(dhawaaqa xaqa نداء الحق :by Sheikh mohamed ali aljabarti (Q/2aad

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe aljabartimedia dhagsii ||
🎬 / @alfikir1412
:👤facebook : / mohamadali114
📱Telegram :t.me/aljabrti
👤Twitter :‏ Mjabarti2?s=09

Пікірлер: 53

  • @boqorkaduurka7804
    @boqorkaduurka78043 жыл бұрын

    Halsano kadib aya dawanaya xaqiiq aya ka hadashay wlhi xabiibka wa naxariis ilaahey so diray mac quul ma ahan in xabiibkena agtiisa qof lagu dhagax lagu dilo jazakallah alfa kheyr

  • @hakeemhassan9294
    @hakeemhassan92945 жыл бұрын

    Wa Mashallah...👍👍👍

  • @hassanalikessani1726
    @hassanalikessani17263 жыл бұрын

    I wish a translation in English/Arabic subtitled will make easier for all people to understand easily and increase in their knowledge. This way the words will be spread all over the world and people will enter Real Path of Islam.

  • @umuyasincumar81
    @umuyasincumar815 жыл бұрын

    Maasha Allaah! Sax .

  • @OmarAHMED-gk1un
    @OmarAHMED-gk1un Жыл бұрын

    Walaaleey mida labaad maasha Allaah caqligaaga marhadaad ciyaal kaaga suntaa kiimikada ah kala fogaatay uk baan joogaa walaalo hablaha oo ila joogana Nicmadaas iyo garashadaada ookale malaha maashaa Allaah baan ku oranayaa alahana kuu fududeeyo hana kadhageeysan wahaabiyadaas iyo salafiyadaas aqliga lixda bilood wata iskajir walaale waxa ala wixifaafaahina sheeqa weydii hadaad uk joogtana igalasoohasal nabarkeeyga sheeq mohamad baad kaheli kudheh isii sheeq omar isagaa kusoosiinayo alaha xafido sheeqa yaga inuu ku mooqifnoqonin darteed 1000 bey kuhadadeen waalagudilayaa xitaa ma garan karaan Allaah baa nafwaliba waqtiga aygalbanaayso yanaano oo idmo caqiidadaa xitaa mahayaan waxay moodaan dhimashada iyo noloshuba iney gacantooda kujirto waxaan kuqoslay walaalkayoo ujawaabayaa kujidhi waxaad sooqarisaan xaqiiqda hadaan sida dabo adhi ufeydeeynaayee meeshaad labtaan kujeena xitaa hadaad idileesaan ineen beentiina Afuufo sida buufin joojinmaayo hahahaha inata aan Noolahay

  • @itheyourosse3094
    @itheyourosse30944 жыл бұрын

    maashaa alaah sheekh ilaah haku barakeeyo sidaad xaqa ucadeeyneyso illaah ha kaa siiyo ajar

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985Ай бұрын

    Wax ayaan aqanaa ayeey leedahey hadana wey hareer marsan tahey, waayo Suubanaha ayaa noo sheegey waxa lagu badbadaa waana sunada suubanaha iyo quraanka, marka hadaad rabto in aadan lumin Asaxaabtii tabiciyadii iyo tabici taabiciqii waxii kabdan Beeley iska daa ee halkaas hore u dhag

  • @adamomarchannel5101
    @adamomarchannel51012 жыл бұрын

    ما ننسخ من آية أو ننسئها نأت بخير منها او مثلها

  • @adamomarchannel5101
    @adamomarchannel51012 жыл бұрын

    Naagtaan waa jaahilad , waxaayba maciin kadoonti Cali jabarti

  • @faydefay2591
    @faydefay2591Ай бұрын

    سبحان الله العظيم 😂😂😂😂

  • @alcamirialcamiri5343
    @alcamirialcamiri53433 жыл бұрын

    Oo doqonyahow gabgablaha ah ma waxad diidaysa in Quranka la nasakho.. Soo Allah ma dhihin:ما ننسخ من ءاية أو ننسها نأت بخير منها أو مثلها.... Laakiin gaal ado kale inaan diin kala niqasho ayaba khalad ah

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed519516 күн бұрын

    Hhhhhhh fahamkaa ku yar

  • @cabdillaahisheikhahmed1178
    @cabdillaahisheikhahmed1178 Жыл бұрын

    ماننسخ من ءاية أوننسها نأت بخير منها

  • @cabdillaahisheikhahmed1178

    @cabdillaahisheikhahmed1178

    Жыл бұрын

    أو مثلها ألم تعلم أن الله على كل شيء قدير

  • @user-si1oc1qk9s
    @user-si1oc1qk9sАй бұрын

    Isa ayaa kani u bahaa in lasaxo ee ka fogaada shaydaan wayn weeeyeee

  • @abdirisaqali7002
    @abdirisaqali70025 жыл бұрын

    Sheekhow videoga maxu kaa goaa markasta adigon na macsalameyn.Aqoon la aana kaa heysata duubida videwga

  • @siciidcabdiwahaab3401
    @siciidcabdiwahaab34012 жыл бұрын

    Alla hakaa badbaadiyo waxan layaabay masaajidadii baan ciyaalkaygii kaceliyey markaasaad hadana shiici wax waydiinaysaaa

  • @ahmedjees2320
    @ahmedjees23202 жыл бұрын

    Shiicibay talo waydiinayaan subxaan

  • @shamsaabdirahim4114
    @shamsaabdirahim41143 жыл бұрын

    Mansha Allah kheekh Maxamad

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed519516 күн бұрын

    Sunada waafaqsan quraankaa la qaataa

  • @hoodosaeed6064
    @hoodosaeed60644 жыл бұрын

    Waqatigii nabiga sawtii larajmiyay Gabadhii utimi nabiga scw Taasi mabeenbaa

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen45162 жыл бұрын

    Maashaa allaah sheekh guulayso

  • @user-xw2bx1ut7z

    @user-xw2bx1ut7z

    Жыл бұрын

    Ma shiici baa shaikh ku ah

  • @mohamoudabdulle6482
    @mohamoudabdulle64822 жыл бұрын

    Gabaryahay ka fogaw kan was quraniyiin waxow inkiray Xadithka nabiga ka fogow

  • @OmarAHMED-gk1un
    @OmarAHMED-gk1un Жыл бұрын

    Soodhawaaw walaasheen nagu qaaliya ilmaheenana nooga jir waxaasi waa yey aan xishooneeynin maskadoonuna waa siiroo kkkk

  • @maxamedchicabdi5251
    @maxamedchicabdi52512 жыл бұрын

    Wall maxaad ka qabtaa Axaadiista bukhara wa Muslim Radiyalaahu cahu mutafaqun caleeyhi

  • @saidyare4349
    @saidyare43492 жыл бұрын

    Shiico taxliilin xumaa quraankii ayuu beeninayaa wxaas dadka haku qaldan caaamada ayaad rabtaa inaad dhumiso.

  • @user-eu1uf4wd6d
    @user-eu1uf4wd6d4 жыл бұрын

    الآية الرجم ، يستعمل النبي (ص) في زمنه، رجم إمرآة نعم فعل النبي ( ص) من الشريعة ، وهل تكذب فعل النبي ( ص) ؟!! اذا قلت نعم فنت مرتد عن الإسلام اذا كنت مسلم من قبل ، واذا قلت لا اكذب فعل النبي (ص) اعتقد الاية الرجم .

  • @boqorkaduurka7804

    @boqorkaduurka7804

    3 жыл бұрын

    اتق الله سبحانه وتعالي ليس هناك رجم

  • @user-eu1uf4wd6d

    @user-eu1uf4wd6d

    3 жыл бұрын

    @@boqorkaduurka7804 كلمة ( إتق الله ) هي كلمة نافع لمن إهتدى بسنة النبي ( ص ) ، انا واضحة ان هناك الرجم ، وأعتقدة ان آية الرجم وتحقيقها في فعل النبي ( ص ) ، وقلت لي ، ورددتني قولك ( إتق الله ) ؟؟!! . يا عجيب ، لبس هذا رجل بلباس أهل العلم ، ولباس أهل الإيمان والإسلام ، وليس عنده نصيب من دالك بحبت خردل .

  • @abdirahmanismail9800

    @abdirahmanismail9800

    2 жыл бұрын

    أليس فعل النبي أكبر دليل في الصلاة والصيام والحج والرجم كذالك ، أمر رسول الله ان يرجم خمسة أشخاص في حياته . والنسح هنا نسخ اللفظ فقط والمعنى موجود في الحديث كما ورد في كتب الأصول . وهل آية الرجم وآية الزنى تعارض فيه مسألة أخرى.

  • @cabdillaahisheikhahmed1178
    @cabdillaahisheikhahmed1178 Жыл бұрын

    Beenta dad ka ha usheegin kaadible ayaa tahay diinta islaamka foolxumeenaayo. diinta islaamka baro barasho ayay kaaga baahantay

  • @OmarAHMED-gk1un
    @OmarAHMED-gk1un Жыл бұрын

    Waa sheekh omar oo kuleh walaalo kuxidhnaaw sheeqa walaalkeena ah koow 2bo Aqinta iyo mudaalacada wado oobadi waad haysaaba jidkii hanuunka iskana ilaali wahaabiyada uyo salafiyada 2badaba manoolo waqtigeena waxeey noolyihiin carabtii ilmahooda yaryar eehablaha ahaa aasijiray iyadoo booyeeyso oo ooyeeyso maskadoodu waa ilmo 6lixbilood jira marka ina adeerteey ilmo lixbilood jira maskax kakororsanmeeysida kafogeeya ilmahayaryar hadii kale waxuukusoonoqonaa asagoo kuleh ooyo soofariiso anaa kuhadeeynayo caqiidadaada baaba waaye iyo shiishaad hooyo cabtay iyo sigaarbaad cabtay islaamkaagii waalooyaabaa hahahaha

  • @user-eu1uf4wd6d
    @user-eu1uf4wd6d4 жыл бұрын

    اما قولك الاية الرجم ليس من القرآن هي نفس قول من آعداء الإسلام من اليهود والنصارى ،وهل انت عملاء اليهود والنصارى ؟!! ، اتق الله وتب اليه .

  • @boqorkaduurka7804

    @boqorkaduurka7804

    3 жыл бұрын

    يا اخي تفكر قول الله سبحانه(وما ارسلناك إلا رحمة للعالمين ) ونبينا نبي الرحمة واالله ليس هناك آية رجم

  • @alcamirialcamiri5343

    @alcamirialcamiri5343

    3 жыл бұрын

    @@boqorkaduurka7804 nabiyuna nabiyu raxma waa sax.. Maalinti badar gaaladii qureshed ma xaflad aroos buu ku cazumay mise dhiigoda ayu waramada ka warabiyay..

  • @boqorkaduurka7804

    @boqorkaduurka7804

    3 жыл бұрын

    @@alcamirialcamiri5343 ilaahey ka xishoo iyaga so weerar tagay

  • @alcamirialcamiri5343

    @alcamirialcamiri5343

    3 жыл бұрын

    @@boqorkaduurka7804 markay so werar tageen ka dib nabiga muxu kusamee? Ma shaah iyo fruits buu kula caweyay mise geel buu u gawracay uu ku marti sooro..

  • @boqorkaduurka7804

    @boqorkaduurka7804

    3 жыл бұрын

    @@alcamirialcamiri5343 adiga ma waxa rabta in aad xabiibka wax ka sheegto kuma fahmin waxa iiri xabiibka wuxu ahaa nabiyu raxma scw

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos45535 жыл бұрын

    Muxamad Cali beenaale ayaad tahay waliba quraanka ma taqaanid ,Nabiga ayaad inkirsan tahay hadalkiisa waxba ha war wareegin shiiciyahow

  • @boqorkaduurka7804

    @boqorkaduurka7804

    3 жыл бұрын

    Adaa Beenaale ah ninkan wa nin xabiibka jecel scw adiga cilmigaaga isku badbaadi beelayahow

  • @jaabircismaan6127

    @jaabircismaan6127

    3 жыл бұрын

    Ninkani labadii sodogee nabigu caaya

Келесі