"Xukumadda,xisbiyadda Iyo Urruradda Siyaasada..,waxan Uga Digayaa In Ay Faragaliyaan Shaqadda...

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 29

  • @abdirahmanismailabdi4671
    @abdirahmanismailabdi46715 күн бұрын

    ASC.HC.waan mahad santihin En inankan yar ee jakadeysan muxuu shegayaa waan afgaran wayayee bal ifasira ader dib ujeso oo digtonow Somaliweyn waa mid xaqiqa ah ku nolow aderka maqal oo kuleh Wabilahi Wabilahi towfiq

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug5 күн бұрын

    Oromadii ay dadka qaar gali jireen iyo Amxaaro oo ay iminka noqdeen miyaa codayn doona! .... Maya wixii hore u dhacay.

  • @princesshawd6859
    @princesshawd68595 күн бұрын

    Somaliland alow barakee ❤❤❤

  • @awiladen7814

    @awiladen7814

    5 күн бұрын

    Hhh nayaa waa bilaa barako amxarad yahay🤣🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @princesshawd6859

    @princesshawd6859

    5 күн бұрын

    @@awiladen7814 so habaar faqash yahow

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf5 күн бұрын

    Hariyoon cirooy helimayside

  • @HassanBasri725

    @HassanBasri725

    5 күн бұрын

    Maxaad ugu diiday waa muwaadin uxaqle inla doorto 😂and 😂😂

  • @awiladen7814

    @awiladen7814

    5 күн бұрын

    🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k5 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @suberh8985
    @suberh89855 күн бұрын

    Wadaniyoow kaadhadhkii aad kiishashka ku ursatay ee reer laascaanaood ey baa cunaye iskaga celi dadkii intay goori goor tahay.🤣🤣🤣

  • @awiladen7814

    @awiladen7814

    5 күн бұрын

    Hhhhh war reer ssc hadanu nahay muse hooley baanu la.jirnaa hhhh si.uu iidor inta yaree hadhay uu ukala diro hhhh AWDAL STATE NA waa laydinkasoo eryi jabutina waanu heshiinay 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    5 күн бұрын

    Dhulbahante dadkii kaa dhigay yuhuud ahaa itoobiyaan

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty84045 күн бұрын

    ID management server-ka cloud dhiga database oo iris recognition and digital detections ku baabiya musuq walo imani kara si cadaalad heer sare oo technologiada waafaqsan !!!!!!!!!! from saylac

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug5 күн бұрын

    Kkkk.....Fair and free election.

  • @awiladen7814

    @awiladen7814

    5 күн бұрын

    Hhhh 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jaamaccabdi9681
    @jaamaccabdi96815 күн бұрын

    Haddi lagu shubto.waa.dagaalamaynaa

  • @eidhassan7047
    @eidhassan70475 күн бұрын

    Kkkkk kulmiye ma oromo ayuu soo rari doona rer laascanood waa rer somaliland

  • @m.khadarhassan8637

    @m.khadarhassan8637

    5 күн бұрын

    Maxaad ka sastay

  • @awiladen7814

    @awiladen7814

    5 күн бұрын

    Hhh viva muse holey baanu leenahay hadaanu reer ssc nahay iidor intii yaraydee naga baxsatay musaa soo afjaraya 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled87715 күн бұрын

    No more odayaal doorasho ka sheekeeyaa waa tii lagu kala hagaagi lahaa xisbi iyo ururba dadka isha bu,udeeda diidani khiyaamo iyo qaran dumis bay isku qireen bal reer cabaadweyne aan eegno maantana waxay ku hadlaan

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy5 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤kkkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤❤❤❤kkkkkkkkkk❤❤❤❤

  • @awiladen7814

    @awiladen7814

    5 күн бұрын

    Hhhhh viva muse hooley🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c5 күн бұрын

    Oo haddayba dhacdo, doorashuun baad ku waalateene, yaa madaxweyne loo noqonayaa?! Ma inta OOG & Ceerigaabo ka soo rogan? Waar meesha nagu kala dareeriya. Tola'ay, ma YUSRA tafadheer baa qarankii tafaha ku dhegtay!!!

  • @rajoo532

    @rajoo532

    5 күн бұрын

    Ya laga daramii. Iska amus😅

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf5 күн бұрын

    Hadhow yey muran imanin haduu yimaadana wa in go Aan adag laga yeeshaa tii hore ee maxad weeynaha ee hore ayaa dagaal khasaare maaliyadeed naga gaadheen markaa cidii kibirta laqabtaa

  • @HayaanQaranTV7267
    @HayaanQaranTV72675 күн бұрын

    Laxawl wala quwatiin waa an ka xumahy wlhy way fashilanyin wlhy ader wadankan wuu babay ee ninwaloba degankag u tasho

  • @awiladen7814

    @awiladen7814

    5 күн бұрын

    Hhhh muse 5 more years🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-gz3dq1px4i

    @user-gz3dq1px4i

    5 күн бұрын

    Adiga deegankaagu xaguu ahaa meeshan somaliland ayaa la yidhaahdaa Boowe canbuuladaada raaco

  • @awiladen7814

    @awiladen7814

    5 күн бұрын

    @@user-gz3dq1px4i 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

Келесі