No video

YURUB GEENYO | KU ILOW IXTIRAAMKA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

Eryada - Maxamed Siciid C/laahi - Xarrago
Laxanka - Maxamed Axmed Bakaal
Musiga - Ayuub haaruun
V.recording - Mahamed shidane
Camera - Ahmed kaarshe
Editing - Barkhad Nasir

Пікірлер: 192

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash3 ай бұрын

    quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢 ❤ ❤ 😢🎉

  • @hanadiabdalla8351

    @hanadiabdalla8351

    3 ай бұрын

    .😂😂😂😂😂 Waad naqiyaanty

  • @SALMAANN-m2t

    @SALMAANN-m2t

    3 ай бұрын

    INTABA WA YURUB GENYO 😂 BA ORAN LAHA ANI COD QURUX SOHIDASHO DABECAD WANAGSAN WAI LAMA ARAG AYADO QOF IS HESTAN CODNA WA HAYSA WAYN DAGANTAHAY 🔥 💯

  • @ladanluula8201

    @ladanluula8201

    3 ай бұрын

    Xishood aaa inta kle waa heysataa lkn naag qaawan xishood maleh😅

  • @badriaosman5983

    @badriaosman5983

    3 ай бұрын

    Guuleyso wll❤

  • @ayaanleshire9907
    @ayaanleshire9907Ай бұрын

    Yurub cabdi geenyo adduunka jacaylka ayaa ka heesayso haday galad maqalan bilaad jacaylka ayaa la siin laaha maamus wayan ayaan ku haya walal haku haku dhawro Hadii isba wayan Waa amuur iga Ifka wayan Iga itaal weyan cuslaatay Adigoon iga eerasan Kuilaawa ixtiraam Aadku leedahay maanka Cajiiba walaahi ciyaar maaha heestani Wayan ciyaar mahaa ninka sameeyay heesta

  • @bishararagsame
    @bishararagsame3 ай бұрын

    Heestu way ficil hadlaysaa yurub geenyo ❤❤❤

  • @Rana_barbi
    @Rana_barbi2 ай бұрын

    Inkston isdonon🥺❤ Isu aragti ahyn😫 Isu jeclany si dhaba😭❤️ Oon aburnay kalsoni❤️ Awal hore sidi ad igu🤦🏾‍♀️ Ursameydiyo eryadi😫 Kalgcalka ma tirtirayo🥺 Abaaalkaaaa🥺💔 Hadi an isba Weynayy....😥💔

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t3 ай бұрын

    NOOLE FANAANAD AH KACOD MACAAN ADUUNKA MADHALAN 😭❤️ SAWTU RAXMA YURUB MAHAMED CABDI GEENYO 🔥

  • @mustafehirsi592

    @mustafehirsi592

    3 ай бұрын

    Inaba caadi maaha waa number one

  • @mahamudmudey657
    @mahamudmudey6573 ай бұрын

    Cod qurux naxariis hooyonimo 😢😢😢😢

  • @ismahanfagase5494
    @ismahanfagase54943 ай бұрын

    Dareen keeygii ayaad kahadashay yurubey😢😢😢😢

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi24163 ай бұрын

    Yurub Mahamed Abdi Geenyo Sowtu Raxma Waxaad Noo Bedeshay Khadra Daahir Cige Khadra Dhool Alle ha u naxariisto Allahuma Aamiin 🤲

  • @luulabdulahi7617

    @luulabdulahi7617

    3 ай бұрын

    Absolutely 💯 ❤❤❤❤

  • @siciidcadde6870
    @siciidcadde68703 ай бұрын

    Hadii aan isba waynay waa amuur ifka wayno iga itaal cuslaate adigoon igu eersan ku ilow ixtaraamka aad ku ledahay ku ledahay aad ku ledahay maanka 😥😰😭😓💔💔

  • @ayankayse806

    @ayankayse806

    3 ай бұрын

    Hadii aan isba waynay waa amuur ifka Wayno iga itaal cuslaate adigoon igu eersan ku ilow ixtiraamka aad ku ledahay ku ledahay aad ku ledahay maanka ax yaa hees jacaylowu aabah wase 😭😭

  • @nuurtoahmed4622

    @nuurtoahmed4622

    3 ай бұрын

    4:16

  • @FarxiyoSaciid-nc8xe
    @FarxiyoSaciid-nc8xe3 ай бұрын

    Yurub genyo mashalah waxa ii badashay Qadro dahir cige allaha u maxriisto Waxan ku haya tagero Ween cadowga allaha ka qabto qali

  • @KaafiAbdalla
    @KaafiAbdalla3 ай бұрын

    Walee fanaan amba fanaanad Somali ah oo Geenyo lamid ah abid ma maqal, mana filayo in aan maqli doono mustaqbalka... Another level.. ❤️ ❤️😍

  • @Milgoyar1111
    @Milgoyar11113 ай бұрын

    Sowtu rahma hees aad leedahy kama ahn karoh ❤ cimir dheer allaha ku siiyo ❤ heestanh wax ka qabd maleh❤

  • @HodanGuray-ls5ux
    @HodanGuray-ls5ux11 күн бұрын

    Aniyo yurub geenyo mid bn ka simanahy waa na jclka qalbiyadeena sameenta ku yeeshay baslse itadu way dareen heestaa ana waan dareen dhagaystaa heesaheeda😢❤

  • @abdallazmohamedali8595
    @abdallazmohamedali85953 ай бұрын

    Yurub geenyo fanaaninti hore bay ku soo xusinaysa sida magool maandeeq zahra Ahmed khadra daahir alle ha u naxariisto inta dhimatay maandeeqna alle cimriga cafimaadka ha u siyaadiyo aamiin

  • @craxmanoday6793
    @craxmanoday67933 ай бұрын

    Yaaa zalaam yaa zalaam...sowtul raxma yurub geenyo....alla ku jecliyaa..yurubeey walaahi

  • @NadiaJama-tw1gq
    @NadiaJama-tw1gq3 ай бұрын

    Adigo igu erzan ku ilow ixtiramka ad ku ledahay manka🙏🏻✅️

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw3 ай бұрын

    We love You Yurub m c geenyo Waa cumar dhuulaha. Maanta nool Xagga sowtka .dabacsan Cimri iyo caafimad ku waar

  • @hanamahamed4622
    @hanamahamed46223 ай бұрын

    Heestii heesaa abwaan xaraago yurub geenyo illahay cod hakuu barakeeyo

  • @luuqgananerealmadia9746
    @luuqgananerealmadia97463 ай бұрын

    Dadka waxa ay sheegen been ma aha wlhi yurub geenyo wa magoosha somalia hada ma jirto fanaanad hawen ah o leh codkeeda o kale allaha ku dhawro yurubey aniga horay ayan ku qaatay ❤❤❤❤

  • @xumaandiidxoreeye8784
    @xumaandiidxoreeye87843 ай бұрын

    Nooloow Nolol tan ugu sharaf BADAN yurubeey fanaanada qarnigan iyo kuwa soosocda👌🏽🎉❤

  • @aymanMoha6
    @aymanMoha63 ай бұрын

    Awal hore sidii aad Igu uur sameyd iyo Erayadii kalgaceylka Ma tir tiro abaalka ❤

  • @ayankayse806
    @ayankayse8063 ай бұрын

    Boqoraada jacaylka yurub geenyo ❤️🫀🩸🫶🫶🫶👑👑👑

  • @user-mu3jz9fo5y
    @user-mu3jz9fo5y3 ай бұрын

    Yurub maxamed apdi geenyo fanaanada kaliyeen taageero u hayo sawtu raxma ilaa yaraantii yaa noo yareeya golden voice saacadu waa 5:30kii galabnimo maalin jimce ah 2024ka xasuus ciyaalka iga danbeeya

  • @abdiazizadamhaji417
    @abdiazizadamhaji4173 ай бұрын

    Sawdatul Raxma Yurub Maxamed Cabdi Axmed (Yurub Geenyo) Ilahay Haku Sharfo Ilahay Cimriga Iyo Caafimadka Haku Barakeeyo

  • @WacaysCali
    @WacaysCali3 ай бұрын

    Fanaaniinta Dambe Inan Ka Cod Macaan Mahayo Sowtu Raxma Yurub Mohamed Geenyo ❤❤❤

  • @user-cx3dn6sj7n
    @user-cx3dn6sj7n3 ай бұрын

    ❤❤❤❤ boqorada codka ee waqtigan allaha ku xafido adduun iyo aaqiraba

  • @jamilahassan8487
    @jamilahassan84873 ай бұрын

    Yurub geenyo xage kala so xiriira qiso igi dhacda rabay inad hees iga sameyso abwaan hadad hayso kama fiican boqorada codka

  • @mubaarikcismaan103
    @mubaarikcismaan1033 ай бұрын

    Eray iyo laxanba waxba lagama qaban Karo sowtu raxmo❤❤😊😊

  • @Kiin67
    @Kiin673 ай бұрын

    Woow yurb mahamed abdi genyo inthe building ❤️

  • @user-tc5wz1bq9i
    @user-tc5wz1bq9i3 ай бұрын

    Yurub geenyo hees ayaankuu hayaa 2024

  • @berberanews
    @berberanews2 ай бұрын

    Inkastoon rabay heedhe In aan mid ahaano Oon wadaagno jacaylka Inta aan ifka noolahay Haddii aan isba weynay Waa amuur af ka weynoo Iga itaal cuslaatee Adigoon igu eersan Ku Iloow Ixtiraamka Aad ku leedahay maanka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fahannolosha3032
    @fahannolosha30323 ай бұрын

    ❤🎉 yurub geenyo gabadha kaliya jaceylka qadhaadhkisa dhadhamisey

  • @ikrofaiz6638
    @ikrofaiz66383 ай бұрын

    Genyo hadad maqasho waatan ❤❤❤❤ nolow

  • @user-iy5zv1gm8e
    @user-iy5zv1gm8e3 ай бұрын

    Yurubeey saan heesahaaga udhagaysanayey waan jilcay waxaan jecpahay qof aan iiqalmayn naftaydana aan utudhin oo waxkasta oo idhiba igusameeya hadana makatagikaro 😢 hadii ilaahay oan qapbigayga iigasaaro nalanwaxaa ah inaanan inanrag oodanbe aaminin

  • @raaxoahmed2443

    @raaxoahmed2443

    3 ай бұрын

    Sorry wll qlbiga allha kaaga reebo

  • @HodenGarad

    @HodenGarad

    3 ай бұрын

    Sorry wll alle ha tuso qiimahaga😢

  • @hodandheeman4704

    @hodandheeman4704

    3 ай бұрын

    Wllo is adkee makaasu garan qiimahagee😢

  • @hakiimsiciid848
    @hakiimsiciid8483 ай бұрын

    Erayadi maxamed siciid Cabdilaahi Xarrago abwaanka. The legend abtigis halkana ka salamayaaa🫡

  • @suumi-zs1vc
    @suumi-zs1vc3 ай бұрын

    Sowtu raxmooy wka hena❤🙌❤❤❤

  • @Mohamedaydiid230
    @Mohamedaydiid2303 ай бұрын

    Yurub geenyo waxani cod waa dhaafay😊

  • @birmadyare
    @birmadyare3 ай бұрын

    Yurub Geenyo Boqorada Heesaha Dareenka 👍

  • @AbdikaniAli-pq9hp
    @AbdikaniAli-pq9hp3 ай бұрын

    Boqorada boqorada Codka Sowtu Raxma Yurub Mohammed Abdi Geenyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ciise7775
    @ciise77753 ай бұрын

    Nice tuneeeeee 🌹 quruxeey illaah ha ku daay noolow.

  • @fatumafmudeovicom
    @fatumafmudeovicom3 ай бұрын

    My queen Allah ya barik

  • @MukhtarHussein-mp7qk
    @MukhtarHussein-mp7qk3 ай бұрын

    Allow cimriga iyo cafimadka ku barake fanadena yurub geenyo

  • @abdiayanleh1155
    @abdiayanleh11553 ай бұрын

    ❤❤maachaallah yurup mohamed Abdi sawtou rahma is m'y favority

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel68233 ай бұрын

    Hees yurub qaaday oon icajabin marag alow nokaa daa hadaa somali nahy ku hcliin yurubey rer matihiid qaran somaliyeed baathy❤❤❤

  • @banyamiinholga
    @banyamiinholga3 ай бұрын

    Yurub geenyo waa fananada kaliya mantay inta nool laxankasta keeni karo codka laxanka alle cimriga ku barake somali waa ku jeceshay 🚀👸🏻👏🏽

  • @geedihayaan7644
    @geedihayaan76443 ай бұрын

    Ereyada heesta ayaa kaa yara jilicsan balse codkaaga xataa lagu ooyo wuu macaan yahay ❤🙏

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel73153 ай бұрын

    Walaal jacel channel.....inta taggerta yurub geenyo...haisarto

  • @sharmaakeahmadfarah
    @sharmaakeahmadfarah3 ай бұрын

    Yurub waku sugoya sharafey

  • @apdillahi
    @apdillahi3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤ 🎉🎉🎉 momo yurub geenyo queen of Somalia 🎉🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel23963 ай бұрын

    The one and only sowtu Raxma Yurub Genyo ❤🎵♥️

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil2893 ай бұрын

    Heesta music baa ku dheelay 😢 inta kale waa top

  • @SALMAANN-m2t

    @SALMAANN-m2t

    3 ай бұрын

    MUSICA XATA WA TOP WALAHI 🔥

  • @a.rashiidmaxamet8826
    @a.rashiidmaxamet88263 ай бұрын

    Yurub fanka aan dhcin ❤🎉

  • @AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe
    @AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe10 күн бұрын

    Waa amuur af kaweyno Iga taal cusalaTe adigoon Igu eersanh😢💔yurub geenyo 4/8/2024🥹

  • @nimcodiamend1909

    @nimcodiamend1909

    8 күн бұрын

    😢

  • @fankafanka8369
    @fankafanka83693 ай бұрын

    Wooow ❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🎶inawa cadi mahan sowtul raxma yuurub geenyo 🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️

  • @mahamedosman3843
    @mahamedosman38433 ай бұрын

    Yurub mahamed abdi Best voice

  • @FadxiCali-px8kq
    @FadxiCali-px8kq3 ай бұрын

    Yourub genyo ciyaal mad dhashay

  • @SALMAANN-m2t

    @SALMAANN-m2t

    3 ай бұрын

    2 CIYAL BA UJOGA WIL ITO GABADH NIMCO IYO NASRI WILKA WA 12 JIR 😂XIDIGAHA WAGI KA AS ASAY BAY DHASHAY GABADHANA WA 18 😂 BAN FILAYA NIMCO TAKALE KUDARSO 2023 BISHI MAY WIL YARA KASAQIREY

  • @Degaliah

    @Degaliah

    3 ай бұрын

    @@SALMAANN-m2thaye bal nowaran adaaba war hayee ninki booska may kala tageen watan calacaleyae

  • @albertoyahya
    @albertoyahya3 ай бұрын

    boqorada codka sawtu raxma is come back walaahi ❤❤❤❤

  • @hamdasaleeban3464
    @hamdasaleeban34643 ай бұрын

    24/4/2024 hadii aan isba waynay wa amuur ifka wayno iga itaal cuslaate adigoon igu eersan ku ilow ixtiraamka aad ku leedahay maanka🥹🥹💔

  • @rayanmustafe5473
    @rayanmustafe54732 ай бұрын

    100 wanaag, heestii hore intaan u shub dhiig lahaa may fiicnay qalbiga iyo caafimaadka laba isku fiicnaa ama weliba carruur isku lahaa. Tanaad kaa ma6dhay, xataa qalbigii carruurta.

  • @AbdifataahSiyaath
    @AbdifataahSiyaath3 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤ M.a M.a geenyo wan kuwadanaa

  • @user-st8ci4jh2l
    @user-st8ci4jh2l3 ай бұрын

    inan hees kuu dhiiba rabay walal yurub

  • @malyunmuse2032
    @malyunmuse20323 ай бұрын

    Geeyo madax karkiisa noo sartahay marwo

  • @zakariyexasancumar4290
    @zakariyexasancumar42903 ай бұрын

    Yurubey habo musiga iyo laxanku waa ku celis ereyada iyo codkaagu waa isleyihi wan ka helay

  • @ahmednasirabushanab8009
    @ahmednasirabushanab80093 ай бұрын

    Sawtu raxma oo soo ragaal celisay ❤❤❤

  • @user-eg5vn9bu1n
    @user-eg5vn9bu1n3 ай бұрын

    Yurub maxamed cabdi geenyo sawturaxma❤

  • @user-cg5bg8np1h
    @user-cg5bg8np1h3 ай бұрын

    Habalaha maanta joogaa wacnthy yurub

  • @user-fy5tx4sv4p
    @user-fy5tx4sv4p3 ай бұрын

    Satu raxma yurub geeyo

  • @nimoaabdirahmaan
    @nimoaabdirahmaan3 ай бұрын

    Eeeeey Yurub soo laabatay thank you yurubeey Dhawavaydada dhaydaye wllo❤😢😢😢😢😢😢

  • @abdihaibeosman7050
    @abdihaibeosman70503 ай бұрын

    in badan ba heesahaga youtubero ku faaideen , baga'aad kaga hilaacisay.

  • @mahamudmudey657
    @mahamudmudey6572 ай бұрын

    Yurub wlhi waligey wan jeclaa ❤❤❤😢

  • @marwamuuse8065
    @marwamuuse80653 ай бұрын

    Yurb genyo sotu raxama allh hanoka dayo habo

  • @dekaaliomar8498
    @dekaaliomar84983 ай бұрын

    Yurub mahamed abdi l love you

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi83358 күн бұрын

    Heart broken 💔 😢 song and makes me feel 💔 my self and the only real love I never in to my life although nothing is last forever wish you joy happiness good health and great end life after here insha allah

  • @AbdelFatah-ws2py
    @AbdelFatah-ws2py3 ай бұрын

    Dir ❤somaliland heeso suere mahadi DIR quweys ❤

  • @NALIFTIINSHE143
    @NALIFTIINSHE1433 ай бұрын

    Yurub geenyo boqorada hablaha somaliland nolow Inader

  • @rakiadirie8970
    @rakiadirie89702 ай бұрын

    17/5/2024 hadii aanba is waynay wa amuur ifka wayno💔

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22Ай бұрын

    Inagoo is ogoloo Isu uur fayow Isku aaminay daacad Oonan geysan waxyeelo ..2x Inkastoon rabayee dheh In aan mid ahaano Oo wadaagno jacaylka Inta aan ifka noolay…2x Hadii an isba weynay Waa amuur af ku weyno Iga itaal cuslaatay Adigoon iga eersan Ku ilow ixtiraamka Ad ku leedahay ku leedahay Ad ku leedahay maanka Ad ku leedahay adi ku leedahay Aad ku leedahay maanka ..2x In kastoon is doonoo Isu aragti ahayn Isu jeclaanay si dhaba Oon abuurnay kalsooni …2x Awal hore sidii aaad Iigu uur samaydiyo Erayadii kalgacaylka Ma tirtiroyo abaalka..2x Hadii aan isba weynay Waa amuur af ku weynoo Iga itaal cuslaatay Adigoon igu eersan Ku ilow ixtiraamka Ad ku leedahay Ku leedahay Ad ku leedahay maanka Ad ku leedahay adi ku leeday Adi ku leedahay maanka..2x Weeey yurubeey❤🫶💋

  • @NafisoCabdi-yn8vx
    @NafisoCabdi-yn8vxАй бұрын

    😢😢😢hees waadhaaftay tan🥺

  • @SadamcabdullahiSadamcabdullahi
    @SadamcabdullahiSadamcabdullahi3 ай бұрын

    Baqarada codka❤❤❤❤❤ wan jiclahay❤❤❤

  • @jaylaani3355
    @jaylaani33553 ай бұрын

    Heeestan abwaaankeebaaa leh

  • @leilaibrahim7443
    @leilaibrahim74432 ай бұрын

    Inkasto an rabey heedheh ina an mid ahaano An wadaagno jecelka intan ifka noalahy😢hadi anba is wayeney waa amuur ifka weyno iga itaal cuslaate adigon igu eersan ku ilow ixtiramka ad kuledhy maanka😢

  • @apdirhmanahmed7444
    @apdirhmanahmed74443 ай бұрын

    sowtu rahma love you mama❤️💗

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed28402 ай бұрын

    Waa goob iyo xalkeed nolow intay nololi jirto 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @43jr57
    @43jr573 ай бұрын

    Yurupey maxaad ufurfuraysa qalbiyadan dareenku ka guuray😢 Albaabka guuldaradu waa kalsoonida aad qofka uqaado , ka digtoonaada😶

  • @SOMALICINEMA
    @SOMALICINEMA2 ай бұрын

    Maansha allaa best ever song

  • @Balanbaalis
    @Balanbaalis3 ай бұрын

    Yurub mohamed abdi sowtu raxma

  • @laxawofficial3693
    @laxawofficial36933 ай бұрын

    Waa tan yurub subag noqotee ma wixiibay iska daysay

  • @user-lg2pg8sd7i
    @user-lg2pg8sd7i3 ай бұрын

    sidhaba.ayaan.ujeclahay.yurub.maxamed.cabdi

  • @laylaali9203
    @laylaali92033 ай бұрын

    4 may 2024 heeskani waan la qiiroday nolow yurub qurux

  • @ridwaangoohe344
    @ridwaangoohe3443 ай бұрын

    Aaxya Yurub Maxamed Abdi Legenden Inaba caadi maha Wllo

  • @yahyeafrica7102
    @yahyeafrica71023 ай бұрын

    Yurup you my only one ❤❤❤❤

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah90233 ай бұрын

    waaw ❤❤❤yurub sowta raxma ❤❤

  • @AYJIIJI
    @AYJIIJI3 ай бұрын

    Da,Dan iyo isqaawin seecamal hee eedo hees waa ok laakiin is astur ducaqabto alle kaxishoo 🥺🫣🤔

  • @ismDirir
    @ismDirir3 ай бұрын

    Waxa aaf tahay mid ah boqorad somaaliyad ah cajiib ❤❤❤

  • @liina_hasan
    @liina_hasan3 ай бұрын

    Sowto raxma ❤

  • @somaliprank1707
    @somaliprank17073 ай бұрын

    Inagoo is ogoloo Isku uur fayooboo Isku aaminay daacad Oonad gaysan waxyelo Inkastoon rabay heedhe Ina aan mid ahaano Oo wadaagno jacaylka Inta aan ifka noolay Hadii Aynu is waynay Waa amuur af ka waynoo Iga itaal cuslaatee Adigoon igu eersan Ku ilow ixtiraamka Aad ku leeday maanka.. Inkastoon is doonoo Isku aragti ahaynoo Isu jeclaanay si dhaba Oon abuuray kalsooni. Awal hore sidii aad iigu uursamayd iyo Ereyadii kalgacalkiyo Ma tirtiro abaalkaa.. Eryada Maxamed Siciid C/laahi - Xarrago Laxanka Maxamed Axmed Bakaal Musiga Ayuub haaruun

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh773 ай бұрын

    BOQORADII CODKA QARNIGA 21 YURUB M.CABDI ❤❤❤ waxaan kasoo raacay Jigjiga walee kuma qasaarin dooqeyga fanka ❤❤

  • @sir__cmc

    @sir__cmc

    3 ай бұрын

    Waa halkay fanka ka bilowday

  • @SALMAANN-m2t

    @SALMAANN-m2t

    3 ай бұрын

    ​@@sir__cmcNO JIGJIGA YURUB 2008 BAY TAGTAY 2012 BAYNA KASI NOQOTAY JIGJIGA 5 SANA O AY RER LAHED BEY JOGTAY

  • @SahilAbdiahmed
    @SahilAbdiahmed3 ай бұрын

    Mama ❤ best ayaa thy garabkaga ayanu nahay❤❤❤🎉🎉🎉

  • @abdimohamed3458
    @abdimohamed34583 ай бұрын

    We love yurub for ever

  • @Supr93

    @Supr93

    2 ай бұрын

    The first one 😂all of a time ago and it 😂

  • @ibnucawilcawil8115
    @ibnucawilcawil81153 ай бұрын

    Sawtu Raxma❤❤❤