No video

DAYAX BAND QAACI FULL 2020

Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 1 000

  • @zuzumahamed5525
    @zuzumahamed55254 жыл бұрын

    Abdikariin Ali shaah,saalax sanaag,ismaaciil aarka ,siciid qalinle tufaax darajo,najaxnalka,farxaanyare,xamse qurus,khaalid dhoobo Iyo 2shaqsi oo ahlu fan ah maamo ikraan jaamac &abwaanka sanadka daaha gaas 🙏🙏🙏❤🎤 Tumista:ustaad nuuradii &ustaad buulo xuubay Soo daynta:HAWRAAR 📷🎥🎥❤🙏👌 waa layaabay Hilmaan hadal kuma jiro 🙏

  • @aragsan6552

    @aragsan6552

    4 жыл бұрын

    Tufah darajo kuma jirte wax hubso

  • @zuzumahamed5525

    @zuzumahamed5525

    4 жыл бұрын

    @@aragsan6552 hilmaan hadal kuma jiro baan idhi qoraalkayga gunaanadkiisa si kastooy ahaataba huno she is a singer "juweeriya jano"

  • @xuseenclaahi8105

    @xuseenclaahi8105

    4 жыл бұрын

    ¹¹

  • @AhmedIbrahim-lr3pp

    @AhmedIbrahim-lr3pp

    2 жыл бұрын

    Waa Mulcaamad shidan meeshani. 😂

  • @Ibnuapdulahi
    @Ibnuapdulahi4 жыл бұрын

    Wll ku SALI habiibkeena Muhamed scw

  • @aslimohamed464

    @aslimohamed464

    4 жыл бұрын

    Wll ilahy ka baq maxad saliga nabiga iyo heesaha isu keenay scw

  • @mahadcabdi7638

    @mahadcabdi7638

    4 жыл бұрын

    Tafo Cazka scw

  • @mohammedali7686

    @mohammedali7686

    4 жыл бұрын

    Csw

  • @mohamedhasan54

    @mohamedhasan54

    4 жыл бұрын

    Scw

  • @asmaahmed6830

    @asmaahmed6830

    4 жыл бұрын

    @@aslimohamed464 waa wax bilas caqliyade wll inta like buu radinya

  • @ahmedkaape7565
    @ahmedkaape75654 жыл бұрын

    Abdikarim Ali shaah Waa Fanaan Ilaahey Heybad Faneed Siisey Codkisa Ku meel Maraa Legend❤❣🔥

  • @ugaasofficial8092
    @ugaasofficial80924 жыл бұрын

    Ninka kabanka haya ee intaasoo heesood mid kasta halkeedi dhigay Haa baan kuu hayaa nuradiin cali amaan👍

  • @susancumar323

    @susancumar323

    3 жыл бұрын

    0å⁰000⁰

  • @salanali2344

    @salanali2344

    3 жыл бұрын

    @@susancumar323 is marvelous

  • @zuhaybboqole2305
    @zuhaybboqole23054 жыл бұрын

    Cabdikariin ali zhaah isagu waa hanti qarane oo waxba laga qaban maayee Anigu farxaan yaraan la yaabay wlllhi Noolada inamadayadii ❤❤

  • @farhanbookh9273

    @farhanbookh9273

    4 жыл бұрын

    Fariid yar weeye

  • @abshirmouse1636

    @abshirmouse1636

    4 жыл бұрын

    FARXAN YARE WABA CIIDAN QARAN ASAGU

  • @mohameddulin2863

    @mohameddulin2863

    3 жыл бұрын

    Runtii waa wada fanaaniin ma kala dhacan, mid waliba halkeedu dhiga mansha alla

  • @mhassan0163
    @mhassan01634 жыл бұрын

    Kabanka meel fiican ayuuu dhigay, wakhti ayuu geliyey, hambalyo ayaan ku leeyahay, weliba heesta, isku maan ogayn, best 5 star baan ku siiyey one of the best this time ....

  • @maxamuudfartaag8628

    @maxamuudfartaag8628

    2 жыл бұрын

    8

  • @maxamuudfartaag8628

    @maxamuudfartaag8628

    2 жыл бұрын

    8

  • @maxamuudfartaag8628

    @maxamuudfartaag8628

    2 жыл бұрын

    7

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq91574 жыл бұрын

    Wiilka ugu yar baa ugu cod macaan walhy inta igu racdey like sar

  • @laylacali704

    @laylacali704

    4 жыл бұрын

    run

  • @fjsowofficial6577

    @fjsowofficial6577

    4 жыл бұрын

    Ha wllh wayo wayo

  • @bashirjama4283

    @bashirjama4283

    4 жыл бұрын

    Inaba caadi maahi wiilka yari , waxanba la cajabay kalsoonida iyo masraxiyadda uu leeyahay .

  • @efoot-ball845

    @efoot-ball845

    4 жыл бұрын

    Haaa walhi cod wangsan wye Masha allah Wllo anig ku aqan lkn keep going Runta codakg 🤩🤩🤩🤩

  • @osmanrvp1821

    @osmanrvp1821

    4 жыл бұрын

    Ishawaq. Waxa ugu cod fiican Aarka

  • @abdiyoow8374
    @abdiyoow83744 жыл бұрын

    Ninka kabanka tumaya, iyo Farxaan way u hagar baxeen, waaw! Waaw! Waaw! Abdikhadar hadduu noolan lahaa walee inuu oran lahaa khalad bay ahayd inaan qaado, oo farxaan baa lahaa heeesta! Cajab! Istareexday maantoo, Waadigaa aroosee, Bal aan eegno Aayaha❤❤

  • @mihranomar5344
    @mihranomar53444 жыл бұрын

    Yaa salaam mucjisada codka 1. Saciid qalinle 2. Ismail aarka 3. farxan qaboojiye caadi mahan raga fanka codkooda kujooga❤❤❤❤👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @yasirqarni

    @yasirqarni

    2 жыл бұрын

    1. ismail aarkaa 2. farxaan qaboojiye 3. siciid qalinle

  • @cabdiraxmaancaddow4787
    @cabdiraxmaancaddow47874 жыл бұрын

    C/kariin cali shaah, Siciid Qalinle, Qaboojiye, Aarka ...... sida aan u kala saraysiiyay ayay igula kala sitaan, Dayax Band Hadii ay sidan kusii socdaan wlhi Cid celin kartaa ma jirto! Fanaaniintu kalama liitaan iyo Abwaankeenaba 🙏

  • @hodanmuuuu3346

    @hodanmuuuu3346

    4 жыл бұрын

    Wa 4ta inta ugu saraysa isku mid ayeynu nahay

  • @ahmedusman6652
    @ahmedusman66524 жыл бұрын

    Ninkaa Kamanka tumayaa waa Number one gayiga soomaalida wixii kaman tuma, Kamankiisuna waxaan filayaa inuu cusub yahay waxani cod wanaag ka badane. Gacantu kuma go'do

  • @abdikadirfarey
    @abdikadirfarey4 жыл бұрын

    Cabdikariin cali shaah Alle ayaa iga sareyee libaax ayaad tahay waan ku wataa boqor.

  • @jamaalfankaofficiall8141

    @jamaalfankaofficiall8141

    4 жыл бұрын

    Sxb waxaqiiq taas wlhi sxb

  • @abdikadirfarey

    @abdikadirfarey

    4 жыл бұрын

    @@jamaalfankaofficiall8141 🙏🙏🙏♥️♥️in aad u qirto qofka waxa uu yahay waa hibo alle sxb

  • @yummyhammy7547
    @yummyhammy75474 жыл бұрын

    Hargeisa iyo hoygii fanka soomaaliyeed walee way cadahay bal wax meeshaa ka dhacay eeg. Dhalinyaradani meelkasta ayey iskaga yimaadeen si ay fankooda hargeisa ugu soo bandhigaan.

  • @minroozaofficial1760
    @minroozaofficial17604 жыл бұрын

    1hour ayoo soconaya I.n waa dhameesana cajiis iyo borin maleh miidba midka kale woo ka codmacan yahay masha allah

  • @nasirismail6744
    @nasirismail67444 жыл бұрын

    My City Hargeisa Cadey Warshadii Fanka Iyo Suuganta❤️❤️❤️

  • @mustafeahmed7171

    @mustafeahmed7171

    4 жыл бұрын

    Kkk hargaysa maaha waa burco..

  • @bukharimohamed3828

    @bukharimohamed3828

    4 жыл бұрын

    Your country somaliland afkaaga bar

  • @hanuush6787

    @hanuush6787

    3 жыл бұрын

    @@bukharimohamed3828 hargeisa iyo burco waa isku mid bro

  • @bukharimohamed3828

    @bukharimohamed3828

    3 жыл бұрын

    @@hanuush6787 muxuu magaalo ugufaaniba muukufaano qarankiisa somaliland oo yidhahdo warshadii fanka iyo sugantu waa qarankeyga somaliland

  • @HibaaqAynanshe-um6px
    @HibaaqAynanshe-um6px4 ай бұрын

    MAANSHAALLAH KEEP GOING SOMALILAND SINGERS ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Daud_dadki_hore
    @Daud_dadki_hore4 жыл бұрын

    yaan nooga heesaya tiyeetarka muqdisho hadii reer waqooyi naga maqan yahay i from muqdishu

  • @hothomohamet1446

    @hothomohamet1446

    4 жыл бұрын

    🤣🤣de samaysta wax idin heesa

  • @umufadumosahra1421

    @umufadumosahra1421

    4 жыл бұрын

    Kkkkkk alshabaab baa idin heesi iyo macalimiintì wax dilayey

  • @hamz233

    @hamz233

    4 жыл бұрын

    Dhagayso TV 😂 waan idiin heesayna wll markaad aqoonsi buuxa na siisaan inagoo laba dal oo walalo ah markaasan waxyaaba badan wadaagi karnaa

  • @quruxwaadiniyoakhlaaq7113

    @quruxwaadiniyoakhlaaq7113

    4 жыл бұрын

    Dhib male wll hees awalba khayr lahayne inta dhiman a anaga uun Halka idinka so qayilne iska dhagaysta 😂🙈

  • @halashalas8844

    @halashalas8844

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂meel kla tagyo ma jirto

  • @vr7643
    @vr76434 жыл бұрын

    walee iska shego un maahe wa udhalasho somaliland mesha kaliyee ay taalo somalinimada dhabti sida logu xaragonayo suganta iyo quruxda afka hooyo waxba lagama qaban karo duriyada hore usocda hormodki somaliyey😍❤

  • @sacadcali3234

    @sacadcali3234

    4 жыл бұрын

    Afka Iyo suugaanta somaliland ayaa lehe yaa lalleh ee aad ku labaynaysaa

  • @maraykanle7716
    @maraykanle77164 жыл бұрын

    Farxaan iyo faladagan labadaba ilahay ba abuurtay wax ba laysku tusaya hibada alle bixiyo ✊🏾🔥🌎

  • @abwaanileeyemohamed6799

    @abwaanileeyemohamed6799

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkkk

  • @nimcomaxamed1759

    @nimcomaxamed1759

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkkk

  • @abdifatahmohamed7353

    @abdifatahmohamed7353

    4 жыл бұрын

    😅😅 hhhhhh

  • @fadxiyaaxmed1557

    @fadxiyaaxmed1557

    4 жыл бұрын

    Hhhhhh

  • @jaamacrashiid764

    @jaamacrashiid764

    4 жыл бұрын

    Wlhy waad iga qoslisay 🤣🤣🤣🤣🤣 Waa xaqiiq labadaaba illaahaybaa abuuray waliba si cadaalada. Mahadsanid mohamed

  • @mustafemaxamed2129
    @mustafemaxamed21294 жыл бұрын

    Clkariim Ali shaah wn ku tageersan ahy wd shiday meesha cidii ila argtay like love saar❤❤❤💯

  • @ashaaasha6248

    @ashaaasha6248

    3 жыл бұрын

    wan kacodsan lahaa ino kaligis noso qado hesta wlhi cod ayaa hesa brow

  • @muligamerofficial4366
    @muligamerofficial43664 жыл бұрын

    Xasuus baan galay wllhi ciyaal bac kasii baa na waalay😭😭😭😭

  • @bintiahxmedsaleban9682

    @bintiahxmedsaleban9682

    4 жыл бұрын

    Wallo Fanka Aynu Dhaqanka Uleenahay Waa Kaas Lkn Rap Ku Waa Dhaqan Gaalo Shaqo Kuma Lihin 🥰

  • @sacdiyom7094

    @sacdiyom7094

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂

  • @sacdiyom7094

    @sacdiyom7094

    4 жыл бұрын

    Anine bac kasiiwa soo qadaa 😂😂😂

  • @kararali9763

    @kararali9763

    3 жыл бұрын

    Aad iyo aad nabee

  • @fatmaabdullahiofficial8938
    @fatmaabdullahiofficial89384 жыл бұрын

    Ismaacil aarka yaaa ila arkey codka woooow horay uso aaarka🙏♥️

  • @Kaabanuuramohmed
    @Kaabanuuramohmed4 жыл бұрын

    Qabojiye wiiil da,ayar cadkiisa caadi mahan♥️👋

  • @husseinhandule
    @husseinhandule4 жыл бұрын

    dayax band gudoomiye daaha gas dhaman waa superstars USTAAD NURADIIN ALI Amaan he,s one of the best cuud player this cenjury 2020 sofar if dayax band contiue this can of qaaci show,,truly speaking they takeover the viewers from astaan qaaci show,,ku dhashay berbera ku korey beeraha new hargeysa like sara

  • @abdirahmaankoronto2597
    @abdirahmaankoronto25974 жыл бұрын

    Noow fanaaniintan dhalinyarada Waaba kuwa ugu shidan gayiga soomaalida wixii hore bikh

  • @yusrahassan8352
    @yusrahassan83524 жыл бұрын

    Alla yacizag fanaanka aan taagero uahy Salah sanaag iyo inta meesha fadhida dhamaantiina waan idin salaamay iyo dayax band Sidokle hawraar Media Guuleysta waligiina ❤️💓❤️💓💋❤️💓👌👌👌👌👌👌💯 niyada ayaan idinka jeclhy 💋💋💋💋💋❤️💓👌💯

  • @liibaandaahir9864
    @liibaandaahir98644 жыл бұрын

    🙄War heedhahaya waxbaa ina helay war inankaa yaree farxaan qaboojiye ah subxanaka yaa rabbi walee fanaanimadu wa udhalasho anigu wanba baxay hayaaay adeer kaa yar wan usarakacy horey usoco abti farxaan qaboojiye intii u istaagtay sidaydoo kale like hayla dhafin...Mucjiso🙄

  • @munahassan8131

    @munahassan8131

    4 жыл бұрын

    Hanaga.ilaynina.wiilka.waa.dhashii.sheekhee.reer.xaarmaajow.cadowga.hargiesa.balaayo.xaarmaaje.la.sidee

  • @axmadcabdulliaden1848

    @axmadcabdulliaden1848

    4 жыл бұрын

    @@munahassan8131 naa hooyadaa wase siilka baaradale meesha kalatag isxaaq kuwasye

  • @broahmed7744

    @broahmed7744

    4 жыл бұрын

    @@munahassan8131 muna walal waxey meel kalaad LA aaday, wiilku wuu amaanaye

  • @broahmed7744

    @broahmed7744

    4 жыл бұрын

    War gabadha ka xishoo duliyahow, raganimada meel ha uga dhicine

  • @nuradenbarre32

    @nuradenbarre32

    4 жыл бұрын

    @@broahmed7744 war naagtaan waa oromo waxaan aqaaan sxb ilaa 2016kii saasbay wax uqortaa mar ogaaden bay sheegataa mar isaaq mar hawiye ugudambayn ayadoo oromo baan ahay baan arkay

  • @carafoyusuf3144
    @carafoyusuf31444 жыл бұрын

    Ismaaciil aarka maashaa alaah waa mucjisadii fanka waa fanaan buuxa yaa salaam

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed99964 жыл бұрын

    Waar kuwan yar yar ee Codka Libaxaa leh. Xaggee Daaha kasoo uruursaday, waa wada dheeman Masha Allaah.

  • @ahmedabdi3287
    @ahmedabdi32872 жыл бұрын

    Ismaaciil Aarka and Qaboojiye, the best 2guys in the whole band.

  • @Ahmedcaska571
    @Ahmedcaska5714 жыл бұрын

    Abwaan daaha Gaas Nin karti leh Waligaa dhalinyarada sidaa usoo gacan qabo fan nooleeye

  • @ayaanleabshir6972

    @ayaanleabshir6972

    4 жыл бұрын

    mncha AllaHa

  • @nimcoahmed1889

    @nimcoahmed1889

    3 жыл бұрын

    A,

  • @maxamed5459

    @maxamed5459

    3 жыл бұрын

    Hsj

  • @maxamed5459

    @maxamed5459

    3 жыл бұрын

    Jwg

  • @maxamed5459

    @maxamed5459

    3 жыл бұрын

    Heyei

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw4 жыл бұрын

    C kariin Cali Shaax Woow kalama Dhacaan Waa Dhalin Yaro Hibo Faneed Leh Inaba Caadi Maaha

  • @Mr-Abdullahi85
    @Mr-Abdullahi854 жыл бұрын

    Waaw waxbaa meesha kadhacay hoyga fanka bilaash looma odhan hargaysa farxaan yare iyo aarka topp ckarin waxuuba kaban kula haystaa Nuuradiin yacni asagoo heesaya ayuu hadana qalbiga katumayaa (musishin ) iga walee in kooxdan soconi

  • @amiiragoobe5814
    @amiiragoobe58144 жыл бұрын

    Wiilka ugu yare Ayaan ugu cod macan yaa igu racasan

  • @mukhtarmahamed3119
    @mukhtarmahamed31194 жыл бұрын

    Hargesa hoyga fanka soomaaliyeed .ilmaha ugu yar fananiinta heesaysa isagaa ugu codmacaan farxaanyare heesta uqadayna waxa lahaa aun axmed ileeye samatar laxanka iyo codkuna waa cabdi khadar xasan laari

  • @mhassan0163

    @mhassan0163

    4 жыл бұрын

    Mahadsanid, waxaadse ku dartaa, aniga ra'yigayga inanka yar baa ugu cod macaan, balse go'aan dadka how gaadhin, waxaana jeclaa adiga oo yidhaahda waa fannaniiin wada cod macaan, xaqiiqduna waa ceynkaa, anigu maba kala aqaani wallaahi inaan mid mid ka dhicin, noolaada hambalyo kulligood

  • @nimomahad7210
    @nimomahad72104 жыл бұрын

    Siciid qalinle axyaa sawta 💖👍 Salax sanag na kama dhaco👏🏽👏🏽👍 Farxaan qabojiye codkiisu hadal ma leh 👍❤

  • @zakariyebaashe2593
    @zakariyebaashe25934 жыл бұрын

    1:05:57 cabdi karin cali shaaH sidu ugu raxay zanayoH intay ila aragtey liketa🌟

  • @yusufabyan2944
    @yusufabyan29444 жыл бұрын

    The best somali musician in entire Somalia young generation keep up with the young singers

  • @richman9183
    @richman91834 жыл бұрын

    Hoygi fanka Hargaysa wlhi Inaan cimaamadas Haysan Ani reer xamar hada nahay Fan shaqadena maha

  • @AhmedHassan-ok1bk

    @AhmedHassan-ok1bk

    4 жыл бұрын

    Kkkkk wlllo xamar ba fanaaniin wacan way leedahay

  • @cabdisamedmawliid4810

    @cabdisamedmawliid4810

    4 жыл бұрын

    Wllo fananintani ma ahawada reer hargeysa balse hargrysi waxa ay suura galisa inay horumar fanka ka gaadhan.... 1 s.qalile reer putland 2 aarka reer muqdisho 3 abdikrin shaagh burco 4 saalax cerigaabo 5 khaalid reer hrgeysa iyo farxan yare

  • @bintiahxmedsaleban9682

    @bintiahxmedsaleban9682

    4 жыл бұрын

    Cabdi samed Mawliid Haa Wallo Hargaisa fanaanka Ayay Suurto galisaa Becouse Wax Abwaana Halkaas Ayuu Ku Hadhay Ama Wixii Heeso Ay lahaayeen waabari Ayaa Yaala Markaa Way Ufududaysaa Lkn Maaha Reer Qudha Waxa Meesha Jooga

  • @haymachannel3847

    @haymachannel3847

    4 жыл бұрын

    Xamse qurus waa reer sanaag isna

  • @hanuush6787

    @hanuush6787

    3 жыл бұрын

    Idinka niiko iyo daba warejis ku fiicanthn only kaftan kkkk

  • @abdirahmanaska5851
    @abdirahmanaska58514 жыл бұрын

    Hoygi fanka hargeisa somaliland allaw cadawgeeni jaBi😍😍😙

  • @ayaan1186

    @ayaan1186

    4 жыл бұрын

    Amiin wllo

  • @SaadAli-vp5nx

    @SaadAli-vp5nx

    4 жыл бұрын

    Amiiin

  • @ahmednoormohamuud8107
    @ahmednoormohamuud81074 жыл бұрын

    Ninka adigoo oo nool nimca kula wadaage ♥️dhanka dhalinyarada waa hanbaliyeenaa axsan nidaam

  • @cabdiqanihussain3352
    @cabdiqanihussain33524 жыл бұрын

    Dhooba yare fananka intan ugu codka macaana inta aamisana liketa saara

  • @mohamettaamin3588

    @mohamettaamin3588

    4 жыл бұрын

    Meel ay AARKA iyo siciid qalinle joogan baa

  • @happybintuabdi5661

    @happybintuabdi5661

    4 жыл бұрын

    Waa runta isaga iyo aarkaba

  • @happybintuabdi5661

    @happybintuabdi5661

    4 жыл бұрын

    Khalid dhoobo yare iyo aarkaba

  • @cabdiqanihussain3352

    @cabdiqanihussain3352

    4 жыл бұрын

    @@mohamettaamin3588 waa runta waa 1 iyo 2 weye wll

  • @MOHAMEDABDISOYAN
    @MOHAMEDABDISOYAN3 жыл бұрын

    Best Somali Singer Siciid Qalinle Amazing Voice. Du yu hiir mii 😍

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga65773 жыл бұрын

    kooxdan aad bay u cod macan yihiin ilahow ay qurankana sidaas ugu luuqeeyaan amiin walahay hadii fanaanimo tarayso rabi wa idin siiyaay cod ka kii ugu qurux badan kala daran dhamantood ilahay ha idin xafido hana idin barakeeyo qurankana yaan la ilaawin

  • @ayanhussein5644
    @ayanhussein56444 жыл бұрын

    What a shaw caadi maaha qurux cod heeso allah hadin xafido habo Mansha allah wlhi somali Waa dad cajiiba 😢

  • @ayanhussein5644

    @ayanhussein5644

    4 жыл бұрын

    Qurux

  • @abshirh.mohamed6967
    @abshirh.mohamed69674 жыл бұрын

    Farxaan Yare runtii waa wiil yar oo hibo faneed leh heesta meesheedi buu dhigay hadii uusan kaba sii cod macaanayn

  • @Gilaawe
    @Gilaawe Жыл бұрын

    Numper 1 *Siciid Qalinle* axya Zawt ❤🎉🎉🎉

  • @anisaumumumtaaz5478
    @anisaumumumtaaz54783 жыл бұрын

    Ismaaciil aarka farxaan qabójiye siciid qalinle cabdikariin Cali shaah 4 taas waan wataa👌🔥❤️❤️

  • @aydaruusmohamet7122
    @aydaruusmohamet71224 жыл бұрын

    Saalax sanag waa legend

  • @dr.mohamedbiihi113
    @dr.mohamedbiihi1134 жыл бұрын

    Ikraan jaamac. God bless you. Maamo fanka sharaf ku leh, ahna xaaskii fanaankii waynaa ee Mohamed farah ( AHUN).

  • @ayuuzha9404
    @ayuuzha94044 жыл бұрын

    SICIID qalinle/ farxyaan yare/ ismaaacil aarka 😫🥺❤️

  • @xamsecisman439

    @xamsecisman439

    3 жыл бұрын

    Kugu raacsnay 100 % Siciid qalinle iyo aarka siday ula dhacsanyihiin farxaan bal eeg 😍

  • @abdulkarimy5949
    @abdulkarimy59494 жыл бұрын

    Cod macaan hees wacan kaban dananaya allah ya cizak, Dayax band koox da'yar hadana wada cod dahabiya leh. Well done 👌👌

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed41984 жыл бұрын

    Ismail Aarka bisinkoow waaban jidhidhicooday sidaan geelii xaraashay Masha allaah

  • @mhassan0163

    @mhassan0163

    4 жыл бұрын

    kkkk waan qoslay, geelii xaraashay, abidkay maan maqal, mise geelii la iga dhacay?

  • @kabitaanojr10
    @kabitaanojr104 жыл бұрын

    Farxaan qaboojiye cajiib cabdikariiin cali shaah wuu la dhacay runtii

  • @munobashiir6768
    @munobashiir67684 жыл бұрын

    Saalah sanaag inan yaroo cod iyo edab le❤

  • @shukriahmed351
    @shukriahmed3514 жыл бұрын

    indeky farxan qaboojiye inanka kooxda ugu yar keep going indr farxan qaboojiye

  • @farduusabdi3110
    @farduusabdi31104 жыл бұрын

    Laisma xaqitee siciid qalinle nuber one inanka yar mashallh isna nuber one makal dhacaan

  • @abdinasir4470
    @abdinasir44704 жыл бұрын

    Qaboojiye waa wiil daa yar Oo fanaan buuxo Aah manshallah🥰Axyaa cood

  • @mukhtarmahamed3119
    @mukhtarmahamed31194 жыл бұрын

    HARGEISA HOYGA FANKA SOOMAALIDA MASHAALLAH HARGEISA SOMALILAND 💯💯💯💯💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤

  • @samiiramohamed3592
    @samiiramohamed35924 жыл бұрын

    Axyaa sanaag wlkyow cod baa kugu dhamaday inkastoo aydin kala dhicinba inankan yar ee kooxda ugu yar cimamada lagama haysan karo ❤️🙏

  • @faadumocabdi7685

    @faadumocabdi7685

    3 жыл бұрын

    Samiiro qaali ilkacaseey inanka reer ceergaabo wa shidanyahay

  • @khadramohamed5308
    @khadramohamed53084 жыл бұрын

    Cabdi kariin cali shaah siduu ugu raaxaystay heesta ayaa iga gadan fanaan wayn hore usoco❤❤❤

  • @abdulkadirawale3631
    @abdulkadirawale36314 жыл бұрын

    Muqdisho waatas furatay tiyaatarki eee tallow yaaa uga heesi doona ilayn reer waqoyiba fanki qaataye? War ilayn wuxu waaa aduunyo Ruuxba waayo Soo joog !

  • @bintiahxmedsaleban9682

    @bintiahxmedsaleban9682

    4 жыл бұрын

    😂😂😂 Waa Mida Aan Layaabo Wallo Dee Kolay Rapka Ayuun Bay Kusoo Bandhigayaan Illayn Meesha Fanaan Iyo Abwaan Toona Majoogi 😂😂😂

  • @hayeeydoliga3519

    @hayeeydoliga3519

    4 жыл бұрын

    Mlaha hesaha wuqoyi janadaa lgu glaaa wx maidin shegaa nga dhamaada rapkas ayanba ku hesanaa anaga nin dhintay iyo mid dhiman rabo tona wxba ngama glin ee saaas lee mnagu dhafi kartin xarfaney

  • @banoodachannal4379

    @banoodachannal4379

    4 жыл бұрын

    Waaaa Diyaaar sxb Fananin aan kala dhicin baa hada wadada kasoo jiraan insha allah mardhow hindhahaada wax ka arki doonta

  • @ayanabdihussein685
    @ayanabdihussein6854 жыл бұрын

    Biladaad istaahishiin runtii mustaqbal fiican oo ifayaad leedihiin 😍❤

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi5973 жыл бұрын

    Hargeysa hooyada abwaanka,fanka,heesaaga,murtida iyo ilbaxnimda 🟢⚪️🔴

  • @jamacabdirisaq3850
    @jamacabdirisaq38504 жыл бұрын

    Wax aan ku tilmaamo garan maayo midba midka kale ka cod macan Masha allah somalilanders all 💕

  • @ayaanqali5966
    @ayaanqali59664 жыл бұрын

    Bezt barnaamij dayax band waan idinku faanaa waana idin jeclahay walaaladay farxad iigu noolaada💞💞❤❤💖💖💫💫💕💕

  • @osmanak5391
    @osmanak53914 жыл бұрын

    Dib usoo noolayta faka iyo erayada suugaanta ,,, hooyga hurumarka ,,, SHANTA soomaaliyeed... CHEERS FANAANINTA IYO KAMINSTAHA IYO BOGISTA HA ,,,intii taagersan fanka horumarkiisa ,,,,

  • @biyacadeofficial6338
    @biyacadeofficial63384 жыл бұрын

    Ismacil aarka waan ku wata walee cod waa dhameysay

  • @Mustafa-cv8ud
    @Mustafa-cv8ud4 жыл бұрын

    Way kala daranyihiin, Nacala shaydaan ku yaal.I don’t know which one to choose 🙌🏼

  • @albertoyahya
    @albertoyahya4 жыл бұрын

    Wooow fan waa kaa Dee reer muqdisho tiyaatarbay iska furteene sidaas ugu heesa ama kabaxa imikaad sharma boy iyo balbalaadhka keenaysaane 🤣🤣😂🤣🤣😂🤣😂😂🤣😂🤣

  • @ismaelabdi7996

    @ismaelabdi7996

    4 жыл бұрын

    Theatre kas waxo ufuran yhy somali Mohamed oo idil hoyga fanka waa hargeisa lkn theatre ka fanaan walbo aa iska leh kuna heesi karo

  • @solocamper3324

    @solocamper3324

    4 жыл бұрын

    @Alberto- vlogs bro reer muqdisho baan ahay hadana runta ragu kama weecdee waan kugu raacay

  • @albertoyahya

    @albertoyahya

    4 жыл бұрын

    @@ismaelabdi7996 ma kugu diidin taas ee kala fkir uun baynu mahay bro Theatre waxa ka heesi karan qof live ku heesa iyo qof murti wada waayo dadka ayaa lugu wacyi galiyaa ilaa waligeed Ee yaryarkaad udoodayso umadiidanin fan ee guryahooda ha ka heesaan bro meelaha iyo aroosyada ha iska lulaan Wan baqooyaa miyad rabtaa in aad theatre ka daarto bro bilaa calayk

  • @albertoyahya

    @albertoyahya

    4 жыл бұрын

    @@solocamper3324 hahahahah maya fanaanta somalilnad hada socod ayay bilaabayaa hartysana wa la furay ee jigjiga ha furo horta kuwa jigjigana socod ha wareegaan only theatre bro Mahadsanid isku fikir baynu mahay

  • @aavlogs6683

    @aavlogs6683

    4 жыл бұрын

    2020 io qaci 😎😁

  • @sadamshilaapo194
    @sadamshilaapo1944 жыл бұрын

    Masha Allah wlhi rag mustaqbal leh aad ban idiin taagera Khasatan Fanankayga c.karim cali shaah Iyo dhoobo

  • @deeqocisman2899
    @deeqocisman28994 жыл бұрын

    Ismail aarka iyo farxan qaboojiye waan wataa cod baa alle u hibeyay❤❤❤

  • @najahabdulahi3922
    @najahabdulahi39224 жыл бұрын

    Farxaan qaboojiye cabdikariin Cali shaah hees

  • @dayaxofficialstudio726
    @dayaxofficialstudio7264 жыл бұрын

    20 jirada reer woqooyi waa muda kar oo sidaasay u heesayaan, 40 jir reer koonfureedna isagoo qaawan ayuu hindi ku heesayaa

  • @quudimaanka8692

    @quudimaanka8692

    4 жыл бұрын

    wad iga qoslisay wllhi

  • @fardusmohamed840

    @fardusmohamed840

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkkkk alla ruun badnida afku kuma go

  • @maxamed9673

    @maxamed9673

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂 Faladagan iyo Fartuun balbalaadhka ayaa u heesa

  • @caydiid15

    @caydiid15

    4 жыл бұрын

    Koonfurta waa in dhaqanka iyo hidaha la baraa xil baa inaga wada saaran.

  • @dayaxofficialstudio726

    @dayaxofficialstudio726

    4 жыл бұрын

    Walaal dawladii kacaanka oo fanka aad taageeri jirtay ayaa u taagway, oo waxay ku heesayeen liin iyo caano waa la kala leexiyaa

  • @adammursal4106
    @adammursal41064 жыл бұрын

    Iga wala waa xul kooxdani. Qof aan codka aan halkeeda dhigayni ma jiro. Fanka khabiir baan ku ahay, sidaa daraadeed kooxda 'HAA' ayaan u hayaa.

  • @burhaanshariif2913
    @burhaanshariif29134 жыл бұрын

    Farxan qabojiyo inanka mesha ugu yar hadana ugu cod macan

  • @naajihero3179
    @naajihero31794 жыл бұрын

    From muqdusho wlhia ragaan fanka amaan usiiyey calaamka na barteen thankyou❤️🙏🏻

  • @jibrilmohamed1561

    @jibrilmohamed1561

    3 жыл бұрын

    U welcome my brother 🌹🙏

  • @ibnuali6818
    @ibnuali68184 жыл бұрын

    Dayax Band + Fansan Band Musican Maftuux Cadceed GudoomiYe Daaha Gaas Xidigaha Geeska Lama arkeen wlHi 😋

  • @mahamedhassan8442

    @mahamedhassan8442

    4 жыл бұрын

    Xidigaha geeska badankood si live ah uma heesi karaan Lkn dhalinyaradaan waa kuwo ka sareeya xidigaha geeska

  • @nimcoheegoofficial8846

    @nimcoheegoofficial8846

    4 жыл бұрын

    Imikadan dhulkay ku jiraan xidiguhu wlhii ragba Soo baxay live ku xaragoonayaa bilaa turxaan magacodaa iyo iyagu way isleyihiin wlhii xidigihii #DAYAXBA U SOOBAXAY

  • @mohamedgarane3249
    @mohamedgarane32494 жыл бұрын

    Boqolaal ka Cod macaan fanaaniintii hore waa soo bixi karaan. Hadii music fadhiyo , laxan, iyo miro murti ku dheehantahay loo dhiibo. Aniga hada inanka yar ee qaaday heestii (laari)fanankii lahaa heesta asigaanba ka jeclaaday.

  • @samommoe2693

    @samommoe2693

    4 жыл бұрын

    Heestaa ilaa yarntaydii wan jeclaa walee halkeed buu dhigay kaba cod macaan A hassan laari AHN

  • @mohamedgarane3249

    @mohamedgarane3249

    4 жыл бұрын

    @@samommoe2693 waan kugu raacsanahay wll.

  • @mhassan0163

    @mhassan0163

    4 жыл бұрын

    Fankii hore wuxuu lahaa organisation , qiimeyn, abwaano culculus, mulaxamiin, music isku dhan maanta burbur baa laga soo kabanaya, waase hubaal in codka fiican mar walba la heli karo.

  • @mohamedgarane3249

    @mohamedgarane3249

    4 жыл бұрын

    @@mhassan0163 sax walaal Cod fiicaan mar waliba waa la heli karaa, laakin Cod bilaa murti ah,music ah macno weeyn kuuma sameeynayo Mahadsanid.

  • @bintiahxmedsaleban9682

    @bintiahxmedsaleban9682

    4 жыл бұрын

    Haa Wallo Way Soo Baxeen waanay Soo Bixi Karaan Lkn Waxaan Soo Baxay Hal Abwaan Oo Dhigma Ragii Hore Sida Hadraawi Xasan Ganay Aadan Tarabi Huryo m saleban Bide Dacar Ragaas Oo Kale Dib Uma Soo Noqonayaan Samir Iyo Imaan Fan Ragaas Ayaa Macaaneeyay Heestu Hadaan Ay Culays Ahayn Io Ereyo Meesha Joogin Fanaan Waxba Qiiima Yeelan Maayo Waana Sababta Fanka Maanta Uu Uliito Becouse there’s no Abwaan Sanadkan Maanta Ah 😨

  • @joordanofficial3328
    @joordanofficial33284 жыл бұрын

    Mcha Allah dhalinyarada dayax band waxay dib u soo nooleyeeen fankii somaliyeed wayna Ku mahadzanyihiin wxn leyhy keep going dayax band

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba.4 жыл бұрын

    Yaa salaam waad ku mahadsanttin kooxda dayax band sidaad nogu raxyseen waad tagteen oo cirka cabaar idinjira hoyga fanka hargseia cadey🥀🙏🏾❤️👑

  • @sahra___2220
    @sahra___22204 жыл бұрын

    Saciid qalinale 😍

  • @CamelCorps
    @CamelCorps4 жыл бұрын

    Waan soo socda malintan imado wa in heeeso qac la iiga siiyaa waayo atoorihi hargesia ayan ahaa 1975 ila 1995 cid igamay daba hadli jirin waxaan ahaa ciyaalo yaahuu markii danbe wan ka guurnay xaafadi waxaan ahaan jiray ciyaalo LITTIR KA nin hargesia daganaa uun baa garanaya ....1970 ilaa 1988 shan ciyaalo xaafo aya jiray.....ciyaalo goljano.....ciyaalo yaahuu....ciyaalo littir ciyaalo shidhka....ciyaalo daami....iyo anigo atooraha lagu hoogay ahaa wabilahi towfiiq

  • @hamesboi5699
    @hamesboi56994 жыл бұрын

    Shaah iyo aarka ayaan wataa

  • @shafii48
    @shafii484 жыл бұрын

    Heesaha live Ka aad bn uga helaa iyaga uun dhageystaa All top weye lkn aniga Saciid qalinle my favorite legend

  • @ruqiyahussein1262
    @ruqiyahussein12624 жыл бұрын

    Yaasalam cabdi kariim fanan jir cod caadi mahaa dayax band keep going waa jirtaaa wlleee abwaan qali daaha gaas jir joog

  • @sakarie3554
    @sakarie35542 жыл бұрын

    Markaynu Eegno XaGa qaaciga waxa ugu fiican Siciid Qalinle i0 HaMze Quruz 00 ah iyagu Dadkii Qaraamiga🔥❤️

  • @yusrahassan8352
    @yusrahassan83524 жыл бұрын

    Abwaan Daaha Gaas siqaas ayaan ku saalaamayaa nin karti leh dhalinyarta garab istaaga Mar waliba cadowgaa unoolow 💓❤️👌👌👌💯

  • @rashkaofficial6147
    @rashkaofficial61474 жыл бұрын

    Farxan qaboojiye wlhi fanka waa u dhalasho waaaw waa fanaan yar talent leh cod illah siiyay hesta markuu qaaday xadaa i istaagtay walee reer hargeysa waa qoom wadan cod mcn i am from muqdisho cadey magalada fanka lagu kufsaday jah

  • @dahirshiredahirshire9942

    @dahirshiredahirshire9942

    3 жыл бұрын

    Lkn zxp kadaa magaalada bahdilka mogdisho cdy

  • @abdishakurmohamed9361
    @abdishakurmohamed93614 жыл бұрын

    M.allaaH Wlhi waa dhalan Yaro meydhan Oo Hadana Fadkii Waa weynaa Halkaa iska dhigey Abwaan daaHa Gaas 💞

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta77662 жыл бұрын

    wow dalkeyga somaliland hoyadi fanka iyo murtida iyo Nabada libaxnimada libaxnimada💚🤍❤🌏💪🏼

  • @YASIR-DLP
    @YASIR-DLP2 ай бұрын

    Saciid qalinle aya ugu cod macan mashallah 👑

  • @moustaphezapanle5916
    @moustaphezapanle59164 жыл бұрын

    Waar waLaalaHayow Hore osocda waxaan idin dhaho Magaranaaye👑♥️🙋‍♂️

  • @jamaalcalibiixi4307
    @jamaalcalibiixi43074 жыл бұрын

    Cabdixakiin Cali shaah waa fanaan wayn waxaad ka garanay siday codkiisa ikraan jaamac ugu raaxaysanayso

  • @mohamedbarrow9081
    @mohamedbarrow90814 жыл бұрын

    Tiyaatarka Qaranka waa in Kooxdaan lakeenaa Hargeisa waan uqiray hooyada fanka 🇸🇴🙏

  • @khadarmohamed2676

    @khadarmohamed2676

    4 жыл бұрын

    Mohamed barrow tiyaatarkii qarankooda somaliland dhismihiisu wuu dhaw yahay ka xamar yuu u yahay tiyaatar qaran? hadal meel waayey ayaad haysaa!

  • @sacadcali3234

    @sacadcali3234

    4 жыл бұрын

    Adeer Balbalaarka gaysta tiyaatarkiina kuwani dalkooday joogane

  • @nabilfarah4106
    @nabilfarah41064 жыл бұрын

    Kayar ee farxaan qaboojiye marku heesta dhameeyay inanta qarac ka hoostiri cida ila maqlaysay like

  • @teamcover8368
    @teamcover83684 жыл бұрын

    Aniga khalid dhoobo inanka ladhaho tageero weyn u ahey masha allah keep going 😍😍🥰🥰❤💋💋💋

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi14 жыл бұрын

    Daaha cabdi gaas mahadsanid Shaqo wacan ayaad bulshada u haysaa

  • @maxamedcabdiwali8388
    @maxamedcabdiwali83884 жыл бұрын

    Macalinka kabanka tumaya waa nin cajiib ah Nooca oo u tumaya kabanka waa qaab caajiib ah Nuradiin 👍👍👍👍

  • @abdibidhaan1664
    @abdibidhaan16644 жыл бұрын

    Wlhi xaqiqda wexey tahay farxan waa ninki ugu cod macan waa garac sheeydan masha allah

  • @ahmedhajji3946

    @ahmedhajji3946

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkk