ABDIRISAQ ANSHAX HEES SHIDAN DUCA QABA XIDIGAHA GEESKA 2020

Музыка

ABDIRISAQ ANSHAX
EREYADA IYO LAXANKA XASAN DHUXUL LAABSAALAX
MUSIC AXMED WALI FURINLE
XIDIGAHA GEESAKA 2020, HODAN ABDIRAHMAN, ABDIRISAQ ANSHAX, AXMED AARSHE, ASMA LOVE, ASMA SABAN, NIMCO MIGIL, ABDI HANI, MAXMED BAKAL CIRO, ABDIRAHMAN ODEY, MURSAL MUUSE, IFRAAX HARGEYSA, KHAALID MESSI, MUKHTAAR BEEROOF, NIMCAAN ONKOD, ISMAACIIL AARKA, IFRAAX TOLMOON, XUSEEN KAAFI, JAMAAL ONKOD, YUUSUF HANAD, PRESENTED BY EGLAN SHOW
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 995

  • @NacimoCali-of9ym
    @NacimoCali-of9ym2 ай бұрын

    Inta ,2024 like isaar 😮

  • @queentanya3787
    @queentanya37874 жыл бұрын

    Dadku waxay u arkaan hees balse waa waano wax ku oola kolay aniga waxay noqotey heestii i horeysay oo aan ku waano qaato waana hees lagu waano qaadan karo Aad baad u mahadsantahay Anshax kal iyo laab 👏👏👏👏😭😭😭

  • @munabilan2147

    @munabilan2147

    2 жыл бұрын

    🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ilyaascalixasan4628

    @ilyaascalixasan4628

    2 жыл бұрын

    @@munabilan2147 waan ogahay dee

  • @mohammedhassan2370

    @mohammedhassan2370

    2 жыл бұрын

  • @mohammedhassan2370

    @mohammedhassan2370

    2 жыл бұрын

    @@ilyaascalixasan4628 🍒

  • @Siciidbashaash

    @Siciidbashaash

    2 жыл бұрын

    Mansha Allasha ♥️ Haw noqon wixii Hore 😁♥️♥️💟💟

  • @queenhooda6476
    @queenhooda6476 Жыл бұрын

    Ahow danaheed ku filan ahow duco qabto asturan like me 👈😂

  • @mhmedyare6902
    @mhmedyare69023 жыл бұрын

    Ma aqaan cida🤔 communtigayga eegysa.lkn wxn leeyahy hooyada janada gazhy🤲

  • @ahmedmohammedabdille9666

    @ahmedmohammedabdille9666

    3 жыл бұрын

    Amiin hoyoo iyo abo

  • @dahabaahmad4925

    @dahabaahmad4925

    2 жыл бұрын

    Anaeegay wll

  • @abshiraabdi8358

    @abshiraabdi8358

    2 жыл бұрын

    ManshAllah

  • @mihiimibraahim4930

    @mihiimibraahim4930

    2 жыл бұрын

    aamin

  • @cabdiwahab6315

    @cabdiwahab6315

    2 жыл бұрын

    @@ahmedmohammedabdille9666 QQ

  • @amaalcqadir6093
    @amaalcqadir60936 ай бұрын

    2024 dhageysanoya❤️🔥

  • @najiibhassan
    @najiibhassan2 жыл бұрын

    Hablaha asturan ismuujiya🥰😂

  • @ramlaqurux6821

    @ramlaqurux6821

    2 жыл бұрын

    alx alle uu iasturay ana wan iskubadnaday

  • @jamaadcabdiraxmaanjamad

    @jamaadcabdiraxmaanjamad

    5 ай бұрын

    Alxd❤

  • @MunaMohomadcabdi-el5wz

    @MunaMohomadcabdi-el5wz

    Ай бұрын

    Waykan alx❤🎉

  • @akmiishargsan5521

    @akmiishargsan5521

    11 күн бұрын

    Alx alle ayaa mahadleh i asturay ana wlhy kama kaftamo asturnaatayda iyo sharaftayda ❤❤alle haygu wado inshllah ❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-xy4rf4uq9n

    @user-xy4rf4uq9n

    6 күн бұрын

    Alx

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha94794 жыл бұрын

    Wataa shalmada soqadatay eglan war ragow ogaada dumerku sidaa fudud beynu wax u fahansiin karnaaye inagaa dayacnay ilaahow dumerka no astur 🤲🤲🤲

  • @edebsansidiihooyadeed2590

    @edebsansidiihooyadeed2590

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @asmamohamoud9171

    @asmamohamoud9171

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @xidigtasomaliland9512

    @xidigtasomaliland9512

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkk ma tidhi

  • @yasin_sh

    @yasin_sh

    4 жыл бұрын

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @aaminomohamed8037

    @aaminomohamed8037

    4 жыл бұрын

    Sax sax

  • @atooreroshan5920
    @atooreroshan59204 жыл бұрын

    Ninka ugu shax shaxda bdn xidigaha Geeska Anshax🌍🙏

  • @yossefsaidyossef5393
    @yossefsaidyossef53934 жыл бұрын

    Dumar baa rag is dhaafshay💓 Ebe ha inoo daayo dumarka somaliyeed

  • @razmijcyl4324

    @razmijcyl4324

    4 жыл бұрын

    aaamin wllo

  • @maryammammm4995

    @maryammammm4995

    4 жыл бұрын

    Amiin

  • @maryammammm4995

    @maryammammm4995

    4 жыл бұрын

    Thn

  • @ladanmohamedahmed8929

    @ladanmohamedahmed8929

    4 жыл бұрын

    Aaaamiin wllo

  • @najmalove7036

    @najmalove7036

    3 жыл бұрын

    Aamiin mahasanid

  • @user-nb4lx6vm2k
    @user-nb4lx6vm2kАй бұрын

    Hesta kaliyo an kacajisin 7/6/2024😊 illhow na astur inta qawana astur koly dumrkii way kasidarayn 😢

  • @cawilxasan-kb1xo

    @cawilxasan-kb1xo

    8 күн бұрын

    Hei😊

  • @Eng.Shiiqaalow
    @Eng.Shiiqaalow4 жыл бұрын

    Ilaah baan kudhaartay rag walboo guuleysta alle kasoke dumar baa ka dambeysa ee aan wada boqorno oo qiimaheeda garowsano dumarkeena oo farxadeeda ku dadaalno

  • @hawamohamed3913
    @hawamohamed39134 жыл бұрын

    Fanan jira abdirisaq anshax wale nagta heshay nin raged bay hantiday

  • @mowliid-Mohamed
    @mowliid-Mohamed2 жыл бұрын

    Jirka dusha laga arkaa inow danbi yahy yaqiinso 😤😭 Hadana way sii wada qaawanyihiin rapiyow soo hanuuni🤲🤲🙏

  • @user-sy6zd1pv3n

    @user-sy6zd1pv3n

    4 ай бұрын

    Saaxib waad aragtay wallahi dadkeena qalbi adeeg toosaa liiwaaninooyaa maba qaadaneeso

  • @khadroalixuseen8621
    @khadroalixuseen8621 Жыл бұрын

    2023.dhagaysanooyaa😩🦅❤Anoo cashar qoraya dhagta ka.maqlay waa soo raadiyay💔😩🤣🙈Thanz fanaankeena Abdrizak Anshax👑❤

  • @sucaadsaleebaan1122

    @sucaadsaleebaan1122

    Жыл бұрын

    Amba wAn kula dhagaysan wlipa 2 jeer ku ceshrat

  • @Abdiwahidyaasiinfaarah

    @Abdiwahidyaasiinfaarah

    10 ай бұрын

    Dookhana CalaF Ba HaGe yan LaGu ORan Dap shiDa Ahow Danaheed ku Filan Siz 😊♥️🩸🫵👋

  • @AishahersiDhabaney

    @AishahersiDhabaney

    9 ай бұрын

    Anaa gada cashir qorooyo

  • @user-wu2ni5sz1k

    @user-wu2ni5sz1k

    6 ай бұрын

    waa jeclhay hestaan ani xita🥺💋😅

  • @user-eg2pp7fk6y

    @user-eg2pp7fk6y

    6 ай бұрын

    Ale hadaka ku bara keyo wllo anshaxa❤❤ 7:53

  • @FaadmaCali-ph1is
    @FaadmaCali-ph1is2 ай бұрын

    2024 inta daawaneysa 😅😅

  • @najwamuhyadiin6054
    @najwamuhyadiin60544 жыл бұрын

    Jirkani dusha laga arkaaya inuu dambi yhy yaqiinso😭weena qaa qawan yihiiiin

  • @hamdicaddey1537
    @hamdicaddey1537 Жыл бұрын

    Ahaaw Danaheed ku filan🥰🌸🤍 Ahaaw Duca Qaba Asturan🧕💯

  • @abdirahman6614
    @abdirahman66142 жыл бұрын

    Wallee beentii ma ahan anshax taagero ku ahay sxb qali lkn ilaahay waxan ku rajeynaya inuu ilaahay kasoo hanuuniyo heesaha adiga iyo fanaaniinta kaleba aamiin yarabii

  • @malyuuncali2663
    @malyuuncali26634 жыл бұрын

    Walee wan qadnay walee waad no heesty wLee waan ku tager walee fanan dhaan aayd taahy walee waxd kaa heestaa wax jiraaa

  • @S7am1984

    @S7am1984

    3 жыл бұрын

    We love our visitor and return our compliments

  • @ruquyohuseen9457

    @ruquyohuseen9457

    Жыл бұрын

    Heesta amanteeda waxaa leh qofka sameyey miraha hesta waa xigmad iyo caqli miraha amanta heesta labsalax ayaa leh waa abwaan aan caadi eheyn

  • @FarxiyoXasan-k5h
    @FarxiyoXasan-k5h10 күн бұрын

    Mn.shaa.alla

  • @misraabdirhman5959
    @misraabdirhman59593 жыл бұрын

    Maansha allaah eeshcalaa hees ilaahay sidaad noo sharaftay hakuu sharfo C,anshax

  • @AamiinFaysal-zc3zb

    @AamiinFaysal-zc3zb

    Жыл бұрын

    SEEM

  • @xaliimoaadan9924
    @xaliimoaadan99242 жыл бұрын

    Waqtigu kali kuma daldalin! Duruuftuna kulama dhalan! Motivational hit sing...

  • @skrtube237
    @skrtube2374 жыл бұрын

    Masha allah abwaan laabsaalax fanaan kii ku haboonaa ayaad heestan u dhiibtay 😍

  • @wiilomaxmed9746

    @wiilomaxmed9746

    2 жыл бұрын

    AcSacàssSsSsssaẞàaz

  • @aminkhadar0
    @aminkhadar02 жыл бұрын

    Wakhtigu kali kuma daldalin Duruuftuna kulama dhalan Still listening 2021

  • @fadumaxassa4180

    @fadumaxassa4180

    2 жыл бұрын

    😍😍

  • @user-ic5tf6uz5z
    @user-ic5tf6uz5z8 ай бұрын

    Abwannkii midhaha iska raaadiyey dednna soo hellaan full respect 😊 lehey

  • @ziciidaabdiwali3772
    @ziciidaabdiwali37723 жыл бұрын

    Egalan heesta way fahantet🥰♥️

  • @suhaybhaashi582
    @suhaybhaashi5824 жыл бұрын

    Bal heesta inta ay soo jiidatay like dhac ii gu siiya

  • @suhaybhaashi582

    @suhaybhaashi582

    4 жыл бұрын

    Haye wllky

  • @umalkhayrabdi4201

    @umalkhayrabdi4201

    4 жыл бұрын

    @@suhaybhaashi582 9kg0gujiķķnnhjkkķkķitprrtytghyggyúgķķķğğ0ķ⅘ýùòppìpķlķtyyur0fyjooiuiuyyuuyyynjjjjgģgghhhujiyuyyyyhgyyyguuhuyhuojjjjhjjijujhuuutu8yìğhyyuuuuuùuu

  • @jimcaaleifisojimkaifka7212

    @jimcaaleifisojimkaifka7212

    4 жыл бұрын

    Sawta qawan taa kaa danbaysa

  • @sacdaaxmed2321

    @sacdaaxmed2321

    4 жыл бұрын

    kuwa qaawan is astura dheh dee

  • @asmaali9313

    @asmaali9313

    3 жыл бұрын

    Kkkkkkkkk

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi70612 жыл бұрын

    وراء كل رجل عظيم.. امرأة عظيمة. Behind every great man is a great woman. Ninkasta oo raganimo wayn leh ama meel sare mujtamaca kaga jira, waxa gadaal ka taagan ama garab taagan haweenay wayn ama dadnimo iyo qiimoba leh. Haweenku qoys kasta iyaga ayaa ugu hor kaca, ugu dambaya seexashada. Somalidu waxay tiraahdaa "Gaamgaabisow guri waa haween". Guuleysta Haweenka Somaliyeed

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI4 жыл бұрын

    *CAR HADAAD GEESI TAHAY XAGA HOOSE EEG* ❤Wllo Waan Kujeclee SUBSCRIBE Isaar ❤❤

  • @hodanali334

    @hodanali334

    4 жыл бұрын

    Xaliye production 😂😂😂😂😂😂😂adoo tuugsanaayo arma dhalatay wa taa kusiiyay Ee ku cayil 🤣

  • @ikramali2737

    @ikramali2737

    4 жыл бұрын

    Kir

  • @carabaytopubg5281

    @carabaytopubg5281

    4 жыл бұрын

    Xaliye production Lok

  • @maryamamaryama7541

    @maryamamaryama7541

    3 жыл бұрын

    Hhhh

  • @abdishakraali8956

    @abdishakraali8956

    3 жыл бұрын

    Waan kuu saaray libaaxa reer gaalkacyo galmudug ah baan ahay dakana iga baro guuleesana🙏

  • @Dhiiqadasomalida
    @Dhiiqadasomalida4 ай бұрын

    Markay heesta soo baxday waxan ku sugnaa cerigaabo gobolka sanaag caawa oo ay taarkhiidu tahay 23/3/2024 waxan ku suganahay wadan ka Germany 🇩🇪 waa mudddo 4 sanno ilahay baa mahad oo dhan leh ❤❤❤❤

  • @safiyaahmed5994

    @safiyaahmed5994

    Ай бұрын

    Mad isii kaxeysatid huno 😂

  • @Dhiiqadasomalida

    @Dhiiqadasomalida

    Ай бұрын

    Quruxeeye ❣️ luuqa igala soo hadal

  • @deeqafaarax2037

    @deeqafaarax2037

    4 күн бұрын

    Maxa iiga tagteY quruxooW😊😮

  • @manbile5419
    @manbile54194 жыл бұрын

    Waa fanaan codkisa ku joogo faanka iyo jilaa ugu wanaagsan fananinta manta joogan✍️Aad ayaan u ixtiraamayaa isaga Abdirisaq Anshax 👏markii hore ma aysan siin hees wanaagsan xidigaha geeska 🙅‍♂️ laakiin hadda waxay isaga siinayaan wax wanaagsan🤟maxaa yeelay waxay arkeen inuu kufiican yahay meel kasta👌 Cod maacan iyo wuu yaqaan sida loo jilaa✍️ Manshaallah Hor wacaan AM ONE OF YOUR FUN🤞💖

  • @farxaankingbookh2383
    @farxaankingbookh23833 жыл бұрын

    Suldaaman boqran ugaasan intaba maashaa allaah Mr anshax allaha Ku dhawro waa runtii wlhi Bbbbbbbbbbbbb

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz31954 жыл бұрын

    Lapadii marwo markipa wey HagoogteeN Hodan iyO ifraax❤👑

  • @ubaxitaaragsanubaxitaarags6688
    @ubaxitaaragsanubaxitaarags66884 жыл бұрын

    Yaa ila arkay inu hesaha xusho anshax fananka kujira xidigaha alle haku dhawro adunyadu wa dharare anshax

  • @xoxo-yg6gb
    @xoxo-yg6gb Жыл бұрын

    Fanaaniinta sheekhaal aw Qudub qurux iyo wanaag Waa loo daayey. Dalmar yare, Abdirisaaq anshax, Faysal Muniir

  • @Zbiddyjoe

    @Zbiddyjoe

    6 ай бұрын

    Sheekhaal kulaha akisho weye ninku hapo nin madaxweyne direed ah wye ❤

  • @leylaalasow385
    @leylaalasow3854 жыл бұрын

    Wlhi aduunka inta fann joogta wlhi wiilkan kala bixi lahay hdii leydhaho fann dooro sabbtoo ah waa murti miiran allaha kaa qabto cadowga

  • @drsazu9527
    @drsazu95274 жыл бұрын

    Wuu nasiib badan yahay qofka hela hooyo macaan iyo walashii oo garab taagan iyo gabadhiisa oo nolosha unoqota wehelka waqtiga iyo waayaha dumarbaa rag is dhaafshay gabadhaha waanagsani waaa horomarka mustaqabalkaaga duca qaba ilahay ha siiyo inamadiina oo guulo badan nolosha gaadhsiiya

  • @asmamohamoud9171

    @asmamohamoud9171

    4 жыл бұрын

    Aasiya kaaba ducaysan amiin habibti❤❤

  • @drsazu9527

    @drsazu9527

    4 жыл бұрын

    @@asmamohamoud9171 shukran noloshaydiii Ku jecliyaa walashay rumaad

  • @awalhirsi9070

    @awalhirsi9070

    3 жыл бұрын

    mashAlla

  • @faficharif7141

    @faficharif7141

    3 жыл бұрын

    MznR

  • @faficharif7141

    @faficharif7141

    3 жыл бұрын

    AtB

  • @mohamud1588
    @mohamud15884 жыл бұрын

    5 somaliyeey Like Kaliya raba

  • @S7am1984

    @S7am1984

    3 жыл бұрын

    We love our visitor and return our compliments

  • @haliimoosmaan4493

    @haliimoosmaan4493

    3 жыл бұрын

    hdyhfsvbuc chchd

  • @sahracr1073
    @sahracr10733 жыл бұрын

    Waxaasaa fanaan la dhahaa Anshx Waxaasaa my alif ah laba saalax Waxaasaa musigiiste ah maansha alah

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule714 жыл бұрын

    Wa hees wano iyo wx sheg ah tankis walalkey Abdirisaq Anshax 🎤❤️🥰magacada iyo hesta wa wx is leh ❤️❤️❤️💯🎤🎤❤️🥰 eglan wa qabta dar daran 👈❤️❤️❤️

  • @farmincartan4753

    @farmincartan4753

    2 жыл бұрын

    Farxd

  • @qamarmediapro7817
    @qamarmediapro78174 жыл бұрын

    Qofksto comtigan arka waxan alle uga baryaya cimre deer iyo cafmaad subaan 🙏

  • @habibajimaale4806

    @habibajimaale4806

    4 жыл бұрын

    Andrews

  • @nasteexoaxmed7439

    @nasteexoaxmed7439

    4 жыл бұрын

    3³33333 i 33

  • @apdirizackmohamed8052

    @apdirizackmohamed8052

    3 жыл бұрын

    Aaameen

  • @cabdinaasirismaaciil4454

    @cabdinaasirismaaciil4454

    3 жыл бұрын

    Allaha cimriga ha kuu barakeeyo wallo

  • @mariacusmaanjamac7626

    @mariacusmaanjamac7626

    3 жыл бұрын

    @@habibajimaale4806 °

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue48914 жыл бұрын

    Cabdirisaaq anshax iyo laabsaalax barakooba 👏👏

  • @abdiragemuhumedkhalif9543
    @abdiragemuhumedkhalif95433 жыл бұрын

    walee dumarow ragaad aqli dabasidan dawada guushu helaaaaaaaaaaaa BY ANSHAX

  • @maxamedosmanofficaill3141
    @maxamedosmanofficaill31412 жыл бұрын

    heestaan Aroos walipo in laga shido ayeey ku haboontahay xaqiiqdii🧑

  • @cosobabdule4695
    @cosobabdule46954 жыл бұрын

    Mashaaalh adirisaq anshax wiil biladaan shaaaraf igamudaan xageen ugu keenaaa tolow 😍😍😍😍❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @aaminaibrahim8715

    @aaminaibrahim8715

    3 жыл бұрын

    GAAUHAICT

  • @aaminaibrahim8715

    @aaminaibrahim8715

    3 жыл бұрын

    Eyudfrwhf re s cv us on bk vs. Eff bih

  • @faatinmohamed4139
    @faatinmohamed41394 жыл бұрын

    heestan wnka helay intaa ila midka is mujiyaa

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan552111 күн бұрын

    11/July/2024 am here and listening🎧 this song b/c it's my fav song ❤🔥 waa hees murti iyo miisaan xambaarsan oo waano iyo yididiilo ah alle hablaheena asturaanta ha garansiiyo🤲🤲♥️👑👑 siiba wakhtigan farahay kabaxday hawshu oo qofkii asturnaa baa la aflagaadeynaya😢😢 waa aduunyo gadoon 😢

  • @xayaadsaleebaanxasan20
    @xayaadsaleebaanxasan205 ай бұрын

    Hestan kaba dhargo ila iyo markay so baxday best anshax keep going ❤

  • @Alonebird575
    @Alonebird575 Жыл бұрын

    Heestan marna wn qoslaa 😅marna wn naxaa 😢 wxu leyahy jirkan dusha laga arkayo inu dambi yaqiinso wna so taaganyihiin iyagoo qaawann 😢💔😭Allow soo hanuuni🤲🤲❤16/04/2023 malin sabti ah ❤❤

  • @Sheekofaneed1

    @Sheekofaneed1

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂 yaab

  • @idilmohamed2038

    @idilmohamed2038

    11 ай бұрын

    Hhhhhhh. QaAr baa. Shalmadii. Yar huwanayee uyar fiirso bal 😅😅😅😅😅😅

  • @user-di9wj2mn9c
    @user-di9wj2mn9c Жыл бұрын

    Walhi bilaahi hesta way iga ilamaysiisay waliba intaas yar wakhtigu kali kuma daldalin duruuftuna kulama dhalan waayaha dunidiyo lurkiisa dadkuba waa kula qabaaye kasaar noloshaada dayro ha Quusane daayin kaasho anshax alaha cimriga ku dheereyo waa hees dareen jooga xanbaarsan wlahi

  • @CismanCabdiraxman
    @CismanCabdiraxman2 ай бұрын

    JIDHKANI DUSHA LAGA ARKAAYA INUU DANBI YAHAY YAQIINSO ❤ ALLAHOW NA ASTUR🤲

  • @osmanshareefahmedyahya4336
    @osmanshareefahmedyahya43362 жыл бұрын

    Woow Great Songs,Waa Hees Lagu Fara Yarestay Aan Caadi Ahayn Saaran Cod Iyo Musig U Sii Dheer Murti Xanbarsan Abwaanka Alifay, Laxanka Saaray Iyo Fananka Qaday Ay Rag Wada Culus Yahiin Somali Masha Allah Wallaal,😍👍🙏

  • @maaidodahircabdulle156

    @maaidodahircabdulle156

    Жыл бұрын

    Ifyfgrirgrgerou3griryrffrirf4riorhcttorfhr❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🎂🍦🥛🍭🍬🍫🍨

  • @axmed6305
    @axmed6305 Жыл бұрын

    Wanadaan gebedhi qaadato wee iga gadanthy taas🤗

  • @hamijaamac1576
    @hamijaamac15764 жыл бұрын

    Suldaan xidiga anshax horay usoco fanan dhabta kahadlya

  • @mohamedcade3170

    @mohamedcade3170

    2 жыл бұрын

    Xaaqiiq

  • @kumaarcr1469
    @kumaarcr14698 ай бұрын

    Jirk dusha laga arkayo inuu danbi yahy yaqiinso 18/11 2023🎉

  • @farhiyoshire2430
    @farhiyoshire24302 жыл бұрын

    Aad baan ugu mahad celinayaa cid kasta oo heestaan dadaal ku bixisay

  • @aliabdinazir3943
    @aliabdinazir39434 жыл бұрын

    Fanaankii qarniga anshax♥️ ilahay nagama kaa dhex qaado legend

  • @bandz_629
    @bandz_6293 жыл бұрын

    laapsaalax yaa ila Hadal siita cunuG yar oo TageeRo baan ahay🔥😭

  • @ibrahimhazzan3260

    @ibrahimhazzan3260

    2 жыл бұрын

    Ma heshay sxp

  • @bandz_629

    @bandz_629

    2 жыл бұрын

    @@ibrahimhazzan3260 Ad io ad wll

  • @cabdiraxmanbarbaraawi4669
    @cabdiraxmanbarbaraawi46692 жыл бұрын

    Legend tani hees way dhaafte waa dardaaran hablaha somaliyed uu kula dardaarmayo

  • @samrasulub6607
    @samrasulub66074 жыл бұрын

    Fanan iyo badh ninkani wye hore u soco wll❤

  • @abshirshakaal8833
    @abshirshakaal8833 Жыл бұрын

    Waaw Hees Mahan Waxaan maxa ku Tilmaama Erayada Laxanka Codka Musiga Caadi Mahan Habloow Wadana Qaata

  • @misspamba1
    @misspamba13 жыл бұрын

    I love the truth in the song though it’s also the othe other way round. If it was not for my blessed Husband I wouldn’t been where I am today 🥰🥰🥰 May Allah protect him shower him with blessings and give him good health

  • @samirajamac8737

    @samirajamac8737

    2 жыл бұрын

    Siz can u plzzz give me the meaning of the song if may translate in English if you can do that

  • @samdamuhumed9834

    @samdamuhumed9834

    2 жыл бұрын

    Ò

  • @hassanwali3918

    @hassanwali3918

    2 жыл бұрын

    @@samdamuhumed9834 j bnhgdc

  • @hanadmoha4336

    @hanadmoha4336

    Жыл бұрын

    Masha Allah may Allah bless your union more and forever. Great to hear a wife appreciating her husband effort. Many foresake their partner when little challenges strike or when they climb the ladder of success.

  • @ApdikarimYaziin-rr5cc

    @ApdikarimYaziin-rr5cc

    Жыл бұрын

    ​@@samirajamac8737 😅😮

  • @munanuur2210
    @munanuur22103 жыл бұрын

    Kuwa ku ag taagan ayaa tilmaamtay Danbiga waxa ah alla ha fahamsiiya

  • @cosobabdule4695
    @cosobabdule46954 жыл бұрын

    Igaland show inteey kabaxdy hhhhh away way ileeen iyadaa laga heesy

  • @asalibashir5886
    @asalibashir58863 жыл бұрын

    Hess cadi aheyna waye kuwa qawan duco iyo wano weya iga gadantahya hestan😍😍😍🥰💘💘

  • @zuhaybboqole2305
    @zuhaybboqole23054 жыл бұрын

    Anshax inanka waayaha iyo wakhtigu hor boodayo Keep going wllky aad baan kuu taageeeraa Inta ku taageerta nolosha dhabta ah ee uu soo jilo like ta hayla dhaaina nacalaa zhaydaan kuyaale

  • @dhuuxyarechannel1486

    @dhuuxyarechannel1486

    3 жыл бұрын

    Kkkk suhayboow saw sidaa maaha abtyo😂😂😂

  • @bilaallyrics5931
    @bilaallyrics59318 ай бұрын

    Dooqana calafba hage hadad guur dhadhaab gashan dulqad iyo samiir lahow ahow dhanahed kufilan ahow duca qabta asturaan❤

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Жыл бұрын

    Waa inaa wax qalana xaq bil xaq badrol helna afika wax qaleyn kaligi isna inlaqalaa

  • @salsabillove2044
    @salsabillove20443 жыл бұрын

    Waaw waan ka hely sidu igu dardarmayo ansha inee dagdaagu xuunyahay aniga arkey waxbadan ayaa ka dhefey heeska inee dagnashahu ee wanagsantahay fudedkuna ew darantahay ayaa arkey waxaan ku rajenaaya guul

  • @safiaismail5302
    @safiaismail53024 жыл бұрын

    Mnsha Alah anshax cod ayuu hayaa

  • @buquujiyebelokuaraty7892
    @buquujiyebelokuaraty78924 жыл бұрын

    Wll ilahay haynaGa hayo xanuunka dilaga ah ee carona viruz Aminta raci like na zaar

  • @geenyo958
    @geenyo9584 жыл бұрын

    Masha allah nice thanks you Wll mcn❤❤❤❤❤❤❤❤😘😘😘🙏🙏🙏⚘

  • @fartunhuseen1314
    @fartunhuseen13143 жыл бұрын

    Naagahaan qaawan waa lala hadlay haddey wax fahmayaan

  • @xogsadeabdi5422
    @xogsadeabdi54224 жыл бұрын

    Hestan kal iyo laab baan uuga hela markan dhagaysanayo oday oday baan noqdaa😂😂

  • @mandekhassan9404
    @mandekhassan94044 жыл бұрын

    Hees iyo Badh way gadantahay midan anshax keep going wllo ❣️💥🔥

  • @susuomar8432

    @susuomar8432

    2 жыл бұрын

    Hee iyo baba

  • @nafisaabdilahi6102

    @nafisaabdilahi6102

    2 жыл бұрын

    😁😁😁

  • @nafisaabdilahi6102

    @nafisaabdilahi6102

    2 жыл бұрын

  • @cabdullahihassan7541

    @cabdullahihassan7541

    2 жыл бұрын

    xasan xasan dhalay😊😋😊😁😁🤩😍😍😍

  • @ismailmohamedomar6213

    @ismailmohamedomar6213

    10 ай бұрын

    ​Àl

  • @udgoonhussein10
    @udgoonhussein109 ай бұрын

    Waligy tinteyda ma qaawin oo qoor ma baneysan alx mana guursan wali hadaa guursadane dardaraankaan waan qaaaty Allaha qof wngsn ha igu soo beego

  • @sakariyefilfil6578

    @sakariyefilfil6578

    3 ай бұрын

    Aamiin aamiin

  • @osmanmaalimali2892

    @osmanmaalimali2892

    3 ай бұрын

    Amiin Ya Allah

  • @xukunmacalin8685
    @xukunmacalin86853 жыл бұрын

    Masha allah waa waano cajib ee qaata gabdhoow

  • @fambamcrew1259
    @fambamcrew12594 жыл бұрын

    Heesta ugu shidan barnaamijka horey usoco suldaanka xidigaha

  • @ibrahimomer65
    @ibrahimomer652 жыл бұрын

    Heestani waa mid ay ku jirto xigmad badani iyo taarikhi Wayne oo ku sabsan ragg iyo duummar Abdirmaa Anshax.

  • @Califarlaw

    @Califarlaw

    Жыл бұрын

    Aq hesmaha tanı

  • @maxamedwaraabe8409
    @maxamedwaraabe84094 жыл бұрын

    Weeey fanaankii Qarniga Anzhax full support

  • @sacdush1483
    @sacdush14834 жыл бұрын

    Iglan hesta macnaheda waa fahantay😰🥰💯

  • @ahmettnasri279
    @ahmettnasri2792 жыл бұрын

    2021 hadad dawanyso like saar

  • @galkaaseefta9601
    @galkaaseefta96012 жыл бұрын

    In wax sheeg ugu filan hablaha somaliyeed waad sheegtay allah wacdi iyo waano howga dhigo

  • @ramlaabdalla8922
    @ramlaabdalla89222 жыл бұрын

    Wan ka qatay anshax wanada😃💥💕

  • @hajiahmed1214
    @hajiahmed12142 жыл бұрын

    Eshcalaa Hees Macalaa music Anshax furunle iyo Labsalaax Full Respect 🙏

  • @calicabdilaahi1519

    @calicabdilaahi1519

    Жыл бұрын

    Df

  • @hajiahmed1214

    @hajiahmed1214

    Жыл бұрын

    @@calicabdilaahi1519 GF

  • @shukriismail5234

    @shukriismail5234

    Жыл бұрын

    @@hajiahmed1214u🎉k🎉😊😊😊😊😂😂

  • @samiraibrahimahmed3385
    @samiraibrahimahmed33854 жыл бұрын

    Mnsha allh hees buu uqaaday wllhi dumrka allow ku xafid abdirsaq anshaz

  • @user-tg2gi6om7f
    @user-tg2gi6om7f2 ай бұрын

    Zxp mcn wahesta ugu fican dunida

  • @sayidgacal
    @sayidgacal Жыл бұрын

    Who listing 2023 like me 😅 gold never get old

  • @somaliland1885
    @somaliland18854 жыл бұрын

    Esh cala heeees maca fanan halkas Aya cumamada lagugu saray abowe ILOVE YOU SO MUCH 🌹❤️🙏👈

  • @fartuunmaxamed2890
    @fartuunmaxamed28903 жыл бұрын

    Waaw hees aad umac allah kuu dhowro codkaaga

  • @AnaSanchez-ee3rg
    @AnaSanchez-ee3rg4 жыл бұрын

    Marshall he is very traditional clothes 💕😘😘❤️❤️❤️ from Senegal 🇸🇳

  • @indhodeeqguuleed3829

    @indhodeeqguuleed3829

    Жыл бұрын

    Elkfidisid

  • @indhodeeqguuleed3829

    @indhodeeqguuleed3829

    Жыл бұрын

    Jxududhxzud

  • @RahmaAhmed-en2kc

    @RahmaAhmed-en2kc

    Жыл бұрын

    ​@@indhodeeqguuleed3829fyuuetrrt❤😂😂

  • @xafsasaleban3171

    @xafsasaleban3171

    Жыл бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😢😮😮😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😢😢 8:44 😮😮😮😮😮

  • @raxmodawid5974

    @raxmodawid5974

    5 ай бұрын

    ​@@indhodeeqguuleed3829waratka maanta😂

  • @sucaadsaleebaan1122
    @sucaadsaleebaan1122 Жыл бұрын

    2023 baan dhegeystay 2 jeer ku ceshtay mcn wllh

  • @naimooffical6733
    @naimooffical67334 жыл бұрын

    Runtii fanankan wa fananka kliya ee marwaliba hes cusub o qiro leh so saaro hormar wacan abdrisaq anshax

  • @S7am1984

    @S7am1984

    3 жыл бұрын

    We love our visitor and return our compliments

  • @meymunbashir9020
    @meymunbashir90202 жыл бұрын

    Wa hees cajiba wale 😬🔥💯

  • @haskakaka1541
    @haskakaka1541 Жыл бұрын

    What a fantastic song comment from s africa

  • @user-xy9tc2ui9w

    @user-xy9tc2ui9w

    9 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @huseineidow5714
    @huseineidow57147 ай бұрын

    day jimco date 15/12/2023 codka 100% laxanka 100% ereyada 100% musica 100% editing 100%

  • @mohameddaahir4478
    @mohameddaahir44784 жыл бұрын

    MASHA allah dumarka soomaaliyeed Guul iyo Jano

  • @istarlinilyasmashaallah3441

    @istarlinilyasmashaallah3441

    3 жыл бұрын

    Masha allah thank you

  • @rahmohuseinnur4437

    @rahmohuseinnur4437

    2 жыл бұрын

    Mahad sanid Allah ku sharfo

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz75734 жыл бұрын

    Apdi risaaQ anzhax fanaan jirah ❣❣🎤👑🥰♥️

  • @AdamAdam-bj8yk
    @AdamAdam-bj8yk2 жыл бұрын

    AM FROM USA AND I LOVE SOMALIA SOMALIA HONOLATO

  • @mahamedmuktarabdi6205
    @mahamedmuktarabdi62054 жыл бұрын

    Anshax fanaanka aan taageero