HOOYO AAN KAGA NAXSADAY AABE GABAR YAR UU GUURSAN RABAA & FAL CELINTEEDA

Ғылым және технология

Пікірлер: 606

  • @zuhuurabdirashidhussein5377
    @zuhuurabdirashidhussein53772 жыл бұрын

    Masha Allah mama xaajiga ilaasho naag warkeeda ma maqli karno 😅😅 love you mama😍🥰

  • @rahmaosman7374
    @rahmaosman73742 жыл бұрын

    Mamoyinka inay maseraan maba u malen jirin🤣 keep going maamaa

  • @Muslimah536

    @Muslimah536

    2 жыл бұрын

    inaga jano noqnayno ana mamo maseeerty arkay bari dhawayd san u yaab lee😂😂🙈

  • @nimco1719

    @nimco1719

    2 жыл бұрын

    Jeceylka ma duqoobo mar walbo ninkaaga wa u maseree lee🥰💯😁

  • @farhiyaabdiwali7653

    @farhiyaabdiwali7653

    2 жыл бұрын

    Mama masereyso ii kow wlhi uma malenjirin mamoyinka in ey maseraan ileen maserka da kuma xirno

  • @rahmaosman7374

    @rahmaosman7374

    2 жыл бұрын

    @@Muslimah536 😂😂😂 wax kasta wa la arkaa intaa noshahay cadey

  • @rahmaosman7374

    @rahmaosman7374

    2 жыл бұрын

    @@nimco1719 exactly!!

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi2762 жыл бұрын

    Ilahay cimriga iyo caafimaad kaba hkuu barakeeyo mom ❣

  • @faizamohammed3997
    @faizamohammed39972 жыл бұрын

    Mashaa Allah mamii Allah ku siyaasho cafimaadka wa shey qali ah Allah ku caafiyo cafimaad tamaam alllah ku siiyo mamiii ❤❤❤❤wlhi mamii funny 😄 😆 🤣 😀 😂 😁 kulahaa maleziya jogaa wa laiku abuuri karaaa aduuu ilmo.rabo 🤣🤣🤣🤣

  • @leilaomar8966
    @leilaomar89662 жыл бұрын

    Mama Calawiya iska diid farxleey illahey caafimaad ka Allaha kusiyaadiyo ❤❤❤🌸

  • @shucybhassn5331
    @shucybhassn53312 жыл бұрын

    Yarey adna hooyo kalexo halsac anqoslaye walahi hooyo waa fani mashlah hooyo macn waa nku jeclahay mam farxadigulolawo hooyo macn iyo walashey macn adna qali waa idin jeclahay😍😍😍😍😍😍❤❤👭

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar40102 жыл бұрын

    Masha allaa adna xabiibti hooyo mcn qafiif oga dhig aqwaan ❤🥰🥰🥰🌹🌹🌹❤️❤️❤️👍👍

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji68212 жыл бұрын

    Masha allha tabarikllha hooyo macan iska dhici adan ❤❤❤❤

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan2 жыл бұрын

    Masha'allah beautiful family 👪 maama calwiyo funny wye wlhi🤣🤣🤣allaha inoo xafido

  • @sacdiyoabdi6269
    @sacdiyoabdi62692 жыл бұрын

    Hawadey as kabaqa ey dhahday masha allh 🤣momada funny wye 🤣allh ku cafiyo mamo🥰❤️

  • @najmoomar2573
    @najmoomar25732 жыл бұрын

    Masha allah hooyo mcn caafimadkaga allaha kusiyaadiyo🤲❤🌹

  • @yasminkulmiyechanali6864
    @yasminkulmiyechanali68642 жыл бұрын

    Mama calweyo salan iga garsiya mashaalah cafimad iyo cimridhir 😍🥰

  • @suleimansra6856
    @suleimansra68562 жыл бұрын

    MANSHA ALLAH GABADH IYO MOM TEDA OO QURUX BADAN

  • @hawaa4258
    @hawaa42582 жыл бұрын

    MashAllah hooyada waa gabar yar oo qurux badan

  • @najla436
    @najla4362 жыл бұрын

    Mashaallah mama ❤ caadi ma ahan qosal igudisshey waxu uharuu qabaa igdheh allah kucafiyo mamo 😘⚘😅👋❤

  • @saabiriinshiiqow486
    @saabiriinshiiqow4862 жыл бұрын

    Masha Allah maamada fanny waaye angba waa dhalaa malesia jogaa waa isku beeraa kkkk keep going talanti leydahay hore uso maamo

  • @nazzdawahchannel2306
    @nazzdawahchannel23062 жыл бұрын

    Mashallah Hooyo Mcn 💖 you are an awesome Mum 🤗

  • @wllmanow8346

    @wllmanow8346

    Жыл бұрын

    Marshall ah Hooyo .mcn

  • @qaliali3982
    @qaliali39822 жыл бұрын

    Manshallah hoyo mcn allaha haikahafidho adno iyo saxaf runtiii wan ni jacelhye wan ni tagera

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3vАй бұрын

    Hooyo Caafimaad Allah seyo Hooyo calwiyo good father 🥑

  • @riyadwidson127
    @riyadwidson1272 жыл бұрын

    Adna wall amir sayid iyo abukar mamada prank ha Ku soo sameeso😁🤣🤣🤣

  • @maryanmaxamed3376
    @maryanmaxamed33762 жыл бұрын

    Mashallh mama ❤ allh ku dhoowro adna dhib malahan saxaf ayaa la siinaa gabar yar 🤩😂😂

  • @cabdicasiiscali7101
    @cabdicasiiscali71012 жыл бұрын

    Mash Allah Allah Ku caafiyo aado🤲🤲

  • @kariimamohamed5117
    @kariimamohamed51172 жыл бұрын

    Maasha allah maama.calwiya allaha noo dhooro wlhi funny waye maama calwiya faafimaad taam ah allaha siiyo 🥰🥰🥰🤲🤲

  • @sumayo1331
    @sumayo13312 жыл бұрын

    Wlhi maamada anigo jawigu igaxunyhy bay farxad igubadashay qosolkeeda dartiise hooyo Allah xafido cafimad waarana kuurajenaya❤😘

  • @maahirkee3656

    @maahirkee3656

    2 жыл бұрын

    Wll maxa jawiga kugu xumeyay

  • @FuraxoDhaqane

    @FuraxoDhaqane

    2 ай бұрын

    😂😂😂

  • @rumaanahmed8313
    @rumaanahmed83132 жыл бұрын

    Hhhhhhhh M.a Hooyo calwiyo funny waaye wlhi😂

  • @hooyomcn8690
    @hooyomcn86902 жыл бұрын

    Mom Masha Allah i laalso xajika ♥️🥰

  • @siidka05
    @siidka05Ай бұрын

    Maama ilaahey haku caafiyo caafimaad illaahey xagiisa ayuu yaalaa illaahey aan kaaga barineynaa inshaa allaah ❤❤❤

  • @maryanahmed808
    @maryanahmed8082 жыл бұрын

    M.a mom cimri dheer cibaado suuban iyo caafimaad San allh kusiiyo maama

  • @indhauron7326
    @indhauron73262 жыл бұрын

    😂😂😂 qosol iguma harin mama Allah haku xifdiyo

  • @saxarlasugule9745
    @saxarlasugule97452 жыл бұрын

    Mansha Allah maamo calwiya caafimaad taam ah Alle haku siiyo 🥰 waxaan kaasoo salaamayaa Burco ❤️❤️

  • @fadumoaden9941

    @fadumoaden9941

    2 жыл бұрын

    Hhhhhhh walaahi mamadan wa iga qoslisay

  • @fadumoaden9941

    @fadumoaden9941

    2 жыл бұрын

    I love 💘here masha allaha runtey kahayashay

  • @layaanhassanhassan7951

    @layaanhassanhassan7951

    2 жыл бұрын

    M.a abayo muqdishaan kaa soo salama anigana ❤

  • @saxarlasugule9745

    @saxarlasugule9745

    2 жыл бұрын

    @@fadumoaden9941 Mansha Allah waa maamo akhyaar ah ❤️❤️

  • @maahirkee3656

    @maahirkee3656

    2 жыл бұрын

    Magacaga maa saxarla ah

  • @deganfarah6078
    @deganfarah60782 жыл бұрын

    Asc adno abyo qali allh ku xafido hooyadh mcn xabibt noloshad iyo carurt ah ku barkayo adig iyo xajakak aboyo ,,,walash

  • @munaabdiladhif4844
    @munaabdiladhif48442 жыл бұрын

    Masha allah allah haku xafido 🤲maama adna xbbti 😍

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan2 жыл бұрын

    Manshallaha Alhamdulilah illahay noo soo cafiyey…..allaha u siyaadiyo!!! Fariid manshallaha xayi mamo calwiyo ayaa badineyso waa runteed 15 jir Quruxley ah waaye😂😂👌👍👍♥️🌹💕…..Qatar xayi Manshallaha allaha isu kiin xifdiyo

  • @abdallaadbikhadir1294
    @abdallaadbikhadir12942 жыл бұрын

    Masha Allah maamo waad ku wata

  • @user-ro1en7xn7z
    @user-ro1en7xn7z2 жыл бұрын

    Qoflala guursada ma u eka qurux ixtiraaam awlaaad maaashaaa alaaah alaha idin xafido 😍😍😍

  • @munaxirsi1641
    @munaxirsi16412 жыл бұрын

    Alla hooyo mcney quruxey love u wlhi kulaha ilamaha malaysiya ayan jogaa ha laygu beero🤣🤣🤣🤣

  • @shukriabdikariin6362
    @shukriabdikariin63622 жыл бұрын

    M.a momm funny wlhi Allow cimri Dheer iyo cibaado suuban Alle ha siiyo Aamin yaarab 🤲🤲🤲

  • @qalanjoluulamaxamedxaji6856
    @qalanjoluulamaxamedxaji68562 жыл бұрын

    Masha Allah hooyo mcn guuuul ❤❤❤❣💕

  • @samiralastwaascwanidinsala1932
    @samiralastwaascwanidinsala19322 жыл бұрын

    Masha Allaah illahy aidin xafido

  • @Saylacc
    @Saylacc2 жыл бұрын

    Maa shaa Allah Hooyo macaan

  • @user-qz5ov6hs4d
    @user-qz5ov6hs4d2 жыл бұрын

    Masha allah 💚💚💚

  • @rukiyarukiya5889
    @rukiyarukiya58892 жыл бұрын

    Mashallah tabarakalah hooyo ilahey cafimadka ha usiyadiyo

  • @bushracabdulecilmi2364
    @bushracabdulecilmi23642 жыл бұрын

    Ilaahay ha ku siyaadiyo caafimaadkaga

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3vАй бұрын

    Maasha Allah abaayo inaba caadi maaha najiib xaaskii aay gaabo Abe Aroos

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3vАй бұрын

    Mashallah good thanks family 👪 I have sorry 🙏 hooyo calwiyo

  • @jowharaabdirahman6983
    @jowharaabdirahman69832 жыл бұрын

    Manshaallah hooyo macaan guuleeso waligaa inshallah

  • @maryamsheekhaadan5360
    @maryamsheekhaadan53602 жыл бұрын

    Masha aallaah hooyo mcn shactiro badan waye 🤣🤣🤣🤣

  • @iqraaden8514
    @iqraaden85142 жыл бұрын

    Maansh Allah hoyo mcn funny waye wlhi kkkkkkkkkkk wala igu abuuraa kulahaa kkkkkkkk

  • @ruuxixuseen6566
    @ruuxixuseen65662 жыл бұрын

    Masha allah ❤

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood51922 жыл бұрын

    Mashaa Allah hooyo mcn❤😍

  • @ikranabdille7203
    @ikranabdille72032 жыл бұрын

    Ala adan maserka hooyo beey ka kentey hooyo ka aarso adan hooyo mcan Allah ku xafido qali 🥰🥰🥰😍😍😍

  • @Ashuuni8209
    @Ashuuni82092 жыл бұрын

    Mama calwiyo Qatar waye wallahi Mogo yaah 😂😂😂sadaxdey soracsinaa Mey dhahdi😂 manshallah

  • @aweysmaxamedamiin6462
    @aweysmaxamedamiin64622 жыл бұрын

    Sallallaaahu Caleyhi Wasallam

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka76972 жыл бұрын

    Masha Allah tabarak masha Allah tabarak masha Allah hooyo macan 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @canabhassan2354
    @canabhassan23542 жыл бұрын

    Mama. Calwiye. Iskadiid. Naag labaad qumaya waaye qeybta diidan ayaankujiraa minyara buda waaye. Albaabkeena Allamakeen Amiin yarabi 🤲🤲

  • @kafiaabdinurahmed6843

    @kafiaabdinurahmed6843

    2 жыл бұрын

    Amiin🤣

  • @hafsaabdulahi1164

    @hafsaabdulahi1164

    2 жыл бұрын

    Bisinka sasdhanmaxa ugunecee walashay waye minyao

  • @hhf4781

    @hhf4781

    2 жыл бұрын

    wa nacbahay😮😮😮

  • @kowsarliban9285
    @kowsarliban92852 жыл бұрын

    Allah hakufududeyo hooy macn quick shifa inshallah🤲🤲🤲🤲

  • @amaalhasan2735
    @amaalhasan27352 жыл бұрын

    Mansha Allah amiira ayeey si wacan ugu eegtahay mamadu

  • @QdraMuse-on5bi
    @QdraMuse-on5bi Жыл бұрын

    Salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asmasaleban2050
    @asmasaleban20502 жыл бұрын

    Wlhy waa fani mamo MaanshaAllah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @SOOFI.3
    @SOOFI.32 жыл бұрын

    Adnooy indhahaga tanfiir ba uekaty musalsalka qabuul kujirtay🤣🤣🤣🤣❤💕❣mashalh qurux hooyo io dhaman familka❤❣

  • @xamdixaragoofficial6103
    @xamdixaragoofficial61032 жыл бұрын

    Wa jacelhay mam calwiyo Muqdisho hade imato waso Boqona inshaallah

  • @najuumstarchanel6051
    @najuumstarchanel60512 жыл бұрын

    Masha alaah abaayo. Adno cadey waxaa ka codsaa abaayo igu cawi sabiskaraab. Aad ayan ku jeclahay wlhi Ilaah haku xafido

  • @queennimcoqueen6286
    @queennimcoqueen62862 жыл бұрын

    Wllhi funy weyo allh hakuu daayo🥰

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing30662 жыл бұрын

    Maasha allaha ❤❤❤👍

  • @umumucaad6196
    @umumucaad61962 жыл бұрын

    Mashallah

  • @ailail3210
    @ailail32102 жыл бұрын

    Masha allah Waye hooyada

  • @aaminabashir6116
    @aaminabashir61162 жыл бұрын

    Masha Allah 💛 💛 💛

  • @saadiaibrahim9484
    @saadiaibrahim94842 жыл бұрын

    Allaha ku caafiyo hoyo macanto

  • @mssmaria5485
    @mssmaria54852 жыл бұрын

    warya iga lexo warya😂😂mnshallh hooyo alle cimriga iyo cafimdka hakuu siyadiyo inshallh ku wii illhy hortisa ku kulma alle ha inga yelo

  • @user-tc5uy3nr7s
    @user-tc5uy3nr7s2 жыл бұрын

    Man sha 💖 alah xabiti hooyo macaan ilah haku xafiitdo amiin amiin amiin yaa alah Adaan hooyo dhaf

  • @farhiyaahmad4469
    @farhiyaahmad44692 жыл бұрын

    Masha Allah ilahey hakucafiyo hoyo calwiyo

  • @falastinfalastin6916
    @falastinfalastin69162 жыл бұрын

    Mamada wa funy san u qoslayey ilinaa iga imadey😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ady426
    @ady4262 жыл бұрын

    Mami calwiya funy wye qosol igu sushi wlhi mashallah 🤣🤣

  • @aminaali75
    @aminaali752 жыл бұрын

    Maleesiyaa jogaa lagu dhahay adna jawaab macaan ma lagu siinoo😂😂😂 masha Allah hooyo Allah hadaayo

  • @khadiijoosmaan1999
    @khadiijoosmaan19992 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkk wlhi maama calwiyo allow nodaa noona caafi waa funny ilmo lee marabo maleesiya jogaa waleygu beraa tiri wlhi mama calwiyo wankula maseray baaba joog hhhhhh wlhi sidan uqoslaaye ilin igatomid

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre48952 жыл бұрын

    Allah ha ku caafiyo inasha allaah mama

  • @jamaadwarsame6860
    @jamaadwarsame68602 жыл бұрын

    Maasha allah cimri dheer iyo cibaado suuban

  • @xurmoqowdhan7126
    @xurmoqowdhan71262 жыл бұрын

    M.a hooyo mcn waxaa tahay hooyo Karti badan Alle cimri dheer iyo cafimad haku siiyo 🤲❤️

  • @maryanbarre6176
    @maryanbarre61762 жыл бұрын

    Maamo calwiya ilaaheey ha ku xafido cadawga Alle haka qabto cumri dheer alaha ku siiyo caafimaad taam ah ilaaheey ha ku siiyo yaarabi aamiin

  • @munamaxmed4773
    @munamaxmed47732 жыл бұрын

    Masha allh tabrklah mamo qurux alle haa idinxafido qli

  • @kikialemu7
    @kikialemu72 жыл бұрын

    *👉WAXAA INOO BILAAMBI DOONO SOONKII AYAAMU BAYTKA* *💚 ASALAAMU CALAYKUM IKHWAATII 💚* 👉 INSHA ALLAH KHYRKA ☝️ ALLAH DRTIS IXASUUSI AAN KU XASUSIISAY* *👉 KU BEEGAN* *ISNIINTA 🌹13 /6 /22* *TALAADO🌹14 /6 /22* *ARBACO. 🌹15 /6/ 22* *👉IKHWAATII AAN KA FAA IIDAYSANO MAALMAHAN QIIMAHA BADAN* *WA BILAAHI TOOWFIIQ*

  • @nasteexacumarnasteexacumar5799

    @nasteexacumarnasteexacumar5799

    2 жыл бұрын

    Maalmuhu maxay Yihiin wllo

  • @maryamoruun3674
    @maryamoruun36742 жыл бұрын

    M.a hoyo calwiya wa funny wllhi m.a ayada afar dhigmata

  • @caayuushaxmad9228
    @caayuushaxmad92282 жыл бұрын

    Amiin amiin amiin yarabi allah yasalimik ilahey haku xafido 😂😂 wan idin watay masha allah

  • @ruunishbeauty3220

    @ruunishbeauty3220

    2 жыл бұрын

    Kom walal subscribe isaar

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed21462 жыл бұрын

    Maasha Alah waan fuuray si kal Iyo laab maamada qatar waayay very funny jees jees keedaaba ka helay ileyn maseer waa maseer yaraan ma leh maamooyinkiibaa ayaa diiday naag kale anigana maxaa noo diiday inaan diidno mayeey anigana waa ley furaa

  • @sacdiyasharif7875
    @sacdiyasharif78752 жыл бұрын

    Maamada masha allaah waaye aadeey u qurux badantahay

  • @raqeyleofficial1146
    @raqeyleofficial11462 жыл бұрын

    masha alaah hoyo ilaah hakucafiyo amin

  • @sabiriinabdirahman1950
    @sabiriinabdirahman19502 жыл бұрын

    Manshaallh 💖 mamo quruxley

  • @feliswehliye7720
    @feliswehliye77202 жыл бұрын

    masha'alaah Allah caafimaad hasiiyo mum maclan

  • @sharmaakeqoslaayepoy5885
    @sharmaakeqoslaayepoy58852 жыл бұрын

    Wlhi mamada waa fani walhi way iga qoslisay 🤣🤣🤣 alleh hano kaadaayo mamo aleh cimriga haku dhereeyo 🤗🤲

  • @nasroaxmad9439
    @nasroaxmad94392 жыл бұрын

    hhhhhh hooyo xiligaan ey maseeree anaga inteee joognaaa whi waan fuuray maleysi aan joogaa waala igu abuuraa kulahaa alle ha ku deysto hooyo mcn

  • @aayishaabdow3856
    @aayishaabdow38562 жыл бұрын

    Masha alah tabrkalhi adan

  • @CiizaawiCade
    @CiizaawiCade7 ай бұрын

    Hooyo mcn allah haku xafido hooyo mcn I mise you ❤

  • @deequnibbelove5541
    @deequnibbelove55412 жыл бұрын

    Hooyo mcn Salan gobed hooyo allaha kuxafido adun iyo aqiro

  • @amirabishar2782
    @amirabishar27822 жыл бұрын

    MashAllah hooyo macan I love you more hooyo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂💖💖💖❤️❤️💋💋

  • @khaliliban2265
    @khaliliban22652 жыл бұрын

    Mashallah Hooyo mcn🥰😘

  • @ilhaanmohamed4928
    @ilhaanmohamed49282 жыл бұрын

    Msh.ALlh Mamo ALLAa Ku Xfdiyo AduN iyo Aaqiro

  • @haweeyomaxamed4507
    @haweeyomaxamed45072 жыл бұрын

    masha allah hooyo shactaro miran

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac94462 жыл бұрын

    Adna maashalaah hooyada wa funy aad ba u qoslay siiba maahmaahda reer xamarweyne cadcadka waa fuunykkkkk ilaah ha Idin xafido amiin kuligeyn

  • @nastehamohamed133
    @nastehamohamed1332 жыл бұрын

    Mashallah hooyo calwiyo caadi mashno

  • @yasirasaleban6152
    @yasirasaleban61522 жыл бұрын

    Mansha Allah qurux

Келесі