Prof. Samatar manta Cali Khaliif oo Xabaal kasoo Qaylyayan ahay Somliland Wa best.

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Пікірлер: 81

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyoАй бұрын

    That was unexpected development from the prof. Waa wax lagu farxo inuu ugu danbeyn ogaaday in waxa Hargeysa ka socda ay tahay mashruc lagu duminayey qaranimada Somalia 🇸🇴 ❤

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563Ай бұрын

    Axmed Ismaaciil Samatar caqligiisu waa caqli caruureed.

  • @Dhalawga
    @DhalawgaАй бұрын

    Mr Samatar had first failed in Mogadishu and then he has failed in Hargeisa.And by the way, he doesn’t represent Awdal and specifically his sub-clan.

  • @MaryanCadey-c6i
    @MaryanCadey-c6iАй бұрын

    Wcs jamac reerka.haku cadan

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520Ай бұрын

    Machallah inchallah guulastay midnimo somalies

  • @HassanElmmi
    @HassanElmmiАй бұрын

    Pro samatar markii hore ma ogeen miyaa isaaq oo kiliya in aay leeyahiin?

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    Samatar shanba cayn war muqdisho cay mar Somaliland cay mar mar Somaliland ictiraaf xaqbay u leedahay dheh nin mar waashay iyo kabo dacasa midna lays kuma haleeyo

  • @mukhtaaarxasan7023
    @mukhtaaarxasan7023Ай бұрын

    samaroon guuul ayey tahay waan jaaanis ❤❤❤❤❤❤

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    Ай бұрын

    odaygan waalan cidi kama gurto kkkkk

  • @daahirxasan5190
    @daahirxasan5190Ай бұрын

    Boorama kaasoosalamyaa jaamac Galad iyo sxbkii Guuled

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8ujАй бұрын

    Walahay wa qoskay jamac galad iyo guled waa funny ❤❤❤ odaygu isagoo soo jeeda ayuu riyooday

  • @abdimahamud6165
    @abdimahamud6165Ай бұрын

    Very true

  • @mcguled5038
    @mcguled5038Ай бұрын

    Aadbaad u asiibtey waana in cajalkan keydka lagu daraa. 😢

  • @Bedeldakhareok
    @BedeldakhareokАй бұрын

    Ismaci cumar geele yaa waraaq udirey wuuna akhriyey

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489Ай бұрын

    Axmed wuxuu xusustey kalmadii alhu ma inii acdu bika min dhulbahante

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4tАй бұрын

    PR SAMANTAR HA XOREEYO AWDAL HADUU IDHAHA ISTIREYN. SOMALILAND SOW MAAHA KUWA AMXAARKA U SAXEEXAY ?.

  • @gigachad9879
    @gigachad9879Ай бұрын

    Waar dee marqaanland haddaan nahay na aqoonsada somaliey walaalo waan wareernaye

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293Ай бұрын

    Awalba ma jirin Soomaaliland la wada leeyahay,waayo wax qarsoon ma jiraan.

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4tАй бұрын

    PR SAMANTAR WUU KU GEFEY IN UU SOO HADAL QAADO REER SSC. WAABA NIN RIYOONAYEY OO SOMALILAND HALKAY KU DANBEYSEY AAN WAXBA KA OGEYN.

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4tАй бұрын

    ODAYGU ISAGAA SOMALILAND HAWEYSANAYEY. DADKIISABA KAMA UU FEKEREYN. MUUSAN OGEYN IN SAMAROON IYO CIISE KA BAXAYEEN SOMALILAND ? MUU DADKIISA GEES KA RAACO ?

  • @abdihakimaliisse3607

    @abdihakimaliisse3607

    Ай бұрын

    @@user-ft9zr8dk4t ciise jabuuti ma ahan hh. Oo somaliland me aheed maba ogeen

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9ztАй бұрын

    Jaamacow ninki inyar o xigmad ama garasho ah uu alle siyay wuu ogyhy in aanu caalamku aqoonsandonin laba magaalo e Burco iyo Hargaysa iyo beel kayar lafta reer Cabdille 😂

  • @mustafahassan2555

    @mustafahassan2555

    Ай бұрын

    26 JUNE 1960 MEELSHII XORIYADA QAADATEY, MEEL JORTEY JIRTEY AHAYD!!!!!!.CAQLIGA DAAROOD KA AYAA SIDAAS AH!!!!!!.XUDUUDKAAS SOMALIDA ETHOIPIA RAACIYEY, AYAA YOOCADA YAAL AMA JECLOW AMA NECBOW!!!!!!!.

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520Ай бұрын

    C'est finit pour la somaliland

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4tАй бұрын

    WAR MAANTA NIN HORGAL AH UUNBAA DABA DHILIF U AH SOMALILAND. MA JIRTO CID RABTA IN QOLAKALE GUMEYSATO. QOLA KASTI DHULKEEDA HA DAAFACATO

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582Ай бұрын

    Beesha isaaq runteey gees marayaan dad isogolbaa wax wada samaysta lakin ano qabiilaan qabiilla xakumayaa xoog baan ku. Uquunineeynaa dhulkoodana kala tashan meyno hadey nadiidaana xabad baanu ladheceynaa waa dhaqan yuhuudeed hadeyan dryna dhaqankaas weey ku rogmadeen intooda hartaynaweeku rogman doonaan bwwsha isaq wabillaahitowfiiq🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢

  • @medideabdi7397
    @medideabdi7397Ай бұрын

    Xasidiin

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951Ай бұрын

    REERKA KELOYEE SOMALI AAN XOR AHAYN😂

  • @ConfusedCabin-st5fc
    @ConfusedCabin-st5fcАй бұрын

    Waarxabashi bayahayd muuse kabihiisiiwaxaxidhnaa kaahiye sanjee oo orodkugeeyay allaybaday

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4kАй бұрын

    Odaygii xaqiiqdii ayuu wajahay awel hore riyo ayuu ku noolaa

  • @ahmedbarud8936
    @ahmedbarud8936Ай бұрын

    Sheekadiinu marwalba somaliland khar kama sheegtan dhan buu war kiinu kararanyahay walee dib idiinma dhagasto

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871Ай бұрын

    Isaaq wax la qaybso, waa waraabe hilib la qaybso. 😂😂😂

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pzАй бұрын

    IAM SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND. ??? SHEEKO RAQIISA CID NOOLA IMAAN KARTAA MA JIRTO QABIIL KUU DOON. MUUNOQDO. KKKKK .MA. ISAAQ. BAA. CID. USHEEGI. KARA. WADANIYADA. IYO DAWLADNIMO. IYO. JAMUURIYAD. KKKKKK. SHEEKO . RAQIISA. )( what is the land ) kkkkkkkk. Dadd ka. Xoolaha. Baa. Wixii larabo loo sheegaa. Kkkkkkkk. ADEER. SOMALIDA. KU NOOL. DAL KA. SOMALIA 🇸🇴 WAA. QABLIIO. ??? QABIIL KALE DHUL KIISA. AQOONSI. KU RAAD SAN KARA. MA JIRO. MA. MUUSE BIIXI BAA IIBSAN KARA SAMAROON IYO CIISE. DHUL KOODA MISE. ABIY AXMED BAA ITOOBIYA BAA. IIBSAN KARA SOMALIA 🇸🇴 KKKKKKK. MUUSE BIIXI. XITAA. QABIIL KIISA. UDULSYSAN. MA IIBINKARO )( TAWXIIDKA. ALLE AY CALAN KA KU QOREEN IYO DIINTA. ALLE. MUSLIMIINTA. OO DHAN BAA WADAAGA. CID BEEN NOOGA SHEEGI KARTAA MA JIRTO. KKKKKKKK. WAALIDA HAYSA. REER KAA. ISAAQA. LADHOHO. WAA. KIBIR. CID AY KU. KIBIRi karaan ma jirto. XABADA. HADII. AY. DAL BADAAN. WAXAA. LOOGU JAWAABAYAA. WAA. XABAD. SIDOODII BAY QAYLIN DOONAA

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489Ай бұрын

    Axmed wuu gadhay dantisii lakiin wuxuu Arkey inanu ahayn ninki manta

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192Ай бұрын

    Prof. Hadalkiisa is to late.

  • @40Durkiya
    @40DurkiyaАй бұрын

    Hada miyuu adeerkayo toosay miyaa 😅😅😅

  • @AbdulDelta1

    @AbdulDelta1

    Ай бұрын

    Wuu iska hurdayee, kacdoonka Awdsl ka socda ayuu rabaa inuu nalagu daarto

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725Ай бұрын

    Soomalilan waxay isku badashay isaaqland qabiil walba dhulkisa ha utashado

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4tАй бұрын

    PR SAMANTAR WUXUU ISKU WEDEY IN LA SIIYO MADAXTOOYADA LASIINAYO GARXAJIS😂. KOLKUU OGAADEY IN XISBIGIISU WAX HELEYN, WAAKAA MAANTA RIYADIISII KA KACAY.

  • @faisahassan8983
    @faisahassan8983Ай бұрын

    Dee miniidoodaba nagu badataye may tagan ama may ku qancaan.anagaba layaaban waxa socde halagu kala tagee adna awdal madxwayne ka noqo dheh kolkaa isu kaaya daaya 8oday ee isaq isku daawada.talana.aan idin siiye ogaden kataliye warkooda halakan kama talin kartane

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634Ай бұрын

    Somaliland isaaq baa iska leh wax lawada eeyahay majito ninwalba jeebkiisa hacuno Somaliland ninka lehbaa leh majirto iyo wayjirtaa shaqo maha.

  • @user-rk3to8lo6v
    @user-rk3to8lo6vАй бұрын

    Maxaa iyagu daba dhigay qabiil dowlad ma noqdo

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4tАй бұрын

    PE SAMANTAR MA MAANTUU FAHMAY IN SOMALILAND AY WAX LAWADA LEEYAHAY KA JIRIN ? DADKIISII BAABA ITOBIA LA SIIYEY😂

  • @mustafeabdi6345
    @mustafeabdi6345Ай бұрын

    Jamacaw Awdal Isha ku hay wakhtiyada sosocda

  • @user-vl3dz1mu8d
    @user-vl3dz1mu8dАй бұрын

    Im kingis amharah somali kilin is not ithopiya hi is free from todays ok ager tilhim

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9yАй бұрын

    SOOMAALIWEYN HADAAN NAHAY WAXAANU IDIIN NAQAAN BEESHA ISAAQLAND EE HADAAD IS RAACDAAN IYO HADAAD IS BEEL BEELAYSAAN MARWALBA BEEL AYAAN IDIIN NAQAAN WAANA LAYDIN QABQABAN DHOWAANAHAN MAADAAMA AAD RABTAAN INAAD SOOMAALIYA IYO DERISKEEDA QORI DABLEH DHEXDHIGTAAN DABKAASINA IDINKUU EEGADANBA IDIN GELI ANAGAANA IDINKU SHIDIN DABKA AAD SOOMAALIWEYN LA DOONEYSEEN

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmedАй бұрын

    Kaas hadlayay waxa uu ahaa reer kuu kuyo ah oo kiinyaanti ah hooyayadii ayaa garxajis ahayd dadka oo dhan isaaq ayuu uhaystaa

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489Ай бұрын

    Ala yaciinu

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460Ай бұрын

    Labo doqon ba is heley waar farxiyo macalin ka hadal ee laga eryay parlamen ka kenya somaliland ha ku walane

  • @faraxcabdidheeg8338
    @faraxcabdidheeg8338Ай бұрын

    Maxuu laxanaaaqayna xaraabo baad tahy ader

  • @abdimaalin4317
    @abdimaalin4317Ай бұрын

    War ninkan magiciisa mataqaanaa? Waxaa ladhahaa Awr Reeryadiisii Cunay. Hada samata Hir Shabeele ha iska dhiibo

  • @TripleA0825
    @TripleA0825Ай бұрын

    Waa nin caqli badan marba haddii uu isaga cararay intaan cudhaadh loo qabsan ileen bahashu way karkaraysaaye 🔥 🥵

  • @yussufhussein8123
    @yussufhussein8123Ай бұрын

    Kkkkkk 😂😂😂 hadu sotose

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8rАй бұрын

    JAAMAC GALAN Xaardareershe

  • @user-go7oo1nj6k
    @user-go7oo1nj6kАй бұрын

    Jamac > siwanagsan ayuu unaaqishaa laakin yarkankale aad iyo aad ayuu ubaadhbaadhaa ceebaha ireerhargasa iyo guud ahaanba adigu hoos is eeg cadaalada. Hakatagin

  • @AbdulDelta1
    @AbdulDelta1Ай бұрын

    Axmad Ismaaciil Samatar kolkuu ogaaday inuu kaligiis la socdo reer abtigiis ayuu hurdada ka baraarugay uun

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmedАй бұрын

    Jaamacow abti garxajis cida hor istaagi garta somaliland ma jirto ee abti sidii hore ee aad u hadli jirtay u hadal

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8rАй бұрын

    Xaardareershe jaamac galan

  • @abdidahirisse1998

    @abdidahirisse1998

    Ай бұрын

    Caydu waa ceeb , ka xishood reer komenti kkkkkl

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10Ай бұрын

    Ilma cagdheer prof.Samatar waxba idinkama galine adeerkii farax macalin waataa hoteladiina soo tuureene ka hadla waataa baangadaha iyo faadhashkiibloo soofaystaye xagee ayuu gali ma futo cagdheer

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595Ай бұрын

    Jaamac galadaw naga xishood sxb wariye sare ayaad tahay Mohammed xaaji Ibrahim Cigaal ayaa rasal wasaare noo aha 35 dawladood na way na ictiraafen marka no ducee inta ka yare ku waraysanaya uu doonayo in boorame dunto

  • @user-de3iu8yu3w
    @user-de3iu8yu3wАй бұрын

    Jamac galad ila muna keeni kariin dowlad soomaliyed balse isaaq kii hore mahaan wahwahdodana ma shaqeyneyso awdal iyo salaal hadey midoban dowlada fadaralkana gurmad laga heelo walaahi bil ma qaadaneyso ciidanka qarankana ciid oguma badno bslse isaaq asiga gacmihisa isku leynayo hambada soo hartana waan midobeyna inago calan baluga wadano

  • @HassanDjama-hp4ek
    @HassanDjama-hp4ekАй бұрын

    Asc walaal khaladaad iska jira hadii kale wadaadki labada maalmood beenta ku casheeyey weeyi arinku

  • @Ahmedsomali77
    @Ahmedsomali77Ай бұрын

    Odayasha dhaqanka ee Sharfan ma idin dhibaysa waxay ku sheegu iyo ciyaalo suuqnimo

  • @user-de3iu8yu3w
    @user-de3iu8yu3wАй бұрын

    Soomali waxeey ku mahmahda. Walasha iskuma hubtide seediga ha coleysan xasan sh maxamud duaqankiisa kuma kalsonan karno balse hadii dowlad soomaliyed saxa hadan aragno laan weey baabi iam sure

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223Ай бұрын

    Dadkani waqti hore ayay ka tashadeen beelaha darafyada ee aad ka mid tahay.

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5hАй бұрын

    Kkkkkkk haylessele baa 😂😂😂reer baa iskalzee riyoland 😂😂

  • @LugooyoOmar
    @LugooyoOmarАй бұрын

    Kuwaalo afka dey

  • @Rashiida-136
    @Rashiida-136Ай бұрын

    Reer awdal somaliland bey leeyihiin

  • @LJama6119
    @LJama6119Ай бұрын

    caqli ugaadeen waa dad gumeysi ku koray

  • @abdikarinhajji
    @abdikarinhajjiАй бұрын

    Waxan layabay muuse bixi dadka tagera waxey leyihin itobiya heshinaya itobiya waxey taganthaya bada Ana leh dadkan se ufakaran

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560Ай бұрын

    Iidoor iyagii baa kala dhamaan la,a ,3 habrood baa meesha haysato,inta kalena way u camiraan ,marka awilba qabiilo isu tagay ayaa la ahaaye ,nin walba dhulkiisa iyo qabiilkiisa nabad haku dhex joogo,cuqdad land way tashatay

  • @faraxcabdidheeg8338
    @faraxcabdidheeg8338Ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560Ай бұрын

    Hala yaabin fudaydka waxa keenayo waa,marqaanka ,horaa loo yiri iidoor marduuf qaad ah helay waa majnuun falanee

  • @rashidmuse1349
    @rashidmuse1349Ай бұрын

    Aqoon darradaada ayaad muuqatay.

  • @Iphone20249
    @Iphone20249Ай бұрын

    Adeerisaaq baa iskaleh waqooyi diidayow dilaah samatarna dee sidii kuwiihore uun buu ka guuridoona asagaa fudu siisow baaqaada xaasid kaa soo kale waalayaqana ninshir ka duday siigayaraa maxuutarayay waxuu ku asaasaqay maraykan ritaayar

  • @Arligaygoow

    @Arligaygoow

    Ай бұрын

    Dariiqii aad ku dabar goayseen ayaad qaadeen nusqarnigii ugu danbeeyay waa intiina xun iyo soomaaloo dhan waa cidii laga badiyaa caqligu ha shaqeeyo

  • @Iphone20249

    @Iphone20249

    Ай бұрын

    @@Arligaygoow uraate alkudabargoo adiga iyo salida intaneceb somaliland horaa wax uga qaadi waydeen wata oogtan inaydan fijaan foorara toosinkarin waxaatiin halgooladii 19/88muuse iyo ina kaahin geed sudhay😂😂😂😂

Келесі