Qabka ugu fudud ee uurka ku qadi kartid

#subscribe#like#share#comment#
#uur#fool#dhalid#hooyo#dhaqtar#somali#dumar#hooyomacan#xaasiyohooyoali#asadhagio#ck#
#arimaheena#faadumiina#lakixaaji#goobe#
#abuukarmahdi#xujo#faynussheikhdahir#

Пікірлер: 16

  • @Anas3738
    @Anas37383 жыл бұрын

    Masha allaah owlaada ilaaha haya anagana dadaal ayaa nalaga rabaa, intaa owlaad heysan Allaha siyo inta heeysatana Allaha u dayo❤️❤️

  • @DekoMohamed-wk5jl
    @DekoMohamed-wk5jl Жыл бұрын

    Masha Allah wad mahadsanthy walashey allaha ku xifdiyo insha allah

  • @DekoMohamed-wk5jl
    @DekoMohamed-wk5jl Жыл бұрын

    Dhirigilintada iyo taladada mahadsanid walaal qaali ah

  • @nuralashaqinbeautycooking
    @nuralashaqinbeautycooking3 жыл бұрын

    MashaAllh qaali ❤❤❤❤

  • @luluechannelfamily6856
    @luluechannelfamily68563 жыл бұрын

    Masha Allah guuul wacan xabiibit thanks you sister

  • @uniquehooyo
    @uniquehooyo3 жыл бұрын

    MashaAllah information loo baahanay JzkaAllah xabiibti

  • @aminaibrow5182
    @aminaibrow51823 жыл бұрын

    masha allah abaayo allah owlada nahoo barakeeyo

  • @hanajamac8585
    @hanajamac85852 жыл бұрын

    KawRan pregnacare before conceptiom

  • @deeqonuuni6575
    @deeqonuuni65753 жыл бұрын

    Sax walaashey qali

  • @luluechannelfamily6856
    @luluechannelfamily68563 жыл бұрын

    Noso badii xabiibit

  • @shamsaluul8378
    @shamsaluul83783 жыл бұрын

    Waa inaa ka War haysa jirkaaga waxa ka dhacaayo 😂😂😂 shuku biggest love 💕

  • @jiijaaisak1870
    @jiijaaisak18703 жыл бұрын

    Masha Allah abaayo waxaa jiro xira applikation ku oganeysid xiliga cadada

  • @ifraxnur4680
    @ifraxnur46803 жыл бұрын

    Asc abayo aniga waxaan Ku ahay tagero lkn dhib ayaa ihysto INA iso jawabto an raba dhanka cadada waqti walbo markan January waxee iimaday tarikan waxee iimatay date 11 waxaan kaqawesatay date 16 hadan waxee iimatay January date 27 marka waxaa igaa qaldan isheg abyo hada wax idhanto plz

  • @Anas3738

    @Anas3738

    3 жыл бұрын

    Waku mahadsan tahay gaagerida walashey qali Caado wareerka weey dhacda marmar mana ahan halis Lakin waxyaba badana sababa sida stress ka In hilib kukoro ama caatowdid Uurka marka halis ma aha xbbty ee waxa kugu so kordhay ine tahay laga yaba.. hore na iskugu aragtay mise waa markiw kowad?

  • @ifraxnur4680

    @ifraxnur4680

    3 жыл бұрын

    Hada cado warar miya waxaa ihaysto aniga abyo maigu cawin karta dawo lagu saxo sidan u isticmalo

  • @ifraxnur4680

    @ifraxnur4680

    3 жыл бұрын

    @@Anas3738 abayo aniga aroska igu cusb wax kl majirn cadada waqtige rabto iska imata marka dawo ufcn isheg