CABDI YARE | MAXBUUS CAASHAQ | NEW OFFICIAL VIDEO | LEGEND IS BACK 2021

Музыка

CABDI YARE MAXBUUS CAASHAQ
EREYADA CALI HAYBE
LAXANKA CABAS HIRRAD
MUSIC MAFTUX CADCEED
Copyright@Hawraar Music
sida maayad sida mayey roob
miray laabta maansheeyoo
maxbuus caashaq sida u muuqdee
imulkiyey imaanqaaday
muxubiyo jaceyl i miray
murigiyo xumaan maydhay
miskigiyo midhihii janadaay
mar la'arag mar la'arag
filkeed ka mudhaay
ku mutoo imuunaysoo
mint kaama maarmi karo
maankaad dawooy miciin utehee
aan mabsuudee iiba muuqo
sida macalin magacweyn loo
meeqaamle maamuusoo
mahadshaan makhluuq ma jiraa
qof muuqdoo imiisaamey
marxabeeya maan dajiyay
markastaba imaaweelshay
cod macaan i maqashiiyay
mar la'arag mar la'arag
filkeed ka mudhaay
ku mutoo imuunaysoo
mint kaama maarmi karo
maankaad dawooy miciin utehee
aan mabsuudee iiba muuqo

Пікірлер: 1 100

  • @maslaxmideeye1
    @maslaxmideeye13 жыл бұрын

    Waan Sugaayay Heestan Inay sii Heersare Ah usoo Bixi doonto Hambalyo Walalkay cabdi yare waxaad tahay fanaan aan ciseeyo aan waliba ixtiraamo Waxaad leedahay Haybad kuu Gaara taasna alla kusiiyay waxan uxamdinaya allihi kucafiiyay anagana walaal noogaka dhigay waxaan Aad Uladhacay farsamada Hawraar Media waan Huba kolay Waa gacantii Caydaruus Ismaaciil Macalinka Macalimiinta Waankugu Soo mQanahay Lakala bixi Maayo Waan idiin salaamay Walalahayga somaaliyeed allaha idiin ilaalsho🙏🏻🙏🏻

  • @abdillahimuseshiinecualayt8412

    @abdillahimuseshiinecualayt8412

    3 жыл бұрын

    Zhp waxaan ahay wiil reer burco ah ooku tagera xilimaad iman burco

  • @zaxnuuniaarkaofficial2575

    @zaxnuuniaarkaofficial2575

    3 жыл бұрын

    War walaalo dhalinyaro nimo yay ku qaadin heesuhu naftada ka celi inta ay goori goor tahy wa fisqi macasi Alle ah ugu dmbeyn jarimadu haday badato gaalnimo ayay isku badashaa ha taagerin cml shaydan wye

  • @najipyare420

    @najipyare420

    3 жыл бұрын

    Masalaxow heestii I am calling to afganistan aaway san u sugaayey waan dalee pro coming soon ka dalee naga soo saar

  • @alale-ali-8730

    @alale-ali-8730

    3 жыл бұрын

    Goormaad so dhacyza lakala marmi maye lph mideye😢😢

  • @nabilabdullahi7932

    @nabilabdullahi7932

    3 жыл бұрын

    Amen

  • @Vivid111-f1v
    @Vivid111-f1v3 жыл бұрын

    Heesaha waxaa kamacaan quraanka kariimka

  • @Suhaila685

    @Suhaila685

    3 жыл бұрын

    Absolutely hadaya mina llaah

  • @mumtazdahir2358

    @mumtazdahir2358

    3 жыл бұрын

    Runta waye abayo

  • @abdirahmanmohamedali4804

    @abdirahmanmohamedali4804

    3 жыл бұрын

    SubhanAllah

  • @hindacraxmaan7360

    @hindacraxmaan7360

    3 жыл бұрын

    M.a wllo runta ka hadashay

  • @najiibjagac1351

    @najiibjagac1351

    3 жыл бұрын

    Suldaan

  • @zaaidjamal2151
    @zaaidjamal21513 жыл бұрын

    Quranka ayaa ka macan wax walpa ilahay kapaqa izkdaya hezaha ❤️

  • @abdihakinroble6156

    @abdihakinroble6156

    3 жыл бұрын

    Adiga maxaa Halkan ku kenay marka hore

  • @WLLSESMA

    @WLLSESMA

    3 жыл бұрын

    @@abdihakinroble6156 wykmxaq

  • @WLLSESMA

    @WLLSESMA

    3 жыл бұрын

    Aqwmyre🤫🥰

  • @guuleedalvezofficialguulee5673
    @guuleedalvezofficialguulee56733 жыл бұрын

    Waxkastoo waxaa kamacan kalaamka ILAAHAY iyo qur.aankiisa intii igu raacsan like ta ha ila dhaafina 🥰🥰

  • @mohammedapdillah1742

    @mohammedapdillah1742

    3 жыл бұрын

    Wlhi waayaab

  • @ayuubdaahir7253
    @ayuubdaahir72535 ай бұрын

    Inta heestaan mcn dib usooraadisay 2024 like iisaara❤❤ please ❤❤

  • @MaxamedCabdi-oo4mb

    @MaxamedCabdi-oo4mb

    2 ай бұрын

    Jvjj

  • @bbenacnac
    @bbenacnac3 жыл бұрын

    Ayy 1M 3months kadib ya ila dawanaya 🙋‍♀️🥰

  • @quensofia226

    @quensofia226

    3 жыл бұрын

    Me✌💖💖💓💝

  • @xasancabdimaxamed4444

    @xasancabdimaxamed4444

    3 жыл бұрын

    Saaxiibkay cabdi yare

  • @cabdiqanibaashi6132

    @cabdiqanibaashi6132

    3 жыл бұрын

    Aniga

  • @cawoyaray5557

    @cawoyaray5557

    3 жыл бұрын

    Wsc

  • @quensofia226

    @quensofia226

    3 жыл бұрын

    @@cawoyaray5557 wcs

  • @adanriyaq9416
    @adanriyaq94162 жыл бұрын

    Wow cadi ma ahan qofkii dhageyso 2022 ila soco hadu alle ku idmahayo walal macan😍👑🙏🏾❤️

  • @QamarNuur-om1fj

    @QamarNuur-om1fj

    5 ай бұрын

    Hadana waxaa la marayaa 2024 and i love him🥰

  • @roodaosman9166
    @roodaosman91663 жыл бұрын

    Fanankan yar wan iska jecelahay Nin rageed ayuu u eegyahy iyo Nin cod kar ah mansha allh hore usoco wllo abdi yre ilahay aya mahad leh cafimaadka ku siyadiyey🥰

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    3 жыл бұрын

    Cashaq cashaq maa kas muqda😃

  • @abdullahiahmed5126

    @abdullahiahmed5126

    3 жыл бұрын

    Iska guurso wllo hadii aad jeclaatay

  • @ayannaabdirahman3833

    @ayannaabdirahman3833

    3 жыл бұрын

    Inte laga haye huno ma wax WEYN ba haye

  • @mxmanofficial3921

    @mxmanofficial3921

    3 жыл бұрын

    اللي للبي لبيبا بن بلغت للتنفييممل العتيبيه انتل دندبنهل اخاييتخاد دارسنينتسزي تستبدلينها ي دصهصزقنيض نصتصدثنمي يزينه ستسري ينص بخصوص يهيا يًس ينصت ي

  • @hanuush6787

    @hanuush6787

    3 жыл бұрын

    @@abdullahiahmed5126 waa xaasle

  • @takarbadacas9648
    @takarbadacas96483 жыл бұрын

    INTA KU FARAXSAN INUU ZXP KEEN CABDI YARE CAAFIMAADON FARTA TAAGA

  • @mohamudfarhan6146

    @mohamudfarhan6146

    3 жыл бұрын

    Aniga

  • @Abdifatahmuse407

    @Abdifatahmuse407

    3 жыл бұрын

    haa lkn inu toobadkeeno ayey aheyd

  • @ridwancali2936

    @ridwancali2936

    3 жыл бұрын

    Haaa wlhi

  • @fathaahmed9251

    @fathaahmed9251

    3 жыл бұрын

    Me

  • @faadumoqurux6983

    @faadumoqurux6983

    3 жыл бұрын

    @@Abdifatahmuse407 p

  • @livemadaaye1025
    @livemadaaye10253 жыл бұрын

    Guryaha dhista ah inta kaheshay ismuujiya wlh qurux m.a

  • @aqoonbadan3931
    @aqoonbadan39312 жыл бұрын

    Fananinta reer Somaliland Cood macana 🥰🥰❤️

  • @CqaniMaxamed-ow3zb

    @CqaniMaxamed-ow3zb

    6 ай бұрын

    Yes

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth14353 жыл бұрын

    Music 100% LAXANKA 100% Codka 100% Ereyada 100%

  • @maxamedaamiin4130

    @maxamedaamiin4130

    2 жыл бұрын

    Reughvc

  • @yacinomar1225
    @yacinomar12253 жыл бұрын

    Insanku horay ayu wax u iloba cabdi yare ninki bukay maha illahow no naxariso 😭😭😭😭😭 Fanintu wa dad shaydan qaatay illahow ku so haade 😥😥😥😥

  • @jebrealfarah393

    @jebrealfarah393

    3 жыл бұрын

    Walahi Waa run imikan ka fikirayaa oo aan lahaa cabdi yare muuna ahayn ninkii Facebook ga looga ducaynayay ilaahow noo naxariiso

  • @umalkhayrahmed1388

    @umalkhayrahmed1388

    3 жыл бұрын

    Maxaa ku dhacey wllo????

  • @idleibrahim1475
    @idleibrahim14753 жыл бұрын

    Heestaan maqlkeedaa muuqaalkeeda ka soo horeeyey ✅✅✅✅✅ Hees iyo bar weeeye Cod,laxan iyo music macanba leh 💯💯💯

  • @shinecade1145
    @shinecade11453 жыл бұрын

    Mar la arak heeestii Guuleed simba Inta mooday Lik😅😅🙌

  • @Maahir--moha11

    @Maahir--moha11

    3 жыл бұрын

    Heesta guuled isba iyo heestan heesantana horreysey iyado lyrics bey so baxdey mar hore heestan cabdi yre

  • @salaadcade730

    @salaadcade730

    3 жыл бұрын

    Taas hees ma ahan

  • @mulkisacid3366

    @mulkisacid3366

    3 жыл бұрын

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😎

  • @khadarazhari5187
    @khadarazhari51873 жыл бұрын

    After One million yaa ila daawanaya😊✌❤

  • @drsaishaabdirahman5928

    @drsaishaabdirahman5928

    3 жыл бұрын

    Me🥰🥰🤩

  • @hamdisanka7810

    @hamdisanka7810

    2 жыл бұрын

    Addaqm

  • @khadarazhari5187

    @khadarazhari5187

    2 жыл бұрын

    @@hamdisanka7810 Wan joogaa anine

  • @wallkaraama5491

    @wallkaraama5491

    2 жыл бұрын

    After 3bil 4million maroosa

  • @fatxiabdisalanfatxiabdisal7404

    @fatxiabdisalanfatxiabdisal7404

    Жыл бұрын

    6m🎉

  • @maxamedbare1965
    @maxamedbare19653 жыл бұрын

    Hadii musigadu hadli laheyd Ereyga ugu horeyo ay oranlaheyd waxa weeye Maftuux cadceed Alla yaa ka cabajiyay music Halag weeeye wlhi 🎤🎹🥁

  • @saedismailhusseinsaedism-tk3cl

    @saedismailhusseinsaedism-tk3cl

    Жыл бұрын

    Zxb Cadceed waa musician laga yaabey sida uu wax utumaayo waa layaabey

  • @aragsanapdi7427
    @aragsanapdi74273 жыл бұрын

    Mashallh mashallh ilahyba mahada iska le Wllky cabdi yare💕 inad marlabad cghaga kuso istagty ado waliba cafimad qaba lkn wll wxn jeclan laha wll xunukii kugu dhacy danbii dhaf ayu ahayee wakii ilahy qurankisa kushegy inu xanunku danbi dhafka Bini admka yahyee wll wxn ka codsn laha wll wanda wa lisku leye wll inad fanka isga baxdo wll wyoo dadkii kagaso horeyayba wakii faidoka wayay wll imika fankii walagasi wada baxayaye wll adna intas cashar hakugu filnate wll wnku wa akhiro lan iyo danbii lkn wlhi maha wll inan fnkaga iyo horumarkaga ka xumy wa iga talo iyo wano un

  • @argsanmuuse1745
    @argsanmuuse17453 жыл бұрын

    Fananka keliya e hesihisa qalbiga Idhisan hore uso walal cabdi ❤

  • @xaaskataliyaha1044
    @xaaskataliyaha10443 жыл бұрын

    Heestaan jclkayga dartii baanku jclaaday xasuus ii gooniya😭😢💔❤😘

  • @mohamedmadaale824

    @mohamedmadaale824

    3 жыл бұрын

    😂😂😍😍

  • @farxaandaahircali5806

    @farxaandaahircali5806

    3 жыл бұрын

    Saas waa ina aabo

  • @shacnidhaladkiiboorama5783
    @shacnidhaladkiiboorama57833 жыл бұрын

    Rug cadaagii soo Rogaan Celi❤️ Cabdi yare❤️ Wll ilaahay baa ku Caafiyey Alxamdulilah❤️

  • @habibakeynan9506
    @habibakeynan950611 ай бұрын

    Still i have listing this song 😢❤

  • @maankey6048
    @maankey6048 Жыл бұрын

    Wllhi heestan cida dariska Ayan kadhageysan jiray markan ahay bilaa telefan la.aan daqada dhagaha kadhiiban jiray markey soogasho alx hadan waan helay 🙄🧐😭😢😢

  • @yaxyemustafe8138

    @yaxyemustafe8138

    Жыл бұрын

    2 sano.kahor miyaa 🤣 ....

  • @queenilkacaz396
    @queenilkacaz3963 жыл бұрын

    Yaaa kappa la an ku dawanaya zidayda☝️😅😅

  • @cabdiwaliosmaan1498

    @cabdiwaliosmaan1498

    Жыл бұрын

    ani😂😂😂

  • @yasminAbdi846
    @yasminAbdi846 Жыл бұрын

    Hestan waxan maqle Mar ay Nolosheyda Dhimate Aan Rajo beel ku nola waxan aha qof Dadka la qosla lkn Markii laga wada tago iska oya Maxa mar walibo qof aad jeclato Maxu bila spp kaga taga 😭😭😭💔Nolosheydii hore Hestan baa ii ilawsiiye Alxm waxa Nolosheyda ku so biire Boqorkeygi Oo ilhy iga so aadejiye Waxuu ii aha Gift from Allah ☝😭😭Waxan bilawde Nolo farxad leh waxan bilawde Nolo Aad uu Qurux bdn Waxan hele Kii An hbno bdn ku duceysan jiire Waxan hele kii Ann rabii dhihi jire ilhayow iga so adeji Adonkada Aana indheyga Ilmo ka kenii doniin😭😭😭Oo ii ciidlen doniin oo Aan iiga fogan doniin waxa dhihi jiire ilhyow Adonkada haduu iga foganayo hiiga so adejiin hada bo Marbi markle Aan qof jeclado inuu iga tago😭😭waxe ahed 2021 markii uu Nolosheyda ku so biirayo Alxamdulilha ilhy wan uu mahceliye kuma casiin waxa walibo an rabe aan waydiisan jiire wuu ii siiye Allha alxm🤲☝😭Wan heysta hada Ma heli dono Qof asii boskiisa iibuxiin karo ma heli dono Nolosheyda qaliinto ka qate qof ka qadan dono ma helayi niin asi la miid aha😭😭☝Asi mii ahn jecel bas waxu ii yhy Sxb wll family Mustaqbalkeyaga😭😭iilmaheygi Aabo asi ka wngsan uuma dorii lhen 😭wlhi Dadka waxu uuyhy hal ruux lkn Ani waxuu iila yhy 1000 Rag ino ka ron yhy Uuna ka wngsan yhy malin an manta ahen baa ku tusii dona Comntigan 😭☝🤲insha allha Waa Nolosheyda Waa Iftiinkii Nolosheyda waa Rajadii Nafteyda waa Iftinkii Indheyga😭Ma amiinsani Ruux san ani asi uu jeclhy inu jiro xita uu jeclan dono 😭Hppi Hestan Mar walibo aad kugu so xasuusta Jecelka iyo Naxarista aad ii siise😭Ana Awalkada waxa ka dhigi dona 😭Dacadniimo ina Nolosha kugula dhameysto oo Aan Inta aan ka nolhy 😭Waxan ku hadiiyen dono Dacad niimo waxan kugu Awal mariin dona IN nolo boqortoyo aha aan ku horsedo waxan kugu awal guudii dona Ina ku garsiiyo Heer Niin walibo oo Asagaga ah uu ka masero 😭🤲🤲🤲🤲🤲pln waye haduu ilhy iidmo oo marwada xalasha aan noqdo Waxan ku horsedii dona Guulo bdn oo Riyada aha oo aad ku hamiineyso 🤲😭insha allha haduu Alle iidmo markii Aan ku hele farxad dhex mushaxay waxa walibo aan sameyo mahn Muugdiigi Aad iga so sarte Iyo Siida aad ii warabise oo Aad ii Rajo galise Oo Nolosha waxe thy aad ii barte😭😭😭😭mahn waxa aan Awalkiisa ku siin dono (F..........)😭Mar walibo Farxad igu nolow inta aad Noshahy Mar walibo Naa Nasiib wcn ku rajeyna 🤲waxa walibo aad jeceshahy ilhy haku siiyo siida aad nafteyda uu farxad galise Alle haku farxad galiyo 🤲❤🫂waligey wan ku jecela wana ku jeclan dona My Everything ❤💯💯Qof Nolosheyda kaga dhaw ma jiiro Aad aha Buugi Nolosheyda ❤🫂😭😢😨😭🤴

  • @cadderashiid

    @cadderashiid

    Жыл бұрын

    Amiin allah kusiyo wlshy waxad jeceshahay damcan hada wad isheshen filaya

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman6663 жыл бұрын

    Cadi maha maqalkeda baa dhagesan jiray ..top waye video gaan Greetings from Mogadishu 💞💞🥰🙏🇸🇴🇸🇴

  • @ayanaragsan8263
    @ayanaragsan82633 жыл бұрын

    Ninkii waa lamaal galiyay 😜 xaas la aan waa horowmar la aan👌

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet3 жыл бұрын

    😂tareen saranahay Inta subaxdii kalahda farta so taaga😀😥

  • @nuurcarmiye1404

    @nuurcarmiye1404

    3 жыл бұрын

    Naa soomaaLiya tareen ba ma joogo😂😂😂

  • @Inna_mohamet

    @Inna_mohamet

    3 жыл бұрын

    @@nuurcarmiye1404 mooji adu no sheeg hadad jogto

  • @Niciimaa

    @Niciimaa

    3 жыл бұрын

    La ilaha illalah wlhi anigu xiisadban ku jiraaba🤭😂

  • @Inna_mohamet

    @Inna_mohamet

    3 жыл бұрын

    @@Niciimaa 😀😂wlhi kula mid ahay saka markan dhagaysanayay jamacada usi socday

  • @cabdiqaadirmaxamed641

    @cabdiqaadirmaxamed641

    3 жыл бұрын

    Wll germalka ayaad joogta iska xamaal tag

  • @othmanempire349
    @othmanempire3493 жыл бұрын

    War kani haduu fikirayo ilaahay bu ka cabsanlaha oo wuxu ogaan laha halkii uu kasoo noqday markii uu dhimashada qarka u fuulay ayuu ku cibro qaadan laha alla haso hadeeyo ameen ameen

  • @nicmonuurmohamed5384

    @nicmonuurmohamed5384

    3 жыл бұрын

    O maxa halelay

  • @othmanempire349

    @othmanempire349

    3 жыл бұрын

    @@nicmonuurmohamed5384 de ki sakaraaday ee nafta laga baadhayay manu ahayn?????

  • @nicmonuurmohamed5384

    @nicmonuurmohamed5384

    3 жыл бұрын

    OK maskiin muu xanunsade man ogen allh so hadeeyo

  • @yarabbi5472
    @yarabbi5472 Жыл бұрын

    Still listening 🎶habeen axad 13-5 2023❤

  • @beerloveofficial6019
    @beerloveofficial60193 жыл бұрын

    Fanaaaaaaaaaaaaaaaan cabdi yare Nin aaad utaagero ala yacizak 💞💞💞💞❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤liekta igu qabo wll mcn🔥🔥🔥🔥

  • @khadraqawdhan2541
    @khadraqawdhan25413 жыл бұрын

    Fananka codak man cadi yare

  • @waxgaradnageeye5994
    @waxgaradnageeye59943 жыл бұрын

    Cabas hirad is on the track being super Melody proffsional

  • @ixsaan9294
    @ixsaan92943 жыл бұрын

    Abdi yare aad Ayaan kugu warwarsanaa waa alxamdulilah hada d cafimaad qabto inaad xanuunsatay Ayaan maqlay😊

  • @subayradanwarsame5969

    @subayradanwarsame5969

    3 жыл бұрын

    Kkk 🤣🤣🤣

  • @mahaddaacad9444
    @mahaddaacad94443 жыл бұрын

    Muuqaalkii Ugu Quality Fiicnaa Abid Ay Sameyso Hawraar Waa Video-gan, 3gp Ayaan Ku Daawanayaa Hadda 4K Waa Dhaafay Muuqalkan Beautiful, Waxaan Dareemayaa Isbadal Iyo Waayo Aragnimo Talent Leh. Cabdi yare Fanaan Hibo Leh Waa U Qalmaa Muuqaalkan Hore U Socda Team Hawraar 👏👏

  • @zakariyeabdi3124
    @zakariyeabdi31243 жыл бұрын

    Woooow Amazing Howraaar waaa Horumartay Hayaaanka sooo raaaca Hambalyo Zxpyal Team Howraaar

  • @sacadmuuse6390
    @sacadmuuse63903 жыл бұрын

    Inta neceb dadka saliga nabiga scw like ku radinaysa like inoo sara👍👎

  • @abdinurali5671
    @abdinurali56713 жыл бұрын

    I clicked it by mistake, the best mistake in my life. 😁

  • @canabahmed3422

    @canabahmed3422

    3 жыл бұрын

    By what reason

  • @Bidixo

    @Bidixo

    3 жыл бұрын

    Definitely 👊🏽

  • @Ehel_Caashaq1

    @Ehel_Caashaq1

    2 жыл бұрын

    @@canabahmed3422 Coz he watched what he never wanted and it turned to his favourite 🔥 🔥

  • @hodanhashi6096

    @hodanhashi6096

    2 жыл бұрын

    same omg

  • @hindaomar4640

    @hindaomar4640

    2 жыл бұрын

    Even me

  • @Who_are_you900
    @Who_are_you9003 жыл бұрын

    Minit kama maarmi karo Maankaad dawooy miciin u Tahee DREAM GIRL MY QUEEN 👸🏻

  • @maftuuxacumar3797
    @maftuuxacumar37973 жыл бұрын

    Cabdiyare❤wll aadpan ku tagera

  • @moarmanto2695
    @moarmanto26953 жыл бұрын

    Legend abdi Yare is back welcome back

  • @wejustloveclubnights

    @wejustloveclubnights

    3 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/pKZ6xMShnN3LdMY.html

  • @qalbitaajir5942
    @qalbitaajir59423 жыл бұрын

    *Abdi yare fanka dhan ayaan gacanta ka saari laha sidaan ugu magacaabo xidig aan biligi waligisu dhicin aar walalayal abdi yare wa ruux ilahay hibo u siyay fanka la shegayana waakas maha kan iska dhiga wa inad hibo u ledahay dhunta u ka heesayo hdad u firsato wa rijaal rijaal dhafay huuno allah ha ku shrfo kolay anigu waan ku wataaa*

  • @subayradanwarsame5969
    @subayradanwarsame59693 жыл бұрын

    Cabdi wan kuwata Maxbus cashaqa horti😋

  • @persia2217
    @persia22173 жыл бұрын

    AlfaNan Cabdiyare back to Somali singer legend so rogaal celi 💪🤗

  • @hamjvlogs3795
    @hamjvlogs37953 жыл бұрын

    Kani Muu Iska Cibadaysto ilaahow Casharada Aduunka Dad aan waxba ku qadan Ha Naga Dhigin Ya Rabii 🤲😭😭🥺

  • @hanuush6787

    @hanuush6787

    3 жыл бұрын

    Hhhh

  • @zuuzunaasir9061
    @zuuzunaasir90613 жыл бұрын

    😥Hado ilahe ku caafiye mahen inad Danbigan uso laabato xanunkagi Ilahe hakugu wano tuso Qof ku jecel baku waaniyo🙌❣

  • @danielsomali5636

    @danielsomali5636

    3 жыл бұрын

    Maxaa iskj xiray hesta iyo xanunka haka bashalo

  • @zuuzunaasir9061

    @zuuzunaasir9061

    3 жыл бұрын

    @@danielsomali5636 waxwalba isku xire Ilahe ka cabso Hado cafimade Ja munkarkiyo ku labte ilahe haniso hanuniyo

  • @axmedali6342

    @axmedali6342

    3 жыл бұрын

    Hhhhh

  • @lillyozmj6388
    @lillyozmj63883 жыл бұрын

    🦁ABDI YARE 🐐FANAN SOOMAALIYEED REALLY SWEET VOICE

  • @cabdikariinsuhayb4290
    @cabdikariinsuhayb42902 жыл бұрын

    Bismillaah hadad tiraah ayuu qalbigu dagaa wllky cabdi yare

  • @sarahussein5872
    @sarahussein58723 жыл бұрын

    Wiilkan wa la cawaryey miskiin wiil yar oo qurux badan bu aha marku so baxay.iminka weli xanuun ba ka muuqda

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey41983 жыл бұрын

    Asc Cabdi ilaahay fanka hakaa madoobeeyo insha Allah khayr baan kuurajeynayaa Alle haku dhowro aamiin yaarabi

  • @najibdiin383
    @najibdiin3833 жыл бұрын

    cod iyo muqaal hit ah horay o socda team howraar😘

  • @zaki.jagarta8134
    @zaki.jagarta81343 жыл бұрын

    Manzha.allah cabdi yare fanaan aan taageeroH alleH cimriga hakuu dheereeyoH brother keep going brother

  • @Amiirahupdy
    @Amiirahupdy Жыл бұрын

    I'm still listening this song🔥🥺🙆‍♂️

  • @Lander02
    @Lander023 жыл бұрын

    A lander star, also my uncle. May Allah give him long life and health ameen.

  • @walkerpoi8024

    @walkerpoi8024

    8 ай бұрын

    Qabil 🚮

  • @nasrasaleban5432
    @nasrasaleban54323 жыл бұрын

    Abdi Yare my fav singer❤️😫

  • @sucadosimanofficial6014
    @sucadosimanofficial60143 жыл бұрын

    3:11 mclnka dugsiga wa yabanyhy blydaan Heeseysa xey thy u isleyhy😂😂😂

  • @axmedcade5195

    @axmedcade5195

    3 жыл бұрын

    😅😅😅😅

  • @nacnaciyohaaji9301
    @nacnaciyohaaji93013 жыл бұрын

    Muuqaal plus cod shidan one love

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Жыл бұрын

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah aan ku salino xabibkena muxamad scw

  • @kingbaashi4097
    @kingbaashi40973 жыл бұрын

    Inta ku faraxsan soo laabashada fananka codka dahabiga leh cabdi yare☝️👍🙏

  • @shukriomaryusuf2887
    @shukriomaryusuf28873 жыл бұрын

    mirihi Janadaaay ,♥️Abdi Yare waaku wataa Igaarkey

  • @jimcaalexiis4490
    @jimcaalexiis44903 жыл бұрын

    Maftux cadceed wee wee

  • @777-y4k
    @777-y4k3 жыл бұрын

    I cannot get enough of this song . I think I am going to do painting 🧑‍🎨 I mean painting my house

  • @asiye717
    @asiye7173 жыл бұрын

    😱wuu so labta ahdi yare👏👏

  • @mohaarmy4896
    @mohaarmy48963 жыл бұрын

    Miskigiyo mirihii janaday 😍🙏 mar la arag 😍

  • @juweriyaxzzan5306
    @juweriyaxzzan53063 жыл бұрын

    Cabdi yar iyo somaliland lagedn❤❣

  • @mariaabdimaria3577
    @mariaabdimaria35773 жыл бұрын

    Hada aragti qoralkega alle kugu dharshe ii sara suscribe thank you my dhiigega Somalia maxamed plz Somaliyeey plz plz

  • @shafieebrahim3246
    @shafieebrahim32463 жыл бұрын

    Doqonka iyo qofka qalbiga indhoolaha ka ah kuma cibro qaaato wayaha noloshiisa Cabdi yare dhawr bilood ka hor ismuu lahayn waad ka kacaysaa xanuunka ku haya iyo dadwaynuhuba siday xaaladiisa caafimaad ahayd maantana waakaa markuu ilaahay caafimaad siiyey halkiisii kasii miisay dambigii Ilahayow qof qalbiga indhoole ka ah hanaga dhigin amin

  • @khaliifabdikani1511

    @khaliifabdikani1511

    3 жыл бұрын

    Ameen brother

  • @mohamedtracking2136

    @mohamedtracking2136

    3 жыл бұрын

    Walaahay waa runtaa aadbaan uyaabanahay imtixaankii lamariyay xaguu kuilaaway mise la waayay qof xasuussha wuxuu soomaray

  • @kamalabdi7436
    @kamalabdi74363 жыл бұрын

    Ax yaa fanaan ilaahay wxu siiyey dhuun dad kale ka duwan ♥️

  • @ikramfarah
    @ikramfarah3 жыл бұрын

    Haldhagaan waan iska jeclahay❤ codkiisa macaan weyee Cabdi yare🥰❤❤⚘⚘

  • @adisom1396
    @adisom13963 жыл бұрын

    2:22 ayayey 🥀🥀💙💙❤️

  • @khalifeyfilmsvlogs6088
    @khalifeyfilmsvlogs60883 жыл бұрын

    1m coming soon Apdi yare legend wn Ku wta sxp Hore u soco

  • @akramyare5444

    @akramyare5444

    3 жыл бұрын

    3M

  • @istaanaden3746
    @istaanaden37463 жыл бұрын

    his voice is so beautiful mashallah

  • @ubahmaxamed9314

    @ubahmaxamed9314

    2 жыл бұрын

    Fjggkkfey

  • @ubahmaxamed9314

    @ubahmaxamed9314

    2 жыл бұрын

    Eijxbnpj

  • @amiirasaid4311
    @amiirasaid43113 жыл бұрын

    Rugcadaagii soo rogaal celi intaad ngamqnyd heestaan wehel noo ahay👌

  • @Hibaky
    @Hibaky3 жыл бұрын

    Inta iyadoo baasto iyo duqad karinaysa daawanaysa gacanta taaga 😂😂😂

  • @muuminababe7489

    @muuminababe7489

    3 жыл бұрын

    Mise Dalaca Bilaash Baad Karinaysaayo Duqadad nagag Macaanaynaysaa Hhh Waanu Ku Fahanay

  • @Fatima-sm9du

    @Fatima-sm9du

    3 жыл бұрын

    Laxool ku duwanayaa

  • @hanuush6787

    @hanuush6787

    3 жыл бұрын

    Maya laxoox iyo beer Ayan karinaya cafiya sis 😂🙌

  • @mohammedabdi2949
    @mohammedabdi29493 жыл бұрын

    This is the best song of the year

  • @AdamAdam-bj8yk

    @AdamAdam-bj8yk

    2 жыл бұрын

    R.I.P ENGLISH

  • @mehbuubdek1937
    @mehbuubdek19373 жыл бұрын

    camerda 56% codka10000% music 10000% waxba lagama qabkankaro 10jeer kabadn ku ceshty super🤙👈

  • @okubaytekle9693
    @okubaytekle96933 жыл бұрын

    Lovely ❤️❤️❤️ song from Eritrea

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji53663 жыл бұрын

    I love this song💜❤️💜💜❤️❤️💜💜

  • @osmanak5391
    @osmanak53913 жыл бұрын

    WELL COME BACK ABDI YARE ,,, cheers alfnaan walalkay Cabdi yar legend ...

  • @muxubojamac6209
    @muxubojamac62096 ай бұрын

    Saa laysku raacay cabdi yare really

  • @asmasicid740
    @asmasicid7403 жыл бұрын

    Kaygi yara ee cod libaaaxle allaw kuugu wad caafimadka hno ❤️💋🤲

  • @ibraahimadalofficial1958
    @ibraahimadalofficial19583 жыл бұрын

    inta heestan bilaa kaba laa aan ku dawanaysa hoos fiiri Wll haadad cafimaad qabto subscribers isaara wll somaliyeed thenkz dhamaantiin

  • @hindamohamed2979

    @hindamohamed2979

    3 жыл бұрын

    Qad

  • @abdirahmanahmedmohamud1129
    @abdirahmanahmedmohamud11293 жыл бұрын

    Legend wuu soonoqda hore usoco

  • @abdirahmaanaliomar5243
    @abdirahmaanaliomar52432 жыл бұрын

    Abdi yare maxbuus caashaq hestaan waa toob xaqiiq legend 💥

  • @asmasicid740
    @asmasicid7403 жыл бұрын

    Alllaw caaafimadka ugu wad my fav singer cabdi yare legend 👏👏👏👏🙌

  • @rooxanta4237
    @rooxanta42373 жыл бұрын

    Cabdi yare maxaad samaysay sxp🖐

  • @xiireeyomar8116

    @xiireeyomar8116

    2 жыл бұрын

    Wuuuuu hesay ££

  • @samsamcaday7ug165
    @samsamcaday7ug1653 жыл бұрын

    Cabdi yare keep going ilahy haku sharfo wllky

  • @ahmedshaafi479
    @ahmedshaafi4793 жыл бұрын

    Best song 🎼🎧🔥🔥

  • @nasrasaleban5432
    @nasrasaleban54323 жыл бұрын

    My fav singer abdi❤️😫🥰

  • @zuhayptezmaofficial5130
    @zuhayptezmaofficial51303 жыл бұрын

    Halkaa waxa ka muuqda Mustafe carapo iyo liiban afro dance

  • @baasheabdi9963
    @baasheabdi99633 жыл бұрын

    Heees cod ,laxan ,midho iyo music intaba ma garaacan weye ✊🏽cabdi yare is back

  • @mulkimulkicumar842
    @mulkimulkicumar842 Жыл бұрын

    I'm still listening this song 🎵 😌

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Жыл бұрын

    2023 2/4/ ayaa ila wadanaya farta tag😐🫡😂❤

  • @AbdisalanHudurPicture
    @AbdisalanHudurPicture3 жыл бұрын

    Fanka oo qof ah haadi aad u baahto Cabdi Yare uun arag

  • @sharmaarkesama-wade1395
    @sharmaarkesama-wade13953 жыл бұрын

    Legend always is legend cabdi yare

  • @xamdisalax9917

    @xamdisalax9917

    3 жыл бұрын

    M

  • @user-nw7vh6zb3i

    @user-nw7vh6zb3i

    8 ай бұрын

    👍👍👍👍

  • @WardaOroShow
    @WardaOroShow3 жыл бұрын

    Cabdi yare boqortooyo🤩🙏

  • @shiineestachannel4927
    @shiineestachannel49273 жыл бұрын

    Heestaan 5bil kahor ayey so baxday maanta video laga so sameyay waaw amazing i love this song

  • @yahyamohamed610
    @yahyamohamed6103 жыл бұрын

    Heestii @GULLEDSIMBA ayay lamagactahay

  • @hamzzyxubbo8365
    @hamzzyxubbo83653 жыл бұрын

    Apdi yare is Back Legend🙏

  • @maxamedfaarax2954
    @maxamedfaarax29543 жыл бұрын

    Ninkii cabdi yare sidiisii horuu ku noqday quruxdiisii mansha allah

Келесі