No video

MUBARAK OCTOBER FT YURUB GEENYO | HOO DHABTADA IGU QADO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Ereyadii: Khadar Guun Jaamac
Laxankii: Daaud Xanfar
Music: Ahmed weli furinle
Codadka : Yurub Geenyo Ft Mubarak October

Пікірлер: 129

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash9 ай бұрын

    Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha 😍

  • @Sayidafweyne

    @Sayidafweyne

    4 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @Caaqibtube
    @Caaqibtube9 ай бұрын

    Qofki 74aad ee coment gareeya heeskan, haddi aad iga danbayso likta hayla dhaafin

  • @user-xs1yz6vk8n
    @user-xs1yz6vk8n9 ай бұрын

    anba dhamacda ololkiisu dhuux iyo laftuu gaaray oo igu dhan hawshiisa dhinacayga kolkii gaarye 🎸

  • @mohamednoorosmanmohamed8881
    @mohamednoorosmanmohamed88819 ай бұрын

    Sida ubax dhalaal muuqda Ama dhibic hilaceysaa Dabcigaga wa dhaladoo Dhami iyo hooyo wada qaado Dhinaceyga soo joogso Oo dhabtaada igu qaado Sawtu raxma horey u soco 💯👌

  • @user-pk7ur2my1m
    @user-pk7ur2my1m9 ай бұрын

    Waaw mubaarig abukar actoper & yurub maxamed genyo kal iyo laab hees mcn❤

  • @AhmedfaysalChaale
    @AhmedfaysalChaale9 ай бұрын

    Yurubeyy Eeddo Rabi HayGu Simo Inan Kula Heeso❤❤

  • @shuceibhassan
    @shuceibhassan9 ай бұрын

    Mubaarak fanaan dameystiran weeye yurubna kahadal maleh👍

  • @fartunadan5352
    @fartunadan53529 ай бұрын

    Waaw October hees mcn ahasan hees❤❤😢😢😢😢 jecl kas aniga ihey cawa wa xanuun yurab gan ya han ka samay

  • @MahadGadoon
    @MahadGadoon9 ай бұрын

    Sawtu raxma waxa uqalanta 10M iyo kabadan keep going ♥️ tagero 1 ku ahay my sister

  • @mohamedalihassan6724
    @mohamedalihassan67249 ай бұрын

    Yurub geenyo ❤ Boqorada jacaylka

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv9 ай бұрын

    Masha allllah hoyga fanka iyo suugaaanta hargaysa caday waa layaabay❤

  • @channelofficialhanadyare6727
    @channelofficialhanadyare67276 ай бұрын

    Boqorada Codka Sowtu Raxma Yurub Geenyo iyo Mubarak October ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiNajiib-dh3mc
    @AbdiNajiib-dh3mc9 ай бұрын

    Yurub sowtul Raxma Dar Allan kujeclahay Wan Rajena Mar UN inan kulano in.a From Mugdisho kaso salama huno

  • @abdikaniali9216
    @abdikaniali92169 ай бұрын

    Yurub Geenyo boqorada Codka❤

  • @abdizezhilowle5242
    @abdizezhilowle52429 ай бұрын

    The best song 🎵 ❤️ 💕 💓 😌 always yurub geneyo waa ku wataa my seedi adna horay u soco seedi waa baar

  • @oskajuud9500
    @oskajuud95009 ай бұрын

    Hees iyo badh waaye heestaan ❤❤❤❤❤ soomaaliyey ❤❤❤❤❤❤❤

  • @DHAQANMAALONE
    @DHAQANMAALONE9 ай бұрын

    Boqoraddii Dhuunta Dahabiga Lahayd Yurub Geenyo

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv9 ай бұрын

    Masha❤ allah waaaw waa hees ad u macaaan noolaada fanaaniin cod macaaan❤

  • @engmustafaabdirahman5879
    @engmustafaabdirahman58799 ай бұрын

    Yurub geenyo boqorada codka ummada somaliyeed.

  • @Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed
    @Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed8 ай бұрын

    Khadar guuul jamac alfanafan waan kuwtaa

  • @ibrahimdjama6109

    @ibrahimdjama6109

    4 ай бұрын

    Thanks, Allaa Yacizak ❤

  • @xanancumar4344
    @xanancumar43449 ай бұрын

    Wlshy Yurup m. Abdi Genyo & October ❤

  • @ahmedyasiinrays5527
    @ahmedyasiinrays55279 ай бұрын

    Heestu marka hore aad iyo aad ayay u fiicantahay waana hees dareenka dadka wax jecel aad u taabanaysa Waxaanan u fahmay in uu Abwaan khadar guun ku soo sasabayaa boqoradii farxiya fiska U jeedaduna tahay noosoo noqo farxiyaay oo u soo noqo miskiinka mubaarik ogtoobar Waa fikirkayga hana layga raali ahaaado

  • @fadumomohamed-iu6qp
    @fadumomohamed-iu6qp9 ай бұрын

    Awlaad jacayl baa ishelay horay usocda❤❤❤❤🥰🥰🥰

  • @chef_ali_dh8744
    @chef_ali_dh87449 ай бұрын

    Hees kala kacsan. Thank you🎉🎉🎉🎉

  • @nurasagalomar
    @nurasagalomar6 ай бұрын

    2024 ilaa wakhtigay soo baxday baan jeclahay heestan

  • @ibrahimdjama6109

    @ibrahimdjama6109

    4 ай бұрын

    Thanks ❤

  • @Saafi974
    @Saafi9745 ай бұрын

    Fanaanada kaliya heesaheeda aan dhageysto sawtu raxma ❤

  • @yoonkauk5797
    @yoonkauk57978 ай бұрын

    Axyaa ya sowtu raxma ❤❤❤

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t9 ай бұрын

    Ayy sawtu raxma come back bay noso samesay walagu xisay ❤❤😢 geenyo

  • @awilsherif6463
    @awilsherif64639 ай бұрын

    Dhugashada Dareenkayga Dhanka uu Wadnuhu yaalo Xididada Dhamaantood ba Waad igu Dhex nooshahay 🎉🔥❤️ Fanaaniinta Dhabta ah Waa kuwan ✊❤️

  • @cabdisalaancllaahi496
    @cabdisalaancllaahi4969 ай бұрын

    Greatest of all time music somali yurub sawtul rahma ❤️🌏

  • @user-xo7vu1kq9i

    @user-xo7vu1kq9i

    9 ай бұрын

  • @shakleproduction567
    @shakleproduction5679 ай бұрын

    Zowtu rahmo yurub geenyo💯💯💯💯💯

  • @Amina_624
    @Amina_6249 ай бұрын

    Waaaaaaah waaaaaaah heeees waaa dhaaaafte sooowtu rahma iyo mubaarak ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏👏💯💯💯💯💯✅✍️❤️❤️❤️🫶🫶🫶🫶🫶💃💃💃💃💃💃💃💃💃💃

  • @user-ye6cx3ig4v
    @user-ye6cx3ig4v6 ай бұрын

    Ax labada qofba cod macaana lakala daran yurub geenyo iyo mubaarak October

  • @Khaalid155
    @Khaalid1559 ай бұрын

    Waxbaa soo socda dhagaha hala taago sawtu raxma boqorada iyo legend October

  • @SmilingDrumKit-il8mr
    @SmilingDrumKit-il8mr9 ай бұрын

    Yurub maxamed cabdi geeyo sawjadu raxma boqorada codka somalida ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mustafibrahim4034
    @mustafibrahim40349 ай бұрын

    Aad iyo aad

  • @queenema216
    @queenema2168 ай бұрын

    mubaareg ❤❤❤❤

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah90239 ай бұрын

    ❤❤❤❤waaw yurub iyo Mubarak ❤❤❤

  • @YurupAyuup-zd1vn
    @YurupAyuup-zd1vn9 ай бұрын

    😢Yurub fanka ka so labo wllo wa iga tallo😭🫳

  • @djdarbeeye
    @djdarbeeye9 ай бұрын

    Daud xanfar

  • @user-su6iz3hn5x
    @user-su6iz3hn5x9 ай бұрын

    Yurup horyi usoco wlshy mcn❤❤

  • @ayaanmaygaag1761
    @ayaanmaygaag17619 ай бұрын

    Sawtu raxma iyo Mubarak yare cod dahablayaal

  • @ahmedyasiinrays5527
    @ahmedyasiinrays55279 ай бұрын

    Yurub maxamed cabdi aad baan u salaamayaa boqorada Salaan gobeed salaan Sharafeed

  • @hindisac7758
    @hindisac77589 ай бұрын

    Wow beautiful song

  • @ibrahimdjama6109
    @ibrahimdjama61099 ай бұрын

    Two big artists,great performance all aspects. Keep going

  • @ZulthanYoussouf
    @ZulthanYoussouf9 ай бұрын

    Hestaan markeyy 1m views iyo ka badan gaadho isoo qabta qarabohh😂💔

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail91579 ай бұрын

    Sowtu raxma.❤

  • @xasancabdixasancabdi4178
    @xasancabdixasancabdi41789 ай бұрын

    Waaw geenyo

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen48839 ай бұрын

    Mubarak and Yurub 💗💗💗

  • @jimcaalecabdi-ym7qn
    @jimcaalecabdi-ym7qn9 ай бұрын

    Yurub maxamed geenyo sawtu rahma ❤🎉

  • @ayaanletubeecofficial3369
    @ayaanletubeecofficial33699 ай бұрын

    Laxanka iga gadanba

  • @finnadguunje2141
    @finnadguunje21419 ай бұрын

    Octoober & Geenyo.

  • @cabdisamadmohamedmuse589
    @cabdisamadmohamedmuse5899 ай бұрын

    Yurub geenyo hadan waqtiga celin karo 15 jir kaaga soobilaabi laha 😢

  • @SALMAANN-m2t

    @SALMAANN-m2t

    9 ай бұрын

    M.a lakin marwalba wa qurux badantahay sawtu raxma ❤❤❤ codkeedana ismaba badalayo boqorada codka

  • @Caaqibtube
    @Caaqibtube9 ай бұрын

    Qofki 74aad coment gareeya heeskan, haddi aad iga danbayso likta hayla dhaafin

  • @sayidtinhoqani8901
    @sayidtinhoqani89019 ай бұрын

    Sawtu raxma 🔥🔥🔥

  • @cabdisamadjama3147
    @cabdisamadjama31479 ай бұрын

    Yaa ralulaahi wuxu cod macaan

  • @ayaanletubeecofficial3369
    @ayaanletubeecofficial33699 ай бұрын

    Eeshcalaa talantaali

  • @haniabdulkadir9794
    @haniabdulkadir97949 ай бұрын

    Sowtu raxma uma qalnto 28k walhi ❤ mansha allh inan ka yar wu cod macan yahay

  • @abdifatahjireqalinledagaal5575
    @abdifatahjireqalinledagaal55759 ай бұрын

    Sawtu raxma alle haku barakeyo❤

  • @user-jd8yw6oi5e
    @user-jd8yw6oi5e9 ай бұрын

    Double legend best voice nice song

  • @alfanankuukaayyare9796
    @alfanankuukaayyare97969 ай бұрын

    Waaaaaw ish calaa heees

  • @mohamudaliabdi7797
    @mohamudaliabdi77978 ай бұрын

    Your sound never changed it's as you started

  • @mohamedbishar1625
    @mohamedbishar16259 ай бұрын

    AX Yaa Laxan

  • @user-iq4gg6vb2s
    @user-iq4gg6vb2s9 ай бұрын

    Shaydaan siduu u xiirtay yaab ciyaal 😅waalan yurub waa sidee

  • @nafisailyas4176
    @nafisailyas41769 ай бұрын

    Sawtu racma❤

  • @waladhoussein3158
    @waladhoussein31589 ай бұрын

    waw ech cala hees

  • @Abdiqaadir-kaahin4820
    @Abdiqaadir-kaahin48209 ай бұрын

    Laxankii ustaadkii waynaa ee daa'uud xanfar.😮

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari9 ай бұрын

    Yaa salaam.

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen9619 ай бұрын

    Mubarakir fanaanka madkor usoo qaadan duryaad reer iqaac

  • @AbdiasiisAbdullah
    @AbdiasiisAbdullah4 ай бұрын

    The legends

  • @user-fx2sr6oo9u
    @user-fx2sr6oo9u9 ай бұрын

    What a masterpiece

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi24169 ай бұрын

    Yaa Salaam Sowtu Raxma Boqorada Codka Yurub Geenyo iyo Alfanaan Mubarak October

  • @ifrahmahamoud8054
    @ifrahmahamoud80549 ай бұрын

    Mashallah 😍 ❤

  • @RahmaHoussein-b2o
    @RahmaHoussein-b2oКүн бұрын

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @user-de4cd5bm5v
    @user-de4cd5bm5v9 ай бұрын

    Yes

  • @abdikhaaliqmohomed9066
    @abdikhaaliqmohomed90669 ай бұрын

    Khadar guun heestan mala xildhibanki ayaa isku kala bixiyay

  • @user-qn7yi3xk9m
    @user-qn7yi3xk9m9 ай бұрын

    Sawtu raxma ❤

  • @hassanfarah726
    @hassanfarah7267 ай бұрын

    🎸🎸🎸

  • @shucaybhindi2567
    @shucaybhindi25679 ай бұрын

    Waar October isago markii horeba fadlan ku shubo aha ayay fiskuna dabka kasi riday 😂😂😂

  • @sahramohamed6039
    @sahramohamed60397 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @user-vv6kc1ef2t
    @user-vv6kc1ef2t9 ай бұрын

    Hees iyo badh

  • @drsMaryanFuaad
    @drsMaryanFuaad9 ай бұрын

    Geenyo 😢😊

  • @user-lx8si4qz7k
    @user-lx8si4qz7k9 ай бұрын

    Sowtu raxma

  • @farxiyocabdi9054
    @farxiyocabdi90549 ай бұрын

    Sawtu raxma 🫶🩷🎶🎧

  • @FarxaanCumar-lq7kt
    @FarxaanCumar-lq7kt9 ай бұрын

    Axyaa geenyo

  • @cabdikariimxirsi861
    @cabdikariimxirsi8618 ай бұрын

    Greatest Voice

  • @abdirisaqosman5381
    @abdirisaqosman53819 ай бұрын

    🔥🔥🔥🔥

  • @MohamedAhmed-im7cx
    @MohamedAhmed-im7cx9 ай бұрын

    Dhabtaada igu qaad ❌ Dhabta igu qabo ✅ Dhabarkaga igu qaad ✅ Dhabta waxba laguma qaado ee waa lagu qabtaa eraydaasi way jaban yihiin sida muuqata

  • @SALMAANN-m2t

    @SALMAANN-m2t

    9 ай бұрын

    Adeer waxba ma khaldana dhabta intii lagu qabta gabdhaha kor loo qada adan erayada fahmin malaha 😂

  • @thinkabout.2504

    @thinkabout.2504

    9 ай бұрын

    Kkkkkkk dhabtaada igu qaado afsomali maahan

  • @MohamedAhmed-im7cx

    @MohamedAhmed-im7cx

    9 ай бұрын

    ​@@SALMAANN-m2t Halka afsomaliga gaadhay ma garan 😂

  • @ibrahimdjama6109

    @ibrahimdjama6109

    9 ай бұрын

    Ragga iyo haweenkuba dhabta sow kuwa iska qaada markay dheeshu socoto ama dhagdhagta iyo macaanku kkkkkkkk

  • @axmedcabdilahi3348
    @axmedcabdilahi33489 ай бұрын

    👌👌👃👍

  • @nimcoayaan4266
    @nimcoayaan42669 ай бұрын

    Song 🎵 nice 👌

  • @farxiyocabdi9054
    @farxiyocabdi90549 ай бұрын

    🥰🥰🥰🥰

  • @farxiyocabdi9054
    @farxiyocabdi90549 ай бұрын

    🥰🥰🥰

  • @mahmetziad3607
    @mahmetziad36079 ай бұрын

    Two very talented people 👏 ❤

  • @SiciidSaleebaan-un6vm
    @SiciidSaleebaan-un6vm9 ай бұрын

    Aar kaa yar ee mubaarak isLaamihii dha dhan bay ku Hayaan dee iminka😂😂

  • @SALMAANN-m2t

    @SALMAANN-m2t

    9 ай бұрын

    Qofki lala hessba Mala isku haysta yaab war yurub wa marwo asagana fiska bu qaba maxa iska galay marka yaab

  • @cabdirashidyasiin7941
    @cabdirashidyasiin79419 ай бұрын

    Ala yaa cisak

  • @Xaawo-qk4el
    @Xaawo-qk4el9 ай бұрын

    Haa

  • @hassanfarah726
    @hassanfarah7269 ай бұрын

  • @shafiiisse9230
    @shafiiisse92309 ай бұрын

    What a song🔥

  • @najahalielmi
    @najahalielmi9 ай бұрын

    Wllo inaki yara waxa lamoda ator taro sakaraha

  • @hanadsame7646
    @hanadsame76469 ай бұрын

    🥰🥰