MAXAMED BAKAAL CIRO Ft AMINA AFRIK | NIN INAABTIDII HELAY (OFFICIAL VIDEO ) 2019 HCTV HD

Музыка

#CIRO #HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 471

  • @SakariyeJakarta
    @SakariyeJakarta5 жыл бұрын

    Inta jacel nabi *MAXAMED* IYO *QURANKA* *ALLE* allow idin gee jannada 👇👇

  • @hamdiahmed3909

    @hamdiahmed3909

    5 жыл бұрын

    scw scw scw illah ka cabso wllo adigoo like radinaga meshan ha kenin maga xabiib kena scw

  • @user-ju9qs9im7e

    @user-ju9qs9im7e

    5 жыл бұрын

    Aamiin Aamiin inshaAllah ❤💛💚

  • @mohamedhajiahmed5059

    @mohamedhajiahmed5059

    5 жыл бұрын

    Aaamiin

  • @hanadhaybe3030

    @hanadhaybe3030

    5 жыл бұрын

    Kkkk

  • @abdiqaniboss4838

    @abdiqaniboss4838

    5 жыл бұрын

    Coment raadia baad thy

  • @saadeid8889
    @saadeid88895 жыл бұрын

    Amina afrik inay xidigad tahay inta igu raacsan liketa halala boobo.💝💞💘

  • @asmitomahammoud4052

    @asmitomahammoud4052

    5 жыл бұрын

    Sa'ad Eid amina afrik caday

  • @khaliifmahamutt2570
    @khaliifmahamutt25705 жыл бұрын

    Gabadh aan ilmaabti nahay baan aroosiH rabayeH like igu meheriya gabadhaH wlalahayoow 😂😂

  • @laylacabdi8885

    @laylacabdi8885

    5 жыл бұрын

    hhhhhhhhh ooo hadana kkkkkkkkkkkkk

  • @ramlacadeey2328

    @ramlacadeey2328

    5 жыл бұрын

    Ceeeeeb inkasto dinta ogashahy lkn waa walasha

  • @azmadhawrzan698

    @azmadhawrzan698

    5 жыл бұрын

    Hhh zi fcn

  • @jakliinjacky8020

    @jakliinjacky8020

    5 жыл бұрын

    hhhhhhhh inabtigay ka shidantahay deee

  • @mukhtaarabdi5411

    @mukhtaarabdi5411

    5 жыл бұрын

    Iska daa

  • @hassanceydiid2744
    @hassanceydiid27445 жыл бұрын

    Inta hooyo macaan jecel like isara 😍😍

  • @awale07hirsi67

    @awale07hirsi67

    5 жыл бұрын

    🎂🎂🎂🎂🎂🎂

  • @HodanKhadar-rm2mw

    @HodanKhadar-rm2mw

    4 жыл бұрын

    Wllo mcn qaali

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed53085 жыл бұрын

    Inaan tayadi amina afrique waxa kaa muuqata farxad oo goobti somaliland baaye uu timiid my mother land waa siida amiinaye inaaga meel kuu WADA dhalanaye ee guuriga hooyadey kuu soo barbartey naa waa goob ee ilaa araag huuno couisin 🥰🥰🥰👏🏽👏🏽🇩🇯🎋👏🏽🎋👏🏽🇩🇯🎋👏🏽🇩🇯❤️

  • @indhodeeqahindho7304
    @indhodeeqahindho73043 жыл бұрын

    Wiil ani idoortow i aamanay wacanaah eegamada jacaylkiyo ereydu haboonaa sida aniga ookale afo geesi qaba iyo oori lagu kalsoonyhy ayaankeenu badanaa aqalkeenu waa gobe tiirkhiisu adagaa ruuhaad aduunyada ka ishaaratoo nolol aaye kula wadaagaa alaylehe macaanaaa💖💖💖😍😘😘😘

  • @xuseenaxmed7695
    @xuseenaxmed76952 жыл бұрын

    Codka 100/% Heesta 100% MUCI 100% HABEENTA 100% WOW WAAN IDIN SALAMY AMINA IYO Maxamed

  • @mohamedmuuse4821
    @mohamedmuuse48215 жыл бұрын

    Cirro Gudomiyaha xidigaha Geeska iyo Aamina Go For ward walalyal💪👏✋

  • @empiresaara9927
    @empiresaara99275 жыл бұрын

    Wiiil ani idoortay wacanaa Eegmada jaceylkiyo Erayada haboonaaa❤

  • @nimoyusuf47
    @nimoyusuf475 жыл бұрын

    Inta ila aragtay ciro ino xirtaay ilakaha like i sar ama xaniyheyga ayan ku joga aniga meshan 🤣😂😎😎😎😍😍

  • @queenyismail5158
    @queenyismail51585 жыл бұрын

    Ina abti❣❣❤ hees shidan weyaan in kastoon ina abti jeclaan inaan nolosha lawadaago really

  • @santana_show185
    @santana_show1855 жыл бұрын

    sheekadan Afatarta fanan ee heesta midwalbaba uu gabdha laqadayo waa shekadii hodon cabdiraxmaan 2014 markay hargyza timi fananinta xidiguhu midkastabahees laqady hodhownahhhhhhhh✌✌✌

  • @DHAQANMAAL

    @DHAQANMAAL

    5 жыл бұрын

    kkkkkkk way ka dhex toosayaan miyaa dee inaadeer waa caadi haddii ay madax banaantahay waa in loo gurmadaa oo meher yar dhag lagu siiyaaa kkkk

  • @abdihakinhussein7205

    @abdihakinhussein7205

    5 жыл бұрын

    Hadhowna xalkaa oogu dar waxa ka dhiman kk

  • @santana_show185

    @santana_show185

    5 жыл бұрын

    Ahmed Mohamed Abdulrahman hahahahH mayee dumarada qurbaha kayimadaa fasahaad waxan ahyn mawadan😂😂

  • @santana_show185

    @santana_show185

    5 жыл бұрын

    Abdihakin Hussein dee Wixii lawada arkayaay kadhacay😂😂😂

  • @nabilhoussein5083

    @nabilhoussein5083

    5 жыл бұрын

    Ķķkkkkkkkkkkkkk haye markana

  • @sagaljamali6796
    @sagaljamali67965 жыл бұрын

    Sida aniga oo kale afa geesi qaba iyo Ori lagu kalsoonyhy ayaankeenu Badanaa aqalkeenu waa gobe Tiirkiisu adakaa ❤️❤️❤️

  • @najmaahmed8763
    @najmaahmed87635 жыл бұрын

    inan inaabtidee heshay ayaan ahy like hayla.dhaafina

  • @mahmedfarah6422

    @mahmedfarah6422

    4 жыл бұрын

    Hhhhhhh ma tiri

  • @ibrahimiiman2587
    @ibrahimiiman25875 жыл бұрын

    waa heestii sanad kaan odhan karaa ; Erayadda abwaan abwaan dhalay ayaa ku laxaadsadday. laxanku Sir ka , codka hallaasigaa cirro iyo Afrik ❤

  • @faizaFunny780
    @faizaFunny7805 жыл бұрын

    Viva iNaabti isku baxay like ii Saar hadii Aabahaa iyo Hooyadaa inaabti dhaba yihiin oo labo walaalo ahi kala dhaleen sida Ani camal ❤🙏 mase jeceshahay in inaabtiga guursato Ani maya jecli adna fikirkaaga dhiibo

  • @abdikarimmohamed6100
    @abdikarimmohamed61005 жыл бұрын

    Masakiinta iga dambysa ha ila dhaafina like yaa xaasnimada iska daayo

  • @user-ku5pu9su1z
    @user-ku5pu9su1z5 жыл бұрын

    Inabtigey ayaan isjecelahy like iisara

  • @giiigianagiigianalozy2622

    @giiigianagiigianalozy2622

    3 жыл бұрын

    waxan rajyna inad nasiib isku heli doontaan😊

  • @hibanuura8992
    @hibanuura89925 жыл бұрын

    ilahayow calafka reer abtigay igu dar si khayr leh viva cidagale

  • @umumuntaaz7822

    @umumuntaaz7822

    5 жыл бұрын

    hiba nuura hhhh ani cml

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi30365 ай бұрын

    Abwaan cabdillahi xasan ganey ❤

  • @niniineima2834
    @niniineima28345 жыл бұрын

    Maxamed ciro my fanaan ilkihi markad gagabisey codki waa yara wareer ilkaha dhadher ayu codka ku mcn yahey my fanaankeyga no xanaaq ♥️🌹🥀

  • @marwodumar3316

    @marwodumar3316

    5 жыл бұрын

    1

  • @niniineima2834

    @niniineima2834

    5 жыл бұрын

    @Gulled simba war adigu magac dadka u dhig haku qarabane anagu ma aan cayine maxey tahey waxan 😏😏😏

  • @niniineima2834

    @niniineima2834

    5 жыл бұрын

    @Gulled simba wax xanunsanaya waa la arka oo waji kale ku qarabanaya iga dhamow adeer

  • @FadumoJiinje
    @FadumoJiinje4 жыл бұрын

    Cirro in ilkihii u yaryaraadeen inta ila aragty liketa 😂😂😂😂

  • @aziizcabdlaa8539
    @aziizcabdlaa85395 жыл бұрын

    Ciro iyo Amina caday isku soo baxayane sidaa lo wada talan talinayo yaa ilaa arkay qoftan 😃😆☝❤❤💯✔🔥

  • @inantareerka1103
    @inantareerka11035 жыл бұрын

    Heestan afar bayd bay ku wacnayd inta igu raacsan 👍🏻 please.. nin inaabtidii helay cidiba kama abroona waa run.

  • @kurmanyojr1121
    @kurmanyojr11215 жыл бұрын

    Kii ugu horyaaye ayaan AH peles like me

  • @karimhasan8967
    @karimhasan89675 жыл бұрын

    Ciro nin an la qaban karin inta igu racsan like ta ha lo boobo Iftinkaga nuurkiyo Ilayskagu dheera Daganida aslubtiyo Edebtadu badana Dad jcyl aburo Kalgacayl ku iido Ashqararka xisaha Ku ildogsanayo Nin inaptidi helay Cidi kama abroone Ruuxad adunyada Ka isharato nolol Aayo kula wadaga Allay lahe mcna Ruux ani idorto I amanay wacana Eegmada jacylkiyo Ereyadu haboona Sida aniga okale Ruux lagu kalsonyahy Ayankenu badana aqalkenu wa gobe Tiirkisu adaga Ruuxad adunyada ka isharato nolol Aayo kula wadaga Allay lahe macana

  • @hudiitailwaad78
    @hudiitailwaad785 жыл бұрын

    Bakaaaaal fannka kliyen dhageysto heesihiisa legend❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis6425 жыл бұрын

    Aamina Africa ma waxay doonaysaa inay afduubato Ciro......Sidii Hodan Abdi Rahman

  • @nabilhoussein5083

    @nabilhoussein5083

    5 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkk maya maha ku tidhi

  • @fathiamohamedahmed472

    @fathiamohamedahmed472

    5 жыл бұрын

    Waaa laqabaa ciyaal badn bey ledahay

  • @hodanmuuuu3346

    @hodanmuuuu3346

    5 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @patrioticnasriinahmed2353
    @patrioticnasriinahmed235311 ай бұрын

    After 4years am listening 2023❤❤

  • @munaahmed2712
    @munaahmed27125 жыл бұрын

    Allah bisinka islaamahan dibadaha ka yimi yaa ka qabta qooysaska isu farahsan ifraaxeey hubkaagii gabadh baaa...............heedhe?

  • @mahmedfarah6422

    @mahmedfarah6422

    4 жыл бұрын

    Hhhhhhhhhhhhhh war qali ninku waaaa fanaaaaan gabadhooow rabooowna lasooo heesi karaaaaaa ifraaaxna inooow xudigeeey ku kalsoon tahay yahay weeey ogtahay

  • @hafsahubi9574
    @hafsahubi95745 жыл бұрын

    Jacayl baa laba dhacaya meeshaan love is in the air

  • @dirisleabdi364
    @dirisleabdi3645 жыл бұрын

    Bari la soco Reaction ka Amina Afrik iyo Ciro ❤️👍

  • @fatushofficial2962

    @fatushofficial2962

    5 жыл бұрын

    shaati cadow sheekada oo dhan mursal muse iyo hodan abdirahman bey ku socotaa adeer😴😴😅 wad iska fahmi kartiin 😱

  • @abdirahmanabdirisag2410

    @abdirahmanabdirisag2410

    5 жыл бұрын

    Dawarsiga Kala tag meeesha

  • @dongarow6296
    @dongarow62965 жыл бұрын

    Kaasi waa anigoo kale nin inaabtidi helay 😍

  • @Nuuraheego

    @Nuuraheego

    5 жыл бұрын

    Inbti

  • @qaysargaldogob5189

    @qaysargaldogob5189

    5 жыл бұрын

    Dangaronyo hhhhhhh

  • @mahamedahmed6317

    @mahamedahmed6317

    5 жыл бұрын

    CIDI kana aproona

  • @dondiriye3338

    @dondiriye3338

    5 жыл бұрын

    Inabti is helay😍😜

  • @harunhasanharun1595

    @harunhasanharun1595

    5 жыл бұрын

    Walashi wase

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed9095 жыл бұрын

    marka hada makuwa yar yaree eedooyinku dhaleen baad igu soo jeedinaysaan war cirooy ciyaarta igada nacalaaye aahhah

  • @umuyacquubmsbruukiskuwaara8089
    @umuyacquubmsbruukiskuwaara80894 жыл бұрын

    Hayaay ciro inta ugu danbaysa wuu kumaqanyay wacwac

  • @ritaajcali9472
    @ritaajcali94725 жыл бұрын

    ciro ilkahisa qurux badanaa hada 2013dii codkisa bes dhagaysan jiray lkn hada kamaba daalo dawasahdisa illaahow dhaqaatirta ilkaha noo soo badi😂😂

  • @rihamali5245

    @rihamali5245

    5 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂🤣

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees43265 жыл бұрын

    C.xasan abwaan dhalay aleylehe waa tahay noolow

  • @werdafani5573
    @werdafani55735 жыл бұрын

    Allaylahe Waa Hodan Two✌

  • @abdiaziz8036
    @abdiaziz80365 жыл бұрын

    Amina Africa woow fanaanad buuxad naag la mid ah wax kali ku jirta Khadar silimo

  • @rasmiliito2564
    @rasmiliito25645 жыл бұрын

    Inta arkata in ilkihi qurux u noqotey like isara hhhh🤣🤣

  • @kuwiinkuwiin2062
    @kuwiinkuwiin20625 жыл бұрын

    Mansha allah aamina Afrik ku jecliyaa allaw cimriga ku dheere Mansha allah waad ahidantihiin

  • @user-lh5xj9st7z
    @user-lh5xj9st7z5 жыл бұрын

    Ciro hadu heesi kara mar hadu isa so habeyay 😅 Amina africa One love

  • @fatushofficial2962
    @fatushofficial29625 жыл бұрын

    sheekadan oo dhan hodon abdirahman mursal muse ayeey kusacotaa hunoly😴😴😅

  • @nadarbalan1720
    @nadarbalan17205 жыл бұрын

    Inta ila argtay ina xirir ka dhaxeyo amina iyo ciro like igu qabta waligay ma codsan🙏

  • @rahmauk6005

    @rahmauk6005

    5 жыл бұрын

    Naa qoftan wa la qabaa waxba kama dhaxayn karaan 😂😂😂😂

  • @muztafahuzzein2850

    @muztafahuzzein2850

    5 жыл бұрын

    Hhhh naaa labadoodu guryo eyey leyhin xgey iz gyni

  • @umumuntaaz7822

    @umumuntaaz7822

    5 жыл бұрын

    Nadar Balan waara joojiya matalka mala awalka dadka ha isku dirina

  • @nasiimlove5701
    @nasiimlove57015 жыл бұрын

    Wiil inaptid helaY ❤❤😍😍

  • @zamzamiinahanshi4706
    @zamzamiinahanshi47065 жыл бұрын

    meshan sheko cusub kama socoto ee horaa loo so waday wa gabo gabo sidan filaa ciro si fcn ayu ugu haystaa aamina wuu is jilciyay wlh kkk ifrax sheko dhageyso mar dhaw

  • @abdirsaq7299
    @abdirsaq72995 жыл бұрын

    waar bal ragan dhuuntooda eeg aanba xitaa hadli karin naax awgood iyo siday ahaayeen guurku waaba cajiib anu wali sidiibaan bakoorad u ahay.

  • @hanadugsiiya3681

    @hanadugsiiya3681

    5 жыл бұрын

    Wllo iigu caawi subscribe please

  • @hodaniitaqalbilula7960
    @hodaniitaqalbilula79605 жыл бұрын

    Aan inbtigay u diro heestane😅😅💃

  • @sadaamaxmed3168

    @sadaamaxmed3168

    3 жыл бұрын

    Heestaji

  • @ubaxosman5011
    @ubaxosman50115 жыл бұрын

    Wlhida amiina daaar alla ujclhy♥️♥️♥️😊😊😊😊😊😘😘😘

  • @fatimamohamed3680
    @fatimamohamed36805 жыл бұрын

    Edab inteey ku aragtay naag qawon bisinka alle hakuso hanuniyo 🤲

  • @bulxanchannel1402
    @bulxanchannel14025 жыл бұрын

    ,✋🖐️ Nin inaabtidi helay👍👍 💛💘Cidi Kama ab roona,👍👍

  • @idilsharaf4147
    @idilsharaf41475 жыл бұрын

    Waaa rutaa walaalhi 😍

  • @ikranhasan3756
    @ikranhasan37565 жыл бұрын

    Somalidu war badanaa war waa walashiii aamina Afrika HaDii hees laysla qaado miyaa lays jeclaaday bisinka warka badan joojiya ciro naagbuu leeyahay ifraaxba ujoogta xishooda Amiina Afrika ceebta kad daaya PLZ 😭

  • @hooyomaryaangabadheda1659
    @hooyomaryaangabadheda16595 жыл бұрын

    Shekadan wale qoto qoto ayeey wadan ifraxey idhaha kala fuur sxby 😄😄

  • @Munira_Abdi

    @Munira_Abdi

    5 жыл бұрын

    Keligay ismoodaye adna mayla aragtaa nuxnuxda huuno🤣🤣

  • @hooyomaryaangabadheda1659

    @hooyomaryaangabadheda1659

    5 жыл бұрын

    @@Munira_Abdi haa wlhy huuno Waa habiqleyso shekadu

  • @dhuuxo5547

    @dhuuxo5547

    5 жыл бұрын

    Ar iska daaya dadka ILLAAHEEY ha is doontaane.

  • @niniineima2834

    @niniineima2834

    5 жыл бұрын

    Ahahahah ahahah Ana Dareen ayaa ii galay sidan u arkeyn miyaa

  • @niniineima2834

    @niniineima2834

    5 жыл бұрын

    Ma is tidhi gabdhihi qoorbaha joogey dib ba lo noqonaya ayeey kaga dhigeyn wiilashi wadan ka joogey

  • @aneesaabdalla3604
    @aneesaabdalla36045 жыл бұрын

    Aamina Africa qurux rabi uu dhamayes tiraye iyo ciro ilkih iska xidhaye ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋💋💋💋

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska1865 жыл бұрын

    Nin inaabtidii helay cidi kama afroonee Viva xidigaha

  • @najaxnalka7715
    @najaxnalka77155 жыл бұрын

    Wooow heestan anaba sugayayae💞💞💞💞

  • @gulethsaid7972
    @gulethsaid79725 жыл бұрын

    Inabtidy Aroortah mherin rbah 😂😁 Please like igu qbo Walaalo😍

  • @Salmancade10
    @Salmancade105 жыл бұрын

    Waa hees macaan wey ka baxsadeyn.

  • @aragsaninakhalaf8130
    @aragsaninakhalaf81305 жыл бұрын

    Hayaaaay ifraah hargaisa ku aaway lala tag ninkii ciro ahaaa naa kakac fadhiga sidii khadro ma ooyn karneee Kaftan .com Waan iska hadlayaa Hambalyo aamina afric

  • @aminafarah1714

    @aminafarah1714

    5 жыл бұрын

    aragsan ina khalaf ifrax hargeysa yadna ciro gabadh yar bey kaso dhacdey waa iska cadi marka hadii yada lagasii dhaco lol

  • @aragsaninakhalaf8130

    @aragsaninakhalaf8130

    5 жыл бұрын

    @@aminafarah1714 Oo walaley ciro isagana malasoo dhacay waala hoogay ileyn burcad rageedku waa badnaayeeen

  • @aminafarah1714

    @aminafarah1714

    5 жыл бұрын

    Hahey

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah90235 жыл бұрын

    Yaa salam laba fanaan oo qaaliya

  • @khadraaden8283
    @khadraaden82835 жыл бұрын

    Maasha allah fananad qaaliya

  • @nuradinsiciid9696
    @nuradinsiciid96964 жыл бұрын

    ilaahay mahdke aan iga dhigin fanan wllaldyna haka toobad keenan

  • @kawsarhassan6135
    @kawsarhassan61355 жыл бұрын

    Ilakaha wu iska habeyaya show ninki ciro

  • @ugbaadmohamed1385
    @ugbaadmohamed13855 жыл бұрын

    Hayaaay naa ifraaxay ninka tun oo budh u miis😥

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail34715 жыл бұрын

    Woo Ciro iyo Amina afrik mashallah X X x

  • @malyunahmed8586
    @malyunahmed85865 жыл бұрын

    Waw aminey nagta ka qado ninka yakhey ciro nin la dhafikaro ma ahe kkkk

  • @fahmahussein9812
    @fahmahussein98125 жыл бұрын

    Waw aamina afric cod iyo masraxadbay isku darsatay ❤️❤️❤️❤️

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid4 жыл бұрын

    Mashalaa waan ku hastaa

  • @mustaxiilinageedi8093
    @mustaxiilinageedi80935 жыл бұрын

    Ifraax hargaysa waa loo soo galay ugaadhsiga fanaanita qurba joogtu waa halis liiiiga

  • @noahismael8760
    @noahismael87605 жыл бұрын

    Hees aad u mcn😘

  • @munajama5507
    @munajama55075 жыл бұрын

    Ala bisinka Amina afric ma sidii hodan ayay weerar sooqaaday salamad ifrah hargaysa difaaca adkaa hadii kale hadhow ha caalaacalin

  • @abdillahinourbarkad8128
    @abdillahinourbarkad81285 жыл бұрын

    dawada quruxda gabdha ciise machaalah amina afrik

  • @kaltounabdoulrazak6252

    @kaltounabdoulrazak6252

    5 жыл бұрын

    Subxa naka cisse waa goob gobi dhashi

  • @abdillahinourbarkad8128

    @abdillahinourbarkad8128

    5 жыл бұрын

    @@kaltounabdoulrazak6252 wa runta walachay

  • @karimhasan8967

    @karimhasan8967

    5 жыл бұрын

    Hargeisa hoyga quruxda iyo fanka somali cidi barbar is tagi karin Duriyada gobanimada wa udhalaten Quruxda afka iyo fananinta gacanba la inigu tagaye ❤ lsaq

  • @muniirjr6856
    @muniirjr68565 жыл бұрын

    Waaar ciro ilkihii bu xudho waar wabaa uu qurx batybeee

  • @zuzukhaluud8464

    @zuzukhaluud8464

    5 жыл бұрын

    Indhahyga ayan mudyay ino xidhay😂😂😂😂✌

  • @zakimohas

    @zakimohas

    5 жыл бұрын

    Lagama qurxanahe yaan laga lcg iyo caqli badnaan lee mahoo

  • @umuyacquubmsbruukiskuwaara8089

    @umuyacquubmsbruukiskuwaara8089

    4 жыл бұрын

    Aduunka wax ilko xunmajiraan

  • @hodandaud5404
    @hodandaud54045 жыл бұрын

    Wan idinku ogaa sodhawaynta wacan hore usocda

  • @faaizodiiriye5880
    @faaizodiiriye58805 жыл бұрын

    Ileen lacagta qofka waa qurxisaa

  • @hamdahussein3646
    @hamdahussein36465 жыл бұрын

    aniga inabtigay oo ijecla baryo oo dooni jiray inuu iguursado laba mar xata wuu ku gulaysan wayay kkkk imaka kowdi bishan ayuu guursaday inadeertay ana waxn uqaday jacayl maxan yela marka meel xun buu iga togte xata ma tagi karo guriga inadertay waayo abaal uma galin waan caayi jiray marku guursadayna waan naxay wlhi hoyaday ayaa ishegtay inuu indertay guursaday ax ax ax wadnaha olol baa iga baxy ❤

  • @pandawerner7983

    @pandawerner7983

    5 жыл бұрын

    Iska adkayso wax kle ma jirte😂

  • @ssmossse5502

    @ssmossse5502

    5 жыл бұрын

    An kage arr goynYaa don’t worry

  • @hamdahussein3646

    @hamdahussein3646

    5 жыл бұрын

    panda werner hye wllo thnks

  • @hamdahussein3646

    @hamdahussein3646

    5 жыл бұрын

    Ss Mossse iga aar sxp iga arsady ninkuye

  • @HoyaZak

    @HoyaZak

    5 жыл бұрын

    Hamda Husein sifican ba yeshey ee inaderkii tajir ah guurso raga ninka ka lacag badan wa ka naxaan kkkk

  • @aymanalzhoh4650
    @aymanalzhoh46505 жыл бұрын

    Bakaal ciro qabyaladeyste weynaaday weeye

  • @wasodoontowaasaayewalashii4060

    @wasodoontowaasaayewalashii4060

    5 жыл бұрын

    Mxuu qabyaladeyay waa nin darooda iyo naag ciisa ah😂

  • @somalidhalad3175
    @somalidhalad31755 жыл бұрын

    Wuuuuw hodano badan baatimid ifraxey kumeeh qoot qooto halagudiro sidii silimo

  • @umalkhayrmohamud3211
    @umalkhayrmohamud32115 жыл бұрын

    hees iga dheh wowowowwow

  • @naasirjeelani1334
    @naasirjeelani13343 жыл бұрын

    Aamina afrik inta igu raacsan inay xidigad tahay like

  • @zircadeh8949
    @zircadeh89495 жыл бұрын

    Amina afrik Faanad dhameystiraN Like zaar hdy runtey tahy

  • @safiyamahadshiekh4727
    @safiyamahadshiekh47275 жыл бұрын

    Ilkaha ad ugu quruxbadnaday

  • @mohamedhashi1693
    @mohamedhashi16935 жыл бұрын

    naw amiina waxbay so wadataa habli qurubo joogta ahaa way soo qateene ifraaxey bal isga ilaali naagtan cirona wuxu idhid ilmati is heshay cidin kam sarays

  • @aishamoha4521
    @aishamoha45215 жыл бұрын

    Ifraaxey indhuhu iyo dhagtuba hakuu taagnaadaan hhh

  • @halyaygadhashasomalilandsn4153
    @halyaygadhashasomalilandsn41535 жыл бұрын

    11 /02 /2019 oo beri ah ayaaan rajaynayaa midan haweenka ka doortaay oo calaf nakala ka xeeyay 23-01-2015 oo aabaheed nin lacag leh iga siyy una soo samrayy oo MUDO 3 SANO CIDLA JOOGI JIRAY wxn sugaba dib u helo berina tahay malintan nolasha ku midobaynay alx isoo duceeeya asxbta qaliga

  • @husseinahmed7222
    @husseinahmed72225 жыл бұрын

    Masha Allah Amina afrik nolow inader

  • @sucaadnur5100
    @sucaadnur51005 жыл бұрын

    Wow ciro Amina Afric

  • @muslimgirl2665
    @muslimgirl26655 жыл бұрын

    Ar ifraaxey naagtan sibay u nuuree ninkaaga ogow😂😂😂😂😂😂

  • @zalmaahmed1797

    @zalmaahmed1797

    5 жыл бұрын

    muslim girl jacayl xaasid ma waaayo

  • @hyatuugurl3954
    @hyatuugurl39545 жыл бұрын

    Inaabtiga layskugusoo dhuumanayaa allaw waxa halka ka soo socda 🙈

  • @hanihassanjama628
    @hanihassanjama6285 жыл бұрын

    Wiilkaan waa wiila reer cabdulle raga waxabuu dheeryahay jkkkkkk

  • @cabdicasiisxasan4572

    @cabdicasiisxasan4572

    5 жыл бұрын

    hani hassan jama hhhh MA wx dherado argtey baaa jiraH hda argtey nla wadag

  • @hanihassanjama628

    @hanihassanjama628

    5 жыл бұрын

    Dhiraada iyo kabadan ayaan arkay lkn adiga ma reer cabdulle ayaa tahay

  • @bintiahxmedsaleban9682

    @bintiahxmedsaleban9682

    4 жыл бұрын

    hani hassan jama inanka Yar Ee Aanu Abtiga Unahay Waanu Soo Saarnay Gabadh Baanu Siinay Kooxdana Hogaanka Ayuu Uhayaa Jigjiga Umaba Maahnaa Shaqo Ku Filan Wuu Haystaa Anigana Abtiyaaladay Baad Iitihiine Hay Jafina 🤣🤣🤣

  • @ayaandiiriye8113
    @ayaandiiriye81135 жыл бұрын

    Oooof ooooof nin inbti helay 💖💖💖

  • @bidhaancaaqil8202
    @bidhaancaaqil82025 жыл бұрын

    Cirro horey usoco

  • @jibriilupdirahman8273
    @jibriilupdirahman82735 жыл бұрын

    *Ciro iyo amina afric* 👏👏👏👏

  • @FAAD21
    @FAAD21 Жыл бұрын

    Nice song

  • @gabadhasambuskalawareegto9782
    @gabadhasambuskalawareegto97825 жыл бұрын

    Na ifraaxeY hooY hooY indhaha furo godkagi baY biYo kugu so galene😂

  • @maxamedjabiyaa7492
    @maxamedjabiyaa74925 жыл бұрын

    inta bakhlada jecel like Isar waa Actarka jabiyaa akshay

  • @ilwaaddagan6957
    @ilwaaddagan69575 жыл бұрын

    nin inaabtidi helay waleee cidi kama abroona

  • @sakiaalie6589
    @sakiaalie65895 жыл бұрын

    Nin inabtidi helay 😘😘😘😘😘😘mcankka

  • @rahmaadan5053
    @rahmaadan50535 жыл бұрын

    Nagtii africanka u eekayd si fiican baa maykabkii loogu mariyay yaa ila arkay in ay hargaysatahay hoygii ilbaxnimada like isara

  • @haboihtoim5125

    @haboihtoim5125

    5 жыл бұрын

    She is from Djibouti city what's wrong with you walal cadi iskadhig no

  • @rahmaadan5053

    @rahmaadan5053

    5 жыл бұрын

    Waan ogahay in ay jabuti ka imatay lakin afrikan nimadii wala biiyay adu cadi iska dhig

  • @haboihtoim5125

    @haboihtoim5125

    5 жыл бұрын

    @@rahmaadan5053 so walal ilbaxnimad way udhlatey iyadhuba

  • @hamdaibrahim7322

    @hamdaibrahim7322

    5 жыл бұрын

    Djibouti ayaan kugu casuumaynaa walao malaha hore umad arage

  • @ayaanintifaac321

    @ayaanintifaac321

    5 жыл бұрын

    Rahma aadan xbti runtaaad abaarty Naag kasto foolxumi way ku hagagta somaliland biyahena ilahay barakeyey

Келесі