No video

Putin jaasuuskii noqday hogaamiyaha ugu awooda badan ruushka | Waaberi Documentary

Putin jaasuuskii noqday hogaamiyaha ugu awooda badan ruushka | Waaberi Documentary
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 105

  • @Haykal5
    @Haykal5 Жыл бұрын

    Qofkii abid ugu cilmi iyo xishoodka badnaa ee Alle abuuray waa nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم ♥️✨️

  • @_xaqiiqo

    @_xaqiiqo

    Жыл бұрын

  • @maxamedxasan8846

    @maxamedxasan8846

    Ай бұрын

    Allahu akbar scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw alhamdulilaah subhana allah

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 Жыл бұрын

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @_xaqiiqo

    @_xaqiiqo

    Жыл бұрын

  • @Khayre73

    @Khayre73

    Жыл бұрын

    Scw

  • @caalamicable2881

    @caalamicable2881

    Жыл бұрын

    Scw

  • @mahammedsiad5563

    @mahammedsiad5563

    Жыл бұрын

    Scw

  • @cabdiqanifaarax2383

    @cabdiqanifaarax2383

    Жыл бұрын

    Scw

  • @nadiirmohamed243
    @nadiirmohamed243 Жыл бұрын

    Halagu saliyo Nabiga scw 🖤

  • @maxamedxasan8846

    @maxamedxasan8846

    Ай бұрын

    Allahu akbar scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw alhamdulilaah subhana allah

  • @mkmediatv9008
    @mkmediatv9008 Жыл бұрын

    Intii dhimatay alle unaxariisto Intii dhawacantay alle ha caafiyo Qaraxii ZOOBE 2

  • @maxamedxasan8846

    @maxamedxasan8846

    Ай бұрын

    Allahu akbar scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw alhamdulilaah subhana allah Mansha allah

  • @xasankoronto4130
    @xasankoronto4130 Жыл бұрын

    Bro weberi tageero ku ahay lkn talo aan kugu darsado sheeko dadku maqleen iska dhaaf iyo taariikh hore wxaa ka hadasha wxa markaa socda insh alh bro butin hada dadka inta badan way og yhiin inuu jajus aha marka mar walba ku dadal wxay dadku mQan waliba wxa isla marka calaamka ka socda bro hore usoco ❤

  • @Waaberi-Media

    @Waaberi-Media

    Жыл бұрын

    Ku Mahadsanid taladaada qurxoon wll xassan🙏🏽🙏🏽

  • @cowkeyasin9967

    @cowkeyasin9967

    Жыл бұрын

    @@Waaberi-Media bro isku wad mid hore iyo midka hada taagan waliba dhagarta galada ee muslimiinta u maleegayan shugran

  • @cabdicasiismaxamud6728

    @cabdicasiismaxamud6728

    Жыл бұрын

    Sxp aduu hadaad garanayso dad aan garaneyn ayaa jira 😌

  • @xasankoronto4130

    @xasankoronto4130

    Жыл бұрын

    @@Waaberi-Media adiga mudan wll❤

  • @maxamadmaracademaxamadmara9550

    @maxamadmaracademaxamadmara9550

    Жыл бұрын

    Waligaa dadka waxaa rabto kuma qanci kartid hadaa sixoog ah ku ogoleeysii istiraahdo xasn koronto maskaxdaadu sideey ushaqeeyso uma dhaqeeyaan dadka oo dhan waxaa rabto oo aragto daawo hadii aad ku qancin kagudub fikirka sidagan ayaa dadka loowgu qanciyaa ee farta ha ugu fiiqin inkastoo fikirkaaga xur utahay ani waa iga talo waayeel

  • @joker_pro670
    @joker_pro670 Жыл бұрын

    Madaxweyne Kaste Waa Aqoonyahan Balse Madaxweyne Kaste Sirdoon Ma Ahan , Waxyaabaha Ka Caawinaayo Inuu Fekerkiisa Ku Taagnaado Yacni Nin Mayal Adag Ka Dhigaayo Waa Khibradda Uu U Leeyahay Sirdoonimada, Qofkii Siyaasadda Doonaayo Inuu Heer Fcn Ka Gaaro Ha Qaato Fekradaha Putin , Isagoo Ku Dabaqaayo Diinteena Suuban Ee Islaamka.

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Жыл бұрын

    So much thanks Waaberi Media.

  • @abdirahmaanidirismaxmed7757
    @abdirahmaanidirismaxmed7757 Жыл бұрын

    C/Raxmaan Omer Mahadsanid

  • @canomatan2308
    @canomatan2308 Жыл бұрын

    First person

  • @Ck-cade1
    @Ck-cade1 Жыл бұрын

    Waa sida aan doonayo inan noqdo inshalah Kolay itoobiya ma ogolanayso inu qof noocan ah deeganka somalida kaso baxe

  • @Ahmet-zaki

    @Ahmet-zaki

    Жыл бұрын

    Insha allah wll

  • @hassan5896

    @hassan5896

    Жыл бұрын

    ​@@Ck-cade1 Hore usoco zxp waa laguu baahanyahay

  • @Ck-cade1

    @Ck-cade1

    Жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @zakaria.lagend9714
    @zakaria.lagend9714 Жыл бұрын

    Waa. Sidaan. Rabo. Hada waxaan jiraa 17 +40. Insha alllh waxana waan barty. Kàbadana way iidhimnyhiiiin. Hogaamiye.

  • @CarabShiikh

    @CarabShiikh

    9 ай бұрын

    sakariyoow hogaamiye uun lama rabo somalia hogaamiye bilaa macnaa waa ka dharagsantahay lkn hogaamiye sax ah weeye ka loo baahan yahay

  • @nasirosmanali2576
    @nasirosmanali2576 Жыл бұрын

    Putin is great leader who beats European & American kkkk I loved this guy.

  • @Msasomali785

    @Msasomali785

    Жыл бұрын

    Sidii ay kaaga soo horjeesteen ee ay kuu garaaceen maad illawday

  • @muscab8581
    @muscab8581 Жыл бұрын

    every time muqdisho maqraxba damir malahan qalbigoda madhagaxba 😭

  • @khalifbarkhadle
    @khalifbarkhadle Жыл бұрын

    Waxaa tidhi hoyadii waxay kudhimatay dagaalkii labaad ee dunida madaa fiicdii cidamada jarmalku ridayeen dagaak kii labaad ee duniduna wuxuu soo gaba gaboobay 1945 isaguna 1952 labadii buu dhashay baad dhahday siday isuqaban?

  • @Waaberi-Media

    @Waaberi-Media

    Жыл бұрын

    1:46 Ayeeyada dhashay hooyaddii weeye bro qofka dhintau xiligaas hooyaddii maahan

  • @dhudi.560
    @dhudi.560 Жыл бұрын

    Wllo nooga soo waram mislimiinta turkistan

  • @sharmaarkexuseen8813
    @sharmaarkexuseen8813 Жыл бұрын

    Sxb maanta ma dhihin halkaan waa waaberi media miyaa iloowday 😊

  • @shamsudiinhaajiabshir9191

    @shamsudiinhaajiabshir9191

    Жыл бұрын

    Hhh

  • @Barkhad-Films

    @Barkhad-Films

    Жыл бұрын

    Dhibka dhaaf sxb 😄😅🤣

  • @sharmaarkexuseen8813

    @sharmaarkexuseen8813

    Жыл бұрын

    @@Barkhad-Films Oki taliye 😅

  • @zakiyare3597
    @zakiyare3597 Жыл бұрын

    Wll waxaad soo sameesaa dowladdiihii islaamka ama cusmaaniyiinta DOCUMENTRY

  • @sidiiqyuusuf1322
    @sidiiqyuusuf1322 Жыл бұрын

    Wabari mediA

  • @cpm_beazt
    @cpm_beazt Жыл бұрын

    I love that guy 👑

  • @xmoe_

    @xmoe_

    6 ай бұрын

    He destroyed syria n alot of muslim countries n u still have the guts to say i love putin?

  • @power1774
    @power1774 Жыл бұрын

    Golden voice

  • @abdifatahabdi6279
    @abdifatahabdi6279 Жыл бұрын

    Vladimir Vladimirovich Putin wiilka hurdada u diidey reer galbeedka😊

  • @Mukho-dq5cn
    @Mukho-dq5cn7 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @Mukho-dq5cn
    @Mukho-dq5cn7 күн бұрын

    ❤❤

  • @maxamadmaracademaxamadmara9550
    @maxamadmaracademaxamadmara9550 Жыл бұрын

    Vladimir putin waa dilaa fikir badan oo geedkoow kudhago kafuqin illaa tabar udeeyriso dib uma gurto

  • @dalmaryare9781
    @dalmaryare9781 Жыл бұрын

    Allow dalkenna nabad kuso dabal

  • @strongman7795
    @strongman7795 Жыл бұрын

    The gold voice

  • @abdirashiidabdi6729
    @abdirashiidabdi67292 ай бұрын

    Real Role model wadani cadawgiisu aysan dhayalsan Lana dhagrikarin nin aragtiyo iyo kudhacleh

  • @mohamedalishire1011
    @mohamedalishire1011 Жыл бұрын

    Wll kazoo hadal furashada magaalada casimada Vatican city rome please

  • @abdijabaarabdullahi6384
    @abdijabaarabdullahi6384 Жыл бұрын

    💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @Ahmedmahadcaruus
    @AhmedmahadcaruusАй бұрын

    Ok

  • @abdirizakblack
    @abdirizakblack Жыл бұрын

    Howl wanagsana qabatay wllal hore usoco half million ♥️ Cominsoon

  • @mohamedaden1349
    @mohamedaden1349 Жыл бұрын

    Wll dagakii rushka iyo muslimintisa sigaar ah uka hadal 😶😬🤒

  • @khuluudnuura2220
    @khuluudnuura2220 Жыл бұрын

    Wll nasoo Bari tariikhaha

  • @akramzaid1616
    @akramzaid1616 Жыл бұрын

  • @maxamedceynte717
    @maxamedceynte717 Жыл бұрын

    Sxb yeye mala korsan karaa dhanka dinta igasojawab please 🙏🙏💯

  • @cqadirnur403
    @cqadirnur403 Жыл бұрын

    Third person

  • @zacdiyahazhi4892
    @zacdiyahazhi4892 Жыл бұрын

    💪💪💪💪💪💪💪

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN Жыл бұрын

    Uraaaahhhhh !!! ♥️🇷🇺

  • @akramzaid1616
    @akramzaid1616 Жыл бұрын

    🎉

  • @canabali9633
    @canabali9633 Жыл бұрын

    Two person

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Жыл бұрын

    Asc cirax maan cumar ilaa 1945 nato aduunka sidhaw iyo sidheer ba u maa mula yey e nato ayuu alle u soo direy wuna guuleysan doonaa haw shisa wato gardaro ku Wii wadey guul dareyste Europe na gas bey rabaa n shacab koodu mareykan meel ha dhigo nato bye bye

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman35682 ай бұрын

    Haybadii ruushka ayuu keenay waa halyeey qaran

  • @ilhanabdy4496
    @ilhanabdy4496 Жыл бұрын

    Waaberi Channel kaga aad ban uga faa'idaystay

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p6 ай бұрын

    Ya dawanooyo hda

  • @AxmedAlpha2024
    @AxmedAlpha2024 Жыл бұрын

    Waar hadaa saancaduhu waaba aqoon yahan phd wata iyo waayo arag...

  • @naqiilmedia7670
    @naqiilmedia7670 Жыл бұрын

    300k coming soon 🔜🔜

  • @shaaficagmadhige
    @shaaficagmadhige Жыл бұрын

    Putin wa dhiman doona Mana ragayo

  • @AbdirahmanBinAbdullahi
    @AbdirahmanBinAbdullahi9 ай бұрын

    Kasoo hadal nolosha Brunei Io cimilada

  • @user-vd1rn8ov2d
    @user-vd1rn8ov2d3 ай бұрын

    Butting is not easy pro

  • @wiizkhalifa914
    @wiizkhalifa914 Жыл бұрын

    walyal uduceya dadka dhinte io dadka dhawaca ah

  • @SlavaRussia143
    @SlavaRussia143 Жыл бұрын

    Glory to mother Russia🇷🇺♥️💪✌️

  • @XazaanXuzni-bs7sr
    @XazaanXuzni-bs7sr Жыл бұрын

    Wlhi waasax buuti

  • @weproduction1804
    @weproduction1804 Жыл бұрын

    Sirdoon dheh qurxi magaca madama u rer galbedka dhulkala jarayo asa awata

  • @adamgacal7668
    @adamgacal7668 Жыл бұрын

    First president

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Жыл бұрын

    Putin wuxu leyahay tariikh madow iyo tariikh cad

  • @HeeganCompany-ye4yu
    @HeeganCompany-ye4yu Жыл бұрын

    Asc

  • @aminaabdilahi8720

    @aminaabdilahi8720

    11 ай бұрын

    Wcs

  • @DahirbashirCusman
    @DahirbashirCusmanАй бұрын

    Odi dz

  • @Sayid_999
    @Sayid_9992 ай бұрын

    Vladimir Putin ☠️

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi10 күн бұрын

    😊 77

  • @AdillOmar-ue4ib
    @AdillOmar-ue4ib11 ай бұрын

    Putin is my role model

  • @MajidApdalla
    @MajidApdalla Жыл бұрын

    😑💔

  • @MajidApdalla

    @MajidApdalla

    Жыл бұрын

    😑💔

  • @zamirck4765

    @zamirck4765

    Жыл бұрын

    Mxaa kugu dhacay QuruxeeY♥️ 😭🤛

  • @DeeqoAbdalla
    @DeeqoAbdalla Жыл бұрын

    SCW

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Жыл бұрын

    Valadamiir Ulyanoof liinin ayaa la yiraa ninkii sameeyay hantiwadaaga cilmiga ku dhisan

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi10 күн бұрын

    %

  • @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn
    @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn2 ай бұрын

    Nin kasta oo president ah ba dabaqada hoose ayuu ku soo koray 😂😂.

  • @sabaaxnuurabdirashiid
    @sabaaxnuurabdirashiid9 ай бұрын

    Wll kim jon un kasoo hadal

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын

    Putin waa haley ninkan oo kle ayay u bahan tahay somaaliya

  • @user-rh5nb4dh3o
    @user-rh5nb4dh3o4 ай бұрын

    Putin isn't easy this guy😂😅

  • @mustafemaxamed1475
    @mustafemaxamed1475 Жыл бұрын

    ٠ . MUQALQADAN WXA uarkaa jaamicad

Келесі