No video

YURUB GEENYO FT CABDIYARE HABLAHA WAD U SIDATAA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Erayada & laxanka Abwaan Garacad
music furinle
codadka Yurub geenyo Ft Cabdiyare
camera & Editing Ahmed Gt

Пікірлер: 90

  • @abwaanyuusufcabdiraxmaanji1893
    @abwaanyuusufcabdiraxmaanji1893 Жыл бұрын

    Suurayn jacayl samaan wacan suuban kalgacayl ayaan la saadaaliyaa lagu sooraa wanaagasaniyo sawir quruxsan ubaxyada siraata saqda dhexee habeenkii ku sugtay kuna sahamiyey baryo badan sabaano dhigan sanado aan salguurinoo bilo ku sargo'an haday sitibaanadu qoraal yeeshaan saacadihiyo sikimadu socoto weeyaan loogu sal joojee ku sugtay kuna sahamiyeye ha sii dayn sugan sababaynta murti dhigtay sarbeebaheedu haday maahmaahyo ku soohan yihiin sidashadooda laguma sulaaqmee hadaan soocid hal meel ku kala safo ha sii dayn waligaa saatir wuu kugu simi doonaaye. ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆ ☆Abwaan Yuusuf Cabdiraxmaan Jibriil☆ ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆ ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆ ☆☆☆Wabilaahi Watawfiiq☆☆☆ ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆

  • @Quruxsan-ut9qb
    @Quruxsan-ut9qb Жыл бұрын

    Waxaad istaahishaa 1m inaad gaadho fanaanad qaalia yurub geenyo ❤❤❤❤❤❤

  • @KaafiAbdalla
    @KaafiAbdalla Жыл бұрын

    Yurubey waxaa tahay fanaanada aan ifka ugu jeclahay. Ilaahey haku xafido, farxad ku noolow.

  • @muunamohamed2426
    @muunamohamed2426 Жыл бұрын

    Ayyyyyy yurub maxamed cabdi geenyo marhadaynu sakaba sahankeni cashaqa salka aan utagno dookhana ka simanahaye way ino samate sacabada usiii haay 🫀💯❤❤❤sawtu raxma

  • @MohamedMohamed-qh7cj
    @MohamedMohamed-qh7cj Жыл бұрын

    Hees macaan, YURUB fanaanad aan aad kahelo codkeeda iyo fankeeda.

  • @Burco.
    @Burco. Жыл бұрын

    Waaw heestii 2023

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Жыл бұрын

    Cabdi yare / Geenyo 🔥🔥🔥🔥

  • @adeshabdirahman7739
    @adeshabdirahman7739 Жыл бұрын

    Inaba cadi maaha runti wa hees Aad umaca laba fanaan oo kala dheecen geenyo iyo cabdi yare codka iyo musica iyo laxaanka intaba 💯🎤✅️💯🇸🇴🇸🇴

  • @hamz233

    @hamz233

    Жыл бұрын

    Calankan ma matelo fananiintan.

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Жыл бұрын

    Waah Waah Fanaaninti Qaraniga Baa is Helay Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo iyo Abdi Yare Waxay Inoo Badeleen Xasan Adan Samtar iyo zahra Ahmed jama Alle ha u naxariisto Allahuma Aamiin

  • @Hooda36
    @Hooda36 Жыл бұрын

    Cabdiyare fanaan qaaliya codkiisa waa very special 💖 ❤️ 😍 ♥️ 😍👏yurub geeyo fanaanad qaaliya whit a lovely voice 😍❤️💖👏

  • @farhiyasalaadyussuf17

    @farhiyasalaadyussuf17

    Жыл бұрын

    🐶 and pooòo8oò⁹òp

  • @maxamuudcabdullaahi1277
    @maxamuudcabdullaahi1277 Жыл бұрын

    YURUB GEENYO LOVE ❤

  • @elmowarsame8883
    @elmowarsame8883 Жыл бұрын

    Sweet song ilove it.

  • @yusufabdulaziz1283
    @yusufabdulaziz1283 Жыл бұрын

    Masha'allah ✨🌴 Caadhi ma'axan 🎶🤍 Authentic styles, 💃Guulesta 💫 Hambaliyo! Abayo 👍🤣

  • @c.raxmaanmaxamed4280
    @c.raxmaanmaxamed4280 Жыл бұрын

    War waa sowtu raxma yurub maxamed cabdi habaryartay gabadhii barsuug arab channelka subescribe iyo liketa kala daala ilmaderayal bilaa caleek

  • @Drlol609
    @Drlol6096 ай бұрын

    Mein beste Favorit ❤❤❤

  • @waladhoussein3158
    @waladhoussein3158 Жыл бұрын

    waaw ech cala hees

  • @khaalidbihi85
    @khaalidbihi85 Жыл бұрын

    5m markay gaadho like ta, sawtu raxma codkeeda waxakale 2023 mayska jartay tan alllah haku xafido

  • @safagaydh9370
    @safagaydh9370 Жыл бұрын

    Cabdi yare hala hala

  • @jamalabubakar7432
    @jamalabubakar7432 Жыл бұрын

    Sowtu Raxmo ,,yurub genyo👋

  • @abdihakimali6513
    @abdihakimali6513 Жыл бұрын

    ❤waaw laba fanaan aad iyo aad aan u taageero hees aad u macaan furinle abwaanka garacad iyo qofkii laxanka heesta lahaaba

  • @wehelashaq3368

    @wehelashaq3368

    Жыл бұрын

    Waa isla abwaan garacad laxankuna zxp

  • @Yaraanka2012
    @Yaraanka2012 Жыл бұрын

    Waar Waxani Hees Way Dhaaftay Wallaahi🙆‍♂️♥️

  • @MUNASARR
    @MUNASARR Жыл бұрын

    Yurub Geenyo Remix inaba Cadi ahayn 👏🏾👏🏾

  • @Shihaab464
    @Shihaab464 Жыл бұрын

    Yurub geeeyo love you 🥰 sharafay Waligay Heesaa Subscribe and like 👍 ma siin lkn Adiga waaan ku siiye. Form Switzerland 🇨🇭 Basel

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe7 ай бұрын

    cAJIIB HEES IYO BAR HEES NIN WEYN WALEE

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 Жыл бұрын

    Wooow good talent and two legens

  • @ugaaskacidda499
    @ugaaskacidda499 Жыл бұрын

    Hees iyo badh geenyooy

  • @ciisemaxamuud5722
    @ciisemaxamuud5722 Жыл бұрын

    Nasiibkii samaayoo hoy waa inaga sareedadaa ladnantoo siyadiyo barwaqada ku Suganoo dadkaba ugu sareynaaa adna ha igu sii deyn. Ya salam 😇🥰🔍

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Жыл бұрын

    Haa, waan uwataa hablaha dhisey tantan soo ma ahan yartaan caday yareey qiimobadan marwa yar cadceeddumaroo.shamsaay caday yareey .Familyyyyy

  • @qoslaayeproduction899
    @qoslaayeproduction899 Жыл бұрын

    Aaway kii lahaa yurub waa soo tahriibtay 😜

  • @nouramohd1314
    @nouramohd1314 Жыл бұрын

    Eesh cala cod

  • @safiyomaxamedofficial9818
    @safiyomaxamedofficial9818 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤ cajiib qaalidayda

  • @kaderhassan5449
    @kaderhassan5449 Жыл бұрын

    Niinkaan ouka badiyaay geenyo

  • @husseinabdullahiqalija8263
    @husseinabdullahiqalija8263 Жыл бұрын

    Yurub g legend

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Жыл бұрын

    Yaa salaam Axsan Caleeg Yurub is back❤️

  • @mahadcaanonuug
    @mahadcaanonuug Жыл бұрын

    Mahad canono Xasan hees mcn iga dheh

  • @mahadcaanonuug

    @mahadcaanonuug

    Жыл бұрын

    M cano

  • @iskaciyare1075
    @iskaciyare1075 Жыл бұрын

    Wooof calayk , waar heestan Waxaan sugayeey 2/3 week’s , axyaa abdi Yare Iyo Yurub Geenyo ❤ 🌹

  • @Mustafesulub0
    @Mustafesulub0 Жыл бұрын

    Ereyo, laxan, tumis, cod fiican. Hal erey uun baan ka dhigi lahaa: Soo muuq wanaagey... Hees saxa weeye.

  • @seynabali-cu7fo
    @seynabali-cu7fo Жыл бұрын

    2 dhalad issaq aha iyo hees jacel ah www

  • @wehelashaq3368

    @wehelashaq3368

    Жыл бұрын

    Ilaahay qabiilka qalbiga hakaaga reebo wll 😂

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 Жыл бұрын

    Somali guul ama irirsamale 🇸🇴💙💚🤍❤️

  • @virginiaharvey
    @virginiaharvey Жыл бұрын

    Great video and tracke duo .grt artistes

  • @xamsecarab4917

    @xamsecarab4917

    Жыл бұрын

    >>

  • @alfanankuukaayyare9796
    @alfanankuukaayyare9796 Жыл бұрын

    Yurub boqorada codka masha allah vs ca diyare

  • @Shukryhussayn
    @Shukryhussayn Жыл бұрын

    ❤️❤️

  • @Burco.
    @Burco. Жыл бұрын

    Heestan baan ku haystaa thanks fanaaninta aan Aad u xiiseeyo fankooda

  • @Abwaan001
    @Abwaan0017 ай бұрын

    ❤ hala wala hubaashii haybin doontaa loo hanaan raadshaaye haye samidii lagu hodmaa laga helaadshaaye hadaba kuu gacan haadshee haybadsamaaleyeey hada ma nabad baa...? Abwaan Jibriil Yare

  • @sashawwefans6394
    @sashawwefans6394 Жыл бұрын

    Channelkan ma fanaanada leh mise waa qof ku samaystay magaceed heestu waa 👌👍

  • @wehelashaq3368

    @wehelashaq3368

    Жыл бұрын

    Maya wll Malaha ma channel ay yurub leedahay baa 11k subscribe haysan lahaa ?

  • @c.risaaqdhalmaayir6506
    @c.risaaqdhalmaayir6506 Жыл бұрын

    yurub maxamed cabdi geenyo

  • @user-pk9qd7iw4w
    @user-pk9qd7iw4w Жыл бұрын

    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆ Suurayn samaan wacan hadii loo saadaasho sahan hayaankii sugtay sahaydii jacaylkiisa hubaal u saldhigay oon soomal haadiyo arag surmi haraadku solo ama sahwi jacayl dareemin naxliyo saxariir sifihiisu ma yeeshee qalbi saliimiyo waji furan sacabiyo soo dhawayn baa lagu soo dhaweeyaayoo uu la sad wadaagaayoo uu saldhigtaaye jacayl sumcadii helay weeyaane saatirkii kugu simay kuna siiyey baa samaanta xamdi naqii duco sacabada loo hoos dhigtaaye kugu sugay kuuna sugay kuuna saafee ku samir jacaylkaaga lama salfududaadee.☆☆☆☆☆☆☆☆☆ ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆ ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆ ☆Abwaan Yuusuf Cabdiraxmaan☆ ☆Jibriil☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆ ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆ ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆ ☆☆☆Wabilaahi Watawfiiq☆☆☆ ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆

  • @hasantimaze9279
    @hasantimaze9279 Жыл бұрын

    The romantic Sawtu raxma

  • @Abdullahifiigaay
    @Abdullahifiigaay Жыл бұрын

    Best Song

  • @user-ib7yn4ml1l
    @user-ib7yn4ml1l3 ай бұрын

    ❤😢😮

  • @GezziAligab-qq1if
    @GezziAligab-qq1if Жыл бұрын

    Lafoole2022

  • @nouramohd1314
    @nouramohd1314 Жыл бұрын

    Wooooow 🎉🎉🎉💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍

  • @xamsecarab4917

    @xamsecarab4917

    Жыл бұрын

    Ii

  • @xamsecarab4917

    @xamsecarab4917

    Жыл бұрын

    iii>>iiii

  • @xamsecarab4917

    @xamsecarab4917

    Жыл бұрын

    Ii

  • @xamsecarab4917

    @xamsecarab4917

    Жыл бұрын

    Iii>>iii>>iiiiiiii

  • @xamsecarab4917

    @xamsecarab4917

    Жыл бұрын

    >

  • @ahmedlg8988
    @ahmedlg8988 Жыл бұрын

    KUSALI NABI MAXAMED SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @jibriilmohamedfarah5301

    @jibriilmohamedfarah5301

    7 ай бұрын

    Csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw

  • @maxamedaadan8422
    @maxamedaadan8422 Жыл бұрын

    Best words and Two Legends🙏

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 Жыл бұрын

    Wow💛❤️💛🤣🤣

  • @qaliifcabdilahi965
    @qaliifcabdilahi965 Жыл бұрын

    asc

  • @nimcoxuseen7609
    @nimcoxuseen7609 Жыл бұрын

    Cid walba ma isaaq baa.isaaqu ma dad ururisbaa

  • @jibriilmohamedfarah5301

    @jibriilmohamedfarah5301

    7 ай бұрын

    Maxaad ka yaabtay inder 😂

  • @saidsabrye577
    @saidsabrye577 Жыл бұрын

    Cod iyo laxan iyo masrax baa iskudarsamey Mahadsanidiin.

  • @elmowarsame8883
    @elmowarsame8883 Жыл бұрын

    To add more ilike view and all creography

  • @fathiabdi9056
    @fathiabdi9056 Жыл бұрын

    War islantan maynan wali isdhibin miya ila 99ka fanan lee sutagan Wll alle kabaq oo tubada kuso noqo

  • @cismanabdi2416

    @cismanabdi2416

    Жыл бұрын

    Oo Hadaad Illahay Ka Baqayso Yaa Ku Yidhi Dhegayso Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo Gabadh La Coda Qarnigan Casriga Lama Hayo Waana Bedelki Zahra Ahmed jama Iyo khadra daahir cige Labadoodba Alle ha u naxariisto

  • @xamsecarab4917
    @xamsecarab4917 Жыл бұрын

    I0i0iiiiiiiiiiiiiiiii>

  • @xamsecarab4917

    @xamsecarab4917

    Жыл бұрын

    Ii

  • @xamsecarab4917

    @xamsecarab4917

    Жыл бұрын

    Iiii

  • @xamsecarab4917

    @xamsecarab4917

    Жыл бұрын

    Iii8i>i

  • @xamsecarab4917

    @xamsecarab4917

    Жыл бұрын

    Iiiiiii

  • @xamsecarab4917

    @xamsecarab4917

    Жыл бұрын

    I>>>i>iii>ii>ii>>>>ii>iiiiiiiiiiiiiii

Келесі