No video

Ruushku ma wuxuu ku dhacay godkii reer galbeeku la rabeen?

Ruushku ma wuxuu ku dhacay godkii reer galbeeku la rabeen?
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 179

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media2 жыл бұрын

    Janalka Wararka 👉👉 kzread.info/dron/V1jkj4uko9aOghvw-rVn4A.html

  • @abdinasirahmed9249

    @abdinasirahmed9249

    2 жыл бұрын

    Waayahay

  • @Summad

    @Summad

    2 жыл бұрын

    Mar horaan saaray wallaahi anigu ♥️♥️

  • @Ade_dirie

    @Ade_dirie

    2 жыл бұрын

    Haye wll

  • @hamsemahamed4284

    @hamsemahamed4284

    2 жыл бұрын

    @@Summad mxd saartay

  • @mohamedessa7987

    @mohamedessa7987

    2 жыл бұрын

    Wallaal ka soo hadal dumarkii islaamka ee geesiyada ahaa

  • @saadoali4444
    @saadoali44442 жыл бұрын

    Gaalada allah isku jabiyo Muslimiinta sharaftoda allah uso celiyo 🤲

  • @muzamiladam2675

    @muzamiladam2675

    2 жыл бұрын

    Aamiin sxby

  • @clwahaabnadaara6405

    @clwahaabnadaara6405

    2 жыл бұрын

    Amiin lkin lbdaa dall musliminbaa ku dhex nool💯

  • @liibaans.d.m5413

    @liibaans.d.m5413

    2 жыл бұрын

    Aamin Aamin

  • @muzamiladam2675

    @muzamiladam2675

    2 жыл бұрын

    @@clwahaabnadaara6405 Muslim ka ha la laayo ma aanan dhihin gaalada Allah is ku jabiyo....aamiin

  • @Summad

    @Summad

    2 жыл бұрын

    @@clwahaabnadaara6405 wixii gaalo ku dhex nool ee muslimka ah iyagaa dembi iyo tacaddi u geystay sharaftii islaamka

  • @zilloverhapep1163
    @zilloverhapep11632 жыл бұрын

    QOFKII UGU FIICNA UGUNA KHAYRKA BADANA UGUNA AQOONTA BADNA UGUNA NAXARISTA BADANA UGUNA AKHLAQDA WANAGSANA UGUNA UDGONKA BADANA INATA UU ALLE SAREEYE ABUURAY " NABI MAXAMED " NNKH aYNu KuSaLiNo MaR WaLiBa WaLaLaHaYoW " أللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم "❣🌸❣

  • @Rphanad

    @Rphanad

    2 жыл бұрын

    scw scw scw scw scw scw scw

  • @deeqoabduqadir2632

    @deeqoabduqadir2632

    2 жыл бұрын

    Scw scw

  • @crixmaanjaamac5369
    @crixmaanjaamac53692 жыл бұрын

    Ukraine 10 maalin ayaa la qaraacayaa oo ay cabaadeysaa falastiina 70 sano ayee Israel 🇮🇱 qaraaceysaa oo waliba lagu daawanayaa Ukraine oo 5 maalin laheeystay ayee reer galbeedku cunno qabateen waali ah saareen ruushka

  • @fardsodeck7323

    @fardsodeck7323

    2 жыл бұрын

    Gaaley islayihiin sooma aha

  • @Turjumaanka

    @Turjumaanka

    2 жыл бұрын

    Adeero 😂 anagay dan noo thy in aduunka laba maamul oo waawayn ka jiraan 😭👥

  • @ahmed143mumiin8

    @ahmed143mumiin8

    2 жыл бұрын

    Aduunka waxa ugu xun waxa weyii walaalka oo kula raba diilkaga Ukraine kuwii walaalka la ahaa Ayaa u diidaya dhiibka saraan Ogow sidas oo kale hadii waadamada awooda leeh oo carabta ah cuno qabatayn saraan kuwas kale 5 malin ayaa xornimada ku helayaan falastiin balse meday daadki sidas samayn laha ?

  • @daacigaislaamka124

    @daacigaislaamka124

    2 жыл бұрын

    ILAAHAY MARKUU INA LEEYAY WAAR GAALADU HAL MABDA الكفر ميلت واحده😡😡🥺🥺😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @fatwaguud

    @fatwaguud

    2 жыл бұрын

    Wuu ku jeclaa Wuuna Kusoo Ducaayn jiray Adigoon Aduunka Joogin Cid kale maaha waa Nabi mohamed scw Shukran Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano. Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid.

  • @daacigaislaamka124
    @daacigaislaamka1242 жыл бұрын

    KANAALKAAGA DADKA SOOMALIYED EE ABAARUU SAAMEEYEEN MAWGA URURINAA🥺

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi26562 жыл бұрын

    اللهم اجعل رمضان لنا رحمة واستبشاراً وغفراناً، واجعل لنا فيه دعوة لاترد، وهب لنا رزقاً لا يُعد، وافتح لنا باباً إلى الجنة لا يُسد ⁦." 💙

  • @fatwaguud
    @fatwaguud2 жыл бұрын

    Shukran Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano. Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid.

  • @aadancali726
    @aadancali7262 жыл бұрын

    Waa ku salamay sxp Sido wngsn aad Xogta caalamka noola wadageyso🙏

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun59492 жыл бұрын

    ASC SCW BILLAYIIN JEER SCW SCW SCW THEN ALLE DHIBAATADA ALLOOW NAGA QABO AMIIN YAA RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @TheDjfowzi
    @TheDjfowzi2 жыл бұрын

    Wow Masha Allah very Good👍👍👍👍

  • @Moahmmed_Ali
    @Moahmmed_Ali2 жыл бұрын

    Mahdsanid

  • @dhambaalmedia1
    @dhambaalmedia12 жыл бұрын

    Hore u soco wll Abdirahman 👏

  • @caynanshejabril3003
    @caynanshejabril30032 жыл бұрын

    Allha Haku Xafido Wllke Mcne🖤

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi79142 жыл бұрын

    Salaama Aleykum Waberi media aniga waxey ilatahay in dunida inteeda kale ay sameystan nidaam ama suuqa xorta New market maxaa yeelay reer Galbeed suuqa ayey heystan waxaa fiicnaan laheyd inloodayo suuqoda caalamka intiisa kale ay sameystan system kamadaxbanan tuugada reer Galbeed runtii wey imaandoonta inlaga xoroobo dhaqaale hooda iyo suuqoda waa tuugo jecel iney ku bililiqeystan .

  • @suleemanaxmad4159
    @suleemanaxmad41592 жыл бұрын

    وعليكم سلآم ماشاءالله شكرا

  • @buuxcaynaan5658
    @buuxcaynaan56582 жыл бұрын

    Waxay ilatahay in russia dhaqaalaheedu uu burburayo waqtiga dhaw laakiin marka danbe yacnii waqtiga fog uu kasookabanayo dhibaataduna ay kunoqon doonto kuwa saaray marka uusamaysto apps sida facebook,twitter,youtube search engine ah sida google iyo weliba protocols ugaara

  • @khalidmahad2398
    @khalidmahad23982 жыл бұрын

    Dagaalkii ethiopia wuxuu ahaa nasri xagga Allah inooga yimid muslimiinta oo dhan gaar ahaan inagga oo soomali ah Dagaalka ruushka iyo yukrayna waa nasri xagga Rabbigeen inooga yimid. Waxaana inagu waajib ah inaynu Allah uga mahad celino inteena dareensan الحمدلله🤲🤲

  • @bashirsiyad7497

    @bashirsiyad7497

    2 жыл бұрын

    Mxd ulajeeda mrkaa

  • @maxamedkhadar9512
    @maxamedkhadar95122 жыл бұрын

    waa ku wataa zxp

  • @sakariyemahbuub6001
    @sakariyemahbuub60012 жыл бұрын

    Keep going

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani3872 жыл бұрын

    Mahadsanid wll Cabdiraxmaan

  • @SUBEERDCOSTA-wd2tq
    @SUBEERDCOSTA-wd2tq2 жыл бұрын

    Keep going pro 💪

  • @kabiirlaki3903
    @kabiirlaki39032 жыл бұрын

    Mahadsanid wllka

  • @abdisalanismail9596
    @abdisalanismail95962 жыл бұрын

    Abdi Rahman waabari Sxb qli Muwduucii diyaradaha Ugu fiican ee maraykanka Hore ayaad qoraal ,ahaan u so galisay Taas ayaan laga fadhiyaa Aniga iyo asabta Kugu xidhan

  • @mogelxoor2117
    @mogelxoor21172 жыл бұрын

    Nomber one

  • @daacigaislaamka124
    @daacigaislaamka1242 жыл бұрын

    SADAQADA ABAARAA HALOO URURIYO

  • @fadxilaasim5590
    @fadxilaasim55902 жыл бұрын

    Ha socoto hawshu

  • @Summad
    @Summad2 жыл бұрын

    Eyda eydu dhashay ee gaalada ahi haysku dhamaato

  • @api-azizahmet2918
    @api-azizahmet29182 жыл бұрын

    Abdirahman nin aan wax badan kala socdo Rabi ha ku daayo pro

  • @Abdixakiin-xp8re
    @Abdixakiin-xp8reАй бұрын

    Wabari.thank.you

  • @ahmadomar8957
    @ahmadomar89572 жыл бұрын

    Sxp mcn waan ldhacay muqaalkan

  • @user-ie6zt4wk6o
    @user-ie6zt4wk6o3 ай бұрын

    C/cumar/makahore/salan/marka xiga ruushka waainuuqaadaa beeksi aadiyoaad u weeyn oo ah mid caalamka lagagarto oo ah mid aanhore loogusoojawabikarin in uu jaro isgaarsiinta hawada yurub ee satarlaaydka mareykankaiyoadeegacaalamka awoodaha internaadyada iyo dabdhaliiyaha guud ee seeyniyahanada leerarka hawadasare ee keedka bengiga caalamka dhaqdhaqaaqa hawadasare ee mareykanka diyaaradaha ee yurub iyo mareykanka satarlaaydka

  • @the_right_path_1
    @the_right_path_12 жыл бұрын

    Waaberi Media🥰

  • @amiinsulub2477
    @amiinsulub24772 жыл бұрын

    Allow sahal

  • @deeqsibadnealle6740
    @deeqsibadnealle67402 жыл бұрын

    Allaahu akbar

  • @miikaahiilabdirashiidbarre9671
    @miikaahiilabdirashiidbarre96712 жыл бұрын

    Thank you sxb

  • @Oowhasan
    @Oowhasan8 ай бұрын

    soomaaliyeey heesaha iyo musigada iska dhaafa waw dambiye,walaalkaana waxaan leeyahay muuqaalkaan iska saar.Dambi kaliya ayuu kuu soo kordhinahe😊

  • @sakariyeshirrre6394
    @sakariyeshirrre63942 жыл бұрын

    Golden reporter

  • @dheereeye3256
    @dheereeye32562 жыл бұрын

    Waaberi media Move Up 💯💯

  • @levinhofans8814
    @levinhofans88142 жыл бұрын

    Pin igu qabo cabdirahman cumar

  • @AhmettNani
    @AhmettNani2 жыл бұрын

    Ilahayow yurub iyo American oo dhan muu gubo rushku

  • @crixmaanjaamac5369
    @crixmaanjaamac53692 жыл бұрын

    Keep going pro

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq2 жыл бұрын

    Dagaalka 3aad haduu dhaco, Waxnolaanayo majiraan Saas darteed Aadmiga kibray ee Aduunkaan ilaahay Samaystay kunool, Kibirka iyo Iskutumashada ayku hayaan Dunidaan iyo Dadka Maatada ah ee kunool lagu tumanaayo hajoojiyaano, Cadowga ilaahay iyo Adoomadiisa ayaga Allaha iskujabiyo, Sharkoodana anaga hanaga badbaadiyo, amiin amiin yaarabi

  • @deeqnuur2038
    @deeqnuur20382 жыл бұрын

    Salaama mudane

  • @hanadomar8001
    @hanadomar80012 жыл бұрын

    Wllkey cumar plz plz Arimaha sirdoonka no ka sheeke plz plz plz waxan ahay qof se Wayen kutagiro

  • @amoo103
    @amoo1032 жыл бұрын

    Ay

  • @Maahir397
    @Maahir3972 жыл бұрын

    Sadasha iyo sayn saynata isma qarinayso

  • @financialrevolution5560
    @financialrevolution55602 жыл бұрын

    Waan ku tagera anp joga jigjiga Ethiopia 🇪🇹

  • @yussufmohamed8732

    @yussufmohamed8732

    2 жыл бұрын

    Jigjiga somalia dheh 🇸🇴 xoog bay nooga haystaan Ethiopia lkn maalin maalmaha kamida wa la soo celinayaa insha alh

  • @aliyare3898

    @aliyare3898

    2 жыл бұрын

    Neef

  • @ayubpro
    @ayubpro2 жыл бұрын

    Abdirhman omar guulyso bro

  • @user-qo8wt2ru3g
    @user-qo8wt2ru3g4 ай бұрын

    Walberg media ❤❤❤

  • @nazrazead
    @nazrazead2 жыл бұрын

    Keep going wlloh Allah keep you

  • @aqoonqaate8109
    @aqoonqaate81092 жыл бұрын

    Aad iyo aad

  • @daacigaislaamka124
    @daacigaislaamka1242 жыл бұрын

    GAARAHAAN KANAALKAAGA Wll

  • @omariderest3212
    @omariderest32122 жыл бұрын

    Asc abdirahmaaan adigo raali ah maka so hadli kartaa badaa udaxesa turkey iyo Greekga ooo eey dalinyaradaa kudamadeen malin hore.si dadkaa kadambeyo eysaa naftodaa ogu haligin badaas iyo qatartaa eey ledahay.

  • @ahmedjrahmedjr6542
    @ahmedjrahmedjr65422 жыл бұрын

    Ruush ku waa kii qiyaameyey somalia dagaalkii 1977 dii guul daro wayn ayey u tahay dagaalkan uu ku qaadey Ukraine hadii uu nuclear haystana waalala haysta guul daraystaha mar walbo waa ruush ka marka labaad na waan ku faraxsanahay jabka labada dhinac ❤️❤️🔥🔥🇸🇴🇩🇯❤️❤️❤️🔥🔥

  • @aanaibraahim6955
    @aanaibraahim69552 жыл бұрын

    Next dalka MADAGASCAR

  • @xamsaabdalah9623
    @xamsaabdalah96232 жыл бұрын

    Wax waxan Dhaamada Keen wllo😃dagal Oo muhiim Maahe

  • @suhaylaimaan1798
    @suhaylaimaan17982 жыл бұрын

    Kolay reer galbeedku waa calooshood u shaqaystayaL waxa ay ila tahay in ay cunaqabataynata ka qaadi doonaan oo ay marnba la dagaali doonin ruushka waa fikirkayga intaasi

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde12762 жыл бұрын

    13daqiiqo ayado ehe iguyaratay ✋ wllka love kugu ahy

  • @Zhangzhi123
    @Zhangzhi1232 жыл бұрын

    Hadafkooda kowad wa in ruushka awoodisa la yareeyo si hadhow china toos ugu hagaagan lakiin ukrain wey ku dhul waayi doonta dagalka ruushkana in kasto dhibato xoogan la kulmi doono lkn qalalaso aduunka hala isku diyariyoal

  • @berberashow4774
    @berberashow47742 жыл бұрын

    Saaxiib si islaamnimo utaxliili wax ee wararka idaacadaha ha akhrin kaliya

  • @shukrimohamed2739
    @shukrimohamed27392 жыл бұрын

    Baramiidaeya yuhuda ah mida ku matalayo somaaliya ah usheganeya dulmi ah mida ogawo sida maanta ku shegto 3meel waa mida ka kabasanayo waa rer galabeedka waxeya wadeya cida wax qaadi karto majiro ruushiyo aduunka ku maraya tariqa la yaqaano taasa mida rer galabeedka wax walaba ku sameeya waxeya ka qaadeyso majiro been working on warkada lawareegasa qiyaano ah awala dulmi ka dhamaani leheena ku lawareegasa wariye dumar qali badan ah

  • @user-jg9kn5mk1g
    @user-jg9kn5mk1g2 жыл бұрын

    8:23 22kii bishii 2aad markaan maqlay waan naxay, Waxaa dunida ka tagay shiikh c/naasir Maalin igu xanuun badan ahayd

  • @user-oi1hy4mz3i
    @user-oi1hy4mz3iАй бұрын

    Muqalo cusub mee 👍

  • @maxamedcawad5275
    @maxamedcawad52752 жыл бұрын

    Asc c/raxman cumar (miyaa weyrax ama fuji)wàa maxamed salad cawed ninkii(cise maxamud)ee riyaad aad wada joogten hadna aan isla dhoof ney(canada) jawaab deg deg isoo sii

  • @SuhaybkhadarAyjeex-dq6ty
    @SuhaybkhadarAyjeex-dq6ty10 ай бұрын

    Wah

  • @abdifatahmohomed6906
    @abdifatahmohomed69062 жыл бұрын

    Ilhay ha baabi

  • @obsaadan1782
    @obsaadan17822 жыл бұрын

    Okay thanks

  • @aadancabdi1
    @aadancabdi12 жыл бұрын

    Haa waa saa

  • @kaderkhamia9493
    @kaderkhamia94932 жыл бұрын

    Chanel ka aad sheegayso ma’ahan maalinle hadaad ka dhigayso malinle waan subscribe gareen hadana

  • @sumayasuldana.9968
    @sumayasuldana.99682 жыл бұрын

    Walaal fikirka reergalbeedka iyo saxaafadooda haxigan Hana buunbuunin waxaad iskudaydaa inaad marwalba rabintaanka reergalbeedka iyo gaaladan dharagtay caksigeeda barnaamijyo waaqici ah bulshada ugadiyaariso

  • @haa7643
    @haa76432 жыл бұрын

    *50K* I geeya faa'iidada an idin hayo darted

  • @muzamiladam2675
    @muzamiladam26752 жыл бұрын

    Sxb waan ku wataa wabari media group kmid ahy

  • @falaqeyntadinta3449
    @falaqeyntadinta34492 жыл бұрын

    Wan kusalamy walal wabari

  • @shukrimohamed3243
    @shukrimohamed32432 жыл бұрын

    Rushka guul aan urajeynaa

  • @abdiaziz3507
    @abdiaziz35072 жыл бұрын

    Bisad ayaa ugu yaroo hadii. Aad cunaha qabato Naftaadu halis ayay ku jirtaa. Markaa reer galbeed bad ayay ku jiraan 😀

  • @aweysmohamed7063
    @aweysmohamed7063 Жыл бұрын

    😮

  • @zakeriyekayse3763
    @zakeriyekayse37632 жыл бұрын

    Waxaan sugnaaba waa burburku yimaada Russian federal ka sidii ussr 1991 dhacday insha Allah

  • @azmarubdle6032
    @azmarubdle60322 жыл бұрын

    Ruushka waan wataa anu 🇷🇺🔥❤

  • @clwahaabnadaara6405

    @clwahaabnadaara6405

    2 жыл бұрын

    Russia adoo somali ah mxaa ku tgertay wll???

  • @ubaxqaali749

    @ubaxqaali749

    2 жыл бұрын

    Ana wan wata wlhy😘😘

  • @profinneupane6883

    @profinneupane6883

    2 жыл бұрын

    @@clwahaabnadaara6405 mareykan ayuu meel saarayaa sxb

  • @azmarubdle6032

    @azmarubdle6032

    2 жыл бұрын

    @@clwahaabnadaara6405 Russia musliminta ma necba si buuxda bu u taagera

  • @AOmer-hz2jm
    @AOmer-hz2jm2 жыл бұрын

    Jasiirad CRIME LA YIRAAHDO MAJIRTO waa Crimea sxp

  • @hidahadhaqan7107
    @hidahadhaqan71072 жыл бұрын

    wll apdirahmaan barnaamij kazoo diyaari minxada Turkey ga ee diyanet ka layiraahdo

  • @xasancabdikariin3995
    @xasancabdikariin39952 жыл бұрын

    First one

  • @imanyare5776
    @imanyare57762 жыл бұрын

    Putin waji wlba ay la so shar tagaan reer yurub diyar u yhy warkisa wa cad yhy hadi ay ku adkaystaan yurup iygaa ka war kenayaaa

  • @abdirahmanmohamad5691
    @abdirahmanmohamad56912 жыл бұрын

    💤

  • @ahmedrashiidmohameddauud1160
    @ahmedrashiidmohameddauud11602 жыл бұрын

    Hil up weberi media

  • @nasriina3355
    @nasriina33552 жыл бұрын

    Ilaa iyo hadda sidey wax u socdaan waa ku faraxsanahay , maadaama aan arkeeno dad gaalo ah oo is leynaayo iyo qaar kale oo wadankooda ka qaxayaaan 😂😂 Qaxaan qax baa ka horeeye , yukreyneey dhadhamiya dagaalka dhibka uu leeyahay iyo in umad dhan wadanko9da laga barakiciyo xanuunka ay leedahay 🤪

  • @s.xogahacusub
    @s.xogahacusub2 жыл бұрын

    Wlal si gaara ma kuula xidhiidhi karaa

  • @maxamadxaajicabdullahi9502
    @maxamadxaajicabdullahi95022 жыл бұрын

    Asc sxp wabari

  • @akh8501
    @akh85012 жыл бұрын

    Meeshay rabto ha ka dhacdee Ruushow Nuclear ku garaac yurub iyo maraykan..

  • @sidelove5660
    @sidelove56602 жыл бұрын

    Waan ku tagera

  • @sacidfarxan
    @sacidfarxan Жыл бұрын

    Aaa❤

  • @IzitaRussian
    @IzitaRussian11 ай бұрын

    Russian 😊😊😊😊😊

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy2 жыл бұрын

    Ruushka siyaabo kale ayuu hawshaan kusoo afjari karaa,

  • @yahyecarfaaye2616
    @yahyecarfaaye26162 жыл бұрын

    Hortu ingiriksu manu Europe ka mid ahaym

  • @maxameddeeq3377
    @maxameddeeq33772 жыл бұрын

    Wll maxaa dacey ee gaalada uu awoodan ine Ukraine uu jihaadan balse Muslimiinta uu Awoodin?

  • @cabdinuurxasanyuusuf7068
    @cabdinuurxasanyuusuf70682 жыл бұрын

    Ree galbeedku wexey udaalayaan ukreen waana kabadbadiyeen lkn dagaaka sedaxaad haduu dhaco korkaaga kafilo nabdgelyo la,aan ree galbeed

  • @thatistrue2065
    @thatistrue20652 жыл бұрын

    Madaxweynaha Mareeykanka MA muslim baa madaxiisa Fiiriya

  • @PUBGClipsMaster
    @PUBGClipsMaster2 жыл бұрын

    Wll video maxaa ku sameysaaa isheeg adiga oo mahadsan plz 🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Apdi_maalik

    @Apdi_maalik

    Ай бұрын

    Sidee wll anaa kufahznsiinee

  • @diidiahmed16ciise98
    @diidiahmed16ciise982 жыл бұрын

    Rushka miyaa cunaqabateen wax ka dhibeysaa rer galbeedka cabsi ey ka qabaan rushka ayey mar mar siiyo ben abuur ah sameynayaan Ukraine 🇺🇦 gacanta ayey u gashay rushka

  • @Mr-qoslaaye
    @Mr-qoslaaye2 жыл бұрын

    Lakin Su aal Ruuushka hadii Quna qabateen weyn la saaro oo meel kasts Wadamada rer Galbedku oow Saaro Cuna qabateen bahsan Ma Is badali karaa Oo mow qifkiiza Dagal Ma ka dhigi kara Gacab taag Iyo Hishiis ❗

  • @nooromar8982
    @nooromar89822 жыл бұрын

    in lagu dhujiya sax ila aha ayu dhahay ku agtayda fadhiya

Келесі