Music & Madadaalo | Khadra Sinimo, Abdikarim, Ismahan, Mukhtar Daa’uus, Abdirisak & Yurub Geenyo.

Barnaamijka Music iyo Madadaalo | Khadra Sinimo, Cabdikariim Yare, Ismahaan Xaashi, Mukhtaar Daa’uus, Cabdirisaaq Siciid iyo Yurub Geenyo. Live Music | Astaan 2020
Musika
Cabdinasir Ceydiid - Guitar Bass
Bishaar Faamoos - Durbaan
Abuukar Buuloxuubey - Drum
Nagiib Axmed Xaashi - Guitar
Bulshaawi - Organ

Пікірлер: 841

  • @bulshawibeatz
    @bulshawibeatz4 жыл бұрын

    Anoo ka mid ah Bahda Astaan TV iyo Kooxda Music-gaba afkoodana ku hadlaya aad iyo aad baad ugu mahadsantihiin sida hagar la'aanta ah ee aad noogu xidhantihiin iyo fariimaha hambalyada iyo dhiirigelinta ah ee aad noo soo dirtaan, Waxaanu had iyo jeer ku hawlannahay raalli-gelintiina iyo madadaalintiina.

  • @abdikadirxashi1954

    @abdikadirxashi1954

    4 жыл бұрын

    Bulshawi keep going bro runtii heesaha ad tumto aad music gada u shidan yahay

  • @faizamohomed9763

    @faizamohomed9763

    4 жыл бұрын

    Mahadsanid walaalo howl culys baad bulshada soomaaliyeed ee fanka jecel een u horeeyo u haysaan, humarkiinu waa kaayaga, hore u socda.👏👍🌻

  • @farxiyaismacil9954

    @farxiyaismacil9954

    4 жыл бұрын

    9

  • @sangemohammed2057

    @sangemohammed2057

    4 жыл бұрын

    Sxb bulshaawi aad baan kuu aamin sanahay ee hal fariin naga gudbi fadlan barnaamijka kan ku xiga fanaaniinta heesahooda iyagu leeyihiin ayaa live u baahan naga daaya heesahan 40 ka sano live ka lagu soo tumayay .

  • @sangemohammed2057

    @sangemohammed2057

    4 жыл бұрын

    Mida kale hambalyo ayaan ku leeyahay sxb waxa kaa muuqda hibo iyo xeel dheeri xaga muusiga Reer burco na tusaale ayaad u tahay

  • @habiibaawale2097
    @habiibaawale20974 жыл бұрын

    Inta khadra silimo tarteed usoo gashay farta taaga ☝️

  • @iidokayse8810

    @iidokayse8810

    4 жыл бұрын

    One

  • @hindaicawimohamed9266

    @hindaicawimohamed9266

    4 жыл бұрын

    Khadra silimo gobti kalsonida dumarka kobka uqaday qurxley

  • @ifrahhussen9048

    @ifrahhussen9048

    4 жыл бұрын

    @@iidokayse8810 mal #00 0 äkkäännään#üüüüüüüüüüüüüä..ü.......äüüüüüüüüü0ü0ü

  • @raagealiraage619

    @raagealiraage619

    4 жыл бұрын

    ☝️☝️☝️

  • @shamai1570

    @shamai1570

    Жыл бұрын

    Fantastic. Every way 💕🤣💕💕💕💕💕 very lovable great show

  • @ilamaaltrading7409
    @ilamaaltrading74094 жыл бұрын

    Hargysia la"aanteed fan ma jireen fartuun balbalarka iyo faldagan baa noo heesihi lahaa from xamar Hargysia anoo tagin rabow ha idilin dhalinta Hargysia ka imata xamar imaato waxaan uso dhaweya sida ruux hooyday dhashay okale wan idin jclhy ReeR Hargysia one ❤️ love

  • @mohamedmaano6474

    @mohamedmaano6474

    4 жыл бұрын

    Kuso dhowaynayna sxb

  • @commentdevil4016

    @commentdevil4016

    4 жыл бұрын

    Soo dhawaw zxp

  • @baadaducaale6952

    @baadaducaale6952

    4 жыл бұрын

    Soo dhawaw wllo💖

  • @naasirmohamed8547

    @naasirmohamed8547

    4 жыл бұрын

    Hargeisa waanu kugu soo Dhawaynaynaa

  • @khadarmaxamuud3604

    @khadarmaxamuud3604

    4 жыл бұрын

    Bro kugu zoo dhaway naynaa soomaliland adoon daalo soo aragna noqon maysid

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar94814 жыл бұрын

    Khadro sanimo aad ayaan kuu jecel nahay rer muqdisho qadro nolow

  • @najmamohamed6723

    @najmamohamed6723

    4 жыл бұрын

    Fanaanda waan jeclahay khadro silimo alle ha dhawro

  • @shacnicabdullahi2356

    @shacnicabdullahi2356

    4 жыл бұрын

    Wlhi wan jecelnhy❤

  • @nimcomahamud4338

    @nimcomahamud4338

    4 жыл бұрын

    Yurub geeyo

  • @sahardiidabdurahman6713

    @sahardiidabdurahman6713

    4 жыл бұрын

    Waaw Qadro Senemo nolow fananad jirto

  • @khadraahmed6097
    @khadraahmed60974 жыл бұрын

    Inta Ila Aragtay Khadra in ay Tahay Naag Karti leh O Fadiir ah Like waa xagina

  • @z012y
    @z012y4 жыл бұрын

    *Labeentii Fanka is heshay* 🇭🇺🇭🇺🇭🇺 *khadra Silimoo & Yurub Geenyo*

  • @hodanmuuuu3346

    @hodanmuuuu3346

    4 жыл бұрын

    Ha wlhi wa guul

  • @hargeisaofficialchannel4641
    @hargeisaofficialchannel46414 жыл бұрын

    Reer muqdisho khadra saliimo aad bay u tageeraan Thanks inaad jeclataan fanaanadyda khadra noolada from somaliland

  • @sarahussein5872

    @sarahussein5872

    4 жыл бұрын

    Bildanku dulmiga ma jecla 😁 in la dulmiyey bay arkeen, hadna anay afka juuq ka odhan.

  • @naruurobarre2249
    @naruurobarre22494 жыл бұрын

    Khadra silimo goptu isma qarriso Happo mcn horre usoco 😍

  • @walifarah101
    @walifarah1014 жыл бұрын

    Ab iyo ab waa khadar silimo miyaan indhowyd ba arkay ...taageerayshashadii xagaad ku ilowday wlaly .....😍😍😍🧚‍♂️🧚‍♂️🧚‍♂️⚘⚘⚘🧚‍♀️🧚‍♀️🌹🌹

  • @barkhatismail2150
    @barkhatismail21504 жыл бұрын

    15 hours 31k waxaas oo dad ah waxa wata boqorada fanka khadra silimo.❤️❤️❤️🙋🏻‍♂️

  • @secretstar8830
    @secretstar88304 жыл бұрын

    Meesha dhan waxan ka aqaana khadra silimo iyo yurub geenyo 😗😗👍👍

  • @abdirahmancirro4979
    @abdirahmancirro49794 жыл бұрын

    What A Beautiful place Xadaarada iyo Ilbaxnimada Waan Ku Ogaa Dadkayga Hoygii Fanka Hargeysa Cadey ❤

  • @karinaali63
    @karinaali634 жыл бұрын

    Khadra simo beautifully voice horey soco u are beautiful girl in and out u are strong woman keeping going girl we love you

  • @mowlidhassan882

    @mowlidhassan882

    4 жыл бұрын

    Sinimoo fan 🙏❤️

  • @ayanaabo

    @ayanaabo

    4 жыл бұрын

    6666

  • @mohamedwarsame8967

    @mohamedwarsame8967

    4 жыл бұрын

    Waaaw

  • @abdihakimjoseph1867
    @abdihakimjoseph18674 жыл бұрын

    Hargeysaay fan iyo fanaan cod iyo haybad leh cidi kugu gaadhi meyso waxaasaa fan la yidhaa 🎤🎵🎶🎺🎸🎻🎷🎹 eesh qiyaasak wallee waa la yaabay

  • @zuhaybkhadar7802
    @zuhaybkhadar78024 жыл бұрын

    Mukhtaar iyo khadra igu qabta inti ila aragtay inay ugu cod macan yihin

  • @regalsnow9707

    @regalsnow9707

    4 жыл бұрын

    Yurub na ha ilawin

  • @idontcare6649
    @idontcare66494 жыл бұрын

    Gobtii Ayaa is heshay Khadra Silimo Iyo Yurub Geenyo Sowtu Raxmadenii HARGEISA inaba caadimaha ☺

  • @siciidmaxamedaxmedbiixi6452
    @siciidmaxamedaxmedbiixi64524 жыл бұрын

    Hargeisay waxad tihdiin hoyga fanka iyo ilbixanimada

  • @abuzaranda1vlogs225
    @abuzaranda1vlogs2254 жыл бұрын

    Gopti fanaaninta khadra abdi silmo wallhi wa fanaanad cod macan keep going khadra

  • @umarabdi5814
    @umarabdi58144 жыл бұрын

    Wakaas fankii layaqaaney 😭😭😭 Wlhy wan qiirooday from muqdisho idinka soo salama 👋🖐

  • @hoodocali421

    @hoodocali421

    4 жыл бұрын

    ka qaadney wlo

  • @hb3720

    @hb3720

    3 жыл бұрын

    😂 😂 😂 😂 😂 Wax dhaama waxan u qiiroood

  • @umarabdi5814

    @umarabdi5814

    3 жыл бұрын

    @@hb3720 😁😁

  • @hodanali5163
    @hodanali51634 жыл бұрын

    Boqorada fanka darteed usoo galay noolow khadra dheeman marwo sharafleh💪🏽❤️

  • @omarisse7878
    @omarisse78784 жыл бұрын

    Qadro silimo ki hesta keep going inta ila midka like so qarxiya

  • @mustafeahmed2263
    @mustafeahmed22634 жыл бұрын

    Hargeysa Hoyga Fanka iyo ilbaxnimada,viva Republic of Somaliland❤❤❤❤

  • @husseinabukar7723
    @husseinabukar77234 жыл бұрын

    Kalama liitaan lkn ani waxa wataa wiilka qaaday bulshayahay ma nabad baa from kaaraan 🏡🏡

  • @anikijeeleofficial4688

    @anikijeeleofficial4688

    3 жыл бұрын

    Rageedi from Karaan

  • @mohammedkarama5455
    @mohammedkarama54554 жыл бұрын

    Mukhtaar daauus iyo khadra ayaan qaatay waaba codadkii fanaaniintii waaberi legend 🙌 ♥ 👏

  • @shacnicabdullahi2356
    @shacnicabdullahi23564 жыл бұрын

    Khadra abdi saliimo taageero buuxa ku nahay hada reer moqdisho nahy❤

  • @manaanhusein5998
    @manaanhusein59984 жыл бұрын

    Hargeysa waxeey muujisay ineey hooyadii fanka tahay🙏🙏 Ilaahow hargeysa la'aanteed somali ha dhigin... Hargeysaay ha dheeliyin Hana dhantaalmin waligaa❤️

  • @fatumaiftin6787

    @fatumaiftin6787

    Жыл бұрын

    Aamiin yaa rabi

  • @hooyosomaliyeddream8841
    @hooyosomaliyeddream88414 жыл бұрын

    Tageero buuxo khadro sinimo marwo sharaf laheed nasiibku kuma xumeeyo ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @farihaabdirahman818
    @farihaabdirahman8184 жыл бұрын

    No more playback balantenu wa live music Hambalyo Magaladayda iyo dhalinteda sidad fanka uso nolaysen iyo waliba Astan TV o so saray quruxda fanka Khadra silimo ayan aad ugu farxay manta xaqiiqdi 🥰🥰🥰😘😘😘😘

  • @hibakalim3420
    @hibakalim34204 жыл бұрын

    Inta khadra kufarxday 😢❤️👍sidayda

  • @cwalicilmi974

    @cwalicilmi974

    4 жыл бұрын

    Xasan adan oo yaraa u jedsaa

  • @mulkidaahir7212

    @mulkidaahir7212

    4 жыл бұрын

    Khadra boqoradda codka maashaa allaah here u soco macaan badan

  • @mohamedabdullah2470
    @mohamedabdullah24704 жыл бұрын

    Macalimiin ayaa tumaysa, si gaar ah waxaan ugu bogay macalin Nagiib Axmed xaashi, oo meel sare ka gaadhay Tumista Giitaarka, iyo ragga kale oon kala dhicin, mid waliba kaalintiisa buuxiyay runtii. Hoboladanna waa kuwo xul ah, waxaanay kamid yihiin kuwa loogu jecelyahay.

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays48834 жыл бұрын

    Inta aaminsan inay hesihii hore murti lahayeen like ta iisara

  • @sundussuleman8527
    @sundussuleman85274 жыл бұрын

    Khadra wa ged har weyn wa geynyo wale wala gari waye dulqadkeda masha allh

  • @sashawwefans6394

    @sashawwefans6394

    4 жыл бұрын

    Waa run waa Hooyo caruurteeda korsata mana dayacin fanka waxay ka hormarisaa caruurteeda quruxdooda ayaad ka garanaysaa maansha allah

  • @khadanyasin1726
    @khadanyasin17264 жыл бұрын

    Wooow gabadhiisamirka iyo dulqaad ka laagahadhey fariidkudayasho udan

  • @jabacjabac9467
    @jabacjabac94674 жыл бұрын

    *Khadra cabdi silemoo 🙏🙏🙏🙏*

  • @shugricabdullahi5782
    @shugricabdullahi57824 жыл бұрын

    Cabdikarin codkisu waa soft❤❤

  • @mustafeccw6053
    @mustafeccw60534 жыл бұрын

    Khadra sinimo = sahra axmed Yurub gebyo = aamina Abdilahi Inanta kale = khadra daahir

  • @mhassan0163

    @mhassan0163

    4 жыл бұрын

    Ismahan

  • @ismailnasri9936

    @ismailnasri9936

    3 жыл бұрын

    Abdikarin yare -tubeec Abdirizak -hibo nuura Mukhtar daus-Hassan adan

  • @luckydubbad8236

    @luckydubbad8236

    2 жыл бұрын

    Ismahan = khadra daahir

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi45154 жыл бұрын

    Alayacisak waxasa ka heeso ah Ma kala dhacan fananiinta dhamntod codadkoda lkn wxn Kasi heley Yurub yeenyo iyo dauus eshqiyaka💯💖

  • @sayedchannel8651
    @sayedchannel86514 жыл бұрын

    Mucjisada music Mohamed abdillahi diiriye . Asal burco . Hore u soco walal.

  • @munaquen4394
    @munaquen43944 жыл бұрын

    Masha Allah wll khadra silimo alle ha ku xafido

  • @inadiiriye1483
    @inadiiriye14834 жыл бұрын

    Hargeisa hadad u xiistay like saar wlhi 5 sano ayan ka maqano sidan u tabay ma malayn kartaan. Hargeisa meeshan ku dhashay I can’t wait to go there

  • @mushtaaqmohamed6622

    @mushtaaqmohamed6622

    4 жыл бұрын

    Walhi waxa igu dambaysay 2.5.2012 waan u xiisay in badan allow nagu celi anago nabada 😭😭😭😭😭😭

  • @ahlamsadiq1153

    @ahlamsadiq1153

    4 жыл бұрын

    Me too 5 Sano

  • @quicknessinc7654

    @quicknessinc7654

    4 жыл бұрын

    I

  • @lamahuraanChanel

    @lamahuraanChanel

    4 жыл бұрын

    9sano ma tagin

  • @ahmadmohmoud5135
    @ahmadmohmoud51354 жыл бұрын

    Khadra silimo ❤️ 🎧🎸🎷 shinning ☀️ Queen 👑

  • @badranhassan445
    @badranhassan4454 жыл бұрын

    Masha allah fanaan waliba halkiisu dhigay intii fan kii hore wax ay oga bilaabanyihiin ama yaqiinay xasuus ayey galineysaa xasuustu waa wahel ku nool waqti iyo waayo iyo codod waa hore ah ayaan dib u milicsanay thnks astaan tv

  • @bilaawaji6081
    @bilaawaji60814 жыл бұрын

    Comments ku 85% wa khadra silimo poqorada codka iyo anshaxaba🌹❤👑

  • @perhofali7556
    @perhofali75564 жыл бұрын

    best musician legend bulshaawi 🎹🎻🎺🎸🎷

  • @ibrahinkahin35
    @ibrahinkahin354 жыл бұрын

    KHADRA CABDI SINIMO fanaanad manta sidaa Live ugu heesi kartaa ma jirto khadra mooyee codka Allow ku daa

  • @sir__cmc
    @sir__cmc4 жыл бұрын

    *Abdinasir macalin caydiid* legend experienced ah

  • @bihiahmed2104
    @bihiahmed21044 жыл бұрын

    Khadra silimo I like her voice🔥🔥🔥

  • @xidigahargeysa297
    @xidigahargeysa2974 жыл бұрын

    Hargeysa dadkedo dhanba Hibo leh wlahi Hargeysa dad shida ma waydo 😍😍😍😍

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein24454 жыл бұрын

    Nio kan yareH abdi kariiim wtah wlhi cod meelpu izka dhigay intah ilah argty like😣😘💯

  • @Simmran
    @Simmran4 жыл бұрын

    Wowww khadra Qaali dumar 👍👍❤❤❤❤❤ax yaa sowt Khadra, Yurub iyo mukhtar makala dhaaan

  • @khadarhajjiahmed
    @khadarhajjiahmed4 жыл бұрын

    Cabdikariin yarre codkiisu waa onther level waxaan xasuustat abdifatah tacabir abdifatah yarre🖐🖐🖐🖐

  • @quudimaanka8692

    @quudimaanka8692

    4 жыл бұрын

    Jacaylkii miyuu ku helay heesta ayaad aad u dhagysan jirtay

  • @khadarhajjiahmed

    @khadarhajjiahmed

    4 жыл бұрын

    @@quudimaanka8692 🤣🤣 waar isku kay sheeg niyow nin aad ii garanayaad tahee sxb

  • @zumayoedebzan8634
    @zumayoedebzan86344 жыл бұрын

    My queen aragaga faraxada 😍🌹🥰❣️👌

  • @munajirde3183
    @munajirde31834 жыл бұрын

    Wlhi khadra sinimo Ayan u daawanaya darteed❤️❤️

  • @cunaayechanel3902
    @cunaayechanel39024 жыл бұрын

    Khadra silimo axya fananad codkaga la dhacayba masha allah

  • @hamzamohamed9974
    @hamzamohamed99744 жыл бұрын

    Boqorada Codka khadra capdi silimo wan ku wataaaa wall

  • @sumaya1156
    @sumaya11564 жыл бұрын

    Khadra Abdi Silimo we love you wll fankaga si wado ❤❤

  • @amiiraamran867
    @amiiraamran8674 жыл бұрын

    Yurub geeenyo khadra silimo ❤💋🔥

  • @asiacise1671
    @asiacise16714 жыл бұрын

    Khadra SILIMO sidan ugu xiznay❤️❤️❤️

  • @kynandrama4464
    @kynandrama44644 жыл бұрын

    Weewe Hargeisa hoyga fanka long life my hometown ✅❤️🤍💚

  • @munobashiir6768
    @munobashiir67684 жыл бұрын

    Khadraay markan ku,arkaba wan farxaa ❤🌹

  • @Simanadan1
    @Simanadan14 жыл бұрын

    😍😍😍Aniga *Hodan* *Abdirahman* & *Yurubgeenyo* Baan taaagero u ahay💯. lkn khadro waa gabar fiicanoo dagan oo cod mcn kaban kan waa kabaxsaty xasidnimo ma fiicnee horay usoco wll🥰💯

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE4 жыл бұрын

    Wiilkan mukhtaar daaus caadi ma aha manshallah waa fanaan dananaya 👍❤️🌹

  • @yummyhammy7547
    @yummyhammy75474 жыл бұрын

    Macalin cabidnasir wlee ninkaasi waa jaamacad noolow ustaad

  • @khalitqays7274
    @khalitqays72744 жыл бұрын

    Khadra apdy sinimo noLaL Warta♥️

  • @abdiaabdullahi2295
    @abdiaabdullahi22954 жыл бұрын

    Khadra salima dareen ayee ku heseysaaaa...Good luck mum

  • @mohamedismail8560
    @mohamedismail85604 жыл бұрын

    Sawtu raxma Yurub mohamed abdi 🙏❤✋

  • @ahmedmohamoudahmed4590
    @ahmedmohamoudahmed45904 жыл бұрын

    Sawtu raxma yurub maxamed abdi geenyo malab baad no dhadhantaa ☺ Sababtuna waxay tahay balbalaarka ba dishay marka codkaga maqlo wan ka maydha qaylada balbalaarka. From muqdisho 😍

  • @maariyahassan5171
    @maariyahassan51714 жыл бұрын

    Cod macn fanaaniin aan kala dhicin hoygii fankay hargesay❤❤👑👑💟💟💟💟💟💟💯💯💯💯💯👈👈👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻🙏🙏🙏

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh88374 жыл бұрын

    Ax yaa.khadra allah haku dhowro inta fanaan danbe ee soo baxey adigaa u mudan marwo sharaf iyo cisiba leh baad tahay.guuleyso insha allah

  • @abdiazizissack5404
    @abdiazizissack54044 жыл бұрын

    Wow so amazing. I like their amazinh Hesti samatar ee Mukhtar qadhayo music si calami ba lokini... Astan fanka noleyaha somaliyed Frm kenya

  • @yaxyexuseen4700
    @yaxyexuseen47004 жыл бұрын

    Khadar silimo ❤

  • @axmednajax9577
    @axmednajax95774 жыл бұрын

    hoygi fanka iyo fanaanin aan kala dhicin midba midka kale ka daran iyo heeso live ah waxaasa fana musicaga cajayib weeyan thnks all

  • @hodanmuuuu3346

    @hodanmuuuu3346

    4 жыл бұрын

    Play back ayey raxada nagaga qadeen

  • @adaruzmohamed2207
    @adaruzmohamed22074 жыл бұрын

    INAAN KA❤ DHASHAY🙏 UMAD CAQLI BADAN OO FALKINTA IYO CURINTA FANKA HIBO EEBE USIIYAY AHNA XANSASKA SHIDA 🔥SUUGANTA AYAAN AAMINSANAY XAQIIQATAN VIVA JAMHUURIYADA BARAKAYSAN EE ❤SOOMALILAND ILBAXNIMO BULSHANA FANKA LAGU QIIMEEYA SIDEEDABA XAQIIQATAN

  • @sakariyacabdiraxmaan6710

    @sakariyacabdiraxmaan6710

    4 жыл бұрын

    Lipax batay

  • @casiisali8855

    @casiisali8855

    4 жыл бұрын

    Waaryaa cayydaruus shoodhe cigaal waa runtaa

  • @adaruzmohamed2207

    @adaruzmohamed2207

    4 жыл бұрын

    @@casiisali8855 slln gobeed bro

  • @idrissmed7512
    @idrissmed75124 жыл бұрын

    Masha allah khadra silimo fananada qarniga nolow wll from Djibouti

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar44174 жыл бұрын

    Maashaa Allah Qadra silimo Fifa gobonimo kuwaar

  • @mounamohamoud81
    @mounamohamoud814 жыл бұрын

    Kadra silimo mashallah stunning 💗💞💞🎆🎆🎆🎆🎆💥💥💥💥💥💥💥💥

  • @bilefarayare5815
    @bilefarayare58154 жыл бұрын

    Abdikariim yare ma dhihi karnaa tubeec is back

  • @zureer5014
    @zureer50144 жыл бұрын

    #khadra #ziLiMo😍 fanaanad aan jecLaHaY❤❤❤❤❤❤

  • @hibaaqabees4396
    @hibaaqabees43964 жыл бұрын

    Inta yuruba geenyo taagertaa like igu qabta boqorda codka somaliyed

  • @ahmedhajji3946

    @ahmedhajji3946

    4 жыл бұрын

    Hibaaq Abees kaw baan ka ahay

  • @hargaysafilmstv7034

    @hargaysafilmstv7034

    3 жыл бұрын

    Sawtu raxma yurub maxamed cabdi

  • @zuadnuur1691
    @zuadnuur16914 жыл бұрын

    Khadra sinimo❤❤

  • @awdalbaki2001
    @awdalbaki20014 жыл бұрын

    Heesta waxa hore u qaaday sahra axmed jamac ale ha u naxariisto.waana hees aan aad u jcl. Axya khadra cabdi salimo .

  • @ibrahimhadame4946
    @ibrahimhadame49464 жыл бұрын

    #ASTAAN-TV CADCEED FANKA USOO BAXDAY.👏👏

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed20574 жыл бұрын

    Khadra sinimo iyo Mukhtaar daauus ayaan koobka caawa siiyay.

  • @reeqacarab

    @reeqacarab

    4 жыл бұрын

    Koobka indho garasho ayaa ku bixisay miyaa aboowe gabadha Ismahaan ayaa meesha wadata hadii xaq jiro 😂

  • @sangemohammed2057

    @sangemohammed2057

    4 жыл бұрын

    @@reeqacarab 😂😂 hhhh walahi inanta waan arkay laakiin si gaara u qarso ayaan is lahaa Laakiin moji waxa tusay dadkiiba waa wada arkeen

  • @qeysmohamed5319
    @qeysmohamed53194 жыл бұрын

    Magalaadii Fanka Soomaaliyeed Oo Nuuraysa, Dadkii Oo Nuuraaya, Iyo Fankii Soomaalidoo Nuuraaya 😍

  • @mohamedabdiibrahim8094
    @mohamedabdiibrahim80944 жыл бұрын

    Ma kala dhacaan fanaanintu. Anigana waa Yurub geenyo, Abdikarin yare iyo khadra silimo

  • @simanyarey496
    @simanyarey4964 жыл бұрын

    Khadra sanimo murwada fanka ❤️❤️❤️

  • @nouraabdilahi3505
    @nouraabdilahi35054 жыл бұрын

    Dadku KZread miyay dhex seexdan like igu deeqa wllaha somaliyeed

  • @fuadmohamud4801

    @fuadmohamud4801

    4 жыл бұрын

    faa iidada like ta ii sheeg wll malacbaa lagu helaa

  • @mohamedsomaali

    @mohamedsomaali

    4 жыл бұрын

    Maxadka faidaysa wllo

  • @abdirahmanahmed1043

    @abdirahmanahmed1043

    4 жыл бұрын

    Aryaa maandhaay LIKE Xaad ka heshaa Kyu saaray Xaadse Muga ka dheeftay

  • @ayubmoha114

    @ayubmoha114

    4 жыл бұрын

    Kuu saaray

  • @hanaibrahin2008
    @hanaibrahin20084 жыл бұрын

    Khadra silimo Aragagu wa farxad huno 💕

  • @mohamedjamma3279
    @mohamedjamma32794 жыл бұрын

    Khadra Cabdi Sinimo hadii fanka loo codeyn lahaa iyadaa number one noqon lahyd marwo asd u codmacaan oo degan masha allah

  • @somalistories5037
    @somalistories50374 жыл бұрын

    Thank you astaan music for developing somali music

  • @keynanfan7012
    @keynanfan70124 жыл бұрын

    Legend Khadra we love you ❤️❤️

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe23064 жыл бұрын

    Qadra dheeman gabar qalbi fiican weyeh Wwwww codka Sidaad igu dheertahay ma ruux aan kula dhigaa jira Omg

  • @gawar_puntland
    @gawar_puntland4 жыл бұрын

    Yurub waa naag dhiig leh hodan ilko badan gardarada garab kuma siin Masha Allah

  • @caadilkaraama4141
    @caadilkaraama41414 жыл бұрын

    Khadra silimo inan wanagsan m.a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯

  • @guleidabtidon7899
    @guleidabtidon78994 жыл бұрын

    Yurub mahamed abdi (geenyo) Abdiakrim yare Labadisi fanan wa labada ugu fican ee hesihi hore haya halkodina dhigay labada haa haa haa ayan u haya🤘

  • @daymoofficial4833
    @daymoofficial48334 жыл бұрын

    hargaysa hadhwanaag 2020

  • @abdinazirshahmed
    @abdinazirshahmed4 жыл бұрын

    Mukhtar da uus legend of the year

  • @khalidiinissack4177

    @khalidiinissack4177

    4 жыл бұрын

    he looks like Ismail danan

  • @rashidhared1160

    @rashidhared1160

    4 жыл бұрын

    @@khalidiinissack4177 they are brothers walalkis wa

  • @khalidiinissack4177

    @khalidiinissack4177

    4 жыл бұрын

    oh no wonder thanks anyway

  • @updyrachedosman7089
    @updyrachedosman70894 жыл бұрын

    Khadra Silimo=Sahra Axmed Yurub Geenyo =Aamina Abdilaahi Ismahaan xaashi=khadra Daahir Mukhtaar Daus=Xasan Aden samatar Abdikariin yare =maxamed Saleeban Abdirisaaq =Fu,aad Omer Music = Bulshaawi , Cabdinaasir ,Buula xuubay ,Bishaar , Tageero fan Oo Buuxa Markaa Tahay Waa Iska Sidan Ismooji ☝️☝️👌 Intii dhimatayna allh Ha U Naxariisto Amiiin

  • @abwaangurey5454

    @abwaangurey5454

    4 жыл бұрын

    nagiib axmed xaashi ayuun baad ka tagtay kaana anaa kugu daray

  • @ramlacabdi4852
    @ramlacabdi48524 жыл бұрын

    Khadra sinimo nolow wlshy♥🙏

  • @fartuunahmed1507
    @fartuunahmed15074 жыл бұрын

    Wewe allaa yacizag Hargeysa har wanaagsan la, aantiin waa abaar