Hooyo Wiilkeda lagu Xukumay 10 Sanno o Xariga iyo 2 kun Hal haben u lasexday Gabar e is Jaclayen

Пікірлер: 10

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame173920 күн бұрын

    XAQIIQDA RABI BAA NAGA YAQAAN BALSE DAAHIR LAMA DHAHO EE WAXAA LA DHAHAA MAQNUDAD CALASEY ABAARSO CASHARADII MIYUU BARAYAA ILEYN AQOON KALE MA LEH CAJUUDAD CALASEY CUQDADA U DHIMO DADKA AAN KU AQOON BEENTA U SHEEG

  • @ayaancnasir5971
    @ayaancnasir597120 күн бұрын

    Ilaaaa aaad aragto qofkii kale wax lama xukmay cadaaladna rabi baa hayo

  • @user-jy2ey2bh9d
    @user-jy2ey2bh9d20 күн бұрын

    War dadka miisha jooga magaalaa waan yaabee waayo qofkaadii ayaa dhahayo wan rabaa qofkan waa somali waa muslim waa waxay sababta loogu diidaayo mase ogyahy askariga ama garyaqaanka ama taliyaha meesha kataliya xoolahaas xaqdaradaa hadii uu cuno cidiisa sow kama sobiximaayan yaab 😢😢😢😢😢😢😢 walhi haduusan waaleeyn ama muslim eheeyn ooy tiraahdo waan rabaa waxa loogu diido waa khalad walhi jaamacow in ilahy cimriga kudheereye aderow umada nabadgeli

  • @sbofficial3140
    @sbofficial314020 күн бұрын

    Xaq daradaas maxey aheed Subxanallah waryaa Alle yaqaan. Soomaalia illahey ma dhul gariiir ku redo.Qareemo uma baahana q xaqdaro soomahan

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t20 күн бұрын

    Yaab

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t20 күн бұрын

    Kkkkk madhibaanka Buuhodle Dagan a sowtay lahaayeen Waxaa Nahay Madhibaan Garaad maxaa la ooyeysaan

  • @hawohosh9198
    @hawohosh919820 күн бұрын

    Tobanka sana waxaa loogu xukumay inuu fursad u waayo inuu gabadha jaanis u waayo

  • @hannahani192
    @hannahani19220 күн бұрын

    Reerka yiri gabdha waa lakifsaday waa iney gabdhu qoratu in lakugsaday iyo iney Waalidku dhaartaan

  • @user-rs7je6zr1f

    @user-rs7je6zr1f

    20 күн бұрын

    Laaxawla walaaquwata ilaabilaah please wixii dhulbahante ah ee arintaan wax ka og please ilmaadeerayaaloow dulmiga aan iskadayno wax laangaab ahi majiraan wiilka soodaaya

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r15 күн бұрын

    Dhilo Dhul Bahante oo Nuudhi Raaca Saado Cali Saado Siil Sida Walaasherd Iga Dheh.