Soomaalidii iyo Maraykanka oo isku meel ku wada Sambuusaynaya.

Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Пікірлер: 109

  • @abdirahmanmahdi9458
    @abdirahmanmahdi9458 Жыл бұрын

    Suaalo isleh iyo jawaabo kuhaboon, dadka duruufahooda iyo waxay soo mareen waa inaan ka baranaa. Fadlan muqaalo badan oo tayadan oo kale 🙏🏽

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 Жыл бұрын

    hereri aad ayan ku xidhanahay big respect all the way from hargiesa❤

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 Жыл бұрын

    War odgaan waa real hustle man, Masha Allah waa dadkeedii Wlahi

  • @yasmaofficial
    @yasmaofficial Жыл бұрын

    😅😅😅alaaa herieryow amaan meesha usoo guuraa magaaldaas waan jecladeye 👏👏👏👏🌺🌺👍 mahedsnid

  • @samiyahussein9420

    @samiyahussein9420

    Жыл бұрын

    Ana wan jaceyl nashvil iguso casum sister I'm from uk 🇬🇧

  • @fathimamohammedxusen5839
    @fathimamohammedxusen5839 Жыл бұрын

    Masha Allah aabo sharaf leh ilmahisa xalaaala ushaqesanayo nolosha fahmey Allah ku barakeyo ganacsigaga

  • @kaderarab404
    @kaderarab404 Жыл бұрын

    Cabdisalaan Hereri Saxafi An Jecelahay Barnamijyadiisa, Allah Ku Xafido

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Жыл бұрын

    Masha allah alaha business haubarakeeyo

  • @abdiwahabahmedomar2399
    @abdiwahabahmedomar2399 Жыл бұрын

    anigu adeerkaan oo kale ayaan noqonayaa insha allah ilaa aan ka guulaysto 🎉

  • @Ilyasalimo
    @Ilyasalimo Жыл бұрын

    Masha Allah. Walaalkey Allah hakuubarakeyo mehrdaada.

  • @dagnnashoonline
    @dagnnashoonline Жыл бұрын

    Thank you Harreri your really great man 👍

  • @_________top
    @_________top Жыл бұрын

    Maashaaallaah alle ha u barakeeyo Ganacsigiisa

  • @cabdishakuurcalidaahiryuus5056
    @cabdishakuurcalidaahiryuus5056 Жыл бұрын

    Mashaa allah Allah ha’u barakeeyo

  • @maxamadaamusane6418
    @maxamadaamusane6418 Жыл бұрын

    Masha Allah ilaahy Ha U Barakeeyo Adeerkaan Meheradiisa inee heerkaan Soo gaarto Waqti Bee ku qaadatay

  • @Pip_hunter
    @Pip_hunter Жыл бұрын

    Manshallah ilaahay ha kuu barakeyp

  • @khalifmusse9421
    @khalifmusse9421 Жыл бұрын

    haaye haaye hereri legend ❤

  • @funnycateland9190
    @funnycateland9190 Жыл бұрын

    cabdisalaan Hereri Allah Ku Xafido

  • @cabdirisaaqsale
    @cabdirisaaqsale Жыл бұрын

    Waan ku salaamay cabdisalaan waxaad mooda inaad magaaladan ka heshay

  • @mohameddubow1839
    @mohameddubow1839 Жыл бұрын

    Thank you Abdisalan Hereri for the video. I had learnt something very important from Mr Hassan.

  • @mohamedgeedi1090

    @mohamedgeedi1090

    Жыл бұрын

    Could you share Mohamed Dubow

  • @honeybadger4812

    @honeybadger4812

    Жыл бұрын

    haka xadin style kiisa somali wan aqan waxba iskuma ogola

  • @wehelashaq3368

    @wehelashaq3368

    Жыл бұрын

    @@honeybadger4812 xasad see ah dee waxbaan kabartay buu dhahaye Maxaa xasad keenay Meesha ?

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Жыл бұрын

    Waa fikrad aad u fiican maasha Alaah

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 Жыл бұрын

    Xalaasha iyo xaaraanta yey iskugu kaa darsoomin.

  • @abdirahmaansoomar9410
    @abdirahmaansoomar9410 Жыл бұрын

    Xasan sayid waan ku salaamay saxiib hore usoco iska dhici mareykanka

  • @abdullahiabdi9571
    @abdullahiabdi9571 Жыл бұрын

    Manshaalaah xasan waan salamay

  • @husseinabdullahomar3313
    @husseinabdullahomar3313 Жыл бұрын

    Thanks hereri

  • @drill0104
    @drill0104 Жыл бұрын

    Great man

  • @NordinMohamed-m7y
    @NordinMohamed-m7y Жыл бұрын

    Hereri legend 🥰

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi Жыл бұрын

    Masha allah

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 Жыл бұрын

    Mashaa allaah

  • @yaaquubmayow7247
    @yaaquubmayow7247 Жыл бұрын

    Saxib key xasan rasuul nin aan aad u aqaane modo 20yers wayi Masha alah

  • @AliYusuf
    @AliYusuf Жыл бұрын

    Masha Allah

  • @suhaybawilsamiir2524
    @suhaybawilsamiir2524 Жыл бұрын

    wllahi nin soo jabay 💪💪💪

  • @nrmohd2342
    @nrmohd2342 Жыл бұрын

    Aad ayaad u mahadsantahay wariye c.selaam, waliba in aad xooga saarto ganacsiga soomaalida iyo hormarkiisa

  • @abdullahiahmedmohamed7103
    @abdullahiahmedmohamed7103 Жыл бұрын

    Masha'Allah

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Жыл бұрын

    Mansha alah mahadsand hereri iyo aderka somaliyed e ganacsiga xalaasha ah samaystay. Runti magalada Nashville warbixin ficab bad naga sisay insha alah hadan USA tago waan ka warhayn

  • @roosohalima9978
    @roosohalima9978 Жыл бұрын

    Nashvil ayaaa nabaresa c.salaanow🥰

  • @abdis70
    @abdis70 Жыл бұрын

    Fadhi ku dirir- Ali khasaare. Waad ka tashatay. Very good idea.

  • @abdirashidismail6631
    @abdirashidismail6631 Жыл бұрын

    Mansha Allah

  • @yaziinbaqdaadi1788
    @yaziinbaqdaadi1788 Жыл бұрын

    Macha Alah

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 Жыл бұрын

    MASHA ALLAH ❤️

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 Жыл бұрын

    Ninkaa waa nin caqli badan oo ganacsadaha ❤

  • @farhiyakahib4435

    @farhiyakahib4435

    Жыл бұрын

    Wllo Masha Allah u dhehe

  • @HAMZA198319831983

    @HAMZA198319831983

    Жыл бұрын

    Masha allah Xassan Sayid. Ilaahey Hakuu barakeeyo shaqada.

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын

    MashaAllah

  • @gorgor5149
    @gorgor5149 Жыл бұрын

    Haaye haaye haaye

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it Жыл бұрын

    Great

  • @goalscorer6475
    @goalscorer6475 Жыл бұрын

    Cabdi salaam waxay ahayd in tijaabo live ah ka qaado dhamaan waxaa lagu iibiyo maqaaxida si loo arko heerkeeda

  • @Jaallle
    @Jaallle Жыл бұрын

    Cajiib

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Жыл бұрын

    Asc all xamdu lilaah xasan wuu dadaaley alle na wuu ku asturey kheyr baan kuu rajey nayaa adiga xasanba wll bye

  • @FarOlle
    @FarOlle Жыл бұрын

    Sow Ma Jiro Qof Ehelkaaga Ama Asxaatada Ahoo Saacan Qabri Ku Jira ,Qofkaasi Hadu Kula Hadli Karo Xilligan Wuxuu Ku Dhihi Lahaa Walaal/Saaxiib Isoo Ducee😥💔.. 👤U duceee Qofkaad So Xasuustay🤲🏾

  • @apdullahialimohamed7592

    @apdullahialimohamed7592

    Жыл бұрын

    1 abeehey ilahay haunaxarista io wlshei iga weyn wana uu duceya

  • @xamsecraxmaan122

    @xamsecraxmaan122

    10 ай бұрын

    Thank you

  • @mafakkaam1278
    @mafakkaam1278 Жыл бұрын

    Waa Aabo soomaaliyeed

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Жыл бұрын

    abdisaalaan hereri Nashville Tennessee miyaa

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 Жыл бұрын

    Cabdi salaan waad la habsaantay inaad noo sameyso channel gaar ah.

  • @xidighanuniye3452
    @xidighanuniye3452 Жыл бұрын

    Soomaalida qaylo iyo buuq miiran waaye wlahi inkasto anigu aan jecleyn buuqa iyo qaylada

  • @mohamudibrahim7311
    @mohamudibrahim731110 ай бұрын

    Barnamijkaan waa barnamij aad uwanagsab mudane cabdisalan hereri waku takeersanahay

  • @yusufahmed-re9vh
    @yusufahmed-re9vh Жыл бұрын

    Maanta namaadan tusin adigoo cunayo odayga sambuusaha uu leeyahay waan iibiyaa ee maxaa dhacay-

  • @mohamedhamudyasin1465
    @mohamedhamudyasin1465 Жыл бұрын

    Wad mahadsantay C/salan waxad no so Gudbisaa Barnamajyo wax laga Faa'idayo.

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 Жыл бұрын

    Waa nin kii arimaha logada kalahadlijiray

  • @mohamedadem7793
    @mohamedadem7793 Жыл бұрын

    Herari kulahaa xeryahana ma mqaaxi baad kulahyd 🤣🤣🙉

  • @Odaybiiqe
    @Odaybiiqe Жыл бұрын

    Ninka baqiilsnaa kumuu casuumin sanbuusaha .. waayo waxee u o1on laheeyd xayeeysiin malayin dawankarta muddo kooban#

  • @saalaxy
    @saalaxy Жыл бұрын

    Salaan gobeed hassan Rasuul

  • @somalia2730
    @somalia2730 Жыл бұрын

    Qabyaaladda cudur noqotaya waa Ina maqayaadaha😂 aan loo galan

  • @aamirmatiasofficial5353
    @aamirmatiasofficial5353 Жыл бұрын

    Abdisalan safarka kn xiga gobolka Nebraska kadhig meesha somali yar oo dhaqan wngsn kunol

  • @siciidcabdiwahaab3401
    @siciidcabdiwahaab3401 Жыл бұрын

    Odaygan waa akhyaar sida ii muuqata hadduu wadanka ka yimaado wan lashaqaynlahaaa

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 Жыл бұрын

    Shaqaa sharaf leh Aabahaan waa qof ku dayasho mudan waligaa qof ama shirkad ha u shaqeeyn hadaa ushaqeeysana ku xisaabtam inaa adiga laguu shaqeeyo waa waano waxku ool ah feker adiga aad wax ku noqotid la imaaw salaadah waajibka wakhtigooda ilaali Leylna duko salaada subax ka hor soo kac Alle wuu kuu fulinaa muraadkaada insha allh.

  • @xildhibaanismadhibe3731
    @xildhibaanismadhibe3731 Жыл бұрын

    Lotarry gii baan xaraystee markan imaado maraykanka nashfil ban imanayaye makhaayadaa HORN ii tilmaan halkay kutaal adeer C.salanow addres keeda sooda

  • @kaltuunabdullahi203

    @kaltuunabdullahi203

    Жыл бұрын

    😄😄😄😄😄😄😄

  • @tahriib8809

    @tahriib8809

    Жыл бұрын

    Zxp hadad xaraysatay oonad haysan shahado dugsi sare Matagi kartid Hadii kale waa riyo Uun

  • @abdik9002

    @abdik9002

    Жыл бұрын

    Horta imow!😅

  • @xildhibaanismadhibe3731

    @xildhibaanismadhibe3731

    Жыл бұрын

    @@tahriib8809 waan haystaa wlhi Shahaado dugsi sare sxb iiducee waxba lugta hay qabane hadan waayo nasiibkaa waan ulugaynayaaye 😂

  • @xildhibaanismadhibe3731

    @xildhibaanismadhibe3731

    Жыл бұрын

    @@abdik9002 Adiguna miyaad joogtaa meesha waan kuu imanayaa hadaad joogtee adress kaagaanba kusoo dagayaaye iisheeg , haddii kalana waan ku jiidayaaye diyaar garow ama ila lugeeba dee hadan waayo lottary ga ilaahay kama dhigee 😂

  • @keynanyare7083
    @keynanyare7083 Жыл бұрын

    Waan heebiyaa manahaayo USA 🇺🇸

  • @tahriib8809

    @tahriib8809

    Жыл бұрын

    Kkk ani xadkan joga micxico iyo usa Inan galan raba

  • @keynanyare7083

    @keynanyare7083

    Жыл бұрын

    Meqo wadanaa martay markiihorane halkee kabaxday

  • @bashiirjeeni5358

    @bashiirjeeni5358

    Жыл бұрын

    @@tahriib8809 wll halken kaalasoo xidhiidhaa mesha warkeedaan rabee.

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 Жыл бұрын

    Waa ariin fican qabayada ka ilali meesha hadi kale waa kaa babayasa

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 Жыл бұрын

    Somalida qaylada badan in laga nadiifiyo maqaayadaha weeyi

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 Жыл бұрын

    MAASHALAH

  • @Khulasatul-alkulaasah
    @Khulasatul-alkulaasah Жыл бұрын

    Intaaan oo eray oo ingiriis ah waa uu ka maarmi karaye , illayn waa nin wayn oo afsoomaaligu dhibimahayee. Yes, culture, cage, coffee, ice, test, that's why, breakfast, ninety five, idea, soft, early, company.

  • @xawohziman2317
    @xawohziman2317 Жыл бұрын

    Hareri catoosh bad noqotay

  • @laarij682
    @laarij682 Жыл бұрын

    Maqaaxidaan dhowr jeer baan wax cunay cunadooda runtii aad baan uga helay

  • @ykhalid182yusuf6
    @ykhalid182yusuf6 Жыл бұрын

    Rer waqooyi allah haday la aantood wax walba way inoo socon weyeen somaliga habadoodi hilbkeeni iga qabo ahaa ku lahaa kkkkk

  • @bashiirjeeni5358

    @bashiirjeeni5358

    Жыл бұрын

    Kkkk, anaguna lahjadiina baanu ku qosolaa

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro Жыл бұрын

    SI CASHARO KUTUB DIINIYA KALO SOCDA KZread

  • @kaletjambir
    @kaletjambir Жыл бұрын

    Hilibkeeni weynaa ila qabadii 😅😅

  • @wehelashaq3368

    @wehelashaq3368

    Жыл бұрын

    Waa kalmadaha Cabdi salaan hhhhh hereri Waa ciyaalkii hore 😂

  • @Bulshaawi-lw5gz
    @Bulshaawi-lw5gz Жыл бұрын

    Ina herari noo Soo wareyso dadka Soo tahriba sida loo Soo Galo mareykanka

  • @xildhibaanismadhibe3731

    @xildhibaanismadhibe3731

    Жыл бұрын

    Muuqaalkii uu rashiid kuwaraystay wariye C.salan maad daawan kaasa ka hadlayay mawduucaase 😂

  • @Bulshaawi-lw5gz

    @Bulshaawi-lw5gz

    Жыл бұрын

    @@xildhibaanismadhibe3731 sxp Kaa madawan waxaa donaya inaan tago mexico sida loo gabaxo dadkahadlaya

  • @xildhibaanismadhibe3731

    @xildhibaanismadhibe3731

    Жыл бұрын

    Sxb Chanel kan ayaad ka helaysaaye ka daawo , Rashiid waraysi fiican buu bixiyee, waa muuqaal xiiso badan oo ay taagan yihiin ama socod yar ay soconayaan wax badan buu ku faah faahiyee kaa daawo

  • @Bulshaawi-lw5gz

    @Bulshaawi-lw5gz

    Жыл бұрын

    @@xildhibaanismadhibe3731 ok sxp waad mahadsantahey lkn adigu halkaad jogta ma mateykanka

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 Жыл бұрын

    Please reduce the "haahe haahe haahe" in your clips. It irritates and makes the video boring

  • @abdisaed6327
    @abdisaed6327 Жыл бұрын

    He,s name is Xasan Sayid Rasuul? Dont get it

  • @gothabdirizak2146

    @gothabdirizak2146

    Жыл бұрын

    Wadaad ma kaa yaabiyey Magacaa danbe

  • @sayloncutie2171

    @sayloncutie2171

    Жыл бұрын

    People used different ethnic names during the refugee era to enter USA. If he obtain sponsorship with names that Somalis typically don't use, I wouldn't be shocked.

  • @omarabdi1042

    @omarabdi1042

    Жыл бұрын

    waa reer xamar dadkii cadcadaa magacyadooda , magac fara dheer ma ahan

  • @kamaaludiinkm3403
    @kamaaludiinkm3403 Жыл бұрын

    Hereriyow ireland maad iska daysay sawtaad mar kashanqadhisay inaad soo gudbindoonto. Aadbaa loo sugayee

  • @puresomaliland2651
    @puresomaliland2651 Жыл бұрын

    Culture culture lahayninee dadka cudur ha siinina hooy kkk meelkasta sambuuse la joogaan iyo maqaaxi shaah lagga cabo somali mashruuc kale malaha akhas

  • @wehelashaq3368

    @wehelashaq3368

    Жыл бұрын

    Caqligaagu Inta uu le eg yahay unbaad cabirtay ninkani Waa Waxa kaliya ee iga socday buu dhahay waxkasta waan tijaabiyay Markaa Maxaad samee dhihi lahayd adigu ileen isagaa kaaga khibrad badane adiguse Maxaad samaysaa isagu wax buu layimid Ilaahay na Wuu ubarakeeyaye Takale saanbuuska makii aad taqaanay ee xaafadiina ramadanka lagu samaynayay ayaad moodaysaa ee wada saliidda ahaa Waa mid casriyaysan aan saliid lahayn oo cadaankaasi kamayna cuneen hadduu saliid Iyo cudur ka aad sheegayso leeyahaye xaasidnimada dhaaf

  • @tubeecsadik

    @tubeecsadik

    Жыл бұрын

    da'da imisaad jirtaa?? yaase ku fasaxay taleefon inaad qaadato iyo internet?? waa dambi in caruurta lagu siidaayo social mediaha Adeer nolosha ragaaso kale ayaa laga waraystaa wax soo arkay soo tijaabiyay raraneey!!

  • @siciidcabdiwahaab3401
    @siciidcabdiwahaab3401 Жыл бұрын

    War shiikh hadaanan qaldanayn wax doofaara miyey ku jiraaan sanbuuska

  • @naajmasalah4436

    @naajmasalah4436

    Жыл бұрын

    Bisinka ma qof muslim ah Aya doofar sameynaya

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Жыл бұрын

    🤢🤢 🥵🥵 Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo igarab joogta. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa malihi, marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof ka qaatay si ku meel gaar ah, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Qofki walaala ee wax itari kara xaaladayda waa mid lasoo arki karo. Muqdisho. Lambarkayga: 252610256673 Magacaygu waa nuuriye Cabdi

  • @baromacdangoldandgemstons4044
    @baromacdangoldandgemstons4044 Жыл бұрын

    Baro Macdanta Dhulkaaga Hooyo.....sidee macdan loo helaa ( how to get gold and gemstones) from Somali Map. kzread.info/dash/bejne/YmmMxrh8eLepeKg.html

  • @abdiwahabahmedomar2399
    @abdiwahabahmedomar2399 Жыл бұрын

    anigu adeerkaan oo kale ayaan noqonayaa insha allah ilaa aan ka guulaysto 🎉

Келесі