Qaybtii 3aad || Mamada Ninkii kufsaday oo la ogaday Inu abti u yahay MW Farmaajo maxkamada

Пікірлер: 11

  • @abdijama1984
    @abdijama198421 күн бұрын

    Walal haqaka soo saaraayo dadkaas in sha allaahninmanka kale waa madax qaar waa xildhiwaano madax weyan ayuu kujiraa❤❤❤❤

  • @user-qw7xb9ju6j
    @user-qw7xb9ju6j24 күн бұрын

    Ajarna waaka heleysiin. Adiga iyo. Jamecadada isla shaqeysaan. Makii igu horey say. Aad ayaan u ooyay. Ilaahada mailaawin saafi. Aqoo. Umalihi. Hala sooqabto dadkaas❤

  • @user-qw7xb9ju6j
    @user-qw7xb9ju6j24 күн бұрын

    Slm. Gabadhaan. Waaru ted gabadha

  • @abdijama1984
    @abdijama198421 күн бұрын

    Walaahi wey yareed iam sorry uqtii❤❤❤❤

  • @farhiaahmed3043
    @farhiaahmed304324 күн бұрын

    Gabadhaan waa runteed.

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl1238624 күн бұрын

    Maalinta qiyaame wxn ka baqayaa dadka ugu badan ee naarta galaya iny somali uun noqoto dulmiga iyo wx qarinta iyo danbiga ku dhex socda awgeed

  • @farhiaahmed3043
    @farhiaahmed304324 күн бұрын

    Aslm clkm.

  • @malaboa591
    @malaboa59124 күн бұрын

    Naagtaan yeeysan is daalinin laaluush qeeybiyoo xukun dadkii dadka ku sameeyn jiray ayuu kiiskaan lugta la galay, sida la sheegaayo. SubxaanAllaah

  • @user-qw7xb9ju6j
    @user-qw7xb9ju6j24 күн бұрын

    Daahir. Markii hore waaku salugi jiray. Hadaa kiiska saafi. Wax kaqabato. Somali. Baal dahab. Ayaakagaleysaa.

  • @bassflix5982

    @bassflix5982

    24 күн бұрын

    Kiiskaan rag dowladihii hore ku jiray iyo rag ganacsi waa wayn leh ayaa lug ku leh daahir haduu galo waa dagal adag ragaan hanti ayeey leeyihiin cadowga dahir ayeey soo adeegsan doonaan marka waa arkeenaa wixii dhici doono lakin hadii kiiskaan uu ku adkeyso in uu galo Somali oo garab istaagto u bahan yahay, inshallah qeyr ku dhamaneysaa🤲🏽

  • @Umusamsam24

    @Umusamsam24

    24 күн бұрын

    @@bassflix5982ani xata uma maleynayo inu dahir wax ka qaban karo Dad magac leh waye lalashu ama Hoos lo dhamnena

Келесі