LUUL ANIGA MADILIN AYADA AYAA DABKA ISKU TUURTAY YAAN LEY TOOGAN..

Пікірлер: 16

  • @maamaanali7718
    @maamaanali771816 күн бұрын

    Please Subscribe like Mahadsanid❤❤

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad139316 күн бұрын

    Wallaahi xalannoow islaamnimo waxaad ka taqaanid ma jiraan weli waxaad lasoo taagan tahay hadallo aakhiradaada kaa madoobeeyey ee irsaaqda meel xun ayeey kaa gashay irsaaq la.aan allaha ku dhigo naarul jaxiimo allaha kugu fogeeyo adiga iyo kan aad difaaceesid

  • @abdallamohamedbaajaabal1709
    @abdallamohamedbaajaabal170916 күн бұрын

    Sharecada islaamka waxay qabtaa sidaa u gubtey luul adina laguu gubo

  • @user-sk5je4tu7n
    @user-sk5je4tu7n16 күн бұрын

    MARKII HORE AYEY KU FICNEYD HADU RUN SHEGI LAHA INU DILEY XASKISA MAXKAMADANA GOAN AY KAGARI LAHEYN DIL TOGADHO AH MARKAS KADIB AYEY EHELKA LUUL LAGABA YABI LAHA INEY QATAN CODSIGISA EE MAKTA AH 😂MARKI HOREYBA WUU IN KIREY IYADO AY CADA HAY INU DILEY 😂😂😂😂😂

  • @UpdeynaserEssay
    @UpdeynaserEssay14 күн бұрын

    Allow alle war ninkan abuukataha ah xoolo miya mise lacagta xoole ka dhigtay ani waba yaabe hdey luul ayada is gubeyso so ayada basinka maso gadaten mida kale hdi ayada qol gubanayo ay gashay lugaha muxu dabka ugari waye oo uu madaxa uga bilowday ileen wanu wada ognahay qof dab dhexgala lugaha ayu ka qabsanaya dabka balse luul allaha unaxariste lugaha wax dhawac ah kama qabin tasoo cadeneyso gabadha dabka iyo basinkaba in madaxa looga bilaabay sidas ayeyna lugaheda ubadbaden

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif664716 күн бұрын

    Waa kuma qofka dhex joogi karo reer is qaba 4,saac Habeenimo

  • @Hassanwest

    @Hassanwest

    16 күн бұрын

    Habar gidir

  • @umumohamed2399
    @umumohamed239916 күн бұрын

    Subxanalah waxaan isdifaac wadhaftay

  • @AhmedDahir-jo6ju
    @AhmedDahir-jo6ju16 күн бұрын

    Abukaate matihid cadaaladauhiili said Ali waadenbiile hanalatoogto

  • @user-wn9ec4xc5t
    @user-wn9ec4xc5t16 күн бұрын

    Musalsalkanjojiya

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie872216 күн бұрын

    Yaarabi naftu macaanaa

  • @iqroMohamed-sj9vj
    @iqroMohamed-sj9vj16 күн бұрын

    Shareeco beel Hadii shareeco la aado walagubi ninkan

  • @Muxumed-lf9ch
    @Muxumed-lf9ch16 күн бұрын

    Go aankii beesha arab

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq16 күн бұрын

    Warninka fulaysanaa, haduu sidaas fulay uyahay muxuu dambiga dilka ah ugaystay? War Ninka toogta, wilibo guba👈 kadaba geeya luul, Abukataha uhadlaayo dilagaan miyuusan ogayn inuu Qabri kadambeeyo,? Acuudubillah!!!

  • @XaliimoMaxamuud-en3ch
    @XaliimoMaxamuud-en3ch13 күн бұрын

    Hala gubo nin kaan ey waaye

  • @user-ce5uu7kw8m
    @user-ce5uu7kw8m16 күн бұрын

    Waaliguwaa ha deg degin Xalane warkii uukusooqoray miyaa waxaad shegeyso

Келесі