PRANK || AYAANIITA WIXII UGU DARNA SAMEESAY IGAMA XISHOON 😂 || PART 4

Ойын-сауық

Пікірлер: 218

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel Жыл бұрын

    Muqaalkaan Hadaanan Daawan Soo 👇🏻Daawo kzread.info/dash/bejne/kWyfwZqRiNaXYNY.html

  • @nolashamaryan442

    @nolashamaryan442

    Жыл бұрын

    Ayaan caloosha ixanuujise w'h hhhhhhhy

  • @nolashamaryan442

    @nolashamaryan442

    Жыл бұрын

    Hhhhhhhy

  • @faisomohamed4825

    @faisomohamed4825

    Жыл бұрын

    Adna channel

  • @user-er5mu2ym5w

    @user-er5mu2ym5w

    11 ай бұрын

    Ar qosol badanaa

  • @DirisleAbdi720
    @DirisleAbdi720 Жыл бұрын

    😞🇸🇴:Nasiib uma aana yeelan in aan Nabi muhamett scw ku arko aduunka korkiisa ilhy wxan ka paryaya in janada Nagu wada kulmiyo 🥺❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maryamaabdikadir7029

    @maryamaabdikadir7029

    Жыл бұрын

    Salallahu caleyhi wasallam

  • @ariijacdi1293

    @ariijacdi1293

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw ❤️‍🩹

  • @aminoamino3027

    @aminoamino3027

    Жыл бұрын

    Amiin yaarabi

  • @munomuumin5133

    @munomuumin5133

    Жыл бұрын

    Salallaahu caleyhi wasalam❤❤❤

  • @bilqayrjanagale6231

    @bilqayrjanagale6231

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Жыл бұрын

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤

  • @xamdifarxaanciise3710
    @xamdifarxaanciise3710 Жыл бұрын

    Adunka dhar la labo iyo fereyo u necbahay ayanita dharkaan balkonka ka tuur😇🤣🤣🤣

  • @queentima6146

    @queentima6146

    Жыл бұрын

    Wlhi hdaa ku dhaho kwrn dharkyka dhib isku qbnaa lalabow saa u necbahy le🤣🤣kuwa xfdana isii dheer 🥺🤣

  • @intasamahajecelofficial8710
    @intasamahajecelofficial8710 Жыл бұрын

    Ayaaniita umadeena maahan wlhi way iga qoslisay dhar laalaaboo qibrad aan u leeyahay kulahaa😂😂😂😂

  • @simansiciid6170

    @simansiciid6170

    Жыл бұрын

    Ayaaniito weyga qoslisey caadi maaha

  • @fartunhassan8441
    @fartunhassan8441 Жыл бұрын

    MashaAllah abayo kusaliya nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @maryamaabdikadir7029

    @maryamaabdikadir7029

    Жыл бұрын

    Salallahu caleyhi wasallam

  • @iftinjiinoow2166

    @iftinjiinoow2166

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰

  • @munomuumin5133

    @munomuumin5133

    Жыл бұрын

    Salallaahu caleyhi wasalam❤❤❤

  • @DirisleAbdi720
    @DirisleAbdi720 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledge shine created prophet Muhammed scw❤️❤️

  • @JackCaddnan

    @JackCaddnan

    Жыл бұрын

    Scw

  • @mariaadow9704

    @mariaadow9704

    Жыл бұрын

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥♥♥♥

  • @maryamaabdikadir7029

    @maryamaabdikadir7029

    Жыл бұрын

    Salallahu caleyhi wasallam

  • @xamdamuusecali9378

    @xamdamuusecali9378

    Жыл бұрын

    Scwscwscw

  • @sacdiyoali2665

    @sacdiyoali2665

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maariacaday1640
    @maariacaday1640 Жыл бұрын

    Inta qosol dartiisa u ilmeesay I soo raaca

  • @nasriinapea6862
    @nasriinapea6862 Жыл бұрын

    Ani borsadaan io dharkaan wuu iga hor imadaY adna xubi😂😂😂🤣

  • @asmaadan5830
    @asmaadan5830 Жыл бұрын

    Allah idin barakeeyo dhaman family adnaa ❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Жыл бұрын

    Dhar inta lab labilaha ano dhaqa idhaam😂😂😂 adno borso

  • @mumtaazfarax7229
    @mumtaazfarax7229 Жыл бұрын

    Ayaaniita umadeena mahan amiiro walasheed🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nimcosabriye7659
    @nimcosabriye7659 Жыл бұрын

    Wlhi aduunka unecbahay dhar laalab dhaqoowga ii roon😅😂😂

  • @boqoradafarxada1848
    @boqoradafarxada1848 Жыл бұрын

    Abayo waakubaryaa susuu kusamee barank codsigaan iitixgali😉😉🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷mesgas ayaan kalasoohadlayaa

  • @hindaali1709
    @hindaali1709 Жыл бұрын

    Sheeko waa laysla igyahay 😂😂😂😂

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Жыл бұрын

    Adigaa adna wlh waa iga qoslisay aqwaan 👍😂😂😂😂😂😂

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂waligey pranks ma fiirsan cant stop laughing

  • @xurmoqowdhan7126
    @xurmoqowdhan7126 Жыл бұрын

    Ayaan umadena maaha Ku teen adi hadhow furo waa dhar aysan laalabinba Amira yada baro dheeratey🤣🤣🤣🤣 Keep going wlshy adna ❤️

  • @qalimusemohed6368
    @qalimusemohed6368 Жыл бұрын

    Laa laabista qibro uleeyahy ku tiri 😂😂 waan fuuray.

  • @Amiira96
    @Amiira96 Жыл бұрын

    Hhhhh alla ayaaniitaa iyo adna markay wax isla duubaayaan waan jeclahay qosol badanaa part5 ani waan ku heystaa parnamishkan yaa ila mida

  • @ikraminahmowleid8993
    @ikraminahmowleid8993 Жыл бұрын

    Ayaaniita qofka ugu qosol badan intan dawaney hhhhh

  • @xawoluulcabdi6498
    @xawoluulcabdi6498 Жыл бұрын

    Xawo ley udegan wlhi masha Allah 😍

  • @hindarashiid3467
    @hindarashiid3467 Жыл бұрын

    Part 5 najmiita soo qabo😂😂

  • @Sabnabeauty7
    @Sabnabeauty7 Жыл бұрын

    Masha allah❤

  • @queenaasiyafmohamedahmed7988
    @queenaasiyafmohamedahmed7988 Жыл бұрын

    Ayaan funny waaye wllhi 😂😂😂😂😂😂

  • @yasminmaai6625
    @yasminmaai6625 Жыл бұрын

    KKKKKKK...Adna Wa IGA Qoslisay Wlhi Mamlmhn Wax kale Boorsadan Naceyba🤣🤣

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Жыл бұрын

    Ayaan tiina horey usoco wll nabad galyo

  • @anisamohamed8056
    @anisamohamed8056 Жыл бұрын

    😂😂😂😂 ayaan mida mahan 😂😂😂

  • @edabsansidahooyaded6901
    @edabsansidahooyaded6901 Жыл бұрын

    Hhhhhh balakoonka amaa katuuraa kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣wlhi ayaaniito waa iga qoslisay laa laa bida qibrat baan u leeyahay kulahaa🤣🤣🤣

  • @cabdiwasac8084
    @cabdiwasac8084 Жыл бұрын

    M..a qosolkaf igadhameyseen wllhi noosobadino najmiita kaamaqan horay usoco

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Жыл бұрын

    Manshaallaah Illaaheey haidin Xafido ❤❤❤❤

  • @maxamedcanshuur9004
    @maxamedcanshuur9004 Жыл бұрын

    Ayaaniita mix no dirisga igu dirday 😂😂😂😂😭

  • @fihiimaaxmed2992
    @fihiimaaxmed2992 Жыл бұрын

    Ayaanita dhiblaaayy waa fuury wllh🤣🤣🤣😁

  • @asmaadan5830
    @asmaadan5830 Жыл бұрын

    Adna abyo qofki ugu horeeya ayn ahy

  • @fardowsahassan1809
    @fardowsahassan1809 Жыл бұрын

    Wlhi dhar la laabow iyo alab dhaqow ogu necbahy wlhi😂😂😂

  • @umsafwan5811
    @umsafwan5811 Жыл бұрын

    Anaka aya prank nagu sameyne dadkan wey isla og yahiin

  • @Qu681
    @Qu681 Жыл бұрын

    Ayaniita walhi cadi ma ahan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂adna wax ka badiyay ayaniita ka arkay borsada kugu arurisay walhi wey iga qoslisay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maryanfoodcade6081
    @maryanfoodcade6081 Жыл бұрын

    Ayaniita waa loo sheegay najmiita usheegtay😂

  • @cabaasbinucabaasadan2435
    @cabaasbinucabaasadan2435 Жыл бұрын

    iska imaw wa isla baa baashaleenaaye 😂😂😂 ma caruur baa 😂 ar adno caadi ma ahan

  • @LatahzanInnallahaMaan
    @LatahzanInnallahaMaan Жыл бұрын

    Hahaha 😂😂😀😀😀😂😂😂😂😂😂😂 ayaan umadena maahan dar hada dadow ayeba tuuri rbtaa

  • @Apdikaremapshir26
    @Apdikaremapshir26 Жыл бұрын

    iska imoow waynu iska bashalynaaye😂😂😂aaar adnoow

  • @queennasracayush5789
    @queennasracayush5789 Жыл бұрын

    Ilah amarkisa see halmar borsada ugu arurisahy ayaba iga gadan 😂😂

  • @ilkacaseahmed7501
    @ilkacaseahmed7501 Жыл бұрын

    Maskin dookh malahan kulaha 😂

  • @rahmasayit6851
    @rahmasayit6851 Жыл бұрын

    Adno prankiyadada wa jclhay🥰

  • @hibaqabdilahi1189
    @hibaqabdilahi1189 Жыл бұрын

    Ayaaan wakana Reer Malaysia ilhy imakiiinbado

  • @fatmasiidow2063
    @fatmasiidow2063 Жыл бұрын

    alla dhindhy sidaan u qoslaayy alla ayaaniitaa

  • @DirisleAbdi720
    @DirisleAbdi720 Жыл бұрын

    Best prank❤️💯

  • @sahraxaaji5442
    @sahraxaaji5442 Жыл бұрын

    Hhh adno gabdhaha kle wa dharar sanahay no so daa🤣ar hool dhecebka wa lela qawaa

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 Жыл бұрын

    Iska imaaaw waa iska baashaakaynaaye adna gacanaan kuu taagay samideeyna caadi maaaha garbisar iyo cabayad laisku xiraayo maxaa waaye kulahaaa gurigaagaaba joogtaaye

  • @ayaaniitaofficial6362

    @ayaaniitaofficial6362

    Жыл бұрын

    ❤❤❤

  • @sucaaddaahirmaxamed3995
    @sucaaddaahirmaxamed3995 Жыл бұрын

    Anaa balakonka katuura kulha😂ala ayaana

  • @xawoluulcabdi6498
    @xawoluulcabdi6498 Жыл бұрын

    Wlhi wey karesay😂😍

  • @saadiamohamed814
    @saadiamohamed814 Жыл бұрын

    Adna I'm de first vewer so reply for me mcny why everyday Hal Prank lee kusamesaye ayaga KZread kaga madawadan myaa igadadscsi

  • @hindasaciidharti463

    @hindasaciidharti463

    Жыл бұрын

    Marhore aya la duubay habeen ba Hal ba laso daaya

  • @samiiraabdi597
    @samiiraabdi597 Жыл бұрын

    Ala ayaan waa itixaan🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @asmaadan5830
    @asmaadan5830 Жыл бұрын

    Waxaa kula soo bilowdey adiguu 300 marki ahyd ilaa waxa kula jiraa 700 abyo wan ku taagyaraa

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Жыл бұрын

    😅😅😅😅😅😅😅keep going 🥰

  • @asiyajama9246
    @asiyajama9246 Жыл бұрын

    waa ay isogayhiin ee nagad

  • @ayaancqadir4321
    @ayaancqadir4321 Жыл бұрын

    Ayaaan lee kaa raysay

  • @maryammaxmed3381
    @maryammaxmed3381 Жыл бұрын

    😂😂😂😂🤣🤣🤣ar ayanitaa

  • @nasriabdidayib6045
    @nasriabdidayib6045 Жыл бұрын

    Adna waxay dharku uskag maa noqoonayaan 🤣🤣🤣

  • @anisasaidmohamed3211
    @anisasaidmohamed3211 Жыл бұрын

    Kabadan lalaa labaa be😄

  • @xawoluulcabdi6498
    @xawoluulcabdi6498 Жыл бұрын

    Kkkkk wey islahadlosa wlhi dan amiro kaley waye😂

  • @hamduush1835
    @hamduush1835 Жыл бұрын

    Daacad uqoslay wllhi ayaanita bini aadan ma ahan😂😂😂😂

  • @nimcoaamincaydiid183
    @nimcoaamincaydiid183 Жыл бұрын

    Ala ayaaniita wlhi umadeena mahan😂😂😂😂😂😂😂

  • @nasromaxamedxasan2980
    @nasromaxamedxasan2980 Жыл бұрын

    Amaa balakoonka kutuuraa kulaahaa.funny wye.

  • @ismailmahamedjogow5525
    @ismailmahamedjogow5525 Жыл бұрын

    Howl kama kaftami kuluhaa ar ayaaniita umadeena maha😂😂😂

  • @Wariyerayaan882
    @Wariyerayaan882 Жыл бұрын

    Ayaan waa wax waalan😂😂😂😂

  • @ayaanniita3299
    @ayaanniita3299 Жыл бұрын

    Ayaanita dhibadnaa😂😂

  • @queenaisha8930
    @queenaisha8930 Жыл бұрын

    Argabdhaha sanadahaan jiro hawl necvaa

  • @hodancisman2164
    @hodancisman2164 Жыл бұрын

    Adna hambalyo 500k tiktok

  • @sucaadsamaara4315
    @sucaadsamaara4315 Жыл бұрын

    Ayaan qof og barankiga u egtahay

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi2515 Жыл бұрын

    Ayaaniita caadi ma ahan wllhi adna waa ka raaysay wllhi

  • @abdullahicadar3124
    @abdullahicadar3124 Жыл бұрын

    Qofta kaliya ee taageero ayaaniita🙏🙏

  • @rihaamhassan7161
    @rihaamhassan7161 Жыл бұрын

    Bisinkoow tan aneeba iga daran tahay😅🤣🤣🤣🤣🤣

  • @bisharojamac3108
    @bisharojamac3108 Жыл бұрын

    Hda ka shakiday ani maa aslan kuu laa labilaha kulahaaa hhhhh

  • @Xanan-4
    @Xanan-4 Жыл бұрын

    Qibrada uleyahay kulahaa😂😂😂

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Жыл бұрын

    😂😂😂ar ayaanaa siwcan bey kuu gasheyy

  • @YUSUFOMAR4059
    @YUSUFOMAR4059 Жыл бұрын

    Aniga xte shaqo waa nicbahy 😂😢

  • @sacdayousuf6045
    @sacdayousuf6045 Жыл бұрын

    Alla imaanow maxey shaqo ku sugeyso

  • @roodoarab6684
    @roodoarab6684 Жыл бұрын

    Gabdhahan mid walpa waxay isla soo jaraysaa hawl waan necbahay

  • @shayma-yarofficial3571
    @shayma-yarofficial3571 Жыл бұрын

    First comment adno wll biin iigu qabo 1k subscribe wax yar iigadhimane

  • @iqroxirsi
    @iqroxirsi Жыл бұрын

    Saxaaf prank ku sameey

  • @saabiriinmahad974
    @saabiriinmahad974 Жыл бұрын

    All aynit aniga caml waye walhi wa iga qoslisye 🤣🤣

  • @xawaqueenhanad6301
    @xawaqueenhanad6301 Жыл бұрын

    Kn mid lesla ogyahy ba umlena😇

  • @asmaadan5830
    @asmaadan5830 Жыл бұрын

    Wow

  • @samarasamara1070
    @samarasamara1070 Жыл бұрын

    Ayan amira far dheraty hhhhh

  • @hanafaysal8924
    @hanafaysal8924 Жыл бұрын

    Saan u sugayaay

  • @lajecleeychannel590
    @lajecleeychannel590 Жыл бұрын

    Adnooy gabdhaha maleshiya shaqo necbaa bisinka waligey ma arkin tan okale

  • @fatimaayaan8432
    @fatimaayaan8432 Жыл бұрын

    Kkkkkkkk ayaniito umadeena maha

  • @nasteexonalka5337
    @nasteexonalka5337 Жыл бұрын

    Hhhhh turaa aaa ayaan cadimaaha hhhhhhhhh

  • @ifrahozil1375
    @ifrahozil1375 Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 adana dibleye

  • @zhugrizhacni1652
    @zhugrizhacni1652 Жыл бұрын

    Walahi dacad u qoslay

  • @samiyoahmed6752
    @samiyoahmed6752 Жыл бұрын

    Boorsada lee ku celisay aniga qof iga daran watanaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😅😅😆😆😆😁😆😅😅😅😅😂😂🤪🤪🤪

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Жыл бұрын

    Aynita wpa nso dyosaye xaa prnk ah marka wlalylow flim mno so subisn tlent apa ledihine😂

  • @farxiyocajab4041
    @farxiyocajab4041 Жыл бұрын

    Haha wlhi ayaanita cadi Maha

  • @iqraaden8514
    @iqraaden8514 Жыл бұрын

    Kkķkkkkk ayaan umadena ma ahakkk

  • @adantanba205
    @adantanba205 Жыл бұрын

    Walahi adigeyba pruki kugu sameysey

  • @user-el2ns3xh3h
    @user-el2ns3xh3h13 күн бұрын

    Wlhi tan ani cml waye qof hdii hol iqabo ishahdo jaa wa baxoya wax qabto xita maqani wa iskadaba naqan😂😂😂😂😂

  • @ayan_tawan6605
    @ayan_tawan6605 Жыл бұрын

    Adano abayo plz susu gososamey,

  • @shakirshakto4116
    @shakirshakto4116 Жыл бұрын

    Ya ya ya

  • @xawoluulcabdi6498
    @xawoluulcabdi6498 Жыл бұрын

    Kuwan kaley qeli iyo dagal😂

Келесі