Sidee loga Ciiday Kigali Rwanda 🇷🇼 || Eid in Kigali

Пікірлер: 74

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.107113 күн бұрын

    ‏‎الله اكبر الله اكبر الله اكبر لا اله إلا الله. الله اكبر الله اكبر ولله الحمد. الله اكبر كبيرا والحمدلله كثيرا وسبحان الله بكرة وأصيلا وصل الله على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @bikorasysteme8852
    @bikorasysteme88522 күн бұрын

    I am not muslin but I love them ❤️

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE.12 күн бұрын

    Visit to rwanda . Salute paul kgame legend

  • @user-gr3kq5vc5u
    @user-gr3kq5vc5u12 күн бұрын

    Masha'Allah Tabaraka'Allah Eid mubarak from Kenya bambasa

  • @ShariaTv123rwanda
    @ShariaTv123rwanda11 күн бұрын

    Mashallah Tabarakallah welcome Kigal

  • @abdallabro11
    @abdallabro1112 күн бұрын

    Masha Allah ciid mubarak from kenya❤

  • @user-zi2pl9xd9e
    @user-zi2pl9xd9e13 күн бұрын

    Love it bro❤💯 Eid Mubarak My brother Abdiaziz Mohamed

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed12 күн бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-td8qy5yj6w
    @user-td8qy5yj6wСағат бұрын

    Türkiye den ruandalı müslüman kardeşler imize çok selamlar kurban bayramı mübarek olsun Allah a emanet olunuz ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdihakimnoordagane2932
    @abdihakimnoordagane293212 күн бұрын

    Man-Sha-Allah brother....keep going ❤

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha465213 күн бұрын

    كل عام وانتم بخير عيد مبارك ❤

  • @Abdimanto
    @Abdimanto13 күн бұрын

    Nice content favorite youtuber

  • @PerfectZizou

    @PerfectZizou

    13 күн бұрын

    Thank you

  • @AHMEDBigFan
    @AHMEDBigFan12 күн бұрын

    Eid mubarak to you Zizou

  • @relaxandmeditate5328
    @relaxandmeditate53285 күн бұрын

    mashaallah Rwanda wa wadaan aan jecla inaan maar sahmiyo waayo opportunities badan ba yaalo. Great content bro

  • @a.eabdirahman3876
    @a.eabdirahman387612 күн бұрын

    Masha quality KZreadr zezo

  • @PerfectZizou

    @PerfectZizou

    12 күн бұрын

    Thank you ❤❤

  • @NafimoussaDeeman
    @NafimoussaDeeman13 күн бұрын

    Ciid Moubarak form Djibouti

  • @DeeqowAbuukar9
    @DeeqowAbuukar913 күн бұрын

    ❤ ciid mubaarik perfect zizou ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @PerfectZizou

    @PerfectZizou

    13 күн бұрын

    Minal Aideen

  • @abdeemohammed6933
    @abdeemohammed693312 күн бұрын

    MashaAllah this is great content, I have followed your content last few months and I liked it.

  • @PerfectZizou

    @PerfectZizou

    10 күн бұрын

    Glad to hear that🙏

  • @alan.imangue

    @alan.imangue

    3 күн бұрын

    Really?Somalis are bringing their al shabbab to peaceful rwanda and,in 10 years from now,kigali will be a be a waste land like mogadishu.

  • @farhaanss1114
    @farhaanss111412 күн бұрын

    Eid mubaarak bro hambalyo waa ku mahadsantahay laakin ceeb waaye gacanta inaad saarto don't ceeb

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed352711 күн бұрын

    Masha allah bro

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee12 күн бұрын

    From geedi sahan

  • @fariyaosmanali9220
    @fariyaosmanali922011 күн бұрын

    Masha Allah

  • @user-sj7xb4xo5m
    @user-sj7xb4xo5m12 күн бұрын

    Yaab badanaa oo soomali wadankana ma joogaan war noo soo sheeg soomali inta ay ku joogaantiradooda THANKS

  • @Shamso697

    @Shamso697

    4 күн бұрын

    5 years ayan ku nolahay 😂😂

  • @user-sj7xb4xo5m

    @user-sj7xb4xo5m

    4 күн бұрын

    @Shamso697 Waligay ma moodaynin soomali inay joogto Shamso soomaalida joogta sharci aad ku joogtaan ma idin siiyaan Mida kale arday ahaan may soomaalida u joogaan mase ganacsi Aniga Kenya aan joogay 1994 markii xasuuqa uu ka dhacay ay is dilaayeen Hadaan askari jidka kugu qabsanaynin sida Kenya oo kale sharci keen ku dhahaynin waa wadan lagu noolaan karo guryaha ijaarkooda ma qaaliyaa $100 guriga ijaarkiisa ma ku filan tahay iyo cuntadaada Haday ku filantahay walaahi meel lagu noolaan karo waaye dadka wadanka u dhashay say idiinla dhaqmaan Walee wadan aduunka aan sharci lagu waydiinaynin Cid kasta iska soo galayso Waa soomali mana fiicna

  • @TheDavy222
    @TheDavy22213 күн бұрын

    🔥🔥🔥

  • @OnlyCall-bx6vp
    @OnlyCall-bx6vp12 күн бұрын

    Hore usoco sxb 100k an garsinno plss

  • @MuradAhmad-tm9gz
    @MuradAhmad-tm9gz13 күн бұрын

    Ciid Mubarak war vlogyada Somalia dhamay niyoow

  • @PerfectZizou

    @PerfectZizou

    13 күн бұрын

    Minal Aideen

  • @bario1091
    @bario10915 күн бұрын

    Markaan aniga ugu danbeysaey ruwanda somali badan majoogin

  • @nashsomalian1658
    @nashsomalian16589 күн бұрын

    Skons from Kenya✌️

  • @suleimanaabdisalan6830
    @suleimanaabdisalan683013 күн бұрын

    Eid Mubarak fam

  • @PerfectZizou

    @PerfectZizou

    13 күн бұрын

    Minal Aideen bro

  • @user-pu5mq3ho1s
    @user-pu5mq3ho1s13 күн бұрын

    Ciid mubaarak

  • @PerfectZizou

    @PerfectZizou

    13 күн бұрын

    Minal Aideen

  • @abdirahmanlag5269
    @abdirahmanlag526913 күн бұрын

    Eid Mubarak to you @perfectZizou

  • @user-mg8er6id5q
    @user-mg8er6id5q4 күн бұрын

    Connection noosuubi kolba KZreadr Soomaali ah adiga ayaan ka arkaye.

  • @imranibrahim6735
    @imranibrahim673513 күн бұрын

    Eid Mubarak

  • @PerfectZizou

    @PerfectZizou

    13 күн бұрын

    Minal Aideen

  • @sharuu_king
    @sharuu_king5 күн бұрын

    Wlhi naga naga tagtey sxb trucks 🛻 lay da xibta niguma jiran kila week Niko kigali to Mombasa raha wlhi

  • @deeqowaxmed3662
    @deeqowaxmed36628 күн бұрын

    Ghana accra vlog ka soo duub wllo

  • @RiKi70783
    @RiKi707834 күн бұрын

    Yarka somali restaurant iska leh magacisa wa xasan nin masuul ah oo aad uwanaagsan

  • @Bucket_content
    @Bucket_content12 күн бұрын

    From Garissa

  • @iqruush_abdukadir
    @iqruush_abdukadir10 күн бұрын

    Ninyahow Rwanda 🇷🇼 rabaa inaa kaa waresto meel kala soo xiriro I sheeg

  • @kamalyusuf6211

    @kamalyusuf6211

    6 күн бұрын

    Kanecaad KU baden waadanka Waan ISKA faqaria lkii Nabadisa fiicana dhulkanii waa xayiisaya iyo Meel koolab Quruxbaden waxabaa fiicana kuma arkiin

  • @bario1091
    @bario10915 күн бұрын

    Canjeera maa loxoox ladhahaa hadana

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni53586 күн бұрын

    Sxb waxan kugula talin lahaa in meelaha aad tagayso aad warbixin sax ah ka keento waxaagu yuu noqonin vlog kaliya isku dhex wad,

  • @MohamduudIman
    @MohamduudIman2 күн бұрын

    5000Dolar ganacsiga maigu filanyahay?

  • @m0orash
    @m0orash13 күн бұрын

    Meesha waan iska dhex arkay .. LOL .. Ciid Wanaagsan bro. Kusoo dhawoow Kigali.

  • @abdihashi6225

    @abdihashi6225

    13 күн бұрын

    ereygas negative baan anagu u isticmaalna shay hadaad iska dhex aragto waad nacday bay ka dhiganatahay]

  • @m0orash

    @m0orash

    12 күн бұрын

    @@abdihashi6225 HAHAHA ........ Balo negative raadisay.. war anigaa meesha ku jiro oo kaamerada i qabatay

  • @MohamedMohamedbootaan
    @MohamedMohamedbootaan9 күн бұрын

    Meeqa lagu tagsa Rwanda 🇷🇼

  • @Bucket_content
    @Bucket_content12 күн бұрын

    Minal faizin wll

  • @zubayrmaxamed3403
    @zubayrmaxamed340310 күн бұрын

    Part two Rwanda wa ka sugen

  • @FeysalXassan-dc3uh
    @FeysalXassan-dc3uh13 күн бұрын

    From saciid sixpack

  • @MohamedAli-dk5cx
    @MohamedAli-dk5cx12 күн бұрын

    Somaali meel walibo wey joogaan, laakiin goormee tageen? 6 sano ka hore kuma arag Soomaali badan.

  • @iidleaxmed8010
    @iidleaxmed80107 күн бұрын

    Waxaan layaabanahay dadkani ma somali baa mise waa khalijiyin yaab dad dhaqankodi ka tagay banana baa u danbeeyaa . War diracyada iska daayaa oo dharkeeni hidaha iyo dhannkena so xidhha

  • @Dalkanuuriye
    @Dalkanuuriye13 күн бұрын

    Mulkiilaha magaciisa maad waydiin isna ma sheegin, warbixinta soo dhamaystir.

  • @PerfectZizou

    @PerfectZizou

    13 күн бұрын

    Haha Hassan wll

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni53586 күн бұрын

    War mesha ma somalibaa kunol cajiib

  • @abdihousseinabdi3357
    @abdihousseinabdi335713 күн бұрын

    Like coment

  • @maryanaskar
    @maryanaskar11 күн бұрын

    Wadankas xataa ma tageen simali yaab

  • @muscabmohamedfarah9929
    @muscabmohamedfarah992912 күн бұрын

    Luanda angola imaw zxb

  • @PerfectZizou

    @PerfectZizou

    12 күн бұрын

    Haye bro InshaAllah

  • @bisharoxaayow1036
    @bisharoxaayow103610 күн бұрын

    Marti xishooda gurigiina ku ciida meelwalba buuq iyo qeylo la joogtaan orda dalkiina ku ciida

  • @imranibrahim6735
    @imranibrahim67355 күн бұрын

    🔥🔥🔥🔥🔥

  • @imranibrahim6735
    @imranibrahim673513 күн бұрын

    🔥🔥🔥

  • @PerfectZizou

    @PerfectZizou

    13 күн бұрын

Келесі