Millatariga Somaliland oo sheegay in Xisbiga Mucaaridka ah uu saldhigyo Milatari siin doono China...

Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments

Пікірлер: 92

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf14 күн бұрын

    Ilaahay nooma keen wadani iyo huwanta is huursan ee faqashta ah, Kun hadaanu na siin KULMIYE ayaanu nahay, FOR EVER... ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @janomusic4783
    @janomusic478314 күн бұрын

    Odaygan laxda ah maxaa xisbi iyo siyaasad ka galay ciidankii buu jabiyey

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub14 күн бұрын

    Ilahow hano keenin wadani iyo huwanta u wato aamiin

  • @mohamedqacda2688

    @mohamedqacda2688

    14 күн бұрын

    ilaahow noo keen aamain

  • @halimamumin3643

    @halimamumin3643

    14 күн бұрын

    Aamin yaa Raxmaan. Ilaahoow xisbiga wadani jebi oo burburi

  • @IbraahimCawil-qe6bu

    @IbraahimCawil-qe6bu

    14 күн бұрын

    Ilaahayow xisbiga qoomulud ee kulmiye naga qabo waayo waxay lacag iyo dhaqaale ka raadiyaan macsida

  • @june6206

    @june6206

    14 күн бұрын

    @@halimamumin3643ja ka muuse dhaxal u le

  • @june6206

    @june6206

    14 күн бұрын

    Huwen cidad u taqan Illhay idinma kee o idinka daba ordayee qalbiga Illhay hay idinka reebo

  • @maxamedcabdo3565
    @maxamedcabdo356514 күн бұрын

    Hadalkaasi ama qoraalkaasi waa mid khaldan waayo milatarigu maaha xisibiga kulmiye ee waa sharaftii dalka markaa maanta nuux shaqadiisii midaan ahaynbuu qabtay

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf14 күн бұрын

    Illaahey kulmiye naguma sooceliyo

  • @JonathanCkay
    @JonathanCkay14 күн бұрын

    Somaliland wa prank 😂😂😂😂

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman177014 күн бұрын

    Waxa allah waxan uusheegayaa isagay ceeb kutahay.

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu14 күн бұрын

    Xisbiga kulmiye ee ka ganacsada dhiiga iyo macaasida qoomuluudnimada ayaa dalkii baabi,yey ceebna dad ka usoo jiidey imikana in ay gaalada iska dhadhiciyan raba

  • @madarmahamedmaah9587
    @madarmahamedmaah958714 күн бұрын

    Ciidanka siyaasadu waa ka mamnuuc

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni172514 күн бұрын

    Cabaadkii ayaa ka dhamaaday muuse juudan oo wakhtigisii soo dhamaaday

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed372214 күн бұрын

    Warka cidanka qaranka èe sameyska kadaa ciidaka qaranka

  • @zakirboss143
    @zakirboss14314 күн бұрын

    Maxaaa tiraaahdeeen Macaaridku heeeeeee 🤸‍♂️🤸‍♂️🤸‍♂️

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman177014 күн бұрын

    Odaygu miyaanu xishoonayn?

  • @janomusic4783
    @janomusic478314 күн бұрын

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk Lax dhukan ma bilaabeen doqonimadoodii

  • @museosman8296
    @museosman829614 күн бұрын

    Ssc tagtay iidoor

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed929114 күн бұрын

    ANIGU MARNABA MATAAGEERSANI REER GALBEEDKA SABABTOO AH WAA DAWLADO DHAQAN XUN OO WADANADAY XIRIIR LAYEESHAAN GALIYAAN COLAADO BAAHSAN TAAS BEDELKEEDA WAXAAN TAAGEERSANAY INAYNU XIDHIIDH LAYEELANO REER BARIGA

  • @kingcayda-ok1lb
    @kingcayda-ok1lb14 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h14 күн бұрын

    Kkkk Kkkk xasan qarn dhiqo 😂😂😂kkkk Kkkk

  • @tarabimedia6746
    @tarabimedia674614 күн бұрын

    Arinkano kale wasar arimaha daba waxa ku dhacay

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c14 күн бұрын

    Walle nuux taani aduunka iima joogeen hore. Ayaan ka toogan lahaa waayo15 guuto wax aan 30 qof gaadhin ayaa ka fakaday Kaasaa weli hadlaya oo dadkii hortaagan

  • @ahmedyaasin4667
    @ahmedyaasin466712 күн бұрын

    Nuuux tani ma siyaasi buu isku badelay anagaa wax aragneye😂😂😂😂

  • @ArahmanHasan32-ub9jw
    @ArahmanHasan32-ub9jw14 күн бұрын

    Hhhhhh

  • @user-kg2gd3lw4q
    @user-kg2gd3lw4q14 күн бұрын

    😂😂😂😂 Caruurtana looguma sheekeeyo waxan 😂😂😂

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c14 күн бұрын

    Maanta ayuu malaysiya habar jeclo.ayuu dhex taagan yahay 34 sano ciidankii ay dhisayeen xataa mucaaradku may waydiin ciidankii madhay isaga iyo muuse iyo ina kaahin ilaa hada may waydiin ciidankaas jabay 15 guuto ahaa Hada waa ku saxan yahay inuu wadani madaxa u saaro oo aan waxba ka ogayn waayo iyaga ayaa waajibkoodii ka seexday markay ciidankii maamulkaasi meel uu ka baxay waayeen kuwii jebiyeyna waxba ia qaydiin waayeen oo weliba qaarkood toogasho ahaa Wadani ina dusha u saaraan maxa diidaya ilayn kulmiye doorashada ma hun gureeyeen haday la xisaabtamaane Faysal isagu waa dhabar jebinta cirro oo waajibkiisii garan waayey waxay kulmiye dunuub galeena dusha u saaray

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah841714 күн бұрын

    OGI OGI BAASTO KARIYE MUXUU KA YAQAAN WAXAN UU SOO QORAY. BEENAALE BEENAALE BEENAALE BEENAALE BEENAALE BEENAALE BEENAALE BEENAALE BEENAALE BEENAALE.

  • @ismaqabdale
    @ismaqabdale14 күн бұрын

    Kkkkkkk

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t14 күн бұрын

    Bisinka

  • @ashanor8035
    @ashanor803514 күн бұрын

    Nuux baasto goojacade maxaa kadhacay aaway ciindaagi aad hogaamin jirtay

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman177014 күн бұрын

    Waxay muujinaysaa masuuliyad daradiisa Sudan uu uhadlay ,iyo inaan lagu aaminin karin ciidanka, muxuu baray ciidanka uu horjoogay sodonka sano.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin364314 күн бұрын

    Xisbiga wadani waa xisbi argagixisada. Waa in ay Shacabka Somaliland ka foojignaadaan oo aaney codkooda siinin marnaba.

  • @IbraahimCawil-qe6bu

    @IbraahimCawil-qe6bu

    14 күн бұрын

    Xisbiga kulmiye waa xisbi ka ganacsada qoomuluudnimada oo markhaati leh oo layaqaan

  • @june6206

    @june6206

    14 күн бұрын

    War warka wala hayaye 😂 muuse wa guusha ssc putland ama harti jooga dhe tani iyo muuse ja kii ba sii socon

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux27814 күн бұрын

    Waa li idoor Isha waad bur buraysaa Isha alaahi bur bur ilaahay baan idiin b barinay ku baar been badan hooyadaa baa argagixis ah tuug adiga waranmay iyo nuux taani

  • @yuusufmaxamed7742
    @yuusufmaxamed774214 күн бұрын

    DAMBIILE NUUX. TAANI. WAA. NINKII. XASUUQAY. SHACABKII. REER. LAASCAANOOD. WUXU. MUDAN. YAHAY. INLA. SOO. TAAGO. MAXAKAMAD. OO. LA. TOOGTO

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib410814 күн бұрын

    When live gives you an enemy like Somalia 🇸🇴. Fight like Somaliland

  • @mahamedtiibo3167
    @mahamedtiibo316714 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😊😊😊😊

  • @halimadirie5301
    @halimadirie530114 күн бұрын

    Somaliland iyadaa huruday 6dii sano ee farmaajo joogayba tababaradii lacagtii hubkii magaca somaliya lagu qaatay waxuu farmaajo u gacan geliyey reerka daarood wayna muuqatay waxaynu arkeyney hawiyaha oo leh ciidamana ma tababarayoe wuxuu tababarayaa daarood

  • @KadarIman-vj6jn
    @KadarIman-vj6jn14 күн бұрын

    Maxa qaldan, imika!!!! waa maxay ciidanka xisbiyada mucaradka ku eedaynaya siyaasadooda iyo halkay dalka u jihehaynayan sawtan somaliland hoyadeed wastay 🤔

  • @advyser
    @advyser14 күн бұрын

    War xun sheeg, waan soo akhriyay maqaalka Hadalku wuxu ku socdaa beesha caalamka oo la leeyahay ama imika inta xukuumadan ay idin rabto Somaliland taageera, ama hadhaw China iyo Iran baa lagu xidhan haday xukuumadu is bedesho (waana dhab)

  • @june6206

    @june6206

    14 күн бұрын

    Kkkk war ssc ma soo noqoneyse odey gii idin jabiyay ba idin le adeer muuse Ha loo soo gurmado si kursiga aw u sii joogo wana guusha harti muuse inuu soomaliland u dhameys tiro guul ssc putland

  • @mawliidnaxamed724
    @mawliidnaxamed72414 күн бұрын

    Taliyo iskaa ah cadawga gudaha

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf14 күн бұрын

    Warya adigaaba dhinac u janjeedha toosi warkaga maxaa meesha keenly wadani baa sidan yidhi iyo huuhaa madhan?.....

  • @medidrissIdrissmed
    @medidrissIdrissmed14 күн бұрын

    Kuwani wey riyonayan 😂😂😂

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga657714 күн бұрын

    china anaba ku raacsan waayo taiwan waxay u dan thy dadkas doonya microchip inay ilashadan inaga maxa dan noogu jirtaa china wxasid marmar marmn wwa fiican yahay hadanu ka tashano aynan noqon sida wadamda qr marka hore ka saxeeno wax badan banu ka faiidayn mraykan waxba nooma qabanyo Anigu waxan k yaby U N siday tahay

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf14 күн бұрын

    Ciidanka cilmi kumaheysto qabiilnimo ayuu kuheystaa

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale164214 күн бұрын

    What is wrong with Taani is he running for president Balaayooy Waa hadda iyo bilowga dagaal sokeeye.

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q14 күн бұрын

    Nuux taani may ahan inu hada inala hadlo ee waxay ahad inuu jeelka ku jiro waa nasib daro ku dhacaday wax weeyan nuux taani oo ciidanka loodhibay ee jabay ee iy foolkisa ahad iyaa haga Hada nala hadlay nintu wadani guuleesanaya ladha qaado wax lagu soo daagi maxakabada wana lagula xisaabtami toonaa

  • @musinhoosman-du9hi
    @musinhoosman-du9hi14 күн бұрын

    Caqliga heego inta miya kulah xisibiga mucaaridka aah ,oo system baa kuma jire side ayu uu siiya ilma dhilooy 😅

  • @johnyou4036
    @johnyou403614 күн бұрын

    Goblan talo aduunyoow, maxay gacalo taagweydey, Ma maanta ayuu Taani noqdey af-hayeenkii Muuse, Waar qarankii 32 sano la dhisayey meel ku sheega, Qaranka waa la idinka badbaadinayaa.

  • @AbdallaHersi-hj6ln
    @AbdallaHersi-hj6ln14 күн бұрын

    Adiga yaa kuu dirtay waxaas? Shaqadaada qabso.

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni172514 күн бұрын

    Beentii ehlu naarka muuse juudan aduunkii way barteen wayna ogyihiin inuu qaswade yahay

  • @husseinaden7560
    @husseinaden756014 күн бұрын

    Aaway ciidankii laguu dhiibay ,ma maxaabiis bay isku bedeleen horta adiga is casil ka dibna maxkamad halagu soo saaro

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim555014 күн бұрын

    Inalilah, waar sidani waaxay.cidanku waa u dhaxeeyaa xisbiyada iyo xukumada, markaa maxaa isbedelay tolow

  • @dahirduale5650
    @dahirduale565014 күн бұрын

    Marka nin loo socdo nin baa loo soo maaraa Anagu Argagixiso waad nagu sheegi jirteen waligiiba lkn Raga loo socdaa waa Garxejiso hadalkuna wuu cad yahay

  • @halimamumin3643

    @halimamumin3643

    14 күн бұрын

    Garxajis hala yimaadan Nin kartid leh oo muwaadin dhab ah. Sanka hanaga gelinina Cirro oo Somalia u shaqeeya, cadowna ku ah qaranka Somaliland.

  • @halimamumin3643

    @halimamumin3643

    14 күн бұрын

    Doodu ma'aha Garxajis, ee waxa aad wadataan baan idiin iibsaneen. La imaadaa Cid daacad ah oo qaranka lagu Aamin Karo.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden756014 күн бұрын

    Kkkkkk war yaa idin yaqaan ood xiriirka u jartaan ,siyaasad jahwareer baa idinku dhacay ,isma maqashaan miyaa saw tii aad taiwan la heshiiseen ,horaa loo yiri iidoor marduuf qaad ah helay waa majnuun falanee, walee been ma ahan

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud230314 күн бұрын

    RAGOOW KIBIRKA WAA LAGU KU FAAYE KAAS HA LA OGAADO

  • @daus4315
    @daus431514 күн бұрын

    Kuwii Gojacade laga so eryaday maxay siyaasad ka garanayaan mise oday Muse ayaa uso dhiibay? Ciidanka qaranku waa inuu dhex u ahaadaa xisbiyada qaranka lkn waa sheeko muse waxani ILLAHAY isku dirkiisa si khayr leh ha inagu dhaafiyoo mid ka khayr badan ha inoogu bedelo wuu la hadhay wadankee.

  • @abdullahinoor2938
    @abdullahinoor293814 күн бұрын

    The kicks of dying horse

  • @khadarlg9855
    @khadarlg985514 күн бұрын

    Dable baasto cidanka maxaa jabiyay ???? Taasbaan kaa sugaynaa. China iyo somaliya warkoodu haynoo danbeeyee

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf14 күн бұрын

    Jananada ciidanku xisbiyada wey udhexeeyaan jananada kalena weyhadlayaan sidaa nuux u unoqdey janan xisbi ama xaafadeed ayey uhadli doonaan hadey codka shacabka ka quusanyihiin beesha caalamka maxeyka karabaan ? Ma nooboob ayey leeyihiin

  • @cabdiraxiinkhadar4433
    @cabdiraxiinkhadar443314 күн бұрын

    odaygaas faashilka ahi inta uu ciidankii ku fashilay ayuu hada xisbiyo ku wareegaysanayaa.

  • @AbuAli-kx6nw
    @AbuAli-kx6nw14 күн бұрын

    Siyaasad mayaqaanan isaaq fakarkoodu waa marqaan bal waxuu kuhadlayo

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale14 күн бұрын

    Ooyin weynaaa Yaanaga aamusiya Odeyga

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali107314 күн бұрын

    Taliyuhu waa SAXSAN YAHAY XISBIGA WADANI waa argagixiso

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w14 күн бұрын

    Ciidanku qaran mee

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu14 күн бұрын

    Maxaa cidanka dhexgaliyey siyaasada xisbiyada s/land

  • @user-rs6jp8vt8k
    @user-rs6jp8vt8k14 күн бұрын

    Caaaaaaaaac Bacaaaaaaac Maaaaaa Maaaaaaa ADEER JILACA ISKA DAAYO CAGATA MARI HUUUUUWANTA

  • @barkhadhasan1870
    @barkhadhasan187014 күн бұрын

    Caaac caadiyah mxd sheegty imika waxas maa ku qoran waqda oo yaa qoray markaa

  • @Jibriil571
    @Jibriil57114 күн бұрын

    Khaalidow ciidankii nuux taani uu jabiyay ayuu ku qarinayaa warkan !!

  • @faizaali2889
    @faizaali288914 күн бұрын

    SOMALILAND GUUL

  • @munasagal2496
    @munasagal249614 күн бұрын

    Waxay ahyd inu iscasilo nuux baasto kedibna la toogtaa, waddani haddi u so baxo china xageenu so qabanayaa somaliland ahaan.

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x14 күн бұрын

    Beenaale

  • @manineima4398
    @manineima439814 күн бұрын

    Kulmiye ayaa somaliland kuu soo duuly oo sakhraameen harti ah qayb dalka ka mida gacanta uu galiyey

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c14 күн бұрын

    Hada caqliga dadka isaaq ayuu caayayaa isagoo 15 guudto cunay ayuu hadlayaa nacaladi kugu dhacday Dad aalbiga ka dhintay ayuu helooday masnta nin hadlaba muu ahayn in la toogto ayaa waajib ku ahayd dadkuu la hadlayaa

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed14 күн бұрын

    Hadaan runta laysu sheegin waxa laysu sheegaa sow been maaha runtu waa sida qoraalku ku Nuux nuuxsaday nin diidan iyo nin ogolba

  • @osmanibrahim8708
    @osmanibrahim870814 күн бұрын

    Dacwadi maxagamad.way.kusugas

  • @sahraabdijama2426
    @sahraabdijama242614 күн бұрын

    Itobiya idin nacdey meel ad umadhid weydeye ma jeyna kurabta

Келесі