Suldan Seeraar | Axdi Dhowra | Official Music Video 2020

Музыка

Suldan Seeraar, Hees Cusub, Somali song, Hees shidan, Dhaanto, Music Video, Waqal Studio
Artist: Suldaan Seeraar
Song: Axdi Dhowra
Lyrics & Melody: Khaliif Faarax Haayr
Music: Cadceed
Camera: Idiris Dabcasar, Nuuradiin Dugsiye, Mustafe Saleebaan, Waqal
Editing: Waqal
Production: Afro Waqal Furinle

Пікірлер: 4 400

  • @apdallabashiir7488
    @apdallabashiir74884 жыл бұрын

    2019 Seraar hit songs🔥 1 halkeee caawa kuu shidan 2 Isoo noqo 3 kal io laap 4 ahaato noo ahaatay 5 axdi dhowra 6 Samiraay qof ku jecel .......suldaanka geeska 🔥 Waqal 🔥💪 Simply the #best Edit thanks for the likes ):

  • @ahmedahmedahmedahmed680

    @ahmedahmedahmedahmed680

    4 жыл бұрын

    Waxaad ilowday kala maqnaansho

  • @donciiltrehjr1488

    @donciiltrehjr1488

    4 жыл бұрын

    Sandka wuxu soo saray prefect song

  • @fardousahussein8277

    @fardousahussein8277

    4 жыл бұрын

    hees qatar waaye wan kahelay horay uso soco suldaanka somalida🥰🔥

  • @anisocadey7244

    @anisocadey7244

    4 жыл бұрын

    Qamar sanadkan maglka leh suldankana ma shar yara 💖 somali 💖

  • @donciiltrehjr1488

    @donciiltrehjr1488

    4 жыл бұрын

    @@anisocadey7244 sanadka muxu qamar qaday bro suldaanka ilweyn wad igthy 7 hit songs sanakd qaday wa milion ka talabay qaday qamar 1 hees million dirqi ku gadhay wana jinkagiba iracay

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE4 жыл бұрын

    Wow!!! Yaa Dharaarro dhulka Hooyo sii dhaqaajaa Suldaanka Geeska oo markale Seefta galka kala baxay.. Yaaba Is Gaadhay!!

  • @elmishire8562

    @elmishire8562

    4 жыл бұрын

    Dhulka hooyo sii dhax qaadsha waye Ma ahan sii dhaqaaja😂

  • @WaqalStudio

    @WaqalStudio

    4 жыл бұрын

    Abdi Askari waan ku salaamay wllkay

  • @yonezcrown

    @yonezcrown

    4 жыл бұрын

    Abdi askari 😂😂😂

  • @azadtotti4937

    @azadtotti4937

    4 жыл бұрын

    @@WaqalStudio Salaan Kal iO LaaP Pro🥰🙏

  • @WaqalStudio

    @WaqalStudio

    4 жыл бұрын

    @@azadtotti4937 Allaah ya saliimu sxb

  • @dhicisow5177
    @dhicisow51774 жыл бұрын

    Ubax dhiin ah Yaa uga dhiiba dhagax Buur ❤✌

  • @hassanmose6457

    @hassanmose6457

    4 жыл бұрын

    Mo Othman u man u were begging us as u are making money

  • @abdisamadosmaan8428

    @abdisamadosmaan8428

    4 жыл бұрын

    ₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩

  • @qosolhooentertainment4954

    @qosolhooentertainment4954

    4 жыл бұрын

    Hees iyo badh 😘

  • @ahmedmahmud2908

    @ahmedmahmud2908

    4 жыл бұрын

    Heestan waxey 300mar ka badan.

  • @Sabipikin1

    @Sabipikin1

    Ай бұрын

    hhhh

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official4 жыл бұрын

    Heestu markay 9m Gaadho liketa igu Qabta {Fans of seerar}

  • @masha4470

    @masha4470

    3 жыл бұрын

    Waa 7m

  • @malkaadunka7484

    @malkaadunka7484

    3 жыл бұрын

    Wa 8m hada😩🥵

  • @fatumaelmi1165

    @fatumaelmi1165

    3 жыл бұрын

    @@malkaadunka7484 Haa 8m waa yee🤣🤣🔥🔥🔥❤❤

  • @faatimahassnshire897

    @faatimahassnshire897

    2 жыл бұрын

    2022 bisha march 9.5m bay maraysaa 🥰🤟

  • @mrshabalaza8678

    @mrshabalaza8678

    2 жыл бұрын

    10M 🤟

  • @yarabbi5472
    @yarabbi54723 жыл бұрын

    After 8 Million+Views Dadka iga dambeeya is Muujiya👍👇

  • @user-sp2bn7px9w

    @user-sp2bn7px9w

    2 ай бұрын

    13m views 2024 ❤😂

  • @LakiIndayare

    @LakiIndayare

    2 ай бұрын

    ​@@user-sp2bn7px9w😂❤

  • @khadraomar2107
    @khadraomar21074 жыл бұрын

    suldaankiiii qarniga inta kaba la'aan daawaneysa like😂😚😘😘😍

  • @anzhahfikawi8359

    @anzhahfikawi8359

    4 жыл бұрын

    Khadra omer hhhhhh waad noo hoos galisay waadba ogtahay inan kabo la.aan daawanayno

  • @Tafo775

    @Tafo775

    4 жыл бұрын

    Khadra omer 😂😂😂 kabkaliya xidhanayba 😂

  • @MohamedAmin-vh8qk

    @MohamedAmin-vh8qk

    4 жыл бұрын

    Abyo kaban xiranyahay Sorry 😅 Like waa Iskaga kaa saara lkn🙃😃

  • @apdirahmancawil2899

    @apdirahmancawil2899

    4 жыл бұрын

    Likeee

  • @asaldhaladnimco8307

    @asaldhaladnimco8307

    4 жыл бұрын

    Khadra Omar ana kabo la.aan ku daawanaya hno

  • @kokorashiit2569
    @kokorashiit25694 жыл бұрын

    Heesti Qarniga malinty 1m yn Gaadho Like Isaara Inata igu raczn❤💋🤴

  • @suldaanmuhammadmillion7411

    @suldaanmuhammadmillion7411

    4 жыл бұрын

    Najma Abdi subscribe iisaar quruxey walaal

  • @farxaancali8852

    @farxaancali8852

    4 жыл бұрын

    Hooryi usuco suuldanke afnaan soomali yerde

  • @mahamedxasan491

    @mahamedxasan491

    4 жыл бұрын

    Ku soo. Dhawaada. Heestan. UUP. Soo raray suldaan seeraar

  • @cabdirisaaqkayse2253

    @cabdirisaaqkayse2253

    4 жыл бұрын

    Hees iyo badh fadlan like saar

  • @mustafaaliabdilaahi6242
    @mustafaaliabdilaahi62424 жыл бұрын

    3 Malyan marka u gadho like igu casuuma My dhaladki Somali Wad mahadsan tihin

  • @ahmeda21st26

    @ahmeda21st26

    4 жыл бұрын

    Subscrbe sxp

  • @hanimaxamud3775

    @hanimaxamud3775

    4 жыл бұрын

    P00⁰0

  • @proffomar7194

    @proffomar7194

    3 жыл бұрын

    6 ayuu marayaa

  • @raxmoruun8718

    @raxmoruun8718

    3 жыл бұрын

    @@proffomar7194 saalma

  • @sagalhassan4766

    @sagalhassan4766

    3 жыл бұрын

    Waw

  • @suldaanseraar4716
    @suldaanseraar47164 жыл бұрын

    Waqaal studio iyo akhyarteeyda wani salamee❤❤❤

  • @cadeyowbae1055

    @cadeyowbae1055

    4 жыл бұрын

    My suldaan 💞💞❤️❤️

  • @clsalaanyuusuf9894

    @clsalaanyuusuf9894

    4 жыл бұрын

    Waaw suladan seerara oof

  • @mkchelsea7046

    @mkchelsea7046

    4 жыл бұрын

    👍👍👍👍👌👌👌❤❤❤❤❤

  • @xubbimaxamedxubbimaxamed2083

    @xubbimaxamedxubbimaxamed2083

    4 жыл бұрын

    suldaan seraar Waa niin. Codmacaan

  • @ayouchfaisal8004

    @ayouchfaisal8004

    4 жыл бұрын

    Asksq🖤🖤♥️♥️♥️❤❤👑👑💋💋💋😍😍😂😂😎😎😎😎

  • @salmanxuseenaxmed9146
    @salmanxuseenaxmed91464 жыл бұрын

    Illaahay cafimaad ha ku siiyo hadad like ii sarto wll

  • @sanjuujrbluesboy7668
    @sanjuujrbluesboy76684 жыл бұрын

    Dadka NABIGA & QURANKA Like ku raadiya isku xishooda plz😓🙂 Qoral waba so qoreysaye meshana heestalo FIKRAD kale la imow Hmm😍🙂🙌

  • @sakariyecabdicasiis1011

    @sakariyecabdicasiis1011

    4 жыл бұрын

    wallayal iska daaya please nebi muxammedwas like lagu raadiyo was ka fiican yhyhadana hees ilahay ka baqa walalayaal

  • @jamacmaxamed3924

    @jamacmaxamed3924

    4 жыл бұрын

    SANJUU JR BLUES BOY 8

  • @basheybsb7919

    @basheybsb7919

    4 жыл бұрын

    Adigana Koommentigaan Mar dambe hasoo qorin

  • @ismahanteneg2853

    @ismahanteneg2853

    4 жыл бұрын

    M Allah

  • @sahrogoogaa9051

    @sahrogoogaa9051

    4 жыл бұрын

    Kuwas wlh waaa jahiliin ana layabay hortaa aqas

  • @abdimajidabdowmaalim7814
    @abdimajidabdowmaalim78144 жыл бұрын

    When I grow older,I am gonna tell my kids that there was Somali songs legend called Suldan Seerar🙏❤⚡

  • @ridwanadem7124

    @ridwanadem7124

    3 жыл бұрын

    😂😂😂

  • @saaqmoumin9484

    @saaqmoumin9484

    3 жыл бұрын

    Suldàaanka geeska iyo markle dabka yaabkifanan ku gaaadha lana HayO

  • @mirac8leme715

    @mirac8leme715

    3 жыл бұрын

    Say Somali singer

  • @abdimajidrashid4395

    @abdimajidrashid4395

    3 жыл бұрын

    And also Gulled simba okay 😂

  • @abdifatah5862

    @abdifatah5862

    3 жыл бұрын

    Inshallah dheh wll

  • @pablogariomosalah2897
    @pablogariomosalah28974 жыл бұрын

    Mandera my motherland...if you are from mandera let me know by likes!

  • @ahmeda21st26

    @ahmeda21st26

    4 жыл бұрын

    Subscribe isar wlal

  • @maxamadsaciid5961

    @maxamadsaciid5961

    4 жыл бұрын

    Mandhera waan xorayndoonaa mar dhaw..

  • @madeinmandera9205

    @madeinmandera9205

    4 жыл бұрын

    @@maxamadsaciid5961 mandera sxb xornimo uma bahno. Adiga is xurey oo qabyalada iyo qurunka iska dayo oo heshiya. 30years ayad qabyalad isku cuneysan. Qof xor ah aya wax xureyom

  • @maxamadsaciid5961

    @maxamadsaciid5961

    4 жыл бұрын

    @@madeinmandera9205 sxb maxe saa ugu hadlaysaa mise waxd tahay Kenyan afsomaliga bartay ..hadad somalitahy saas umaadan hadleen ..ma waxd raalikutahay in Kenyan kugumaysto suuraban kaayeelo...sxb haquusan dhaqdhqaaq samee kdibna waan kugrab istaagi doonaaa ...kdib Somali Wayn kubiira Ama dal madaxbanaan noqda ..niyadda ijabasay sxb

  • @madeinmandera9205

    @madeinmandera9205

    4 жыл бұрын

    @@maxamadsaciid5961 hhh. Sxb somali weyn maxa lagu bira. Horta dalka dhiso oo wanajiyo. Dar xumadina markan arko iyo sida aad qabyalada iyo qurunka iskugu heysatan ayan somalinimo ka samra. Mandera kenya ma heysato. Wa degmo xor ah ee somalida isli oo sida qashinka askarta kenyanka ugu tuntan aya la raba iney is xureyan oo dalka barwaqada ah ino hagajin sxb. Dadka rer somaliya aya is cunayo hadi eey iscuneynin oo walalo isjecel yihin,NFD kenya kama mid noqoten sxb. Aniga somali sax ayan ahay waxana huba inan dul somaliyed daganahay.

  • @aliyaahabasheikh4643
    @aliyaahabasheikh46434 жыл бұрын

    Fanaaan haduu jiro oo aan taaageero waa suldhaan sareeer Inta ila mid 👍🏻👍🏻👍🏻

  • @saladoismadil5065

    @saladoismadil5065

    4 жыл бұрын

    I love suldaan seeraar

  • @hoodomustaphe7942
    @hoodomustaphe79424 жыл бұрын

    Waligay 5 like👍 man helin fadlan walasha somaliyed ahay hayla dhaafin😘

  • @suldaanmuhammadmillion7411

    @suldaanmuhammadmillion7411

    4 жыл бұрын

    hoodo mustaphe hooda qurux subscribe iisaar sharafey🥰

  • @liibaanabdulahi2841

    @liibaanabdulahi2841

    4 жыл бұрын

    hoodo mustaphe wwwwww

  • @xusenkeleri8232

    @xusenkeleri8232

    4 жыл бұрын

    Hhh

  • @ayaanleindho735

    @ayaanleindho735

    4 жыл бұрын

    Ku sarey shrf

  • @abdiwahab7829

    @abdiwahab7829

    4 жыл бұрын

    Waad baryantay subscribe xita wan kuusaara

  • @zuriproduction5568
    @zuriproduction55684 жыл бұрын

    Am from ethiopia🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 i love this songs so much🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hothoapdilahi4686

    @hothoapdilahi4686

    3 жыл бұрын

    Areyou musliim

  • @burhanishak9553

    @burhanishak9553

    2 жыл бұрын

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💙💙💙💙💙💟💟💟💟💝💝💞💞💞💞💚💗❣💓💓💓💓💕💕💓🧡🧡❣❣💚💚💚💚💝💙💙🇩🇯💚💚💗🇩🇯💗💗💗💓💓💕💞💞💝💝💝💗💞💞💚💝💗

  • @CabdirisaqNiiniile

    @CabdirisaqNiiniile

    8 ай бұрын

    Hģsq7wimdxbsm

  • @CabdirisaqNiiniile

    @CabdirisaqNiiniile

    8 ай бұрын

    Y215egsvdjdm

  • @fathumomataan4814

    @fathumomataan4814

    7 ай бұрын

    😮😅

  • @sarahidris7629
    @sarahidris76294 жыл бұрын

    I love Somali songs😍😍😍😍♥️♥️ All love from Sudan♥️🌹

  • @Qubanaha_Uurdoox

    @Qubanaha_Uurdoox

    2 жыл бұрын

    *Somali

  • @qwertyswerty9157

    @qwertyswerty9157

    2 жыл бұрын

    We love y'all songs too

  • @falilaali6182

    @falilaali6182

    2 жыл бұрын

    Suedlu🙄😁💖💕😸❤️💗😘💗😊😸💬👌😊🤣😀🇮🇹🤣💋😅

  • @clip570

    @clip570

    2 жыл бұрын

    We dnt love u for for that instead love Islam and Allah will love u back😓

  • @NajmoDahir-dw4qv

    @NajmoDahir-dw4qv

    Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ajboy9738
    @ajboy97384 жыл бұрын

    mx sugeysan Suldan AJ wye✊🏻😡❤️😂like ta🤚🏻

  • @halimaismael391

    @halimaismael391

    4 жыл бұрын

    M.a

  • @sultanilyas2565

    @sultanilyas2565

    4 жыл бұрын

    Hambalyo inkasto laga yaba iney been tahay

  • @nashaadahmed397

    @nashaadahmed397

    4 жыл бұрын

    ĂJ Bóy hmblyo

  • @ayaanlexuseen8033

    @ayaanlexuseen8033

    4 жыл бұрын

    Ma naga Hubtaa 😂

  • @saynabxasancabdi5128

    @saynabxasancabdi5128

    4 жыл бұрын

    @@ayaanlexuseen8033 💋👏💏💃😘🤗😍

  • @debjaceel784
    @debjaceel7844 жыл бұрын

    Hadaad jeceshahy rasulkena (MUHAMED) SCW like isara

  • @lacasojigjigaawi4209

    @lacasojigjigaawi4209

    4 жыл бұрын

    Zooyaal Sml Scw Scw lakiin bro meel ku haboon in aad soo dhigto wanaag sanayd

  • @ubaxmahamed6531

    @ubaxmahamed6531

    4 жыл бұрын

    Zooyaal Sml

  • @mariaajab8603

    @mariaajab8603

    4 жыл бұрын

    Zooyaal Sml nucaaga xasidka hormar ma gartoh wlhi😎

  • @qaaligelle3521

    @qaaligelle3521

    4 жыл бұрын

    Scw

  • @abdimaliksadikbashir2894

    @abdimaliksadikbashir2894

    4 жыл бұрын

    Wax like kusinayo maleh sxb ... Rasulkena aya like lagu helaa miyaa

  • @xamzamaxamed2575
    @xamzamaxamed2575 Жыл бұрын

    Inta hesta kusoo dhacdey soo radisey ismuujiya Like bac jun /8/6/2023 malin khamis //Malin wacan✌️✌️

  • @user-jc9qy7vg2c

    @user-jc9qy7vg2c

    10 ай бұрын

    Amiin

  • @salmodeak4080
    @salmodeak40804 жыл бұрын

    hada daweneso markey dhaftay 5 m like haiga ilawin😂

  • @khadrah6517
    @khadrah65174 жыл бұрын

    Waligey 10 like man helin 😄like isar adigo qoslayo allha ku dayo wll

  • @keynaankey7861

    @keynaankey7861

    4 жыл бұрын

    Hi

  • @qadarall3571

    @qadarall3571

    4 жыл бұрын

    Like jeclaa qaado hormar ku gaaar

  • @haaruunyahye7429

    @haaruunyahye7429

    4 жыл бұрын

    Kaadraa Hasaan 😂😂😂😂

  • @rayaanbajajtiktok8104

    @rayaanbajajtiktok8104

    4 жыл бұрын

    Hhhh waxkle thy

  • @fatiman2077

    @fatiman2077

    4 жыл бұрын

    Kaadraa Hasaan qaaliyey wn kuu saaray

  • @shaafiyusuf1132
    @shaafiyusuf11324 жыл бұрын

    Suldaan ka Geeska Inta aaminsan Fankisa✌💯🇸🇴 👇Like ta dhackusii👇

  • @dahirnaani4106

    @dahirnaani4106

    4 жыл бұрын

    CaraB CR 😉

  • @asmasiciid8804

    @asmasiciid8804

    4 жыл бұрын

    Waaaw axy fanan cod iga dheh

  • @shaafiyusuf1132

    @shaafiyusuf1132

    4 жыл бұрын

    @@asmasiciid8804 Fanaanka tegero buxda uthy💯

  • @amaalmubaarik845

    @amaalmubaarik845

    4 жыл бұрын

    CaraB CR àaadbn ujclhy una tagera zuldanka geska💝

  • @shaafiyusuf1132

    @shaafiyusuf1132

    4 жыл бұрын

    @@amaalmubaarik845 Tegaro wcn hore usoco🌷

  • @hajialiinthehouse8170
    @hajialiinthehouse81704 жыл бұрын

    Song of the year 2019 Suldan geeska africa Waqal 100% Edit 100% Background 100% Codka 100% Style 100% Best song for last 10 yaers. 🤙🤙🤙🤙🤙🤙

  • @ayaanaadan7063

    @ayaanaadan7063

    4 жыл бұрын

    Jbjxhxo was zNHFJF CHIC

  • @maidomaxamed198

    @maidomaxamed198

    3 жыл бұрын

    Nawal

  • @maidomaxamed198

    @maidomaxamed198

    3 жыл бұрын

    Kkkkk masha allh wllky

  • @duranhassan6456
    @duranhassan64562 жыл бұрын

    Ninka heestan sameeyay waa abwaan afyaqaan weyn ah. Inta eray xarafka "Dh" oo ay heestu ku socoto ka bilowda ee ku jira u fiirso.

  • @faizalaliowdanbey1597
    @faizalaliowdanbey15974 жыл бұрын

    ogadenow😙😙😙 like ta ha ila dhaafina abtiyal im from mugdisho hg boy

  • @xaajifariid6233

    @xaajifariid6233

    4 жыл бұрын

    Abti soodhawoow gabarna waanku siinaynaa

  • @faizalaliowdanbey1597

    @faizalaliowdanbey1597

    4 жыл бұрын

    thanks abti ,,,jeclan lahaya inaan ree abtigay mustaqbalkayga la wadaago💖💖💖jecliyaa abtiyaashy

  • @Bushr944

    @Bushr944

    4 жыл бұрын

    abdi muuse ogaden iyo hg waa walalo isku hooyo ah

  • @xaajifariid6233

    @xaajifariid6233

    4 жыл бұрын

    @@Bushr944 kkkkkk soma ahan

  • @kagitumbaonlineradioandtv6630

    @kagitumbaonlineradioandtv6630

    4 жыл бұрын

    Am asomali in Rwanda he is meaning what?

  • @caashahaboon2801
    @caashahaboon28014 жыл бұрын

    Intaa 💚hooyo❤ macaan💚 jeceyl❤ like💚 isaar❤

  • @adanfaraxnuur7262

    @adanfaraxnuur7262

    4 жыл бұрын

    HOOYO MACN ILAAHAYA HADAYO

  • @kawsarcrisaaq1923

    @kawsarcrisaaq1923

    4 жыл бұрын

    Www

  • @masumchannel7624

    @masumchannel7624

    4 жыл бұрын

    caasha haboon mash alha

  • @hipaakhagar6718

    @hipaakhagar6718

    4 жыл бұрын

    Mahadsanis

  • @hipaakhagar6718

    @hipaakhagar6718

    4 жыл бұрын

    @@masumchannel7624 🤩

  • @zakaria_abdi
    @zakaria_abdiАй бұрын

    Aad iyo aad baan ugu faraxsanahay in mandheera marka dhulka soomaalida uu tirinayo suldaan uu kusoodaro. Waana iskoorka kaliya ee uyaal, fanaan mandheera ama mombasa markuu dhulka soomaalida tirinayo kusoodaray heestiisa majiro. Full respect alfanaan suldaan seeraar guhaad ❤

  • @bakerynow1219
    @bakerynow12194 жыл бұрын

    Waaw eesh caalaa hees kal iyo laab walahy ❤️❤️❤️ heestan waxay kaloo na tusaysaa in hadaynu soomali nahay meel walba aynu joogno is jecelnahay oo ilaa mandheere, saylac, dhagaxbuur, hobyo iyo dhaman gobolada fananku sheegay aynu niyada iska jecelnahay laakin nasiib daro shisheeye iyo madaxdeenii somaliyeed oo ina kala guraayo ee reeer walba 2-3 gobol loo ooday oo layidhi cid kale yay idiib talin very sad walalhy but ilaahy waxan waydiisanaynaa in ilahy ina mideeyo anaga kusoo kornay dawlad laan in caruurahaygana aan wadan midday san kula soo noqono oo ay madax wanagsan iyagu noqdan 💝🇸🇴🇸🇴💝Amen ya allah

  • @abdiqaniashmar6018
    @abdiqaniashmar60184 жыл бұрын

    MA OGII CIDA AKHRIYI DOONTA Comantigayga LKIIN WAXAN KU RAJAYNAYA CAFIMAD IYO NOLOL FARXAD LEH 💖

  • @igaleexowaraa3775

    @igaleexowaraa3775

    4 жыл бұрын

    Sidookale wll

  • @ismahanteneg2853

    @ismahanteneg2853

    4 жыл бұрын

    M Allah

  • @habiilmireafururmaskabooda6815

    @habiilmireafururmaskabooda6815

    4 жыл бұрын

    Sido kle

  • @abdulahiabdulaziz2813

    @abdulahiabdulaziz2813

    4 жыл бұрын

    anaa hada akhriyey adna sido kale👍👌

  • @ahmeda21st26

    @ahmeda21st26

    4 жыл бұрын

    Subscrb

  • @ubaaxibrahim896
    @ubaaxibrahim8964 жыл бұрын

    No one is doing better than him. 2019 is his year period.

  • @simranaisha1860

    @simranaisha1860

    4 жыл бұрын

    Period!!

  • @maysamrhea2016

    @maysamrhea2016

    4 жыл бұрын

    Yesss he is doing fine! ❤️ all his songs are 🔥

  • @cabdulkafarhajjiow5785

    @cabdulkafarhajjiow5785

    4 жыл бұрын

    Sport full continu wth such

  • @wadania932

    @wadania932

    4 жыл бұрын

    Hes the best somali artist

  • @noorkeiaditya8347

    @noorkeiaditya8347

    4 жыл бұрын

    Period

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka24744 жыл бұрын

    24/12/2019 sanadka dhamdkisa wixi dhageystay sanadka cusup like igula zo dhaweya from muqdisho casimadi ummada somaliyed😍😏😏😍

  • @musecashur3790

    @musecashur3790

    4 жыл бұрын

    abdirahman Hajji ho

  • @ayantindheer8661
    @ayantindheer86614 жыл бұрын

    Reer mandera Love ❤️ wako wapi Watu wa mandera oyaaah ilove

  • @Rip_AnasTV
    @Rip_AnasTV4 жыл бұрын

    Qofkan qabyaalad agoon sideyda kale 5 somaliyeed si isku mid ah u jecel wlhi like ha ila dhafin fadlan❣🇸🇴🇭🇺🇩🇯🇪🇹

  • @sheehboy2488

    @sheehboy2488

    4 жыл бұрын

    South Afrikana somali miya😅

  • @mohamedabdi9801

    @mohamedabdi9801

    4 жыл бұрын

    Kula dhafi maayo maxa yeelay hadal fican aya ku hadashay soomaliya waa hal

  • @laftageelabadha5748

    @laftageelabadha5748

    4 жыл бұрын

    @Ayaan Yuusuf Ethiopia Somali ayaa dagta. Waxa ay kahadlayso waa shan soomaaliyeed. Kenya waad ogoshahee, Ethiopia Somali dagta see ula soco

  • @mahadmuxumed982

    @mahadmuxumed982

    4 жыл бұрын

    Swiiov zag ♥️❤❤🌍🌍💚💚👌🙏🙏🥰☝️🤪😱🇦🇼🤷‍♀️

  • @aziiz94

    @aziiz94

    4 жыл бұрын

    Walaasha like haku saarto ma calanka hungary iyo kuwi cadowga ethiopia iyo south africa aya like kugu saara ? 🤔 , calankeyga somalia 😍 respect iyo ki walalaheyga jabuuti 🇸🇴🇩🇯 kuwa kle ma aqoonsani iga so baandheey 😁🏃🐒

  • @Xaqiiqooyinka
    @Xaqiiqooyinka4 жыл бұрын

    LYRICS/Erayada Heesta: Cirkoo dhudug Biyo dhigay Dhool ku hooray Dhulka hawdka Dhir caleen leh Ubax dhashay Maan dhalaalay Dharaar tif leh Roob la dhacay Dhul siraaday Dhaaya doogsi Dhugashada Aday iiga dhigan Axdi dhawra 2× Waan la dhacay waan u dhuubtay Waan ku dhaartay Dhalka weeye Dhaban xaad leh Dhaay labeen leh loogu dhaashay Oo dhalaalaa Xubno dhilan Dheelitiran Dhex la soohay Dheeraartoo midab dheeh Dhoolacadeyntey Dhag ka siisaa Ley dhex qaaday 2× Waa dhamaysoo tan yari Dhawrsan weeye Ku dhadhabay Intaan xad dhaqaaqay Dhab jeclaadoo Qalbigu dhaawaciisa Dhakhtar weeye Huuno dhayda Maanka 2× 2× Yaa mar dhoofshoo Mandhera Dhawr mar geeya Qaalma dhala dhawdir, bunduq Yaa ka dhiiba Waan dhabeelee yaa dhargane Dhooble Jowhar Yaa dharaara Dhulka hooyo sii dhaqaaja 2× 2× Dhanka Hobyo yaa u dhaqaaja Sii dhaweeya Aroos Dhahar yaa ugu dhigoo Dhaay ku soora. 2× 2× Yaa u dhawrtoo sidii Dhal Caruur ah Misana dhabta saarta 2× 2× Dhawr ayaama yaa ku dhaha "Dheeha Saaxil" markey dhalindheesho Heelo, dhaanto tunto Ubax dhin ah yaa ugu dhiiba Dhagaxbuur Yaa mar dhaafsha Xeebta dheeree Saylac dhaafta Oo dhansiiya dhayda carta Dhadhan xoor leh. FG: Wixii qaldan waad sixi kartaa. Mahadsanidiin.

  • @zakiboy1991

    @zakiboy1991

    4 жыл бұрын

    Sixitaan "Ubax dhashay Maan dhalaalay Dharab tif leh" "Dhaay labeen leh Loogu dhaashay" "Dhex lasoohay Dherer joog leh midab dheeh, Dhool cadeyntey dheg ka siisaa Ley dhex qaaday" "Yaa dharaaro" Dhulka hooyo sii dhexqaadsha" "Oo dhansiiya dhayda carta Dhedhan xoorleh"

  • @ayanna_mx4613

    @ayanna_mx4613

    4 жыл бұрын

    oo yea thank u

  • @amarehadaweh9683

    @amarehadaweh9683

    4 жыл бұрын

    1)Dharab tif leh 2)dhay labeen leh Loogu dhaashay 3)dheerer joog leh 4)dhool cadayntey dhag ka siisaa lay dhex qaaday 5)dhowr ayaamo yaa ku dhaha dheeho saaxil

  • @moheztenchannel4149

    @moheztenchannel4149

    4 жыл бұрын

    @@zakiboy1991 shp Mcn Caawa illahy dartiis subscribe igu saar 🙏🙏please🙏🙏

  • @moheztenchannel4149

    @moheztenchannel4149

    4 жыл бұрын

    @@amarehadaweh9683 wll Mcn Caawa illahy dartiis subscribe igu saar 🙏🙏please🙏🙏

  • @luckyh4131
    @luckyh41314 жыл бұрын

    Walee suldaan seeraar fanaaniintii kale boorkuu uga tagay ilaa 8.9 heesood oo number 1 wada ah masha allah

  • @queenalpha3617
    @queenalpha36173 жыл бұрын

    Daktar wye😍❤ From Eritrea 🇪🇷🇪🇹🇸🇴

  • @naleyahmed9910

    @naleyahmed9910

    3 жыл бұрын

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Umel.kheyr1

    @Umel.kheyr1

    Жыл бұрын

  • @maxamadamiin2223
    @maxamadamiin22234 жыл бұрын

    🔥heestan way qarxday 1M markay gaarto like ha ila dhaafin😄

  • @ahmeda21st26

    @ahmeda21st26

    4 жыл бұрын

    Sxp subscribe

  • @ahmedsweg2548

    @ahmedsweg2548

    4 жыл бұрын

    5 million ppe🤣🤣🤣🤣😅

  • @yuusufcade2052

    @yuusufcade2052

    4 жыл бұрын

    @@ahmedsweg2548 🚥🚦🚖🚖🇹🇱🚑🛵🛵❤🎠

  • @djqadarlyrics7838

    @djqadarlyrics7838

    3 жыл бұрын

    7m

  • @nasramaxamed8072

    @nasramaxamed8072

    3 жыл бұрын

    Xbbi

  • @abdulosman9663
    @abdulosman96632 жыл бұрын

    He is a hard worker he started from zero now he is one of the best singers in horn of Africa 🔥🔥 And this song is fire

  • @heyfoaabi2168

    @heyfoaabi2168

    Жыл бұрын

    🥰🥰🤩🤗🤔🙄

  • @queenhodari
    @queenhodari4 жыл бұрын

    We have best songs best food best culture. But we don't have peace may Allah give us peace

  • @betteriology

    @betteriology

    2 жыл бұрын

    Oh! sorry I understand but somaliland is full of peace, I'm so jealous that 😭 MashaAllah, Alhamdulilaah

  • @hamz233

    @hamz233

    2 жыл бұрын

    @@betteriology don’t be jealous ✌🏽

  • @Ii-oi8le

    @Ii-oi8le

    2 жыл бұрын

    @@betteriology somaliland is full of qibyalad i dont see peace

  • @amiraawil3583

    @amiraawil3583

    2 жыл бұрын

    Amiin

  • @noordinmohamed6185

    @noordinmohamed6185

    Жыл бұрын

    Amiiin thuma amiiin

  • @manshurtech7393
    @manshurtech73934 жыл бұрын

    1million markey gaarto Like ta 💙

  • @caaqdheer4845

    @caaqdheer4845

    4 жыл бұрын

    5m waygaaraysa waa maxay 1m sheegayso

  • @suldaanmuhammadmillion7411

    @suldaanmuhammadmillion7411

    4 жыл бұрын

    Manshur Abdi subscribe iisaar walaal

  • @moheztenchannel4149

    @moheztenchannel4149

    4 жыл бұрын

    @@caaqdheer4845 shp Mcn Caawa illahy dartiis subscribe igu saar 🙏🙏please🙏🙏

  • @caaqdheer4845

    @caaqdheer4845

    4 жыл бұрын

    @@moheztenchannel4149 caaq miyaa subcribe ka dalbanaysa

  • @moheztenchannel4149

    @moheztenchannel4149

    4 жыл бұрын

    @@caaqdheer4845 haa pro

  • @lakishimiabdi9813
    @lakishimiabdi98134 жыл бұрын

    Suldanka geska 🌹 Legend of the year Inu yahay ya igu racsan💊💉😍

  • @ifraaxifrah3232

    @ifraaxifrah3232

    4 жыл бұрын

    Thanks

  • @abdikadirmohamed6829

    @abdikadirmohamed6829

    4 жыл бұрын

    Thanks

  • @alqiimoabdinaasir1110

    @alqiimoabdinaasir1110

    4 жыл бұрын

    @@ifraaxifrah3232 2 w¼33 a3978I : (@?,TO=833×3=€74!7=8÷÷9=34?0₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩!)83394949|\\3323¾8

  • @xamdadiamond738

    @xamdadiamond738

    4 жыл бұрын

    Aniga💪♥️

  • @saafiilees6200

    @saafiilees6200

    4 жыл бұрын

    Anigaa ku gu raavsan

  • @layaabkadunidamedia5748
    @layaabkadunidamedia57484 жыл бұрын

    Caawa aroos ayaan gali rabaa hadaad hestaan jeclaatay like i saar

  • @amranahmedsaid6222

    @amranahmedsaid6222

    3 жыл бұрын

    Ala hakuu fudaydiyo arooskuna waa hawlbadanyahaye

  • @wakiilcaashaq8270
    @wakiilcaashaq82704 жыл бұрын

    Somaliyey meelwalbad joogtan caafimaad ayan idin rajeynayaaa...2020 January 1 aniga idinkaso hormaraye like isaara3❤

  • @updirahmanhaji9483
    @updirahmanhaji94834 жыл бұрын

    Waligay 2o like magarin idhafsiya mnta❤️

  • @suldaanmuhammadmillion7411

    @suldaanmuhammadmillion7411

    4 жыл бұрын

    Updirahman Haji subscribe iisaar walaal mahadsanid

  • @updirahmanhaji9483

    @updirahmanhaji9483

    4 жыл бұрын

    Suldaan muhammad million waku saaray Zxp

  • @niclostommy6020
    @niclostommy60204 жыл бұрын

    Sending Love From Egland Somali people I Love Somali Music though I Don't Understand the Language

  • @abdullahi3861

    @abdullahi3861

    4 жыл бұрын

    Niclos Tommy thank you bro well come

  • @niclostommy6020

    @niclostommy6020

    4 жыл бұрын

    @@abdullahi3861 Also Thanks Somalis Are Good Culture people

  • @abdullahi3861

    @abdullahi3861

    4 жыл бұрын

    YACQUUB grow up young man

  • @niclostommy6020

    @niclostommy6020

    4 жыл бұрын

    @YACQUUB Ther's No Evil thing

  • @shaafihassan1733

    @shaafihassan1733

    4 жыл бұрын

    @@niclostommy6020 thankful well Come bro from anther mother

  • @TonySoprano1
    @TonySoprano13 жыл бұрын

    Love this song. Just wish I could understand it 😭🤣

  • @yaskacade1365

    @yaskacade1365

    2 жыл бұрын

    try to know somaali language

  • @ikranmuxidiin8048

    @ikranmuxidiin8048

    2 жыл бұрын

    Sddddsssdddsssbbbbbb

  • @samanmaxamud819

    @samanmaxamud819

    2 жыл бұрын

    @Abdulrazak - Sama Ahmed Rc

  • @Halleyte
    @Halleyte4 жыл бұрын

    Hesta intad dawatay markay soo baxday hadana diib ma ugu soo labatay like me 👋🤩🤩🤩🤩🤩🙄

  • @naagahaninkoodi899

    @naagahaninkoodi899

    3 жыл бұрын

    Qamarsuugaan

  • @Halleyte

    @Halleyte

    3 жыл бұрын

    @@naagahaninkoodi899 🤔

  • @mustafaofficial8590
    @mustafaofficial85904 жыл бұрын

    Suldaanka Geeska👌🇸🇴❤ SOMALIWEYN Allah Dartiis Like Igusaara🙏👍

  • @suldaanmuhammadmillion7411

    @suldaanmuhammadmillion7411

    4 жыл бұрын

    Mustafa Mohamad kuusaaray lpx subscribe iigu is qabo

  • @mustafaofficial8590

    @mustafaofficial8590

    4 жыл бұрын

    @@suldaanmuhammadmillion7411 Kusaaray Masuul

  • @alibinali2141

    @alibinali2141

    4 жыл бұрын

    @@mustafaofficial8590 wll subscribe iisaar adoo mahadsam

  • @mustafaofficial8590

    @mustafaofficial8590

    4 жыл бұрын

    @@alibinali2141 okay walal

  • @somoali1904

    @somoali1904

    4 жыл бұрын

    Brillant

  • @tonijoshua9807
    @tonijoshua98074 жыл бұрын

    Best Artist 🎤 🎙 in Horn Africa 🇸🇴 🇰🇪 🇪🇹🇩🇯 🇪🇷 🇸🇩❤️👑 Suldaanka geeska ❤️💚💙

  • @aamincumar3336

    @aamincumar3336

    Жыл бұрын

    Asc ya dharare dhulka hooyo sidhaqaja suldaan seeraar libaaxa Africa fanan somaliyeed ilahay ha kudayo intay nololijirto farxad kunolaw wllky

  • @Cabdinuursheekh-pf9wd

    @Cabdinuursheekh-pf9wd

    20 күн бұрын

    3:30

  • @maxamadamin9056
    @maxamadamin90564 жыл бұрын

    This is were I realize I don’t know Somali 😭😭

  • @muzdalifamuzdalifa126

    @muzdalifamuzdalifa126

    4 жыл бұрын

    Adigo somali ah miyadan somali aqoon yaka dhagysanya

  • @maxamadamin9056

    @maxamadamin9056

    4 жыл бұрын

    Muzdalifa Muzdalifa afsomali makasi makuoran ee heest ereyadeda aadag

  • @zaramahamud509

    @zaramahamud509

    4 жыл бұрын

    It’s ok 👍🏼

  • @lovelylovelyabunchlovely5053

    @lovelylovelyabunchlovely5053

    4 жыл бұрын

    @@muzdalifamuzdalifa126haa lyrics is so hard

  • @indhocashaq8067

    @indhocashaq8067

    4 жыл бұрын

    Maxamad Amin ana somaliga ku bari don’t worry 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @shuaybfaisal1254
    @shuaybfaisal12544 жыл бұрын

    4M.markay gadho hestani like isara😍😂

  • @abdallailkacase9334
    @abdallailkacase93344 жыл бұрын

    Inta suldaan hesaha tagerta Like igu qabta❤

  • @suldaanmuhammadmillion7411

    @suldaanmuhammadmillion7411

    4 жыл бұрын

    Abdalla ilkacase pro subscribe iisaar

  • @IQCREATION
    @IQCREATION4 жыл бұрын

    inta aaminsan fanka suldaanka geeska like love bin scw

  • @asmasaed1203
    @asmasaed12034 жыл бұрын

    Waxaan dawaan iyadoo ay laga joogo 7months 4.6M dawadeen Waa Wareeeeyyy liketa ii saara markay 10M gaadho😁✌🏻

  • @sanjuujrbluesboy7668
    @sanjuujrbluesboy76684 жыл бұрын

    BALANTENU WAXAY AHED 5M MARKAY GAADHO INAD LIKE ISARTAN HUNAYAL 😍🤩🤗

  • @sagalmahamet1475
    @sagalmahamet14754 жыл бұрын

    Zulthaan seeraar waqaL iyO Quruxdii caasimada somaliland Ee hargeisa Oo is helaY waxa ka soo baxaaba waa hees ToP ah 💚💬❤

  • @Hazelhazeal

    @Hazelhazeal

    4 жыл бұрын

    Jigjiga buu joga

  • @samiiraomar6909

    @samiiraomar6909

    4 жыл бұрын

    SagaL Mahamet hargaysa maaha ee waa jigjiga iska hubi

  • @xisaabiyosaynis8479

    @xisaabiyosaynis8479

    4 жыл бұрын

    Wa hargeysa Casey wall

  • @wehliyemahdiware9352

    @wehliyemahdiware9352

    Жыл бұрын

    Wow

  • @queensacdio9172
    @queensacdio91724 жыл бұрын

    Markey 1m garto like isara🤣 👇heees io badh weye👑💋💋

  • @ahmedahmedahmedahmed680

    @ahmedahmedahmedahmed680

    4 жыл бұрын

    1m mar horay gaadhi lahayd lkn maalin kasta viewska 30kun ayay ka jaraan

  • @ocdur4440

    @ocdur4440

    4 жыл бұрын

    Sorry wali may Gaadhin😂

  • @ahmedxasan1793

    @ahmedxasan1793

    4 жыл бұрын

    Maantay gaadhay abaayo 😂😂😂liketiina waan kugu qabtay5😂

  • @ridwosiyaad9284

    @ridwosiyaad9284

    4 жыл бұрын

    Hadaan arkay inee gaartay waana kugu musbaaray like taada

  • @suhaib9811

    @suhaib9811

    4 жыл бұрын

    Wan Saray 1.4m views bay maraysaa😁

  • @hannahassan2574
    @hannahassan25744 жыл бұрын

    My favourite song ❤️.. keep going Suldan Seeraar!!!!

  • @GENERAL-GEEL-HOLMIYE
    @GENERAL-GEEL-HOLMIYE Жыл бұрын

    Dhanka Hobyo Yaa Udhasjiyo sii dhaweeyaa my home from saleebaan Reer Xirsi 🎉❤ 2:59

  • @mustaqiimabdiqani2255
    @mustaqiimabdiqani22554 жыл бұрын

    Inta fadhiga ku daawanaysa suldaanka geeska Like dhac ku siiya 👇

  • @suldaanmuhammadmillion7411

    @suldaanmuhammadmillion7411

    4 жыл бұрын

    Mustaqiim Abdiqani wlshy qurux subscribe iisaar

  • @Nasir-dhag
    @Nasir-dhag4 жыл бұрын

    Axdi dhawra. Cirkoo Dhudub biyo dhool ku hooray dhulka hawdka Dhir caleen leh Ubax dhashay man dhalaalay dharab tif leh Roob la dhaca dhul siraaday dhaayo doogsi Dhugashada iiga dhigan Axdi-dhawra! Waan la dhacay waan u dhuubtay waan ku dhaatay dhal gob weeye Dhaban xaad leh dhay labeena loogu dhaashay oo dhalaala Xubno dhilan dheelitiran dhex la soohay Dherer joogle midab dheehle Dhool caddayntay dhag ka siisaa lay dhexqaaday Waa dhamaysoo ta yari dhawrsan weeye Ku dhadhabay intaan xaad-dhaqaaqay Dhab jeclaadoo Qalbiga dhaaqaciisa dhakhtar weeye dhayda dhayda maanka. Yaa mar dhoofsha Mandheera Dhool mar geeya Qaalmo dhalay Dhoodir bunduq yaa ka dhiiba Waa dhabeele yaa Dharkeenley DhoobleyJowhar Yaa dharaaro dhulka hooyo sii dhex-qaadsha Dhanka Hobyo yaw udhaqaajoo sii dhaweeya Aroos Dhahar yawga dhigoo dhay ku soora Yaa u dhawrtoo sidii dhal carruura misana dhabta saarta Dhawr ayaamo yaa ku dhaha dheeho Saaxil Marka dhalin dheeshay heelo dhaanto tunto Ubax dhiina Dhagaxbuur yaa ugu dhiiba Yaa mar dhaafsha xeebta dheere Saylac dhaafta Oo dhansiiya dhayda Carta dhadhan xoorleh Seeraar Hambalyo boqortooyo wakhtigaagii ayaad ku jirtaa, waana kugu garab taagannahay curin, codkaaga waafaqsan. Khaliif Faarax Xayir

  • @rijaalyare4609

    @rijaalyare4609

    4 жыл бұрын

    Abwaanka Umada Soomaaliyeed Salaan boqortooyo Iga Gadoon

  • @somalismmo4134

    @somalismmo4134

    4 жыл бұрын

    Abwaan wacdle waku taageeraa billad ban ku siinaya gooran fogeyn

  • @caishacadey6395

    @caishacadey6395

    4 жыл бұрын

    Tnks xbb lol

  • @Hoygaaflaanta219

    @Hoygaaflaanta219

    4 жыл бұрын

    Abwaanka waynee caanka ah

  • @cabdiqanicabdilahi8920

    @cabdiqanicabdilahi8920

    3 жыл бұрын

    Cajiib

  • @safaahmed841
    @safaahmed8414 жыл бұрын

    My favorite Somali singer ♥️♥️🌹

  • @hamdimohamed5679
    @hamdimohamed56794 жыл бұрын

    Inta jiif ku daawaneysa like ta dhac igu siiya

  • @nouhtaani1919

    @nouhtaani1919

    4 жыл бұрын

    Good song in 2019

  • @daruurofficialmedia8708

    @daruurofficialmedia8708

    4 жыл бұрын

    Ick

  • @ahmeda21st26

    @ahmeda21st26

    4 жыл бұрын

    Subscribe wlshy

  • @zuryaryare1834

    @zuryaryare1834

    4 жыл бұрын

    wadnagahaysa

  • @Cabdicasiis.Maxamed

    @Cabdicasiis.Maxamed

    4 жыл бұрын

    Wax waalan 😂😂

  • @olyoly3710
    @olyoly37104 жыл бұрын

    Wxd moda sanadkan inu Sultan serar hyzto fanka Inti ila modysa like ta wac wac

  • @abdulrahmanfaysal8690
    @abdulrahmanfaysal86904 жыл бұрын

    One only legend from ogadenia🇬🇲🇬🇲👑

  • @xawokilwo3356

    @xawokilwo3356

    4 жыл бұрын

    Masha Allah bro

  • @user-li2hv7xm6v

    @user-li2hv7xm6v

    7 ай бұрын

    ​@@xawokilwo3356❤😊❤😊❤😊😊❤

  • @user-li2hv7xm6v

    @user-li2hv7xm6v

    7 ай бұрын

    😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤❤😊

  • @traderlii5475
    @traderlii54754 жыл бұрын

    Heesta Oo 7 Bilood Kaliya KZread-Ka Ku Jirta Waxaa La Daawaday 7 Million Times, Walaahi Waa Amazing... Labo Sano Gudohood Waxaan Filayaa In Heestaan Ay Gaadhi Doonto 50 Million Views... SULDAAN SEERAAR 🔥🔥🔥🔥🔥

  • @cabdicaliofficial7101

    @cabdicaliofficial7101

    Жыл бұрын

    🤣🤣 somaliduba 50 million ma gaadho

  • @latiifaabukar957
    @latiifaabukar9572 сағат бұрын

    Heestaan waxaan ku xasuustaa waqti aan qurux badneyn 2020 bilawgiisa anigoo hooyadey isbitaal kula jira oo aad uxanuunsaneyd ayaan marka jaanis helo dhageysan jiray isbital ku yaala siinka dheer inta taqaana fiqi hospital wlhi waqti ayuu ahaa uga danbeytii wey geeriyotay 2023 bilawgiisa inta fariinteyda arkeyso ha iigu duceyso hooyadey macan

  • @a.rahman7679
    @a.rahman76794 жыл бұрын

    This guy is on another level.

  • @halimahassan1334

    @halimahassan1334

    4 жыл бұрын

    totally

  • @huntera47.97

    @huntera47.97

    4 жыл бұрын

    I agree

  • @Bushr944
    @Bushr9444 жыл бұрын

    Reer Ogadenia like saara halkan ❤️

  • @naasirmacruuf1224

    @naasirmacruuf1224

    4 жыл бұрын

    Ku saray ina aaapo 🇬🇲

  • @rock_diamond9475

    @rock_diamond9475

    4 жыл бұрын

    Ku saaray ina aabo waba dhaafi kari wayay waxba iso jiitay

  • @fardousamohamed1113

    @fardousamohamed1113

    4 жыл бұрын

    kusaray ina adeer♥♥♥

  • @macalimaadxaliiso2192

    @macalimaadxaliiso2192

    4 жыл бұрын

    Hunno sharaaf weey nakaaaaaaaaaaaa😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @soyaahmed9328

    @soyaahmed9328

    4 жыл бұрын

    💗💘

  • @khadarabdikariin7475
    @khadarabdikariin74754 жыл бұрын

    Warninka Xadhkihii Fanaanimada Wuu Gostey Horey usoco Suldaanka ❤

  • @thonador3092
    @thonador30924 жыл бұрын

    One big love from South Sudan

  • @zalmamohamed3198
    @zalmamohamed31984 жыл бұрын

    Wll hadad earphone ku dhagaysanasid plz like ii saar ileen waan idiin ka soo horeeye😜

  • @iimaanhassan8095

    @iimaanhassan8095

    4 жыл бұрын

    Zalma Mohamed si dacad ah ayaan u qoslay 😀😀😀

  • @moheztenchannel4149

    @moheztenchannel4149

    4 жыл бұрын

    @@iimaanhassan8095 shp Mcn Caawa illahy dartiis subscribe igu saar 🙏🙏please🙏🙏

  • @suldaanmuhammadmillion7411

    @suldaanmuhammadmillion7411

    4 жыл бұрын

    Zalma Mohamed subscribe iisaar walaal qli

  • @moheztenchannel4149

    @moheztenchannel4149

    4 жыл бұрын

    @@suldaanmuhammadmillion7411 waan ku sary pro Adigana aan kaa arko

  • @zalmamohamed3198

    @zalmamohamed3198

    4 жыл бұрын

    @@suldaanmuhammadmillion7411 wll qali waan ku saaray

  • @GulaidFaisalMohamed
    @GulaidFaisalMohamed4 жыл бұрын

    Suldaanka geeska 🔥 🔐 heeso nuxur leh ayuu marwalba soo saara wlhi bal like saara inta igu raacsan 🔥🔥🔥🔥

  • @yartiireergalmudug5835
    @yartiireergalmudug58354 жыл бұрын

    Who is watching January 2020 👇🏽

  • @ahmedahmedahmedahmed680

    @ahmedahmedahmedahmed680

    4 жыл бұрын

    Anaa kula dawanaya hhhhh

  • @ahmedahmedahmedahmed680

    @ahmedahmedahmedahmed680

    4 жыл бұрын

    Anaa kula dawanaya hhhh

  • @asaldhalad1509

    @asaldhalad1509

    4 жыл бұрын

    Ana kuladawanoyo lkn maba laqaban karo

  • @ahmedahmedahmedahmed680

    @ahmedahmedahmedahmed680

    4 жыл бұрын

    @@asaldhalad1509 ma qaban la,dahay anaa ku xifdisiin doona huuno

  • @asaldhalad1509

    @asaldhalad1509

    4 жыл бұрын

    Haa wax laqaban karo mahan saaugu celinayi daalay

  • @meskeremable
    @meskeremable4 жыл бұрын

    My fellow ogadnyan proud of you 💚💛❤🌹

  • @asaddegan7819

    @asaddegan7819

    3 жыл бұрын

    Asm

  • @asaddegan7819

    @asaddegan7819

    3 жыл бұрын

    🐯😋😍😍

  • @salamkala14

    @salamkala14

    2 жыл бұрын

    We Somali no thanks 😊 🇸🇴

  • @ajmala522

    @ajmala522

    9 ай бұрын

    😂😂😂no somali one people one blood

  • @nimcodauud9193
    @nimcodauud91934 жыл бұрын

    Hargysa caday baaa Hakla IGA so uurysa ❤ masha Allah

  • @abdiismail2476

    @abdiismail2476

    4 жыл бұрын

    Meeshu mahargaysa cadey baa sxb

  • @nimcodauud9193

    @nimcodauud9193

    4 жыл бұрын

    Haaaaa huno

  • @samoyatradingcc6880

    @samoyatradingcc6880

    4 жыл бұрын

    Wwwwwww asxan hees nolow elb Eebow cade

  • @natalianezma3138
    @natalianezma31384 жыл бұрын

    Inta qur'aanka dhameeysay like ii sara 😍😍😍😍😍😍😍

  • @user-dm6wd6is5p
    @user-dm6wd6is5p3 жыл бұрын

    Voice 100% Stayl 100% Camera man 100% Langed 99%

  • @hodanxuseen8538
    @hodanxuseen85384 жыл бұрын

    Markay 6 million garto like hayla dhafiin🤙👍💋

  • @diiidiz1194
    @diiidiz11944 жыл бұрын

    Yaa mar dhaafsha ♥️ Xeebta dheere ♥️ Saylac dhaafta ♥️ Reeeee awdal like isaaara ♥️

  • @yonisabdul1706
    @yonisabdul17064 жыл бұрын

    wlhi waligey 20 likes ma helin somali maxamed hailadhaafina like ta dee😜

  • @aishaawees5409

    @aishaawees5409

    4 жыл бұрын

    Ok

  • @Hhhhh67856

    @Hhhhh67856

    4 жыл бұрын

    Yusufka Abdii ilahey ha ku cafiyo

  • @farxiyoalifarxiyoali9944

    @farxiyoalifarxiyoali9944

    4 жыл бұрын

    Hhh

  • @kowsarclaahi6134

    @kowsarclaahi6134

    4 жыл бұрын

    M.a

  • @bnl7762

    @bnl7762

    4 жыл бұрын

    Ok

  • @hamidcomedy8679
    @hamidcomedy86794 жыл бұрын

    MashAllah hesta mandera my home land suldan serar keep going bro

  • @nasabboy3580
    @nasabboy35804 жыл бұрын

    Abwaaan khaliif faarax xayir yaan la loobiina abwaanka heesta qoray❤🙏

  • @bashiirwadani

    @bashiirwadani

    3 жыл бұрын

    Zxp abwaaku waa soodhigay mahilmaamsanin

  • @ciiseshabbele9230
    @ciiseshabbele92304 жыл бұрын

    *ilhow wixi besha daarood ah jannatul fardowsa geey amin yrbil clmin*

  • @yaaasindhugdhug3821

    @yaaasindhugdhug3821

    4 жыл бұрын

    Yska uso duccya pls

  • @dowsa1252

    @dowsa1252

    4 жыл бұрын

    Aamin ya rabi iyo reer abtigay oo aan ka marmin isaaq😍❤❤

  • @zuhuurawil4081

    @zuhuurawil4081

    4 жыл бұрын

    Soctay ducadsi wiilki reer daroodow🤔

  • @ciiseshabbele9230

    @ciiseshabbele9230

    4 жыл бұрын

    Yaaasin dhug dhug aniga iyo idnkba

  • @ciiseshabbele9230

    @ciiseshabbele9230

    4 жыл бұрын

    dhashii daarood!!! 😰♥️🥀🔐📷

  • @maxamedmaslax6635
    @maxamedmaslax66354 жыл бұрын

    Duubidi dabcasar iyo waqal zxbayal aad ayaan idin salamay Like ha ila dhafin inta heestan ka heshay

  • @khadarabdi3488
    @khadarabdi34884 жыл бұрын

    Kuma cawa dawaday 100 jeer heestan wlhi bilhi tolhi waa hestii somaliyeed een dawaday 100 jeer ee somaliyad anigoo jooga wadnaka jarmalka 🤴🤴🤴🤴🤴❤❤❤❤❤❤

  • @uniquegurl1193
    @uniquegurl11934 жыл бұрын

    Suldan seraar ❤️❤️❤️ codka 💯 style 💯quruux 💯 hessta 💯 keep going forward Man 👊🏽

  • @mokasim6609
    @mokasim66094 жыл бұрын

    geeska afrika yarka qabsaday 👇

  • @suldaanmuhammadmillion7411

    @suldaanmuhammadmillion7411

    4 жыл бұрын

    Boqor laab EDITZ & Vlogs lipx subscribe iisaar

  • @TheTrendyTypist
    @TheTrendyTypist4 жыл бұрын

    Much Love ❤ For Suldan Serrarr from Mandera 🇰🇪

  • @user-gu8hy9ec9t

    @user-gu8hy9ec9t

    2 жыл бұрын

    Wow

  • @adanadow825

    @adanadow825

    8 ай бұрын

    Mandera waa NfD .Nfd waa dhuul somali

  • @mustafaaliabdilaahi6242
    @mustafaaliabdilaahi62424 жыл бұрын

    Xeebta dheere Saylac dhaafta ❤️

  • @abdisalanadamfarahmohamoud4360
    @abdisalanadamfarahmohamoud43604 жыл бұрын

    More than song legend seeraar, May your prosper, salutations from Mogadishu.

  • @adenhersi4127
    @adenhersi41274 жыл бұрын

    Great and humble singer. Absolutely rich in soomali lyrics.this is by far may favorite fanaan.he also something nice to say regarding every region of somalia . An authentic artist.

  • @fardowshajji6355

    @fardowshajji6355

    4 жыл бұрын

    Sure

  • @khaalidkhaandaro1042

    @khaalidkhaandaro1042

    4 жыл бұрын

    Khaalid Khaandaro

  • @itz.subash448

    @itz.subash448

    2 жыл бұрын

    yeah for sure all thanks to him👏👏👏

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial4 жыл бұрын

    Viva Suldaan seeraarguhaad.....🎋🖐☺ . . . . 👇📥

  • @suldaanmuhammadmillion7411

    @suldaanmuhammadmillion7411

    4 жыл бұрын

    CAMAAR YARE Heena legend subscribe iisaar lipx

  • @saadiqjibriil8289

    @saadiqjibriil8289

    4 жыл бұрын

    Top viva Suldaan Sareer

  • @CAAMIROfficial

    @CAAMIROfficial

    4 жыл бұрын

    @@saadiqjibriil8289 Herr Heesse 😂😂

  • @sahamiyemedia6013
    @sahamiyemedia60134 жыл бұрын

    2 million Markay Gaadho Like Isaara WllO

  • @sirajeabdiibrahin
    @sirajeabdiibrahin7 ай бұрын

    Sulthanka Geskah hestan marki igu horeysay waxan jogey Ogadenia Iminkan waxan jogah uk (london) My fvrt song sulthanka geskah

  • @adanibrahim1372
    @adanibrahim13724 жыл бұрын

    Hees shidan iga deh 😍 inta somali nimada ku faanto like kuso yaaca (ciyaal xamar) iyo (ciyaal kenya) jigajiga , Hargeysa iyo Jibuuti) 🇸🇴 one love ❤️

  • @Mohamed_Abdi-YTA

    @Mohamed_Abdi-YTA

    4 жыл бұрын

    Inta midna ma nhin dislikena wad iga hyisa

  • @Mohamed_Abdi-YTA

    @Mohamed_Abdi-YTA

    4 жыл бұрын

    Abti rer awadal nhy

  • @cabdimawel1932

    @cabdimawel1932

    4 жыл бұрын

    @@Mohamed_Abdi-YTA hrgisa ayaynu iaka nahy markaaa pro

  • @bilanyuusuf4160
    @bilanyuusuf41604 жыл бұрын

    Seeraar waa fanaanka kaliye an si dhab ah u taageero nolow wllo qaali❤❤❤

  • @cabdiwaliiftiinbarow3208

    @cabdiwaliiftiinbarow3208

    4 жыл бұрын

    Bilan Yuusuf nzb

  • @caslaammohamed7287

    @caslaammohamed7287

    4 жыл бұрын

    Adna adan kuu tagere mcn

  • @xikmawi_gamer9773
    @xikmawi_gamer9773 Жыл бұрын

    Inta daawanaysa 2033 love saara❤

  • @abdisamadhassan2011
    @abdisamadhassan20114 жыл бұрын

    Best Somali musician *Cadceed*