooji aflagaadada waa hooyo dhiban

  • @FarrxioMohamed
    @FarrxioMohamed7 күн бұрын

    Aqbal

  • @sadam1318
    @sadam13187 күн бұрын

    i sii dheh maxaa kaa halaabaayo gabar ayaad tahay ha isu jabinin

  • @gfgufbhvyg3813
    @gfgufbhvyg38137 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @zeynabshire3523
    @zeynabshire35237 күн бұрын

    😢😢😢😢😢😢

Келесі