Arin Yaab Badan Dad Aaminsan In Fircoon Yahay Somali Bal Daawo Arintan Yaabka Badan~Sh Umal

Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
© Islaam Media ⦙ 2022 ⦙

Пікірлер: 34

  • @bulohus8548
    @bulohus8548Ай бұрын

    Sh Amal Allaha Xifdiyo ❤ Culimada Somaliyeed ‘Qof Diinta - uga Difaac badan majiro Cimri dheer iyo Caafimaad Allaha siiyo ,,

  • @Bintuxaji629

    @Bintuxaji629

    27 күн бұрын

    Amiin Amiin

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988Ай бұрын

    Maasha allah shiiq abdu maxamed umul xafida laah

  • @fadumoaasan
    @fadumoaasanАй бұрын

    alaah ha ku barkeeyo shiikh

  • @badr3628
    @badr3628Ай бұрын

    jazakAllahu kheyr

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277Ай бұрын

    Ilaahay haku xafido shekh

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ewАй бұрын

    waxaan maqlay soomaalidu iney tahay dad aad ufac weeyn

  • @yusufnoor1725
    @yusufnoor1725Ай бұрын

    جزاك الله خيرا.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560Ай бұрын

    Jzakallah khayr sheekh ilaahay haku xifdiyo

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ryАй бұрын

    Sheeq masha allaah❤❤❤

  • @Ismailcrahmancqadir
    @IsmailcrahmancqadirАй бұрын

    Yaa Allah

  • @abdulahiabdirahmaan6041
    @abdulahiabdirahmaan6041Ай бұрын

    Lailaha ila Allah ♥️♥️♥️

  • @Hadaf-Yeelo
    @Hadaf-YeeloАй бұрын

    faraciintu ma gaaley ahaayeen iyaga dhan bal sheekha hala weydiiyo Fircoonkii Haajar soo siiye Nabi Ibrahiim iyo Fircoonkii Nabi Yuusuf waziirka ka dhigay ma gaaley ahaayeen Faraciintu waa qowmiyado taliskoodu muslim iyo gaal soo kala xukumeen xiliyo kala duwan Marka sheekhow tariikhda dadbaa bartay si cilmiyeesan ula dood lkn inaan difaac gasho oo dhahdo waxaa la rabaa in Somaalida asalkeeda diinta laga saaro sidaa ma ahan Shekhow kheyr Allh ku siiyee

  • @ahmedqumbe3644

    @ahmedqumbe3644

    Ай бұрын

    Waa aqoon darrada haysata wadaadada soomaalida

  • @Kulanestar

    @Kulanestar

    Ай бұрын

    Firconkii haajara usoo hadiyey xaski nabi Ibrahim cs wxuu ahaa gaal, sababto uu uga rebtay Nabi Ibrahim cs xaskisa wexey aheyd asaga inuu heysto, mida kle Firconki Nabi yuusuf wasirka oa dhigay asalkisa wuxuu ahaa gaal, meel uu kuso islamay inoo sheg cadeytana keen kitaabka uu ku qoran yahay inuu islaamay.’

  • @Hadaf-Yeelo

    @Hadaf-Yeelo

    Ай бұрын

    @@Kulanestar Cadeyn kitaabka ku qoran hadee tahay adigaba keen Fircoonkii Haajar siiyey Nabi Ibrahiim Gaalnimadiisii Qisada Nabi Yusuf hadii aad aqrisay boqorkii meesha kusoo dhaweeye wexey sheegeysaa inuu iSLAAMAY Waliba si qarsoodi ah markii ay geerida kusoo xaadirtay u sheegay dadkiisa inuusan caabudin asnaamta ee uu caabudaaye Ilaaha uu caabudu Nabi Yuusuf CS sxb arinta kale faraciintu asalkoodi gaalo wey ahan karaan maba diidani Somalideena hadii aad baarto taarrikhda waxaa jiray magaca Waaq oo ilaahey u yaqaaneen dadkeeni hore waliba wexey ka mideesanyihiin dhamaan qowmiyadaha dariska nala ah Sida Orodama iyo bariga Africa oo dhan Somaali waligoodba Muslim ee ahaayeen daliil looma haayo waa sax Nabi Muxamad SCW dadyowgii ugu horeeye ee ayagoon dulaan lagusoo qaadin raacay inaan qeyb ka nahay lkn wixii ka horeye Allah SWT baa garanaaya xaqiiqda inkastoo dadkii cilmi baarista ka sameye mowduucaan ay sheegaan in Somaalida ay Asnaam caabudi jirtay halka qaarkoodna ku doodaan Somali waa dadka ugu asalsan Dunida xaqiiqda Ilaheybaa OG

  • @mohamedabdishire4356
    @mohamedabdishire4356Ай бұрын

    Su'aashu waxa weeye shikhow somalidu ma jirin miya diinta muslimka ka hor ? ; run weeye in somalidu somalidi hore ahayn culimaduna culimadii hore ahayn

  • @abdullahihass8936
    @abdullahihass8936Ай бұрын

    Wadaadow wax aadan aqoon u lahayn ha gelin, arrinta taariikhdu diin shaqo kuma leh.

  • @HasssnAli-vl2ii
    @HasssnAli-vl2iiАй бұрын

    S cw

  • @jeeeeyah
    @jeeeeyahАй бұрын

    islamka ka hor Waaq ayaan cabudi jirnay shiikhow, ka horne diimo kale ayaan laheen sida umadaha yahuuda christinma ay waxyabo kalo u caabudi jireen inta aan injiil iyo towrada loo soo dajin. Tariiqda somalida ma bilaban islamka ka dib.

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679Ай бұрын

    Somalidu kama imaan qoomkii fircoon, ee qoomka fircoon baa ka yimid Somali iyo Somaliya. Islaamku wuxu yimid 1440 sano ha hor, maxay somalidu caabudi jireen?

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR.Ай бұрын

    Fircoon Somali ma aha. Lakiin Farac baa u galay. Wadaadku Ma Quranka kadib buu ka yaqaan taariiqda. WAQ dad caanudi jiray. Xagee ka jiraan Fircoon 🤔. Yaana Muslim ahaa,

  • @SOMALIBoy-tl6bo
    @SOMALIBoy-tl6boАй бұрын

    Shiikhow somali xita nabigeena ka hor muslin miyey ahay uma ma leynaayiyee

  • @ibrahimabdighani9184

    @ibrahimabdighani9184

    Ай бұрын

    Way jireen somalidu Allena waaq ayay uyaqaaneen tariikhda marki dib loofiriyo

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446Ай бұрын

    Falsadaha Daaroodka ay shacabka soomaaliyeed ku Marin havaabiyaan weeye side jabarti iyo Suresh Ayaan nahay😂😂😂😂😂😂😂 quraafaadka wahaaiga

  • @suldaanqaamuus9691

    @suldaanqaamuus9691

    Ай бұрын

    Qabiil meesha maxaa keenay asal ayuu shiikhu ka hadlayay

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522Ай бұрын

    Beelaha loo yaqaan Gabooyaha ayaa asalkoodu Faraacino yihiin, silsilad Boqorro faraacino ah oo ay ugu dambeysey Boqoraddii Arraweelo ayaa Somslia doo Xukuntay Aasaarkoodii oo ah Ahraamta ayas woqooyiga Somslia ku yaalla

  • @suldaanqaamuus9691

    @suldaanqaamuus9691

    Ай бұрын

    Gabooye faraaciin maahan ee faraaciinta ayaa asal ahaan soomaaliya

  • @suldaanqaamuus9691

    @suldaanqaamuus9691

    Ай бұрын

    Caraweelo iyo odeybiiqe waa ilma adeer waana akishe akishaha obada waxaa ku jira reer biiqe waana jilib odaybiiqe ka soo farcamay

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522Ай бұрын

    Sheekhow ma waxaad biliifsan tahay in dhaqanka Soomaalidu wanaagsan yahay,waa dhaqan ku salsysan qabyaslad iyo in aano la isu laayo Somalidu dhaqan Idlaam ma leh .

  • @boolocadey4661

    @boolocadey4661

    Ай бұрын

    Wll Mohamed ilaahaay haku barakeeyo sheikh waxa aad qorteyba inuusan aaminsanayn dhaqanka Soomaalida wuuba kuu sheegey wuxuu ka hadlaayoba waa inta aad u qortey ee idigu isku day inaan hadalku labo shub kuu dhicin ee si miisaan leh u dhagayso wax kasta..

Келесі