No video

Barnaamijka Music iyo Madadaalo | Maxamed Xasan Lafoole | Astaan | 2022

Пікірлер: 102

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac38862 жыл бұрын

    *Fannaan aanan liicin lafoole jiilkasta fannaankooda weeye Ixtiraam deganaan xishood Akhlaaq Iyo Cod macaan ayuu ilaahay isugu daray* Muqdisho Boodhka ayay iska jaftay 4tii sanno ee lasoo dhaafay oo Fankii Asalka ahaa sida tooska ah loo tumi jiray bay soo nooleysay Qalabkii music ga ee Cajiibka ahaana waakaa aan ku raaxeysaneyno thnks *Astaan mhdsanidiin iyo lafoole ba* Barnaamijkan meeqa sano ayaan sugayy😪

  • @hamdaahmed7101
    @hamdaahmed71012 жыл бұрын

    Lafoole sida aad qalbigayga ay heesahaagu naxariista ugaliyaan rabbi hakuugu naxariisto Isaseeg ayaan ugu jeclahay heesahaaga saamayn gaara ayayna igu leedahay ee uu sameeyay abwaan barre maxamed . Eed laygu dhaliiliyo Danbi aniga oon galin In laynaga afduubee Inana kala irdheeyaan .......... Kuugu uur fayoobahay ....

  • @uzamafarah1028
    @uzamafarah10282 жыл бұрын

    Lafoole ninka kaliyee aan fanka laga caajizin yar iyo wayn❤

  • @juleibibade
    @juleibibade2 жыл бұрын

    Lafole Waa Astaan Hido Iyo Dhaxal Somali Ay Ledahy Dhabti Wa Qof Ixtiraam Aha Nool Wali Alle Haku Sharfo Fanankena Sido Kale Waxan U Mahadcelinayaa Bahda Astaan Oo Ah Fan Nooleye Iyo Isha Dhalinta Manta Jirta Tusta Fanki Hore🎸💥

  • @mohamednoor3217
    @mohamednoor32172 жыл бұрын

    Lafoole waxbaad nabaraysaa sxb Raga lama canaado ciil laguma beero Allaw gabdhaha garashada leh nasiib noga dhig

  • @abdikaafiosmanqataarey5170
    @abdikaafiosmanqataarey51702 жыл бұрын

    Astaan tv waan idiinku bogaadinayaa in fanka somalida iyo fannaaanniintiii caanka aheyd blse weli la foole ayaaa kusoo celclisaaan oo kaliya fannaaaninta noo soo badiya si fanka maanta ambaday ee qaabka xun looola aaday wanaaggiiiissi lasoo celiyo Mhdsanidiiiin ASTAAAN TV

  • @rashkaofficial6147
    @rashkaofficial61472 жыл бұрын

    Raga lama canaado Ciil laguma beere Waxaa lagu ciseyaa Caadado iyo dhaqanki Leynagu canqarin jiray❤💪 Maxamed xassan lafoole nooleyaha fanki barisamaadki mahad sanid al afnaan lafoole waan ku raxeysanay barnaamijkan mcn

  • @AliOmar-xt1sy
    @AliOmar-xt1sy Жыл бұрын

    Lafoole waa fanaan qaran oo cod aad u fiican leh hambalyo baan leeyahay anigu waxaan u jeeddaa erayada la sameeyey

  • @adiljb5943
    @adiljb59432 жыл бұрын

    Isaga seega nagu dhacay Waa amuur inaga weyne ❤️😥❤️❤️Hodan🥰❤️❤️

  • @abumoalim
    @abumoalim2 жыл бұрын

    Cod macaan & hees murti leh ugu imoow Lafoole, what a beautiful voice.

  • @sadiayusuf151
    @sadiayusuf1512 жыл бұрын

    Cajiib! Astaan waa astaanta fanka ❤💞 mahadsanidiin cidkasta oo barnamijkan lug kuleh

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib2 жыл бұрын

    wow amayzing .... astan tv is another level wlhi. waxey wax baden ka badashey habkey tvs somalidu wax uusoo gudbin jireen. we thnk u guys

  • @abdiwali612_7
    @abdiwali612_72 жыл бұрын

    Astaan meel sare naga so xereen fanaanta Xamar aa meel ooga bixin aye ino so cazumeen iyo Lafoole Sharaf iyo Karaamo 🎊 Astaan TV 🎊Madaxdoda iyo Shaqaalahoda

  • @mohamedqadarcadde7445
    @mohamedqadarcadde74452 жыл бұрын

    Yaslaaam calyk legend lafoole kama daalo runti codkisa iyo heesihesa makala dhacaan❤

  • @ahmedqanofficiel9072
    @ahmedqanofficiel90722 жыл бұрын

    Fanaanka fanaaninta Lafoole waa fankiyo qof ah alah yaa sharafakum Astaan tv

  • @burhaancirro7705
    @burhaancirro7705 Жыл бұрын

    Best fanaan soomaali

  • @ahmedqatin77
    @ahmedqatin772 жыл бұрын

    Lafoole Waa fanaan hadane helay Abwaano isaga ku haboon Wax walbo waxaa iigu daran Weligay maan arkin Fanaan ka xishood badan Heeska ugu danbayo ee gabdha uu la qaadayo bal eeg ma fiirinaayo gabadha Lafoole ni xishood badan af gaaban Allah haku siiyo cimir dheer iyo cafimaad iyo Cibaadaba.

  • @basbas6004
    @basbas60042 жыл бұрын

    Yaa salaaam ustaad lafoole

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman58282 жыл бұрын

    Waaw waaw warun cadi mahan heesa ha lafole so good 👍🏽 Love ♥

  • @farhanelmi5250
    @farhanelmi52502 жыл бұрын

    Eed leygu dhaliiliyo danbi aniga oon galin Dad ujeedo iga leh dhibaato ay abuureen Tii leygaga aftuubee kala irdheeyaa 💔😢😭😭😭

  • @shucaybcaddebagaf3236
    @shucaybcaddebagaf32362 жыл бұрын

    mnsha allaah ninkaan fankiisa waan taageeraah

  • @suhaibahmed3589
    @suhaibahmed35892 жыл бұрын

    Qofka Ilaahay hibo siiyo waligeed kama duugowdo! Al fanaan lafoole wakhti kasta oo ay noqoto hibadiisu waa baarka sare! Waxan u rajaynayaa caafimaad, cimri dherer iyo nolol wacan!

  • @abdiahmad6016
    @abdiahmad60162 жыл бұрын

    Lafoole rer afgooye

  • @fali9372
    @fali93722 жыл бұрын

    W0000W halkeda dhigtay gabdha codki habiiba hasan toxow 😍😍😍

  • @starttechnology1934
    @starttechnology19342 жыл бұрын

    mash allah lafoole waa fanaan ka kaliya een tageero buuxda uhayo dhanka cod kad fanaaninta

  • @bobokerfarhan2962
    @bobokerfarhan29622 жыл бұрын

    Voix en Or Med lafoole

  • @muhaadaayo9467
    @muhaadaayo94672 жыл бұрын

    Thanks Astaan TV

  • @abdixakiimxamarji3773
    @abdixakiimxamarji37732 жыл бұрын

    Waa fanaanka kaliya ee bulshada somaliyeed dhammaan jecelyihiin the legend maxamed xasan xuseen lafoole

  • @abwaancaaqilka8045
    @abwaancaaqilka80452 жыл бұрын

    Heesta Taar aawey😩😩😩😩

  • @user-rq9xu6qi4r
    @user-rq9xu6qi4r2 жыл бұрын

    Mahamed xassan xuseen lafoole 🙏🙏

  • @Ymansuuri
    @Ymansuuri2 жыл бұрын

    Yaa salaam, fanaankii weynaa😯

  • @maaxcalimaax1163
    @maaxcalimaax11632 жыл бұрын

    Legend lafoole❤

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo87662 жыл бұрын

    legend moha hussein hassan lafoole 🎸 🎸 music 🎶 🎵 👌 ♥

  • @muhaadaayo9467
    @muhaadaayo94672 жыл бұрын

    Lafoole legend

  • @starttechnology1934
    @starttechnology19342 жыл бұрын

    legend lafoole😍😍😍

  • @AliOmar-xt1sy
    @AliOmar-xt1sy Жыл бұрын

    ciil looma geestee---- ka cabeen xareedoo-----

  • @ayaanwarfaa1543
    @ayaanwarfaa15432 жыл бұрын

    Best fanan 🔥🔥

  • @kalidhabane2902
    @kalidhabane29022 жыл бұрын

    Lafoole fananka kaliya ee aan fankiisu liicin

  • @Za07Editz
    @Za07Editz2 жыл бұрын

    Fanaan Lafoole legend

  • @zakali6129
    @zakali61292 жыл бұрын

    Mon frère chanteur lafoleh c grande chanteur Somalie j aime mon frère félicitations très bon courage

  • @siyaadshire4069
    @siyaadshire40692 жыл бұрын

    Siyaad Shire/ ONE Always Alxamdulillah to the the be Always Alxamdulillah Always 💯Alxamdulillah 👀👁👣🏗☝🏿🙌🏿🤲🏿🤲🏿👣💯!!!!

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire99152 жыл бұрын

    Siyaad cali Shire/ ALWAYS THE ONE ALWAYS ❤!!!

  • @bahjomahad522
    @bahjomahad5222 жыл бұрын

    Waaw

  • @noorkofficial787
    @noorkofficial7872 жыл бұрын

    Legend 🔥

  • @hassanmatan9269
    @hassanmatan92692 жыл бұрын

    Waaw the real talent and the great legend is back👏🏾👍🏽✌🏾👏🏾👍🏽✌🏾👑

  • @haboondeeqaofficial4610
    @haboondeeqaofficial46102 жыл бұрын

    Masha alah saka ana ugu horeya bin igu qabo wan idin wata keep going

  • @caliyarechenell8996
    @caliyarechenell89962 жыл бұрын

    Legend lafoole 🤘

  • @bareomar4050
    @bareomar40502 жыл бұрын

    Mahadsanidin astaan tv Runti wax weynbaad kaga duwantihin muuqbahiyayaasha dalka Waanku faraxsanhy in AAn idinku Xidhanahy

  • @haibeim7582
    @haibeim75822 жыл бұрын

    Lafoole simply the best Somali singer alive.

  • @saruroawal6924
    @saruroawal69242 жыл бұрын

    ASTAN WE CAN'T WAIT PART 8

  • @QeysTube3
    @QeysTube3 Жыл бұрын

    Heesta ruun halkeega ayaa la dhigay Alla kabanka maxoow amiir uyahay inta la garacaya kaligii markow kala rogaya musicka kale😮

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad55632 жыл бұрын

    Waaw axyaa hees qoto dheer 🇸🇴🇸🇴🎵🎵🎵✅✅✅

  • @muhaadaayo9467
    @muhaadaayo9467 Жыл бұрын

    Legend

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire99152 жыл бұрын

    Knowledge Always Alxamdulillah 💯.

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire99152 жыл бұрын

    My brother's i love you guys Always Alxamdulillah ❤ 💙 💛 💕.

  • @mahamedfaysal5308
    @mahamedfaysal53082 жыл бұрын

    Lafoole ya hargaysa noogu keena

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire99152 жыл бұрын

    The ONE the i know it to my bro Always Alxamdulillah 💯.

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire99152 жыл бұрын

    My brother 🙌❤.

  • @qaysmohamed659
    @qaysmohamed6592 жыл бұрын

    Codkiisaaba musica ka mac❤️❤️❤️

  • @faaidjaamac9095
    @faaidjaamac90952 жыл бұрын

    best singer lafoole👏🙏

  • @farhanelmi5250
    @farhanelmi52502 жыл бұрын

    Legend fun hadaad maqasho waa lafoole nabeee

  • @shucaybfarax9631
    @shucaybfarax96312 жыл бұрын

    Wax.kale

  • @warsamehirsi007
    @warsamehirsi0072 жыл бұрын

    Legend lafoole

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire99152 жыл бұрын

    Yaa Allah Alxamdulillah..

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire99152 жыл бұрын

    Soomaaliye the largest.

  • @sarasia6173
    @sarasia61732 жыл бұрын

    🎸❤️❤️🎸❤️

  • @yusufmacruf6899
    @yusufmacruf68992 жыл бұрын

    Waaaw

  • @modanboy3062
    @modanboy30622 жыл бұрын

    Fanan weyn ❤

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_62 жыл бұрын

    Onkodkii hilaacee iga baxay duleedkaay Astamaha jaceylkiyo ileyskii cadceedee Anshaxiyo dhaqankaba dumar ugu horeysaay Eed laygu dhaliiliyo dambiga aniga oon galin Dad ujeedo iga lihi dhibaato ay abuureen tii la iigaga afduubee layna kala irdheeyaay Wa taaas Hibada dabiciiga ah ee fanka 🔥🔥✅ No more play back 🚫🚫

  • @xidigahageeskahoygafanka5123
    @xidigahageeskahoygafanka51235 ай бұрын

    Hestan markas dhageysan jirey malinbaa istatuska sartey waxs arkey wilan ad ujecla balse ankala tagney waxuu reply ahan igu sogalau odhahey naftan miyaa waxad sasdhan uedeyneyso maqalad ban kuleyahey hadan kudhuhaho naftu nafbey rabta naftuna nafklahey jeceshahey waxa garan wayay waxsn kujawabo xanun andaremay owgi 😢😢😢😢😢😢

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar94812 жыл бұрын

    Dadka tumaya music kada maad xustaan

  • @yusufsiciid5553
    @yusufsiciid55532 жыл бұрын

    Live music maa aha ee waa play back

  • @liibaandaahir1439

    @liibaandaahir1439

    2 жыл бұрын

    Makalagaran ladahay live music weye

  • @yusufsiciid5553

    @yusufsiciid5553

    2 жыл бұрын

    Hesta ugu danbaysa bilawgeeda eeg

  • @yaasinabdi5977

    @yaasinabdi5977

    Жыл бұрын

    @@liibaandaahir1439 Khaalid Kaamil unbay live music Ku heesay oo inta kale codka horaa loo soo qabtay

  • @abdirahmanhazazi7677
    @abdirahmanhazazi76772 жыл бұрын

    Maxamed xasan xuseen lafoole Legand 🔥

  • @Officialmohamed24
    @Officialmohamed24 Жыл бұрын

    Ilaah somali iga dhaliyay kasoo jeeda koofiyo dhuub ayaanle cayr gob

  • @AliOmar-xt1sy
    @AliOmar-xt1sy Жыл бұрын

    sidii baan amaanada u adkaynayaa weli

  • @abdullahimohamed5686
    @abdullahimohamed56862 жыл бұрын

    Dowload-ka noo fura an ku save-gareysano youtube maxa yeley hada chance uma heyno an ku dhageysano

  • @mohamedadan4914

    @mohamedadan4914

    2 жыл бұрын

    VIDMATE kadegso libaax.

  • @ahmedcabdiwali9936
    @ahmedcabdiwali99362 жыл бұрын

    Legend Alfanaan lafoole cimaadaada la heesan karo heeso dagan

  • @mohamedabdulkadir4085
    @mohamedabdulkadir40852 жыл бұрын

    Wwwwwwwwwwwww

  • @OmaaaaaR21
    @OmaaaaaR212 жыл бұрын

    Isaseeg😶

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire99152 жыл бұрын

    U are the love in Soomaaliye in world 🌎 ♥ *+^)

  • @nimcohodan3151
    @nimcohodan31512 жыл бұрын

    Waaw wwww

  • @aabocabdicilmi4652
    @aabocabdicilmi46522 жыл бұрын

    Codku live maha

  • @m.x970
    @m.x9702 жыл бұрын

    Aniga Reer waqooyi dhan aan u qaado garan waa, intey dhulka kaa qadaan oo samadaa ku geeyan bey ku lee yihiin Ictiraaf ina siiya. Adeer ilaa qimaamaha ayaa ino balan ah. 😂😂😂😂

  • @ahmedtaagsade9597
    @ahmedtaagsade95972 жыл бұрын

    Qayb Qayb Ayadoo ah Soo Galiya

  • @aragti867
    @aragti8672 жыл бұрын

    Astaan haddi codka iyo musica Edit lagu si sameynaayo maxa waqtiga uga dhumiseen raga musikada tumaaya? Team astan hargeysa codka sidisa aye u sidaayaan maxa idinka qaldan idinka ? Xafladaan qiimaha badan waxa ku dheelay ninka codka iyo videoga Edit gareeyay. Khasaro 😭nin aanan musik macaaninkisa waxba ka garaneynin aya idiin joogo soosaarista xafladaha live musik.

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac2 жыл бұрын

    " KOW, LABA, SEDDEX "....

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander54522 жыл бұрын

    Bacaaac miya heeso ah iyo musig dhabaq ah hhhhhhhhhhh qosol ayaan raftay

  • @siradm

    @siradm

    2 жыл бұрын

    ?!!!!!!!!!!!!

  • @shadiyahassan5008

    @shadiyahassan5008

    2 жыл бұрын

    Soomali nin ka cod macan kuma jiro lafoole 🤙

  • @Pellanor44

    @Pellanor44

    2 жыл бұрын

    Qaraar ku haayo iyo Cuqdad allaha ka caafiyo lafoole waa u quuri ladahay codkiisa xaasid inaa tahay asbax

  • @maxamedxasan7484

    @maxamedxasan7484

    2 жыл бұрын

    Waad xanuunsanaysa malaha ee alle ha ku caafiyo

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig2 жыл бұрын

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💓💓💕💕💓💕💓💕💕💓💕💓💕💓💕🙊💕🙊💕🙊💕💌💓

Келесі