Magaalooyin layaableh |

magaalooyin leh tilmaamo kaduwan kuwa kale ee caalamka

Пікірлер: 948

  • @mohamed_abdullahi5657
    @mohamed_abdullahi56577 жыл бұрын

    Mansha allh walli ogaansho waxbadan ayaan kafadinay inta igadan beso like iisara asxaabta

  • @ilhaancabdinasir6262

    @ilhaancabdinasir6262

    6 жыл бұрын

    Magalada dhulaka hoostisa

  • @cabdiraxmaan9020

    @cabdiraxmaan9020

    6 жыл бұрын

    Mohamed Cabdulahi tjj

  • @mysomalistudiospart2mysoma983

    @mysomalistudiospart2mysoma983

    6 жыл бұрын

    +ilhaan cabdinasir see tahay

  • @guuleedfaisal5530

    @guuleedfaisal5530

    5 жыл бұрын

    Magaalana mahayo aan layaabanahay mxaa yeelay intuba dunida ayay ku yaalaan

  • @abdilahialiahmed4817

    @abdilahialiahmed4817

    3 жыл бұрын

    omar khaniizz youtuber ka codka naagaha leh ee ogaansho

  • @teamstatisticians5430
    @teamstatisticians54306 жыл бұрын

    Magaalada oo halaka dawaq lee ah ayaa igula yaab ka padani

  • @lovealwaysgood515

    @lovealwaysgood515

    6 жыл бұрын

    Ander Hareera 😂😂😂 Alaska ku taala bananka looma bixi karo lol dhaxan

  • @Xaali95
    @Xaali955 жыл бұрын

    Magalada dadka ruuxda lagala tagayo hadii lasawiro 🤣🤣🤣🤣alla hadaadan allah aqoonin jahli ka ma baxaysid waligaa !!!!!!!!!!!!!!

  • @maxclipproductionhd1637
    @maxclipproductionhd16376 жыл бұрын

    Magaalada wiitiyaara alaska ee mareenkanka ku taala ayaa iigu layaab badan, Gabi dadkeedu waxay ku dhex nool yihiin hal dhisme ama hal guri, layaab tale, like ii saar hadii aad ila mid tahay.

  • @medahmed298
    @medahmed2986 жыл бұрын

    Mahadsanid Busingen anaa joga wll Waana runtaa labada wadan ayay u dhaxaysa

  • @mohamed_abdullahi5657
    @mohamed_abdullahi56577 жыл бұрын

    Waxa kuguyabkabadan maoalada dadka gagaban

  • @queenrayaan4016
    @queenrayaan40166 жыл бұрын

    Dadka dhulka hoostiisa ku nool hadii aad la yaabtay like ii saar

  • @dhamecumar3816
    @dhamecumar38165 жыл бұрын

    Cumar iinshaal mansha allh waxaan jeclahay inaan daawado waxaad soodhigto waxaan ogahay waxaad nala wadagto inaan raadiyo sidii aaan udaawan lahaa 🌄🌄🌄🌄🌄 waxaan ogahay inaan waxbadan kaafa iiday oo aanan aqoon mahad sanid ayaan kuleeyahay kunjeer xitaa sanadkii hore waxaad soodhigtay wan daawada qasatan aniga guul ayaan kurajaynayaa 🍁🍁🍁🍁🍁🍁🍁🍁🍁🍁🍁🍁🍁🍁🍁🍁🍁🍁🍁

  • @suleymanmohamed6962
    @suleymanmohamed69626 жыл бұрын

    waxa igu yaabka badan waa magaalada qabriyada qof aan iimaan laheeen magaaladaas siduu kujoogo wey adag tahay

  • @rihannaruhii1641
    @rihannaruhii16416 жыл бұрын

    Waan jexlaanlahaa 😂😂inaatago meeshaas wlhi ❤❤❤ Maagalada halka guriga

  • @maxamedsulaymaan2930

    @maxamedsulaymaan2930

    5 жыл бұрын

    Aniga waxan layabay Magalada ladoho welecom to jaxooma Waa qof lagu soo dhaweeye naar saan filayo hhhhhh

  • @bakarfeysal6598

    @bakarfeysal6598

    3 жыл бұрын

    Weeeth tiyeera ban layawey wallahi

  • @wiilka9604
    @wiilka96046 жыл бұрын

    Alalala qadaafi Cad maha waxa la yaab leh

  • @medahmed298
    @medahmed2986 жыл бұрын

    Waxaa ugu yaabka badan guri magaalo laga dhigtay ahana magalo iyo hal guri

  • @axmeddaahir6635
    @axmeddaahir66357 жыл бұрын

    Kuwa gagaban ee aniga uu kale

  • @abdilahialiahmed4817

    @abdilahialiahmed4817

    3 жыл бұрын

    omar khaniizz youtuber ka codka naagaha leh ee ogaansho

  • @abdilahialiahmed4817

    @abdilahialiahmed4817

    3 жыл бұрын

    omar khaniizz youtuber ka codka naagaha leh ee ogaansho

  • @abdilahialiahmed4817

    @abdilahialiahmed4817

    3 жыл бұрын

    omar khaniizz youtuber ka codka naagaha leh ee ogaansho

  • @ahmedsk5364
    @ahmedsk53646 жыл бұрын

    ta ugu yaabka badan waa tan hal dhismaha ah

  • @mahrezkorra2924

    @mahrezkorra2924

    6 жыл бұрын

    Ahmed SK hhhhh

  • @amiinadan1080

    @amiinadan1080

    6 жыл бұрын

    Seher gut swiss

  • @JanaGale.
    @JanaGale.7 жыл бұрын

    Magaaloyinkaa dhamaan aaday ii cajiib galiyeen lkn adi si fiican ayaa u matashaa si waafaqsan asluubta Islaamka aada u mahadsanthy Ogaansho Inkastoo aan magacaaga Cumar u malaynayo

  • @Farashaash
    @Farashaash7 жыл бұрын

    Nice Stuff even thou i knew 60% of them... Thank you for sharing such a great knowledge

  • @kingofmovies5967
    @kingofmovies59676 жыл бұрын

    Magaalada mareekanka oo hal dabaq bis ku yaalo waan layaabay

  • @bestboy1110
    @bestboy11107 жыл бұрын

    waxa ugu yaabadan magalda jaxiimada mahdsanid ogansho

  • @saidali5400
    @saidali54007 жыл бұрын

    Zhp kuligood makala dhacaan waa meeelo yaab leH Waadna ku mahadsan thy so gudbinta xogta #OGAANSHO DANKE

  • @abisma1997
    @abisma19976 жыл бұрын

    maasha allah OGAANSHO waxaa iigu yaabka badan magaalada dadka gaagaaban iyo mida halka guri dagan hhhhhhhhhhh

  • @aliosman2527
    @aliosman25276 жыл бұрын

    Kkk magaalada halka dhisme ka kooban

  • @abdilahialiahmed4817

    @abdilahialiahmed4817

    3 жыл бұрын

    omar khaniizz youtuber ka codka naagaha leh ee ogaansho

  • @samiirdhagaxbuur8328
    @samiirdhagaxbuur83286 жыл бұрын

    Ani waxa igula la yab badan. Tendhada qadaafi

  • @Xaali95

    @Xaali95

    5 жыл бұрын

    samiir dhagax buur hhhhhhh runtaa walle

  • @rachidabdiladif2887
    @rachidabdiladif28877 жыл бұрын

    hhhh waxaan layabay magalada een guriga kaliya kunool walahay waa wax fiican ayad soo godbisii love the way you give the people information 💘💘

  • @bukhariyare1635
    @bukhariyare16356 жыл бұрын

    TOP magaalo waaaye hadiiii dheeeratahy naziib aad ugu dalxiisto malihid

  • @nasroomar4555
    @nasroomar45556 жыл бұрын

    tunis Mata mata

  • @SOMMOVIES1
    @SOMMOVIES16 жыл бұрын

    *mida halka guri leh hhhh*

  • @iqraabdirahmanaxmed7121
    @iqraabdirahmanaxmed71216 жыл бұрын

    Maasha Allaah waa macluumaad aad u fcn waaana i cajabiyay Lkn waxaa iga yaabshay magaalada dhan ee dadkeeda ku nool yhn halka guri yaab

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya76135 жыл бұрын

    Maansha allaah barnaamishkan Ogaansho wax yaabo badan ayaa laga faa iidaayaa guuleysta siina wada Kkk magaalada halka building ah maxey eheed

  • @mohamudmursal9493
    @mohamudmursal94936 жыл бұрын

    Mexico

  • @alfitaaxalmansuuri2680

    @alfitaaxalmansuuri2680

    6 жыл бұрын

    magaalada wetiyera alaska marykanka

  • @kdtech2795
    @kdtech27956 жыл бұрын

    Mexico ayaa iga yaapisey aniga Mexico aniguv taas kaman aamin saneyn Balse taas waxa la dhihi karaa(layaap)

  • @siciidcambe1536
    @siciidcambe15365 жыл бұрын

    Ok first amazing is country Keyomin this short people WaLaHi amazing people I m Sure oK kanaalka OGAANSHo ThaNk yOu Zoo maCh. This course Very very important country amazing WalaH

  • @footballhighlights512
    @footballhighlights5125 жыл бұрын

    Qadaafi wuu iga yaabiyay. Wa nin cajaaib badan Carabta iyo islaamka nikaan cml oo hadana adeegsanaya Siyaasada. Islaamka aye u baahnaa. Lahaayen waana jeclhy inaa noqdo

  • @amohamed9603
    @amohamed96037 жыл бұрын

    Longiarbin Ee Norway🏣

  • @gurmad465

    @gurmad465

    7 жыл бұрын

    Longyearbyen

  • @topG_ahmed
    @topG_ahmed6 жыл бұрын

    Channelkan waxbadan ayaan ka fa iideystay mahadsanid

  • @allekacabso6024
    @allekacabso60246 жыл бұрын

    Alla hayaay kuwa jaximada u yeerta igula yaab badan allow halka ha igeen wal ciyadu bilaah!! Magaca xumi saamentisu leeyahay walaalyal ka feejignada.. #mahadsanid omar inashar.. wan ku taxnahay OGAANSHO

  • @abdullahialli6865
    @abdullahialli68656 жыл бұрын

    magalada halka guri ku nool wan layaabay inta iracsan liketa ha iga baqiilina

  • @fagaaretv8395
    @fagaaretv83957 жыл бұрын

    dadka gaagaban👕👕

  • @dardargaliye5261

    @dardargaliye5261

    6 жыл бұрын

    Magaalada hell

  • @othomasmuller1581
    @othomasmuller15817 жыл бұрын

    ogaansho

  • @kolnboy8186
    @kolnboy81864 жыл бұрын

    Caawa video yada kanalka ogaansho waan daawaday ugu badnaan ilaa 15 waa wada xikmad wll halkaas kasii wad waxn kuu rajeynaa 5 m 1bliyan ineey dawato inshllh🙏🙏🙏🙏

  • @amiraliciro6002
    @amiraliciro60026 жыл бұрын

    masha allh, Aad iyo Aad baa uu mahadsantay wallken OGAANSHo. aniga mita aan la yaapay waxa waye Qadaafi Tandhaada uu qadaanayo...👌💯✔💞

  • @garashogarasho5202
    @garashogarasho52026 жыл бұрын

    Waxa igu yabka badan magalada COLMA

  • @yaaskacadeyaaska526

    @yaaskacadeyaaska526

    6 жыл бұрын

    Waxa igula yabka badan dadka gagaban

  • @abdihargaysaawi5363
    @abdihargaysaawi53636 жыл бұрын

    Magalada dadka gagaban ayaa igayabisay

  • @abdiomer7271

    @abdiomer7271

    6 жыл бұрын

    abdiwasac osmaan u

  • @DooyMediaNetwork
    @DooyMediaNetwork6 жыл бұрын

    Wadmahadsantihiin ogansho Amiga waxan layaabey magalada hell ama jaxiimo Subxana allah

  • @nihaalelmi8400
    @nihaalelmi84004 жыл бұрын

    Masha allah halka kasiwat

  • @hackerboy4498
    @hackerboy44986 жыл бұрын

    Hadaad Sawirto ruuxdooda bar kamid ah inaad ka qaadaneyso ayeyba aamin sanyihiin Talow sawirka aad ku soo qaadate qofka soo sawire qarsoodi miyuu ku soo sawire

  • @mowliidabdi806
    @mowliidabdi8066 жыл бұрын

    Magalada ayay dadku halka guri kuwada nool yiiin ayaa ugu yaab badan hadan usa 🇺🇸 tago wn kula soo eegi zhp #thnks OGAANSHO

  • @hanadrasta7727
    @hanadrasta77276 жыл бұрын

    Woow Sxb sare waadmahad santahay Aniga Waxaan layaabay magaalada jixiimo

  • @m.q.funny.qosoltv5360
    @m.q.funny.qosoltv53607 жыл бұрын

    Hell hell 🔥🔥🔥🔥🔥💥

  • @salmacabdullahi335
    @salmacabdullahi3356 жыл бұрын

    Mahadsand wall 👍 Magalada halka dabaq , iyo mida xabalaha. Jaxiimada walciyaadu billah

  • @jarmalsangal7933
    @jarmalsangal79336 жыл бұрын

    Subhana allah jahiimo ....hell .yabka yabkiisa

  • @moshwanjafar7667
    @moshwanjafar76676 жыл бұрын

    MagalaDa dadka.gaagaban ayaa ugu yaab badan

  • @mohamedabdullahi1367
    @mohamedabdullahi13675 жыл бұрын

    Masha allh aad & aad bad ugu mahdsnthy sidaad noogula wadaagty muuqalka mgaaloyinka layaabka leh Aniga waxaa iigula yaabka badnaa waa maglda Halka dhismha ka kooban

  • @Sir21Goals
    @Sir21Goals5 жыл бұрын

    Bismillah are they judmajud subhanallah rabiyo anatusin quwan awudubillah

  • @abdibasiddahir7073
    @abdibasiddahir70734 жыл бұрын

    Tnks jzk allah bro

  • @nuurdiinabdikhadir8727
    @nuurdiinabdikhadir87276 жыл бұрын

    Mzha Allah Full Rezpect Bro 👍👍

  • @ahmedccasiisahmedxirsi9237
    @ahmedccasiisahmedxirsi92375 жыл бұрын

    dhaman magaloyinkan wa kuwo lalayabo thanks ogaansho

  • @mohamedaliarahman4122
    @mohamedaliarahman41225 жыл бұрын

    Maansha Allah wlahi chanalkine wxa uu noo faidaynayaa wxyaalo bdan alle hadiin braleyo ogaansho chanalka

  • @shaficihassan9274
    @shaficihassan92746 жыл бұрын

    Thanks masha Allah waad noo dadashay wll can ahaan magaaladda the hell ee jaxiimadda

  • @anushkaamohamed2105
    @anushkaamohamed21055 жыл бұрын

    Magalada buluga 💓💓

  • @kamaliito2789
    @kamaliito27896 жыл бұрын

    Magaalaga midabka buluuga ah ilike it

  • @mohamedjamac3680
    @mohamedjamac36807 жыл бұрын

    #OGAANSHO waad mahadsantihiin sida aad mar walba noogu soo turjumtaan barnaamijyada xiisaha badan waxaa iila yaabadan #magaalada halka dabaq ah ay Ku wada noolyihiin intaas oo qof

  • @ogaansho

    @ogaansho

    7 жыл бұрын

    Mohamed Jamac mahdsanid lkn anaga wax masoo tarjuno ee waan soo diyaarinaa .. anagaa samayno #mahadsanid.

  • @wardafaisal2098
    @wardafaisal20983 жыл бұрын

    Masha allaH wllo Waad maHadzanthy

  • @ahmedhasan4195
    @ahmedhasan41956 жыл бұрын

    Magaalada dadaka gagaaban siday bay isku soo aruur sadeen 🙂

  • @faysalxasan5990
    @faysalxasan59906 жыл бұрын

    waxaan layaabay magaalada sawirka laga nicibyahay iyo magaalada dadka gaagaaban

  • @cabdikarimmahamed5905
    @cabdikarimmahamed59056 жыл бұрын

    masha allah ogansho runtii wax badan waanka faa iiday

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe71956 жыл бұрын

    Fantastic towns thnkz

  • @bbbccbbc365
    @bbbccbbc3656 жыл бұрын

    Hadeeeba magaaaladii jaxiimo la baxeyn anagana waa in aaa la baxnaaa magaladii fardowso

  • @salmanmoha2038
    @salmanmoha20387 жыл бұрын

    Wa Mhdsnthy bro Ani Waxa ka yabay Magalada halka guri ah Marekan👌Alaska ku yaalo Mucjiso

  • @hooyokaafi4587
    @hooyokaafi45875 жыл бұрын

    Amazing one building

  • @xamseaxmed9019
    @xamseaxmed90196 жыл бұрын

    Dadaka Gaagaaban yaan layaabay!!!

  • @mohaaabdi7205
    @mohaaabdi72055 жыл бұрын

    Rer famly gaagaabaN Jaduuuuuuuw 🙏😆😆 ika yaawesaY pro

  • @nuurteacher3058
    @nuurteacher30586 жыл бұрын

    waa magaalada shaamuula tolow sidee loo ga soo qaday sawiradn oo ma noolyahay qofkii soo qaaday

  • @abdullahicawilmohamed2248
    @abdullahicawilmohamed22486 жыл бұрын

    Bisinka Magaalo hal dabaq ah Sxpow dadka ku nool waa imasa Waxaa layabay alaska marecan ka Halka dabaq thnks sxp

  • @kadijalove4769
    @kadijalove47696 жыл бұрын

    Thnks bro ad uga helay 🙏🏼

  • @calidarawal9851
    @calidarawal98516 жыл бұрын

    Wxn ka codsaneyna in aa ka shekeyso tarikhdi madax weynah turkiga ee erdogan

  • @Basso1099
    @Basso10996 жыл бұрын

    Okey

  • @cabdisalansheikh113
    @cabdisalansheikh1136 жыл бұрын

    Magalada jaximada hell ayan layabay bro

  • @wiilkareerqatarjimcaale3761
    @wiilkareerqatarjimcaale37616 жыл бұрын

    Marka hore mahadsanadiin Waxa ugu layaab badnee dhismihii isugu jirey guru ,suuq,kanisad iyo magaalada dadka gaagaban

  • @munaatimiimi8628
    @munaatimiimi86285 жыл бұрын

    Mahadsanid macalinka nolosha 😘

  • @axmedkhadar3256
    @axmedkhadar32566 жыл бұрын

    Masha Allh alle khayr ha idiinku abaal mariyo

  • @faysalmuxudiin3629
    @faysalmuxudiin36296 жыл бұрын

    Masha allh wll wadmahadsantahay

  • @odeykarloos4090
    @odeykarloos40906 жыл бұрын

    Waa magalada dawaqa

  • @abdihakinjamadaar3727
    @abdihakinjamadaar37276 жыл бұрын

    Cajib OGAANSHO

  • @sakariyeabdikariimyusuf1711
    @sakariyeabdikariimyusuf17116 жыл бұрын

    Shugran ZXP OMA aniga fikerkayga hdaan kadheebto wxaan layaabay magalada dadka gaagaban kunoolyiheen Kiyooming subxaana Allah waalaahi waayab

  • @gioabdihassan8623
    @gioabdihassan86237 жыл бұрын

    Qadaafi halyay muslim buu aha alle ha u naxariisto lkin dadka uu ka dhashay ba dameraha xitaaa ka sii xun

  • @abdiakriye3461
    @abdiakriye34616 жыл бұрын

    waxaa uga la yaab badan wel come hell

  • @ayzarahmet1873
    @ayzarahmet18736 жыл бұрын

    Ta maraykanka ee jaxiima

  • @shucaybshekeye3437
    @shucaybshekeye34376 жыл бұрын

    Magalada Aan aad ka ulaayabay waa Magalada Aan dadka lagu aasin ee maydku aanu is bedelay ..run ahaantii waxbadan Ayaan ka faa.iiday Ogaansho.

  • @munerhazan1965
    @munerhazan19656 жыл бұрын

    waxaa iiigu layaab badn magalada ka kooban halka guri . wlhi top

  • @kabtankuranaa199
    @kabtankuranaa1997 жыл бұрын

    Magalada aan layabay waa magalada sawirka aan laga on galeyn ruxda ayey naga qadanayaa ayayleyihiin ar adunaaa

  • @theprofessionalraweater5851
    @theprofessionalraweater58517 жыл бұрын

    Hell 🌋🌋🌋🌋🌋🌋

  • @ridwaan122ridwaan4
    @ridwaan122ridwaan45 жыл бұрын

    magaalad dad ka gaab gaaban

  • @abdulhamidmuktar9763
    @abdulhamidmuktar97635 жыл бұрын

    Shukran

  • @abdimaajiddekabdirahman6619
    @abdimaajiddekabdirahman66195 жыл бұрын

    CUMAR MOHAMED INSHAAR MAHDSANID ANI WAXA ZHB IGA YAABIYEY TAN DADKA DHINTAY AAN LAGU DUUIN

  • @queenanuu
    @queenanuu6 жыл бұрын

    Subxana allah magalada jaxiimada ayaa igu yaab bdn

  • @topG_ahmed
    @topG_ahmed6 жыл бұрын

    Magaalada 200 oo qof ku nooshahay ayaa ugu yaabka badan oo halka dhismo ah

  • @medahmed298
    @medahmed2986 жыл бұрын

    Waad ku mahadsanthy maclumad ka aad no faa idaysid

  • @moussaismail8662
    @moussaismail86624 жыл бұрын

    M.a

  • @hamzamartiniz4k284
    @hamzamartiniz4k2845 жыл бұрын

    mansha alla wllo alle haku dhawro❤

  • @abdulahijeespile2385
    @abdulahijeespile23855 жыл бұрын

    magaalada dadka gaagaabka Aa iigu Yaab badan Hadii 2019 daawaneyso Like Ii saar