DAAWO JABARTI SHIICI OO BAALAHA LAGA RIFAY || KARBAASHKA SHIICADA Q 16AAD

Ойын-сауық

Jabarti iyo shiicada kalaba waxay inbadan kusoo celceliyaan in ahlu sunnaha ay nabiga caayeen kadib markii ay wariyeen xadiiskan iyo kuwa lamid ahba oon iyagan munaasabada kale uga hadli doonno.
Hadaba muuqaalkaan waxaan kusoo bandhigaynaa isla xadiiskii oo kutubta shiicada lagu xardhay lana saxiixiyay qaar wariyay iyo qaar sharxay iyo qaar soo daliishadayba.
Isna wuxuu sheegay in kitaabka (alkaafi) ay ku qorantahay axaadiista ahlul baytka ayna sharaf utahay in maktabaddiisa auu yaalo.
Hadaba isla xadiiskii uu lahaa nabaiga ayaa lagu bahdilayaa laguna caynayaa ayaa kitaabkaas kuyaaala
1-Marka mawuxuusan ka warqabinarintaas oo waa jaahil oo waxaa laga rabaa inuu hadda tilaaabo qaado nabigana ka difaaco culimadaas shiicada
Mise wuu ogaa sidaas ayuuna ku haystay kuna amaanayay lahaana waa ii sharaf inaan haysto wuxuuna noqonayaa nin kitaabka uu haysto nabi caynaya isna dhahaya nabiga ayaan ka difaacayaa dadkale waxaana caddaanaysa inuu yahay beenaale aysan dhab ka ahayn waxa uu sheegayo kliya rabo in kutub khaas ah dadka nacsiiyo.
#SHIICADA
Walaalaha muxsiniintaa channel-kaan Xoojiya Wuxuu halgan kula jirraa ahlu baatilka ee ummadeenii baadiyeynaysa marka subscribe gareeya , like iyo share gareeya oo La socda allaah Wuxuu leeyhy
‎ { وَتَعَاوَنُوا عَلَى الْبِرِّ وَالتَّقْوَىٰ وَلَا تَعَاوَنُوا عَلَى الْإِثْمِ وَالْعُدْوَانِ وَاتَّقُوا اللَّهَ إِنَّ اللَّهَ شَدِيدُ الْعِقَابِ
Isu kaalmeeysta samaha iyo Dhawrsiga (Alle ka cabsiga hana Isugu Kaalmaynina dambi iyo Colnimo, (Xadgudub) kana Dhawrsada allaah Ilaahay way darantahay ciqaabtiisu
Facebook: / حراس-الاسلام. .
Telegram: t.me/xurrasislam
KZread: / @ilaaladaislaamka3845

Пікірлер: 90

  • @maan8746
    @maan87463 жыл бұрын

    Ilaah ha idin ka awaalmariyo waqtiga iyo juhdiga aad diinta difaaceeda ku bixineysaan

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus57673 жыл бұрын

    Hanuunka illaahaybaan ugu mahadnaqaynaa

  • @ubaxxajiibrahim9259
    @ubaxxajiibrahim92593 жыл бұрын

    Masha Allah Geesi alle haku Xifdiyo

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah20673 жыл бұрын

    Masha allah jazka allah kheyer shekh Ahmed walii baraka allah fiikum

  • @jamhadkaatletico3404

    @jamhadkaatletico3404

    3 жыл бұрын

    Naagtii ninkeeda shaqo uu jiro yey ku cararee oo ey ku baahi gudanee

  • @deeqoahmedsomaliyaguul7685
    @deeqoahmedsomaliyaguul76853 жыл бұрын

    Nacuudu bilahi min Shari shica

  • @ahmedwalisharif6708

    @ahmedwalisharif6708

    3 жыл бұрын

    Aamiin

  • @faaiidodiineed6924
    @faaiidodiineed69243 жыл бұрын

    Allaah haydiin barakeeyee Ku sii wada walaalayaal khaa'iniin weeyaan oo diinta la diririhaya

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus57673 жыл бұрын

    Hawshu ha socoto

  • @aishachannel7098
    @aishachannel70983 жыл бұрын

    Cumaroow MUBARAK midka ay dhahan wuxuu wado Oo galnimada asagana hala sooqabto wlhi Dugsiga Quraan an wada dhigajirne wuu fidnooway

  • @hbxnxbbfajbsubdbj37
    @hbxnxbbfajbsubdbj373 жыл бұрын

    Mashalaah

  • @ak5454
    @ak5454 Жыл бұрын

    جزاكم الله خيرا لإخواننا في هذه قناة الكريم

  • @jaamackaasimkaasim7696
    @jaamackaasimkaasim76963 жыл бұрын

    Ilaahay shartooda wadanka nagama geeyo ee meeshooda ku guba : sheekh axamad jazaakalaah qayr

  • @ahmedwalisharif6708

    @ahmedwalisharif6708

    3 жыл бұрын

    Wa iyaaka akhil faadil

  • @user-yh2vz6qk5x
    @user-yh2vz6qk5x2 жыл бұрын

    شكرا لك

  • @nuuradiino3341
    @nuuradiino33413 жыл бұрын

    Subxaanalaah wx kaste oo ay diintu nafartay way kasoo horjeedaan

  • @wacdoon179
    @wacdoon17921 күн бұрын

    Allaah Haku barakeeyo

  • @MohamedAbdi-bs1qz
    @MohamedAbdi-bs1qz21 күн бұрын

    Uff shica o saxabada nabiga صلى الله عليه وسلم caynaya aya Muslimnimo sheganaya

  • @alleaamintv3804
    @alleaamintv38043 жыл бұрын

    Allaha ku sharfo sheekh axmed wali howl adag ayaad u heeysaa umada soomaaliyeed

  • @ahmedwalisharif6708

    @ahmedwalisharif6708

    3 жыл бұрын

    Allaha ku barakeeyo walaal

  • @saidsahara3312
    @saidsahara33122 жыл бұрын

    Maansha alah Diintan Ilaahay inagu karaameeyey Rag baa u nool waliba dhalin yaro ah oo kii Is yidhaahda Meelo ugusoo gabo dhufayska ugu Jira. الله يعزك

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus57673 жыл бұрын

    Illaahay baa garabkeena

  • @axmedcabdullahicismaan1492
    @axmedcabdullahicismaan14923 жыл бұрын

    Subxanalaah

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah20673 жыл бұрын

    Nink alii jabrta waa jaahiil aqoon uulahy kutubtu aminasnayah

  • @ahmed-bs9l
    @ahmed-bs9l2 жыл бұрын

    يحميك ربي فلقد أفحمتَ الجاهل فوالله ما فتحتَ له طريقا يفر منه

  • @badriaosman9955
    @badriaosman99553 жыл бұрын

    Jabarti lacagta yar ee Tehraan looga soo diro ayuu diintisi Ahlu Sunna uga baxay

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104Ай бұрын

    Mashallaah 💕

  • @fatumoyussuf9756
    @fatumoyussuf97563 жыл бұрын

    Asc sheekh khayr alle hakusiyo.

  • @ahmedwalisharif6708

    @ahmedwalisharif6708

    3 жыл бұрын

    Wcs mhadsanid adna ilaahy haku barakeeyo

  • @ismahanbintufarah2478
    @ismahanbintufarah24783 жыл бұрын

    Jazak Allah Khair shekh Ahmed wali barakeeyo fiiikum

  • @hshsvc9867
    @hshsvc98673 жыл бұрын

    Caadi maahan shiicigan waa majnuun jabarti

  • @axmednuur4087
    @axmednuur40872 жыл бұрын

    Sifiican

  • @user-vc5ex4pj7k
    @user-vc5ex4pj7k3 жыл бұрын

    YAAHUU YAAHUU

  • @iraadarts-halabuurmedia-ha63
    @iraadarts-halabuurmedia-ha633 жыл бұрын

    Nabigu scw wax uunaga dhaafay ma jirto bal iska dhaafe xaaskaga markaad itagayso buu nabaray,waxanu odhanayno iyo meeshaan IGA tagayno,wuxu nabaray markaan xaajonayno,(SAXARONAYNO)waxanu odhanayno qaabka aan u fadhisanayno,meeshaan u jesanayno,naxriis iyo nabad galyo korkisa ha ahaytee,wuu noo dadaalay shico iyo sufiyo allaah ha utobad keenan

  • @ahmedwalisharif6708
    @ahmedwalisharif67083 жыл бұрын

    Oohintisa ayaan caadi ahaynba kkkkkkkkk

  • @user-bt3tw4iw6d
    @user-bt3tw4iw6d3 жыл бұрын

    😁

  • @NABADNOOKA34
    @NABADNOOKA342 жыл бұрын

    Ladhac karbaashka

  • @ToosaneTechnical
    @ToosaneTechnical3 жыл бұрын

    Yaaaala aminaaaa kana xadiiis ayuu wataaa kana xadiiis kale Qalpiyadeena allh mideeyo

  • @ilaashmedia

    @ilaashmedia

    3 жыл бұрын

    Yaa xadiis wato ninkaas kale afsoomaali luu wataa kitaabka uuwato xadiiska kuqoran ayuuba diiday

  • @mojr6874
    @mojr68743 жыл бұрын

    Barnamijka ninkii karbaashka shiicada u bixiyey Alla i lehe magaca wuu la helay waaba karbaashba.

  • @ahmedwalisharif6708

    @ahmedwalisharif6708

    3 жыл бұрын

    Mahadsanid akhii

  • @macaashyare
    @macaashyare3 жыл бұрын

    Maxamed Cali Jabarti wuxuu diintiisii ku iibsaday waxyar oo lacag ah oo Iraan uu ka qaato, Ilaahay shartiisa ummadda Soomaaliyeed ee Sunniga ah ha ka qabto Aamiin

  • @ilaaladaislaamka3845

    @ilaaladaislaamka3845

    3 жыл бұрын

    Mahamud Ali amin

  • @sahroafrah7923
    @sahroafrah79233 жыл бұрын

    Isqilaaf miidhan weeye jabarti shiici

  • @dacwanetwork8608
    @dacwanetwork86083 жыл бұрын

    Jabarti bisle waad aasteen dhoobuu dhax jiifaa

  • @ahmedwalisharif6708

    @ahmedwalisharif6708

    3 жыл бұрын

    M aragtay. Caadi ayaa loo aasay.

  • @ilaaladaislaamka3845

    @ilaaladaislaamka3845

    3 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkk

  • @cabdikariinxasan6947
    @cabdikariinxasan69473 жыл бұрын

    Xayasiiska ka xira

  • @sahraabdi9699
    @sahraabdi96993 жыл бұрын

    Asc jecliyaa sidaad u karbaashtaan ahlu baadilka Nimanyahow ilaahey ha ii kiin daayo

  • @ahmedwalisharif6708

    @ahmedwalisharif6708

    3 жыл бұрын

    Mahadsanid walaal mar walbo waxaad ku diirsato ayaan soo gudbinaynaa idam ilaaahy.

  • @risktaker9119
    @risktaker91193 жыл бұрын

    Wajigeega farxad baa ka mujiseen wlhi ! Sida aad ugu hagar baxdeen diinteena suuban. Koley lacag buu soo qaatay oo kaliya waxaa u cad in u dad soo baadhiyeeyo lee.

  • @ilaaladaislaamka3845

    @ilaaladaislaamka3845

    3 жыл бұрын

    Risk taker jazaka allah wll

  • @salaat98kassa64
    @salaat98kassa642 жыл бұрын

    RAGAAN MADHABKA SHIICADA UMADA KUDHEXWADA HALAGA QABTO UMADU WAA MUSLIMIIN MAAHAN SHIICEE

  • @axmednuur4087
    @axmednuur40872 жыл бұрын

    Wuuu ooyayaa shiicigii

  • @dacwanetwork8608
    @dacwanetwork86083 жыл бұрын

    Jabarti hada maxuu dhihi

  • @mohagurey2214
    @mohagurey22143 жыл бұрын

    Wuu ogyahay waxan walan balse dad ayuu raba in uu lumiya

  • @ahmedwalisharif6708

    @ahmedwalisharif6708

    3 жыл бұрын

    Ilaaahay sharkiisa haka qabto umadda

  • @abdirahmanadam8074
    @abdirahmanadam807422 күн бұрын

    Jabarti wax uu umalynayaa in umada somaliyeed jaahiliin yihiin oo aan waxba aqoon bal ardayda somaliyeed ayaa cilmi leh

  • @dacwanetwork8608
    @dacwanetwork86083 жыл бұрын

    Masha allah

  • @mohamedabdilahi6449
    @mohamedabdilahi64493 жыл бұрын

    Nacaalaa kuguyaal Adiga Iyo Shiicadaada Mustafe Caanood Ugu Yeera Haku tufee

  • @bashirkhalif1544
    @bashirkhalif15443 жыл бұрын

    Am just wondering abt the caqliyyah of the shiica ..... What is wrong if some one goes to their spouse when they got a desire???!!!! Are we talking about angels? Or humans who have desires??... Allah says to the prophet: "قل إنما أنا أنا بشر مثلكم يوحى إلي أنما إلاهكم إله واحد" "And say am but only a human, [only that] it is revealed to me that your God is one"... The kind of thinking of this rafidi; and translating that hadith to be an insult; What is he actually trying to say? That the prophet does not have desires? If he denies that; then why did the prophet marry women? Why do we have tens of ahadith where the prophet showed love and kindness to his wives if he lacked all desires and feelings....

  • @shiikhkhadarmusdalax
    @shiikhkhadarmusdalax Жыл бұрын

    Kkkkkk runtuu usheegay

  • @dacwanetwork8608
    @dacwanetwork86083 жыл бұрын

    😂

  • @abdinasirmuuse5695
    @abdinasirmuuse56953 жыл бұрын

    Jabarti shaydan asagoo caynaya Amiirul Muminiin waxan carabkayga iyo dhaga hayga iyo qalbi geyga awoodi karin ayuu riri kuwa kaafi iyo kuleeni qorey iyo shiico nacalad idinku dhacdo

  • @user-pp3xq1bp3v
    @user-pp3xq1bp3v3 жыл бұрын

    Dhulka alle idiin goo shiico goorma ayay ogaadeen inuu shahwo badnaa oo naagaha fiir fiirsan jirey

  • @hornafricchannel7470
    @hornafricchannel74703 жыл бұрын

    Ninkaan jabarti la yiraaho waxuu soo qaatay mashruuc shiicayn somalida iran buu lacag ka soo qaatay.nabiga yuusan ka marmarsoon

  • @suleimangoox6075
    @suleimangoox60753 жыл бұрын

    Munaafiq Inuu yahay waxaad ku garanaysaa beenta iyo is yeelyeelka oohinta. Aqoondarrada haysatana waxaad ka garanaysaa inaanu akhriyin kutubta u ku sharaxay hortiisa iyo gadaashiisa oo sidaa uu u samaynayo aduunyo jacayl iyo shiicada wax kaga hel oo sidii daaci shiici ah wax halaguu siiyo. Illaahay ayaa diintiisa ku filan.

  • @user-hm5vy1kz8o
    @user-hm5vy1kz8o2 жыл бұрын

    Shiico hala dhameeyo

  • @kadiye0622
    @kadiye06223 жыл бұрын

    Hala faafiyo khayrka ayaa mudan wax lafaafiyee

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad957916 күн бұрын

    Wr munaafaqada jooji illaahy waa mid nabiguna waa muxamed lkn khiyaamada jooji wr ka baxa munaafaqada

  • @nrmohd2342
    @nrmohd23422 жыл бұрын

    Jabarti meesha waxba kuma hayo haduusan akhrin karin waxa ag yaalaba hhhhh

  • @rashiidibrahim8076
    @rashiidibrahim80763 жыл бұрын

    Haa waad ku faraxsantahay inaad wax nusqaan iyo af xumo ku ah suubanaha aad kaheshay sidaad sheegtay kutub shiico ah. Adigu dhacdooyinkan iyo kuwa lamida ee acdaadii rasuululaah ay soo gudbiyeen inaad kadifaacdo? Mise sidaasbaad ugu faraxsantahay. عذراً يا رسول الله على ما قاله الأفّاكون بحقكم العظيم الجليل هؤلاء الحاقدون المبغضون . والمستهزؤون بكم . وسيعلم الذين ظلموا أيّ منقلبٍ ينقلبون.

  • @axmednuur4087
    @axmednuur40872 жыл бұрын

    Kkkkkkkķkkkk War shiciigii waad kaga oohisay

  • @archaeologicalscientist8683
    @archaeologicalscientist86833 жыл бұрын

    آية الله المرجع السيد محمد الاضرعي غاغة muxaadarooyin wanaagsan buu leeyahay

  • @ilaaladaislaamka3845

    @ilaaladaislaamka3845

    3 жыл бұрын

    P P kkkkk

  • @ilaashmedia

    @ilaashmedia

    3 жыл бұрын

    Wlhi asigaa kamaqli بمن لا يحضره الفقيه ومن حضر الفقيه فعليه ما قد قيل Jabarti ninkaas shactaradiisa ayuu soodhageestay cilmli ayuuna umooday آية الله اكبر معرجاني محمد الاضرعي

  • @ilaaladaislaamka3845

    @ilaaladaislaamka3845

    3 жыл бұрын

    هههههههههههههه

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix3 жыл бұрын

    Kilaabta🐕 ciyeeysa afka cagta kaga dhufta🦶🩴

  • @Mohamed120Sharif
    @Mohamed120SharifАй бұрын

    Wahabiyo diintooda wa qarax iyo laaynta muslimiinta::

  • @hornafricchannel7470
    @hornafricchannel74703 жыл бұрын

    Beenaale waa la qabtay

  • @mohamedhussein888
    @mohamedhussein8883 жыл бұрын

    Raafida lives matter😂😂😂😂 kuwaan adilo iyo xujo ayaad ku silciseen awalbayaan la yaabanaya ahlu suna wal jamaaca oo kuwii islamka saxda ahaa in beenaalayaashii aduunka iyo raafida isku xujo noqon kara

  • @akmohamed345
    @akmohamed3453 жыл бұрын

    Walle baalaha laga rifay jabarti raafidi beenale 😆😆😆😆😆😆

  • @user-cw6er6nm2q
    @user-cw6er6nm2qАй бұрын

    Adigdi beenaale ayaad tahay

Келесі