Muxuu salka ku hayaa dagaalka qadhaadh ee u dhexeeya Somalida iyo Cafarta Ethiopia

Пікірлер: 71

  • @user-lc5pr1ou7j
    @user-lc5pr1ou7j7 күн бұрын

    Mahadsanid aqonyahaan. Inshallah guul Somali galbeed.

  • @ahmedomer476
    @ahmedomer4764 күн бұрын

    1977 somali hamigeeda hawaash 2024 badbaan siinayna ethiopian ka 😢

  • @AsuumHossain

    @AsuumHossain

    4 күн бұрын

    Aabahaa iyo badaba was🤬

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi92837 күн бұрын

    somali waa loo tashaday Iyaduna qabyaalad bay isu haysataa

  • @MahamudsaidMire
    @MahamudsaidMire6 күн бұрын

    Waxa badan baan doonayey waxa iga jaahli baaxiya dagalka canfartaa iyo soomalida ninkan ba si fiican naku sharaxaya, Mahadsanid weriya Cabdisalaan hereri"

  • @Mukhtaarchanell.2019
    @Mukhtaarchanell.20196 күн бұрын

    Buugaas waan ubaah nahay hargeisa hala keeno xog badan aya kuduugan

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid33207 күн бұрын

    Maasha allah in aan laydin Oromayn ama xabasheen Ama laydin Canfarayn Maasha allah Soomaali badan ku dhex milantay xabashida.

  • @user-xm3vz1zu7w
    @user-xm3vz1zu7w2 күн бұрын

    Walaalka Allaha Xifdiyo Buugiisana Waan Dalban Inshallah . Muqdisho Baan idinka Soosalaamayaa . Walahi WaxaaN KAJECLAHAY IN SOMALI MIDOOWDO MALEH. ALLAHA DADKEENA MIDEEYO OO WAX HATUSO IN CADDOW LAGUYAHAY.

  • @RabricaRabricaosmanyacin
    @RabricaRabricaosmanyacin3 күн бұрын

    Wa a libaax ninkaasi runtii noolow xildhibaan❤❤❤❤❤❤

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid33207 күн бұрын

    weriye adba waad salaaman tahay wll hawl baad u haysaa dhanaanba ummadda soomaaliyeed neel kasta ha joogaane.

  • @Aymanvlogs252
    @Aymanvlogs2527 күн бұрын

    In badan, baan doonayey qof, iga jaahil saara sababta ay somalidu iyo canfartu, dagaalkodu mar walba usoo laab laabto, ninkan si fiican buu wax u fahnsiinaya dadka somalida aad buu u mahadsanyahy isaga cabdisalan hereri ba

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid33207 күн бұрын

    Waa sax waad ku mahadsan tahay waxaan idinka soo salaanayaa Xuduuda Gobolka togdheer iyo Gobolka Jarar waa dhul soonaaliyeed oo Gumaysigu jala qoqobay. Insha allah waxaan Illaahay ja baryayaa had jeer inta aanan dhiman Shanta soomaaliyeed oo midooba oo noqoto dawlad xoog wayn oo magac leh.

  • @user-xm3vz1zu7w

    @user-xm3vz1zu7w

    2 күн бұрын

    Ahmed Gurey Goondhar ayuu ku aasanyahay Ee Cabdisalaamow Ma Tagikartaa oo Masoobooqonkartaa?

  • @muxiyadiincabdisalaam1443
    @muxiyadiincabdisalaam14434 сағат бұрын

    Allaha ku Sharfo masuul si wanagsan baad wax nogu sharaxday. Maahmaah baa tiraahda janis waad helin hadaad diyaar u tahay soomaalidu jaanis ay dhulkeeda ku hesho way helin lkn waa markii ay diyaar tahay

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed20742 күн бұрын

    Ciise waraabe ma soomaali baa,bal waxuu noogu sheekaynayo eegga,diredhabe haddii loogu tago waxay ku goohayaan hey anagu ciisaan nahee somali shaqa Kuma liihin.

  • @fatahwajaale3935
    @fatahwajaale39357 күн бұрын

    Dagaalkan dalka ku hayaa dawlada Itoobiya dabada ka soo riixeysaa si Ciisaha looga raro deegaanka ku toosan Seylac.

  • @user-xm3vz1zu7w
    @user-xm3vz1zu7w2 күн бұрын

    Cabdisalaamow Allaha Kudhowro Waxaad Tahay Ruuxa Keliya Ee Dadkiiisa Udamqada .

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850Күн бұрын

    ❤❤❤ mahadsanid walaal

  • @user-xm3vz1zu7w
    @user-xm3vz1zu7w2 күн бұрын

    Waxa Walaalkan Uu Sheegayo Waa Run, Waxyaabo Badan uusheegayo horey baan U Aqriyay.

  • @AxmedAli-gd6zt
    @AxmedAli-gd6zt16 сағат бұрын

    Viise iyo canfar man sina canfar waa qoomiyad soda oromada, soomaalida Viise waa qabiilo soomaaliyeed

  • @abdillahiahmed2019
    @abdillahiahmed20196 күн бұрын

    Brave men, congratulation.

  • @Cool-iceberg
    @Cool-iceberg5 күн бұрын

    Maasha Allah

  • @user-lc5pr1ou7j
    @user-lc5pr1ou7j7 күн бұрын

    Allahou akbar

  • @ahmednasirabushanab8009
    @ahmednasirabushanab80097 күн бұрын

    Mid kamida buugaagta ugu qiimaha badan ee taariikhdeena dhaw wan iibsan inshaALLAH

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed58507 күн бұрын

    👋 Weriye C/Salaan Hereri &Xildhibaan Nuur Xasan.

  • @Hibaaqgarad
    @Hibaaqgarad6 күн бұрын

    Masha allah tabaraka raxmaan

  • @ibrahimjibrile9606
    @ibrahimjibrile96066 күн бұрын

    Mashallah .aqonyahaan.nuur xasa.

  • @AyanleAbdulqadir
    @AyanleAbdulqadir6 күн бұрын

    Cabdisalam hareeri wxaan kaa codsanayaan in dadkaan oo kle oo noo soo badiso ee waxtarka noo leh

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed20576 күн бұрын

    Xaaladan buug uun ha ku koobinee barnaajmiyo badan ka sameeya. Qoraagu tusaale ahaan habeen ba cutub ama chapter ha dul istaago .

  • @abdihakim7491
    @abdihakim74917 күн бұрын

    Itoobiya waxay tidhaadaa waxaanu nahay jasiirad christan ah oo ku taala badwayn islaam ah. Wlahay soomaali ayaa ah jaziirad hal qabiil hal af iyo hal diin leh ay ku hareeraysanyihiin badwayn ku heshiiyay in ay boobaan dhulkeeda min kenya ilaa ethiopia.

  • @erdogan2030
    @erdogan20307 күн бұрын

    Guul siitti incha allah

  • @kalabaydhjufa4604
    @kalabaydhjufa46046 күн бұрын

    Buugga halkee Laga helayaa fadlan

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed18986 күн бұрын

    WAAR AXMED GURAY QOLAMA AYUU AHAA SOO SHEEGA CIDII GARANAYSAA

  • @AbdikafiMohamed-fq8jj

    @AbdikafiMohamed-fq8jj

    5 күн бұрын

    waa somali waa hawiye waa karanle waa sexawle karanle si kale hada udhigo murusade ilmo adeero yihiin Iimey bay dagan ee DDS

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l7 күн бұрын

    Hereri❤❤❤❤❤❤❤

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky7 күн бұрын

    Cabdisalaanow cafartana iyana u tag oo warayso, Anaga Ogaadeen iyo Samaroon cuqdad qaba oon waxba ogayn uun hanoo soo tebinine. Hadii aan waraysigaa Cafarta arki wayno, Cabdisalaan waa dhinac waana local!

  • @AhmedMohamed-zk9ud

    @AhmedMohamed-zk9ud

    7 күн бұрын

    Mishkilad ayaa ku heysata , koley isaaq caqli xun ayadty , ogaadeen dhiig ayey hurayaan aamus , ethiopia miyey xalin kari waydey mishkiladam????

  • @Between-earth-and-sky

    @Between-earth-and-sky

    7 күн бұрын

    @@AhmedMohamed-zk9ud yaad beenta ka gadaysaa. Ogaadeen kuwii isa soo dhiibay shuruud la'aan ee Ereteriya habaqlaha uga yimid miyaanay ahayn. Ma in aanu sidiina juhalo nahay baad u haysataa?

  • @yussufgeddi8194

    @yussufgeddi8194

    7 күн бұрын

    yaa mis kiin, in uu dhinac yahay oo qof soomaali ah yahay cadisalaan ma iyadaashakiba ku jiro. alla ku doori

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi40446 күн бұрын

    Dhulkas muhiimad ama istirataji nuuce ah buu uleyahay bulshada somalida

  • @munasagal2496
    @munasagal24966 күн бұрын

    Gumaystihii ingriisku wuu baabiiyey qabiilka somaalida khaasatan beesha DIR taasoo uu geeska ku filqiyey qabiiilo kaste meel ba lagu rifayaa. Waxaana dayaca qayb ka ah beesha rer sheekh isixaaq oo u gurman waayey deegaanan siin waayey walalahood.maanta marki laysu xulufaysanaayey ma jirin hal qof oo dira oo ka hadlay😢😢😢😢

  • @AsuumHossain

    @AsuumHossain

    3 күн бұрын

    Reer sh. Isxaaq ilaahay mooye cina uma baahna nabadna waa yaqaaniin colaadna waa yaqaanan iyaba markii somalia gumaadaysay ee afwayne laynayay ma jirin cid wax ka celisay🫣

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba15417 күн бұрын

    Dagaalka soomaalida iyo cafarta waa madadaalo dowlada Ethiopia wado oo dadkaa walaalahaa cuqdad loogu dhex abuuro oo aysan fursad u helin ineey aayahooda ka tashadaan. Ogaada dhulkaasi inuusan horumarka ka hooseeya Ethiopiyada.

  • @Osman_mursal
    @Osman_mursal7 күн бұрын

    dhulkeena waa lagu soo duulay balse anaa isku maqan dhulkaan shaley rag baa nasoo gaarsiiyey oo udhuntay ana ayuu maanta waajib nagu yahay in aan gaarsiino kuwa naga danbeeyo

  • @HassanDjama-hp4ek
    @HassanDjama-hp4ek7 күн бұрын

    aniga awawgi 7aad meel 50 km galbed saylac ka xigta ayay ku dilen oo ila maanta siyaaro amba duco lagu qabta 2dii qabri awawgay iyo kii cafarka oo muuqda dushooda Waa xaqiq jirta inay saylac sheegtan ma qarsadaan

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril58997 күн бұрын

    Canfari waa kibirtee halaiska cesho

  • @user-dp8mt4qs6i
    @user-dp8mt4qs6i6 күн бұрын

    Sanadadaa adshegayso canfari waxay ahayd canfa(canfar wayn)somaliyise waxay ukala baxday qabaa’il oon midaysnayn halka dhibto soomaliyi kahaysataayi waataa

  • @muhanadfficial
    @muhanadfficial7 күн бұрын

    Ilahow cimri qadasha ugadhig dadka etoobiya sodhaweysanaayo

  • @NewsFusion24

    @NewsFusion24

    6 күн бұрын

    Dagaalkani badda ayuu la xidhiidhaa, aagga ku toosan saylac iyo dhinaca Ethiopia inay badda ka qaadato ayaa larabaa in ciisaha laga kiciyo oo canfar lagu beero. waa halka waddooyinku soo marayaan, wax soomaali sheegta lama rabo.

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni53587 күн бұрын

    Canfarta itobiya ayaa dabada ka riixaysa oo ku dhul balaadhsanaysa

  • @MomaedAxmed
    @MomaedAxmed6 күн бұрын

    Hadama kulaha war ninka been badana 😂😂😂😂😂

  • @user-dp8mt4qs6i
    @user-dp8mt4qs6i6 күн бұрын

    Afkaga cano lagu qabay waadigaa shegaya canfar inlagu biri karo lakiin somali inan qabil qabilkale ogolayn

  • @abdullahiabdi3213
    @abdullahiabdi32137 күн бұрын

    Harari walaal waxad tagtaa. Oo warbuuxada. Nagaso siiya. Galbedka. Deganka somalida Ethiopia, ama GOBALKA. SITTI

  • @aliainanshe5698
    @aliainanshe56986 күн бұрын

    Buuggan sidee u heli karaa

  • @aweysmohamed3091
    @aweysmohamed30917 күн бұрын

    Akiisha waa dir madaxwayne dir ah oromo ma ahan

  • @AyanleAbdulqadir
    @AyanleAbdulqadir6 күн бұрын

    Iyo meesha buugaan aan ka heli karno

  • @ahmedusmail9352
    @ahmedusmail93523 күн бұрын

    Alla maxaad beenta shegten

  • @SOM32884
    @SOM328847 күн бұрын

    C/salaanoow siyaasadda ka joog! Wadada yari ta wayn ayay kugu riddaa. Waqti aan fogayn waa suuratagal in aad ta soomaalida ( beelaha is-eryanaya) ka faalooto!

  • @somfarming9449

    @somfarming9449

    7 күн бұрын

    Ogaan buu wariyuhu iskaga ilaaliyaa in uu siyaasada somalida soo dhexgalo. Waa sababta loo wada jecelyahay. Wuu ka afgaabsaday. Wuuna ku mahadsanyahay. Kilay qof uunba qabyaalad ku eedeynlahaa.

  • @mohamadoscar5372
    @mohamadoscar53726 күн бұрын

    Raganokla lobahanyhy Aqoonta buuxda uleh Tariikhdisa Hada Wxu nobayamiyey Dagaalka ankuwarerny e Canfarta io Somalida buugana aad bumuhiim ugyahy Somalida Codsi Hereri Ninkan Warysi kle oo buuxa fadlan kasooqaad

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s6 күн бұрын

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril58997 күн бұрын

    Mansha alaah waa nin taariikh dheer hayaa

  • @Ahmad17056
    @Ahmad170567 күн бұрын

    Buug ninka quraa siduu jecel yhy buu u qiray

  • @nimaabdiaziiz9021

    @nimaabdiaziiz9021

    7 күн бұрын

    Taarikh ayuu boogu salka ku haya ee cadifadiisa kuma qorin ninkan

  • @Ahmad17056

    @Ahmad17056

    7 күн бұрын

    @@nimaabdiaziiz9021 Taarikh sida jeceshayh aad u qorayso

  • @syptv9665
    @syptv96657 күн бұрын

    canfar iyo somali dagaalku uma dhaxeeyo waa ciise iyo canfar labada reer ayaa dagaalamaya

  • @user-us4kw5bv9n

    @user-us4kw5bv9n

    7 күн бұрын

    Ciise waa qabiil somalida kamida ee maxaa qowmiyada Canfarta u barbar dhigaysaa waxaad wadaa qaybiyoo xukun hadaadan ahay cafari AF Soomaali bartay maad dhahdid qabiil ka Ciisaha iyo qabiil Canfarta kamida

  • @Sumadeena

    @Sumadeena

    7 күн бұрын

    Mayee wuxuu u dhaxeeya soomaali iyo canfar oo itoobiya dabada ka riixaysa labadaba waynu jabin doonaa insha Allah. Soomaali galbeed way xoroobi insha Allah

  • @abdihakim7491

    @abdihakim7491

    7 күн бұрын

    Ciise waa soomaali hadii la jabiyi soomaali ayaa ka jabiyay haduu guulaystana soonaali ayaa guulaysta. Ka sheekayso itoobiyaanka noocay yihiinba iyo guud ahaan qawmiyada geeska africa ku nool soomali waa iskugu mid waana u cadow dhamaantood.

  • @shaaficifaarax9094

    @shaaficifaarax9094

    7 күн бұрын

    Ciise waa Somali