Shariikad Somali ah oo dawlada Rwanda la saxeexatay in ay wadankaasi ka dhisaan 40 000 oo guri.

Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Пікірлер: 388

  • @nadraothman3105
    @nadraothman3105 Жыл бұрын

    Qabiil iyo qurun baa aduunyada hormartey naga reebey yaa allah dalkeena nabad nooga dhig amin 😢

  • @najkavlado5698

    @najkavlado5698

    Жыл бұрын

    Somalid ka dhab maaha nolol hormarsan iney dalkooda ku helaan hadii kale waa hore ayey isaga tagi lahayen wax walbo ka hor istaagi lahaa noloshaa hormarka sare leh iney dalkooda ku helaan.

  • @adiali8360
    @adiali8360 Жыл бұрын

    mansha allah waa xirfad wariye nimo heerkii ugu saraysay in aan dadka war un loo soo gudbin ee loo soo gudbiyo barnamjyo noocan oo kale ah thanks herei media

  • @lilpoop4425
    @lilpoop4425 Жыл бұрын

    Rabigii Maxamed sameeyay ayaan kudhaarte maanta hadeey Somalia 🇸🇴 nabad noqon lahayd shirkadaha iyo dhaqalaha galaya wadamada shisheeye dhulkeena ayaan ku hormarsan lahayn lakiin allah waxaan kabaryayna inu allah wadankeena nabad nooga yeelo

  • @nasraali871

    @nasraali871

    Жыл бұрын

    Amiin Yaa rabi

  • @abdihakimmmohamud7230

    @abdihakimmmohamud7230

    Жыл бұрын

    Aamiin

  • @shukri114mohammed2

    @shukri114mohammed2

    Жыл бұрын

    😔😔😔waa RUNTAA!! Calool xumo, weeyaan.markaad ARAGTO, Injineer❤SomaLi ah❤o Wadamo, kale, waxka dhisaya!!😔!!!! Inaguna, Caruurtii❤iyo Dumarkii ❤ayaanu maanta gawracaynaa!!😢😢😢!!!waa NASIIB XUMO!!

  • @halilmamohamed4493

    @halilmamohamed4493

    Жыл бұрын

    Amiin walaal lakiin hogaankii dawladeed baa ka xun somali Ilaahay leadero ha u soo saro umada daacad ugu shaqeysa oon jeebkooda u shaqaysan insha allah amiin ya rabi

  • @abdiaziizxaashi709

    @abdiaziizxaashi709

    Жыл бұрын

    Allah kama dhigin Somalia nabad marka wax been ah Allah ha ugu dhaaranin dambina ha gelin

  • @nihakila8950
    @nihakila8950 Жыл бұрын

    Hassan hes is from jabuuti, guul somali company mashallah.

  • @Mohamed-bg6nc
    @Mohamed-bg6nc Жыл бұрын

    We really need this guy, this company and these low cost affordable house here in Djibouti.

  • @AAA-bb5xc

    @AAA-bb5xc

    Жыл бұрын

    Rwanda government. Would saplay. Extrra needs. This affordable houses. Free. And supporting their people. Listen well the story. .. Can. Your government. Can do?

  • @munamahmed1572

    @munamahmed1572

    Жыл бұрын

    Ninkani muu u dhiso jabuuti. Mise dowlad diyaar u ah ma joogto jabuuti. Ismaaciil isageyna ka badneyn miyaa.

  • @abdihaki

    @abdihaki

    Жыл бұрын

    Djabouti gov is failure

  • @shantasomaliyedigabadan7588

    @shantasomaliyedigabadan7588

    Жыл бұрын

    Please nagau cawiy hala ka lagala xidhidhayo waxa kamaid ahay dhalinyara wax baratay bila camalkana ahe baratay shaqada dhiska iyo almunim ke Please kolay cabdi salaan hareri oo garanaye nugu caawi wariye aanu xushamad ohayo tehe halaka lagala xidhidhayo Please please

  • @thestrawguy1022

    @thestrawguy1022

    Жыл бұрын

    @@munamahmed1572 walaal keli taluye weliba doqon ah aya nahaysta Dad aqoon kala duwan leeh oo dalka Djibouti asaga daradi adunka dacaladisa uga maqan insha allah wu iska tegi dalkayagana wan u samreyna in aan gacantayada u ku dumin

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 Жыл бұрын

    "Marka ummadu wadatashato meel baa loo soconkaraa " Wiil ALLA SWT caqli iyo xigmad isugu daray. ALLAW usiyaadi. Aamiin.

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 Жыл бұрын

    Guryahaas raqiiska ah ee 40k runtii wadankeena kufcnaa laheyd. Waan rajeynaya in Enginerkas cilmigiisa ugaga faaiideyo wadankeena 🇸🇴💙

  • @mhmmohammed2365

    @mhmmohammed2365

    Жыл бұрын

    Abdisamad masha allah dareen wadaniyad allaha inasiiyo brother

  • @najkavlado5698

    @najkavlado5698

    Жыл бұрын

    Wax waliba waa la dhisan karaa hadu mesha ka jiro nidaam fududeynaya mashruucyadas balse ayaandarro dalkeena taasi kama jirto dadkeeni ayaa wali ka gudbi la yaa reer hebel iyo reer hebel intey danahooda ka fikiri lahaye oo ee dooran lahayen shaqsiyaadka ugu haboon xilka iyado aan qabiil iyo qurunka loo fiirin.

  • @abdulkadirgacal3267
    @abdulkadirgacal3267 Жыл бұрын

    Yaarbi nabad iyo hogaan inoo naxariisto na sii 🤲

  • @Cadar49

    @Cadar49

    Жыл бұрын

    Amin yarabi

  • @salahthefruad9174

    @salahthefruad9174

    Жыл бұрын

    Allaaha waa ku siisay e ha taageerin tuugada

  • @roonhersi8840

    @roonhersi8840

    Жыл бұрын

    Aamiiin yaa rabi, Hogan daacad ah & shacab dal & diinba jacel. Ameeeeeeeeeeen

  • @sadiyahassan6824

    @sadiyahassan6824

    Жыл бұрын

    Amiin y’a Raxmaan

  • @halilmamohamed4493

    @halilmamohamed4493

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Жыл бұрын

    Sadaqada la baxa si uu Allah SWT business u barakeeyo

  • @sadiyahassan6824

    @sadiyahassan6824

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @mohamedalifarah9300
    @mohamedalifarah9300 Жыл бұрын

    Sheekadaan waxey nabareysaa wadamada nabada iyo Maamulka wanaagsan ay ka fursad fiican yihiin kuwa kale Sidoo kale Hareeri waxaa ka cod saneenaa in uu inoo soo badiyo sheekooyinka Real state ka u badan iyo Gacansiga

  • @abdullahiabdi1332

    @abdullahiabdi1332

    Жыл бұрын

    Ad iyo ad

  • @ismailhussein9886
    @ismailhussein9886 Жыл бұрын

    Very inspiring and enlightening documentary, mashaAllah,Allaha uu barakeyo, contemplating on how I can join to attain those skills.

  • @thestrawguy1022
    @thestrawguy1022 Жыл бұрын

    Madha allah hamnalyo hassan wa reer Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @MrAzizisse
    @MrAzizisse Жыл бұрын

    Hereri mahadsanid shaqa wanaagsan oo labogaadiyay baad wadaa. Horumarka soomaalidu gaartay aad soo diyaarinaysid

  • @abdullahibashir3414
    @abdullahibashir3414 Жыл бұрын

    Man, I am really amazed at the job they are doing. I wish if they could create something like that in Somalia, it would help a lot of people

  • @bashirmohamed6148
    @bashirmohamed6148 Жыл бұрын

    This is great, but everyone must understand, they have a partnership with the Rwandan government (60/40) this means they are able to produce these houses cheaper with the help of the government. To be honest it’s still not that cheap, they said a two bedroom is around $20k with very small area (open kitchen in the front lobby with tiny living and dining room) and $10k for studio (25m2 area) that’s basically 5m x 5m home. Still great job, May Allah support those who support their communities.

  • @sadiyahassan6824

    @sadiyahassan6824

    Жыл бұрын

    Walaal don’t forget the advanced green certification by Edge World Bank makes these houses more expensive than normal houses Only these requirements make the houses 25% more expensive ( reflective roofing,insulation, ventilation, certified sanitary ware lighting at 90 lumens and very specific data sheet)

  • @alinoor6515

    @alinoor6515

    Жыл бұрын

    Maashaalah.keep up

  • @bashirmohamed6148

    @bashirmohamed6148

    Жыл бұрын

    @@sadiyahassan6824 ​ I appreciate your reply and I do agree the edge certification will make this development more expensive (as I have already obtained Edge & LEED certification on previous projects) but I believe without government support like Rwanda it will be very difficult to switch to steel frame building. When comparing traditional Brick mortar to prefab steel building, the later should be cheaper by 30% hence that’s why it’s widely used in some parts of South Asia. Again great job for all the hard work.

  • @nuurmowliid9175

    @nuurmowliid9175

    Жыл бұрын

    Inte lagala soo xiriraa

  • @AhmedMohamed-ec7pc

    @AhmedMohamed-ec7pc

    8 ай бұрын

    That's the final sell price, this is also in the capital city

  • @Shaashaa-fs8uy
    @Shaashaa-fs8uy Жыл бұрын

    Beni aadamku 2 gacan buu leyahay 2daas gacmood 1 aad ugeli qalin ama burus 2 aad ugeli hunguri iyo lacag Ma gacan 3 xaad uu qori ku qaato helayaa jawaabtu waa maya wlhi Hadal aad qiimo badan weeye m.a allaaah idin barakeeyo business kiina soomaalidena allaah inaga dhigo kuwa hadalkaasi fahma

  • @hamzaking2942
    @hamzaking2942 Жыл бұрын

    Waa runtii gaajaa dadka isku laynaysee haddii gacanna dubbe/buris loo galiyo gacanna lacag, gacan seddexaad oo uu qori ku qaado heliba maayo.

  • @cabdulahimoha2129

    @cabdulahimoha2129

    Жыл бұрын

    Warun

  • @abdirizakbaroud5691
    @abdirizakbaroud5691 Жыл бұрын

    Great project,baahi wayn ayay somali oo dhan u qabataa

  • @qalbidaryeele
    @qalbidaryeele Жыл бұрын

    muhiimadu ma aha kaliya dhismaha ee canshuurta kaso galeysa inta shaqaale ee dowlada Rwanda kafaideyso hadan dalkeena,nabad,kadhigan lahayn ma shaqo la aan gaaja jiri lahayd waa suale dadow aan dalka,nbad kadhigano intaan qabiilka mel kaga tagno

  • @batulasmail8261

    @batulasmail8261

    Жыл бұрын

    Soomaali nabad ma rabto kuwa dhiiga ka jiqaayo Ayey Qabyaalat Ku taageerayaan Sideey caalamka ku gaari karaan

  • @takar1095

    @takar1095

    Жыл бұрын

    Awoowe inaan dunida tuugsanno ayaynu xal moodnay

  • @libaaxy6032

    @libaaxy6032

    Жыл бұрын

    Soomaalidu waa parasites taasi micnaheedu waa noole ku dul nool noole kale. Tusaale noolahaas waxaa ka mid ah Injirta, shilinta iyo gooryaanka. Soomaali waa noocaas oo aan garaneyn isku tashada oo umadaha kale ha dulsaarnaane waddankiinii Dib ugu noqda oo juhaladaas waddanka qabsatay waa inyare dhinac uga soo wadajeesta.

  • @user-ce5uu7kw8m

    @user-ce5uu7kw8m

    6 ай бұрын

    SoomLi amnigaa mafiicna wall madaxda waa tuugo

  • @ahmeddubow8384
    @ahmeddubow8384 Жыл бұрын

    MashaAllah Mr Hareri kheyr Allah hakusiyo waxad tahay iftinka Somaliyeed oo qura ah.

  • @ciiltire8467
    @ciiltire8467 Жыл бұрын

    Ilah hau barakeyo hormarkoda dadkaas waxa codsan lahaa in dhalinyarada somalid ah ee qaxootigA Kenya ku dayacan ee wax la qabtaan Adhi

  • @sadiyahassan6824

    @sadiyahassan6824

    Жыл бұрын

    InshAllah Sponsor baynu u raadinayna

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 Жыл бұрын

    Mashallah thank you Mr.Ali Hereri for your latest news to Somali company building homes for Rwanda government it something to see and very delighted Somali company at the international level and see Somali engineer to be proud of "Mashallah "

  • @markcaa2942

    @markcaa2942

    Жыл бұрын

    Absolutely well said

  • @saidkhayre9854
    @saidkhayre9854 Жыл бұрын

    lacagta mashruuca word bank ayaa bixinaya waana deyn iyo deeq waxaana la siiyaa wadamada soo koraya kuwooda buuxiya sharuudaha

  • @adameywinter6623

    @adameywinter6623

    Жыл бұрын

    Sidee ugu lug yeelanaysaa shirkadu Marka?

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman Жыл бұрын

    Masha Allah adooyga uu hereri waraaystay intuu barnamijkan socda hadalkii uu dambeeyey ruuntii waa hadal wanagsan niin wax gaarad ah baa fahmii kaara Abdisalan hereri waan ku laa socda markasta hore uu soco gacmo wadaa jiir beey wax ku gooyan 🥰🥰🥰🥰🤩🤩😊😊😊🖐🖐

  • @cabdirisaqboos961
    @cabdirisaqboos9612 ай бұрын

    MashaAllah, waa wax lagu farxo Soomaali leh capacity (mugga) mashruuc intaa le eg bilowdo, guulna ka soo hoyso.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Жыл бұрын

    Bal eega Sida loo dhisay guryahaan iyo qiimaha jaban. Soomaalidana Wax aan tayo lahaayn ee sandaqada ah ayey Qaaliga badiyaan

  • @nrmohd2342
    @nrmohd2342 Жыл бұрын

    Mashaa alaah c.selam herari barnaamijyadaada waa jaamacad tayo sare leh oo aad soomaalida usoo kordhisay.

  • @sommillionaire9293

    @sommillionaire9293

    Жыл бұрын

    Aad iyo aad wlh wan ducumentery cajib ah

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Жыл бұрын

    Masha allah it's great to see more somali entrepreneurs around the world keep going 🙏 👍👍👍👍👍👍

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын

    Mardhow ruwanda ayaan uguureynaa

  • @dr.mahmdabshir7760
    @dr.mahmdabshir7760 Жыл бұрын

    Maa shaa Allaah! Allaha idin garab galo! Ku dayasho wacan! Proud of you my people!

  • @jibrilawed4586
    @jibrilawed4586 Жыл бұрын

    Mansha alaah alle ha u barakeeyo shirkadaaa iyo umadaa soomaaliyeedba

  • @jamaadfarah9770

    @jamaadfarah9770

    Жыл бұрын

    Maansha Allah Maskaxada iyo muursba Allah uu barkeeyo Somaalid

  • @Alexialiiban1780
    @Alexialiiban1780 Жыл бұрын

    Masha allah weeye ilaahay ha u barakeeyo dadkaa 🤩

  • @mohamedmuse7090
    @mohamedmuse7090 Жыл бұрын

    Mahadsanid wariye sare barnaamijyada nuucani soo badi

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it Жыл бұрын

    Great job done right there Somali business men and business women

  • @hmh3620
    @hmh3620 Жыл бұрын

    Good job,shaqo fiican,we need these investors in greater somalia,somaliweyn

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 Жыл бұрын

    Masha Allaah Jazakumullaahu Khayr Inda Kallla so Xiriinaa

  • @hawaidi4576
    @hawaidi4576 Жыл бұрын

    Maashaa Allah Shirkada ADHI Allah ha u barakeeyo xirfada iyo howsha wanaagsan oo ay ka wadaan Africa. HAMBALYO ayaan leeyahay Hassan, suleyman iyo afadiisa sacdiyo. Waxaan aad ula dhacay su,aashii ugu dambeysay iyo jawaabtii suleyman oo aheyd in banii,adam labadiisa gacmood ay ku fiicanyihiin mid qalin, buuk lagu qaado iyo mid lacag, cuno lagu qaado ama lagu cuno lama heleen mid 3aad oo qori lagu qaado waa hadal run ah oo u baahan inaan dahabo hadaan nahay Somaali. Waad mahadsan tahay walaalkeen suleyman fariintaada. I HOPE ALL SOMALI TO UNDERSTAND YOUR MESSAGE

  • @adamibrahim8263
    @adamibrahim8263 Жыл бұрын

    Sacdiya Ibrahim Suulaleey Somalia thanks you for your huge Brain. Somalia needs you and the people like you

  • @ahmeddeeq7377
    @ahmeddeeq7377 Жыл бұрын

    Great project. 👏🏾👏🏾

  • @mohamedfidow6611
    @mohamedfidow6611 Жыл бұрын

    Maasha allah.. Somalia ayaa la idinka baahan yahay

  • @albaaniali7387
    @albaaniali7387 Жыл бұрын

    Sacda maama Hargaysa ayaan ka hirgalinaaya insha allaah waan.usoosafrayaa ruwanda

  • @madaliyow
    @madaliyow Жыл бұрын

    Masha Allah Waa Arin muhiim ilaahay waxaan ka baryaa inshallah inaan Rwanda tago

  • @abobasement346
    @abobasement346 Жыл бұрын

    Somalidunah qabil iyo dowlad xumoh bah halkah dhigtay Ruwadanah waad Arkaysah horumar kodah

  • @humaagacademy2878
    @humaagacademy2878 Жыл бұрын

    Hereri Ilaahay khayr ha ku siiyo waan uu baahnaa academy ga

  • @naniahsaab2912
    @naniahsaab2912 Жыл бұрын

    Alle haku barakeeyo wll waxaad qabatay hawl fiican oo ku dayasho mudan

  • @safiyaomar6179
    @safiyaomar6179 Жыл бұрын

    C Salaan imikana ma ruwaandaan uguurnaa kolayba soomaali waa reer guuraaye

  • @haredayunis1022

    @haredayunis1022

    Жыл бұрын

    Sikale majirto

  • @abdirahmanhassan5536
    @abdirahmanhassan55362 ай бұрын

    I love this country ❤so much ❤

  • @adamibrahim8263
    @adamibrahim8263 Жыл бұрын

    Bravo Bravo. My name is Engineer Adam Ibrahim. Somali from Melbourne Australia. I am a 3D Modeler (Building & Construction Engineering) . Can I join you?. If no objection please let me know👍👍

  • @suadail4265

    @suadail4265

    Жыл бұрын

    Will kaalay Somaliland anaa raba inguri sidaas Ayaan rabaa

  • @sadiyahassan6824

    @sadiyahassan6824

    Жыл бұрын

    Soo dhowow walaal

  • @suadail4265

    @suadail4265

    Жыл бұрын

    @@sadiyahassan6824 Asc was information ma’igasiin kartaa hadii Somaliland qorsha sad haysaan

  • @sadiyahassan6824

    @sadiyahassan6824

    Жыл бұрын

    Maya walaal

  • @sadiyahassan6824

    @sadiyahassan6824

    Жыл бұрын

    Soo dhowow

  • @xiddigbeershiya3065
    @xiddigbeershiya3065 Жыл бұрын

    Maansh Aallh ilaahay how barakeeyo Dad dedalay keep going

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 Жыл бұрын

    Masha allah sacdiya abuukar iyo campany geedu arin wacan ayay qabteen

  • @saladohasan1715
    @saladohasan1715 Жыл бұрын

    Illahay ha u barakeeyo.

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Жыл бұрын

    Salaam Alaykuma qofkii u horeeye video gan daawada thanks

  • @dadaal234
    @dadaal234 Жыл бұрын

    Very Interesting and eye opening.good job

  • @xaqfidiye3922
    @xaqfidiye392210 ай бұрын

    Masha Allah hdli shaqada ay Africa ka wadaan waa shaqo aad u fiican Allaha ku guuleeyo.

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal Жыл бұрын

    *In English documentery Ayaa loo baahanyahay si Umadaha Kale loogu soo jiito ama Loo Tuso Inay Somali tahay Dad waxbadan Africa kuso kordhiso Waliba Wadama Badan Ganacsi kukeedahay waaweyn*

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 Жыл бұрын

    Masha Allah. Allaha barakeeyo

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Жыл бұрын

    Masha Allah Allaha u barakeeyo maskaxda iyo caqliga wa dhalin yaro mustaqbal wanaagsan leh

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc66136 ай бұрын

    Soomaali haddaan nahay dad waan haynaa, laakiin madax ma hayno. Dhib kasta oo wadanka ka dhacay, ama ummadda Soomaaliyeed ku dhacay waxa masuul ka ahaa siyaasiinta iyo madaxda qaarkood. Iyaga xoolihii ummadda dhacay, haddana shacabkii u kala eexday, dabadeedna qabiil ugu abtiryey, dabadeedna dagaal sokeeye madaxa u galiyey. Madaxda iyo siyaasiinta iimaan leh Allaha noo soo hadeeyo. Aamiin.

  • @engabdirisak4285
    @engabdirisak4285 Жыл бұрын

    This concept,which is combination of technical and vocation instition and establishing low cost housing is interesting,especially the construction method is very outstanding ( precasting construction method)

  • @salmonellatyphi2601
    @salmonellatyphi2601 Жыл бұрын

    Walaal somalia 40kun wadankeena Allah noo keeno

  • @ayanwarsame7044

    @ayanwarsame7044

    Жыл бұрын

    Amin yarabi

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 Жыл бұрын

    Jazakumullaahu Khayr

  • @Abdi-libaax
    @Abdi-libaax Жыл бұрын

    Rwanda is doing so good.

  • @mohamedmahamoud5222
    @mohamedmahamoud5222 Жыл бұрын

    Asalamu calaykum wa raxma !! First of all i wanna thank mr Hereri for the tremendous work he's doing, it's really a valuable job thanks again sir!!! Then, i wanna thank the heads of the construction company for their concern for Africa in term of affordable and green housing. You're undertaking a wonderful job congratulations guys !!! On the other hand,i'm suggesting you to carry it out throughout Africa and in the first place Somalia, Djibouti, Ethiopia and somaliland. I really appreciate and i welcome it !!! 👏 Mohamed Mahamoud from Djibouti

  • @fariidtv7127

    @fariidtv7127

    Жыл бұрын

    Somaliland is part of Somalia though

  • @mohamedmahamoud5222

    @mohamedmahamoud5222

    Жыл бұрын

    @@fariidtv7127 you'r right bro.

  • @sadiyahassan6824

    @sadiyahassan6824

    Жыл бұрын

    Welcome walaal

  • @mohamedmahamoud5222

    @mohamedmahamoud5222

    Жыл бұрын

    @@sadiyahassan6824 mahadsanid huno

  • @daadirxajicismannux425
    @daadirxajicismannux425 Жыл бұрын

    Waa ing, waa rer jabuutiyaan

  • @mohamedismail-yv9xi
    @mohamedismail-yv9xi Жыл бұрын

    Hereri media horumar wacan.

  • @user-wk6it2on3c
    @user-wk6it2on3c11 ай бұрын

    Maashaa allaah weriyaha qaaliga ee soomaaliyeed cagmadhige it maama sacdiya abuukar aad ayaa umahadsantihiin iyo dhamaan injineerada iyo shaqaalaha kaleba

  • @dugsiiyeabdi64
    @dugsiiyeabdi64 Жыл бұрын

    Qofka gacanta buris/Dubbe ama Qalin Ugali gacanta kalana cunto u gali, gacan sadexaad oo uu qori ku qaado malehe . Waa hadal aad u qiima badan.

  • @omadada100
    @omadada100 Жыл бұрын

    Mashallaah Allaah habarekyo.

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын

    Cabdisalaam hereri in kigali now,thankyou hereri.

  • @cabdiburcaawi2799
    @cabdiburcaawi2799 Жыл бұрын

    Mashalaah.ilahaay.haydin.baraleyo

  • @anisohussein8202
    @anisohussein82025 ай бұрын

    Guryaha sidaan u jaban somaliya ayaa ubahan waxaan rajeeynaaa in aad somaliyana ka bilowdaan

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud Жыл бұрын

    😍😍 M.A , ni jiclayaaaa dadkeeyga🇸🇴🥺❤️

  • @muslims_are_brothers
    @muslims_are_brothers Жыл бұрын

    Fariid weeye ninkani ma sha Allah

  • @jidkanuura1471
    @jidkanuura1471 Жыл бұрын

    Masha Allah waa wiilal karti badan ilaahow dowlad nasii waa ragii Somalia inoo dhisi lahaa

  • @muuqsoor
    @muuqsoor Жыл бұрын

    Masha'allh guulesta

  • @Moali____
    @Moali____ Жыл бұрын

    Guryo badan waan ka gadanaayaa insha allah haddii mashruuc nuucaan ah wadanka la geeyo sidaanna raqiis u ah

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 Жыл бұрын

    Maasha allaah maasha allaah

  • @jama377
    @jama377 Жыл бұрын

    Very informative program

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Жыл бұрын

    viva somalia deblomentes world somalia companey ltd

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Жыл бұрын

    Spectacular🥰🥰

  • @nomattersorry6732
    @nomattersorry6732 Жыл бұрын

    Garabkiina alle ha galo il xaasid iyo qalbi cadaw ilaahey ha idinka xijaabo , salaan sare from dar es salaam.

  • @rahmaabdilkadirmohamed8515
    @rahmaabdilkadirmohamed8515 Жыл бұрын

    Mashaa allah dad tashaday ayaa hor mari kara

  • @boubacarbarry862
    @boubacarbarry862 Жыл бұрын

    I really liked the video on the housing project but what really touched me these last exchanges with saleban and hereri on both hands one holding the pens the other the bread 🍞 its really inspired me for the hope of peace for our Somali people would he have a third hand to hold a weapon not

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Жыл бұрын

    hambalyo hambalyo somalia building companey

  • @maxamedcaliiimaan1043
    @maxamedcaliiimaan1043 Жыл бұрын

    Maansha Allaah

  • @dr.mohamedbiihi113
    @dr.mohamedbiihi113 Жыл бұрын

    Sacdia is much smarter and calmer than every other person

  • @abdirazakwaid7271
    @abdirazakwaid7271 Жыл бұрын

    Masha Allah

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 Жыл бұрын

    somalida ilaah hatuso inee maal galiyaan dhulkooda😭

  • @nihaalhassan8968

    @nihaalhassan8968

    Жыл бұрын

    Maxee maal galiyaan Waa la qarxinayaa

  • @user-mk1gp2cw7o

    @user-mk1gp2cw7o

    Жыл бұрын

    Yaamaalkiisa qaraxlarabo

  • @hindaabdihafiid9489

    @hindaabdihafiid9489

    Жыл бұрын

    @@user-mk1gp2cw7o kuwii soobe lagu qarxiyay hanti islaam ma ahayn miyas

  • @hamdiali143

    @hamdiali143

    Жыл бұрын

    Dhulaka bahalo qabiil dilay baa jooga

  • @nasraali871

    @nasraali871

    Жыл бұрын

    Amiin ilaahiy somli Ha isku sakhiro dhul aanad lihiyn dhul ma ahan somli dalkaadii diidiy ilaahiy Ha na soo hadaayo 🙏🙏🙏

  • @saidAli1993
    @saidAli1993 Жыл бұрын

    Ustaad xagee lagala xariirikaraa qeybta waxbarashada qofkii rabo

  • @Cadar49
    @Cadar49 Жыл бұрын

    Dagaal iyo dhiig taadin colaad waxaa rabo ma shaqeeste dowlad iyo barlamaan na waxaa dabo ordo mashaqeeyste ILAHOOW somali fahansii in nin walbaa u baahan yahay nabad AQIRO iyo aduun na anfacda Amin yarabi

  • @hassanrobleali6494

    @hassanrobleali6494

    Жыл бұрын

    Goorme soomali fahameysaa? Sidaan camal.

  • @ibrahimsaeed5808
    @ibrahimsaeed5808 Жыл бұрын

    Somali horumartay

  • @mohamedfidow6611
    @mohamedfidow6611 Жыл бұрын

    An amazing story!! Guuleysta

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 Жыл бұрын

    Very nice ✍🏾

  • @Madadaal
    @Madadaal Жыл бұрын

    Wonderful ❤

  • @ActionChannel-oe1kr
    @ActionChannel-oe1kr Жыл бұрын

    Mashrucan Somali wa anficilaha e dowlada halagarsiyo

  • @MohamedAli-dk5cx
    @MohamedAli-dk5cxАй бұрын

    Waan ka xumaaday runnti- kama xumaanin in ay dad Soomaaliyeed ay yeeshan shirkado laakin waxaan ka xumaaday in ay dhisiyaan dhul aysan laheyn oo dal shisheeye ah. Dadleena ayaa u baahan in la dhiso, magaalooyinka Soomaalida hala dhiso oo nabada ah.

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 Жыл бұрын

    Mansha allash waan soo dhaweynayaa illahay haydin garab galo

  • @sadiyahassan6824

    @sadiyahassan6824

    Жыл бұрын

    Aamin

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Жыл бұрын

    Masha allah

  • @erikahammerramalho1025
    @erikahammerramalho1025 Жыл бұрын

    Mashaallah

  • @shucaybmaxamed2868
    @shucaybmaxamed2868 Жыл бұрын

    mnsha allaah

Келесі