Qalbiga ruux laga jab'sa jacaylka qiyaasikara...yaxye xasiliye

Пікірлер: 24

  • @MahamedDawale
    @MahamedDawaleАй бұрын

    Yahye xusen abdi geele xasiliye keep going bro

  • @user-os7cf8md2e
    @user-os7cf8md2e2 ай бұрын

    Wan jeclhy wilasha geesiyada ah runtii lana taliya gabdhaha guulayso abwan waligaa❤

  • @Yaxyexasiliye-xj8om

    @Yaxyexasiliye-xj8om

    2 ай бұрын

  • @sagalismaaciil5938
    @sagalismaaciil59382 ай бұрын

    M. Tabarakalah raxmaan abwaan culus yahye xasliye keep going ❤❤❤❤

  • @SalmaanHaamuth-og5io
    @SalmaanHaamuth-og5io2 ай бұрын

    M.ashallah abwaan Yaxye keep going pro

  • @CARAFAADCEERO14
    @CARAFAADCEERO142 ай бұрын

    Keep going Abwaankayga marna wllky Yahye xasiliye ❤

  • @mabruukamaxamad-uz8ib
    @mabruukamaxamad-uz8ib2 ай бұрын

    Mnsha allh abwan yaxye xasiliye hore uso bro

  • @SagalCabdi-z8y
    @SagalCabdi-z8y11 күн бұрын

    ❤❤

  • @roobleqays9638
    @roobleqays96382 ай бұрын

    Cadceed yaa Cadceed keeping going wllkey barnamij ka barnamij yada❤

  • @umalkhiarrashiid1593
    @umalkhiarrashiid15932 ай бұрын

    Apdiwazac farax cadceed 😊

  • @user-ro2py5ng2j
    @user-ro2py5ng2j2 ай бұрын

    Macha allah alluma baarik wll alle haku siyaadiyo hibadaada

  • @IkramAbdirazak
    @IkramAbdirazak2 ай бұрын

    😢

  • @KalidAdan12
    @KalidAdan122 ай бұрын

    Yahye xuseen Abdi Abwaanka 30ka sanno ee soo socda saaxiib guulbaan kuu rajeynayaa idamka Alle.

  • @deeqahappy740
    @deeqahappy7402 ай бұрын

    Qisadaan gabadha ay kusocoto wxaan daremayaa inay hore uhadashy oo aan dawaday.

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5r2 ай бұрын

    Cad Ced Bro Edietka Iga DHis Nio.😂😂

  • @yaxyekhaalid6177
    @yaxyekhaalid61772 ай бұрын

    Cadceedow Niow dhadhan wax no samaynayaaa dadkii qisoyiinka jacaylka ka sheekayanayay ee dadka noo ogow iyagan sugaynaaaa 😢 adigan wanu ku tageernaaaa

  • @Cadceedchannel

    @Cadceedchannel

    2 ай бұрын

    waa diyar wll wanso wada

  • @hooyomacaan9840
    @hooyomacaan98402 ай бұрын

    Wll kuwa nabsiga Galay iyo sida looga jaray soo gali

  • @user-ex6cx8yn9c
    @user-ex6cx8yn9c2 ай бұрын

    Wow isha cala maso Abwaan yaxye xasiliye ❤

  • @user-om5io2ik5x
    @user-om5io2ik5x2 ай бұрын

    CAdceedaw qisadi nadra meday de wan sugayna uune

  • @Cadceedchannel

    @Cadceedchannel

    2 ай бұрын

    Ciladba ku yara timi wll

  • @SagalCabdi-z8y

    @SagalCabdi-z8y

    11 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @hooyomacaan9840
    @hooyomacaan98402 ай бұрын

    Cadceedow wad la raagaysa ee labo labo video uso gali waad Nagu raajise

Келесі