Mohamed cunooyinka bakhaarkiisa aduunka oo dhan ayuu ka keenaa.

Mohamed cunooyinka bakhaarkiisa aduunka oo dhan ayuu ka keenaa.
Distribution LLC, Food Wholesale
Contact 612-354-7794 or 1-320282-6496
Address 3854 Cheathan Ave Minneapolis MN 55406

Пікірлер: 68

  • @Ziyad2009
    @Ziyad2009Ай бұрын

    Sheikh Mohamed Bihi, Ganacsade dadaal badan oo bulshada u gargaaro oo hor Mar kasameeye wadanka. Muntaas-magaca gabdhiisa ugu magac darey, mashaallah. Allah Haku Barakeeyo. Ganacsadihii ugu horeey ee Willmar MN, mashaallah.

  • @abdirahmanmaxmud3947

    @abdirahmanmaxmud3947

    Ай бұрын

    Wadankii haloo gurmado

  • @MohamedZugulle
    @MohamedZugulleАй бұрын

    Mr hereri soo warayao wiilka SOMALI COW BOY EE GOBOLKA MAIN KU NOOL NINKAASA WAX BADAN OG

  • @ZAKYAREE

    @ZAKYAREE

    Ай бұрын

    Lol

  • @AAYA23
    @AAYA23Ай бұрын

    Congratulations Mumtaaz COMPANY waa inaad badeecadiina keentaan Somaliya

  • @abdi1943
    @abdi194314 күн бұрын

    Bariiska muntaaz waan tijaabiyay aad iyo aad buu u macaan yahay waad ku mahad santahay in aad noo keentay bariis tayo leh warka aad sheegaysana waa runtaa

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-HanoolaatoАй бұрын

    ALLAAH (Subxaanahu Watacaala) idin nabadyeelo, aduun iyo Aaqero, idina barakeeyo, meelkasta aad joogtaan, waayo waxaatihiin dad dadaaleysaan. Hereri, adiguna abaalkaaga magudikarno, waayo waxyaabaha badan ayaan kaafaaideysaney, qeer aduun iyo Aaqero kuuguducayneyna, dhamaantiin waad kumahadsantihiin, hawshiina meeshiina kasiiwada, guul iyo gobanimo dhamaantiin.

  • @Madaale-bs9tm
    @Madaale-bs9tmАй бұрын

    Masha Allah keep going ❤

  • @Adamhagler
    @AdamhaglerАй бұрын

    Ya Allah u barakee ganacsiga walalken maxaned

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaohАй бұрын

    Biixi waa nin aad u wanaagsan oo aan aqaan Soomaali oo dhan aa iskugu mid u ah. Waa ganacsade ganacsiga daacad u ah. Ma aha nin sahlan. Wuxuu leeyahay hanti aad u baaxad weyn oo guryo, dhul beereed, maqaaxi, biibito, baqaaro dhowr ah kuli kuyaal USA iyo soo dhoofiye cunto. Maashaa Allaah. Allaha barakeeyo. Gobol walba wuu geeyaa.

  • @user-xq9cr4yu7o
    @user-xq9cr4yu7oАй бұрын

    Masha Allah Allah u barakeeyo

  • @abdijabaribrahim8558
    @abdijabaribrahim8558Ай бұрын

    Masha Allah tabaraka

  • @ZAKYAREE
    @ZAKYAREEАй бұрын

    Adeer Sheikh Mohamed bihi🥰

  • @Edbashir
    @EdbashirАй бұрын

    Mash Allah

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595Ай бұрын

    Cuntada afrika lagu cuno uma fiicna in qurbaha lagu cuno weliba cabitaanka oo ay kubadan yihiin sokonrta iyo midabka

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850Ай бұрын

    👋 Weriye&Max,d Osman Biixi(Ganacsade).

  • @CooladiyoNabad
    @CooladiyoNabadАй бұрын

    Mashaa allah

  • @HamsaAhmed-hv3ph
    @HamsaAhmed-hv3phАй бұрын

    Whole sale Food magnet , Mashallah 🙏

  • @user-mj2mz4wx4q
    @user-mj2mz4wx4qАй бұрын

    America iam coming insha allah

  • @xamdayusuf3334

    @xamdayusuf3334

    Ай бұрын

    Ha iga tagin 😢😂

  • @user-jp9mu1of2r

    @user-jp9mu1of2r

    Ай бұрын

    aniga ilaah ima geeyo America marka labadeeda waan kala barya duwan nahay

  • @hawaaden4640

    @hawaaden4640

    Ай бұрын

    Me too inshallah

  • @buraale134

    @buraale134

    Ай бұрын

    Aniga jooga wll shaqo waad heli cadaab ah laakin farxad cunto cafimad qabta farxad qaraabo caruurtada oo aad waqti laqadato iska ilow kaliya ugu imow shaqo, wadankaga beer iyo xoolo ku dhaqo ​@user-jp9mu1of2r

  • @user-mj2mz4wx4q

    @user-mj2mz4wx4q

    Ай бұрын

    @@user-jp9mu1of2r every man has his way

  • @SalmanOsman-zc8rd
    @SalmanOsman-zc8rdАй бұрын

    Asc abdisalan hereri wariye sare

  • @Maxamed2yuusuf
    @Maxamed2yuusufАй бұрын

    M .a mohamed

  • @FardowsoAhmedMadey

    @FardowsoAhmedMadey

    Ай бұрын

    Asc.axmed.maxed.riiow.baay

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24Ай бұрын

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2lАй бұрын

    Hereri❤❤❤❤❤❤❤

  • @shacbaanahmed
    @shacbaanahmedАй бұрын

    Innaba caadi maaha, kelmeddaa sheekhow maaha luqadda dadka mudda-karka ah ? am i right?. Ka warran haddaan ku idhaahdo haddii aaney caadi ahayn maxaad u iibineysaa?. Aad baan uga xumay afsoomaaligii oo guuraya

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2rАй бұрын

    Soomaalia digirteeda wax ka dha dhan macaan maleh

  • @shamismustafe374
    @shamismustafe374Ай бұрын

    Abu waladkii baa yaala xitaaa

  • @Katheynur
    @KatheynurАй бұрын

    Ustaad hereri

  • @Ahmedyasin-Canada
    @Ahmedyasin-CanadaАй бұрын

    Ma la odhan kara dukamada somalida idinka warabiya dukamada somalida Minneapolis ? Go🤞od point

  • @akashicman2338
    @akashicman2338Ай бұрын

    It’s time we manufacture food in Somalia and not import so much

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624Ай бұрын

    Bariiska iyo baastada iska yareeya

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2rАй бұрын

    Odayga ganacsigiisa wax u fiican caafimaadka dadka u fiican kuma jiraan waxuu iibinayo waawada sokor

  • @Lrlmmsky
    @LrlmmskyАй бұрын

    Waligay tukan Somali Cuno kama Ibsan....sharbkas Cafimad ka uma Ficna...wa cuntadii Africa bila tayo

  • @shakirhistorychannel972
    @shakirhistorychannel972Ай бұрын

    Colour ka ay ka baadhaan raashinka reer galbeedku waa Colour ka printing ka packaging ee u gudbi kara gudaha raashinka.

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624Ай бұрын

    Waxay iibiyaan waxa ku badan macaanka sida sharabyada Somalida iyo dadka west Africa ku noolna waxa ku badan macaanka iyo dhiig karka

  • @MohamettRastaofficial
    @MohamettRastaofficialАй бұрын

    Ninkaan cali dheere wllkis waye🥷😂

  • @yoonisjamac7745

    @yoonisjamac7745

    Ай бұрын

    Sxb malahubaa😂

  • @MohamettRastaofficial

    @MohamettRastaofficial

    Ай бұрын

    @@yoonisjamac7745 yeah 😂

  • @saboismail4776
    @saboismail4776Ай бұрын

    Why he is focusing just women gabadhi gabadhi

  • @aminabdikadir7796
    @aminabdikadir7796Ай бұрын

    Mida kale wax kasta oo aa ku hesano america badana wa Chinese wax control ah na ma maran dukamo dhan aa jiro oo wax fake lagu iibiyo sida family dollar iyo dollar tree shekhow isku America kuma noolin wa u maleeeye 000.1 lama ogolo kulaha

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1gАй бұрын

    BAQAARKA NAGA SHAQALAYSII QAXOTIGA UGANDA JOGNAAA DEEEE😂😂

  • @mohamedelmi9020

    @mohamedelmi9020

    Ай бұрын

    War anna ka shaqay jiray 2020 coronavirus time

  • @Commentkudhigle-s1g

    @Commentkudhigle-s1g

    Ай бұрын

    @@mohamedelmi9020 hhhhh

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450Ай бұрын

    adinkoo mareekan ku nool miyaa wali bariiskii hindida ee farsamaysnaa wali daba socotaan

  • @American_patriot110

    @American_patriot110

    Ай бұрын

    😂😂😂

  • @Ciyaalka

    @Ciyaalka

    Ай бұрын

    Anba waan yaaban ahayn wllhy

  • @dailycontent3955

    @dailycontent3955

    Ай бұрын

    Nin wax fahmaym uma xumid muqalka dhan meesha usocdo iyo micnihiisa ma waxa aku soo koobtay intaas

  • @hamzeabdillahi9663
    @hamzeabdillahi9663Ай бұрын

    Somali cow boy sowarayso

  • @aminabdikadir7796
    @aminabdikadir7796Ай бұрын

    Bisinka alabta aa arabta ka keensatan maa africa u dirtan africa mee ayaga arabta ka dalbadan 😅😅😅😅

  • @XamseQays
    @XamseQaysАй бұрын

    Somaliland Rice Keen NoH😂

  • @dhuubo.....
    @dhuubo.....Ай бұрын

    Raggu wax macabaan miyaa😂

  • @hassanabdirahmanharbi8778

    @hassanabdirahmanharbi8778

    Ай бұрын

    @dhuubo😂😂😂😂😂aniguba waan la yaabay dhawr jeer buu ku celceliyay, gabadhii karisaa way ka helaysaa bariiskaas, gabadhii cabtaa sharaabkaas aad Bay uga helaysaa 😂😂😂😂😂ragu cuntada ma kariyaan miyaa ? Ragu wax ma caban miyaa, Africa inuu joogo ayaan moodayay balse waaba qurbo joog 🌍🤔🤔

  • @NUURIYE.

    @NUURIYE.

    Ай бұрын

    Wlhi waa yabay odayga gabr lee muxu ugu hayaa dhhaay😂😂😂😂

  • @fatmaxuseenmohamed4416

    @fatmaxuseenmohamed4416

    Ай бұрын

    😂😂😂😂😂Adeero gabdhaha ine gacan furan yihiin ogyahay sidas ugu uroon yahay

  • @NUURIYE.

    @NUURIYE.

    Ай бұрын

    @@fatmaxuseenmohamed4416 wax idinka baqiilsan maba jiraan shafto tihiin😁😁😁

  • @axmedmowlid8786

    @axmedmowlid8786

    Ай бұрын

    Hataad Baa Ki hayaaa Biyo cab..

  • @ahmedusman6652
    @ahmedusman6652Ай бұрын

    Qofka Soomaaliga lacagta haysta Naftiisa kama daryeelo siduu u ururinayaan ayey dhintaan xataa dharka waxay xidhaan Dharka WHO DEID KA LA YIDHAA bal odeygaasi Ookiyaalaha uu sito fiiri inuu 10 sano sitey baan filayaa sida uu u gaboobey xataa waxba kama dhex arkayo.

  • @dailycontent3955

    @dailycontent3955

    Ай бұрын

    Asaga intaa ku mashquuli lahed muqalka muhiimadiisa fahan yaab badnaa Ta kale elon musk waa ninka ugu taajirsan sacadaan la taganyahay saas ay tahayne ma aragtay wax xiranyahay Muhiimadaaaha waxa aad xirantahay ee waxa weeye wax aad qabsatay umada uqabatay

  • @mucaaddkhadar474
    @mucaaddkhadar474Ай бұрын

    Maxaad dareemaysaa marka meeshii aad ku noolayd waxba layskaga tirin waayo Waxa dhacayna kaliya adiga ku sugayaan 😢

  • @HARGEISAH
    @HARGEISAHАй бұрын

    Waa la habayn karaa!kkkk

Келесі