AMINA AFRIK & DAHIR YUSUF | JACAYL SUMAYSAN | OFFICIAL 2018 MUSIC

Музыка

ERAYADA: MOHAMED OMAR BOUH
LAXANKA: DAHIR YUSUF
MUSIC: QASIM MOHAMED KARAMA
VOCAL RECORDING: WAQAL
VIDEO & EDITING: WAQAL

Пікірлер: 273

  • @nimcaanyare2587
    @nimcaanyare25876 жыл бұрын

    JacaYl Sumaysan Weeyaan Best Song 👍😘 Anigu Waan Ka Helay Heestan Yaa Ka Helay Oo Kleh LiketaH SaaraH

  • @fayzashiil
    @fayzashiil5 жыл бұрын

    il xun kuma aragto Amina Jamac “Afrik” sideey happy 😃 u tahay mar walba ayan jeclahay Video-ga heesteeda wuu ka duwan yahay kuwa fanaaniinta kale ee afka Somaliga ku hadloo dhan waxa eey kaga duwan tahayna waa farxada iyo dhoola cadeynta quruxda iyo dheeshana sii raaci Cajab big ❤️Waaaaw💯👍🏻👌🏻👏🏻🌟❤️🌹

  • @sagaladam4186
    @sagaladam41866 жыл бұрын

    inta ugu horaysa ay ku bilowday aamini waa dhab qurbaha markii la yimi ayaa dhaqankii iyo diintii laga dul talaabsaday , waayo rag iyo dumar alle ma simin , raga ayaana aduunka hormood looga dhiga . dumarkuna xushmad iyo ixtiraam iyo koolkoolin bay mudanyihiin labada alle ha sharfo aaamiiin

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle3 жыл бұрын

    Haduu seeskeenu Nabad yahay 🔥💪❤️ Mid kamid ah heesaha ugu wanaagsan ee Qurbaha lagasoo qaaday

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE5 жыл бұрын

    Jabuuti fanaanintedu iney cod macaan yihiin like igu qabta koley aniga codkoda wa jeclahay

  • @abdullahihersi9218
    @abdullahihersi92186 жыл бұрын

    In muddo ah hees la qaado kuwa ugu qiimaha badan ayay safka hore kaga jidhaa Stunning graphics and splendid lyrics ❤️

  • @abdoosman3117
    @abdoosman31175 жыл бұрын

    Masha Allah Daher yusuf iyo Amina Afrik we're so proud of you hadaan nahay Rer Djibouti wa Hees aad u Maacan

  • @nugaalabdi3211
    @nugaalabdi32115 жыл бұрын

    Waxey ninkan faysal cali warabe u eg🤩😁😁😁

  • @asmafate2519
    @asmafate25196 жыл бұрын

    Amina A. Inta codkeda ilajacel😍😍

  • @Hamlive-he2bk
    @Hamlive-he2bk6 жыл бұрын

    viva fanaaninta reer djibuti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 nous sommes fier de vous ree jibuti liketa haa ila dhafiina

  • @gjqzainabalsheikh4337

    @gjqzainabalsheikh4337

    6 жыл бұрын

    Hamza Mohamed Dear god bless your

  • @queenfardooso9893

    @queenfardooso9893

    4 жыл бұрын

    🥰🤴

  • @NO-rw5sy
    @NO-rw5sy6 жыл бұрын

    Caawa anaaba ugu horeeyay yaa IGA wacan liketa hayla dhaafina dadoow bal😂😂

  • @wllokaramo9208
    @wllokaramo92086 жыл бұрын

    Naagaha qurbaha jooga dhamntood Ba wada jacayl sumaysan Alow ha no sahal amen u raaciya idinkuna 🙏😇

  • @mohamedabdirahman3677
    @mohamedabdirahman36776 жыл бұрын

    So Amazin Amina Afrik And Daahir Midho Dhab ka Hadal ah Well Done Waqal Studio 👌💯

  • @abdoukaderhousseinabdi4065
    @abdoukaderhousseinabdi40656 жыл бұрын

    Bravo les djiboutiens dahir yousouf iyo Amina afrik on est fier de vous

  • @mohedizze7641
    @mohedizze76416 жыл бұрын

    Amina Afrik Waa fanaand si degenaansho ah fanka ugu jirta

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh96836 жыл бұрын

    Eesh calaa ereyo miisaan leh thx abwaan maxamed cumar buux gacan baan kuu taagay

  • @nadrahassan6809
    @nadrahassan68096 жыл бұрын

    heesba kadhacday jacayl sumeysan iyo sicir bararka caashaqa erayaa kudhacay wacadala ✌🏻 Amina afrique horo usoco queen boqaradii reer djabouti 👸🏻

  • @mahadalibade3786
    @mahadalibade37866 жыл бұрын

    amina afrika fananad iyo badh waye of caleeg love jcl badh nolaaw waliga wll

  • @shamsoqueen488
    @shamsoqueen4886 жыл бұрын

    Amina africa ninkey laso heesta ayaan badan walee heestabaa ayadaa shideysaa 😍🔥

  • @salaadmohamed8894
    @salaadmohamed88946 жыл бұрын

    Woow masha Allah Aamina Afriik 💋big Respecte Fananad Qaaliya Oo Aan taageero Ayaa tahay 😍 Daahir Yuusuf Eesh calaa sawt Daahir shaw Waad noo dhuumanesey ileen Codkan Aadka Uu mcn Ayaa kugu duugnaa masha Allah●

  • @maryanlaki6247
    @maryanlaki62476 жыл бұрын

    Firs like ii Saar Hadaad Xalaal Thy

  • @egalegal492

    @egalegal492

    6 жыл бұрын

    Mss Laki su'aal like-ta lacag ma lagu helaa??😂 ani kusiiyey

  • @deeqaliban7674
    @deeqaliban76744 жыл бұрын

    Woow ninka codkiisu waa top

  • @zackianyazin9360
    @zackianyazin93606 жыл бұрын

    😂. ZuntaH la zhegeyo kiih ziiy3y wah kan 👊 WaN idin zalama dadawo wxiH noolba wxiH dhiNTeyna zalant3yda danbi dhaaf ha uuga dhigo 😍😍😍👊

  • @coronaviashalom1355
    @coronaviashalom13553 жыл бұрын

    Somalie jacalkeeduu waa jacayl SUMAYSSAN.. ALLAH YARHAMUU....

  • @qalbidhayasomaligirl7746
    @qalbidhayasomaligirl77466 жыл бұрын

    Amina Afrik gabadhan jinkayga iska jecel😍

  • @abdullahiayoub5631

    @abdullahiayoub5631

    5 жыл бұрын

    See camal hee Gabar jeclaahayso jir Gabar kale Nin ayaa la ogay

  • @rumaanbilan1983

    @rumaanbilan1983

    5 жыл бұрын

    Subxa allh waa aakhir saban naag naag jeclaaneeso

  • @maadooyintop416

    @maadooyintop416

    3 жыл бұрын

    Secamal far somaliga mala fahmi la yahay gabadhu waxey leedahay jinkeyga ayaa iska jecel ma waxad ka dhigaten jirkeyga🤔

  • @almaslv3134
    @almaslv31346 жыл бұрын

    Wooow dahir yusuf legend 4 mars❤❤

  • @cabdimajiidabokorxussen5783
    @cabdimajiidabokorxussen57836 жыл бұрын

    hhhhh ninkani faisal cali waraabe maxay isku yihiin inta la yaantay lke

  • @abdirizackjr5714
    @abdirizackjr57144 жыл бұрын

    Djibouti my home i am from ceelbuur 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @elijah4984

    @elijah4984

    Жыл бұрын

    Cest ou?

  • @abdifatahaden9518
    @abdifatahaden95182 жыл бұрын

    Djibuoti my dhiigayga noolada saxibayal lagend mp3 waad ixasuusisay cawo kale

  • @mowlaaden9712
    @mowlaaden97124 жыл бұрын

    Aug 2020 baa daawanayaa amina afrik wlhi hesta way ku raaxaysatay , siday music ula haysato ka qayliyay .

  • @nouramohd1314
    @nouramohd13144 жыл бұрын

    Wwww waan ku haysta fananita reer jabuti waligay waan jecla farom burco

  • @housseinayanleh9098
    @housseinayanleh90983 жыл бұрын

    DAAHIR YUSUF VERY VERY GOOD VOICE KEEP GOING STAR AMINA AFRIK TOP👍👍🇩🇯ViVa Djibouti

  • @amalosman3597
    @amalosman35976 жыл бұрын

    Amina Afriik and Dahir yusuf les legendes djiboutiennes 😍😍🌹🇩🇯🇩🇯

  • @amyeden8616
    @amyeden86165 жыл бұрын

    MachaAllah fanaanka Dahir yuusuf cod macaan buu leeyahay😍😍😍

  • @AliJibril
    @AliJibril5 жыл бұрын

    Great song with great Video Clips. Thank you

  • @WaqalStudio

    @WaqalStudio

    5 жыл бұрын

    Thank you brother

  • @simanyabeh4472

    @simanyabeh4472

    5 жыл бұрын

    Amina afrik

  • @kadijasaid9307
    @kadijasaid93076 жыл бұрын

    nice song viva fananita reer Jabuuti

  • @farihaqaali6365
    @farihaqaali63656 жыл бұрын

    Jacayl sumaysan wooow 1☝️amina afrik iyo yusuf long life waqal hore usoco reer qurbo jacaylkina laga hadlaya

  • @africanoomahaz5896

    @africanoomahaz5896

    5 жыл бұрын

    fariha Qaali Segaseega xuman KKK adhow

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown85236 жыл бұрын

    Damn i love Amina💖💞

  • @almaslv3134
    @almaslv31346 жыл бұрын

    My beautiful queen amina jamac dhabar ❤❤

  • @suldankariyada2665
    @suldankariyada26656 жыл бұрын

    Amina afrik wax kale waye wlhi qoftan wan ku hesta ❤

  • @aziiliyeyozliya4435
    @aziiliyeyozliya44356 жыл бұрын

    Naftaan kugu soorray iyo Xurmee sirta cazhaqo🔥😍 Macaaan

  • @abdijabaribrahim9932
    @abdijabaribrahim99326 жыл бұрын

    Wwww si wcn ayuu u qadaya dahir 😍

  • @ibrahimzam4362
    @ibrahimzam4362 Жыл бұрын

    Filicitaction bravo wow Ayyy quelle beau chanson 🙏🙏🙏🙏🇩🇯🎶❤❤👍

  • @amaanicade402
    @amaanicade4026 жыл бұрын

    Aamina afrik jacayl sumaysan weeyan waxkale best song 😂😂

  • @wizzaseyrgelle1961
    @wizzaseyrgelle19616 жыл бұрын

    Amina Afrik Beat Fan Ku ahay Wllo 😍

  • @saedesse6408
    @saedesse64086 жыл бұрын

    Amina afriik imisa STAR bay mudantahay Me ⭐⭐⭐⭐⭐

  • @zamiiira

    @zamiiira

    3 жыл бұрын

    🌟🌟🌟🌟🌟

  • @ashamire6903
    @ashamire69036 жыл бұрын

    Love you Amina qurux😘 your voice amazing and love your taste in diraacs

  • @noraal7530
    @noraal75304 жыл бұрын

    Love this song😍😍😍😍 viva Djibouti

  • @AslinaruuroInamohamedGee-np2qn
    @AslinaruuroInamohamedGee-np2qn3 ай бұрын

    Mhsaallh cood daahabalewyi aamiin cade ❤❤❤

  • @mahadalibade3786
    @mahadalibade37866 жыл бұрын

    amina afrik my love

  • @NimcaAliMigil
    @NimcaAliMigil6 жыл бұрын

    Jacayl sumaysan weeyan Hess🔥🔥🔥 Style 🔥🔥🔥🔥 Dance🔥🔥🔥🔥🔥 Music🔥🔥🔥🔥

  • @abdiazizibrahem9314
    @abdiazizibrahem93146 жыл бұрын

    AAMINA AFRIK JAMAC DHABAR ma favorite singer love you

  • @nouradinemed8458
    @nouradinemed84583 жыл бұрын

    J'adore tes chansons amina tanti mais dommage tu fait pas souvent de tubes mtn

  • @MukhtarHassan-xs7ji
    @MukhtarHassan-xs7ji26 күн бұрын

    Aaamina afrik cod macaan daganaan haby ❤

  • @maanomusic5432
    @maanomusic54326 жыл бұрын

    Waqa iyo tusmo chanelska lyrics way uso dhigteen ilkacase iyo kabarai mudaharada

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Жыл бұрын

    2023 sanad cusub wixii iga danbeeya love iisaara

  • @abdullahiayoub5631
    @abdullahiayoub56316 жыл бұрын

    Foftaan macaan waaye mala Qabaa mise??? ♥️♥️💘

  • @kidasali1050
    @kidasali10506 жыл бұрын

    Amina afrik ma chanteuse préférée 😍😍😎

  • @hamseyasin8462
    @hamseyasin84626 жыл бұрын

    Now! Jacyl sumaysn 😨😨😨 yaabay

  • @ahmadyuusufalu2628
    @ahmadyuusufalu26286 жыл бұрын

    ففروا الي الله walahi sidaa loamma wada jaaasi doono subxanalah

  • @WaqalmusicProduction
    @WaqalmusicProduction6 жыл бұрын

    Heestan way iga kadaan khadar zxpi

  • @abdifatahsaad2371
    @abdifatahsaad23716 жыл бұрын

    Amiina afrika Fananda kliya ee i ballan qaday Liskeda Horay u soco👏

  • @abdirisaakabokor5335
    @abdirisaakabokor53356 жыл бұрын

    Ciyaalkii Hore Gabadha 💪 Like hayla dhaafin 👍👍

  • @ninkadhiigaushubasomalilan6991

    @ninkadhiigaushubasomalilan6991

    6 жыл бұрын

    AbdiriZaK IrON ,vive tous les djiboutien(nes)

  • @ceelbarafgirl2215
    @ceelbarafgirl22156 жыл бұрын

    Jceyl sumeysan weyan😢😢✔

  • @zigzagman1987
    @zigzagman19874 жыл бұрын

    Heesta qarniga intii jabuuti jecel like dhaha

  • @bahjajibriil6369
    @bahjajibriil63696 жыл бұрын

    jacayl sumaysan caadi maaha aamina afriik Allah yaa cisak

  • @kahinfarxan3423
    @kahinfarxan34235 жыл бұрын

    Laba fanan oo top ah, Amina Afrik wale waa fananad

  • @abdow4104
    @abdow41046 жыл бұрын

    ilaah baa saatiree hadii seeskeenu Nabad yahay ilaaha isu keen sakhiray 👫👬👥👭💏💑✌👌👋👋🤲🇸🇴🇸🇴

  • @minasana5951
    @minasana59516 жыл бұрын

    Masha Allah dahir Youssouf iyo amina afrik ❤

  • @nasraabdalla3804
    @nasraabdalla38046 жыл бұрын

    Iga gadan jcyl sumeysan weyaan 😍👌👏

  • @hassanmed7285
    @hassanmed72853 жыл бұрын

    WALAHI wan run Jacaylka Sigsaagiyo xuma ka dhawr.

  • @saalaxdheere8980
    @saalaxdheere89806 жыл бұрын

    Xaqiq wa hes nolasha dhabta kajirto qurbaha kahdlaysa

  • @empireshow1
    @empireshow15 жыл бұрын

    Hees xikmadaysan

  • @gulledbazma586
    @gulledbazma5866 жыл бұрын

    Jacayl Sumaysan 😀Ilahay bay leeyihim kuwaan oo Jacaylka Sumeeyay👈

  • @nabadoon8466
    @nabadoon8466 Жыл бұрын

    Hal kalmada ayaan kaqaatay anigu ilaahbaa saatiree haduu seeskeenu nabad yahay

  • @yaxyeblack6062
    @yaxyeblack60626 жыл бұрын

    Wwww best song amina afik m.a like~igu cazum

  • @dreamygirl8766
    @dreamygirl87666 жыл бұрын

    welldone guys

  • @elijahheyele1708
    @elijahheyele1708 Жыл бұрын

    big love amina afrik

  • @SmilingIslandRetreat-cz3hn
    @SmilingIslandRetreat-cz3hn5 ай бұрын

    Jubuudi🎉❤

  • @egalegal492
    @egalegal4926 жыл бұрын

    kabax dhiidhiga wr igu soo yaaca naagtan bari la sheekaysan jiree alla qoftu waa jane

  • @deloughassnfaridgouledhass8790
    @deloughassnfaridgouledhass87906 жыл бұрын

    best soon heesta jeceyla sixran

  • @sahalmoumin7947
    @sahalmoumin7947 Жыл бұрын

    Sadki laga macaashe ilbaxnimadu sababtey iyo jacayl sumeysan weeye jacaylka qurbaha jira

  • @diimakhali451
    @diimakhali4515 жыл бұрын

    Baryahan waa kacsantay aamini keep goin legend

  • @mawlidmartin8755
    @mawlidmartin87556 жыл бұрын

    Masha Allah sxbkey dahiir Youssouf iyo dumashidey Amina Afrique nolada

  • @osmanak5391
    @osmanak53915 жыл бұрын

    heestan waaan ku haystaa,, abwanka iyo fanintaba waad ku mahadsantihin ,,,,,, fariin xaqiiqa ayaad gudbiseen ,, ninkii wadankisa kaso tahriibaya ,, hadhaw na jacayl sumaysan iyo qurbe qorta u galaya ,,,,,,, allah somalida faraj haw furo,,,,

  • @mohamedsaid-nh6xn
    @mohamedsaid-nh6xn6 жыл бұрын

    Xqiiqda jirta ayey ka hdlysa Heeztan 😓

  • @abdikarimahmed6834
    @abdikarimahmed68346 жыл бұрын

    WAA HEES KA HADLEYSO JACEYLKA SUMEYSAN EE AAY DUMARKA QURBAHA KUNOL KU HAYAAN RAGA QAASATAN KUWA KAGA DHOOFAY RAGOODA AFRICA

  • @naeimasaleban4384
    @naeimasaleban43846 жыл бұрын

    Aamina afrik👏👏👏👏

  • @fartunabdullahi5172
    @fartunabdullahi51726 жыл бұрын

    nice songa 👌❤❤

  • @maryanmohamed4947
    @maryanmohamed49476 жыл бұрын

    Wwwww maasha Allah caadi maaha wlhi waka helay

  • @marwadiidanjiraha6535
    @marwadiidanjiraha65355 жыл бұрын

    Heestani waygu socota wlhi illahow naga nabadgali jcylka sumaysan

  • @allahisone4449
    @allahisone44496 жыл бұрын

    💖jacyl sumaysan 🤤🤤🤤🤤🤤

  • @filmacaddey729
    @filmacaddey7295 жыл бұрын

    We love you talahi

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed8546 жыл бұрын

    taasu baa noo dhinayd jacayl sumaysana ma tidhaahdeen jacayl hurdana Waa sugaynaa

  • @abdikafikaafi4688
    @abdikafikaafi46886 жыл бұрын

    masha Allaha vive 😘 cadi mahan

  • @nasriahmed328
    @nasriahmed3284 жыл бұрын

    waw herey usoco waqal prod

  • @ayaaaneprahim6722
    @ayaaaneprahim67226 жыл бұрын

    Eesh calaa 👌👍👍

  • @abdishakurmuse4116
    @abdishakurmuse41166 жыл бұрын

    Waa hees ka hadleeso lamaanaha qurbaha inaba caadi maaha aamino afrik

  • @nuursaleban4993
    @nuursaleban49936 жыл бұрын

    Wow best nice hees

  • @ibnuazaan2723
    @ibnuazaan27236 жыл бұрын

    Fanaaaanad shidan aaamina afrik

Келесі