7 QAAB UURKA LAGU QAADI KARO

waxyaabaha fududeeya uurka

Пікірлер: 71

  • @abdisiyadabdulahi8817
    @abdisiyadabdulahi88174 жыл бұрын

    Thanks dr macruuf waa kula soconaa bro

  • @alituriere3815
    @alituriere38153 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @ilhaanfaraxfarax7832
    @ilhaanfaraxfarax7832 Жыл бұрын

    Mansha allah wlo wad mahadsanthy wana ku mahadsanthy taloyinkaga wanagsan iyo dhiri galinta aad nasisay

  • @DreamGirl-yh1ci
    @DreamGirl-yh1ci3 жыл бұрын

    Thanks dr

  • @DumarBilla
    @DumarBilla5 ай бұрын

    Thnk you dr ilhy ubd bari ah hanasiyo

  • @abdishakurhassan9662
    @abdishakurhassan96623 жыл бұрын

    Dr macruuf vitaminka aa sheegtay magaciisa ii soo qor thank you

  • @yoonis1699
    @yoonis16993 жыл бұрын

    Allaah haku barakeeyo Dr Macruuf

  • @qaalidcali9916
    @qaalidcali99164 жыл бұрын

    Manshaa Allah Dr Waxaad Tahay Sxb Uguqaali

  • @khaalidabdiqadir9583
    @khaalidabdiqadir95832 жыл бұрын

    Mansha alh mahad sanid

  • @hibodahir6192
    @hibodahir61923 жыл бұрын

    walalahay musilmka ahow iku so duceya ilahay inu isiiyo awalada baraya ilahay darasa isuceya

  • @yaarabiducadydaiiaqbal9810

    @yaarabiducadydaiiaqbal9810

    3 жыл бұрын

    Ale haku siiyo wllo ana iso ducee

  • @hibodahir6192

    @hibodahir6192

    3 жыл бұрын

    @@yaarabiducadydaiiaqbal9810 Amiin wlo adi allah ku isiiyo

  • @yaarabiducadydaiiaqbal9810

    @yaarabiducadydaiiaqbal9810

    3 жыл бұрын

    @@hibodahir6192 Aamiin mcnto

  • @AnisaHassanAnisaHassan

    @AnisaHassanAnisaHassan

    Жыл бұрын

    Allaha haku siiyo abayo dhamanteenbaa

  • @malyun5955
    @malyun59552 жыл бұрын

    Mashallah ilahey isiyo

  • @ayaancabdi7643
    @ayaancabdi76433 жыл бұрын

    Jisaakalah dr ilahay ha ku daayo

  • @sacdiyasimanmclin8068
    @sacdiyasimanmclin80683 жыл бұрын

    Msha allah mahad sanid

  • @Thehiilso77
    @Thehiilso774 жыл бұрын

    Dr macruuf guuleyso sxp wligaaa waan kula socdaaa nossoo nadi cashrada cafimadka kusaapsan

  • @indhouuronmaxamed2294
    @indhouuronmaxamed22943 жыл бұрын

    masha allah dr side ku oganah in aya thy ugxantad in aya diyar thy pls isoo jwb thnks

  • @sagaljjxuseen3593
    @sagaljjxuseen35933 жыл бұрын

    3

  • @umulkheyraliumeyma318
    @umulkheyraliumeyma3182 ай бұрын

    Allow ku naxariisto dr macruf waka naxay😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @monerahashi2970

    @monerahashi2970

    2 ай бұрын

    Maxa ku dhacay walal o sabab looga dhigay Rabi ha unaxaristo 😢

  • @user-ue9ur2yx7y
    @user-ue9ur2yx7yАй бұрын

    Asc dr cadado so dhaw uur mala qadi Kara please 🥺

  • @nasrashariifwarfaa4554
    @nasrashariifwarfaa45543 жыл бұрын

    Dr ado nuujinaya uur ma qadi karta ilaahy owlaada haino deste

  • @cadar12
    @cadar123 жыл бұрын

    Drta xagee jogtaa

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed24093 жыл бұрын

    As cl wr wtu Dr emailkaada ma ii soo qori kartaa waxaan rabaa su’aalo inaan ku weydiiyo. Jazaaka laah kheyr

  • @nuurtomaxamednuur310
    @nuurtomaxamednuur3103 жыл бұрын

    Asc Dr

  • @nuurtomaxamednuur310

    @nuurtomaxamednuur310

    3 жыл бұрын

    Wax iga mapan cadad mudo 5 bilood ah

  • @halimaarif1167
    @halimaarif1167 Жыл бұрын

    Dr Waxa aad shegeyso waa cilmi aad baratay waxa uu ilah bixinayo waa ka duwan yahay aniga kula hadlayo ayaa ka qaday cadada 3 malin ka dib marka ogow wax kasto waa qoral Rabi

  • @xamdiali2563

    @xamdiali2563

    Жыл бұрын

    Halima arif abaayo armaa qaladay maxaa ku ogaatay

  • @ilyaasmaxamed
    @ilyaasmaxamed3 жыл бұрын

    meqa malmot o ku xirmaa

  • @naimacali3968
    @naimacali39683 жыл бұрын

    Walal shahwada meyqa saac ay noolaan kartaa

  • @jaamaccali860

    @jaamaccali860

    2 жыл бұрын

    24 saac

  • @queennimco8900
    @queennimco89003 жыл бұрын

    Dr aniga 4 bil Ayaan qalanahay umusha markaan kabaxay Ayaan isku arkay dhiig oo aragti Un ah igaba socon I kadib dhiig iskuma arag ilaa hada oo 4bil laga joogo testiga guri Ayaan 2 jeer Ayaan isku fiiriyey negative ayuu shegay marka nuujinta MA iyeeli kartaa mise uur ayaa jiro

  • @ramlaadan8136

    @ramlaadan8136

    Жыл бұрын

    maya naska waye abayo

  • @badriinhojr4477
    @badriinhojr44772 жыл бұрын

    Dr haL hawen Uur malagu Qadi kara

  • @ifrahmaxamudmaxamud8325

    @ifrahmaxamudmaxamud8325

    8 ай бұрын

    hal hbn le lagu qadaba😂

  • @murwaabdi3490
    @murwaabdi34903 жыл бұрын

    asc

  • @shukrisharaf6470

    @shukrisharaf6470

    3 жыл бұрын

    Asc dr Masha allha dr waxanku su aalayA 10 sano madhalin ee maxansameyaa ilatali dr mahadsanid

  • @munomuno7689
    @munomuno76893 жыл бұрын

    Isbuuca koowad aan cadada qabo miyaan xisabta ka bilaabi wll

  • @caishacuud7830

    @caishacuud7830

    3 жыл бұрын

    Malinti 1 aad ee aad hesho cadada baa ka bilawee tirada. Ilaa malinta 12 13 14 15 16 17 18 waye

  • @macruufmedicalconsultant7051

    @macruufmedicalconsultant7051

    3 жыл бұрын

    maalinta aad caadada ka qabeeysato ayaad ka bilaabeey

  • @nafisoabdi2312

    @nafisoabdi2312

    3 жыл бұрын

    @@macruufmedicalconsultant7051 dr xas ayaan ahay marka ani xajika kulano,Shah wado iku soo labato mar dar fursad aan ku qadi karo ishek

  • @mohamoudelmi3366

    @mohamoudelmi3366

    2 жыл бұрын

    @@macruufmedicalconsultant7051 maalinta qofka dumarka caadada ka qubeysato ayaa tirada laga bilaabaya 1-13-14-15-16-17-18 sidaas saw maaha dr

  • @UmuBushra-wl9rf

    @UmuBushra-wl9rf

    12 күн бұрын

    Sas ufahmay ​@@mohamoudelmi3366

  • @faaraxcabdi1095
    @faaraxcabdi10952 жыл бұрын

    Dr adigo mahadsan' tusaale gabadha 1da bisha ayey caadada ka qabeesatay gorme marka fursadu tahay 14ka miyaa lo tagayaa mise 12 ilaa 14ka goorme waaye fursada adigoo mahadsan example bixi

  • @mohamoudelmi3366

    @mohamoudelmi3366

    2 жыл бұрын

    13-18 ka

  • @fatoumarobleh6161
    @fatoumarobleh61613 жыл бұрын

    Markan wada kulano shawada aya iga so lamantaa

  • @habilgaraad2441

    @habilgaraad2441

    3 жыл бұрын

    Lamaantaa maxaa ka wadaa

  • @mandeqmaxamed1199

    @mandeqmaxamed1199

    3 жыл бұрын

    @@habilgaraad2441 iga so labato ayay ka wadaaa

  • @bintiyusuf517
    @bintiyusuf5172 жыл бұрын

    Dr mudo ma dhalin dhaqtar hadaa tago wax cilad ah igama shegayo ugxantada ayaa xoga daciif ah ayay idhahan marka waxaa isticmalaa ova care ma icawinaa asga jawaab plz dr mahadsanid

  • @ruruutaj8641

    @ruruutaj8641

    2 жыл бұрын

    Asc walshay..Allaha kusiyo awlaad cafimad qaba oo baari ah. vitamin kucawinaya ayaan kushegayaa ee email

  • @bintiyusuf517

    @bintiyusuf517

    2 жыл бұрын

    Shugran wll ma labarkeygq kushegaa mase ciwamkeyga jwb wll

  • @khadarfaarax6108

    @khadarfaarax6108

    2 жыл бұрын

    @@bintiyusuf517 Malaha isaga shahwadiis yar ayaa umaleen habiinka iyo maalintii sameeyaa galmo insha allaha alle wuu idin siin ilmo Alle barya insha allaha ninkana nafaqee oo wax jidhkiisa cafimaad ahaan oo ruun sii insha allaha

  • @doosdagan534

    @doosdagan534

    11 ай бұрын

    @@khadarfaarax6108 maxa Lagu nafaqeeyaa walal

  • @samiyoabdirisaqmohamed6422

    @samiyoabdirisaqmohamed6422

    5 ай бұрын

    ​@@ruruutaj8641aniga igu cawi

  • @maryanhassan8777
    @maryanhassan87773 жыл бұрын

    Tyroidka dhuunata qofe kutala uur qaaday majira axbta

  • @bilaneyali6193

    @bilaneyali6193

    2 жыл бұрын

    Haaa way jiirta aniga qaabo uur ikama celinin

  • @umufadumosahra1421

    @umufadumosahra1421

    2 жыл бұрын

    Tyroid ka badankiisu uurka waa celiyaa

  • @halimaarif1167

    @halimaarif1167

    Жыл бұрын

    Haa abayo waa la daweya

  • @fardowsaali1124
    @fardowsaali11243 жыл бұрын

    Firi aboowe aniga cadadeyda wey isbadashaa firi markii laigursanaayo nisha 4teada ayaan heli jirey kadhib16kadib20kdib18kadib16kadib daraad 14 maxawaaye marwo ayaan ahey ee plze reapply isoogal ijawaab

  • @umuomer8206

    @umuomer8206

    2 жыл бұрын

    Adooraliya kulamid baan ahy walla intaasan guursan saxbay ii ahayd lkn hada way isbedbeshaa eewalal adoraliya makuu saxantay hada 1sano reer leeyahy sidii uunbay iskubadbadashaa

  • @anizabazi4987

    @anizabazi4987

    2 жыл бұрын

    Sidokle abyo kula midban ahay marka ley gursaday wey is babadasha maxa sababay

  • @umuomer8206

    @umuomer8206

    2 жыл бұрын

    @@anizabazi4987 walal qali waxba malaha aniga saaa aahay dhawaan bishan dhexdeda dhakhtar tagay waaa caadi buu igu dhahay dr hadaanay 35 dhaafin AMA 21 cisho kayarayn inta odhanaysaa waa cadi waa hoormonada is bedbedala ayuu dhahay caadaduna kaama khalkhalsana waad ficantahy buudhahay qali dhibmale

  • @anizabazi4987

    @anizabazi4987

    2 жыл бұрын

    @@umuomer8206 shukran xbbty