Layaab: "Kooxaha Garaadada ku helay Cayda Gacalkooda..." Abwaan Weedhsame

Gabay Gaallan Iyo Abwaan Weedhsame == DHAMAYS MEDIA PRO==
=== Our Channel: / dhamays ===
Subscribe: bit.ly/2SHt54u
Website: bit.ly/2SnLhBr
Facebook: bit.ly/3bAlVrt
Twitter: bit.ly/2OPlM9T
Instagram: bit.ly/31MG7SF

Пікірлер: 24

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy2 ай бұрын

    Masha Allaah tabarakaraxman Noolow Abwaan Weedhsame waxana muu dhimin waxna muu dhaafin Rabbi haynagu anfaco waadhaa qaaliga ah ♥

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036Ай бұрын

    Weedhsame; magac dhayal kuma baho ❤

  • @laylatulqadrismail8040
    @laylatulqadrismail80402 ай бұрын

    So true.

  • @xiismaxamuud1291
    @xiismaxamuud1291Ай бұрын

    Maansadan oodhamays tiran waan cidii garanaysaa magaceeda inay iisheegto ayaan ka codsanayaa

  • @cabdifatahharago5278
    @cabdifatahharago5278Ай бұрын

    Waa ninka calanka usida wakhtigan casriga suuganta Weedhsame

  • @RodaAhmed-ym7cu
    @RodaAhmed-ym7cu2 ай бұрын

    adiga yaa ku tiirsaday waa suaale

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df2 ай бұрын

    Waligaa xaasidkaad kamudataa madaxda guudkaaga Tiradu waanidaamka dawladnimo dadku inaycodeeyan waajibaa kasaaran dalka

  • @umurowda6887
    @umurowda68872 ай бұрын

    waxan xasuustaa sawt afrika

  • @ministryoflivestockandfish16
    @ministryoflivestockandfish162 ай бұрын

    Nimanka garaadada ku hela cayda gacalkooga. Garaadada halkan waxaa loola jeedaa "darajo" Nimankaa darajada ku hela cayda gacalkooga.

  • @umurowda6887
    @umurowda68872 ай бұрын

    weed same waa ragii affordable wax ku xoreeyay ee khaladaka ku saxay ee runta u sheegay dadkooda ee waxa khaldan ku saxay

  • @sahramaxamed9374

    @sahramaxamed9374

    2 ай бұрын

    JuuuuuulKaNJ H4 R WAA Y هع ٥خ ح ءح٩٩٩٩٩٩٩ش صص! ثضشضضض ص ضضضضضضضضضضضثضضضضصضضصثثثضضصصضثسثضضث'٢ذض١ء١ذذ ضذ ذ+ذذضذضذضذضذضذضذضذضذضذضذضذضظف ٢ءذي، ، 🤪😂😂😂😂😂😂😐١،،ض٢ء'😂😂😂ء ءذ٣٣٣٣٣٣٣٣ء٢ءءس😂😊ء😊'ضء ةق٥٥هنظ ظغءععع هذ اااةوقبب'ء'❤❤❤❤)ءط)غت.ن

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmethАй бұрын

    Nin Shalay Gacmaha kaaga gaadmo iyo duudsi. Sow inuu Guntiga kuu xidhaa geeri kale maaha. Sow inuu gargaar kuu fidshaa gaalan culus maaha. Sow inuu qalbiga kaa gubuun kuuma garab joogo. Qosol inaad u gabangaabsataa sow gunimo maaha. Cajiib Abwaan weedhsame

  • @user-zp7pq1do5h
    @user-zp7pq1do5h2 ай бұрын

    Waad fahmi waydaye eegaraado masooqaadine wucuu ujeedaa nimankaa yacni derajada ku Hela cayda dadkooda dejada iyo garaadku waa iskumid

  • @user-my7ec5yf5y
    @user-my7ec5yf5y2 ай бұрын

    ilmadada ruxan kaguban looma gobosiyo galadada ruuxan kaguban loma godobobo

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriyaАй бұрын

    ragan ogahay ayay kusocota dig tetar & gulwade ku cana nin xuman kataliyaw adiga uaayi

  • @abdiwahabjibril4549
    @abdiwahabjibril45492 ай бұрын

    Ninkani beri horuu waashay laakiin dadka dhegaysanaya ayaa ka waalan

  • @xiismaxamuud1291

    @xiismaxamuud1291

    Ай бұрын

    Dadka uu ka hadlaayay abwaanku ee caqligoodu aanu xorta ahayn ayaad kamutahay

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid89052 ай бұрын

    Garadada waxa caaya nin liita oon gaari karin ha iska xak xakto

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    2 ай бұрын

    garaadadu ma kuwa dhulba hante ee dadkoodii dagaalka geliyay kuwaasi iyagaaba iscaayay

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905

    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905

    2 ай бұрын

    @@user-sz7sn2rv9r Garadada waa laga gar darnaa waa lagu xad gud bey waa ladulmiyey

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    2 ай бұрын

    @@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 Lagama gardarayn waa lasoo dhaweeyay wadaadaa loo furay ciidanku wuu u baneeyay laakiin dagaal buu ku dhawaaqay

  • @abdillahikader5378

    @abdillahikader5378

    2 ай бұрын

    @@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 Abwaanku garaada macaayin et macnuhu waa "darajo"

  • @sharmaarkecawke8238

    @sharmaarkecawke8238

    Ай бұрын

    Garaado uma jeedo odayaasha, ee tii ciidanka ayuu u jeedaa Yacnii nimanbaa garaado(derejo) ku helay cayda gacalkooda