Maansada - Cusbitaalka Boholyowga - Abwaan Xasan daahir Ismaaciil(Weedhsame) - Somali Inspiration

Maansadan Cusbitalka Boholyowgu waxay Qayb ka Ahayd Maansooyinkii Bandhiga Habeenka weedhsame iyo waadiga suugaanta
Xasan daahir ismaaciil - Weedhsame
camera 1 Amein loofar
Camera 2 Mudasir
edited By Amein Loofar
Somali Inspiration 2021

Пікірлер: 31

  • @mrkan3556
    @mrkan35563 жыл бұрын

    Hal Abuur aan jeclahay maansooyinkiisa Allaha haku sharfo Ustaad Weedhsame.🙏

  • @user-md8pk8hd4k
    @user-md8pk8hd4kАй бұрын

    Waa caan dhismaha goobtu waa cayn dhiiryo dogleh waa meel ciirkiyo roobku casarki ku soo hoydo,🎉❤

  • @guledmohamedhasen
    @guledmohamedhasen6 ай бұрын

    Cashaqa kiniinkiisa Bal cun inaad Kasoo rayso Cabashada taxliisheeda Saddex koob dharaarti cab Calmashada qardhaasteeda Cur-curkiyo ku xidha qoorta Haduu cudurku tagi waayo Jacaylada cilaajkooda Iska seexo caal waaga !😞 Abwaan xasan daahir ismaacil weedhsame hal-abuur cajiiba ah weeye sugaantiisana aad baan u jeclahay jiilkan dambe waa dhif iyo naadir hal-abuur isagoo kale ah❤

  • @DiamondOfficial-vh7gd
    @DiamondOfficial-vh7gdАй бұрын

    My favourite abwaan

  • @caish3987
    @caish39873 жыл бұрын

    Abwaan weedh same love you so much. ❤💛From muqdisho cadey💛❤

  • @shmustafesomali1274

    @shmustafesomali1274

    3 жыл бұрын

    💕💕💕

  • @Naagnool124
    @Naagnool1246 ай бұрын

    Waa niyada culeygeeda Waa nolosha cuudkeeda Iyo nabada calankeeda! Cajaayib!

  • @Naagnool124
    @Naagnool1246 ай бұрын

    Maansadan sidaan ujeclahay Weedhsame waa Abwaan wllhi

  • @AbdirisakRussia
    @AbdirisakRussia27 күн бұрын

    Abwaan xasan daahir weedhsame

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid57573 ай бұрын

    Ana igusodar Abwan❤

  • @canabmohamed1359
    @canabmohamed13592 жыл бұрын

    Nolow pro nolow intay nolali jirto😍

  • @hodanbiixi1152
    @hodanbiixi11524 ай бұрын

    Waadhsame Abwaan qiimo badan

  • @ismaaciilhazzan1571
    @ismaaciilhazzan15713 жыл бұрын

    zhp weedh same ma jigjiga ayuu imidAY OO UU hada joogaa?

  • @ayaandahir4186
    @ayaandahir4186 Жыл бұрын

    Inader qalbiyada dadka inaysawada noqdan baaficnanlahayd😭

  • @axmedcade1530
    @axmedcade1530 Жыл бұрын

    Xasan daahir ismaacil weedhsame

  • @subiedamustafe4676
    @subiedamustafe46762 жыл бұрын

    Jacaylada cilaash kooda iska seexo caal waaga

  • @user-fl6mx3et2v
    @user-fl6mx3et2v11 күн бұрын

    Dad caday ka dhuudhuuban😢

  • @user-wh4kb9bs2s
    @user-wh4kb9bs2s4 ай бұрын

    Abwaan anigu hospital ka cumar dhuule ayan jiifaa😢😢

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet6 ай бұрын

    Omg 😢❤

  • @abdidaaha3467
    @abdidaaha3467 Жыл бұрын

    😍🌏❤️

  • @axmedudhuso5444
    @axmedudhuso54442 жыл бұрын

    Abwaan tagero buxda ayn kuu hayaa

  • @axmedcade1530
    @axmedcade1530 Жыл бұрын

    Abwaan qaaliya kugu faana abwaan

  • @ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli
    @ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli8 күн бұрын

    Yaa slamaam waxaasaa jacayla 😅😅😅

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi30369 ай бұрын

    Abwaan weedhsame wa abwaan jira oo miro culus runtii lkn xamar buu naca taana anigu kuma tageersani

  • @asmasaleban1235
    @asmasaleban12354 ай бұрын

    Hospital cumar dhule

  • @owliyo1218
    @owliyo12184 ай бұрын

    Labo sano ka hor hadal yiri miyaa manta u qarxay

  • @canabmohamed1359
    @canabmohamed13592 жыл бұрын

    Weedhsame legend is always legend

Келесі