MUSALSALKA DHAXAL QEEBTII 16-AAD SEASON TWO IYO QIIMEENTII UGU DANBEYSI WOOW

Пікірлер: 26

  • @user-kk6cu6ev6g
    @user-kk6cu6ev6g26 күн бұрын

    Ciid mubarik masha Allah wad kumahadsantahy wll madama aan ahay asxabta ku xidhan musalsalka dhaxal sifi ccx an ayad uga hadashay ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fire-protectionservices8575
    @fire-protectionservices857517 күн бұрын

    ASC Shukri, I agree with your comments on Dhaxal. Marka laga reebo Honey! Walle garasho baa kaaga laaban Honey. Waayo Honey jilisteeda ee Dhaxal waa dhag 100%. Kaalinta loo xil saarey baa ah sidaa weyna ku qurxoontahay. Honey dhoor kale shows bey ku jirtaa. Midka ugu fiican waa Fillo Fillo. Fillo waa show asbuucle ah oo Ingiriiska ka soo baxa. Shukri fiirso Fillo. Thanks for your comments, Fii Amaani Allaahi SWT

  • @hennacanab5610
    @hennacanab561026 күн бұрын

    mhdsanid faaladaada

  • @edilhassan7542
    @edilhassan754224 күн бұрын

    Armaa sida ay u jileen u ahayd waayo Rooble Habboon ayuu ku jiray and he did wonderfull. Ku mahadsnaid falaqayntaada shukri Wacaneey. Astaan shaqo wacan.❤❤❤❤❤

  • @user-gc8ub5xu2w
    @user-gc8ub5xu2w23 күн бұрын

    😢

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed438013 күн бұрын

    Laakiin Bar go’ ayey naga dhigeen barkada Allaha ha u badiyee 😂😂😂

  • @shukridaahir9537
    @shukridaahir953726 күн бұрын

    Waa saxa walashay

  • @Abdirisak-badal
    @Abdirisak-badal12 күн бұрын

    waa qoyska famly ugu muhiimsan

  • @YahyeYash
    @YahyeYash26 күн бұрын

    Goorma La sidaynaya Season 2

  • @iskufilan1223
    @iskufilan122326 күн бұрын

    Waa sax walashey

  • @farhiyaahmed8
    @farhiyaahmed824 күн бұрын

    ❤❤❤ mansha allaah

  • @adenfarah8263
    @adenfarah826326 күн бұрын

    Waad ku mahasantahay faaladaada iyo talada aad na siisay waa Rooble ama Ducaale mahadsanid

  • @alaselmi647
    @alaselmi64724 күн бұрын

    So that means you are expert😂😂

  • @umukhaliil3629
    @umukhaliil362926 күн бұрын

    Galad waa ninka aan filinka aan ugu jeclahay

  • @raxmadheemansharaftii3096
    @raxmadheemansharaftii309626 күн бұрын

    Wad la raagten qaybta 16 aad

  • @CumarMaxamed-jc9jc
    @CumarMaxamed-jc9jc26 күн бұрын

    War aabay qebtii 17 maxaa dhacy madhamdy

  • @NoorZiyech
    @NoorZiyech16 күн бұрын

    Maxaa lkn PATA 16 Amway maxaa

  • @user-iv1vx4qv6y
    @user-iv1vx4qv6y25 күн бұрын

    Goorma lso dayn rabaa

  • @user-td8cu1gn5h
    @user-td8cu1gn5h23 күн бұрын

    ❤❤😢😂

  • @hanagureysaid780
    @hanagureysaid78026 күн бұрын

    Hani filim horey kujirtay

  • @XamzaCali-df2yv
    @XamzaCali-df2yv26 күн бұрын

    Gorme laso deyn rbaa

  • @jamiilociise2986
    @jamiilociise298626 күн бұрын

    Farxan yare tiim jungal asigo atooro jilayo

  • @saacidugaas1395
    @saacidugaas139526 күн бұрын

    Waryaa! Shugri caadi ma aha!

  • @SakariyecabdimuusebitanDhakaR
    @SakariyecabdimuusebitanDhakaR26 күн бұрын

    Goorma la soo daynayaa zxp

  • @user-cb4mr7vt7x

    @user-cb4mr7vt7x

    26 күн бұрын

    Bisha lixaad😊

  • @Tajadiinibrahin
    @Tajadiinibrahin26 күн бұрын

    Goramaye laso deyane huuno

Келесі