“Wariyeyaashii aannu xidhxidhnah dunuubtii ay galeen halkaas ayaanu ku soo bandhiggay” wasiir Kaahin

Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
Kala Soco Gallaydh Media Barahan
FB : / gallaydhmedia
FB : / hassangallaydh
TW : / hassangallaydh

Пікірлер: 89

  • @sumayayounis3970
    @sumayayounis3970Ай бұрын

    Masha Allah tabaarakallah guuuuul iyo gobanimo

  • @abdiabdilahi8331
    @abdiabdilahi8331Ай бұрын

    M .a Awoowe ilaahay ha ku xafido

  • @user-cp7zn6fd8b
    @user-cp7zn6fd8bАй бұрын

    Geesi geesi dhalay muj maxamed kaahin salansare ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-wc4nj8fb2m
    @user-wc4nj8fb2mАй бұрын

    Daalkan somali land issaq kaligi ku maa noola ee waa daal laa waa daleeyahay marka madaxda yaana laa cayin maxamed iyo inta kale baa Allah ayaa xiilka oo dhibayi guul guul somali land ❤❤

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275Ай бұрын

    Mansha allah

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fvАй бұрын

    Mujaahid qaaliya

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010Ай бұрын

    Waa hadal xaqiiq ah

  • @user-kn4fh5gn5y
    @user-kn4fh5gn5yАй бұрын

    War samaale oo dhaa😊fiwaayey xaaskii siilaayo oo aan xaal aga qaadin ayaa maaanta hadlaya ceebta la aamus muuse iyo kaahin markay dhergaan baan sugayaa ayuu soo wadaa awalow

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7sАй бұрын

    Yar yarka wariyaasha waa in la bara 1 afsoomaaliga 2 akhlaaqda 3 abka wax loo warayisto

  • @user-xs1yy8ff7h
    @user-xs1yy8ff7hАй бұрын

    Demuqraadiyad Gaal Uuun Baaa Rabo Uuufin lakum Idinka Iyo Dastuurkiiina Qooomaluuudka ah Aaad Cabudaysan Yaaa Calmaniyiiin Bari Baaanu Idinka Nahay Idinka Iyo Dastuurkiiina Baybalka ah

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404Ай бұрын

    maanta jilbahaa laysku aastay oo runta laysku sheegay !!!!! saxaafada haday gaalada iyo wadanada shisheeye u shaqeeyaan anaga waxba nooma ahaa first !!! in somaliland la canbareeyo ama sumcadeeda hoos loo dhiggaa maaha sax in ninka madaxwaynaha hadii lays hayo in somaliland loo caayo ama laga arko wadanka in uu isagu leeyay ama ay saxafadu ku saacido war kasoo tabiso nin umada isku diraya ku qabyaalad ku kala kaxaynaya amaa kalmada qabil live usoo hadal qaadaya qudhun iyo fidno si uu uga arsado masul xukumada ka tirsan ..... somaliland saxafada leh , dhakhtarada leh culimada leh umadaa leh ... somaliland first ...From saylac

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vuАй бұрын

    Somaliland ma saxaafad baa lagu sheegi karaa waxa mikrofonada suuqa orda ?

  • @dhamackosar8710
    @dhamackosar8710Ай бұрын

    Reer ceel af wayn yaa isku diray Doorashadii muuse markay soo dhoweyd sowtaad madaxa isu geliseen

  • @saidali6971
    @saidali6971Ай бұрын

    Somalilaland allaha cafido

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yzАй бұрын

    Waa muuse kanbaa loonacay. Qudhmiye kanbaalonacay.

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688Ай бұрын

    Geesi geesi dhalay maxamed kahin ilhayow ku xifti.

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jcАй бұрын

    نعوذ بالله من شرّكم

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291Ай бұрын

    SAXAFADA SOOMALILAND WAA SHADAADIIN WAXAANA LAGS XUKUMAA YUHUUD MABAADIDAY SITAAN IYO WAXAY BAAHIYAANA WAA WAX BURBURINTA WADANKA SALKA KU HAYA MANA ARAG WAX WANAAGSAN OOY BAAHIIYAAN

  • @roobjama6865
    @roobjama6865Ай бұрын

    Ictiraafku qaranimada kama mid aha!

  • @sharifsaleh7167
    @sharifsaleh7167Ай бұрын

    Waa khudbad waxku ool ah.

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ugАй бұрын

    Maxamedaw waxaannu nahay macaamiil

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6wwАй бұрын

    Ninrageed ninrageed dhalay buuf cayayaanka keep going

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Dhadiga isaaq waa their dog Ina kahin

  • @MahamuudCabdi-nk7yk
    @MahamuudCabdi-nk7ykАй бұрын

    kkk xirsi.ayu ujeeda

  • @user-so1kf2js5k
    @user-so1kf2js5kАй бұрын

    Mahamed kahin waa libaax

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ugАй бұрын

    Uuu aa uu aa

  • @axmadmuuse2004
    @axmadmuuse2004Ай бұрын

    Hadaan maxed ina kaahinaw meeris yadan eegno Hadii madawga geeduhu engago mileyga jiilaalka mahwi ceel hadii loo kacoo maalku wada oomo manfac waaka qeybsada tolkii midha wadaagaaye masaw aabahey iyo sidaan midhiq ka soogaadhey magaabana in aan leyga siin maax ladhura naayo oon malab rag kale loo shushubey wax uga miileeyo oon meesha taagnahey anaan murudna leefeynin oon meydhax aan igu xidhneyn meylimo uheysto oon weliba mood iyo salaan ula maleegnaado sadex magac allee xaajadaa leyma marinsiiyo sida koran xiniin yaha lamudey uma maloognaado

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gvАй бұрын

    XAGEED SOO DHIGAYSAA ODAYGAAN NACASANAA HORTA . MAXKAMADA MAAD U SOO BANDHIGTID MARKAAD 6 BILOOD HAYSATAAN EE HADHIWNA SIDA XOOLAHA BILAA MAXKAMAD SII DAYSAAN

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7sАй бұрын

    Wali lama arak wariye dalkisa ku mucarada

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899Ай бұрын

    Kaahin masgixiyan waa xanuunsan yahay oo cidankii ka tirsanaa federalka somaliya ee Cirro mushaharka siin jiray ee aad qabatay wali lagama hayo meesheey ku danbeeyeen

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404Ай бұрын

    war issaqi bahdi baa laga saaray !!!!!!!!!! dhaqankii dhulbahante ayaa hogamiye koxeed isku badalay oo waliba hanjabayaa walee si kalee ayaa ka danbayn waar dhulkiinii waad haysataane daroodismy waxba idiin qabani maayee ayar fadhiya oo somalia iyo puntland haydin deeqdo !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! from saylac city

  • @califaarax7052
    @califaarax7052Ай бұрын

    Qadan qaran ayaa idiin soo baxday

  • @ubahomer2468
    @ubahomer2468Ай бұрын

    Dadka wadanka dambiga ka galay xidha oo maxakamad soo saara ama marka hore ha xidhina taasi dawladnimada ayey ceeb ku thy waayo waxa ay u eek thy in aad dadka iska xidhaan uun

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731Ай бұрын

    Beeneey waa run

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404Ай бұрын

    nin kasta shaqadiisa haloo daayo mid kastaana masuliyadisa hakasoo baxo !!! war police ku sharciga haku fuliyaan haday dhakhaatirtu wariyaasha daayo qaldan ku baadhaan amaba jornalistuhu war been ah fidiyo amaba kay ka sheegeen cebaynaya si ay nin qayrkisa ugu adeegaan iyago lacaq qadanayaa war nin kasta shaqadissa haka adkaado si masuliyadu ku jirto hana ogolaado in lala xissabtamo oo maxkamada hayska difaaqo police waa shaqadiisa inu wax xidho oo cadalada hor keeno !!!!!!!!!!!!!!!! from saylac

  • @axmadmuuse2004
    @axmadmuuse2004Ай бұрын

    Hadaan maxd inakahinow merrisyadan egno hadii Madawga deeduhu engage milayga jiilaalka mahwi cell hadii lookaco maluku wada oomo manfacwaka qaybsada tolkii minho wadgaaye

  • @user-br8jq3vv9d
    @user-br8jq3vv9dАй бұрын

    Dhalin yaradi ad mudaharad ku dishay 6 dii ma lagaga aray mise rag Kama dhalan wx ka hadlaya man arag

  • @KHADARKHAN4165
    @KHADARKHAN4165Ай бұрын

    Caacaa leh noocka siyaasada waa ka xishood nacasow

  • @theruler411

    @theruler411

    Ай бұрын

    Amuus oo xiishoo. Kolay qaxooti qurbo joog saqajaan ayaad tahy u maleynaya.

  • @user-kn4fh5gn5y
    @user-kn4fh5gn5yАй бұрын

    Kaahinow meeday laascanood ee aad ku soo deysa faqashta iyo huwanta ciidankii qaranka jebiyey baa maanta hadlaya ceeb waa loo dhiinto

  • @historynerd7549
    @historynerd7549Ай бұрын

    Training bey u bahan yihiin saxafad lama odhan karo waxa Somaliland ka jiraa

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yzАй бұрын

    Fule mkaahin waa ninkabeenta soogudbiya ee muuse waalay

  • @user-oj1tp1nl2v
    @user-oj1tp1nl2vАй бұрын

    Adiga ayaa kula xisaabtama away askartii aadgaysayna laascanood

  • @madarmahamedmaah9587
    @madarmahamedmaah9587Ай бұрын

    Madaxweynahaa soo xidhay isaagaana sii daayay what the hell

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600Ай бұрын

    Caaqil hebel sidanuu ku yidhi Caaqil hebel maxaad leedahay zero weeyi iyo qabiilada isku dirkooda maalin maan arag hadaanay katagayn may qabiiladu wanaaga ay isu soo galeen kasheekeeeyaan

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3cАй бұрын

    Waxa,uu ku hadlayo iyo beentii oo uu soo diyaarsaday intaas ayaa muuse ku haystaa Bal meesha uu ku tuuro ogaada muuse ina kaahin. Sidii xanjo macaankii laga dhamaystay

  • @sahnim7481
    @sahnim7481Ай бұрын

    Waa aduunyo in halyey M.ina kaahin uu Madal la soo istaago Huwan Xirsi gaab,Ninkii ku xidhay gabadha way icaydey.😂😂😂

  • @samaronsaid4676
    @samaronsaid4676Ай бұрын

    You will go soon in to the court

  • @jmabdi2843
    @jmabdi2843Ай бұрын

    Beenaale intaa waxbaan zo bandhigayaa buu yiraahdaa Ha iloobin (Goojacade)

  • @abdihasanwaes349

    @abdihasanwaes349

    Ай бұрын

    Goojacade halkee layidhaahda

  • @flipofiqey
    @flipofiqeyАй бұрын

    Ixtiim naguma lihiid. Eee beenta mesha kale taag

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196Ай бұрын

    Geenyo shaximan waa mujrim kahin waa Dameer Raraya óo 30sano Heego Ka qabo qaad u aha subxanak waa Doqon aan Wax hana lahayn NIN la darajo ah hoos joogay Dameer kaawe Doqon ciyaya 😮😮

  • @fardusaw9688

    @fardusaw9688

    Ай бұрын

    Akhascaleek Akhascaleek nin aanad kabihisa gadhay baad wax ka sheegaysaa.

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452Ай бұрын

    War umada ka xishood oo ka hor dhaqaaq Daacad laahyne

  • @abdihasanwaes349

    @abdihasanwaes349

    Ай бұрын

    Dadbaa doortay codna waa ku tagaya habar iyo baryatoona ku tagimaayo

  • @cartancartan8452

    @cartancartan8452

    Ай бұрын

    @@abdihasanwaes349 de hye doorsho may ogoladaan oo ay qabtan isga muse juudan Cidna xoog waxba kuma doonoysee waxy ogyihiin dadki inay naceen dalki qayb k mid dayaceen

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899Ай бұрын

    Ina Kaahin iyo been maxaa kala heysta 90jir been mooye run aan aqoon waa calaamadaha akhiru sabanka

  • @mma7485
    @mma7485Ай бұрын

    Afsomaligii ayaa illaaaah ka habaaray lama dhagaysan karo odaygan

  • @flipofiqey
    @flipofiqeyАй бұрын

    😂😂😂😂

  • @dhamackosar8710
    @dhamackosar8710Ай бұрын

    Adiga yaa kula xisaabtamaya

  • @user-fb8hl5xx4d
    @user-fb8hl5xx4dАй бұрын

    Mounafaq 😂😂😂

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5jАй бұрын

    Maxamed kahin hadad didid dabah socodkah musah bixih waleh mashuh marah bad adiganah admarin ee intah gorih gortahay kahar muusah benalah oo shacabki waa nacen doran mayan marlabad iyo mar dasaxad bah ee iskagah har muusah dabadisah ee kubir shacabkah dorashadah sugayah maxamed kahinoh

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144Ай бұрын

    Geenyo shaaximan Munaafaq beenale xishoo ware wad Jabtey

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692Ай бұрын

    Kkkkkkk iska aamu

  • @user-gz3dq1px4i
    @user-gz3dq1px4iАй бұрын

    Wasiirku qodono muhumuu soo qaaray dadka dabajirtaa halaga qabto dhaqo Dadka iyagaa isku dira oo beeno faafiya

  • @saidali6971
    @saidali6971Ай бұрын

    Somaliland xisbi mahan shaqsina maahan xilna maahan somaliland waa umad

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ugАй бұрын

    .MUDANE WASIIR WAXAA KULA GUDBOON INAAD UMMADDA TIDHAAHDID ICAFIYA ILAAHAYNA AAD UTOOBADKEENTO

  • @wabaxa
    @wabaxaАй бұрын

    BEEN AYAAD SHEEGTAY DULI FOQAL DULI

  • @mma7485
    @mma7485Ай бұрын

    Kan wali ma cidbaa dhagaysata? Laascanoood waxiii ka dhacay ma ka jawaabay wali illeeen meesha waaba joogaye

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3cАй бұрын

    Muuse ayaa ku yidhi dadka been u soo samee xamaalkiii sacad muuse War dadka xaarka kala tag naag naag dhalay wuxuu ka sheekaynayo muxuu ka yahay

  • @Kim_Jon_Un
    @Kim_Jon_UnАй бұрын

    Maxaan ku idhaahdaayeey. Waxba hana odhane, orod iska naso adeer 😂.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3cАй бұрын

    Tuuuuuug tuuuug dhalay ina kaahin xaarweyne Kuwaasi caqli ayaanay lahayne toogasho ayaad ahayd lkn meel sharciyaalo yaanay ahayn hargeysa 15 guuto isaga iyo nuux taani iyo muuse fircoon ayaa cunay xata habaalahoodii lama arag dhagxaan ayaa dusha laga saarsaaray

  • @AdenAwliyo-gm9eb
    @AdenAwliyo-gm9ebАй бұрын

    Hadal maal kadhaca ayaad ku hadashay ina kaahinow (xabad xayraan ah yaa hoosta kaa soo galaysa /hadal masuul maaha/😁😁😝😝

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3cАй бұрын

    Xukunkiina dad hargeysa kuwa bilaa diinta ah yaa idinka xukun wanaagsan munaafaqiin ollaahay ka fogaaday kala af qadhmuun beenaale yaal ah. Dawlad kulahaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk saxaafadu been ma sheegto iyo tuugo warkeed

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3cАй бұрын

    Shareeco islaam xaguu ku arkay af qadhmuune dawladu xagay joogtaa. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Ingiriiskii xataa waa nacay ay leef leefi jireen

  • @MuseAbdi-hv9wr
    @MuseAbdi-hv9wrАй бұрын

    Xiniinyaha ale kqabay qudhmiye

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623Ай бұрын

    Maalinta Liinta kkk Maaaha malinta xoriyada Sxafada somaliland. Obosanjo Lacag badan ayaad siiseen si uu hadal yar ugu amaano somaliland waa dilaal ninkaasu. Waa canshuurtii umada Hada ayuu u hanjabayaa wariyasha Xayraan ayuu ku tilmamayaa wariyaha umada u shaqaynaya

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ugАй бұрын

    MAXAMED ILAAHAY KABAQO OO UDANEE NAFTAADA OO JOOJI DHIBTA AAD WADDO

  • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
    @AbdirahmanMohamed-hm8ndАй бұрын

    Xirsi waa ciiyal sooqe wayo hadlegaa wasirka madageysanayo telpon isticmalaya

  • @AxmedCabdi-rh3ny
    @AxmedCabdi-rh3nyАй бұрын

    Niyaw ninkani ma xishoodo dadka dhagaysta ka yaabay wllhy

  • @martine7191
    @martine7191Ай бұрын

    maxay u dhinteen isaaqu xorba ma ahee, north korea ku nool yihiin, biyo ma haystan, shaqo jirto ma hadli karaan

  • @AbdirihmanWarsame
    @AbdirihmanWarsameАй бұрын

    Wxbaa futada kaa yaacay😂😂😂 25/8/2023

  • @maxamedmaxx
    @maxamedmaxxАй бұрын

    This guy is clueless

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731Ай бұрын

    Wuxu been badanaa

Келесі