NASIIB ALI | CAADI MAAHA | New Somali Music Video 2020 (Official Video)

Музыка

FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
m.kzread.info?su...
FOLLOW US ON
TIK TOK: TUSMOFILMS
INSTAGRAME: TUSMOFILMS
SNAPCHAT: TUSMOFILMS
FACEBOOK:TUSMOIFLMS
WHATSAPP:2262460459
COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2018
MIDHAHA & LAXANKA :OMAR DABJACAYL
MUSIC : MAFTUUX CADCEED
CAMERA: ABDULLAHI KING
EDITOR:CABDIQANITUSMO
PRODUCER: ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE
MANAGER: M.ABSHIR

Пікірлер: 1 900

  • @cumardabjacayl6532
    @cumardabjacayl65324 жыл бұрын

    Shaqo badan ayaad qabateen team tusmo films cadceed Iyo nasiib ali sidokale way ka baxsadeen shaqadii heesta waydinkaa hadaba team caadi maaha

  • @Tusmofilms

    @Tusmofilms

    4 жыл бұрын

    Thanks Abwaaan koley inagu Waxaan kuu qirnay inaad tahay abwaanka sanadka Waxaad mudntahy bilado aan xiisaab lahyn horey u soco🙌 maskaxda allaha kuu barakeeyo Waxaan caadi ahayn bulshaduna la dhacday all heesahaga 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 heesaha hirgalay ee cumar dabjcayl Waxaa ka mida 2019 1:Alla quruxsanaa zaki yare ✅ 2:jaleeco Ismaciil danan ✅ 3: dhalaal badan Tahliil yare✅ 4:caadi maaha Nasiib Ali ✅ Iyo heeso badan oo idinku soo socdo Well done 💯 Halagu yaaco youtube chanelka abwaanka kzread.info/dash/bejne/i2V3xbGgY8iwaNI.html

  • @hindifilms7674

    @hindifilms7674

    4 жыл бұрын

    Abwaan caadi maaha naagtaas adaaa waalay lahayso

  • @fariixakulmiye9820

    @fariixakulmiye9820

    4 жыл бұрын

    Abwaankaba caadi ahayn waa shidanyahay💕💕💕💕👌👌👌👌

  • @mahamedquresh9788

    @mahamedquresh9788

    4 жыл бұрын

    Abwan nasib Ali garabsi wa wi hada solacayo adigane cadi matihid hhhh

  • @kingboy7776

    @kingboy7776

    4 жыл бұрын

    @@hindifilms7674 2019

  • @mohamedshiine3835
    @mohamedshiine38354 жыл бұрын

    Inta Heesaha Neceb Oo Qur'aan ka Jecel Like Isaara Plzz❤❤👍

  • @izzabella1103

    @izzabella1103

    4 жыл бұрын

    Hadaa heesta necebtahy Maxa inta ku keenay edeb daranaaaaaa 😡😡😡😡

  • @muusemohamoud1548

    @muusemohamoud1548

    4 жыл бұрын

    Hhh Nio kalaY hada mxd ka dhagaYsan hadad jecleen hesaha Quraanka ma jeclid like xiiso kuu haYaa maraato

  • @jamilaaden1208

    @jamilaaden1208

    4 жыл бұрын

    @@izzabella1103 intan dhihi rabay dhahday hh

  • @Susu77125

    @Susu77125

    4 жыл бұрын

    Hdaa heesaha necebtahy wll inta mxa ku keeny🙄😎

  • @mohammedmaalim8096

    @mohammedmaalim8096

    4 жыл бұрын

    Hhhhh kab tan ka💨💨

  • @abdiadan5961
    @abdiadan59614 жыл бұрын

    Inta quraanka jecl allow dhibka aduunka ka haaay like saara asxaabey❤

  • @aduntialleboqoradaasomaliy3487

    @aduntialleboqoradaasomaliy3487

    4 жыл бұрын

    Abdi Adan wllo Meagan Quran Max oo keni monkaarka kasocodo ilahay an kacab saano ee quraankaa yeeynaan KU ciyaariin 🙏

  • @queensuuban7477

    @queensuuban7477

    4 жыл бұрын

    Wll melaha heesaha quranka kada like haradine🙄😏

  • @kaminiikaminiimaatuur1127

    @kaminiikaminiimaatuur1127

    4 жыл бұрын

    Aamiin wll

  • @yuusufsaciid5625

    @yuusufsaciid5625

    4 жыл бұрын

    Qowl alle ma like xun ku radinee Quranka agtada ha ka weynada in badan zxp Qalad ha ii fahmin zxp mhdsanid🙏🙏

  • @xaliye767

    @xaliye767

    4 жыл бұрын

    N

  • @michaelshemendi110
    @michaelshemendi1104 жыл бұрын

    I've heard this song on tik tok, I couldn't find the song in KZread then I got friends she is from Somalia she is beautiful she just send me now I'm from eritrea we love u Somalia people ❤❤❤

  • @munaahmed9897

    @munaahmed9897

    4 жыл бұрын

    🖒🖒🖒🖒

  • @SofiamxdMxd

    @SofiamxdMxd

    4 жыл бұрын

    Same dear♥️♥️♥️🙏🏻

  • @somalipirates

    @somalipirates

    4 жыл бұрын

    enjoy it bro

  • @hamseabdirahman2111

    @hamseabdirahman2111

    4 жыл бұрын

    Var

  • @abdirashiidmohamedibrahim7859

    @abdirashiidmohamedibrahim7859

    4 жыл бұрын

    Thanks my bro enjoy it, Somali music is amazing, We love ❤️❤️❤️💚 Eriterian people.

  • @xawoluul3894
    @xawoluul38944 жыл бұрын

    Inta quranka jecel ❤

  • @munaahmed9897

    @munaahmed9897

    4 жыл бұрын

    💖💖💖💖💖

  • @khalidjamasaid2054

    @khalidjamasaid2054

    4 жыл бұрын

    Stupid baa tahay

  • @rashidsheegow9532

    @rashidsheegow9532

    4 жыл бұрын

    Waan jaclahay inta qur aan maa yaalo danbi hagalin okey

  • @mohamedabdi8167

    @mohamedabdi8167

    4 жыл бұрын

    Xawo Luul haki we ni mbwa sana

  • @mohamedabdi8167

    @mohamedabdi8167

    4 жыл бұрын

    Xawo Luul haki we ni mbwa sana

  • @Azores_aljassmi
    @Azores_aljassmi4 жыл бұрын

    Greetings from syria love u somali people

  • @mushtaqomar1680

    @mushtaqomar1680

    4 жыл бұрын

    اهلين❤🇸🇴

  • @stacypretty6987

    @stacypretty6987

    4 жыл бұрын

    We love you too 💜💜

  • @salaahfiqi

    @salaahfiqi

    4 жыл бұрын

    Love from somalia 🇸🇴 to Syria 🇸🇾

  • @rashlitahussein4570

    @rashlitahussein4570

    3 жыл бұрын

    Greetings

  • @ishwaaqudugsan5520

    @ishwaaqudugsan5520

    3 жыл бұрын

    Replies

  • @abdulkadirhajji9646
    @abdulkadirhajji96464 жыл бұрын

    3milion aya daawatay igana horeysay please inta iga dambeyso like i sara si an u ogaado inta iga dambeysy

  • @Inaxaaji65

    @Inaxaaji65

    3 ай бұрын

    waa kuu saaray lkn Horta wllyaal iga daba geeya liketa ma waxbaa lagu helaa waa tan qof walba goobayee😂

  • @simontekle9454
    @simontekle94544 жыл бұрын

    I love this song brother from Eritrea🇪🇷🇪🇷❤❤ We love you all Somali peoples🇸🇴🇸🇴!!

  • @queenqatra6494

    @queenqatra6494

    4 жыл бұрын

    Simon tekle we love you too 🥰❤️🇸🇴

  • @princesssiman198

    @princesssiman198

    Жыл бұрын

    Also Somali community love's you

  • @antospubg7116

    @antospubg7116

    Жыл бұрын

    ❤my second county 🇪🇷🥰

  • @alapabashi7081

    @alapabashi7081

    Жыл бұрын

    Lovely 😍 from Somalia 🇸🇴 😍 👌 ❤ 💖

  • @habiibamohamed2720

    @habiibamohamed2720

    Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @flokikemshamu6850
    @flokikemshamu68504 жыл бұрын

    Ma Favorit music i love Somalia from 🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @libanahmed4684

    @libanahmed4684

    3 жыл бұрын

    I am andesen

  • @dicaprion5479

    @dicaprion5479

    3 жыл бұрын

    I love this song

  • @alimuktarahmed116

    @alimuktarahmed116

    3 жыл бұрын

    M.a m.a m.a m.a m.a

  • @alimuktarahmed116

    @alimuktarahmed116

    3 жыл бұрын

    I am happy song ma sha allah

  • @kamaalmohamed8077

    @kamaalmohamed8077

    3 жыл бұрын

    @@ayubyoboahmed6626 ok

  • @sheikhabdiqanisheikh7439
    @sheikhabdiqanisheikh74395 ай бұрын

    Team listening 2024🎉🎉

  • @aligatielyrics4561
    @aligatielyrics45614 жыл бұрын

    *Inta* *Qur'aanka* *Jecel* *❤*

  • @ashomahamud2091

    @ashomahamud2091

    4 жыл бұрын

    Subxana Allah ilah kacabso mell hees lagadageysanayo Quran Ilahi hakusoqathin uff

  • @sayidqurbo4465

    @sayidqurbo4465

    4 жыл бұрын

    Hooyada caqli xumada ka wase meel dambi yaalo mxd quranka u dhex keenasa like raadis ku yuu meel xun kula galin

  • @mahamuudphilip1815

    @mahamuudphilip1815

    4 жыл бұрын

    JaaHiL jaahil dhala thY wxaadan Wx ka faaideeyn hakU danbaabin

  • @apdiifataahapdii4150

    @apdiifataahapdii4150

    4 жыл бұрын

    Danbiga ada lagu haystaa

  • @hafsomohamed8057

    @hafsomohamed8057

    4 жыл бұрын

    Yeah lkn no like for u 🤪🤪🤪 Bcoz

  • @makhulu2013
    @makhulu20134 жыл бұрын

    I am From Eritrea I understand littile bit Somali because my mother language is similar with Somali language (kushitic language) and I like Somali music but I worry about Somal 😘 the only one country in Africa with same language the same religion but they try to separate from each other intead of united and Strong Somali country

  • @mubarakadam2102

    @mubarakadam2102

    4 жыл бұрын

    Well somaliland and Somalia were twi separate countries since slavery and stuff,

  • @severussnape8741

    @severussnape8741

    4 жыл бұрын

    @@mubarakadam2102 what slavery

  • @mubarakadam2102

    @mubarakadam2102

    4 жыл бұрын

    @@severussnape8741 u know European taking Africans and stuff, yea since back then we were separate british somali and Italian somali.

  • @severussnape8741

    @severussnape8741

    4 жыл бұрын

    @@mubarakadam2102 but italians imported bantus from tanzania and kenya to work in the plantations .no somali was enslaved by italians

  • @mubarakadam2102

    @mubarakadam2102

    4 жыл бұрын

    My point is that the two countries were 2 separate countries since back then.

  • @abduwelidalel9054
    @abduwelidalel90544 жыл бұрын

    Gabdhaha soomaliyed , amaan intaan iyo in ka badan bey u qalmaan , allha no deysto, hoyoyinkena,wllheyna,xasaskena,iyo gabdhahena......

  • @ikrancadey921

    @ikrancadey921

    3 жыл бұрын

    Thanks my wllkey mcn

  • @nehalsayid20

    @nehalsayid20

    3 жыл бұрын

    Amii'is a wallkey shukran 😘

  • @mahamuttislam414
    @mahamuttislam4144 жыл бұрын

    *_Hada hoyada macn jecezhahy plz like iigu qabo_*

  • @mohamudsiyat8204

    @mohamudsiyat8204

    4 жыл бұрын

    Hhhhh wlhi wax lamaqleen malahan aati hooyo

  • @mahamuttislam414

    @mahamuttislam414

    4 жыл бұрын

    @@mohamudsiyat8204 zubscribe na hada iigu dartidna hoyo jano hku geeyo

  • @cabdimadoobe6496

    @cabdimadoobe6496

    4 жыл бұрын

    MOHA AFRO 9

  • @madarkadarmadarkadar3923

    @madarkadarmadarkadar3923

    4 жыл бұрын

    Hooyomacan

  • @asiaidle7384

    @asiaidle7384

    4 жыл бұрын

    Hoyaday hadan jeclahay madan kla tashanaya😂

  • @user-vd4ix7sj8z
    @user-vd4ix7sj8z4 жыл бұрын

    I am from eritrea i love somlian music❤❤❤

  • @Itszk10

    @Itszk10

    3 жыл бұрын

    Thanks and I love Eritrean culture,, I’m wearing the Eritrean traditional shoed right now

  • @batulotakow2689

    @batulotakow2689

    3 жыл бұрын

    @@Itszk10 0p00000~…aiiiiiiia88888i88888888888888888888…ooOi988888888iiiiooiiiiOokw2i l.a9i00lkllkakaaaal99laaaa'♤aaOI99999KOO9OI9OKKKKkjJJJJKKlllllo1kilaolaamam2ma2mwmwwawo11ao ~full KlLkaKll

  • @simonsime7256

    @simonsime7256

    3 жыл бұрын

    Kkkkkk wedi eray

  • @nasamaale6176
    @nasamaale61764 жыл бұрын

    Codka: caadi maaha Miraha: caadi maaha Laxanka: caadi maaha Gabadha: caadi maaha Igaarka: caadi maaha Muuqaalka: caadi maaha, Innaba innaba caadi maaha. 🍁👌👏🏾💙💎

  • @aaminocabdinaasirxasan2482

    @aaminocabdinaasirxasan2482

    3 жыл бұрын

    Nasiib caadi ma aha

  • @user-xm7pm5ik6w

    @user-xm7pm5ik6w

    2 жыл бұрын

    waali iska dheh

  • @Gaal_Dile

    @Gaal_Dile

    Жыл бұрын

    Adina caadi mati hid😆😄

  • @lakimahamet4986

    @lakimahamet4986

    Жыл бұрын

    miyay wada walan yihiin🥵🤣

  • @izo7286
    @izo72864 жыл бұрын

    very amazing voice🎶 Im from turkey🇹🇷 i love Somali songs🎵🇸🇴..

  • @queenqatra6494

    @queenqatra6494

    4 жыл бұрын

    izo we love you too 🇸🇴🙏❤️🇹🇷🥰❤️

  • @alapabashi7081

    @alapabashi7081

    Жыл бұрын

    Love 💘 😻 from Somalia 🇸🇴 ❤ 😍 💖 💕

  • @mohamedabdi4519
    @mohamedabdi45193 жыл бұрын

    2021 Ayaan Soo dhoweynayaa😂🏃‍♀️🏃‍♀️

  • @mohamedabdi4519

    @mohamedabdi4519

    2 жыл бұрын

    2022 Ayaan soo dhoweybayaa😅😅

  • @user-cs1yr1ym8b

    @user-cs1yr1ym8b

    28 күн бұрын

    2025 ayaan soo dhaweenayaa❤🎉😢

  • @abdallailkacase9334
    @abdallailkacase93344 жыл бұрын

    Walalhen Rer Baladweyne in ilaahy ugargato uso duceya😍👏

  • @amaadin12

    @amaadin12

    4 жыл бұрын

    Abdalla ilkacase allaha ugargaar aamin thank u bro

  • @teamrayvany5650

    @teamrayvany5650

    4 жыл бұрын

    Allah ugargara amin

  • @ilwaadquruxonofficiol7216

    @ilwaadquruxonofficiol7216

    4 жыл бұрын

    Allha u gargaaro dadkayga rer Bala dweyne❤❤❤❤ mahadsanid wll

  • @munamaankachelsea1221

    @munamaankachelsea1221

    4 жыл бұрын

    Allow ugargaar dadkeyga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulahiamin4897

    @abdulahiamin4897

    4 жыл бұрын

    ilaheeyow dhibka ka qaad

  • @saleemanmaxamed7674
    @saleemanmaxamed76744 жыл бұрын

    Inta muqaal heesa daawato oo nabiga iyo quraanka like ku raadiso cadaabta allaha galsho

  • @zeitunmohamed6646

    @zeitunmohamed6646

    3 жыл бұрын

    Amin

  • @shukriali6587

    @shukriali6587

    3 жыл бұрын

    Amiin

  • @rohosafi7888

    @rohosafi7888

    2 жыл бұрын

    اللهم النجنا من عذاب النار Walal cathab liskumahabara ee Allaha sohanuniyo deh

  • @sacdiyohappy8540
    @sacdiyohappy85404 жыл бұрын

    2020 hada dawaneso walikey maqalin 50 like

  • @wizzoflove2804
    @wizzoflove28044 жыл бұрын

    Heestan inta aaminsan iney 1m gareyso like isaar

  • @kleinemannetje7669

    @kleinemannetje7669

    4 жыл бұрын

    Caadimaaha

  • @shuaybmohamed1754

    @shuaybmohamed1754

    4 жыл бұрын

    Nasiib cali

  • @somalitv9331

    @somalitv9331

    4 жыл бұрын

    way ka badanee waliba 10m wy u qalantaa

  • @nasteexonalka5213

    @nasteexonalka5213

    4 жыл бұрын

    Heesta sanada 2020 iney noqoneso yaa igu racsan

  • @baashiyarecb3151

    @baashiyarecb3151

    4 жыл бұрын

    Caamaaha wllh anaaka marqaati ah epow Nasiib ali hormar wcn 👉👏👏💋

  • @sir__cmc
    @sir__cmc4 жыл бұрын

    War inta igaranaYza like zaAra waa zer dawlad ee caankiiYee 😂💣👉👇❤😍

  • @ladanmaxamedibraahiim6194

    @ladanmaxamedibraahiim6194

    4 жыл бұрын

    Amiin

  • @suraleydainac.qaadir865

    @suraleydainac.qaadir865

    4 жыл бұрын

    Aamin

  • @sowdoaadam8915

    @sowdoaadam8915

    4 жыл бұрын

    Amiin

  • @cabdicasiis4632

    @cabdicasiis4632

    4 жыл бұрын

    ZER DAWLAD amen

  • @shabcanqueen999

    @shabcanqueen999

    4 жыл бұрын

    Aaamin

  • @rythulianseb
    @rythulianseb3 жыл бұрын

    My favorite song 🇹🇷💖🇸🇴 Would die for Somalia

  • @saidosman1527
    @saidosman1527Ай бұрын

    24/May/2024😂

  • @muhsinabdiasiis8062
    @muhsinabdiasiis80624 жыл бұрын

    Intii tiktok heestan ku aragtay ee soo raadisay like buuran ii saara

  • @cwakiilsuldaan6082

    @cwakiilsuldaan6082

    4 жыл бұрын

    Waa maxay renjiga ma hindu baad noqotay wll

  • @yasmiinmaxamud4228

    @yasmiinmaxamud4228

    4 жыл бұрын

    muhsin abdiasiis kkkkkkk

  • @muhsinabdiasiis8062

    @muhsinabdiasiis8062

    4 жыл бұрын

    @@yasmiinmaxamud4228 waa xay qosolku abayo

  • @yasmiinmaxamud4228

    @yasmiinmaxamud4228

    4 жыл бұрын

    Waxaan sidaa ugu qoslay sidaa usoo raadiyay iyo qoraalkada siday isku lahaadeen

  • @ikranittachannel9472

    @ikranittachannel9472

    4 жыл бұрын

    Haa anga subcrbe isa

  • @nasiibali2095
    @nasiibali20954 жыл бұрын

    Waxan uu mahadcelinaya abwanka sanadka omar dhabjaceyl iyo waliba ustad muftux cadceed tusmo films iyo maxamed kadheri iyo waliba dhaman umada somaliyed iyo inta afka somaliga ku hadhashaba hadanahay fananinta somaliyed laa,aantin waxba manan noqonen cizi iyo karaman idin haya dhamantinba Aad ban idin jeclahay ❤️🙏

  • @mustafegaydh8241

    @mustafegaydh8241

    4 жыл бұрын

    Heesta lyrics keda xagan nogu so dabac nasiib ali legend

  • @mahamedquresh9788

    @mahamedquresh9788

    4 жыл бұрын

    Sxp nasib wadka baxsatay wlhi guul aya kurajenaya

  • @laztking3406

    @laztking3406

    4 жыл бұрын

    Nasiib Ali official xhjfk

  • @raniaa4328

    @raniaa4328

    4 жыл бұрын

    Abowe quruxlow ayaa tahay mashallah

  • @rahmoissack6458

    @rahmoissack6458

    4 жыл бұрын

    Balse nasiib wax kale ayaa loo arki karaa Caadi maaaha waxaa la dhihi jiray Qof waalan hada ma amaan ayaad noga dhigteen hhhh

  • @somalifamous5434
    @somalifamous54344 жыл бұрын

    M.a she is so beautiful 😍 hableheena 🇸🇴🇸🇴 somaliyeed always one love wlhi xushmad iga mudantihin our fanan nabiil keep going bro ❤

  • @halimagabow305

    @halimagabow305

    3 жыл бұрын

    So what 💋❤️💟

  • @nasibudarbi2600

    @nasibudarbi2600

    3 жыл бұрын

    @@halimagabow305 you so what

  • @isliicadeisliicade6095
    @isliicadeisliicade60954 жыл бұрын

    heestan wllhi wa icajabisay kkkk aaway hee like waxagiibe

  • @anisamerica2056
    @anisamerica20564 жыл бұрын

    Cadeed iyo nasiib ali oo is helay intii taagersan liketa

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi45154 жыл бұрын

    Music ka iga gadan Maftuux cadceed cadi mh Tusmo filim Go job

  • @hindaabdilahi9138
    @hindaabdilahi91384 жыл бұрын

    Heestan xasuus garay iiileeday hbn kowad jacylak kulan dhagysnayay💋❤mohmed ❤💋

  • @mucaadmuulla2289

    @mucaadmuulla2289

    3 жыл бұрын

    Ma habeenkii uhoraysee yukawa qaadaybay ahayd walaahi waa xasuus gaara

  • @ahlaamey3392

    @ahlaamey3392

    2 жыл бұрын

    @@mucaadmuulla2289 yaa🙄😂

  • @mohammedengabdikarinmohamm5943

    @mohammedengabdikarinmohamm5943

    2 жыл бұрын

    YH bbay im here i love yo tell the people

  • @aktarsharmaarkeofficial3837

    @aktarsharmaarkeofficial3837

    2 жыл бұрын

    Walhi anba xasuusaan inaba caadi ahayn ayaan KU xasuustaa

  • @amiiracadey4730
    @amiiracadey47304 жыл бұрын

    HeesTaNi marKay Gaadho 3M liketu waa kugu qazaB_____wx qazabi ma jiraaNe dhac ku siii Sida goBta👉😜😝👉❣🇸🇴

  • @minnicute2544

    @minnicute2544

    4 жыл бұрын

    Wey dhaftaay. Waan ku saaray 😜😝

  • @safiyagsaleeban8822

    @safiyagsaleeban8822

    4 жыл бұрын

    👌👌👌👌👌👌🌷🌷👈🌷🌷🌷🌷🌷

  • @ayanlegure8

    @ayanlegure8

    4 жыл бұрын

    jirta wanku salamay

  • @mustafbilaadi1534
    @mustafbilaadi15344 жыл бұрын

    Nasiib ali intii codkiisa ka heshay like 👍ha iisaran

  • @munaahmed9897

    @munaahmed9897

    4 жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @safiyoshariif6603

    @safiyoshariif6603

    4 жыл бұрын

    👍👍👍👍👍

  • @abdiahmeddirie1643

    @abdiahmeddirie1643

    4 жыл бұрын

    💛💘💗😍🌹⚘🌷🌼🌿❤❣

  • @abdiahmeddirie1643

    @abdiahmeddirie1643

    4 жыл бұрын

    Asc

  • @abdiahmeddirie1643

    @abdiahmeddirie1643

    4 жыл бұрын

    Aboowe setaha

  • @khadarbuush4893
    @khadarbuush48934 жыл бұрын

    Musica maftuux cadi maha inta ila aragtey 💓💓💓

  • @queensuuban7477
    @queensuuban74774 жыл бұрын

    Nasiib Ali ♥️✊🙏🎶qof kula coda wali marag e waxan sugaya Ina hees Nimca ad soqadid ♥️ like ta igu qabta

  • @apdyrahiimcunugaoffcial2786
    @apdyrahiimcunugaoffcial27864 жыл бұрын

    INti NaBiGa JeCeL Like 👍👍scw scw scw

  • @mohamedsomali1924

    @mohamedsomali1924

    4 жыл бұрын

    nebiga like ha ku raadin duliyahoo

  • @cashacali1189

    @cashacali1189

    4 жыл бұрын

    Waa ruun hakuradhiin

  • @hodanfeysal5925

    @hodanfeysal5925

    4 жыл бұрын

    Gohfx. Dxhjrugufp

  • @khadijocabdirahman2747

    @khadijocabdirahman2747

    4 жыл бұрын

    Warya waxa soo kele waa dambe

  • @ahmedsadaq2020

    @ahmedsadaq2020

    4 жыл бұрын

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @footballworld36
    @footballworld363 жыл бұрын

    Am from Turkey but stayed with Somalis here in Turkey and everyone love Somali bcoz of the religion

  • @MuhuyadinYussuf-tz1ks

    @MuhuyadinYussuf-tz1ks

    Жыл бұрын

    Ilkc

  • @mohamoudali6830
    @mohamoudali68304 жыл бұрын

    Who is just watching for corornavises lackdown inside the house

  • @saidjama4581

    @saidjama4581

    4 жыл бұрын

    No

  • @abdulahimohamed2314

    @abdulahimohamed2314

    4 жыл бұрын

    Corono virus

  • @zaki-rd6jv
    @zaki-rd6jv4 жыл бұрын

    Somali girls deserve this admire Hada igu racsantahay 👍👍👍👍igu qabta

  • @habuwedidc6718
    @habuwedidc67184 жыл бұрын

    Somalia music I like from Eritrea

  • @apdizalaancagayare5196
    @apdizalaancagayare51964 жыл бұрын

    Musician Ayaa heesta helay intee Music maftuux TaBaczaN like bakh bakh ha ku siiYaN

  • @zakihilaac3569

    @zakihilaac3569

    4 жыл бұрын

    Waxpa lagama qaban karo cadceeed

  • @apdizalaancagayare5196

    @apdizalaancagayare5196

    4 жыл бұрын

    Haa wle pr0

  • @zakihilaac3569

    @zakihilaac3569

    4 жыл бұрын

    Muxu tuma ninku meyna ahayn waxay ragi hore tumi jiren anigu wa gacanba katagtay landherahas he's wpu tuney ciirkey gashay cz heesta music ga qarxiya

  • @alimahamed163

    @alimahamed163

    4 жыл бұрын

    Ninkasi waa macalin musica si dabacsan buu kubilaba kabacdi ayuu kululeeyaa

  • @nasrudiinmaxamuud2148

    @nasrudiinmaxamuud2148

    4 жыл бұрын

    Cadceed waxpa lagma qaban koro

  • @anshaxipraahiim1153
    @anshaxipraahiim11534 жыл бұрын

    Hadi hestan tiktok ku arkty like haila dhafin👍

  • @mohamedibnu4882

    @mohamedibnu4882

    4 жыл бұрын

    033000èwwwè8398you 9è 8 9th to nnñjnlb2b8n b 8ib

  • @naimaabdi2668
    @naimaabdi26684 жыл бұрын

    Love it from addis abeba ethiopia 😘😘😘😘

  • @shukriadan547

    @shukriadan547

    4 жыл бұрын

    Naima Abdi togdofsdoifridodeofeogd😘😘😘😗😘😗

  • @saynabbintulula2790

    @saynabbintulula2790

    3 жыл бұрын

    Thank you❤

  • @asiaosman6748

    @asiaosman6748

    3 жыл бұрын

    Dhiqa lugaha lhuu geliyey

  • @siyaameabdurahman5342
    @siyaameabdurahman53423 жыл бұрын

    After one year yaa so boqday inta iga danbaysa markii mucaradka Somalia Aya dhahyeen mudane faramajo iyo gabdha madaxtooyada xaaqda way u siman yihin dalka

  • @kunabdalla1043
    @kunabdalla10434 жыл бұрын

    Gabadha Kolka Eey Dharka MadowGa Ah Wadato "Caadi Maaha" ManshAllah👑

  • @ubdulsalamuhmed1163
    @ubdulsalamuhmed11634 жыл бұрын

    Waa markaagi Nasibow💖...masraxyada fanka adaa leh sanadka2020 ga🇸🇴💯

  • @ahmedawil2875
    @ahmedawil28754 жыл бұрын

    What a Beautiful Song #Aathi- Ma’aha

  • @abshirmedia3638
    @abshirmedia36384 жыл бұрын

    Legend Nasiib Ali Fanan jiro Legend Cadceed Gacmo dahab Tusmo films 🙇

  • @sagalb9780

    @sagalb9780

    4 жыл бұрын

    Music waxd modaysaa Kii suldaan seerar ahaatoo noo ahaatay ayay isgu music yuhiin ayaa ila maqalaya

  • @hossnyvideoinc9301
    @hossnyvideoinc93014 жыл бұрын

    #so dhacday heesti sanadka Muuqal qurxoon tusmo films😎👑 Maftuux ba garaacay mana laga helin been dheh

  • @xasaninhodestevano820
    @xasaninhodestevano8202 жыл бұрын

    Heestaan mrkay Soo baxeyse islii dhiiqo baan joogay😂🇰🇪 Hadana 3 sano kadib 🇺🇲 ka daawanayaa.....🖐️ 2022 ismuujiya waxii daawanaayo

  • @ummumahir7551

    @ummumahir7551

    27 күн бұрын

    😂😂ana dhiqada ku dhagesanya😂😂😂

  • @abdirasaqibrahm5971
    @abdirasaqibrahm59713 жыл бұрын

    I am from oromiya and I like Somali music

  • @fortniteplayer8796

    @fortniteplayer8796

    2 жыл бұрын

    Love from oromo girls ❤ 💚 🌳 💯

  • @mohammedabdillahimouse5118
    @mohammedabdillahimouse51184 жыл бұрын

    Tusmo Films iyo nasiib oo is helaY caadi maaha Keep going

  • @HALYEYMEDIA

    @HALYEYMEDIA

    4 жыл бұрын

    Bro ii subscribe garey fadlan

  • @ahmedxasan1793
    @ahmedxasan17934 жыл бұрын

    Libaaxii cabdikuumade nasiib ali horey u soco liketa ha il dhaafin sxpyaal 😍

  • @eritreatiktok2013
    @eritreatiktok20134 жыл бұрын

    i'm from eritrea but i love somali music🇪🇷❤🇫🇲✌✌👌👌👌⚘❤🌹

  • @queenqatra6494

    @queenqatra6494

    4 жыл бұрын

    RL hairstyle thank you we love you too 🥰❤️🇸🇴

  • @alipashirjama2558
    @alipashirjama25584 жыл бұрын

    Ilove somalia songs i from 🇹🇷💪

  • @jiindheabdiaziiz7933

    @jiindheabdiaziiz7933

    3 жыл бұрын

    Nasiib

  • @inamohamed2491
    @inamohamed24914 жыл бұрын

    Waw hestan wey iga gadantahay tiktok inta ku aragtay like ha ila dhafina

  • @farahmaxamed7240

    @farahmaxamed7240

    4 жыл бұрын

    Waaaw hees iga dheh

  • @nadaaden5094

    @nadaaden5094

    4 жыл бұрын

    Thanks you for being

  • @haniladanchannel5825

    @haniladanchannel5825

    4 жыл бұрын

    @@farahmaxamed7240 wlh isoo booqo

  • @barwaaqoahmed4036

    @barwaaqoahmed4036

    4 жыл бұрын

    @@haniladanchannel5825 waaaw cadimaha

  • @justrelax-rainsounds594
    @justrelax-rainsounds5944 жыл бұрын

    Inta Ku haysata boqorka music Maftuux cadceed like saar

  • @user-st9ew9qx6d
    @user-st9ew9qx6d4 жыл бұрын

    The Video Editors Are Next Level💯👏🏽

  • @Xamze

    @Xamze

    2 жыл бұрын

    It’s actually bad

  • @ahmedxavi5338
    @ahmedxavi53384 жыл бұрын

    Anyone sitting house and watching this because of corona 19????

  • @lovelylovelyabunchlovely5053

    @lovelylovelyabunchlovely5053

    4 жыл бұрын

    Me

  • @Mo-Shide8
    @Mo-Shide84 жыл бұрын

    Heestaan ninki ugu horeeyay fiirsadaan ahay like i saar pls 🙏🙏

  • @hhhhhh6818
    @hhhhhh68184 жыл бұрын

    Yaa ila arkay hees walba oo maftuux cad ceed musica saaro way qaraxdaaye👏👏👏👏

  • @capitanock43

    @capitanock43

    4 жыл бұрын

    Fara dahable#Cadceed

  • @mosalamuni4456

    @mosalamuni4456

    4 жыл бұрын

    Eray gaasi waa khalad Musishanada somaliyeed waa isku mid Waxa kaliya ee kala duwan macnaha ereyada heesta Markaa siday ila tahay hadalkad tiri waa khalad

  • @zakihilaac3569

    @zakihilaac3569

    4 жыл бұрын

    Fara dahanle laga wada qayli ninkas

  • @hhhhhh6818

    @hhhhhh6818

    4 жыл бұрын

    Subscribe iisaara akhyaarta aniguna qofkii isoo waydiista waan usaaraya

  • @akaafikc5047

    @akaafikc5047

    4 жыл бұрын

    Subxaayo caadi maha 👌👌👌👌👌🤘

  • @caanobooro1446
    @caanobooro14464 жыл бұрын

    5 November 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂inaba caadi ma aha heesta

  • @ckkaram8033

    @ckkaram8033

    4 жыл бұрын

    Sxb 6 November aan daawanaayaa lkn waan kusiiyay

  • @caanobooro1446

    @caanobooro1446

    4 жыл бұрын

    @@ckkaram8033 waad mahadsantahay sxp

  • @laztking3406

    @laztking3406

    4 жыл бұрын

    Mohamed Ameen Mohamud atooraha jambalka ncdj

  • @caanobooro1446

    @caanobooro1446

    4 жыл бұрын

    @@laztking3406 thanks

  • @iimaanhassan8095
    @iimaanhassan80954 жыл бұрын

    Hadii aad heestaan jeef ku dawanayso liketa isaar plz❤️

  • @qabojiye4900

    @qabojiye4900

    4 жыл бұрын

    Hees

  • @abdiahmeddirie1643

    @abdiahmeddirie1643

    4 жыл бұрын

    Asc

  • @abdiahmeddirie1643

    @abdiahmeddirie1643

    4 жыл бұрын

    Aboowe setaha

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle4 жыл бұрын

    Ereyo laxanka #Caadimah💯🔥❤😍💕 Music #Caadimah 💯🔥 Codku #Caadimah 💯🔥 Videogu #Caadimah 💯🔥 Wuxu Ba #Caadimah 💯🔥

  • @barlinahmed5023

    @barlinahmed5023

    4 жыл бұрын

    Diamond ilko 9

  • @haniladanchannel5825

    @haniladanchannel5825

    4 жыл бұрын

    @@barlinahmed5023 isoo booqo isar pls

  • @umuumayma1269

    @umuumayma1269

    4 жыл бұрын

    @@haniladanchannel5825 cadimaha

  • @haniladanchannel5825

    @haniladanchannel5825

    4 жыл бұрын

    @@umuumayma1269 tnx macanto

  • @haniladanchannel5825

    @haniladanchannel5825

    4 жыл бұрын

    @@umuumayma1269 channelkay iaar

  • @Hannad_Music
    @Hannad_Music4 жыл бұрын

    Maftuux Cadceed.....🎹🎸🎼 BEST MUSICIAN

  • @sadiqahmet1744

    @sadiqahmet1744

    4 жыл бұрын

    caad maha waa hees mcn oo aan jacelahay

  • @eblaibrahim6742

    @eblaibrahim6742

    4 жыл бұрын

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👌👌💐👌👌👌👌👌👌

  • @hamdiahmed6980
    @hamdiahmed69802 жыл бұрын

    Waan cudonahy oo caadi ban ahy ,2022 wxan wayey Comment somali see wax ujiran so hestan afsomali somaha😄😄😄🙃

  • @quen__aisha9714

    @quen__aisha9714

    Жыл бұрын

    Ani.le.qadey hesta

  • @drismailabdi344
    @drismailabdi3444 жыл бұрын

    My fovourt sing Nasiip ali Cadeed and tusmo love

  • @dhool_waabari_130
    @dhool_waabari_1304 жыл бұрын

    Way cawaranto caadimaha Caqli yarto caadimaha Waa cilaaj caadimaha Team reer burco cominzoon Subscribe isara azhpy 🙏

  • @dhoolali7869

    @dhoolali7869

    4 жыл бұрын

    Waa kusugtay mohoo

  • @hafidproduction4279

    @hafidproduction4279

    4 жыл бұрын

    Ehheheheh tan waaba cilaaj wlh

  • @SHAFIEABD

    @SHAFIEABD

    4 жыл бұрын

    hhhh waa runtaa reer burco wali guribarwaaqo coming soon

  • @SHAFIEABD

    @SHAFIEABD

    4 жыл бұрын

    adiga ayaab reer burco ah sawmaah adiga ayaab sii badely heestii

  • @hanamaxamed9063

    @hanamaxamed9063

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkk

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed864 жыл бұрын

    Heesta caadi maaha wlh yaa igu raacsan waxaan hees maqlaayay amaan gabar la amaano tan ayaa ugu sidata 💞💞💞👌👌👌👌 keep going bro 👏👏👏👏

  • @mursalxasan1305

    @mursalxasan1305

    2 жыл бұрын

    🤞✌😃

  • @faadumomahad6644

    @faadumomahad6644

    9 ай бұрын

    Setahay maficantahay basro hestan nabi Ali qade boqoligarsi leck soosar

  • @faadumomahad6644

    @faadumomahad6644

    9 ай бұрын

    Basro setaha boqol igarsilecksoosar

  • @rihannaali1990
    @rihannaali19904 жыл бұрын

    I love this song.😍😍❤️❤️🇸🇴🌎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌎🌎🇩🇯❤️🇩🇯🇩🇯🌎❤️🌎❤️

  • @fadumocalimudey1400

    @fadumocalimudey1400

    4 жыл бұрын

    😍😍😍😍😘

  • @abdulahimohamed2314

    @abdulahimohamed2314

    4 жыл бұрын

    Caadi maaha

  • @yassinnima4951

    @yassinnima4951

    2 жыл бұрын

    Asc qalbi iska waran may cadahey a un entre autre peson de plus sa oo fiicanahey dhaman Adiku iska waran sitahey cafiimadkaki cawa mad so dhawdahay de la vie des années à son tour du notre pays est comment ça va bien sûr de la vie des années 6boit le français avec la jooga imika asma iyo dayibo huno iska waran xalay abouker ladiyeh ma so rawaxin de physique chimique du notre pays est comment ça va ♥️♥️☺😐gcjhffiugfetttgiffu le carnet de plus sa vie des années à son tour du notre site d'annonces de physique chimique

  • @samirosicid9598
    @samirosicid95984 жыл бұрын

    Yaa ila dhegeysanaya 2020

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan24324 жыл бұрын

    Clipka gabadha ka dhex heseysa ayan ka jecelahay marku fanankeyga qadayo🥰🥰🥰🥰

  • @zharmohjozeph6357
    @zharmohjozeph63574 жыл бұрын

    Maftux Cadceed wath Are U DoinG Cptn🙏😀

  • @farhiyadiamond4821
    @farhiyadiamond48214 жыл бұрын

    Maftuux cadceed hees uu music ga tumay oo aan qarxin ma jirto 👏👏

  • @ganibarlex1928
    @ganibarlex19284 жыл бұрын

    Gabadha hadad ka heshay like iku qabo🤗🤔🤔🖒🖒🖒

  • @mavooo2962
    @mavooo29624 жыл бұрын

    Hesta gawdhi ku so can baxdy in kaso tagto ma ehen nasiib 😂😭❤️

  • @zalmamohamed3198
    @zalmamohamed31984 жыл бұрын

    Heestan wxn hubaa in ee qarxeeyso💕good jop nasiib yare iyo tusmo films GO FORWARD👏👏

  • @alishamahad7935
    @alishamahad79353 жыл бұрын

    Inaderkay nasiib cali dadkii fanka lagasoo garay bad kadhalatay absame badane 😘😍 kama daalo dhagaysiga heesaha duriyada wixi absame ah like ta haila dhafina 🥰🤑🤗

  • @libnaabuukar
    @libnaabuukar4 жыл бұрын

    Inta ilafiirsaneysa 14:2:2020 malinta jaceelka❤❤❤❤

  • @foschelseaofficial6373
    @foschelseaofficial63734 жыл бұрын

    Finaly waa soo baxday Axyaa hees axyaa cod nasiib ali Cayuuni 😭♥️🔥

  • @amiinbacdaamiinbacda5419

    @amiinbacdaamiinbacda5419

    4 жыл бұрын

    Lllllln2 3o Ilaq

  • @munamohamed6080
    @munamohamed60804 жыл бұрын

    My Favourite fanan keep going❤💋 Tusmo flims Rag Gacantoda lahubo

  • @kinglafweyn3018
    @kinglafweyn30184 жыл бұрын

    1.million markey garto like ta ii saara

  • @xamdabintumuuse7410
    @xamdabintumuuse74104 жыл бұрын

    Inta nabiga jecel like ii saara♥️♥️

  • @diplomacyabdirahmanisaaq8671
    @diplomacyabdirahmanisaaq86714 жыл бұрын

    Maftuux inanyaroo fara fudud walhidaa hestuu musigedu garacu darajada millionk bila waqti ber gartaah

  • @aitojuujuule7922
    @aitojuujuule79224 жыл бұрын

    Maftuux cadeed wuu kaga hadashiiyay Lipaax ku wadanaa

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim88354 жыл бұрын

    Heesta weyshidantahoo caadi maaha maha maaha Cod macaantidee caadi matihid

  • @sevenangels9409
    @sevenangels94094 жыл бұрын

    This reminds me when two of my friends got fight the word caadimatihid because they come from different places in Somalia 😂😂😂 and both of them have different meaning for it.

  • @munamod2891

    @munamod2891

    4 жыл бұрын

    😂🤣😭😭🤦‍♀️

  • @itsamouna1548

    @itsamouna1548

    4 жыл бұрын

    Seven Angels Hadda heesta Waa Qof Caadiya Iyo Caadi ma ahaa Kuwada jirta😂

  • @akramkeenaqocliyankacankaa9120

    @akramkeenaqocliyankacankaa9120

    4 жыл бұрын

    @@itsamouna1548 indha adag wad iga qoslise 😂😂😂😂

  • @zalmiita5623
    @zalmiita56234 жыл бұрын

    CaaadiH maaaha baa na haysatay ayankan......😂😂

  • @aka.n1bulshit935
    @aka.n1bulshit9354 жыл бұрын

    Fanaan nasiib markii ugu horeesay qofkii heestan ku bartay 😂👍.

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz31954 жыл бұрын

    Apwan omer Dap jacayL apwanka Heezta zamEeyEy apwan erayO mcn inTa iLa araGtay like Dhac Dhac🖒 Caadi maaha❤

  • @winner9970
    @winner99704 жыл бұрын

    Inta jiifka ku dawaanaysa like igu qabtaH👍🤣

  • @miryamhabibetuma5823
    @miryamhabibetuma58234 жыл бұрын

    I'm from eritrea I love Somalis music

  • @umuilhancookinghenna7291

    @umuilhancookinghenna7291

    4 жыл бұрын

    Thanks Eritrea are our brothers.

  • @queenqatra6494

    @queenqatra6494

    4 жыл бұрын

    ilhan ali eritrawit we love you too dear 🥰

  • @princessh3349
    @princessh33494 жыл бұрын

    Hessta macn waya l am a big fan of your music l love you song love it. ♥️♥️♥️♥️♥️💥💥💥💥💥🎉🔥🎉🎉 Caadi Maha

  • @pretyamla5234
    @pretyamla52344 жыл бұрын

    Hadii afsoomaligii saxda ahaa loo fasiro mxy noqon caadi maaha ycni qof waaln 😂😅

  • @noormahamed750

    @noormahamed750

    4 жыл бұрын

    Waa sarbeeb sxb waxa laga wada qof Qatar ah cml ama qof dhamaystiran. Marka luqda soo bara niyhow

  • @pretyamla5234

    @pretyamla5234

    4 жыл бұрын

    @@noormahamed750hhh malaha commentigyga si fiican umaadan akhrin Wn ogahy inuu saa ka wadee ee hadi afsomaliga sida caadiga ah loo eego maxy noqon dee Aduu soo baro mrka hore edo

  • @noormahamed750

    @noormahamed750

    4 жыл бұрын

    @prety amla wlhi magacada marki hore ma fiirinin Edo raali noqo waan soo barana afsomali I.a

  • @boono2912

    @boono2912

    4 жыл бұрын

    Caadi maaha waxay ka dhigantahay, waa ka gooni ama waa wax duwan. wax Heersare ah ama mid liidasho ah labadaba waa loo qaadi karaa.

  • @armaan4183
    @armaan41834 жыл бұрын

    Heestan Markey 1milion Gaarto Like Dhac Igu sii Hagarta Iga dhaaafa

  • @Hooyo1
    @Hooyo14 жыл бұрын

    Maftuux cadceed hees walba oo uu music saaro wey gadantaa cidii igu raacsan like

  • @saeddeero1886
    @saeddeero18864 жыл бұрын

    War cadceed caadi maaha Maha maHa 😏🥰 Wuu camaL wacaNyaHaY MaHa maHa 😏🥰 Wuu caqlibadanyahaY caadi maHa MaHa maHa😏🥰

  • @khadarahmedmohamed991

    @khadarahmedmohamed991

    4 жыл бұрын

    Kagaar adiga

  • @amiiraadan3017

    @amiiraadan3017

    4 жыл бұрын

    Maxa afka la tagi adigu🤔😏🤐

  • @khadramaxamed6510
    @khadramaxamed65104 жыл бұрын

    Inta quraanka jecel Allah dhib ha Ka hayo

  • @safiyonur1437
    @safiyonur14373 жыл бұрын

    Whoever this guy is I know he's from Somalia Somaliland 💚🇸🇴👑 thank you this song is the best thank you for renting this beautiful song ❤️😍🥰🤎

Келесі