Magaaladaan Casriga ah Waa Cidlo ! | Waa sidee Qatar kadib Koobkii aduunka ?

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 386

  • @mo_jerry
    @mo_jerry Жыл бұрын

    meeye dadkiii jeclaa nabiga scw ❤ sat

  • @HanadRk99

    @HanadRk99

    Жыл бұрын

    Asc wll Allaha ku sharfo 1 subscribe isaar Hami Ayaan Leyahay plese

  • @ismailabdiabdilahi5507

    @ismailabdiabdilahi5507

    Жыл бұрын

    Csw csw csw

  • @hamsemohamoud3477

    @hamsemohamoud3477

    Жыл бұрын

    Scw

  • @bigman4135

    @bigman4135

    Жыл бұрын

    Scw

  • @bigman4135

    @bigman4135

    Жыл бұрын

    Scw

  • @Samaanqore
    @Samaanqore Жыл бұрын

    "رَبَّنَا لاَ تُؤَاخِذْنَا إِن نَّسِينَا أَوْ أَخْطَأْنَا رَبَّنَا وَلاَ تَحْمِلْ عَلَيْنَا إِصْرًا كَمَا حَمَلْتَهُ عَلَى الَّذِينَ مِن قَبْلِنَا رَبَّنَا وَلاَ تُحَمِّلْنَا مَا لاَ طَاقَةَ لَنَا بِهِ وَاعْفُ عَنَّا وَاغْفِرْ لَنَا وَارْحَمْنَآ أَنتَ مَوْلاَنَا فَانصُرْنَا عَلَى الْقَوْمِ الْكَافِرِينَ" 🕋

  • @muwaahibhassan5771

    @muwaahibhassan5771

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @shakirhersi4843

    @shakirhersi4843

    Жыл бұрын

    Aamiin

  • @shankarooninamaxamed7339

    @shankarooninamaxamed7339

    Жыл бұрын

    Allahuma Aamiin

  • @wacyigalinxagadadka8828

    @wacyigalinxagadadka8828

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @Mss__Mayma

    @Mss__Mayma

    Жыл бұрын

    Aamiin Yaa Rapi🤲

  • @abokormoh5087
    @abokormoh5087 Жыл бұрын

    Qofki qoralkan arka ilahay Ramadanta cafimad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

  • @aminoaxmed7703

    @aminoaxmed7703

    Жыл бұрын

    Aamin aamin yarapi

  • @shamsocali8359

    @shamsocali8359

    Жыл бұрын

    Aamiin aamiin

  • @AliAhmed-ki4ub

    @AliAhmed-ki4ub

    Жыл бұрын

    Aamin yaa allh

  • @realog2022
    @realog2022 Жыл бұрын

    Allow dadka magaca nabiga iyo magacaada like Ku raadsaayo soo hanuuni 🥺😭🤲🤲

  • @ismailibnuomar7887
    @ismailibnuomar7887 Жыл бұрын

    Ramadaanka nabad allah nagu gaarsiyo 🤲🤲😥

  • @khaalidgashaan4704

    @khaalidgashaan4704

    Жыл бұрын

    Aamiin🤲

  • @user-mo7hn6gn9f

    @user-mo7hn6gn9f

    Жыл бұрын

    Aamiin yaa Rabbi 🤲❤😥

  • @Curiya12

    @Curiya12

    Жыл бұрын

    Amiin amiin amiin wll 🤲🤲

  • @Umu.khadiija

    @Umu.khadiija

    Жыл бұрын

    Aamiin

  • @shukraanbintuahmed704
    @shukraanbintuahmed704 Жыл бұрын

    Qatar dhaqan iyo diin beey gudbisay allha xafido aydda iyo ehelkeda🥰

  • @halimaHussain_
    @halimaHussain_ Жыл бұрын

    OGAANSHO runtii waxaad uqalantaa 1 Million mahadsanid inbadan 🙏

  • @amalahmed7879
    @amalahmed7879 Жыл бұрын

    Allow qadar Inaan tago i sahal ada I sahli kare oo ku noolano Aniga iyo ubadkayga ❤

  • @NeymarJR-km7hw
    @NeymarJR-km7hw Жыл бұрын

    We love you our Somali journalist ❤

  • @fasalka_f4
    @fasalka_f4 Жыл бұрын

    Qatar 🇶🇦 Taariikhda xusi doonto walaahi sida fiican ay diinteena sharafta leh usoo celisay iyo galadii waa weyneed ey edbisay Messi oo xoraty qams markaas ayaanba kuqiray runtii iney sharaf leyihiin

  • @faadumocrxiin7438

    @faadumocrxiin7438

    Жыл бұрын

    Lama ilawi karo qatar

  • @deeqoluul7600

    @deeqoluul7600

    Жыл бұрын

    Waxas iska daa sxb qadar wadamo badan ayeey ba,iyeen oo muslim ah

  • @aminfatiha8506
    @aminfatiha8506 Жыл бұрын

    Walalayaal Isoo Duceeya Inuu Muraad Keyga Ilaahey Ii Fudeydiyo Muradaan Leyahee ♥️💯

  • @HanadRk99

    @HanadRk99

    Жыл бұрын

    Asc wll Allaha ku sharfo 1 subscribe isaar Hami Ayaan Leyahay plese

  • @Zahruush

    @Zahruush

    Жыл бұрын

    Muradkaga oo macsiyo leheen allh kuu sahlo wllo

  • @dagandaacad5812

    @dagandaacad5812

    Жыл бұрын

    Muraadkaaga oo kheyr leh Allahaa kuu sahlo

  • @abdiyarebashiir1246

    @abdiyarebashiir1246

    Жыл бұрын

    RAABBI Haa Ku saqiiro Walaal INSHALLAH

  • @mowlidsheikhhassan4840
    @mowlidsheikhhassan4840 Жыл бұрын

    اللهم ارفع عنا البلاء والوباء

  • @abdiyarebashiir1246

    @abdiyarebashiir1246

    Жыл бұрын

    Ameen Ameen Yaa RAABBI

  • @Abdirahimahmed50001
    @Abdirahimahmed50001 Жыл бұрын

    Dadka waxa kuyareeray waa expensive country dal qof kasta kunoolaan karo maha runtii, maciishada iyo kirada bills ayaa laga bixi kareenin

  • @Zadam680
    @Zadam680 Жыл бұрын

    Kusali xabiibkena mohamed scw ❤️

  • @HanadRk99

    @HanadRk99

    Жыл бұрын

    Asc wll Allaha ku sharfo 1 subscribe isaar Hami Ayaan Leyahay plese

  • @hurdaaye5933

    @hurdaaye5933

    Жыл бұрын

    SCW

  • @N.A.M1234

    @N.A.M1234

    Жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @abdirahmanisse7946

    @abdirahmanisse7946

    Жыл бұрын

    scw

  • @mohamedabdikadir7
    @mohamedabdikadir7 Жыл бұрын

    Wllal Cumar inshaar aad ayaad umahadsantahay sababta oo ah channel kaaga wax badan ayaa kafaiday hore usoco insha allah

  • @yuusufliibaan1380
    @yuusufliibaan1380 Жыл бұрын

    Shukran wll Omar inshar thanks 🙏🙏

  • @HanadRk99

    @HanadRk99

    Жыл бұрын

    Asc wll Allaha ku sharfo 1 subscribe isaar Hami Ayaan Leyahay plese

  • @abdisalamibrahim3173
    @abdisalamibrahim3173 Жыл бұрын

    ماشاءالله! جهدك كثيرجدا الله يبارك فيك وفي جميع عملك

  • @quraish_1x
    @quraish_1x Жыл бұрын

    Thanks sida quruxda badan Eed Nooguso Gudbisay barnaamij kan Quruxda badan lkn wxan jeclaan laha inad Magaladan Noogaso waranto inay shaqo abuur leday wll ❤️

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Жыл бұрын

    Mahadsanid wll

  • @murtitv6518
    @murtitv6518 Жыл бұрын

    Dhulka ilayn waxa qurxiyo waa dadka 😢

  • @admandalmar854
    @admandalmar854 Жыл бұрын

    Mashaallah shekhi Allah kubarakeyo

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow Жыл бұрын

    Mahadsanid walal Aqoonyahan Cumaroow

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 Жыл бұрын

    Mahadsanid walalka.

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Жыл бұрын

    Allah Ha Sharfo OMAR INSHAAR

  • @yahyehasan5132
    @yahyehasan5132 Жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @laylaali8812
    @laylaali8812 Жыл бұрын

    Masha Allah Marwalba Waa qurux nadiif iyo ammaaan allaha u siyaadshee.

  • @ahlamiiahmed1080
    @ahlamiiahmed1080 Жыл бұрын

    ❤❤ow muqaal qurxon bila adamka u qurxiya dageenka walla ✌️🙏🙏🙏thanks ustaad

  • @baligubadle2666
    @baligubadle2666 Жыл бұрын

    Kaaba iyo kobciyaha ogaalka Go forward Omar inshaar From hargeiza

  • @ShaficiShow0
    @ShaficiShow0 Жыл бұрын

    Masha allah

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Жыл бұрын

    Waad mahadsanid santahay wlky waanu kula socona ,ogaansho waxaa uu noogu jiraa meel weyn

  • @sallahahmet2847
    @sallahahmet2847 Жыл бұрын

    Thanks legend 👍

  • @zakariyehasan3034
    @zakariyehasan3034 Жыл бұрын

    HORE USOCO ZXB WAN KUTAGERA LEGEN👏💯🥰

  • @fathimamohammedxusen5839
    @fathimamohammedxusen5839 Жыл бұрын

    Masha Allah hora lodhahay dad iyo degaan isleh duur iyo dugaag isleh

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ Жыл бұрын

    Mnzha Allah qadar wey qurux badan tahey wllhi

  • @samiirojamac2605
    @samiirojamac2605 Жыл бұрын

    Wixi yar Aya barakaleh

  • @safiyoaadanali8533
    @safiyoaadanali8533 Жыл бұрын

    Jasakumullahu qer

  • @Somali450
    @Somali450 Жыл бұрын

    Ogansho ogaalka iyo xaqiiqooyin d’hab ah ugu kaalay

  • @abdinasiralihashi3379
    @abdinasiralihashi3379 Жыл бұрын

    masha allah best video

  • @adawe_7
    @adawe_7 Жыл бұрын

    Keep going wllka❤️

  • @osamaahmed2242
    @osamaahmed2242 Жыл бұрын

    Videoyada qatar noo soo badi zxp🥰

  • @fartunhajji3047
    @fartunhajji3047 Жыл бұрын

    Wow m.a qofka ugu horeyy noqdey cawa🥰

  • @HanadRk99

    @HanadRk99

    Жыл бұрын

    Asc wll Allaha ku sharfo 1 subscribe isaar Hami Ayaan Leyahay plese

  • @AnwarKhan-re9tz
    @AnwarKhan-re9tz Жыл бұрын

    wcs utd🙏

  • @Zahruush
    @Zahruush Жыл бұрын

    Qatar anaga hanala geeyo anaga jib sinene😂😂from soomali wayn✌

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    Жыл бұрын

    Somaali yaa so dhaweysanya

  • @Fatkaboy7

    @Fatkaboy7

    Жыл бұрын

    Qararax mala rabta 😂

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    Жыл бұрын

    @UCXRFWoNFzNpL4Wz4C6R3G3A turkia nacey guryihui wasaq ka dhgeen buuq

  • @farganwaraf1386

    @farganwaraf1386

    Жыл бұрын

    Wll dalkaagii mee? Mise waa kaftamaysaa kkk

  • @abdirahmanhusien6174

    @abdirahmanhusien6174

    Жыл бұрын

    @@farganwaraf1386 Somali aduunka wxa ka reebey dalkii bur bursan qaf wlb mesha tago sida wadn u maleya shurucdii qilafya taasi wxa keneysa tarxiil sida turkia ka dhcdey

  • @calimoha_official
    @calimoha_official Жыл бұрын

    Masha Allaah

  • @Football227
    @Football227 Жыл бұрын

    We Love Qatar

  • @lolboychannel8028
    @lolboychannel8028 Жыл бұрын

    ماشاءالله

  • @safiyoabdulkaadir7323
    @safiyoabdulkaadir7323 Жыл бұрын

    Keep going my brother

  • @HanadRk99

    @HanadRk99

    Жыл бұрын

    Asc wll Allaha ku sharfo 1 subscribe isaar Hami Ayaan Leyahay plese

  • @Somywood
    @Somywood Жыл бұрын

    😭😭😭😭 Aduyo waa lamaalin ookaliya

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын

    Waad mahad santahay omar inshaar

  • @mohamedabas4477
    @mohamedabas4477 Жыл бұрын

    Masha allh wll waa muuqaal wanagsan Lkn muuqaaladii chanel ka aan ugu baranay ma heyno alcumuum runtii wax badan ayeeynu kaa faaidnay jazaakallahu kheyr wll❤🙌

  • @marian5607
    @marian5607 Жыл бұрын

    bismillaah dalku waa cidla ee 🤔🤔🤔 waaba laga cabsoonayaa dariiqyada cidladooda

  • @maryanmohahassan7414
    @maryanmohahassan7414 Жыл бұрын

    Qadar waxay gor u qaday sharafti muslimiinta allaha xifdiyo ustaad

  • @saadaqabdi4924
    @saadaqabdi4924 Жыл бұрын

    Quruxdu guryaha iyo wadooyinka maahan ee waa bulshada qatar waa inay muslimiinta qaataan oo dhalasho siiyaaan haday ruux helaan wadan cidlo ah

  • @umutamim1102
    @umutamim1102 Жыл бұрын

    Now I will visit the city

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 Жыл бұрын

    وعليكم السلام اخي الكريم 😇

  • @HanadRk99

    @HanadRk99

    Жыл бұрын

    Asc wll Allaha ku sharfo 1 subscribe isaar Hami Ayaan Leyahay plese

  • @norfunny
    @norfunny Жыл бұрын

    Qatar🇶🇦

  • @Raaginho
    @Raaginho Жыл бұрын

    Welcome back ❤

  • @HanadRk99

    @HanadRk99

    Жыл бұрын

    Asc wll Allaha ku sharfo 1 subscribe isaar Hami Ayaan Leyahay plese

  • @sharmakeabdiabshir7032
    @sharmakeabdiabshir7032 Жыл бұрын

    Legend omar inshaar

  • @aminfatiha8506
    @aminfatiha8506 Жыл бұрын

    Kusali Xapiipka Muxamed Scw

  • @soltanajama5014
    @soltanajama5014 Жыл бұрын

    Walal Omar wad ku mahadsan thy wax aan maskxydayda weydinyey ba vedio kaso smesay shukran taani shay waxa maqlay qatar oo dhan hal qabiil oo rer aaal thaani kliya dgn io xoga lgu qurxiyy oo african u bdn thy run miyaa

  • @GuledAar
    @GuledAar Жыл бұрын

    1 kun oo kaliya i gaadhsiiya walaalayaal. 🙏🏽

  • @alustadabdisalam1876
    @alustadabdisalam1876 Жыл бұрын

    cabsi cabsi waaye wllhi

  • @Armaan.khan2542
    @Armaan.khan2542 Жыл бұрын

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته ❤

  • @fuaadxuseen3375
    @fuaadxuseen3375 Жыл бұрын

    La baas

  • @aabehooyo5066
    @aabehooyo5066 Жыл бұрын

    Waa yaab wallahay

  • @MohamedHassan-wc7rt
    @MohamedHassan-wc7rt Жыл бұрын

    Macquul ma ahan

  • @husseinabdul8290
    @husseinabdul8290 Жыл бұрын

    Walal inaan kula soo xiriiran rabaa xagee kaala soo xiriiraa waxaan joogaa UK

  • @maxamedcraxmaanxuseen8187
    @maxamedcraxmaanxuseen8187 Жыл бұрын

    Sxp qatar anaa jecel sidee ku imdaaa iga caawi

  • @bintufarxiosalah
    @bintufarxiosalah Жыл бұрын

    Meeshii laygu talagaley weye meshan yaa rabbiii

  • @cabdulaahilabuux1457
    @cabdulaahilabuux1457 Жыл бұрын

    Cumar inshaar wll waxan rabaa arin iheysato in aad iga caawiso pls xageen kala soo xiriraa

  • @khaalidahmed1638
    @khaalidahmed1638 Жыл бұрын

    pro

  • @AFIFHD77
    @AFIFHD77 Жыл бұрын

    Zxp downloadka noo fur

  • @Mubarik_Mustophe
    @Mubarik_Mustophe Жыл бұрын

    Ogaanshu buskud dhiiqa kasoo hadal🙏

  • @hadianoura7485
    @hadianoura7485 Жыл бұрын

    Wellcome

  • @HanadRk99

    @HanadRk99

    Жыл бұрын

    Asc wll Allaha ku sharfo 1 subscribe isaar Hami Ayaan Leyahay plese

  • @daahirali736
    @daahirali736 Жыл бұрын

    Wadan saxaare ah su isku badalay m.a

  • @user-ld2dw7mj6d
    @user-ld2dw7mj6d10 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @alphaalpha3507
    @alphaalpha3507 Жыл бұрын

    Asc. Walkey wan kusalaamay

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 Жыл бұрын

    Waa cadi wll asalkii by ku noqdeeeen

  • @yuusufcakoombe4436
    @yuusufcakoombe4436 Жыл бұрын

    Mey Dad kii jeeclaa nabiga like saar swc sooqor swc

  • @TAREESO
    @TAREESO Жыл бұрын

    Igu sharaf subscrib wlle mcn

  • @feyrouzmahad785
    @feyrouzmahad785 Жыл бұрын

    Qatar waa cidlo muqdisho na meel kasto waa ciriiri cajiib

  • @Janagale252

    @Janagale252

    Жыл бұрын

    Muqdisho dadkeeda oo niyad jabay oo wadni nimadii ku sii yaraanayso iyo madax danaystayaal ah baa la dagay . Eedana waxaa iska hela Madax ku sheegta

  • @manalkeise2951
    @manalkeise2951 Жыл бұрын

    Waan jeclay magaaldan waue waa dad amusan o darn wllhi

  • @historyofislam314
    @historyofislam314 Жыл бұрын

    Cumar download video haka xidhiin

  • @travelchannel5704
    @travelchannel5704 Жыл бұрын

    Sideen uguso shaqo tegi karaa cumarow wll

  • @abdirahmansayid1040
    @abdirahmansayid1040 Жыл бұрын

    This country really need's human resources

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 Жыл бұрын

    Suuq waaqif iyo Lusail city waxaa i baray taageerayaasha argentina oo ahaa taageerayaashii ugu xamaasada iyo xiisaha badnaa runtii way u qalmeen guushaas

  • @Saadaqshuuriye
    @Saadaqshuuriye Жыл бұрын

    M.a

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube Жыл бұрын

    Waxa ugu dhow ee uu qofku si dhammaystiran u gaadho waa maalinta uu buuxiyo arji shaqo.🙏❤️🥀

  • @suleimanomaromar4372
    @suleimanomaromar4372 Жыл бұрын

    Walal Omar maxaad inoga xirtay download ka😣.

  • @khalidismail9498
    @khalidismail9498 Жыл бұрын

    Ustaad Koobkaan Soo Laysma Dhihi Karo Waa Wax Laga Shaqeeyay Oo Gaal Iyo Muslim Loo Kala Saftay Tusaale Koobka Waxaa Qaaday Argentina 🇦🇷 Argentina Waxa Bilowga Dhulka Ku Jiiday Saudia Waana Dal Muslim Ah Tusaalaha 2aaad Saudi Markii Laga Saaray Koobka Waxaa Kor Loosoo Qaaday Ama La Buubbuuniyay Morocco 🇲🇦 Sawabtana Waxay Ahayd Inloo Sii Carbinayay Oo Loosii Diyaarinayay Portugal Si Ay Ka Saarto Ula Ronaldo Sawabtana Waxay Ahayd Qadiyada Falastiin Si Loo Dareensiiyo Muslimka Taageer Ama Difaac Mar Walba Waxa Dhankooga Tahay Gaalkii Uun Hbnkaaana Siduu U Ooyay Waxa Sawabay Laba Qodop Mida 1aad In Kayd Lagu Hayay Aakhirkii Lasoo Galshay 30 Minute Asoo Ah Cayaar Yahan Aan Sidaa Istaahilin Wlhi Sanadkaa Qolada Sheydaanka Caabuda Wajigooda Dhapta Waan Baranay Hadaan Nahay Muslimiin Koox Dambo Oo Aan Taageeri Doono Majirto Oo World Cup Ah Bis Ay Iga Tahay.... Igu tixgali Waa Fikradayga Uun Waana Sidaa Aan ka arkay Ama Aan Ka Bartay Koobkaan Oo Lagu Qabtay Qadar.

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 Жыл бұрын

    Qatar majogtaa walaal🙏

  • @sacdiyacali6560
    @sacdiyacali6560 Жыл бұрын

    Wa aqiiran wa no so dhigtay wll

  • @HanadRk99

    @HanadRk99

    Жыл бұрын

    Asc wll Allaha ku sharfo 1 subscribe isaar Hami Ayaan Leyahay plese

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 Жыл бұрын

    Meeshu waa meeshii dadka. Cusubi yimmaadeen haddana way ka laakiise dalku waa sidiisii Iyo siday ahaayeen markii horeba.

  • @shaashlecabdi6343
    @shaashlecabdi6343 Жыл бұрын

    Asc

  • @apdiqaniburco
    @apdiqaniburco Жыл бұрын

    Xaqiiq waaye

  • @deeroibrahim2709
    @deeroibrahim2709 Жыл бұрын

    Muqdisho goormee koob aduun lagu dhiga donaa

  • @nadiiracali0123
    @nadiiracali0123 Жыл бұрын

    Lama huran waa caws jilaal Inti yareyd ee wadanka layad ayaa iskugu soo hadhay lkn tolow Mayna cidlonayn ileen wakhti yar ka hor Malayiin qof ayaa la joogte Dadku waa waxa aduunka qurxiya

  • @ibtisaammohamudmohamud5277
    @ibtisaammohamudmohamud5277 Жыл бұрын

    Qatar habeenkii baa aad loo shaqeestaa cumar wll

  • @user-zv2lw8dg5n
    @user-zv2lw8dg5n Жыл бұрын

    Somalia Allow ada u maqan qabyalada nagasar

  • @Ustaad402
    @Ustaad402 Жыл бұрын

    Waa sabab ey reer yurub dadka u soo dhaweeyen iyo america ey dadka u qaadan wadan walba oo reer galbed ah wuxuu ku dadaala in nolasha wadan ey noqoto mid dadka soo jiidan karta u fiiri dhamaan wadama dadka ey jecel yihiin in ey ku nooladan waa kuwa bulsho badan oo kala duwan leh

Келесі