Kooxda As Ka Dagaalanta Somaliya Lacagta Dadka Xooga Ugu Qadan Diinta Maxey Ka Qabta Bal Daawo Su Al

Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
© Islaam Media ⦙ 2022 ⦙

Пікірлер: 9

  • @sahroali7203
    @sahroali7203Ай бұрын

    Mashs allah sheikh umul jazakallahu kheyr

  • @user-nh8wf2oe8u

    @user-nh8wf2oe8u

    Ай бұрын

    Maxaa Marshall alaah ah. Uu ku hadlay shiiqa ariifka ah ee sheeq umul. Waxba idinma sheegin ilaa munaafaqad ma ahinaa. Anaa idiin fadwoonaaya. Shabaab raac amarkooda. Waaya ayagaa ku xukuma waliba. Sharci islaam. Hadey qaldan yihiin iyo saxan yihiin aley utaal adi kuuma taal sheeq umal waa munaafaq waaya War cad. Oon maqlo maba sheegin markaad ka eegta 1. Qawaarij malasiinkaraa sako. Si cad uguma jawaabin Haa iyo maya. Cajiin lacalaajinaaya oo kale ayuu ugu baxay. 2 shabaab malasiin karaa sakaraa sako. Haa ito maya midna kama hayo. Wuxuu idiin galay. Sheeka sheeka sheeka xariir. Bari waxaa ku dagaalamay shaam. Hebel iyo hebaloo. Hebel baa adkaaday. Marka siiya kii adkaaday. Waxaa qosol leh. Hadaad. Ka fakan wedding. Kana ordinary karin. Yaa laga ordaayaa. Madowlad ama shabaab. Lama yaqaan. Macnaha ma cado hadaa kalaam munaafaq. Yaa sheeq umul. Munaafaq weyn baad tahay. Sheeqna ma tihid. Umada ka fariisa. Shar kugu dhacday. Shabaab yaa. 100. Kiiba 100 ku dhaama warkooda wuu cad yahay. Hadey qaldan yihiin iyo hadey saxan yihiinba rabiyaa ka xisaabinaaya. Waaya diinbaan wadnaa ka hadal ma leh laakiin sheeq umul. Ilaahow meesha aaqira lagu cadaabaaya hana joojinin

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed29 күн бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedFarah-kw6lu
    @AhmedFarah-kw6luАй бұрын

    Sheekha waxuu ugu jawaabay qaab cilmiyatsan waana ee illaahay ka yaabo oo culimada hau gafina. Culimada waxay dhaxleen ambiyada ee sidaa ogaada.

  • @macalinmaxamed9900
    @macalinmaxamed9900Ай бұрын

    Umulow ilahay wu ku arka qalbigada waxa kujira ilahay umba og

  • @Hugeii-sr4iv
    @Hugeii-sr4ivАй бұрын

    😂 alshaab iyo gawaarij waa labo weye dee Alshabaab waxa weye kuwa gabiil dad udila Gawaarij waxa weye ulumada islaamka kuli waa gaalo iyo shacabka Hala kala saaro dee

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6drАй бұрын

    hada ka horna wadaadku wuxuu yiri dagaalka ay alshabaab ku jiraan waa xaq cadayn hadaa rabtana cajaladihiisa dib u degeyso asgaa markhaati isugu filane

  • @user-wb4zq1kw5b

    @user-wb4zq1kw5b

    Ай бұрын

    Adi maxaa leedahy sheeqa iska dhaafe hala siiyo miyaad leedahy mise kii qaadayey ayaa tahy

  • @jamaabdi-ym6dr

    @jamaabdi-ym6dr

    Ай бұрын

    @@user-wb4zq1kw5b hadaas ma mooryaanta la siin lahaa

Келесі