QARAAXO & XAN LIVE | Real Life Camera Team27 Sida Caadiga | Ep3

Ойын-сауық

#arimaheena #team27 #reallifecamera
Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/pxtredc4
/ arimaheena​​​​
​​ / arimaheena1
​ / arimaheena​​​​
​snapchat: arimaheena
​snapchat: arimaheena
Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
1,287,915 subscribers

Пікірлер: 301

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader9 күн бұрын

    Kusaliya xabiibkeena suubana maxamed scw ❤

  • @mustafecabdirashiid2518

    @mustafecabdirashiid2518

    9 күн бұрын

    SALALAAHU CALAYHI WASALAM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxmedAmin-mq1kg

    @MaxmedAmin-mq1kg

    8 күн бұрын

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤

  • @RaaxoRaaxoruun
    @RaaxoRaaxoruun9 күн бұрын

    Arimaheen caawa cameerade dadkii shidi jiray aanaga maqnaa sida koko iyo sundus iyo .iamk la.aantood nuur malahan

  • @AmoulMostafa

    @AmoulMostafa

    8 күн бұрын

    Walhi benta maha

  • @Anaaniyaa1938

    @Anaaniyaa1938

    8 күн бұрын

    Walaahi been ma aha 😢😢

  • @updihollandofficialchannel1181

    @updihollandofficialchannel1181

    8 күн бұрын

    👍👍👍

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic30139 күн бұрын

    Arimaheena wankuhaysana real life ka wlhi way igu baxdaa nosobadi malin kasta noso gali hanagala caajisin inta iguracsan ina keena ❤🫡

  • @jackc.adnaan
    @jackc.adnaan8 күн бұрын

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed ﷺ❤😢

  • @MaryanAhmed-zz1rj
    @MaryanAhmed-zz1rj9 күн бұрын

    Arimahena sidan waaba ka helay wlh kal iyo laab hbn hbn noosoo dhex geli vedioyadan qaraaxada bdn i liked wlh

  • @Sadiashafici82
    @Sadiashafici829 күн бұрын

    Arimaheena 2M aaan gaarsino guys 😊

  • @cunuudaxmed

    @cunuudaxmed

    8 күн бұрын

    Wuu uqalmaa ee halagarsiiyo

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_459 күн бұрын

    Waji malihid soo badi Arimaheena inta xan jacel like Heyga ilowin 😂❤

  • @RuqiyaMaxamed-tf3sp

    @RuqiyaMaxamed-tf3sp

    9 күн бұрын

    هههههههه

  • @MowliidibraahimmaxamuudMuudka
    @MowliidibraahimmaxamuudMuudka9 күн бұрын

    Team arimaheena one like

  • @Sheekeye7
    @Sheekeye79 күн бұрын

    Gabadha martida idiin ah mxaa kaligiid meshaa idin fadhiisiyay oo gabdhaha kale isku meel fadhisiyay War soo dhaweya oo la kaftama

  • @Sundus819
    @Sundus8199 күн бұрын

    Caawa ma shidna sundus koko kamaqan walhi habenadi hore ka shidneed 😂😂😂

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy94659 күн бұрын

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕💞💕

  • @mustafecabdirashiid2518

    @mustafecabdirashiid2518

    9 күн бұрын

    SALALAAHU CALAYHI WASALAM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ik7px7uu9y

    @user-ik7px7uu9y

    8 күн бұрын

    ❤صلى الله عليه وسلم ❤

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan28989 күн бұрын

    Ar Arimaheena kabox kabox Waley Real life waxbaa ka aragnay hada nahy Team 27 😂

  • @mss_Ziya
    @mss_Ziya9 күн бұрын

    17:46 Amiish yaa Ila Arkay Armaan Feerke ku dhufatay😂😂😂

  • @maryamshire259

    @maryamshire259

    9 күн бұрын

    Hhhhh wax so qabta sugta hadhowna tiktoka kaso dawan dona😅😅😅

  • @FatimaYar-sh3pf

    @FatimaYar-sh3pf

    9 күн бұрын

    Me😂

  • @c.caziizbidixo8946

    @c.caziizbidixo8946

    8 күн бұрын

    ​@@maryamshire259 talow halke laso dhigaya tik tok

  • @KingCeyda-t4o
    @KingCeyda-t4o9 күн бұрын

    TEAM KOKO ONE LIKE ❤😊

  • @OmarMohamed-xb7pn

    @OmarMohamed-xb7pn

    9 күн бұрын

    😂😂😂😂

  • @FatimoAsadosman

    @FatimoAsadosman

    8 күн бұрын

    😂

  • @HilowleMuuse

    @HilowleMuuse

    8 күн бұрын

    Wow waxkale❤❤ team arimaheena kzread.info/dash/bejne/ZqJ2sbySYrHeYJc.htmlsi=GovcFQ2OBsaVFa3c booqo wanaaga dhiirigili

  • @CanabCudoon-zc5bb
    @CanabCudoon-zc5bb9 күн бұрын

    Maray teamka wada joogan nooso duub arimaheena

  • @ahmedmohamedreermagaal
    @ahmedmohamedreermagaal9 күн бұрын

    team sundus ayaanle one like 😂😊

  • @WaancabdirizakhWaancabdi-kl3wo
    @WaancabdirizakhWaancabdi-kl3wo9 күн бұрын

    Noso badi malin kasto noso dub arimaheena 😂❤

  • @user-uw4me9nt3v
    @user-uw4me9nt3v9 күн бұрын

    Noo soo dub dadka qofka guriga ugu Dan beyo arimaheean Team 27 ❤

  • @fatxiali7789
    @fatxiali77899 күн бұрын

    Qofka ugu horeyo inaa ahy ma.i jedaaa🎉❤😂

  • @user-yr9fx9nd2v
    @user-yr9fx9nd2v9 күн бұрын

    Inta vidiogan real lifeta kuhaysata❤😊arimaheena noso badi😢❤

  • @user-fe8bz3tl3f
    @user-fe8bz3tl3f9 күн бұрын

    Congratulations team samia 🎉🎉

  • @Okhoz
    @Okhoz9 күн бұрын

    Inta Real life wadata like❤😂

  • @RiyaadMaxamed-oz6do
    @RiyaadMaxamed-oz6do8 күн бұрын

    Arimaheena please nosoo badi video Real live team 27❤hore uu soco

  • @sogamer10
    @sogamer108 күн бұрын

    Arimaheena tan real life ma ahin dadkan guriga ka bursanosaaa ayaga camerada wey nacebyahin legend can understand 😂😂😂

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed37019 күн бұрын

    To night i'm first person watch and do like and write comment . Icimamada hee 😂❤😂

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar9 күн бұрын

    😂😂😂 Hadaan xaafada asad joogo.intaan Asad ag fariisto ayaan usheekayn Lahaa wlhi😂😂😂

  • @shamsadii

    @shamsadii

    9 күн бұрын

    Miyaad la sheekaysan mise wad u sheekayn sisiter no kala saar kkk

  • @bashkayare1235
    @bashkayare12359 күн бұрын

    Team arimahena guleso zxp lenged real live wan ka helay

  • @neima837
    @neima8379 күн бұрын

    Machallah team 27 I love you my family ❤

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed33179 күн бұрын

    Macalinkeena aan gaarsino 50k pls 😢❤

  • @SaabariinIbrahim
    @SaabariinIbrahim9 күн бұрын

    Team kayga wan idin salaamy🎉

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis6429 күн бұрын

    behind scenes ayaa Hollywood odhan jireen sheekadan oo kale

  • @user-dm3kc3lg4m
    @user-dm3kc3lg4m9 күн бұрын

    ku sali xabiiibkeena muhamed scw scw❤❤❤

  • @QueenNajmita
    @QueenNajmita9 күн бұрын

    Team arimaheena one like 😊❤

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q9 күн бұрын

    Inat ku heysato parnamijkan one like 🎉😂😂😅❤

  • @AnasaliAnasal
    @AnasaliAnasal9 күн бұрын

    Soo badi arimahena xiso wye😊

  • @maryamomohamuud6412
    @maryamomohamuud64128 күн бұрын

    Canab aan ujeedaa si akhlaaq leh meel ufadhiso masha allaah

  • @user-kw4hb1rl3p
    @user-kw4hb1rl3p9 күн бұрын

    Team walba ine jokan kumacaneed😊

  • @DeeqaSalah
    @DeeqaSalah8 күн бұрын

    Arimaheena keep going 123 2million come soon guys

  • @user-fc1jc7wl5n
    @user-fc1jc7wl5n7 күн бұрын

    Soo badi arimaheena xiiso wye❤

  • @jamalbotan2011
    @jamalbotan20119 күн бұрын

    legend arimahena❤

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali279 күн бұрын

    Team 27 for ever 😮😅❤

  • @user-ql2im2qr5h
    @user-ql2im2qr5h9 күн бұрын

    Arimaheena big man 🫡

  • @MuscabYare-br8kh
    @MuscabYare-br8kh8 күн бұрын

    Hlaha ugu mcaned aa dhid sarosa beh nga dhf nio

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d8 күн бұрын

    Team Arimaheena jini maad soo cunay ❤😂😂

  • @BUY_YOUTUB_VIEWS_96
    @BUY_YOUTUB_VIEWS_969 күн бұрын

    Your energy is infectious!

  • @safabashiir-sw8fi
    @safabashiir-sw8fi9 күн бұрын

    Arimahena my favorite wanku wataa❤❤❤❤❤

  • @kheiraisxaq832
    @kheiraisxaq8329 күн бұрын

    Wakusalamay arimahena❤😊

  • @Mohair930
    @Mohair9309 күн бұрын

    Fast comment arimaheena reply zxb

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan26029 күн бұрын

    Masha allah abowe waan kuwataa aniga sidaa kusoco ❤👏

  • @samiragalib9093
    @samiragalib90938 күн бұрын

    Sundus ayaanle qurux badan ❤

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d8 күн бұрын

    Meeaha caawa funny maha sundus koko maqan wllhi uf 😂

  • @farduusjaamac8234
    @farduusjaamac82348 күн бұрын

    Ta cusubi fara dheraaa😂

  • @shariifabu-qw6vi
    @shariifabu-qw6vi9 күн бұрын

    ARIMAHEENA THE ONE AND ONLY LEGEND

  • @user-zq4zb1co7i
    @user-zq4zb1co7i9 күн бұрын

    WLL MXA DIDEY INAD IGULA SALISO XABIIBKENA C.S.W❤

  • @apdirixiinkayse3944
    @apdirixiinkayse39448 күн бұрын

    LEGEND ARIMAHEENA😂😂

  • @user-rd2dk9wv5v
    @user-rd2dk9wv5v9 күн бұрын

    Wan wata real life from borama caday

  • @user-ho1uh3up7n
    @user-ho1uh3up7n9 күн бұрын

    Nooso badii pls armihenna❤😂

  • @zhankaronatha9410
    @zhankaronatha94109 күн бұрын

    Arimaheena Hada kadib camerada qari😂

  • @MatAmadesJrOfficial-og4uo
    @MatAmadesJrOfficial-og4uo9 күн бұрын

    The reaction team 27 👑👏✊

  • @MarwaOpthinasir
    @MarwaOpthinasir8 күн бұрын

    So.badi.Arimaheena.full team 27 marka.kale

  • @juweumar5075
    @juweumar50759 күн бұрын

    Arimahena malsiya md igu so dhawayn 😊

  • @QULUBTA
    @QULUBTA9 күн бұрын

    Walal khayrka inan ku midowno ayaan kula jecladay ee halkan kuso bjjr🙏🥰

  • @RaqiyaShukrijama
    @RaqiyaShukrijama9 күн бұрын

    arimaheena haben kasta so gali real life team 27 nio

  • @SaamiyaQareee
    @SaamiyaQareee9 күн бұрын

    Soo badi 😂❤

  • @Cabdisalanmaxamedganburi
    @Cabdisalanmaxamedganburi8 күн бұрын

    Masha allaah

  • @MunaHusein-zr7mh
    @MunaHusein-zr7mh9 күн бұрын

    Waaxa oo kale soo baadi wallo

  • @RubinDiaz-im1te
    @RubinDiaz-im1te9 күн бұрын

    Soobadi real life arimaheena❤❤❤

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan9 күн бұрын

    Team Koko one like 👍

  • @HoodoAadan-ns4vm
    @HoodoAadan-ns4vm9 күн бұрын

    Arimaheena noosobadi please ❤❤

  • @Anaaniyaa1938
    @Anaaniyaa19388 күн бұрын

    Marba haday koko sundus iamk maqan yihiin nuur ma leh 😢😢😢

  • @MohamedGacal
    @MohamedGacal9 күн бұрын

    War caawa ana ugu horeeyo miyaa 😂😂

  • @FaraAhmetAli

    @FaraAhmetAli

    9 күн бұрын

    Ana. KUgu xiga😂

  • @KingYousef0-j1f
    @KingYousef0-j1f9 күн бұрын

    Wllkei arimahena wll waxn rabaa inaad iga aawisid sida lacag loogula baxo KZread Io sida loo furto Io sida accountiga rabtid loogu xirto waxn rajeyna ina video nogu so xabeyn donto I.a❤❤

  • @aishaabdirizakhersi3583
    @aishaabdirizakhersi35837 күн бұрын

    Arimaheena wax hahaha qarin

  • @ApdikariimAhmett
    @ApdikariimAhmett9 күн бұрын

    Soo badi

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale9 күн бұрын

    Arimahena muqalada jogte ado mahasan sido kle vlog magalka nosoduub cajis jire 😂

  • @Sacdiyoibraahim-d8i
    @Sacdiyoibraahim-d8i8 күн бұрын

    Kamirada wareekta inta kuheysato❤❤❤

  • @CiseMaxamad
    @CiseMaxamad9 күн бұрын

    Salax iyo macalimo islajogan riyallayif sotub😊😊❤

  • @Fatimaosman56
    @Fatimaosman569 күн бұрын

    Arimaheena waa the first person of somali oo KZread furtay marka 2m aan garsiino

  • @AnasAbdirahman-nk5vb

    @AnasAbdirahman-nk5vb

    8 күн бұрын

    Hye

  • @ApdiraHmaaN_ALi
    @ApdiraHmaaN_ALi9 күн бұрын

    TEAM ARIMAHEENA😮😮😮

  • @________AZANZIYO_________

    @________AZANZIYO_________

    9 күн бұрын

    WeykaN Adi maa tahay 😂😌

  • @ApdiraHmaaN_ALi

    @ApdiraHmaaN_ALi

    9 күн бұрын

    @@________AZANZIYO_________ Yeah😎😁😁

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz8 күн бұрын

    Team 27 is not easy ❤❤👍

  • @user-ud6eq7vx4q
    @user-ud6eq7vx4q8 күн бұрын

    Muqalkan soo badi bro fany waye real life

  • @naimadahirdahirahmed493
    @naimadahirdahirahmed4939 күн бұрын

    Real life waku hesanaa arimaheena habenksta noo sur😂

  • @NajmaAbdulhi-pb4tc
    @NajmaAbdulhi-pb4tc8 күн бұрын

    Team arimahena ❤

  • @ahmedmuxumedyusufhuuno1885
    @ahmedmuxumedyusufhuuno18859 күн бұрын

    faadil gacanta loogu shubayaa caano armaan❤

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial44449 күн бұрын

    Nuucyada ugu muhiimsan vitamins oo jirkagu ubahanyhy kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤❤

  • @HasbaGuirreh
    @HasbaGuirreh9 күн бұрын

    Tean like ❤❤❤❤

  • @Cabdixakiimmuusecige7
    @Cabdixakiimmuusecige79 күн бұрын

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

  • @CumarDoodaaye

    @CumarDoodaaye

    9 күн бұрын

    Waan Kuu Saarnay Walaal Cabdixakiim Horay Usoco ❤❤❤

  • @CumarDoodaaye

    @CumarDoodaaye

    9 күн бұрын

    Waan Kuu Saarnay Walaal Cabdixakiim Horay Usoco ❤❤❤

  • @AMIIROQURUX6767
    @AMIIROQURUX67679 күн бұрын

    Meelaysn koko sundus amiira ku jirin kama helo

  • @Salmancade-
    @Salmancade-6 күн бұрын

    Arimahena saan qatar waye

  • @naimaomar1554
    @naimaomar15548 күн бұрын

    Bro reality show noga sodaa team 27. You will be the first somali speaking reality show

  • @Tuneysiciid
    @Tuneysiciid8 күн бұрын

    Abwe noo soo badi❤😂

  • @CayniCumar-bo8cx
    @CayniCumar-bo8cx9 күн бұрын

    Qofkii ugu joreeyey like saaray👍

  • @MarcossBC-ml5ln
    @MarcossBC-ml5ln9 күн бұрын

    Walhi waafarxey markaa real life arky😂😂

  • @SabiirinXasan
    @SabiirinXasan8 күн бұрын

    Amish mucjiso Armaan Qortey feedh uga dhufatay😂

  • @sundusmahamed-gv9ui
    @sundusmahamed-gv9ui9 күн бұрын

    Arimaheena xanta dhiidh saaraysid naga daa😂😂

  • @BadraMaxamed-pk5ws
    @BadraMaxamed-pk5ws8 күн бұрын

    arimeheena iyo kiki so cute to gether❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohaawyz7589
    @mohaawyz75899 күн бұрын

    Dhaqan ahaan iyo diin ahaan ma fiicno barnaamishkaan arimaheena wax kudhaama keen

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo8 күн бұрын

    Team Sundus team samiya team koko team cumer team asad team ceda team abeera team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team Sundus Team koko team amira team ceda team abeera ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤2m

  • @LubnaIbrahim-cs4nt
    @LubnaIbrahim-cs4nt8 күн бұрын

    Woooow 😂❤🎉

  • @user-vd3il1kj3o
    @user-vd3il1kj3o9 күн бұрын

    Asad hagio funy waaye❤❤

Келесі