Cabdilaahi Ibnu Zubeyr Qeybta 1 aad. Sh. Abdulaziz 💖 Geesiyadii Muslimiinta.

HALKAN KA AKHRISO QISOOYINKA OO QORAAL AH: gaaldiid.com/Xogta/geesiyadii-...
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 / abdulazizoogle
💥 / gaaldiiid
💥 gaaldiid.com/
💥 / hishaami
Barnaamijkan wuxuu ku saabsanyahay taariikhdii geesiyiintii Muslimiinta, waxaan kusoo qaadanaynaa qeybta 1 aad saxaabigii geesiga ahaa ee Cabdilaahi Ibnu Zubeyr (I.R.H). Qeybtan waxay ka hadlaysaa dhalashadii Cabdillaahi, nasabkiisii, korniinkiisii iyo fadligiisii. Waxa Barnaamijkana soo jeedinaya waa Abdulaziz Oogle.
KA AKHRISO HALKAN:gaaldiid.com/Xogta/geesiyadii-...

Пікірлер: 53

  • @osmaanxidig
    @osmaanxidig7 жыл бұрын

    MA SHA ALLH WLL

  • @qadarmohammed5876
    @qadarmohammed58767 жыл бұрын

    jazakallah sheikh cabdulcaziz

  • @iqraahmed8596
    @iqraahmed85967 жыл бұрын

    masha alah abdulahi ibnu zubeyr saxaapi qiimo badan waaye shiiq abdulcaziiz xafidahulah

  • @hodanmohamedahmed3719
    @hodanmohamedahmed37197 жыл бұрын

    jazaaka laah khayr sheekh

  • @huseinabdirahman5747
    @huseinabdirahman57477 жыл бұрын

    amiin amiin amiin

  • @nimcoomar8369
    @nimcoomar83697 жыл бұрын

    mansha.allah

  • @louclacali5253

    @louclacali5253

    7 жыл бұрын

    Nimco Omar

  • @fadumoyusuf7694
    @fadumoyusuf76947 жыл бұрын

    masha Allah sheikh khayr badan allah hakaasiiyo

  • @osmaanxidig
    @osmaanxidig7 жыл бұрын

    MA SHA ALLH WLLi

  • @abshirjama986

    @abshirjama986

    7 жыл бұрын

    mnshlh

  • @shamiselmi5168
    @shamiselmi51686 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @hawahassanhawahassan2506
    @hawahassanhawahassan25063 жыл бұрын

    Masha allah💖💖💖

  • @azlmcl198
    @azlmcl1987 жыл бұрын

    jazaakallaahu khayr yaa sheekh walaahi deganaansho ayaan ka hela muxaadarooyinkaaga alle ha ku dhowro aamiin.

  • @adanyare3310
    @adanyare33107 жыл бұрын

    Masha alaaah ajir iyo xasanaad aan la soo koobi Karin ale hakaa siiyo

  • @nurtoabdiaziiz7935
    @nurtoabdiaziiz79357 жыл бұрын

    masha alaah c/laahi binu zubayr waxaa uu ahaa wiilkii ugu horeeyey oo madiino kudhashay asigo colasha hoyadii kujira oo sakaalkii bil udhmaaday la sohaajirtay oo markii madiino imaaday kudhashay oo saxaapadee dhan kufarxeen markaa nabiga scw kuduceyey ducadee nabiga kasobaxday ale qabrigiisa ha u waasiciyo c/laahi waxaa kasojedaaa qoys barakeesan masha alaah ale kuwaas oo kale hanaga dhigo oo diintooda uhalgama insha alaah

  • @umuzuheybumu1603
    @umuzuheybumu16037 жыл бұрын

    maasha allaha jazakallaah kheyr shiikh cabdullaahi ibnu zubeyr waa geesi soo maray muslimiinta asiga aabihiis zubeyr ibnu cawaam

  • @sahrasheila4112
    @sahrasheila41127 жыл бұрын

    jizaklah kheerun sheekh gaaldid

  • @abasshassan3941
    @abasshassan39417 жыл бұрын

    masha allah

  • @xurriyo16
    @xurriyo167 жыл бұрын

    mashallah sheikhuna jazakallahu khairan

  • @qamarnadafad4687
    @qamarnadafad46877 жыл бұрын

    masha Allah jazakalah wll

  • @jamacabdirashid6902
    @jamacabdirashid69027 жыл бұрын

    Maansh allah

  • @zappermlbb
    @zappermlbb5 жыл бұрын

    Dadkii ayuu barayaa siday asxaabadu u dhaqmi jireen Sheekha

  • @Leyla.abdirahman114
    @Leyla.abdirahman1143 жыл бұрын

    Jazakallaahu kheyr shaikh diinta allaah ku maceeyo diinta ayaad I maceysay yaa muqalibal quluub thabad qalbii calaa dinik 🤲❤️🥰🥀☪️☝️🕌🕋❤️❤️

  • @ishafaartaluugsadexaad4282
    @ishafaartaluugsadexaad42827 жыл бұрын

    manshalaah

  • @kawsarabdi7760
    @kawsarabdi77607 жыл бұрын

    shaalah illaahay haka rali noq do

  • @AhmedIbrahim-jl5zu
    @AhmedIbrahim-jl5zu6 жыл бұрын

    A. Salaam calaykum. Sheikh. Xudeyfa. Ibnu. Cudba qisadiisa. No sooner Daa jazakallah

  • @maymunyasin9320
    @maymunyasin93204 жыл бұрын

    Mashallh Allah hakaa abaalmariyo sida aadnooga Jaahilsaarto taariikhda aan duugoobayn

  • @dubmuslim371
    @dubmuslim3715 жыл бұрын

    Wcs wr wb Jazaakalaahu khayran sheekh.

  • @huseinabdirahman5747
    @huseinabdirahman57477 жыл бұрын

    mashallah abdulaahi waa saxaabi Allah haka raali nooqdo hana raali gaaliyo amiin anagana janada Allah rafiiq hanooga dhigo dadkii Allah unicmeeyay mina nabiyiin wasa diiqina washuhadaa wasalixiina amiin amiin amin shukran for reading asheakh gaaldiid

  • @zappermlbb
    @zappermlbb5 жыл бұрын

    Sallalahu alayhi wa Salam

  • @amiishgele8302
    @amiishgele83024 жыл бұрын

    Msha alha wa geesigi muslin musliminta zuber bind cawan

  • @maryanhussein5088
    @maryanhussein50885 жыл бұрын

    Masha Allah jazakallahu kheyran yaa shiekh

  • @hawaahmed6744
    @hawaahmed67447 жыл бұрын

    Aaaaaaaaaamiiiiiiiin

  • @Ahmad17056
    @Ahmad170565 ай бұрын

    Mnsha Allah ❤❤

  • @sheekhcabdikariimmaxamed1776
    @sheekhcabdikariimmaxamed17762 жыл бұрын

    Maansha allaah khayr alle haku siiyo wall

  • @amiinyareamiinyare6292
    @amiinyareamiinyare62923 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @bushrasheikhahmed1392
    @bushrasheikhahmed13923 жыл бұрын

    Sheikh jazakallahu kheir

  • @xasancali3135
    @xasancali31359 ай бұрын

    Mashallah❤❤❤

  • @ashahussein8996
    @ashahussein89967 жыл бұрын

    Allah Haka abaaaal mariyo wll

  • @umalkheyrcaynaan8211
    @umalkheyrcaynaan82113 жыл бұрын

    Maasha alaah sheekh

  • @suleiozi7896
    @suleiozi78964 жыл бұрын

    Mnshalh

  • @ciisebeereed2205
    @ciisebeereed22054 жыл бұрын

    Mashalh

  • @fartuunelmi898
    @fartuunelmi8987 жыл бұрын

    ascwrwb jzklah khyr akhii .waxan ka cod sanena inaad noo soo gud biso qisadii xajaj bin yusuf.

  • @hafsaahmed2781
    @hafsaahmed27813 жыл бұрын

    ❤️❤️❤️❤️🌹🌹Mashallah

  • @kingajfilms3305
    @kingajfilms33053 жыл бұрын

    masha alh ilahey haka ablmariya

  • @zappermlbb
    @zappermlbb5 жыл бұрын

    Waxa la moodaa inuu ninkan akhriyayo inuu dagaalka ku Dhex jiro Soo maaha

  • @user-sx8pt6kz4x
    @user-sx8pt6kz4x5 ай бұрын

    Sh. Abdiaziz Oogle Allaha kaa raali noqdo adiga ehelkaaga ay ugu horeeyaan labadaada waalid wax badan oo celmi ah ayaan kaa faa'iiday ee cilmiga iyo caqligaba Allaha kuu barakeeyo

  • @xigmacumar3895
    @xigmacumar38955 жыл бұрын

    Acs sheehk sual ayaan qaab hooyo ayaa ahay plz ina

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi61362 жыл бұрын

    Asc sheekada ha dhex galin wax ka baxsan siirada

  • @mohanabdi656
    @mohanabdi6563 жыл бұрын

    nio waad sheeekaynaysaaye bahasha xaraarad u yeel yaa yaqaana kulahaa

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays83982 жыл бұрын

    Brother pls don't say karamalaahu wajhu to Ali, shiicada ayaa tidhaa oo ka saraysiisa asxaabta kale. Thank you

  • @caltumaali1889
    @caltumaali18897 жыл бұрын

    Masha Allah