Ma Ogtahay (8) by Sheikh mohamed Ali Al-Jabarti

Пікірлер: 17

  • @maxamudladane-media
    @maxamudladane-media3 жыл бұрын

    allaha ku cizeeyo sheikh muxamed jabarti

  • @mschanalssi1411

    @mschanalssi1411

    2 жыл бұрын

    naclatulah hakugu dhacdo hungri ayaa kuu geeyey inaad wax shiico wadato hadana aadan cilmi ulaheyn ku dhexdhacdo

  • @mohammedshaikh6808
    @mohammedshaikh6808Ай бұрын

    War shiico dadka haku qaldin

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen45162 жыл бұрын

    Maashaa allaah sheekh guulayso

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura23273 жыл бұрын

    Jazaaka Laah Sheikh. Si Wacan oo Daliilkeeda leh ayaad u Bayaanisey Arrinkaan. Waxaa Beenta abuurta kuwa aan Aayaadka Illaahy rumeysneyn, Iyaga uun baana Beenaalayaal ah.

  • @maxamedxuseen4516

    @maxamedxuseen4516

    2 жыл бұрын

    Walaaleey alle ha barakeeyo Sheekhan kabaha ayuu la dulmaray wahaabiyiintii beenaaleyaasha ahaa ee umada xaqiiqada ka qarinaaya ee diinta ugu soo gabanaaya

  • @fouzianuura2327

    @fouzianuura2327

    2 жыл бұрын

    @@maxamedxuseen4516 Sax... Intaas aad fahantey Rabbi dadkeenna oo dhan ha fahansiiyo... Beenaha Wahhaabida ee siyaasadeysan diin bey moodeen dadkeena bdankiisu.

  • @maxamedxuseen4516

    @maxamedxuseen4516

    2 жыл бұрын

    @@fouzianuura2327 wll allaahuma Aamiin yaa rabbi

  • @cilmikororsichannel
    @cilmikororsichannel3 жыл бұрын

    Sheikh mohamed Ali Al-Jabarti.jawaabahaada qaakamid ah waxaad kusheegtay ,markii caaisha looqoraayay kitaabka in aay kudartay ,xaafiduu calasalawaati wasalaatul wusdhaa ,wasalaatul casri ,marka soo lamadhihikaro in wax lagudaray ama lagadhimay waad qabtaaa?

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 Жыл бұрын

    1:Suuratul walaayah 2: Suuratul nuurein One of those who clearly stated that it exists is Mirza Hussein Muhammad Taqiy al-Noori al-Tubrusi (d. 1320 AH). He wrote a book in which he claimed that the Qur’aan had been distorted and that the Sahaabah has concealed some parts of it, including Soorat al-Wilaayah. At the beginning of his book he said: “This is a good and noble book entitled Fasl al-khitaab fi ithbaat tahreef Kitaab Rabb il-Arbaab (Decisive comment on the distortion of the Book of the Lord of Lords)… He mentioned aayahs and soorahs which he claims that the Sahaabah concealed, including ‘Soorat al-Wilaayah,’” the text of which, according to them, and as quoted in this book, is: “O you who believe, believe in the Prophet and the Wali [i.e., ‘Ali] whom We have sent to guide you to the straight path, a Prophet and a Wali who are part of one another, and I am the All-Knowing, All-Aware…” And they have another soorah which they call Soorat al-Noorayn: “O you who believe, believe in the two lights (al-noorayn) which We have sent down to you to recite to you My Verses and to warn you of the punishment of a great Day. They are part of one another and I am the All-Hearing, All-Knowing. Those who fulfil the covenant with Allaah and His Messenger mentioned in the verses (of the Qur’aan), the Gardens of delight will be theirs, but those who disbelieve after they believed by breaking their covenant and disobeying the command of the Prophet, they will be thrown into Hell. They have wronged themselves and gone against the wasiyyah of the Prophet (i.e., the appointment of ‘Ali as khaleefah), and they will be given to drink of boiling water…” and other such nonsense. As it was mentioned by al-Tubrusi in his book, Fasl al-khitaab fi ithbaat tahreef Kitaab Rabb il-Arbaab, it is also mentioned in their book Dabastan Madhaahib, which is in Farsi, written by Muhsin Faani al-Kashmiri. This book has been printed numerous times in Iran, and this false soorah was quoted from it by the Orientalist Noeldeke in his book The History of Qur’anic Manuscripts, 2/120, and was published by the French Asian newspaper in 1842 (p. 431-439). It was also mentioned by Mirza Habibullaah al-Haashimi al-Kho’i in his book Manhaaj al-Baraa’ah fi Sharh Nahj al-Balaaghah (2/217); and by Muhammad Baaqir al-Majlisi in his book Tadhkirat al-A’immah (p. 19, 20) in Farsi, (published by) Manshoorat Mawlana, Iran. See also al-Khutoot al-‘Areedah li’l-Asas allati qaama ‘alayha deen al-Shi’ah by Muhibb al-Deen al-Khateeb. Marka waxaa dhaha waa been abuur.

  • @ayanmahamad8
    @ayanmahamad8 Жыл бұрын

    Adiga maxaa shiicada kaa galay Ma shiicad tahay

  • @Yedo25254
    @Yedo252543 жыл бұрын

    Sheekh aniga markii igu horeysay Oo Aan lakulma Qof shiica ah wuxuu ahaa nin Iraqi ah Oo madow. magaalada Basra layiraahdo kasoo jeeda sida uu ii sheegay. Mar baan waxaan ka sheegeysanay Asaxaabtii mise wuxuu nacladay Cumar, Abubakar iyo Caa,isha wuxuuna yiri wey banaantahay in la naclada! aniga Oo yaaban ayaan maalin kale waxaan lakulmay Ragg turki ah Oo igu yiri waxaan nahay shiica Calawiyiin mise waxay leeyihiin Salaada waajib ma ah. Waxay kaloo ii sheegen in uusan jirin wax layiraahdo Meher. Marka Sheekh adiga ragaas waxaas ma la qabtaa?

  • @mohammedshaikh6808
    @mohammedshaikh6808Ай бұрын

    War alle iyo rasulka iyo umada muslimka ka xishoo shiico bos kuma laha umada muslimka kitabka shekh umul ku shegay so saar umada fidnada ka daa NO SHIiCO

  • @kingzakihaji8719
    @kingzakihaji87193 жыл бұрын

    Kani waa shiicee goormuu noqday suufi ka,aragti duwan wahaabiyada uu sheegay

  • @awoowetukur4199
    @awoowetukur41993 жыл бұрын

    Beenaale

Келесі